Cansu Taskin : Ronaldo Isaga Ayaa Igu Bilaabay Farrimaha Xod-xodashada , Haatan Aad Ayaan Isugu Dhaw Nahay.

0
Friday April 08, 2016 - 23:12:31 in Sports News by
  • Visits: 770
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cansu Taskin : Ronaldo Isaga Ayaa Igu Bilaabay Farrimaha Xod-xodashada , Haatan Aad Ayaan Isugu Dhaw Nahay.

    Gabadha reer Turki ee sameysa xayaysiisyada ee Cansu Taskin ayaa markii ugu horeeysay qirtay in ay jiraan fariimo dhex maray iyada iyo Ronaldo waliba laacibka isku dayay in uu xariir la sameeyo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gabadha reer Turki ee sameysa xayaysiisyada ee Cansu Taskin ayaa markii ugu horeeysay qirtay in ay jiraan fariimo dhex maray iyada iyo Ronaldo waliba laacibka isku dayay in uu xariir la sameeyo.

Cansu Taskin ayaa sheegtay in ay yaabtay marka ay saxaafadda ka maqashay sheekooyinka tilmaamaya in Ronaldo is dhaafsadeen farriimo xod-xodasho iyadoo ay ku dooday in saxaafadda si qarsoodi ah loogu dusiyay .

"Inta badan ma aqriyo fariimaha ii soo dhaca maadaama ay ii soo dhacaan kuwo badan oo iiga yimaada kumanaan taageero ee ila dhacsan”.

Waxa ay xustay in Instagram-keeda la jabsaday lagalana baxay farriimahaas inkastoo ay tilmaantay in ay dib u soo ceshatay

Waxa ay xaqiijisay in Ronaldo uu la soo xariiray waliba farriimo xod xodasho u soo diray ayna haatan yihiin saaxibbo isku dhaw ,Halkaan Laacibtv.net Ka Daawo Sheekada.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip