Gabar Soomaaliyeed oo ku tartamaysa Feerka Ciyaaraha Olombikada

1
Saturday July 03, 2021 - 18:26:29 in Wararka by
  • Visits: 704
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gabar Soomaaliyeed oo ku tartamaysa Feerka Ciyaaraha Olombikada

    ,,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

,,

Ramla Cali oo ah gabar Soomaaliyeed ayaa markii ugu horeysay ka qeybgalaysa tartanka ciyaaraha Olombikada iyadoo u tartamaysa tartanka feerka.

Gabadhan Soomaaliyeed Ramli Cali ayaa maanta ku shaacisay Twitter-ka inay u soo baxday Ciyaaraha

Waa haweeneydii ugu horreysay ee abid Soomaali ah oo si xirfadaysan feerka u soo gudubto iyadoo leh rikoor 3-0 ah.

Tartanka Olombikada sanadkan oo dhowaan ka furmaya dalka Japan ayaa waxaa sidoo kale ka qeybgalaysa Munira Warsame oo meteleysa qaranka Soomaaliyeed iyagoo ku tartamaysa Taekwondo.

Ramlo Cali ayaa ku nool dalka Ingiriiska waxana ay hore ugu guuleysatay tartano badan oo ka dhacay gudaha dalka Ingiriiska iyo dalal kale.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip