
HALKAAN KA AQRISO W/WARGEYSKA MOGADISHU TIMES 6-JUNE 2021
Qaar ka mid ah xubnihii laga soo cawday ee guddiyada doorashooyinka oo liiska laga saaray
Guddigii uu R/wasaaraha Soomaaliya u saaray xaqiijinta xubnaha guddiyada doorashooyinka ee heer federaal iyo mid dawlad goboleedba ayaa saacado ka hor shaaciyay in 34 xubnood laga saaray liiska guddiyada doorashooyinka ee hee rarkoodu uu kala duwan yahay.
Arrintaasi ayuu guddigu sheegay inay ku timid kadib baaritaan dheer oo ay ku sameeyeen xubn aha laga cabanayay oo markii hore gaarayay 67 qof. Wasiir ku xigeenka W/W/Finta Soomaaliya, Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala ayaa sheegay in Maalmo dedaal dheer ay bixiyeen wadatashi b alaaran ay sameeyeen isticmaalnay dhamaan aalladihii ay heli kareen suurtagalna ka dhigi la haa in la kala ogaado cabashooyinkii la xiriiray guddiyada saddexda qaybood ah ee hirgalinta doorashada guddiga heer federal & guddiga xal inta khilaafaadka iyo guddiga heer mamaul gob alleed ay suurta gashay in ay soo gabagabeeya an kala saarista iyo kala hubintii Guddiyada ayna ku guuleysteen.
W/W/Waxbarashada X/xilgaarsiinta oo ah G/Gudiga ayaa sheegay in muddo 48 saacado od gudahood ah la keeni doono Xubnihii bedeli lahaa, si tababar loogu furo doorashadana u bila abato. Xubnaha M/Musharixiinta Madaxweynaha ayaa dhawaan R/Wasaaraha X/xilgaarsiinta Max amed Xuseen Rooble waxaa ay u gudbiyeen lii ska 67 Xubnood oo ay sheegeen inay ka tirsan yihiin, NISA, Shaqaalaha dowladda & taageera yaasha Farmaajo, balse 34 Xubnood oo ka mid ahmeesha laga saaray.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Oo Balan Qaad U Sameeyay Haweenka
Guddoomiyaha G/Banaadir ahna Duqa M/ Muqdisho Md.Cumar Maxamuud Maxamed (Cu mar Finish) ayaa kulan la qaatay Haweenka Soo maaliyeed ee ku jira golayaasha kala duwan ee Dowlada iyo ururada u dhaqdhaqaaqa ka qeyb galka haweenka ee arimaha Siyaasada.
Duqa Muqdisho ayaa u ballan qaaday haw eenka Soomaaliyeed inuu u halgami doono sidii ay xaqa ay leeyahiin uga heli lahayeen heerarka kala duwan, isla markana uu ka shaqaynayo sidii doorashooyinka dhacaya ay uga heli lahayeen qoondo ku filan.
Haweenka Soomaaliyeed ayaa horey Madax da DFS iyo kuwa maamul Goboleedyada ugala hadlay sidii ay u heli lahaayeen qoondada door ashooyinka dhacaya, waxaana Madaxda ay ba llan qaadyo u sameeyeen Haweenka.
Axmed Madoobe iyo Deni oo qaaday tallaabo meesha ka saartay eedeyntii madaxweyne FARMAAJO ee doorashada
Dowlad goboleedyada Jubbaland iyo Puntland ayaa noqday maamuladii u horeeyay ee soo magacaab ay xubnihii guddiyada dooras hada, maalmo un kadib ma rkii M/ Muqdisho lagu saxiixay heshii skii doorashada.
Tallaabada ay qaadeen 2da madaxweyne ayaa noqoneysa mid meesha ka saareysa eede yntii Farmaajo ee aheyd in ma daxda Puntland iyo Jubbaland ay diidan-yihiin in dalka uu aado doorasho. Axmed Madoobe aya a 1-dii bishaan Jun u gudbiyey xafiiska R/w.X/ xil-gaar siinta xubaha maamulka Jubbaland uga mid noqonaya guddiyada doorashooyinka heer federaal, heer dowlad-goboleed iyo xallinta khilaafaadka.
Xubnaha uu magacaabay Axmed Madoo be ayaa tiradoodi dhameyd 12-qof oo guddiyada doorashada ku meteli doona Jubbalanad, kuwaas oo uu sheegay inuu magacaabistooda u cuskaday la tashiyo uu sameeyey iyo fulinta heshiiskii 17-kii September.
Sidoo kale, Wareegto kasoo baxday 2-dii bishaan xafiiska Madaxweynaha DG/Puntl and, Saciid C/hi Deni ayaa iyadana lagu magacaabay xubnaha guddiga doorashoo yinka heer federaal ku meteli doona maamu lka Puntland, kuwaas oo gaaraya siddeed xubnood.
Warqadda uu madaxweyne Deni ku soo magacaabay xubnahaan ayaa lagu socodsi iyey Xafiiska ra’iisal wasaare Rooble, iyadoo lagu cad eeyey in ogaansho ay ka heysato xafiiska mad axweynaha waqtigiisu dhama aday ee Farmaajo.
D/G/Jubbaland iyo Puntland ayaa noqona ya maamuladii u horeeyay ee soo magacaa ba xub naha guddiyada doorashada, ayada oo ilaa had da aysna xubnahooda soo gud bin maamulada Galmudug, HirShabelle iyo Koonfur Galbeed.
3da dowlad goboleed ee ilaa hadda aan soo gudbin Guddiga ku matalaya doorashada, ayaa waxaa xusid mudan inay ahaayeen kuwii ugu ho reeyay ee soo magacaabay Guddiyadii muranka ka dhashay ka dib saxi ixi 17-ka September 2020-ka. Ilaa iyo hadda si rasmi ah looma oga sabab ta ka dambeysa in guddiyadooda ay soo magacaabi waayan 3daan D/Goboleed, ha se ye eshe waxaa soo baxaya warar hoose oo shee gaya inuu weli taagan yahay is-jiid-jiid cusub.
Sababta ay maamullada qaar usoo magic aabi la’yihiin guddiyada doorashooyinka
3 ka mid ah maamul goboleedyada dalka ayaa ka caga jiidaya inay u gudbiyaan xafiiska ra’iisul wasaare Rooble liiska guddiyada doorashooyin ka heer gobol iyo heer federal si loo dedejiyo arrimaha doorashada.
D/Goboleedyada Jubaland iyo Puntland ayaa noqday maamuladii u horeeyay ee soo magaca abay xubnihii guddiyada doorashada, maalmo un kadib markii magaalada Muqdisho lagu saxii xay heshiiskii doorashada.
Hase yeeshee maamullada HirShabelle, Gal mudug iyo Koonfur Galbeed, oo lagu tiriyo kuwa ku dhow madaxweyne Farmaajo, ayaan weli soo gudbin liisaska laga sugayo, waxaana durba soo baxaya tuhuno laga qabo arri ntan iyo waxa laga damacsan yahay. Inkasta oo wararka qaar ay sheegayaan in tani ay tahay is ku day la doonayo in lagu dheereeyo waqtiga qa bashada doorashada, haddana Caasimada Onli ne ayaa fahamsan in culeys siyaasadeed oo ha ysta maamulladan dartood ay ugu wacan tahay go’aan qadasho la’aantooda.
Xogtan aan helnay ayaa sheegeysa in sababta arrintan ugu wacan ay tahay ayada oo maamul ladan, gaar ahaan Galmudug iyo HirShabelle ay saameyn iyo faro-gelin xooggan ku leeyihiin mad axda dowladda iyo mucaaradkaba, taasi oo ku adkeysay inay gaaraan go’aan deg deg ah.
Madaxweyne Farmaajo ayaa weli isku dayaya inuu xubno ku dhex yeesho guddiyada ka iman aya maamulladan, halka sidoo kale Midowga Musharaxiinta oo hadda sidii hore ugu dhow ma daxda HirShabelle iyo Galmudug ay iyagana loo lan ugu jiraan inay wax ka helaan xubnaha guddi yada doorasho. Waxaa sidoo kale faro-gelinta aan ka marneyn xildhibaano miisaan culus oo lo olan ugu jira dib usoo laabasho.
Guddiyada doorasho ayaa la rumeysan yahay inay saameyn xooggan ku lahaan doonaan cid da xildhibaan noqoneysa iyo cidda kale, waana taas sababta magacaabistooda la isugu hayo.
Heshiiska 27-ka May ayaa dhigaya in dalka ay doorasho uga dhacdo 60 maalmood gudahood, hase yeeshee sida hadda ay wax ku socdaan waxaa muuqata inaysan doorasho ku dhici doo nin muddadaas. Xigasho:casimadda.net
Maxkamadeynta Rag Loo Heysto Soo Dhoof inta Agabyada Qaraxyada Oo Bilaabaneysa
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee DFS ayaa bilaabeysa dhageysiga Dacwad ka dhan ah ah Rag loo haysto soo dhoofinta Agab yada laga farsameeyo Qaraxyada. Qoraal kasoo baxay Xafiiska Warfaafinta ee Maxkamadda Ciid amada ayaa waxaa lagu sheegay in xafiiska xe er Ilaalinta Maxkamadda uu dhinac ka yahay Ga rmaqalka Dacwad ka dhanKA ah ah Ragga as. Maxkamadda Ciidamada ayaa sidoo kale she egtay in hay’addaha amniga DFS ay ku guul ey steen inay ka hortegayaan 13 Container (Kunt aynar) oo ah Agabyada laga farsameeyo Qarax yada oo laga soo dejin lahaa Dekadda Muqd isho. Maxkamadda Ciidamada ayaa dhageysana yso Dacwad ka dhan ah Rag loo haysto soo dho ofinta Agabyada laga farsameeyo Qaraxyada. Xafiiska Xeer Ilaalinta oo dhinac ka ah Garmaqal kan ayaa sheegay in Hay’adaha Amniga ku guu laysteen ka hor tagga 13 Conta iner (Kuntaynar) oo laga dajin la haa Dekadda Muqdisho” ayuu yi ri Qoraalka kasoo baxay Maxka madda.
Ma shaacin Maxkamadda Ciidamada Qalab ka Sida waqtiga ay bilaabeyso dhageysiga Dac wada ka dhanka ah Ragga loo haysto soo dhoo finta Agabyada laga farsameeyo Qaraxyada oo laga soo dejin lahaa Dekadda M/Muqdisho.
Qarax is-miidaamin ah oo ka dhacay
Qof la sheegay in uu isku soo xiray waxyaab aha qarxa ayaa waxaa uu isku qarxiyay goob Su uqa ah oo ku taal meel u dhow Isgoyska Ex-Co ntrol Afgooye ee magaalada Muqdisho, waxaana ka dha shay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah.
Goobjoogayaal ayaa sheegay in Suuqa uu qara xa ka dhacay lagu iibiyo Hilibka, Mallaayga, si doo kale ay ku dhowdahay busteejo laga raro Gaadiidka dadweynaha ee aada dhinaca D/Dha rkeynley, waxaana xilliga qaraxa uu ka dhacayay ay goobta aheyd mid mashquul badan.
Qaraxa ayaa waxaa ka dhash ay khasaaro is ugu jira dhima sho iyo dhaawac oo soo gaar ay dadkii ku sugnaa meesha uu qaraxa ka dhacay, waxaana la xaqiijiyey dhim ashada 3 qof halka dhaawaca uu gaarayo illaa 10 qof.
Xilliga uu qofka isku qarxinayey halkaas ayaa waxaa meesha taagnaa gaari ay saarnayeen CD FS, gaar ahaan kuwa Militariga lamana oga qof ka isqarxiyey bartilmaameedkiisu uu ahaa Cii da mada Dowladda.
Meesha uu qaraxa ka dhacay ayaa waxaa ga aray ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaal iya, waxaana la joojiyey isku socodka gaadiidka iyo dadweynaha ee Isgoyska Ex-Control oo mar kii horeba qeyb ahaan u xirnaa sababo la xiriiro dhismaha jidka Muqdisho iyo Afgooye.
Xog: Labada qof ee lagu tuhmayo dilkii Naf isa Cumar oo meydkeeda laga helay digsi
Waxaa heer gaba-gabo ah maraya baaritaan ka dilkii fooshaa xumaa ee Muqdisho 7baadkii ho re loogu geystay Nafiso Cu mar C/hi oo 11 sa no jir aheyd, taasi oo meydkeeda maalmo ka dib laga dhax helay Digsi ku jira gurigii ay ku nooleyd oo ku yaalla D/Dharke ynlay ee G/ Banaadir. Waalidka Marxuum Nafisa ayaa sheegay in ha y’adda Dambi Baarista ee C BS ee CID ay soo daayeen 3 qof oo kale oo qo yska kamid ah, ku waasi oo qeyb ka ahaa dadkii la xiray maalintii ay arrintaan soo ifbaxday iya doo lala haray 2 qof oo walaalo ah.
Aabbe Cumar C/hi ayaa Warbaahinta Gudaha ee Muqdisho u sheegay in baaritaan gaar ah uu ku socdo gabar iyo wiil walaalo ah, islamarkaana ay walaalo ilma Abti ah ay ahaayeen hooyada dhashay Marxuum Nafisa, kuwaasoo la sheegay in guriga ay kaligood joogeen markii la weynay ay Marxuum Nafisa oo 11 jir ah.
Wiilka xiran ayaa jira 20 sano halka gabadhana ay jirto 16 sano, waxaana la helay cadeymo qaar oo la xiriirinaya in arrintaan ay iyaga ka dambeey een sida aan ka soo xiganay CID-da Soomaaliya oo kiiskaan gacanta ku heysa, balse weli laguma caddeyn arrintan.
Booliska Soomaaliya oo faah faahiyay khasaaraha ka dhashay qaraxa
Afhayeenka Ciidamada Booliska Soomaaliyeed Sadiiq Aadan (Duudishe) ay aa she egay in qaraxa ka dhacay agagaar ka Ex-koon torool Afgooye uu ahaa mid loo ade egsaday ruux isku soo xiray waxyaabaha qar xa.
Afhayeenka oo Warhaabinta kula hadlay Mu qdisho ayaa sheegay in Goobta la qarxiyay ay aheyd meel mashquul badan, balse ay qaraxa ku dhinteen 2 ruux oo uu k ujro ismiidaa miyihii iyo Haweeney Shacab ah.
Waxaa uu hadalkiisa intaasi ku daray in 28 ru ux oo kale oo Shacab ahaa ay qaraxaasi ku dha awacmeen, isla markaana hay’adaha Amniga do wladda Soomaaliya ay wadaan baaritaan dheera ad ah oo la xiriira qaraxa. Ilaa iyo hadda majirto cid sheegatay mas’uuliyada qaraxa ay ku waxy eeloobeen dad Shacabka ah ee ka dhacay Agag aarka Ex-K Afgooye M/Muqdisho
Dhinaca kale Afhayeenka C/B/Soomaaliya Sadiiq Aadan Doodisho ayaa Shalay warbaahi nta u sheegay Gabadhii dhawaan la la;aa oo la gu arkay meydkeeda Digsi weyn oo yaala gurig oda in kiiskaan uu marayo meel wanaagsan isla markaana dhowaan ay soo saari doonaan warbi xin dhameestiran.
Falkaan oo ahaa mid aad u fool xun ayaa ca bsi weyn ku abuuray qaar kamid ah shacabka Muqdisho oo ilaa hadda aad u hadal haya.
5 dhalinyarro ah oo ku dhintay xeebta Liido,
5 Dhalinyarro ah ayaa Ku Dhinteen Xeebta Lii do ee M.Muqisho Maalinimadii Khamiista ee wa rar ayaa intaa raacinaya in Meydka 4-ta dha lin yaro ah ayaa ku soo caariyey xeebta Liido ee M/ Muqdisho, iyadoo la soo sheegey in mid kale la la’yahay tan & markii ay dabaal u aadeen xe ebta Liido.
Dhalinyaradan ayaa qaar ka mid ah waxay ka mid ahaayeen ardaydii dhameysatay imtixaana adka shahaadiga ee sanadkaan, iyagoo ka qalin jabinayay dugsiyada sare ee dalka. Qoysas ka dhallinyaradan ayaa tan iyo maalin tii uu falka an dhacay waxay ku gaaf wareegayeen xeebta Liido, si ay nolol iyo geeri u helaan ubadkooda.
3 ka mid ah maydadkooda ayaa la helay isla maalintii khamiista, halka mid kalena ay Jicihii xeebtu soo caarisay. Welise waxaa maqan mid kii shanaad oo la baadi goobayo.
Dhalinyarada geeriyooday oo la sheegay in ay ahaayeen saaxiibo ka wada tirsan koox kubada cagta ah oo ka dhisan degmada Yaaqshiid, ayaa maalintii khamiistii xeebta u tagay si sawirro ugu soo galaan.
Hase ahaatee, markii dambe qaar ka mid ah ayaa ku taliyay in ay xeebta ku dabaashaan, ta asoo keentay in qeybtood ay baddu la tagto.
Waalidiinta dhalay ayaa dowladda ku eedeey ay in aan masuuliyad la iska saarin badbaada bo qolaalka dhallinyaro ee xeebta u dalxiis taga.
Madaxweynaha Jubbaland oo la kulmay Mad axa Hay’ada Caafimaadka Aduunka
Madaxweynaha DG/Jubaland Axmed Maxam ed Islaam, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaa bilay Madaxa Hay’ada Caafimaadka Aduunka ee WHO u qaabilsan Soomaaliya Dr Mamunur Ra hman Malik iyo wafdi uu hogaaminayo oo booqa sho ku yimid Jubaland.
Waxaa Madaxweynaha kulankan ku wheel inayay Wasiirka iskaa shiga iyo xiriirka Caalami ga ah Mursal Maxamed Khaliif iyo wasiirka Caafim aadka iyo daryeelka Bulsh ada Maxamed Ibrahim Ogle.
Kulanka waxaa lagaga hadlayay sidii WHO ay u balaarin lahayd tageerada dhinaca Caafimaad ka ah isla markana la iskaga kaashan lahaa sha qooyinka baaxada leh ee W/Caafimaadka & WHO ay sida wadajirka ah u qabtaan.
Al-Shabaab oo shaacisay inay dib u qabsatay deegaano ku yaalla gobolka Sh/Dhexe
Dagaalyahanada kooxda Al-Shabaab ayaa waxaa lagu soo warramayaa inay markale dib ula wareegeen deegaanadii ay dhowaan ka qab sadeen ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ee ku yaalla gobolka Shabeelaha Dhexe.Qoraal ka soo baxay Al-Shabaab, isla-markaana lagu baahiyey baraha bulshada ee Internet-ka ayaa waxaa lagu sheegay in dagaalyahanadooda ay haatan ku sugan yihiin deegaanada War-Ciise, Qoordheere, Wararaxley iyo kuwa kale oo ka tir san gobolka Shabeelaha Dhexe.
Al-Shabaab ayaa sheegatay inay Shalay si na bdoon kula wareegtay deegaanadaasi oo dhowa an howl-gal milatari ku qabsadeen ciidamada do wladda Soomaaliya, kadib dagaallo culus oo ka dhacay duleedka M/Jowhar ee caasimada maa mulka HirShabelle.
Wararka ayaa intaasi ku daraya in haatan ciid anka dowladda ay ku sugan yihiin deegaanka Biyo-Cadde oo ay saldhig ku leeyihiin ciidanka AMISOM, gaar ahaan kuwa Burundi.
Sidoo kale labada dhinac ayaa dhaq-dhaqaa qyo culus ka wada deegaanadaas, iyada oo sha cabka ku dhaqan halkaasina ay cabsi ka muujin ayaan in dagaal uu ka dhaco hal kaasi.
Ciidamada Xoogga dalka ayaa muddooyinkii lasoo dhaafay xooji yey dhaq-dhaqaaqyada ay ka wadaan gobolka Sh/Dhexe oo ay ka dhaceen dagaallo culus oo uu khasaare xoogan kasoo gaaray labada dhin ac, kadib markii ay isku fara-saareen gudaha gobolkaasi.
Al-Shabaab ayaa weli ku xoogan deegaanada maamulka HirShabelle, iyaga oo deegaano bad an ka heysta G/Hiiraan iyo Sh/Dhexe ee maamu lkaasi.
Deni oo sheegay inay jiraan dad diidan horumarka Puntland
Md.Saciid C/hi Deni Madaxweynaha D/G/Pu ntland ayaa sheegay inay jiraan dad diidan hour marka Puntland iyo nidaamka xisbiyada badan ee Puntland dooneyso inay ku gasho doora shada.
Sidoo kale Deni waxaa uu sheegay in beelaha qaar ee degaannada Puntland ay durba kasoo yeereyso qeylo-dhaanm isla markaana midkasta uu doonayo in nidaamka dimuqraadiga ah uu ku helo wixii uu ku heli jiray hab beeleed.
"Qabaa’iladii isuma noola. Isimadii waxgarad ka ahaa runtii way yaaban yihiin. Beeldaaje Cali Faarax oo Ufayn ka hadlayay wuxuu noo sheeg ay inay dadkii is naceen."Iyadoo aan la gaarin doorashadii, ayaa la leeyahay waxeena xaggaas dhig, maalin walba gar ayay ku jiraan” sidaas wa xaa yiri madaxweyne Deni.
Ugu dambeyn Md.Deni waxaa uu sheegay in nidaamka xisbiyada ee laga hirgelinayo Puntland uu yeelanayo cadow farabadan, iyaga oo diidan horumarka.
Dooli ku caan baxay urinta Miinooyinka oo hawlgab noqday
Ka dib shan sano oo uu urinayay miinooyinka dhulka lagu aaso iyo walxaha qarxa ee Kambod iya ayuu dooliga lagu magacaabo Magawa uu noqday hawlgab.
Jiirkan weyn ee ka soo jeeda qaarada Afrika gaar ahaan dalka Tanzania ayaa waxaa tababar
tay hay’ad samafal h oo dalka Belguim laga lee yahay lana ah yiraa hdo APOPO, si uu u kashifo miinooyinka dhulka lagu aaso, kadibna si amm aan ah looga soo saaro.
Magawa waxuu nadiifiyay in ka badan 141 ,000 oo mitir murabac ah oo dhul ah, oo u dhig anta ilaa 20 garoon kubada cagta ah lagu ciyaari karo, waxana uu uriyay oo uu kashifay illa 71 mii no oo dhulka lagu aasay iyo 38 walxaha qarxa oo aan qarxin, sida ay sheegtay APOPO.
Dooligan ama jiirkan ayaa ku guuleysatay abaalmarinta ugu sareysa ee samafalka British ka sanadkii la soo dhaafay.
"In kasta oo weli caafimaadkiisu wanaagsan yahay, haddana wuxuu gaaray da’da hawlgab oo wuxuu si cad u bilaabay inuu gaabiyo,” ayuu yiri sarkaal u hadlay hay’adda APOPO.
Magawa waa uu qayb ka ahaa koox jiir ah oo loo tababaray kashifista miinooyinka, Waxana uu ku dhashay jirkan dalka Tansaaniya sanadkii 2014, waxaana la geeyay dalka Cambodia san adkii 2016kii.
Hay’adda APOPO waxay ka shaqeysaa barn aamijyada Angola, Zimbabwe iyo Mozambique si loo nadiifiyo malaayiin miino oo looga haray dag aalada iyo colaadaha. In ka badan 60 milyan oo qof oo ku nool 59 waddan ayaa weli waxa ay halis ugu jiraan miin ooyinka dhulka lagu aaso iyo walxaha qarxa. Sa nadkii 2018, miinooyinka dhulka lagu aaso iyo haraadiga kale ee dagaalka waxay dileen ama dhaawaceen 6,897 oo qof, sida ay sheegtay hay’addan APOPO.
AMISOM oo war ka soo saartay eedeynta dowlada Soomaaliya ee dalka Kenya
Bayaan ka soo baxay howlaglka Midowga Afrika ee AIMSOM ayaa lagu shaaciyey in AMISOM ay baareyso xaqiiqda eedeymaha ay dowlada Soomaaliya u soo jeedisay dowlada Kenya ee ah in ciidamadeeda ay duqeysay deegaano ka mid ah gobolka Gedo.
Wasaarada Arrimaha Dibbada ee dowlada Soomaaliya ayaa qoraal ka soo baxay waxaa lagu sheegay in ciidamada Kenya ay duqeyn ka geysteen gob olka Gedo oo dad rayid ah ay ku dhinteen.
"Howlgalka ayaa hadda ku howlan aruurinta macluumaadka ku saabsan shilka la soo shee gey, waxaana si dhow ula shaqeyn doonaa Dow ladda Federaalka Soomaaliya, Wasaarada Arim aha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga iyo dham maan daneeyayaasha kale oo ay khuseyso inta aan baareyno arintaan,” ayaa lagu yiri bayaanka AMISOM.
Sidoo kale qoraalkan waxaa lagu sheegay in AMISOM ay waajib ku tahay inay si habsami leh ugu fuliso howlaheeda loo igmaday ee Sooma aliya, si waafaqsan asluubta, iyadoo la raacayo dhammaan sharciyada caalamiga ah ee khusee ya howlgalka. "Sidaas darteed waxaa ka go’an inay baaraan dhammaan eedeymaha ku saab san xad-gudubyada xuquuqda ka dhanka ah ee loo geysto rayidka.
Dad ka careysan doorashada Somaliland oodibad-bax ka dhigay Gibiley
Wararka laga helayo Somaliland ayaa sheega ya in Shalay dadweyne careysan ay xirteen wa ddada isku xirta magaalooyinka Hargeysa & Gib iley ee maamulkaasi, kuwaas oo isugu soo bax ay waddooy inkaasi oo ay ku xireen taaya ro.
Dadweynahan ayaa isku soo baxay, ka dib markii uu doorasha golaha deega anka ee Gibil ey uu kusoo bixi waayey mushar raxa Ucid ee ka sharraxnaa degmadaasi.
Sidoo kale dibad-baxayaa sha oo isugu yimid deegaanka Arabsiyo ayaa sheegay in la masuq-maasuqay doorashooyinka Isniintii lasoo dhaaf ay ka dhacay maamulkaasi.
Dibad-baxayaasha oo isugu jiro rag iyo dumar ayaa sidoo kale hakiyey isku socodka labada ma gaallo, waxaana arrintan ay saameyn ku yeel at ay dhaq-dhaqaaqa dadka iyo gaadiidka.
Wararka ayaa sidoo kale intaasi ku daraya in goordambe ay halkaasi gaareen ciidamo ka tir san kuwa Booliska Somaliland oo ku guuleystay inay kala dareeriyaan dadkaasi.
Xaaladda ay dijeyeen balse goobta ay rabsha daha ka dhac een ayaa waxaa ka muuqda bur bur iyo gubasho laamiga ah, maadaama taayaro wa weyn lagu gubay.
Doorashadan oo ah kuwa xasaasi ah ayaa wa xaa ku loolamaya xisbiyada Kulmiye, Wadani iyo Ucid, iyada oo la shaaciyey natooyinka magaa looyinka qaar.
Somaliland ayaa waxaa 7dkii hore ka dhacay doorashooyinka golaha wakiilada iyo deegaan ka, iyada oo codadkooda ay dhiibteen dad u kor u dhaafaya illaa hal milyan oo qof.
Natiijada Doorashada gobolka Maroodi-Jeex ee Somaliland
Waxaa lagu dhawaaqay natiijada doorashada gobolka Maroodi-Jeex ee sida aadka loo suga yay iyadoo uu ahaa gobolka uu ugu dambeeyay ee Golaha Wakiillada gobolka Maroodi-jeex oo ka kooban 20 xubnood ayaa looguu kala guuleystey sidan hoos ku qoran; Kulmiye: 8 kursi
Waddani: 7 kursi
Ucud: 5 kursi.
Xubnaha ku guuleystey kuraasta ayaa waxa ka mid ah Barkhad Jaamac Xirsi Batuun oo xisbiga Wadani ka tirsan,Xasan Saleebaan Dhuxul Laab-saalax oo ah abwaan caan ah oo ka tirsan xisbiga Kulmiye
Xisbiga mucaaradka Waddani ayaa Golaha Wakiillada Somaliland oo ka kooban 82 xubnood ka helay 31 kursi, halka Kulmiye helay 30 kursi, Ucid-na wuxuu helay 21 kursi.
Guud ahaan kuraasta Wakiilada cusub ee Somaliland ayaa waxaa ku guuleytey rag iyadoo aysan dumarka wax xubin ah ku lahayn.
Magacyada xubnaha Golaha Wakiillada MAROODI-JEEX
KULMIYE
1. Axmed Maxamed Maxamuud
2. Axmed Cabdi Muuse Cige
3. Cabdikariin Maxamed Muxumed
4. Yaxye Cabdillaahi Aamiin Ismaaciil
5. Xasan Saleebaan Dhuxul Laab-saalax
6. Maxamed Xuseen Jaamac Raamboo
7. Axmed Yuusuf Nuur Guruuje
8. Cabdillaahi Sh. Muxumed Axmed.
WADDANI
1. Barkhad Jaamac Xirsi Batuun
2. Axmed Dayib Aadan Guuleed (Ku caddeeye)
3. Siciid Maxamed Ismaaciil Diiriye ”Sokeeye”
4. Jamaal Aadan Diiriye Ciise
5. Eng. Axmed Cabdi Ibraahin Cige
6. Xuseen Ismaaciil Jaamac Xirsi Budul
7. Ibraahin Maxamed Jaamac.
UCID
1.Cabdinaasir Yuusuf Cismaan
2. Maxamed Khadar Daahir Mooge
3. Maxamed Jaamac Ismaaciil
4. Maxamed Cismaan Maxamed
5. Maxamed Xasan Siciid
Natiijada doorashada Golaha Deegaanka Hargeysa oo lagu dhawaaqay ayaa xisbiga Wadani waxaa uu ka helay 7 xubnood,Kulmiye 6 xubnood halka uu UCID ka helay 4 xubnood.
Magacyada Golaha Deegaanka Hargeysa.
WADDANI
1. Cabdikariin Axmed Mooge
2. Yaasiin Cumar Yare .
4. Faysal Cabdiraxmaan
5. Cabdi Maxamed Faarax
6. Mawliid Maxamed Giire
7. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Maxamed.
KULMIYE
1. Aadan Jaamac Modeeye
2. Siciid Jaamac Cali
3. Cabdiraxmaan Soltelco.
4. Jamaal Cismaan Cabdille
5. Axmed Juxa
6. Maxamed Abiib Siikaawi.
UCID
1. Siciid Cabdisamed Cudhay
2. Xuseen Ibraahim Askar
3. Cabdikariin Xasan Garas
4. Khadar Axmed Cumar
Dowladdaha Suudan Iyo Kenya Oo Wadaha dal Muhiim Ah Yeeshay
Rwasaaraha dalka Sudan, Cabdalla Xamduuk waxaa uu Xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirada Arri maha Dibedda Kenya, Raychelle Omamo.
2da Mas’uul waxay Kulankooda kaga wada ha dleenXiriirka dalalkooda iyo qabanqaabada Shi rka Guddiga WadaJirka ee D/Sudan iyo Kenya ee dhici doona bisha soo socota ee July.
W/Warar ka Sudan ee SUNA waxay shee gtay in R/W.Cabdalla Xamduuk iyo Wasiir ada Arrimaha Dibedda Kenya, Raychelle Oma mo ka wada sheekeysteen sidii ay Sudan uga fa a’ideysan lahaa Khibradaha Kenya ee Dib-u-ha baynta Dastuurka iyo Qabsoomida Doorashooy inka. Kulankaasi waxaa gooboog ka ahaa W/Arrimaha Dibedda ee Sudan, Maryama Saad aq Al-Mahdi, Agaasimaha Waaxda Arrimaha Afri ka ee W/Arrimaha Dibedda Sudan, Ambassador Xasan C/salaam iyo DanJiraha Kenya u Jooga Khartoum.
Wafdiga ay hoggaminaysay W/Arrimaha Dib edda Kenya, Raychelle Omamo oo Doraad bo oqasho ku tegay Sudan waxaa la sheegay inay Shalay dib ugu laabteen Nairobi.
Booliska Interpol Oo Ku Gacan-Sayray Codsi Uga Yimid Dowladda Turkiga
Ururka Boliska Caalamiga ee ITERPOL ayaa la sheegay inay ka biyo diideen Codsiyo ay Dow ladda Turkiga ku doonaysay in loogu soo gacan geliyo 773 Eedeysane oo ka tirsan Kooxda Mu caaradka ee FETO Ku-xigeenka Wasiirka Arrimaha Dibedda Tur kiga, YAVUZ SELIM KIR AM oo la hadlay Guddi ga Xir iirka Dibedda ee Barlamaanka Turkiga, wu xuuna xusay inay INTERPOL ku gacan-sayrtay Co dsiyo looga dalbaday inay soo qabtaan 773 qof oo Turkish ah oo ku nool Diba daha, kuwaasi oo ka tirsan Kooxda FETO ee uu hoggaamiyo Fatxullaah Gulen.
Waxaa kale oo uu qiray in Iskaashiga Turk iga iyo INTERPOL ee Arrinta Kooxda FETO uu na gaarsiisnayn Heerkii la doonayey.
Hadalkiisa waxa uu ku soo beegmay iyadoo ay Dowladda Turkiga marti-gelin doonto Shirwey naha 89-aad ee Golaha Guud ee Ururka Boliska Caalamiga ee ITERPOL bisha November 20-da ilaa 25-da oo lagu qaban doono magaalladda Istanbul.
Kooxda Mucaaradka ee FET0 waxaa lagu eedeeyaa inay ku lug lahaayeen Afgembigii Fa shilmay ee Madaxweyne Erdogan xilka looga tu uri lahaa bishii July 15-dii ee sanadkii 2016-kii.
In ka badan 100 Ruux oo lagu dilay weerar
Koox hubeysan ayaa dilay ku dhowaad 100 qof oo rayid ah weerar Habeen hore lagu qaa day tuulo ku taal waqooyiga waddanka Burkina Faso, sida ay sheegtay dowladda dalkaas.
Kooxahan ayaa habeenkii Jimcaha soo weerar ay tuulada Solhan ee gobolka Yagha oo xuduud a la leh waddanka Niger, waxayna dileen dadkii deegankan ku noolaa, iyagoo sidoo kale gubay suuqa tuuladaas. Weerarkan oo aan cidina sheegay ayaa dowl adda Burkina Faso ku til ma amay inay soo qaadeen kooxo argagixiso ah.
Weerarada kooxaha jihaadiyiinta ah ee lala xariirinayo al-Qaida iyo kuwa Galbeedka Africa ee gobolka Saaxil ayaa si aad ah kor ugu kacay tan iyo bilowgii sanadkan, gaar ahaan dalalka Bu rkina Faso, Mali iyo Niger, iyadoo dadka ugu bad an ee dhibaatadu ka soo gartay weeraradan ay yihiin kuwa rayidka ah.
Dowladda Burkina Faso ayaa ku dhawaaqd ay muddo 72 saacadood oo baroordiiq qaran ah, waxayna sheegtay in tirada horudhaca ah ee da dkii ku dhintay weerarkaas ay gaareyso 100 qof.
Rabshadaha ka socda waddanka saboolka ah ee abaaruhu ka jiraan ee Burkina Faso ayaa ba rakiciyeen in ka badan hal milyan oo qof laba sa no gudahood, hase yeeshee Burkina Faso ayaa sidoo kale martigalisay ilaa 20 kun oo qaxooti ah oo ka yimid dalka deriska la ah ee Mali, kuwaas oo doonaya inay ka nabad galaan weerarada
HALKA LAGA KEENEY TURKEY IYO MEESHA LOO WADO SACUUDI
Mahad dhamaanteed alle ayay u sugnaatay,nabigeena suubannah naxariis & nabadgalyo korkiisa ha ahaato. Maqaalkan waxa aan uga hadlayaa Isbada llo Ka socda qaar kamid ah wadamada islaamka, gaar ahaan Labo waddan oo Ka mid ah waddamada ugu Tunka weyn waddamada islaamka waaana:….
{A} Turkiga {B} Saudia Arabia
2daan waddan waxa aan u soo qaatay sababo la xiriira in ay yihiin waddamo muraayad u ah islaamka kuwaas oo ta ariikh ahaanba huwan Diinta islaamka. Xogtaan waxa ay ku koobnaan doontaa qarnigii tagay & kan lagu jiro oo kal iya, waxaana is dul taagi doonaa waddan waliba suu aha a anigoo isbaddelladaas ku saleynaya qodobbada soo socda.
Hormarinta dhinaca dacwadda Diinta islaamka
• Hormarinta & garab qabashada Waddamada islaamka • Hiigsiga uu mid wa liba hiigsanayo siduu u noqon lahaa mid ka ciyaara darajo sare marka lafiiriyo arimaha laxirriira islaamka iyo guud ahaan caalamul islaamiba.
Si aynu u dheehano sirta ku daahsoon awoodaha iyo loollanka mal dahan ee ka jira waddamadaan aynu u daadagno gunta dhigaalka inagoo ku horaysii nana Turkiga.
TURKEY
Turkigu waxa uu ahaa xaruntii ay ku shaqeyn jirtay dowladii Cismaaniyiinta, taas oo u dambeysay Khilaafooyinkii islaamka soo marey.Sidoo kale Tur kigu waxa uu ahaa xaruntii ugu dambeysay oo uu ka taliyo taliska guud ee isla amka.
Awooddii ay ku naaloonaysay Turkigu waxa ay daciiftay bilowgii Qarnigii 18aad. Kolkaas gaaladu waxa ay isku deydey iney inqilaabto Turkiga, weyna inqilaabtay.
Sannadii 1924 Mustafe Kamal AtaaTurkey ayaa Aas-aasay Jamhuuriyadda Turkiga. Reer galbeedku waxay la galeen ballan salka ku haya inaan dib da mbe loo maqal khilaafo islaamiya iyo in shareecada islaamka la tir-tiro, laguna shaqeeyo qaanuunka reer galbeedka Iwm.
Sannadii 1925 waxa uu soo saaray qaanuun mamnuucaya shacaa’irta isla amka sida: • Gabadhu iney xijaabato, • Cimaamadda madaxa la saarto, • Sal aanta Muslimiinta isku salaaman iyo wixii la halmaala., Sidoo kale sannadii 1928 waxa uu mamnuucay, • In shareecada islaamka la barto, • In Afka Cara biga lagu adimo, • Raga iyo dumarka iney dhaxalka ka siman yihiin. • Iwm.
Intaas waxaa u sii dheerayd mamnuuc ka ahaanshaha uu mamnuuc ka yah ay qof Turkey ahi inuu Xajka aado muddo dheer oo 20 iyo dhowr sano ah.
Masaajidka ugu weynaa Turkiga waxaa loo baddalay madxaf dadku ay bo oqdaan.
Nin la yiraahdo Cadnaan madri oo reysal wasaare ka noqday dalkaas kaas oo hogaaminayey xisbul caddaala isagoo loollan doorasho ku jira ayuu raacay diyaarad. Hagaha diyaarada (Beylood) ka ayaa u sheegey rakaabku iney isd iyaariyaan oo ay diyaaraddu dhacayso cilad jirta owgeed .
Cadnaan wuxuu ballan ku qaaday hadduu alle ka badbaadsho shilkan uuna mar hogaanka Turkiga u gacan kalo, inuu ku celiyo islaamnimada.
Awooda Alle iyo qaddarkiisa Qurxoon dartiis wuxuu cadnaan noqday sha khsiga kaliya ee ka badbaaday shilkaas.
Wakhtigu waxa uu is guraba waxaa dhacday doorashadii laga qorshaynay ay waddankaas waxaana ku soo baxay codayntii cadnaan, waxa uuna ku guu leysat ay majaro u qabashada dalkaas.
Shacabka Turkigu waxay ku jireen nolol adag waxeyna u heelanaayeen qof mar qura ka sheekeeya islaamka.
Cadnaan guushiisii ka dib waxa uu shacabkiisa u sheegey, haddii ay dha lato Bisha Ramadaan in lagaga Adimmi doono Af Carabiga gabi ahaan Mas aajidda Dalkaas.
shacabkiisu waxay aad ugu riyaaqen arinkaas halka ay aad uga xumaade en reer galbeedku, maadama uu ka xuub siibtay Dal ay ku soo tababareen Cil maaniyadda.
Wakhtigaan la joogo Turkigu ma ahan kii hore ee la dhalan rogay se waa mid ku dhisan jaceyl Diineed iyo difaacida dadka Muslimka ah.
Aan inyar ka sii ifiyo Turkiga uu Shalay hoggaanka u hayo madexweyne Erdogan,
waxaa aad looga dheehdaa inuu yahay shakhsi ku faana Islaanimadiisa kaas Dalkiisa iyo Dadkiisaba Diin jaceyl ku haga. Sidoo kale waa hoggaamiye in badan ka shaqeeyey sidii uu Turkigu u noqon lahaa Dal Hormuud u ah Islaa mka. Sidii loo mideyn lahaa dalalka islaamka oo ay isku garabsan lahaayen.
Sidii Diinta loo difaaci lahaa loogana soo horjeedsan lahaa islaam nacaybka.
Difaacida dadka muslimiinta ah ee daafaha Adduunka ku dhaqan hadey soo wajahdo dhibaato. Udoodidda qadiyaha islaaamka sida arinta Walaala heen Reer Falastiin. Turkigu marma marka ka danbaysa waxaa ka soo yeera baaqyo farxad galsha Quluubta Muslimiinta sida in dib loo furo Masjidyo horey Madxaf u ahaa.
Waxaa tusaale nool ah wakhti xaadirkan Madxafka caanka ah ee Hagia So phia oo ku yaal M/Istanbul in markale loo bedalay Masjid,ka dib go’aan uu ga aray Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan.
Guntayda iyo gunaanadkayga Turkigu waa waddan Koraya dhan kastoo la ga Qiimeeyo sida
SAUDI ARABIA
Waddankani waa dal ku yaal galbeedka Aasiya oo ka kooban qaybta jasiir adda Carabta. Sacuudi Carabiya ayaa ah gobolka ugu weyn ee madaxbanna an Bariga Dhexe, kaas oo juqraafi ahaana ah gobolka shanaad ee ugu weyn Asia tan labaad ee dunida Carabta ka dib Algeria iyo 12aad ee adduunka ugu weyn. Sacuudi Carabiya ayaa xuddun u ah Jordan iyo Ciraaq waqooyi, Kuw ait ilaa waqooyi bari, Qadar, Bahrain iyo Imaaraad ka Imaaraadka Carabta xagga bari, Oman ilaa koonfur &yemen xagga koonfureed.
Waxaa laga soocay Israel iyo Masar Gacanka Cadanba,waana waddanka keliya ee leh xeebta Badda Cas iyo xeebta Gacanka oo badi dhulkeedu wuxuu ka kooban yahay lama degaan,dhul hoose iyo buuro.
Sacuudi Carabiya waa isha dhaqaalaha ugu weyn ee Bariga Dhexe ilaa Oktoobar 2018 iyo dalka 18aad ee adduunka ugu weyn.
Saudi Carabia waa waddan dadkiisu Muslim yihiin waxaana laga soo saar ay Nabigeena Naxariis iyo nabad galyo korkiisa ha ahaato.
Sidoo kale waa waddan ay ku yaallaan goobo nagu weyn haddaan nahay dad ku abtirsada Islaamka, waxaa ku yaala Xarameynkii.
Waa waddan Islaamku wada ilaashado maadaama uu yahay xaruntii islaamka waa mid waajib naga saaranyahay inaynu wada Ilaalino sharafta iyo Kara amada Saudia Arabia.
Aynu u daadagno gunta dhigaalkeena iyo dhulka la isku yiraahdo sacuudi carabiya.
Sacuudigu waa waddan soo maray taariikh iyo mar-xaalado kala duwan , waa waddan xuddun u ahaa furashooyin badan (Fatuuxaad).
Uma dhaadhacayo taariikhdii ay soo martay sacuudi carabiya se waxaan waxyar ka iftiimin doonaa xog yar oo ku saabsan.
Sacuudi carabiyadii mucaasirka ahaa waxa uu ahaa waddan ku dhaqma Diinta Islaamka iskuna xukumma dhammaan shacaa’irta Islaamka weliba dhowra. Waxa uu ahaa waddan Lagu barto shareecada islaamka , waddamada Islaa mkana ka caawiya xaga faafinta dacwada Islaamka.
Sucuudigu wuxuu ahaa waddan xuddun u ah Mabda’a Salafiga.
Waxa uu ahaa waddan Mar waliba isku arka kan ugu sareeya marka laga hadlayo wax yaabaha ku saabsan Islaamka.
Waxa uu ahaa waddan ka qeyb qaata caawinta dadka dhibaataysan ee ku dhaqan waddamada danyarta ah ee Islaamka.
Waxa uu siin jiray Waxbarasho Bilaash ah Ardeyda huwan haybada Islaamnim ada ah ee daafaha Dunida kala joogta.
Waxa uu qeyb ka qaadan jirey horumarr ada waddamada Islaamka ee Faqriga ah.
Nasiib darro Wakhtiyadan Danbe waxa ay cagta saartay waddo hoos u dhi gaysa Qiimaheeda iyo Sumcaday Islaamku u hayeen.
Tan Micnaheeduna ma’ahan in wanaagii sucuudigu ee aan kor ku soo xus nay uu bur buray balse waa saadaal laka dheehan karo in loo baqayo.
Sababtoo ah wakhti xaadirkan uu yimid wiilka dhaxal sugaha ah ee Moham ed binu salmaan, waxa uu la soo baxay dagaal uu ku hayo ku dhaqankii share ecada Islaamka.
Marba marka ka danbaysa waxaa ka soo dhalaala waxyaabo aan lagu far xin.
Arimihii u dambeyey oo uu ku kacay waxaa kamid ah: Inuu furey goobo koob ciyaar lagu sameeyo (dance). Inuu dhiirigashay Isdhexgalka Ragga iyo Dumarka Ajanabiga kala ah taas oo qayb ka noqotay inay Isku meel kuwada qoobka ciyaaraan.
In uu waddanka ku casumay dadka ugu xun xun dadka ku caanka ah qoobka ciyaar ka (dance ) waddankii ugu barakada badnaa waddamada.
Inuu hoos u dhigey dacwadii hay’ada fari qada kheyrka iyo kareebidda xumShalay taas oo ka shaqeyn jirtay Saudi Arabia.
Inuu baddalay boor ku dhaganaa Waddada aadda Medina Almunawara taas oo ay ku qorneyd "waxaa gali kara dadka Muslimka ah” isagoo u badalay Aagga xaramka oo kaliya.
Inuu sameeyey xarumo shaneemooyin ah oo la iskugu yimaado.
In uu mamnuucay in makarafoonka Salaada kor looqaado uuna diiday in bannaanka laga maqlo Quraanka iyo Salaadda marka la Tukanayo.
In ay dowladiisu ku dadaaleyso In waddanka laga dhigo waddan loo soo Dalxiis tago, taas oo saamayn taban yeelan karta.
Inay ciqaab kala kulmaan culumadii isbida inay wax saxdo.In qadiyadihii Islaamka ee guud aad moodid inuu ka xuub siibanayo sacuudiga, xitaa laga cabsi qabo inuu afku is dhalan rogo.
Guud ahaan waxyaabahaasu waxay cadaymo u yihiin dib u socodka kasoo dhala alaya maamulka furaha u haya sucuudiga oo ah waddanka ugu Barakada badan Wadamada Islaamka.
Waxaa nagu waajib ah inaan ka dhiidhino intii awoodeenna ah sidoo kale aan u Ducayno inuu alle noo xafido Waddamada shacaatirka iyo taariikhaha islaamku ku dugan yihiin gaar ahaan sucuudi carabiya.
Ugu danbayn Ujeedadeydu waxa ay ahayd inaan isla aragno halka Turkiga laga keeney iyo halka loo wado, sido kale halka Sucuudigu joogi jirey iyo halka loo wado.
Haddaba waxaa muhiim ah arrimaahaas oo dhan inaan si fiican isha ugu hayno waayo Adduunyada Shalay isbadallo iyo tar tamo xooggan baa ka soc da la socodkoo duna waxa ay muhiim noogu yihiin fursaha aan uga diirad qaa dan karno sidaan u sam ayn lahayn isbaddal Dal iyo Dad iyo ka qaa dashada waayo-aragnimo mid taban iyo mid togganba ah.
Waxaan idin ku dhex xusuusin dhigaalkan in lagu jiro xilli adag, waxaa muhi im ah ina an Diinteena Gows Dambeedka ku Qabs ano oo ku Dhaqankeedana ku Dadaalno. Sidoo kale aynu isku Ducayno In Alle Mideeyo Umadda Islaamka. Alle iimaanka hanagu sugo, Khaatumadana hanoo wanaajiyo.
W/Diyaariyey:-Abdirahman Mohamed Aden – Waxaad kala xiriiri kartaa Jaaburi999@gmail.com.xigasho:-caasimadda.net
Operations Analyst
Job categories Project Management, Programme Management
Vacancy code VA/2021/B5001/21864
Level ICS-8
Department/office NYSC, Peace and Security Cluster
Duty station Mogadishu, Somalia
Contract type International ICA
Contract level IICA-1
Duration Ongoing contract (Open-ended, subject to organizational
requirements, availability of funds and satisfactory performance)
Application period 02-Jun-2021 to 16-Jun-2021
Applications to vacancies must be received before midnight Copenhagen time (CET) on the closing date of the announcement.
Peace and Security Cluster
The UNOPS Peace and Security Cluster (PSC) is a principal service
provider in the field of mine action with the United Nations Mine Action
Service (UNMAS), UNDP, UNICEF, Governments of mine-affected countries and other
mine action partners. It is led by the Director, who has overall
authority and accountability for the performance PSC on behalf of its
clients. TheDirector is responsible for administering and providing
oversight of the day-to-day management of the Project Field offices, both
according to the client requirements and in line with UNOPS rules and
regulations.
UNMAS
United Nations Mine Action Service (UNMAS) is a division of the Office of Rule of Law and Security Institutions (OROLSI) in the Department of Peacekeeping Operations (DPKO). UNMAS is mandated by the United Nations General Assembly (RES/68/72) to ensure an effective, proactive and coordinated response to the problem posed by a wide range of explosive hazards. Legislative mandates also recognize UNMAS technical expertise in responding to threats posed by unsecured and unsafe conventional weapons and ammunition stockpiles. As an office within DPKO, UNMAS supports peacekeeping and special political missions in accordance with Security Council mandates.
UNMAS as a component of the United Nations Support Office in Somalia (UNSOS) provides explosive hazard management capacities, including mitigation, to AMISOM as part of a logistical support package. Non-lethal tactical advice and analysis are delivered by UNMAS technical advisors located in each AMISOM Sector Headquarters and at AMISOM Force Headquarters, who support AMISOM planning and operations. UNMAS support includes both enabling ("operate in spite of IEDs”) and response ("defeat the device”).As a component of the UN Mission in Somalia (UNSOM) UNMAS also supports the Federal Government of Somalia, including the Somali Police Force, Somali Explosive Management Authority and National Security Advisor.
.
.
*CANDIDATES WITH NO
UN OR UNOPS EXPERIENCE ARE ENCOURAGED TO APPLY *Qualified fe...
Treats all
individuals with respect; responds sensitively to differences and enc...
Education/Experience/Language requirements
Education A First
Level University Degree (Bachelor’s Degree or e...
Contract type, level and duration
Contract type:
International Individual Contractor Agreement (IICA) Contract lev...
Please note that the
closing date is midnight Copenhagen time Applications ...
Background Information - UNOPS
.
UNOPS is an
operational arm of the United Nations, supporting the successful imp.
HALKAAN KA AQRISO W/WARGEYSKA MOGADISHU TIMES 6-JUNE 2021
.