HALKAAN KA AKHRISO :-WAA WARARKA W.M.TIMES EE MAANTA OO AH AXAD 27-KA JUUN 2021-KA....

0
Sunday June 27, 2021 - 09:55:25 in Wararka by
  • Visits: 698
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO :-WAA WARARKA W.M.TIMES EE MAANTA OO AH AXAD 27-KA JUUN 2021-KA....

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Madaxweyne Farmaajo oo Ubax Maamuus ah Dhigay Taallada Dhagax-Tuur+Sawirro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Fa rmaajo oo maamuusaya halgameyaashii Soomaa liyeed ee naftooda iyo dhiiggooda u huray Xorriya dda Gobollada Waqooyi iyo guud ahaan halgankii gobannimo doonka ee Dalka ayaa ubax dhigay taallada Dhagax-tuur ee magaalada

Muqdisho.Madaxweynaha oo tilmaamay halg ankii adkaa ee loo soo maray madax-bannaanida Dalka ayaa xusay in Taallada Dhadax-tuur ay ta

hay astaan u taagan xusuusaha lama illaawaanka ah ee halgankii loo soo galay gobannimada, waxa uuna dul istaagay caqabadihii ay la kulmeen hal yeeyadii Soomaaliyeed ee inoo horseeday xorri yadda, qarannimada iyo gobannimada dalkeenna.

Madaxweynaha JFS oo muujinaya sharafta iyo qiimaha ay inaga mudan yihiin geesiyaashii Soom aaliyeed ee u soo halgamay Xorriyadda ayaa sha cabka Soomaaliyeed ku adkeeyay midnimada, wa ddaniyadda, wadajirka iyo isku duubni sal adag leh, si loo xaqiijiyo dhaxalkii ay ka tageen ee ilaali nta gobannimadeenna.

Munaasabadda Ubax-dhigga Taallada Dhag ax-tuur waxaa ka qeyb galay Guddoomiyaha Gob olka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Md.Cumar Maxamuud Maxamed, Wasiirro ka tirsan XFS, dhallinyaro iyo qeybaha kala duwan ee bulshada, kuwaas oo si mug leh u maamuusayey halyeeya dii u shahiiday gobanimadeenna.

SHEEKH SHARIIF oo soo jeediyey talo ku aaddan wada-hadallada DF iyo Somaliland

Madaxweynihii 7-aad ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Golaha Midowga Musharixiinta Shariif Sheekh Axmed ayaa waxa uu ka hadlay muhiimadda ay leedahay qancinta Gobollada Wa qooyi (Somaliland) kadib qoral hambalyo ah oo uu hawada usoo mariyey Shacabka Soomaaliyeed.

Sheekh Shariif ayaa ku taliyey in waqti la geliyo si dii loo heli lahaa xal fure u noqon kara Dolwad ku dhisan Cadaalad, Midnimo & Walaalnimo taas oo dalka ka saari karta duruufaha kala duwan uu wajahayo.

"Shalay oo kale 61 sano ka hor 26kii Juun 1960 waxa ay shacbi ga Soomaaliyeed u aheyd maa lin weyn, maalin farxadeed, ma alin xorriyadeed, maalintii ugu horreysay ee mad axbannaani helaan gobollada Waqooyi ee dal keenna, isla markaana Calanka buluugga ah laga taagay qeybo ka mid ah Soomaaliya” ayuu yiri Shariif Sheekh Axmed.

"Munaasabaddan qiimaha weyn darteed waa inaan dib uga fikirno wixii naga xumaaday, gacm ahana aan isugu qabsanno oo aan waqti ku bixin no sidii walaalaha Waqooyi dib loogu qancin lah aa Soomaaliweyn, Midnimo iyo Walaalnimo, taas oo fure u noqon karta dowladnimo Soomaaliyeed oo caddaalad ku dhisan” ayuu sii raaciyay Qoraal kiisa Shariif Sheekh Axmed.

Shariif Sheekh ayaa soo bilaabay wadahadal ka Dowladda & Somaliland, waxayna labada dhin ac kulamo kala duwan ku yeesheen Ingiriiska, Turkiga, Jamhuuriyadda Jabuuti & Imaaraadka.

Afartii sano ee uu xilka hayey madaxwenaha aqti giisa dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi Far maajo ayaan wax hormar ah laga sameyn wada-hadalaadii u socday Soomaaliya iyo Somaliland.

Maamulka Somaliland ayaa madaxweyne Farm aajo ku tilmaamay inuu yahay madaxwey nihii ugu xumaa ee soo mara Soomaaliya , wuxuuna Mu use Biixi sheegay in Farmaajo uu dhaawac weyn gaarsiiyey wada-haladii u socday Soomaaliya iyo maamulkiisa

Farmaajo oo shaaciyey inay daneystay aal uun yihiin siyaasiyiinta Soomaaliyeed

Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Maxam ed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) oo Habeen hore khudbad dheer ka jeediyey munaasabadda xuska 26-ka June ayaa si gaar ah ula hadlay dhal inyarada, isaga oo u jeediyey dar-daaran culus.

Farmaajo ayaa shaaca ka qaaday in dhalinyarada qaar oo uu la kulmay ay u sheegeen in siyaasiyii nta Soomaaliyeed ay yihiin kuwa daneystayaal ah, wuxuuna qiray madaxweynuhu in hadalkaasi uu yahay mid dhab ah, isla-markaana ay siyaas iyiintu ka shaqeeyaan danahooda gaarka ah iyo sidoo kale tan gurigooda, sida uu hadalka u dhig ay.

"Dhalinyarada ii timid aad ayay noo gu fogaadeen, waxay dhaheen siy aasiyiinta danaha dadka kama Shaq eeyaan ee danahooda iyo mida gu ryahooda ayay ka Shaqeeyaan, wax aana idin leeyahay hadalkaas waa dhab,” ayuu yiri madaxweyne Farmaajo.

Sidoo kale wuxuu ugu baaqay dhalinyarada Soomaaliyeed inay u istaagaan, sida dhalinyaradii SYL oo kale oo aysan waxba ka sugun siyaasiyiin ta Soomaaliyeed.

Madaxweynaha intaasi ku daray in haatan ay socdaal is-bedallo ay dhaq-dhaqaaqyo ay samey nayaan dhalinyarada Soomaaliyeed oo kacdoon xoogan, si hore loogu sii socdo.

"Dhalinyarada Shalay waxaa ku socda isbadal maalinba maalinta ka dambeysa, waxaa socda dhaqdhaqaaq iyo kacdoon Midnimo doon ah oo xooggan oo ay wadaan dhalinyaro nooga timid wa qooyiga” ayuu yiri madaxweynaha muddo xil eedkiisa uu dhammaaday.

DFS Oo Buuxisay Qodobada Axdi Qaram eed ka Xuquul Insaan Ee Q/Midoobey

Danjiraha dowladda Soomaaliya ee Switz erland, Austria iyo Xarunta Xuquuqda Aadanaha ee Qaramada Midoobey, Abyan Maxamed Saa lax, ayaa sheegtay in Dowladda Soomaaliya ay buuxisay lix ka mid ah qodobada sagaalka ah ee uu ka koobanyahay Axdi Qarameedka Xuquuqda Aadanaha ee Qarmada Midoobay .

Danjire Abyan Maxamed Saalax, ayaa sidoo kale sheegtay in Soomaaliya markii sedexaad arr imaha xuquul insaanka ay hormarro badan ka gaaray.

"Tusaale Sharciga xaquuqda caruurta waan saxiixnay, sidoo kale sharciga xuquuqda dadka Naafada ee uu dhawaan saxiixay madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi farmaajo, ayaana ka mid ah kuwa ugu muhiim san, illaa iyo hada waxaan dhameystirnay lix qod ob” ayay hadalkeda ku dartay Danjire Abyan Max amed Saalax.

Danjiraha dowladda Soomaaliya ee Switzerl and, Austria iyo xarunta xuquuqul Insaanka ee qaramada Midoobey Abyan Maxamed Saalax, ayaa sheegtay in Soomaaliya oo ka soo kab aneyso bur-bur sodon sano qaatay hadane ay ka alin fiican uga jirto Axdi Qarameedka Xuquul insa anka ee Qaramada Midoobay.

"Aad baan ugu faraxsanahay inaan sida dhaqsida leh ugu socono dhanka hormarka si aan ula jaan qaadno Adduunka, waana noo muhiim inaan illa alino Xuquuqul Insaanka” ayay hadalkeeda ku soo gabagabeysay Danjire Abyan Maxamed Saa lax.

Deni iyo A/Madoobe iyo Qoorqoor oo xilliyo kala duwan loogu soodhawyey GoroonkaMuqdisho

Madaxweynayaasha Maamul goboleedyada 3 ka mid ah ayaa siyaabo kala goono gooni ah ka ugu soo degeen garoonka aadan cadde ee magaalda muqdisho.

Masuuliyiinta ka kala soctay Maamullada Punt land ,Jubbaland iyo Galmudug ee Md.Siciid C/hi Deni, Axmed Maxamed Islaam A.Madoobe iyo Ax med Cabdi Kaariy{Qeoorqoor}ayaa shalay iyo dor raad siyaabo ala gooni gooni ah ugu soo wada de gaya garoonka aadan cadde ee magaalda Mu qdisho.

Masuuliyiintaas oo si diirran loogu soo kala dhaweeyey M/Muqdisho ayaa waxaa ay im aanshooda ja waab u tahay Farriintii Ra/iis lwasaare Max amed Xuseen Rooble ee dhwaan iclaamiyey in kulnaka Mada xda Soomaaliya ee xalka soomaaliya looga arri nsanyo uu muqdsho ka furmi doono maalinta sab tida ahyed ee shalay hase yeeshee ay san suurta gelin.

Dhinaca kale waxaa ilaa iyo haatan aan soo xadirin maagul goboleedka hishabeelle madaxw eyihiisa Md. Cali Candullaahi Xuseen Guudlaawe oo dalka turkiga ku maqan hase yeeshee waar soo baxa ay sheegayaan inuusan ka qeyb ahyen kulnka muqdisho ka furmayo maanta oo axad ah la filayo iyadoo qoraal ka soo baxay uu sheegayo inuusan ka war heyn kana qeyb geleynin.

Maamulka gobolka banaadir ayaa waxaa uu ka qeyb yahay maamulkada ka qeyb galaya kuln kaa madasha qaran ee horjoogaha uu ka yahay R/Wasaare Rooble waxaanalaga rajeynayaa inay ka soo baxaan wax mmada waxtar insha allaah.

Maamulka Hirshabelle oo qaadacay Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee Muqdisho

Qoraal ka soo baxay Maamulka Hirshabelle ayaa lagu cadeeyay inaysan ka qeyb ahayn shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee uu dhawaan ku casuumay R/ Wasaare Roble madaxda dowlad gob oleedyada iyo Maamulka gobolka Ban aadir. War ka soo baxay Madaxtooya da Hirshabelle goor dhow ayaa lagu shaaciyay in sababta uu Maamulka Hir shabelle u qaadacay shirkaasi ay tahay in aan lagala tashan.

Sidoo kale Maamulka Hirshabelle ayaa sheegay in wixii ka soo baxa shirka Madasha Qaran aysan qe yseyn maamulka Hirshabelle uuna dhowri doontaa fulinta Heshiiskii 17dii September iyo kii 27dii May ee lagu saxiixay Magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa kamaqan dalka isagoo dhowrkii maalmood ee la soo dhaafay ku sugnaa dalka TUrkiga.

Qoraalka ka soo baxay Maamulka Hirshabele ayaa u qornaa sidan;

Dowladda Hirshabeelle waxay cadeyneysaa inaysan qeyb ka ahayn shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee DF,D Xubna ha ka ah iyo Maamulka G/ Banaadir berri uga furmaya Magaalada Muqdisho.

D/Hirshabeelle maadaama aysan talo ku lahayn qabsoomida shirka, wixii kasoo baxa ma noqon doonaan wax quseeya Dowladda Hirshabeelle.

Ugu dambeyn Hirshabeelle waxa ay dhowri doontaa fulinta Heshiiskii 17dii September iyo kii 27dii May ee lagu saxiixay Magaalada Muqdisho.


Calanka Soomaaliya oo laga taagay xarunta looga taliyo magaalada Toronto

Xarunta looga taliyo magaalada Toronto ee dal ka Canada ayaa shalay laga taagay calanka Soo maaliya, iyadoo lagu

wayneynayo toddobaad ka xorriya dda Soomaali ya.

Sidoo kale Soomaalida goboll ada Ontario iyo Manitoba ee Can ada ay aa gudagalay toddobaad ka taariikhda iyo dha qan ka Soomaalida oo baar lamaannada labadaasi gobol ay ansixiyeen in toddo baadkaas uu noqdo mid Soomaalida u gaar ah.XIGASHO:VOA

Wararkii ugu dambeeyey qarax Shalay lala beegsaday wasiirka amniga Puntland

Wararka ka imaanaya Gobolka Bari ayaa shee gaya in qarax lala beegsaday gaadiid kolonyo oo ay la socdeen Wasiirka Amniga Puntland Cabdi samed Maxamed Gallan, Taliyaha Ciidamada Puntland Gen. Yaasiin Cumar Dheere iyo Gudoomiyaha Gob olka Bari Cabdisamad Yuusuf Maxamed Abwaan.

Qaraxa oo ahaa nooca dhulka lagu aaso ayaa Mas’u uliyiintaan lagula beegsaday degmada Qandala ee Maamulka Puntland, waxayna wafdiga ku guda jire en kormeer ka wadeen deegaanka Balli-dhidin ee degmada Qandala.

Wasiirka Amniga Puntland Cabdi samed Maxamed Gallan oo la hadlay Idaacadda BBC qeybta afka Soo ma aliga ayaa sheegay in isaga iyo Mas ’uuliyiintii la socotay ay ka badbaad eyn qaraxaas.

Wuxuu sheegay in qaraxa uu ku dhintay mid ka mid ah askartii ilaalada aheyd ee la socotay halka la ba kalana ay ku dhaawacmeen sida uu wasiirka xa qiijiyey.

Wasiirka ayaa sheegay in ciidamada Puntland ay howlgal lagula dagaallamayo kooxda Daacish ka wa deen buuralleyda, isla markaana ay u maleynayaan in miinada ay dhulka geliyeen kooxdaas.

Ma jirto weli cid sheegatay Mas’uuliyadda qaraxa la la beegsaday kolonyada ay la socdeyn Mas’uuliy iintaan ka tirsan maamulka Puntland.

Buuralayda gobolka Bari waxaa ku xooggan dagaa lyahano ka tirsan Daacish iyo Al Shabaab oo halka asi kula dagaalamay ciidanka amaanka Puntland.

Dhallinyaro u dabaal-degeysa 26-ka Juun oo sabab yaab leh loogu xiray Boorama

Ciidamada booliska Somaliland ayaa Shalay M/ Boorama ee gobolka Owdal ku xirxiray dhalinyaro u dabaal degeysay munaa sabadda 26-ka Juun, iya goo weyneynayey

maalintaan ku asteysan xorriyadda Soomaaliya, ga ar ahaan gobollada waqooyi ee Somalilnd.

Ciidamada Somaliland kama soo hor-jeedin in loo dabaal dego maalintan, balse dhalinyarada xabsiga loo taxaabay waxay ku soo labisteen calanka bulu uga ah ee Jamhuuriyadda Soomaaliya, kaas xasaas iyad uu ku qabo maamulka Somaliland, maadaama ay sameysteen calan u gaar ah.

Dhalinyaradaan ayaa si ay u muujiyaan dabaal-degooda 26-ka Juun waxay isugu tageen meelo do og leh oo banaanka ah magaalada Boorama, halk aas oo ciidamada booliska Somaliland ay uga daba teen, kadib markii ay ka war-heleen inay sitaan calan ka buluugga ah ee Soomaaliya.

Sawirro iyo muuqaallo lagu baahiyey baraha bul shada ayaa lagu soo bandhigay dhalinyaradaas oo dusha ka saran gaadiidka booliska Somaliland oo dhex-maraya magaalada, waxaana loo gudbiyey xabsiga dhexe ee Boorama.

Somaliland marar badan ayey xabsiga dhigtay dad ku labistay calanka Jamhuuriyadda Soomaaliya, balse waxaa muuqata in dhalinyarada ku nool gobo llada waqooyi ee Soomaaliya ay jecelaan lahaayeen midnimo, waxayna qaar badan oo ka mid ah u safra an Muqdisho, si ay uga baxaan caburinta.

Ammaanka, kala dambeynta, ilaa xad adeegya da dowliga ah iyo dimuquraadiyadda ayaa lagu am aanaa maamulka Somaliland, intaas oo maamulka asi uu uga horeeyo dhammaan maamullada ka arri miya dhulka kale ee Soomaalidu ay degto, balse wa xaa aad loogu dhaliilaa adkeysi la’aanta ka heysata xorriyatul qowlka, waxaana qofka muwaadinka ah xabsi loo dhigaa sanado badan hadal uu afka ka yiri, oo mararka qaar aan wadan wax ficil ah.

Madaxweynaha Galmudug Qoorqoor oo magacaabay Garsoorayaal cusub

Madaxweynaha D/Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa Shalay ma ga caabay garsoorayaal cusub oo ah Maxkamaddaha Sare iyo Rafcaanka ee deegaanada D/Goboleedka Galmudug.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxwe yne Qoorqoor ayaa lagu mag acaabay Garsoorayaasha cusub, waxa ana Maxka madaha Gobolada iyo degm ooyinka Maamulka loo magacaabay Guddoomiye iyo Garsoor.

Sababta keentay Magacaabista Garsoorayaashan ayaas waxaa lagu sheegay inay tahay baahi loo qa bo dhameystirka Hay’adda Garsoorka dowlad Gobol oeedka Galmudug, isla markaana Qooqoor uu tixge liyay soo jeedinta Guddomiyaha Maxkamadda Sa re.

Wareegtada uu soo saaray Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye ayaa u qorneyd:

Maxkamadda Sare ee Galmudug:

1. Mahdi Cabdullaahi Macalin Nuur- Garsoore

2. Cabdullahi Cabdiqani Sh Yuusuf- Garsoore

3. Maxamed C/llahi Ilbir- Garsoore

Maxkamadda Racfaanka Gobolka Galgaduud:

1. C/hi Axmed Cali -Gudomiye

2. Cabdiraxman Xasan Cali -Garsoore

3. Cabdirisaaq Cabdulle Xasan – Garsoore

Maxkamadda G/Galgaduud:

1. Cismaan Cali Maxamed – Guddoomiye

2. Axmed Salaad Kulane – Garsoore

3. C/saaq Bashiir Sh. Ciise —Garsoore

Maxkamadda Racfaanka G/Mudug:

1. Nuur Cali Culusow – Garsoore

2. Maxamuud Cabdi Cabdulle -Garsoore

Maxkamadda Gobolka Mudug:

1. Xuseen Aadan Axmed -Garsoore

2.C/hi C/raxmaan Maxamed – Garsoore

Maxkamadda Degmada Hobyo:

1. Shaafici Cali Aadan – Guddoomiye

2. Xirsi Maxamuud Xalane – Garsoore

Maxkamadda Guriceel:

1.Maxamuud Jimcaale Xalaned – Guddoomiye

2. Cabdirisaaq Diiriye Faarax -Garsoore

Maxkamadda Degmada Cadaado:

1. Cabdicasiis Ciise Cali – Guddoomiye

2. Cabdirashiid C/hi Maxamuud -Garsoore

Maxkamadda Degmada Balanbal:

1.Xuseen C/hi Yuusuf – Guddoomiye

2. Axmed Aadan Cilmi – Garsoore

Maxkamadda Degmada Cabudwaq:

1. Yuusuf Cumar Maxamed – Guddoomiye

2. Ibrahim Yusuf Maxamuud – Garsoore

Maxkamadda Xeraale:

1. Shariif Ciise Maxamed – Guddoomiye

2. Cabdiqaadir C/hi Maxamed – Garsoore

Qodobka 2aad:

1. Waxaa lafarayaa dhammaan hay’adaha kala duw an ee Dowladda Galmudug, inay la shaqeeyaan gar soorayaasha Cusub ee la Magacaabay, si ay u gut aan waajibaa dkooda shaqo.

Qodobka 3aad:

1.Xeerkaan waxuu dhaqan gelayaa marka uu saxi ixo Madaxwaynaha Dowladda Galm udug. Waa uu na saxiixay.Dhmmaaad

Xildhibaan Yuusuf Xasan oo si faahfaahsan uga hadlay afduubka Kenya loogu geysto gabdhaha Soomaalida

Iyadoo mudooyinkii ugu dambeeyay walaac xo ogan laga muujinaayay xaalada amaan darro ee soo wajaheysay shacabka Soomaaliyeed ee ku nool gu daha dalkaasi Kenya, ayaa waxaa ka hadlay Xildhi baan Yuusuf Xasan Cabdi oo ka mid ah Baarlamaanka dalka Kenya.

Xildhibaan Yuusuf Xasan ayaa sheegay iney bilaaween dadaalo xoogan oo ku aad an sidii aay wax uga qaban lahayeen afduubka lagu beegsanaayo dadka Soomaaliyeed, islamarkaana sheegay iney kala hadleen hay'adaha aay quseyso arrimaha amniga sidii wax looga qaban lahaa dhib aatooyinka la xariira afduubka iyo sidii looga hortagii lahaa.

"Laamaha amniga iyo nabadgalyada dalka waxa an kala hadlay badbaadinta iyo xoojinta nabadga lyada shacabka Soomalida, waana waajib saaran in ey dabagalaan oo aay qaadaan talaaboyin deg deg ah oo lagu soo afjarayo Buracada wax afduubata" ay uu yiri Xildhibaan Yuusuf Xasan.

Xildhibaanka ayaa intaasi ku daray in shacabka Soomaaliyeed looga baahan yahay iney muujiyaan taxadar iyo foojignaan dheeri ah, waalidiintana aay ogaadan halka aay aadayaan caruurtooda iyo waliba cida ay la socdaan.

"Anaga inta aan ognahay waxa la afduubtay 3 ga bdhood waxana la soo badbaadiyay Xafsa, wayna dhici karta iney jiran gabdho kale oo la'yahay oo afd uuban, waxaa naloo xaqiijiyay kiiska hal gabar oo meydkeda laga helay Mombasa loona soo qabtay gabar kale oo Soomaali ah oo ku eedeysan kiiskaas, waxanse ugu baaqaya waalidinta ineysan buracada gabdhaha afduubta aysan siinin lacago madax fura sho ah oo aay laamaha amniga soo wargeliyaan sab abto ah hadii burcada lacag la siiyo wey sii kordhay aan" ayuu yiri Xildhibaanka.

Isagoo sii hadlaayay ayuu sheegay inuu ugu baaqayo dadka baraha bulshada ku buunbuuniyo dhibaatooyin aanan badneen oo Soomaalida ku hay sto Kenya oo uu sheegay ineysan aheyn xaalada sida wax loo buunbuuninaayo.

"Dhalinyaradeena waxay ka buuxaan xabsiyo kuyaala Ingiriiska maalin walba lagu dilaa wadamo badan sida, Koofur Afrika, Ingiriiska, Mareykanka iyo meelo kale Soomaaliyana waaba la ogyahay, wax la isbarbar dhigi karo mahan" ayuu yiri xildhibaanka

Waxuu sidoo kale ka hadlay wararka la xariira nad aafad darada lagu tilmaamo suuqa ugu weyn Kenya ee kuyaala xaafada Islii, isagoona sheegay in wax waliba halmar la qaban karin aayna ku talo jiraan ba abi'inta howlaha nadaafad darada ee ka muuqda wadooyinka qaar ee xaafada Soomaalida degto ee Islii.

"Wadanka Kenya waxaa ku nool Sadax Milyan iyo bar Soomaali ah waxayna ganacsiyo waa weyn iyo dabaqyo dhaadheer ku leyihiin Suuqa ugu weyn Nairobi ee Islii oo maalinkasta aay usoo ganacsi tag aan laba boqol oo kun oo qofood, waxaan ugu baaq aya iney ka shaqeyaan nadaafada oo qof waliba hag aajisto bilicda hortiisa" ayuu yiri Xildhibaan Yuusuf Xasan. Hadalka Xildhibaan Yuusuf Xasan Cabdi aya a ku soo beegmaya xili Soomaalida ku nool dalka Ke nya aay lasoo darstay cabsi iyo welwel la xariira afd uub loo geysanaayo gabdhaha Soomaaliyeed ee ku nool dalkaasi Kenya.


Al-Shabaab Oo Weerar Madaafiic Ah Ku Qaaday Saldhig Ay Leeyihiin Ciidamo

Weerar loo adeegsaday madaafiic xoogan ayaa lagu qaaday Saldhig Ciidanka Itoobiya ay ku leeyi hiin degmada Xudur ee Xarunta Gobolka Bakool ee Maamulka Koonfur Galbeed, waxaana laga helayaa faah faa hino dheeraad ah.

Dad ayaa waxaa ay ku waram een in Al-shabaab ay weerarkaa madaafiicda ahaa ku qaadeen Saldhiga Ciidamada Itoobiya ku leeyihiin gudaha degmada Xudur, isla markaana dadka deeg aanka ay maqlayeen jugta tirro hoobiyeyaal ah.

Ciidanka Itoobiya ee qeyta ka ah howlgalka AMI SOM ayaa dhankooda la sheegay inay tureen tiro madaafiic ah oo Jawaab u ah kuwii Al-shabaab ay ku weerareen, kuwaasi oo qaarkood ku dhacay dhul-howd ah.

Wararka ayaa intaas waxaa ay kusii darayaan in dagaal kooban oo u dhexeeyay Al-shabaab iyo Ciid anka Itoobiya uu ka dhacay duleedka degmada Xud ur ee Xarunta Gobolka Bakool, welina si dhab ah loo ma oga khasaraha ka dhashay dagaalka iyo werarka

Si kastaba Al-shabaab ayaa marar badan oo hor ey sidaan oo kale weeraro khasaaro dhaliyey ugu qa aday Saldhigyo ay deegaano ka tirsan Gobolada dal ka ku leeyihiin Ciidanka Itoobiya, waxaana dhinacya da dhexmaray dagaalo culus.

Canada oo qaxooti badan oo SOOMAA LI ah qaa daneysa 

iyo DALKA laga qaadayo

Dowladda Canada ayaa si rasmi ah ugu dhaw aaqday inay qaadaneyso in ka badan 240 oo badan kood qaxooti Soomaaliyeed ah oo ay sharci la’aan ay ku heysato dalka Australia.

Dadka ay Canada qaxooti ahaan u qaadaneyso oo into oda badan ah Soomaali ayaa waxaa sharci u diiday Dowl adda Australia, waxayna 150 kamid ah ku xareysan yihiin xeryaha qaxootiga halka inta kalana loo ogolaaday inay sharci la’aan gudaha ugu noolaadaan.

Qorshaha lagu qaadayo qaxootigaan ayaa wax aa iska kaashanayo Dowladda Canada iyo Hey’adda Qaxootiga Adduunka ee UNCHR, waxayna Canada ballan qaaday inay qaadi doonto dhammaan qaxooti ga ay Australia u diiday Sharciga.

Go’aankan ay ku dhawaaqday Canada waxa soo dhoweeyay Qaxootiga Soomaaliyeed ee ku dhibaat aysan waddanka Australia kuwaas oo la hadlay Idaa cadda VOA qeybteeda afka Soomaaliga.

Dad badan oo Soomaaliyeed ayaa hadda waxa ay ku nool yihiin dalka Canada iyadoo ay hada dalka as ka hayaan shaqooyin sar-sare.

Sanad walba gudaha Canada waxaa gala boqollaal qaxooti African ah kuwaas oo magan gelyo u doonta dalkaas, waxayna D/Canada sanadkaan qorsheney saa inay qaado Boqolaal kun oo Qaxoti ah.

Shaqaale Hay’ad Samafal Oo Weerar Gaad mo Ah Lagu Dilay

Hay’adda Dhakhaatiirta aan Xuduudka Lahayn ee MSF ayaa sheegtay in saddex ka mid ah Shaqaal ahooda lagu dilay Gobalka Tigrayga ee ay Colaada ha ka socdaan.

Hadal-qoraal oo ay MSF soo saartay ayey ku she egtay in shaqaalaha la dilay lagu kala magacaabi jir ey Mariya Hernandez oo u dhalatay dalka Spain iyo Yohannes Halefom iyo Ted ros Gebremaryam oo Ethiopi an ahaa, kuwaasi oo maydad kooda Shalay subax laga hel ay meel ku dhow gaarigii ay ku safrayeen.

Dhinaca kale, Dowladda Ethiopia waxay war ka soo saartay dilka loo geystay Shaqaalaha MSF, iya doo ku eedeysay Kooxda Mucaaraadka Tigrayga ee TPLF inay ka dambeeyeen dilkaasi ka dhacay Deg madda Abi Adi ee Gobalka Tigrayga.

Taliska Difaaca eeKooxda TPLF ee dagaalka kula jirta Milliteriga Federalka weli kama aysan hadlin dilkaasi lagu eedeeyey.

Wararkii ugu dambeeyay qarax ka dhacay Degmada Doolow

Faah faahin ayaa ka soo baxeysa qarax Maqrin imadii ka dhacay maqaaxi ku taala Degmada Dool ow ee Gobolka Gedo.

Maqaaxidan oo bunka lagu cabo, kuna taala agag aarka Hotel Daldhis ayaa waxaa iska leh haweeney Itoobiyaan ah oo lagu magacaabo Khonjoo, waana maqaaxi ay inta badan dadka deegaanka ku qaxwe eyaan.

"Maqaayadan waa maqaayad caan ah oo ku dhow Xarunta Laanta Socdaalka oo ku taala naw aaxiga Buundada Doolow. Qaraxa waxa uu yahay ma sheegi karno, laakiin waxaa jiro war sheegaya in maqaayadda lagu dhex aasay.” Ayuu yiri Maxamed Caddow oo ka mid ah dadka deegaanka.

Waxa uu kaloo uu yiri "Aniga waxaan arkay dhaawaca tod dobo qof oo mid ay gabar ta hay, xaaladeedana ay aad u liidato.”

Maxamed Caddow ayaa sheegay inaanay garan ayn sababta loo beegsaday maqaayadan, oo sida uu sheegay ay fariisan jireen qaybaha kala duwan ee bulshada.

"Qaraxyadan way nagu cusub yihiin, ma sheegi ka rno sababta loo qarxiyay maqaayadan oo bunka la gu cabi jiray. Odayaasha, waxgaradka, dhalinyarada iyo shaqaalaha hay’adaha u shaqeeyo oo dhan ayaa bunka u soo doonan jiray.” Ayuu yiri Caddow.

Saraakiisha laamaha amniga, Maamulka G/ Gedo iyo kan degmada ayaan weli ka hadlin qaraxan ka dhacay degmadaasi, mana jirto cid sheegatay masu uliyadiisa.

Mareykanka oo ka hadlay walxo duula oo lagu arkay hawada

Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in wax faa hfaahin ah aysan ka bixin karin walxo duula oo aan la garan waayay waxa ay yihiin.

Duuliyeyaal ka tirsan ciidamada badda Mareykan ka ayaa horraantii bishan walxahaas ku arkay haw ada Mareykankan.

Dowladda waxay meesha ka saartay in walxaha na qalab hawada loo soo diray.

Warbixin kasoo baxday waaxda gaashaandhigga Mareykanka ee loo yaqaano Pentagon-ka ayaa sheegtay in 144 dhacdo laga soo tebiyay hawada tan iyo 2004-tii balse mid kamid ah haatan la garan la’yahay isla markaana aanan wax sharraxaad ah laga bixin karin.

Aqalka Koongareeska ayaa ho rraan codsaday in la baaro walx ahaas kadib markii duuliyeyaal ka tirsan militeriga ay walxahaas kusoo arkeen hawada Mareykanka. Horraantii bishan ayay aheyd markii dowladda ay warbixin kasoo saartay howlgal ay sa meyeen mila tariga Mareykanka oo sanadkii la soo dhaafay lagu baarayay walxo duula oo aan la garan oo tobnaankii sano ee la soo dhaafay lagu arkayay hawada Mare ykanka.

Waaxda Gaashaandhigga Mareykanka, (Pentag on), ayaa sheegtay inay dooneysay inay wax badan ka fahanto walxahan, oo loo soo gaabiyo (Yovuz), si loo go’aansado inay khatar ku yihiin ammaanka qaranka iyo in kale.

Wasiirkii Caafimaadka Britain oo is casilay kadib markii lagu qabtay isagoo shuminaya kaaliyihiisa

Wasiirkii Caafimaadka Britain Matt Hancock ayaa is casilay kadib markii la sawiray isagoo dhunkanaya haweeney u ahayd kaaliye. Matt Hancock ayaa ha se ahaatee waxa uu sheegay inuu isu casilay kadib marki uu jabiyay xeerarka ka hortagga cudurka Covid 19. Siyaasiga xaaska leh ayaa la sawiray isa ga oo dhunkanaya isla markaana isku duuban la-tali yihiisa, waxayna majaladda The Sun ee Ingiriiska ka soo baxda qortay inuu xiriir la leeyahay.

Wargeysku wuxuu ku warramay in sawirradu aha ayeen May 6, laba toddoba ad ka hor inta aan loo fasaxin dadka inay isku dhowaan karaan gudaha England.

"Waxaan u gudbiyay R/Wasaaraha inaan iska cas ilay xilka Xoghayaha Caafim aad ka iyo Daryeelka Bulshada … Kuweena sameeya xeerarka waa inaan ku adkaysanno inaan ilaalino, waana taas sababta aan u casilay,” Hancock ayuu ku yiri muuqaal uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka.

Hancock ayaa bilihii la soo dhaafay waxaa saa rnaa cadaadis la xariira sida uu u maareeyay cudur ka coronavirus ee ka dilaacay dalka Britain.

Illaa hadda, in ka badan 128,000 oo qof ayaa ku dhintay Boqortooyada Midowday (Covid-19) – waana dhimashadii ugu bad neyd ee Yurub.

Sida xeeladeysan ee uu mindida ku helay Sooma aligii weerarka ka fuliyey Jarmalka

Mas’uuliyiinta dalka Jarmalka ayaa weli baaraya sababta ku kaliftay nin Soomaali ah inuu fuliyo wee rar mindi oo uu ku dilay saddex qof, lix kalena ku dhaawacay, kaasi oo ka dhacay magaalada Würzburg ee gobolka Bav aria, Jimc ihii.

Hase yeeshee, wax aa had da soo baxayaa xog ku saabs an qaab ka uu Soomaaligan 24 jirka ah weerarka u fuliyey iyo sida uu ku helay mindida. Tuhmanaha ayaa la sheegay in isaga oo aan wa din wax mindi ah uu soo galay dukaan weyn oo ala abaha lagu iibiyo, kadibna uu haweeney wey dii yey halka ay yaallaan mindiyaha, sida laga soo xi gtay madaxa booliska gobolka, Gerhard Kallert oo shir jaraa’id qabtay Sabtidii.

Waxa uu kadib soo qaatay mindi, isaga oo sad dex haween ku dhex-dilay dukaanka kahor inta aanu weerarka kusoo qaadin dad ku sugnaa dibedda. Wuxuu halkaas ku dhaawacay lix qof, oo mid ka mid ah xaaladdiisa ay liidato. Waxaa kaib laga adkaad ay markii booliska ay lugta ka toogteen, isaga oo hadda wajahaya saddex dacwad oo dil ah, iyo lix is ku day dil ah, sida uu sheegay qareenkiisa.

Ninkan Soomaaliga ah ayaa dalka Jarmalka ku noo laa tan iyo 2015.

Dacwad-oogayaasha ayaa sheegay in si ku-meel gaar ah horraantii sanadkan loo dhigay isbi tal cudur ada dhimirka lagu daweeeyo kadib markii uu mindi u gu hanjabay qof ay iskula noolaayeen xarun ay ku nool yihiin dadka hooy la’aanta ah.

Agaasimaha waaxda dambi-baarista Jarmalka Ar min Kühnert ayaa sheegay in baarayaasha ay sidoo kale qoraallo naceyb ah ka heleen taleefonkiisa.

Wasiirka Arrimaha gudaha Bavaria Joachim Herr mann ayaa sheegay in baarayaasha ay eegayaan in xanuun dhimirka ah ama xagjirnimo islaami ah ay horseeday weerarka.

"Ma garaneyno mid ay tahay dhab ahaan, hase ye eshee midna weli meesha lagama saarin,” ayuu yiri Herrmann.

Qof goobjooge ah ayaa sheegay in ninka Sooma aliga ah uu ku qeylinayey "Allahu Akbar” markii uu weerarka fuliyey. Hase yeeshee ma jiraan dad kale oo sheegay inay sidaas oo kales maqleen. Si kas taba, mas’uuliyiinta ayaa sheegay in tuhmanaha aanay booliska ku aqoon wax dambiyo ah "oo u weecan dhanka xagjirnimada islaamiga ah


Dhowr Qof Oo Ku Geeriyooday Dhismo Ku Burburay



 Magaalada Aleskandariya

Afar Haween ayaa la sheegtay inay ku geeriyood een Dhismo 5 dabaq ah oo ku burburay M/ Alesk andariya ee Waqooyiga dalka Masar.

Sarkaal Amaanka ayaa sheegay inay shaqaal aha Gurmadka soo badb aadiyeen 4 qof oo mid ka mid ah uu dhaawacmay.

Dhismahaburburay ayaa la sheegay inuu ah aa mid xilli horey la dhis ay, iyadoo ay Dowladda Hoose ee magaalladda Aleskandariya horey u ama rtay in la dumiyo Dhismahaasi sanadkii 2018-kii. In ta badan Dhismayaasha ku yaalla bartamaha maga allooyinka Qaahira iyo leskandariya ayaa ah kuwo la dhisay qarnigii 19-aad ama bilowga Qarn igan 20-aad

Kooxda Daalibaan Oo Go’aan Culus Ka Qaadatay Milliteriga Mareykanka

Afhayeenka Daalibaa, Suhayl Shahiin ayaa shee gay inay ka fal-celin doonaan haddii ay Ciiddanka Maraykanka ku sii naga adaan Afganistan mar ka la gaaro bisha Sept ember 11-da ee san adkan.

Wareysi uu siiyey Tel efishina Al Jaz iira wa xa uu tilmaamay inuu Heshiiskii ay Maraykan ka iyo Daalibaan ku gaareen caasimadda Qatar ee Doha bishii Feberaayo ee sanadkii hore uu dhigayey in Ciiddankaasi la daad-gureyn doono ugu dambeyn bisha September 11-da ee sanadkan 2021-ka

Hadalka Afhayeenka ayaa u muqda inuu Jawa ab-cel in u ahaa hadal ay Saraakiil Maraykan ah ku sheegeen inay 650 Askar Maraykan ah ku hari doo naan Afganistan, si ay u sugaan ammaanka Diplo maasiyiinta Maraykanka ku sugan gudaha dalkaasi.

Madaxweyne Joe Biden waxa uu horey u amray in Daad-gureynta Ciiddankaasi la soo dhamaystiri do ono bisha soo socota ee July 4-da, halka ay dham maan Ciiddanka kale oo ay ku Jiraan 7,000 oo ka socota Isbahasiga NATO ka bixi doonaa Afganistan bisha September 11-da ee sanadkan


XUSKA MAALINTA XORIYADDA JABUUTI EE 27-KA JUNE


 (WARBIXIN)


Dadka reer Jabuuti waxa ay ka mid yihiin shucuubta Soomaalida ee nasiibka u helay in ay ku noolaadaan geeska Afrika,gaar ahaan deegaanada Soomaalida ee la isku oran jiray dhulkii udugga, waxayna halgan adag u soo galeem sidii ay u noqon lahaayeen dad xor ah oo leh dowlad madax-bannaan.

Sanadkii 1839-kii waa markii ugu horeysay ee gumeysiga Faransiiska uu sahan ku tagay dalka Jabuuti,isagoo ku andacoonaya in uu raadinayo goobo uu ka fushado danahiisa sida Xeebaha badda Cas ,wuxuuna waqtigaasi Jabuuti ugu magac-daray dhulka Faransiiska ee Somaliland.

Sanadihii 1869-1888-dii Faransiisku,wuxuu heshiis la galay odoyasha beelaha ,si ay ugu ogolaadaan in gacankaTajura uu ku darsado magaalooyin uu horay u heystay sida Obokh,Dikhil iyo kuwo kale.

Dhanka kale,Xilligaasi waxaa Gobolada Woqooyi iyo Koonfurta Soomaaliya ka jiray gumeysi la mid ah kan Faransiiska,oo ay horkacayeen Ingiriiska iyo Talyaaniga, waxaana qabsashada dhulka Soomaalida aydhaliyeen in la mideeyo awoodda dadka, meelna looga soo wada jeesto quwadaha shisheeye ee geyiga u yimid in ay ka gurtaan kheyraadka dabiiciga ah ee dhaxalka umadda.

Dhaq-dhaqaaqyo xornimo doonka ah oo loogu magac daray xoreynta xeebaha jabuuti ,ayna horkacayaan dhallinyaro isku baheystay Ururka Somal Pan, ayaa bartamihii qarnigii 19-aad ka bilowday gudaha dalka Jabuut,,iyagoo taageero ka helay

Ururkii Dhallinyarada Soomaaliya ee SYL, tallaabadaasina waxa ay noqotay bilow wanaagsan oo loo qaaday raadinta xornimo taam ah oo dhameystiram.

Sanadihii1958-dii dowladda Faransiiska oo taageero ka heystay qaar ka mid ah odayaasha beelaha iyo kuwo daba-dhilif ah ,ayaa qabtay afti dadweyne oo ku saabsan in Jabuuti ay ku sii jirto maamulkii Fransiiska iyo in ay qaataan madaxbannaani,waxaana arintaasi ay ku dhamaatay in dadka Jabuti ay ku sii jiraan maamulkaasi.

Codeynta aftidaasi,oo lagu tilmaamay in ay ku dhacday qaab ku shubasho ah oo ay daneynaayeen Faransiiska,waxay kalliftay in shacbiga Jabuuti ay colaad iyo naceyb u qaadaan maamulkii Jabuuti ee taabacsanaa gumeysigii Faransiiska,

Siyaasiyiin badan oo uu kamid ahaa Maxamuud Xarbi ayaa dadaal u galay in Jabuuti ay la midowdo Soomaali,isagoo xilligaasi ahaaku xigeenkii golaha xukuumadda ee maamulka dhulka Faransiiska,wuxuuna sanadkii 1960- ku dhintay shil diyaarad oo lagu micneeyay in uu ahaa shirqool ay maleegeen cadowgii shisheeye.

Maxamuud Xarbi oo ahaa siyaasi jeclaa midowga dadka Soomaaliyeed,kana horjeeday gumeysiigii Faransiiska ee qabsaday Jabuuri, waxa uu muteystay oo abaal ahaan uu u helay in lagu qoro diiwaanka halgamayaasha Soomaliya,isagoo si gaar ah loogu magac daray dugsi ka mid ah kuwa ku yaalla Muqdisho .

Dhinaca kale,Cali Caarif Burhaan ayaa ka mid ahaa siyaasiyiintii ku caanbaxay naceybka midowgii dadka Soomaaliyeed,wuxuuna sanadihii u dhaxeeyay 1960-66-dii ,isagoo la safan maamulkii gumeysiga Faransiiska uu si cad u muujiyay sida uu uga horjeedo in lagu biro bahweyntii Soomaaliyeed.

Sanadkii 1967-dii, Faransiiska iyo maamulkii been abuurka ahaa ee loo sameeyay Jabuuti,waxaa,iyagoo raadinaya kalsoonida shacabka ay magacii dhulka Faransiska ee Soomaaliland ku baddaleen dhulka Faransiiska ee Canfarta iyo Ciisaha.Toban sano ka dib,afti la qabtay 8-dii May 1977-diidadka reer Jabuuti,ayaa u codeeyay in ay doonayaan madax-bannaani,waxaana bil kadib 27-kii June 1977-dii loo dareeray doorashooyin uu ku soo baxay madaxweynihi i ugu horeeyay ee dalka Jabuuti Mudane Xasan Guuleed Abtidoon oo talada ka dagay sanadkii 1999-kii.

Wafdi ka socday Dowladii Mileteriga ee Soomaaliyeed oo uu hoggaaminaayey Xuseen Kulmiye Afrax Madaxweyne ku xigeenkii, ayaa ka qeybgalay xafladdii caleeemo saarka madaxweynaha cusub ee Jabuuti ,waxayna shacabka dalkaasi la qeybsadeen farxadda iyo dabbaaldegyada loo sameeyay maalinta xoriyadda iyo dhalashada dowladda cusub.

Inkastoo lagu guuleystay helitaanka xornimo taam ah iyo dowlad cusub oo ay heleen Jabuuti,haddana,waxaa halkaasi ku soo gabagabobay dadaal socday 1960-77-dii oo Dowladdii Rayidka iyo Dowladdii Mileteriga ee Soomaaliya ay u galeen sidii dadka Jabuuti ay wax ula qeybsan lahaayeen bulsh weynta Soomaaliya.

Dad badan ayaa naftooda ku waayay intii uu socdayhalgankii reer Jabuuti ,kuwo kalena waxaa soo gaaray dhaawacyo naafeeyay xubno kamid ah jirkooda,halka sidoo kale ay jireen kumanaan ruux oo laga masaafuriyay dalka Jabuuti iyo qaar kale oo laga buuxiyay xabsiyo gaar ah oo ay maamulayeen gumeysiga Faransiiska.

Maanta oo ah 27-ka Juun ee xuska sanadguurada 44-aad ee ka soo wareegatay markii dalka Jabuuti uu sandkii 1977-dii xoriyaddiisa ka qaatay Faransiiska,waxaa dabbaaldegyo iyo xaflado lagu maamuusaayo maalintaasi ay ka kala dhaceen Magaalooyin ka mid ah Jabuuti Soomaaliya iyo kuwo kale.

Munaasabaddaan oo ah mid sanadle oo lagu soo bandhigo halgankii ay dadka Jabuuti u soo galeen xoriyadda iyo sida loo sii xoojin karo howlaha ku aadan horumarka socda ayaa xilligaan ku soo beegantay markii shanaad ee xilka madaxtinimada dalka Jabuuti uu ku guuleystay Ismaaciil Cumar Geelle.

Haddaba,anagoo ka faa’odeysaneyna xuska munaasabadda sanadguurada 44-aad ee ka soo wareegatay markii la helay xoriyadda dalka Jabuuti aawadeed,waxaan dhambaal hambalyo ah u direynaa shacbiga Soomaaliya,gaar ahaan dadkareer Jabuuti ee ku kala nool gudaha dalka iyo dibadda.

Dhowr iyo labaatankii sano ee u dambeeyay dalka Jabuuti,waxa uu ku tallaabsaday horumar lixaad leh oo ka muuqda kaabayaasha dhaqaale ee dalkaasi,waxaana arrinkaasi sababay dhulka Jabuuti oo Istraatiiji ahaan kullaala badda Cas yo gacanka Cadmeed,islamarkaana xuduudo la leh dalalka Soomaaliya,Ereteriyai yo Itoobiya,

W/Qoray Shire Xasan Kulmiye

BAARLAMAANKA CARABTA OO KU GACAN SEYRAY GO’AAN KA SOO BAXAY MIDOWGA YURUB

Barlamaanka Carbeed oo Shalay yeeshay Kulan Degdeg ah waxay kaga soo horJeesteen Go’aan ay Barlamaanka EU-da kaga hadleen xiisadda Moroko iyo Spain ee ku aadan Lahaanshaha Deegaanadda Sebtah and Melilah ee Waqooyiga Moroko, waxayna taageero u muuJiyeen Moroko.

Deegaanadaasi oo ay Spain ku magacaabaan KEUTA waxa uu ku hareer aysan dhul Biyood ay Spain leedahay.

Barlamaanka Carbeed waxay sheegeen inay WaaJibkooda yahay inay difaacaan Madax-banaanida iyo xuduudaha dalka Moroko.

Dhinaca kale, Xiisadda Diplomaasiyadeed ee Moroko iyo Spain waxay timid, kadib, markii ay Dowladda Spain soo dhaweysay, isla markaana dalkeeda lag daaweeyey Hoggaamiyaha Jabhada Gooni-goosadka dhulka Saxaraha Moroko ee Polasaariyo, Ibraahim Qaali.



 

MAALINTA XORIYADDA GOBOLADA WOQOOYI EE 26-KA JUUN (WARBIXIN).


26-ka Juun waa maalin taariikh wayn ku leh Ummada Soomaaliyeed, islamarkaana ku daabacan qalbi ga shacab ka, kuna abuurtay dareen hiloow fa rxadeed leh, wa xay na qiimahaa si ku mutaysatay in ay tahay markii ugu horeysay ee laga dul qotomiyo ciid Somaliyeed calan xora .

Halgamayal badan ayaa u soo kifaaxay hana shada xoriyadda, gaar ahaan gobalada waqooyi, kuwaas oo isugu jiray qaar halgan muddo badan socday oo qaraar la galay Saancadaalihii gumays iga,waxaanna ka xusi karnaa oo ka mid ahaa Sa yid Max’ed Cabdulle xasan, Shiikh Bashiir, Xaaji Faarax oomaar iyo Xisbiyadii S.N.L IYO USP.

Dhanka kale waxaa kaalin tiir dhexaad ah ka qaatay halgankaas abwaanno Soomaaliyeed, ku waas oo ay ka mid ahaayeen Maxamed Ismaaciil Maxamuud (Barkhadcas) iyo abwaan C/llaahi Sul daan(Timacadde).

Cabdillaahi Suldaan Maxamed (Timacadde),oo ku caanbaxay marinta gabayada dhiirigalinta ah iyo kuwa gumeysi diidka ah,wuxuu bartamihii kont ameeyadii, ka qaybgalay halgankii gobanimadoon ka ee ka hanaqaaday gudaha dalka, gaar ahaan gobollada waqooyi, isagoo markiiba ku biiray Xis bigii SNL oo ay xaruntiisu ahayd M/Hargeysa.

12-kii Saqdii dhexe ee 26-kii Juun 1960kii waa habeenkii guusha iyo markii ugu horaysay ee calan xor ah laga taago ciidda Soomaaliya, iya doo munaasabaddii dabbaaldegga gobanimada ee ka dhacday beerta Xoriyadda magaalada Ha rgaysa uu halkaasi ka mariyay abwaan C/llaahi Suldaan Timacadde gabay ku qormay quluubta umadda Soomaaliyeed ,kaas oo ahaa Kaana siib Kanna saar

Xilligaasi guud ahaan shacbiga Soomaaliyeed waxay daremayeen neecaaw xornimo oo ka cura tay dhulkii Soomaaliyeed ee isticmaarku kala qay biyay, waxaana bulshada ku nool goballada waqo oyi ay muujiyeen dareen wadaniyadeed oo heerkii su sareeyo, dabbaaldegyo iyo damaashaad ka dhacay beerta Xoriyadda hargeysana.

waxaa marag ma doonta ah in Murtidii iyo hal abuurkii abwaanada Soomaaliyeed ku maamuuse en xornimadii gobollada waqooyi, iyo midawgii la bada gobol ay ka soo maaxatay maskaxdii hal abuuradii Soomaaliyeed ee intooda badan ka soo jeeday gobolada waqooyi.

Abwaanadaasi maskaxdooda shiilay ee shacb iga dareensiiyay qiimaha xoriyadda waxaa ka mid ah Allaha u naxariistee Abwaanada kala ah C/lla ahi Qarshe, Xuseen Aw faarax dibbad, Cali Sugu lle oo ku magac dheeraa (Dun carbeed) iyo Abw aan Axmed Suleyman Bidde, sidoo kale Fannaa niintii ku luuqeysay heesihii qiirada lahaa waxaa ka mid ahaa Max’ed Sulaymaan, Max’ed Axmed Kuluc iyo kuwa kale oo aan halkaan lagu soo ko obi karin.

Sanad guurada 61-aad ee ka soo wareegatay xornimada gobolada woqooyi,waxay shacbiga so omaaliyeed ka baran karaan cashar ku saabsan sidii lagu keenay Calanka iyo siday lagama maar maanka u tahay in loo adkeeyo midnimada Jam huuriyadda Soomaaliya, loona xalliyo wixii taba sho ah ee jira.

26-ka June 1960-kii waa markii ugu horreysay ee Calan Soomaaliyeed laga taago Gobollada Wa qooyi ee dalkeenna,loona diyaargaroobay in lala midoobo Gobolada Koonfureed oo si wadajir ah loo dhisto maamul dowladnimo oo ay u dhan yih iin dadka Soomaaliyeed.

Xuska 26-ka juun ayaa qeyb ka ah dabbaalde gyo loogu talagalay todobaadka xoriyadda oo ka socda gudaha dalka,waxaana habboon in dadka soomaaliyeed ay u istaagaan soo dhoweynta iyo xuska maalmaha qaran ee ku weyn dadka iyo dal ka,isla markaana loo qumo hagaajinta muuqaala da ama bilicda deegaanka,iyadoo calanka Soom aaliyeed laga dultaagayo dhismayaasha ku yaalla hareeraha waddooyinka waaweyn.

Xuska iyo weyneynta Maalmaha Qaranim ada, waxay ku abuurayaan dhallinyarada dareen wadaniyadeed oo ay wax kaga baranayaan waayi hii iyo duruufihii adkaa ee naf iyo maalba lahaa ee laga soo maray hanashadii Maandeeq oo curatay 26kii June isla markaana Mataanaysay 1dii July 1960kii.

WQ:-ABUUKAR GOB-DOON


SABABTA TURKEY U DOORATAY INAY SOOMA ALIYA KA DHISTO


 SPACEPORT IYO SHAN FAA’IIDO OO UGU JIRTA SOOMAALIYA



Waa meel leh qalabka lagu gano gantaalada xambaarsan dayax-gacme edyada (satellites). Dayax-gacmeedyada Banii Aadam ka sammaysto waxaa loogu talo galay inay baaraan cimillada adduunyada, beeraha sida ay u baxa an, macdamaysiga, gubidda geedaha iyo dabcan arrimaha ciidamada inay jaasuusaan. Waxaa kaloo loogu talo galay inay baaraan oo war ka keenaan meereeyeyaasha nagu dhow, hab-qoroxeedka (Solar system) iyo galaxy ya da aan ku dhex nool nahay sida Milky Way iyo kuwa kale, sida Andromeda Nebula.

Haddaba maxaa Turkey u dooratay inay ka dhisto Spaceport waddan keena?

Jawaabta waxay la xariirtaa farsamo. Spaceport laga sammeeyo dhulbar aha (Equator) wuxuu suurta gelinaa in xawaar aha uu kaga baxayo gantaalka sida dayax-ga cmeedka uu badan yahay.

Haddii spaceport laga sammeeyo meelaha ka fog dhul-baraha ee loolashooda badan yih iin (Latitude) waxaa ku ba xay shidaal gaas cu fan ah oo dareere laga dhigay oo aad u badan.

Taas micnaheeda waa xamuul saa’id ah oo shidaal ah ayuu wadaa. Wa xaana loo baahan yahay xammuul yar inuu sido, Xamuul ka loo baahan ya hay inuu qaado oo space ka geeyo waa dayax-gacmeedka &qalab kiisa.

Mar allaale markaad shidaal badan qaadid, culayska ama cufka aad sare u lalin kartid waa yaraanayaa. Taasna waa khasaaro. Sidaas awgeed, Turk ey waxuu rabaa inuu dhul-baraha Soomaaliya ka sammaysto. Gantaalada si da dayax-gacmeedyada way u sahlan tahay inay gaaraan majarraha ay ku wareegi lahaayeen haddii dhul-baraha laga diro.

Xawaaraha wareegga dhulka wuxuu ku badan yahay aagga iyo xarriiqa dhulbaraha oo leh xawaare ama kaynaan la eg 465 m/s kaasoo yaraynaya shidaalka loo baahan yahay inay ku gaaraan majarraha (orbit) ku wareegays an lahaayeen dayax-gacme ed yada oo 200 km ka fog dhulka, inta badan.

Dayax-gacmeedyo badan ayaa dhulka ku wareegaysta oo tiradooda lagu qiyaasay 850 sannadkan 2021.

Karaarka dhulka iyo cuf-isjiid kiisa: Karaarka (acceleration) oo cuf-is-jiid ka dhulka uu keeno wuxuu ku badan yahay cirifyad Waqooyi iyo kan Koofur. Sababtana waxay tahay dhulka +oo aan kubbad ahayn, oo muuqaal kiia yah ay sida ukunta, oo cirifyada u dhuuban, dhexdana ka buuran. Marka aad jog tid cirifyada dhulka, masaafada ama fogaashaha ay kuu jirto bartamaha dhul ka way k



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip