Iska saar nooh. Iga qaleey nooh, Igu qaado nooh.

1
Thursday July 01, 2021 - 22:53:47 in Wararka by
  • Visits: 828
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Iska saar nooh. Iga qaleey nooh, Igu qaado nooh.

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

1. Waxaa jirto Xigmad Caalamiya oo leh: ( Qof kasta oo aad taqaan Gudihiisa waxaa ku jirto Qof kale oo aadan aqoon) ( F.S: 1aad)

Mala dhihi karaa, Musharxa Somaliga waxaa ku dhax jiro Laba Qof oo aadan aqoon, Marka la doortana waxa ey noqdaan 4 Qof oo aanad aqoon ?
 
2. Nin dhalin yaraa ayaa u yimid Nin Caaqil ah, kuna yiri: Caaqiloow Nafteeyda waxaa ka dhax socdo loolan u dhexeeyo Laba Waraabe. Midkood waxa uu iigu yeerayaa Khayrka, midka kalena Sharta.


 
Caaqilkii ayaa yiri: waxaa guuleeysanayo kii aad quudiso. ( F.S: 2aad)
waxa uu ula jeedaa Shar iyo khayr hadba tii hab dhaqankaagu u bato ayaa guuleysanee.
Ciyaal Xaafaddu marka ey ku leeyihiin: iska saar nooh, iga qaleey nooh, igu qaado nooh. Ma waxa ey dareemeen in uu kugu dhax jiro Qof kale oo u dhaqmayo si ka duwan sidii ey kugu yaqiineen?
 
FG:Inta aad noolnahay Shar iyo Khayr ayaa nagu dhax loolamayo ee kuwii khayrka Quudiyo Alla ha naga dhigo.
 
Siyaasiyiintuna markii ey Musharaxa ahaayeen Qof ayey noo sheegi jireen in ey yihiin. marka la doortana isla Qofkii ha noqdeen ee yaan Qof kale Fud ka soo dhax dhihin.
 
Qore: Yahya Amir

 

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip