HALKAAN KA AQRISO W/WARGEYSKA MOGADISHU TIMES 27-MAY 2021

0
in Wararka by Super Admin
  • Visits: 419
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AQRISO W/WARGEYSKA MOGADISHU TIMES 27-MAY 2021

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Wararkii ugu dambeeyey ee shirka iyo qabanqaabada saxiixa heshiiska oo socota

Waxaa M/Muqdisho ka socota diyaar garow ga loogu jiro munaasabad lagu saxiixayo heshiiska doorashada oo ay si wadajir ah u ga areyn R/wasaaraha xukuumadda xir-gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble iyo madaxda maam ul Goboleedyada.

Heshiiskan ayaan weli si rasmi ah looga ha yn faah-faahin, waxaana la sugayaa war-murti yeed soo bixi doona. Xafladda ayaa la filayaa in Maanta oo Khamiis ah lagu qabto teendho ku taalo xarunta Afisyooni, waxaana la filayaa inay kasoo qeyb-galan saxiixayaasha heshiis ka, Madaxweynaha waqtigiisa dhammaaday, Musharixiinta, Beesha Caalamka iyo Bulshada rayidka ah.

Qodobkii ugu adkaa ee guddiga doorasho oyinka Somaliland ayaa heshiis laga gaaray, waxaana lasoo sheegayaa in Guddoomiye Cabdi Xaashi lagu riixay inuu sameeyo tana asul, isagoo soo magacaabi doono kala bar ka mid ah xubnaha guddiga reer Somaliland ee doorashada, halka uu xubin ku yeelanayo Guddiga heer qaran ee doorashooyinka.

Sidoo kale arrinta Gobolka Gedo ayaa wax aa lagu dhameeyey guud ahaan in la qaato soo jeedintii guddigii farsamada ee ku shiray M/Baydhabo, kaasoo nuxurkiisa ahaa:

1- In xubnaha Maamul Goboleedyada ay wafdi dib u heshiisiin ah u diraan Magaalada Garbah aarey ee Gobolka Gedo.

2- In Axmed Madoobe uu maamul cusub u magacaabo.

3- In Booliska Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay sugaan amniga doorashada.

Rooble iyo saxiixayaasha kale ee heshiiska ayaa isku afgartay in muddo 3 bil gudahood la gu qabto doorashada, iyadoo wixii khilaaf iyo dood kasoo laabta fulinta heshiiskaas ay go’a an ka gaari doonaan 7-da xubnood ee saxiixa yaasha ah, iyadoo ay xusid mudan tahay in booska madaxweynaha waqtigiisa dhammaad ay Maxamed Cabdullaahi Farmaajo lagu bad alay Rooble.

Munaasabadda ayaa la filayaa inay khudba do kala duwan ka jeediyaan madaxweynayaa sha Maamul Goboleedyada, Musharixiinta mu caaradka, Xubnaha Beesha Caalamka iyo ku wa Bulshada rayidka ah, iyadoo ugu dambey ntii uu shirka soo xiri doono madaxweynaha waqtigiisa dhammaaday Maxamed Cabdul laahi Farmaajo.

R/Wasaaraha XFS iyo Madaxda D/Gobo leedyada ayaa Arbacada Shalay sii wadaya kulamada iyo wadatashiyada ay la leeyihiin Musharixiinta, qaybaha kala duwan ee Bulsha da iyo shaqsiyaadka ay u arkaan in ay door ku leeyihiin doorashooyinka. Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS Md.Maxamed Cabdirisaaq waxa uu Golaha ammaanka ee Qaramada Midoob ay uu u sheegay in heshiis wadajir ah ay wada-gaareen Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble, Madaxda Dowlad-Goboleed yada iyo Gobolka Banaadir si dalka uu u galo Doorashooyinka Baarlamaanka iyo madaxtoo yada.

Heshiis ay dhinacyada gaaraan ayaa dhab aha u xaari kara in Soomaaliya ay ka dhacdo doorasho lagu kalsoon yahay, kadib markii uu muddo xileedka Madaxweyne Maxamed C/hi Farmaajo dhammaaday 8-dii February.

Abwaan iyo Majaajiliiste caan ka ahaa oo geeriyooday

Allaha unaxariiste Abwaan Sooraan Isma aciil Sugule, oo sidoo kale ahaa majaajiliiste, ayaa Shalay ku geeriyooday magaalada Bur co ee Somaliland, sida ay Caasimada Online u xaqiijiyeen qaar kamid ah ehelkiisa.

Sooraan ayaa maalmihii u dambeeyay ku xanuusan mag aalada Burco, waxaana si we yn usoo ritay cudurka safmar ka ah ee Coronavirus/Covid-19 oo markale ku soo labo kacleeyay dalka, gaar ahaan deegaa nada Somaliland.

Abwaanka ayaa waxa si gaar ah loogu bax naaniyey isbitaalka gaarka ah ee lagu dabiibo dadka uu soo rito cudurka Coronavirus ee M/ Bur o, ayada oo xaaladiisu ay kasii dartay ilaa uu sababsaday geeridiisa.

Cudurka Koronaha ayaa waxa uu haleelay Sooraan, kadib markii uu safar ku tagay dalka Jabuuti oo uu muddo toddobaadyo ah ku ma qnaa. Abwaan Sooraan Ismaaciil Sugule AUN ayaa waxa uu kamid ahaa abwaanada iyo ma jaajileystayaasha caanka ah ee Soomaaliye ed, gaar ahaan kuwooda loogu jecel yahay dhulka Somaliland oo ku nool intii u badneyd.

"Eebbe ha u naxariisto Hal abuurkii, fanna ankii iyo jilaagii weynaa ee Sooraan Ismaaciil Sugulle oo ku geeriyooday Burco. Sooraan waxa uu ka mid ahaa hal abuurrada sida weyn uga qeyb qaatay wacyigelinta bulshada Soom aaliyeed fankiisa iyo sheekooyinkiisuna ahaay een kuwo farriin xambaarsan. Jannadii Firdo ws Allaha ka waraabiyo ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxayna samir iyo iimaan Allaha ka si iyo,

”Madaxweyne Farmaajo Oo War Kasoo Sa aray Geerida Majaajiliiste Sooraan

Madaxweynaha Maxamed C/hi Maxamed farmaajo ayaa ka tacsiyeeyay geeida ku timid

 

Alle ha u naxariistee Abwaan Sooraan Ismaa ciil Sugule oo Cudurka COVID-19 ugu geeriyo oday Magaalada Burco.

 

Madaxweynaha ayaa waxaa uu sheegay in Marxuum Sooraan Ismaaciil uu kamid ahaa hal abuurrada sida weyn uga qeyb qaatay wa cyigelinta bulshada Soomaaliyeed fankiisa iyo sheekooyinkiisuna ahaayeen kuwo farriin xambaarsan. "Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyska, qaraabada iyo dhammaan um madda Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Alle ha u naxariistee Abwaan Ibraahim Isma aciil Sugulle (Sooraan) oo ku geeriyoodey magaalada Burco.

Abwaanku Alle ha u naxariistee, waxa uu ka mid ahaa haldoorka bulshada Soomaaliy eed ee dadaalka ku bixiyey wacyi-gelinta bul shada iyo kobcinta garaadka da’yarta Somaa liyeed, isagoo waqtigiisii iyo hibadiisii faneed u huray sidii uu dadkeenna uga wacyi gelin lahaa dhibaatooyinka qabyaaladda, musuqm aasuqa, cooladaha sokeeye, adeegsiga maan dooriyaha iyo xaalufinta deegaanka. Alle wax aan u weydiinayaa Marxuumka in uu hooygiI sa ka yeelo Jannatul Firdowsa, samir iyo im aanna uu ka siiyo qoyskiisa, bahda fanka iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed” ayuu yiri Madaxweyne Farmaajo

Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay gee rida Majaajiliiste Abwaan Sooraan

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda xilgaar siinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka had lay geeriday Majaajiliiste Abwaan Sooraan Ism aaciil Sugule oo ka mid ahaa jilayaasha caan ka ah, kaas oo ku geeriyooday magaalada

Burco.

Eebbe ha u naxariisto Hal abu urkii,

 

 

fannaankii iyo laagii wey naa ee Sooraan Ismaaciil Sugulle oo ku geeriyooday Burco, Sooraan waxa uu ka mid ahaa hal abuurrada sida weyn uga qe yb qaatay wacyigelinta bulshada Soomaaliy eed fankiisa iyo sheekooyinkiisuna ahaayeen kuwo farriin xambaarsan..

Jannadii Firdows Allaha ka waraabiyo ehel kii iyo qaraabadii uu ka baxayna samir iyo iim aan Allaha ka siiyo.

Dhinac kaleWasiirka Warfaafinta XFS Cis maan Obokor Dubbe ayaa ka tacsiyadeeyay geerida marxuumka.

"Ilaahay ha u naxariisto waxa goor dhoweyd Magaalada Burco ku geeryooday fannaankii, hal abuurkii iyo jilaagii hal-doorka ahaa ee Soo raan Ismaaciil Sugulle. Waxan ka tacsiday naa ehelkiisii, qaraabadii iyo bahda fanka Soomaal iyeed oo uu muddo dheer ka tirsanaa. Ilaahay ha u naxariisto Sooraan” ayuu yiri wasiir Dubbe.

Sidoo kale Kooxaha kala duwan ee fannaan iinta dalka Soomaaliya ayaa iyagoo kala jooga dhammaan gobollada dalka iyo dibadahawa xaay ugu tacsiyadeyenyayaan Geeridia abw aan sooraan ehelkiisa iyo uma d da somali yeedba iyagoo alle ugu baryeen inuu Naxari istii janno ka waraabiyo samir iyo iimaan sa adaq ahna ka siiyo ehelka iyo qara abada uu ka tagay abwaan sooraan innaa Liallaahi Wa Innaa Ilaahi RaajicuunAamiin.


Xulka kubada cagta Soomaaliya oo loo magacaabay tababare cusub oo kasoo jeeda Morocco

Abdellatif Salef oo dhalashadiisu tahay Mo rocco ayaa Shalay si rasmi ah loogu magac aabay inuu noqdo tababaraha kooxda Kubad da Cagta Qaranka Soomaaliyeed isagoo qalin ka ku duugay heshiis labo sano ah.

Xoghayaha guud ee xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta Yuusuf Muxudiin, ayaa soo dhoweeyay tababaraha cusub ee xulka qaranka Soomaaliya, isagoo guul u rajeeyay kooxda qaranka Soomaaliya ee Ocean Stars oo ay dhawaan kusoo wajahan yihiin ca yaaro caalami ah.

"Waxaan jeclaan lahaa inaan kugu soo dho weeyo Soomaaliya. Waxaad la wareegi doon taa xulka qaranka ee Ocean Stars ee 20 jirada iyo xulka qaranka, waxaan kaa rajeyneynaa in aad la soo baxdo natiijooyin wanaagsan" ayuu yiri xoghayaha xiriirka kubada cagta.

Dhanka kale, tababaraha cusub ee Ocean Stars, Abdellatif Salef, ayaa u mahadceliyay madaxda xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta oo fursad weyn ay u siiyeen inuu hogaa miyo Ocean Stars.

"Soomaaliya waa qaran kubada cagta ah. Tan iyo markii aan imid magaalada Muqdisho, waxaan badanaa arki jiray carruur ku ciyaare ysa wadooyinka magaalada Muqdisho, marka taasi waxay muujineysaa in Soomaaliya ay tah ay waddan kubada cagta laga xiiseeyo" ayuu yiri tababaraha.

Xulka kubada cagta Soomaaliya ee labaat an jirada ah ayaa 20 ka bisha june ee sanadk aan la cayaaridoona xulka kubada cagta dalka Cuman, waana isreebreebka tartanka kubada cagta dalalka carabta oo lagu qabanayo Qatar.

Weerar dad isku qoys ah lagu dilay oo ka dhacay Galgaduud

Wararka laga helayo gobolka Galgaduud ee bartamaha dalka Soomaaliya ayaa sheega ya in saacadihii lasoo dhaafay maleeshiyaad hubeysan ay weerar lagu dil ay dad shacab ahaa ka fuliy een qeybo ka mid ah gobolk aasi.

Weerarka oo ahaa mid qorsh eysan ayaa si gaar ah uga dhacay deegaanka Garasle oo hoostaga magaalada Balanballe ee gobolka Galgaduud, waxaana lagu soo war ramayaa in dadka lagu dilay oo gaarayey illaa saddex qof ay ahaayeen dad isku qoys ah.

Ilo dadka deegaanka ah oo lagu kalsoonyahay ayaa Caasimada Online u sheegay in malee shiyaadka weerarka geystay ay dadkaasi ugu tageen gurigooda, kadibna ay dileen.Sida ay ogaatay Caasimada Online dadka la dilay ay aa kala ahaa labo wiil oo walalale ah iyo sidoo kale gabar ay Abti u ahaayeen, kuwaas oo me ydadkooda la geeyey Balanballe.

Wararka ayaa sidoo kale intaasi kusii dar aya in kooxihii ka dambeeyey falkaasi ay goo bta isaga baxsadeen dhacdada kadib, mana jiro weli wax hadal ah oo kasoo baxay Galm udug.Falkan ayaa walaac xoogan waxaa ka muujiyey dadka deegaanka, iyadoo lagu soo warramayo inay haatan socdaan howl-gallo la gu baadi goobayo raggii ka dambeeyey.

Sidoo kale waxaa weerarkan lala xiriirina yaa inuu salka ku hayo dilal la xiriira aanooyin Qabiil oo ka taagan deegaano dhowr ah ka tirs an gobolka Galgaduud ee bartamaha dalka.

Dhowaan ayey sidoo kale aheyd markii duleed ka Balanballe uu ka dhacay dagaal beeleed khasaare geystay oo dhex-maray maleeshiya ad ku wada sugan halkaasi.

Nuxurka heshiiska doorashada ee Khamiis ta lagu saxiixayo Muqdisho

Waxaa Khamiista Maanta ah lagu wadaa in heshiiska doorashada lagu saxiixo xerada Afisyooni kadib wada hadal socday muddo ku dhow todobaad oo guulo laga gaaray

Munaasabaddan oo marka laga reebo ra’isul wasaararaha, madaxda maamul goboleedya da iyo guddoomiyaha Banaadir ay sidoo kale kasoo qeyb galayaan madaxweyneyaashii ho re sida Sheekh Shariif, Xasan Sheekh iyo Far maajo ayaa lagu wadaa in marka hore war-murtiyeed laga akhriyo, kadib khudbado la galo. Xubnaha bulshada rayidka ayaa sidoo kale la casuumay.

Warar horudhac ah oo aan ka helnay shirka ayaa sheegaya in heshiiska uu noqonayo inta badan isafgaradkii guddiyada farsamada ee Baydhabo 15-16-kii February 2021-kii.

Siyaasadda: War-murtiyeedka Khamiista soo baxaya waxaa la adkeyn doonaa in doorash ada ka dhacdo labo deegaan doorasho oo maamul goboleed kasta ah iyada oo xal laga gaaray Gedo oo markii hore uu Farmaajo ku dheganaa.

Waxaa kale oo sidii hore ahaan doonta tira da cod bixiyeyaasha ee dooran doonta halka kursi oo ah aheyd 101, waa golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaa liya.

Waxaa kale oo baarlamaannada heer Dowl ad Goboleed ay soo dooran doonaan Xildh ibaa nnada Aqalka Sare ee baarlamaanka fed eraal ka ah ee Soomaaliya.

Guddiyadii lagu mursananaa ay isabadal lagu sameeyey, iyada oo la filayo in ra’isul wa saaraha iyo maamul goboleedyada ay soo ma gacaabaan xubno hor leh. Waxaa xusid muran in Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (FEIT) oo labo guddi ah oo midka do orashada iyo kan khilaafaadka ah uu ka koob an yahay 25 xubin, oo maamul goboleed kasta mid labo xubin ku leeyahay halka guddiga hir gelinta doorashooyinka heer dowlad Gobole ed(SEIT) uu maamul goboleed kasta dhisayo 11 xubin.Arrinta Somaliland: Guddoomiye Ca bdi Xaashi oo odeyga ugu sareeya siyaasiyii nta Somaliland waxaa ay Farmaajo iyo kooxd iisa u diideen inisaga iyo Mahdi Guuleed ay mid labo xubin ku lahaadaan FEIT, waxaa kale oo loo diiday in la kala barto guddiga SEIT.Guud ahaan 15-ka xubin ee laga suga yo Somaliland waxaa la siiyey Cabdi Xaashi 5 xubin oo keliya taas oo ka dhigan in Mahdi Gu uleed oo ah gacanta midig ee Farmaajo uu inta badan maamulayo doorashada Somali land.

Amniga: Wararka waxaa ay sheegayaan in amniga doorashada ay sugi doonaan AMI SOM iyo ciidamada booliiska iyada oo laga ila alin doono xoogga dalka iney ku lug yeeshaan siyaasadda iyo arrimaha doorashada, waxaa kale oo la xusi doonaa in booliiska ay noqdaan kuwii hore, ee aan aheyn kuwa gaarka ah ee dhowaan sameystay Farmaajo.

Xulista: In xulista ergada ay iska kaashana yaan odayaasha dhaqanka, bulshada rayidka ah iyo Dowlad Goboleedka.

Qoodada Haweenka: In qoondada haweenka ee 30% ah la ilaaliyo. Jadwalka Doorashada: Wararka ayaa sheegaya in la dejinayo jadwal doorasho oo macquul ah iyada oo lix bil guda heed lagu soo gabagabeyn doono dhammaan doorashooyinka 2021-ka. Inta badan waxba iskama badalayaan shuruuradaha laga rabo xubnaha ka mid noqonaya baarlamaanka iyo lacagta laga rabo oo $20,000 aqalka sare iyo $10,000, aqalka hoose.

Maalgelinta: Doorashada 2021-ka, waxaa maalgelin doona deeqbixiyeyaasha caalamka iyada oo dowladda federaalka ah ay qeyb ka noqon doonto.Xigasho: Goobjoog New

Dowladda Swedan oo 9 Milyan ugu deeqd ay Soomaaliya si arrimaha Caafimaadka wax looga qabto.

Safaarada Swedan ee Mogadishu ayaa ku dhawaaqday inay Somalia ugu deeqday 75M oo lacagteedo kronarka ah una dhiganta 9M oo doolarka Mareykanka si loogu xoojiyo ade egyada Caafimaad ee Somalia si loo xoojiyo caafimaadka Hooyada iyo dhalaanka.

War qoraal oo Safaarada laga soo saaray ayaa lagu sheegay in lacagahasi ay usoo marsiinayso Hay’adda UNICEF Somalia, lacag ahan ayaa sidoo kale wax loogu qaban doo naa sidii loo yareen lahaa cudurka Covid-19.

Safiirka Safaarada Swedan ee Somalia Ambassador Staffan Tillander ayaa sheegay in arimahaani wx weyn ka tari doonto xaquuq da caruurta iyo badbaada hooyada iyo dhala anka, waxana uu cadeeyay in tan qeyb ay ka tahay xoojinta iyo garab istaaga dowlad da Somalia.

Lacagahaan ayaa sidoo.kale wx loogu tal agal ay caruurta waxyealadu kasoo gaartay da gaa ladi sukeeyay iyo kuwa caruur horey loo aska reeyay.Inkabadan 5.9M qof Somali ah oo ay kujiraan 3.9 caruur ayaa u baahan gargaar bi niaadamnimo sanadkaan 2021 kuwasi o sam eeyen fatahadihi ugu dambeeyay ,dhiba atadii Ayaxa iyo Coronavirus sida Qaramada Midoobay ay sheegtay.


Xog: 130 ka mid ah ardayda Muqdisho oo halis ugu jira inay imtixaanka shahaadiga uga haraan sabab yaab leh

Sida ay sheegtay Caasimada Online in ay xaqiijisay in ugu yaraan 130 arday ah oo ku no ol magaalada Muqdisho ay wajahayaan halis weyn oo ay uga baaqan karaan Imtixaanka Qaranka ee dugsiga sare, kaasoo Sabtida ka billaaban doono Muqdisho.

Waaliidin badan ayaa Caasimada Online u sheegay in ardaydooda oo Iskuulka joogay muddo aan ka yareen 12 sa no in laga waayay liiska ar dayda Imtixaan ka galaya oo ay shaaci say Wasaar adda Waxb arashada Soomaaliya, markii la ba arayna ay ogaadeen in loo qoray Dropout oo loola jeedo in ardaygu uu ka haray waxabara shada ama Iskuulka.

Aabbe Xuseen Bootaan Xasan ayaa shee gay in uu ka tirsan guddiga waalidiinta ee Isku ul ku yaalla Muqdisho islamarkaana ay dhig ato gabadhiisa muddo 12 sano ah balse ay wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya u soo qortay Dropout, taasoo xadgudub ku ah xuquuqda ardayda Soomaaliyeed.

"Waxaan la kulmay ilaa 3 agaasime oo ka tirsan wasaaradda Waxbarashada iyo agaasi maha waxbarashada Gobolka Banaadir dham aantoodna waxba kuuma qaban karno ayey i dhaheen maxaan ku muteystay waa xadgudub waana ku takrifal waxaas nama qabtaan,” ayuu yiri Aabe Xuseen Bootaan Xasan.

Sidoo kale qaar kale oo kamid ah waalidiin ta wajahaya dhibaatadaan ayaa Caasimada Online u sheegay in Wasaaradda Waxbarasha da Soomaaliya ay u sheegtay in Iskuulada iyo Dalladaha aysan usoo gudbin magacyada ardaydooda oo ay u raadsadaan.

Caasimada Online ayaa xaqiijisay in ard ayda qaar si buuxda u dhigan jireen Iskuullada islamarkaana ay kaalmo hore ka geli jareen Im tixaanaadka Iskuulada qaadaan. Ardayda qaar ayaa aragnay oo natiijo wanaagsan ka keenay Imtixaanka dhexe ee Iskuulka (mid-term exam)

Lama oga sida ay ku dhamaan doonto arri ntaan waxaase muuqato in carruur badan ay la daala dhacayaan dhibaatooyin aysan xaq u laheyn in ay maraan

xigasho:-caasimadda.net

Madaxweynaha Somaliland oo arrin yaab leh isku-sifeeyay

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi oo ka qeyb-galay ololaha xisbiga Kul miye ee uu guddoomi yaha u yahay ayaa fagaaraha ka sheegay arrin yaab leh, isaga oo ka jawaabaya eedeyn uga timid guddoom iyaha xisbiga Ucid. Muuse Biixi ay aa isku sif eeyay wax uu ugu yeeray "Badown imo”, wuxuuna sheegay in midaasi uu ku hoga ami nayo Somaliland oo xiligan ku jirta ololaha doo rashooyinka golaha wakiilada iyo deegaa nada oo sanado badan aan qabsoomin. "Sha lay waxa hadlay Xisbiga UCID oo yidhi Dawl addu waa mid Badow ah oo Madaxwey ne Ba dow ah ayaa u taliya, waar Anigu Badow baan ahay Soomaaliyeey, Badownimada wa an ku faanayaa, badownimo ayaanan wax ku hogg aaminayaa, waxaanan u sheegayaa Gud doo miyaha Xisbiga UCID anigu Badownimada Abt iyaashay baan ka raacay oo waan haysan ayaa,” ayuu yiri.

Hadalka Muuse Biixi ayaa hadal hayn bad an ka dhaliyey baraha bulshada, ayada oo siy aabo kala duwan loo fasiray, waxaana la yaab noqotay qaabka uu madaxweynaha Somalil and uga jawaabay eedeyntii Faysal Cali War aabe.

Guddoomiyaha Xisbiga UCID ayaa dhawa an sheegay in Somaliland uu xukumo Madax weyne Badow ah, oo ula jeedo Muuse Biixi oo haya xilka ugu sareeya ee Somaliland ahna hogaamiyaha xukuumadda Kulmiye.

Jawaabta Muuse Biixi ayaa ayaduna noqo tay mid lama filaan ah, ayada oo aan si rasmi ah loo ogeyn ujeedka dhabta ah uu ka leeya hay iyo in macnaha kalmada uu isku sifeeyay mid ka duwan uga dan leeyahay.

Ciidanka xoogga dalka oo Alshabaab ka saaray degaano hoos taga Jowhar

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa Shalay la wareegay tuulooyin hoos taga D/Jowhar ee G/Sh/ Dhexe, sida ay sheegtay warbaahinta ku hada sha afka dowladda. How lgal oo uu hoggaaminayay Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliye ed Gen.l Odowaa Yuusuf Raage ayay ciidanku kula wareegeen deegaanka Warciise oo ka tirsa n Jowhar, halkaas oo muddo dheer saldhig u ahayd Al-shabaab.

Waxaa la sheegay in ay ciidanku dhowr jiho ka weerareen deegaanada Qoordheere iyo tuulooyin kale oo hoos taga Biyo Cadde ee gobolkaas

Warbaahinta dowladda waxay sheegtay in jab xooggan loo geystay Alshabaab islamarka ana ay isaga carareen deegaanadaas.

Goor sii horaysa, howlgallo qorsheeysan ayay ciidamadu ka fuliyeen degaanada War dhagax, Gaal leef, Jilable iyo Cali Fooldheere, oo dhamaantood ka tirsan Gobolka Shab eelaha dhexe.

Lama oga khasaaraha rasmiga ah ee ka dha shay howlgaladan, inkasto

Xuutiyiinta dalka YEMEN oo soo qabtay sarkaalkii ay raadinayeen Soomaalida

Dagaalyahan ka tirsan kooxda Xuutiyiinta ayaa lagu guuleystay in gacanta lagu soo dhigo, kaasi oo baxsad ahaa muddo kadib markii uu magaalada San ca ee dalka Yeman ku dil ay Nin Soomaali ah, kaasi oo ay Soom aalida Sanca aad u raadinayeen.

War ka soo baxay Booliska magaalladda Sanca ee dalka Yeman ayaa lagu sheegay in gacanta Booliska uu soo galay gacan-ku-dhi iglihii sida xaq-darada u dilay Allaha U Na xari isto Muwaadin Soo maali ah oo lagu mag ac aabi jirey Ibraahim Cali Faarax Muuse.

Ibraahim Cali oo 36-jir ahaa ayaa waxaa shan xabo oo rasaas ah ku furey gacan-ku-dhiigla ha la qabtay, xili uu ku soo socd ay goob uu ka shaqeeyo oo ku taala magaalada Sanca, kadib markii uu istaajiyey askarigu oo uu tusay aqoonsigiisa Soomaal inimo.

Marxuumka ayaa waxa uu shaqaale ka ah aa Xarunta Jaamacadda Aljazeera ee Sanca, gaar ahaan waaxda Nadaafada, sida ay baa hisay warbaahinta gudaha.

Askariga la qabtay oo magaciisa lagu she egay Khalid Abdibaasid Yaxya Naasir Al-Jayifi ayaa dilka ku fuliyey qori nooca loo yaqaano AK-47, waxayna booliska bilaabeen inay xeer ilaalinta u gudbiyaan kiiskiisa.

Kiiska dilka ee la xaqiijiyey in Abdibaasid geystay ayaa waxaa dhawaan lasoo taagi do ono Maxkamad hoos tagta Maamulka Xuutiy iinta.

Dagaalyahanada Xuutiyiinta ayaa mararka qaar geysta dilal noocaan ah oo kale ah, aya da oo Soomaalidu ay si weyn usoo dhaweys ay in maamulka Xuutiyiinta uu gacanta kusoo dhigogacan-ku-dhiiglaha dilay Ninka Somaliga

Cabdi Xaashi oo ka horyimid heshiiska Shirka Afisyoni

Siyaasiyiinta kasoo jeeda Gobollada Wa qooyi ee taabacsan Guddoomiyaha Aqalka Sa re Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa ka horyimid he shiiska Doorashada ee la filayo in maanta lagu saxiixo xerada Afisyoone ee M/ Muqdisho.

Qoraal ay soo saareen siyaasiyiintaas ay ay ku sheegen in aan wax talo ah ku lahayn sad dex qodob oo ka mid heshiiska Afisyone.

"Waxaan u cadeyneynaa saamileyda siyaa sada, shacabka Soomaaliyeed iyo beesha caalamka, in wax talo ah aan aa ku laheyn, wax xoga oo sax ahna aanaa ka helin sida loo dhigay arrinta Somaliland oo

 

ka mid aheyd seddax qodob oo xalkooda loo qabtay shirka,” ayaa lagu yiri qo raal ay soo saareyn Siyaasiyiinta ka soo jeeda gobollada waqooyi ee Somaliland, gaar ahaan garabka uu hogg aamiyo guddoomiyaha Aqal ka Sare Cabdi Xa ashi Cabdullaahi.

Siyaasiyiinta gobollada waqooyi ee taaba cs an garabka uu hoggaamiyo Cabdi Xaashi ay aa ku hanjabay in ay qaadan doonaan go ’aan masiiri ah. cabdi xaashi oo ka horyimid he shiiska shirka afisyoni

Mareykanka oo ku dhowaaqay lacag la siinayo Falastiiniyiinta

Xoghayaha Arrimaha dibadda Mareykanka Antony Blinken ayaa sheegay in golaha Con garess-ka uu ka codsan doono$ 75 milyan oo dollar oo ah gargaar loogu talo-gakay Falastiin iyiinta ku sugan, kadib xabad joojintii dhawaan la gaaray ee lagu soo afjaray dagaalkii u dhax eeyay Israel iyo ururka Xamas.

Blinken ayaa ku dhawaaqista sameeyey ka dib wadahadal uu Talaadadii Ramallah kula gashay madaxweynaha maamulka Falastiin Mahmoud Abbas.

Blinken ayaa yiri "Waan ogna hay in wareeggii ugu dambeey ay ee colaadda ay calaamad u tahay arrimo intan ka ballaaran oo ay tahay in aan wax ka qabanno haddii aan ka hortagey no soo laalaabashadeeda, waana taas midda aan ka wada hadalnay.”

Waxa uu intaasi ku daray inay soo dhoweynay aan xabbad joojinta sii socota laakiin taasi ay san ku filneyn, ayna isku dayayaan in arrim aha ay ula dhaqaaqaan jiho dhab ah oo wana agsan.

Blinken ayaa Talaadadii sidoo kale ku celi yay in maamulka Biden uu rumeysan yahay in xalka laba dowladood "uu yahay jidka kaliya ee si dhab ah loogu xaqiijin karo mustaqbalka Israel ee dowlad Yuhuud dimoqraadi ah, iyo dabcan, in la siiyo Falastiiniyiinta gobolka ay xaqa u leeyihiin.”

Dibluomaasiga ugu sarreeya Mareykanka ayaa sheegay in Mareykanku uu dib u furayo qunsuliyadda magaalada Qudus uu ku leey ahay, kadib markii maamulkii hore ee Trump uu xiray sanadkii 2019-kii

Iska horimaad cusub oo dhex-maray’ Ciid amada Armenia iyo Azerbaijan

Askari u dhashay dalka Armenia ayaa Tal aadadii lagu dilay rasaas ay xuduudda isku weydaarsadeen ciidamada Azerbaijan, sida ay sheegtay wasaarad da gaasha andhigga Armenia, ayada oo weli ay xiisad kacs an tahay ka dib dag aalkii bishii Septem be rka dhacay gobolka Nagorno-Karabakh.

Wasaaradda ayaa goor dambe sheegtay in xaaladda ay hadda ‘degan tahay” kadib iska horimaadka oo ka dhacay barta xuduudda ee Verin Shorzha ee gobolka bariga Armenia ee Gegharkunik.

Goobtan ayaa xuduud la leh gobolka Kalb ajar oo ay dib u qabsatay Azerbaijan kadib da gaalkii sanadkii tagay.

"Hal askari ayaa ku dhintay iska horimaad ka dib markii ciidamada Azerbaijan ay rasaas soo fureen,” ayey wasaarada difaaca Arme nia ku tiri bayaan ay soo saartay. Hase yeshee wa saaradda gaashaandhigga Azerbaij an ayaa beenisay in ciidamadeeda ay rasaas fure en."Sida aan xogta ku hayno, dhacdada la xir iira geerida askariga Armenia waxay aheyd mid shil ah, wax shaqo ahna kuma lahan dhin aca Azerbaijan,” ayey wasaaradda ku tiri war-saxaafadeed ay soo saartay. Dagaalkii xooggan ee sanadkii tegay ka dhacay gobolka Nagorno-Karabakh – oo ah gobol ka tirsan Azerbaijan balse ayd egan yihiin Armenian – ayaa waxaa ku dhintay ugu yaraan 6,000 oo qof kadib lix toddobaad oo uu socday.

Dagaalka ayaa ku joogsaday xabad joojin ay dhex-dhexaadisay Russia oo Armenia ay ku dhiibtay dhul ay sanado badan haysatay

Maraykanka: Walaalo 30 sano u xirnaa dembi aysan gelin oo helay lacag lama filaan ah

Heshiis taariikhi ah oo 75 milyan oo doollar lagu guddoonsiiyay laba nin oo walaalo ah oo ku nool dalka Maraykanka oo in ka badan soddon sano u xirnaa dembi aysan galin ayaa dib u soo cusboonaysiiyay xukunkii khaldanaa ee lagu riday labadan nin ee walaalaha.

Henry McCollum iyo walaalkiis oo ay isku aabbo yihiin Leon Brown, ayaa laba jeer lagu xukumay dembi la xiriira kufsi iyo dil loo geystay gabar 11 jir ah sanadkii 1983.

Sanadkii 2014, wax aa la helay cadday mo cusub oo la xir iira hidde-sidaha dhiiga ee DNA, taas oo horseeday in cafis buu xa loo fidiyo labada nin isla sanadkii xigay.

Jimcihii ayaa loo xukumay mag dhow gaaraya 31 milyan oo doollar in la siiyo mid walba. Lacagtaas ayaa u dhiganta 1 mily an oo doollar sanad walba oo ay xabsiga ku qaateen. Waxaa kale oo loo xumay 13 milyan oo doollar oo dheeraad ah.

"Waxaa mahadsan Alle," ayuu yiri McCollum, isaga oo ilmaynaya, markii uu ka soo baxayay qolka maxkamadda isaga iyo walaalkiis, ku dhowaad toddobo sano ka dib markii uu garsooraha xukumy in la sii daayo.

"Weli dad badan oo aan waxba Shalaysan ay aa ku jira xabsiga Shalay," ayuu yiri McCol lum. "Mana u qalmaan inay halkaas sii joog aan."

Qaabka uu u dhacay kiiskan?

24-kii Sebtember 1983, booliiska gobolka North Carolina ayaa meydka gabar 11 jir ah ka dhex helay beer halkaas ku taala.

Maalintii xigtay, iyagoo aan helin cadaymo ku filan ayaa waxay xireen McCollum iyo Brown, oo ahaa laba dhalinyaro Afrikaan Mareykan ah oo da'doodu ahayd 19 iyo 15 jir.

Kaddib su'aallo qaatay muddo saacado ah oo la weydiinayay labada wiil xilligaas oo uusan goob-joog ahayn qareenkooda ayaa lagu qasbay inay saxiixaan warqado horay loo qoray oo midba midka kale ku tuhmayo dambiga.Dukumiintiyada maxkamadda ayaa caddeeyay in labada walaalo ay ku adag yihiin dhanka garashada oo ay si dhib ah wax ku akhrin karaan, u qori karaan ama u fahmi karaan waxa ay saxiixayaan.2daba waxaa la gu xukumay dil. Brown wuxuu noqday max buuskii ugu da'da yaraa ee dil lagu xukumo, laakiin markii dambe waxaa lagu xukumay xabsi daa'in. McCollum wuxuu noqday max buuskii ugu waqtiga dheeraa ee gobolka ee xukun dil ahna lagu xukumo. Sannadkii 2014, natiijooyinka baaritaanka DNA ayaa shaaca ka qaaday dembiilaha sa xda ah inuu yahay Roscoe Artis. Immisa xukun ayaa si khaldan uga dhaca M areykanka?

Waxaa ilaa hataan la diiwaan galiyay 2,784 qof oo dembi lagu waayay tan iyo markii uu di waanka qaranka billaabay ururinta xogaha.

In ka badan kalabar dhammaan kiisaskan wax ay ku lug leeyihiin nooc ka mid ah dacwad oog ista ama dhaqan-xumada laamaha ammaan ka. Ku dhowaad 50% eedeysanayaasha la xu kumay oo markii dambe la ogaaday in aysan wax dembi ah lahayn ayaa madow ah.

Xogta ayaa sidoo kale lagu ogaaday in dadka madow ay todobo laab u badan tahay in si khalad ah dil loogu xukumo marka loo eego dadka cadaanka ah.

Magdhowga badan miyay helaan?

Dadka u dhashay Maraykanka ee sida kha ldan loo xukumay waxay gudbisan karaan dac wad, iyagoo ku doodaya in xuquuqdooda lagu xadgudbay balse mararka qaar wax natiija ah oo wanaagsan ma helaan.

Waxaa mararka qaar adag in lala xisaabta mo saraakiisha ammaanka, maadaama uu si weyn u ilaaliyo sharciga Maraykanka ee hada jira. Balse cadaadiska ah in booliska iyo saraa kiisha kale lagula xisaabtamo mas'uuliyadda dembiyadooda ayaa sii kordheysa, iyadoo dha waanahan ay socdeen dhaqdhaqaaqyo cadd aalad loogu raadinayo dadka madow.

Xukunkii Jimcaha ee North Carolina ayaa yimid kadib markii labo hay'ad oo ku lug leh arrinta ay horey ula heshiiyeen walaalaha.

Amiirka Qatar Oo Dhambaal U Diray Madax weynaha Dalka Masar

Madaxweynaha dalka Masar C/Fataax El-Sisi ayaa waxaa lagu casuumay inuu booqa sho ku tago caasimadda dalka Qatar ee Doo xa. hadal ka soo baxay Madaxtooyada Masa arida ayaa lagu sheegay in Madaxweyne El-Sisi uu dhambaalka Casuumaadda ka helay Amiirka dalkaasi, Tamiim Bin Xamad Al-Thani.

Ku-xigeenka RW dalka Qatar, ahna Wasii rka Arrimaha Dibedda ee dalkaasi, Sheekh Ma xamed Bin C/Raxmaan Al-Thani ayaa waxa uu Qoraalka casuumaadda gaarsiiyey Madax weynaha Masar oo ay Shalay ku kulmeen Qas riga Al-Taxriir ee magaalladda Qaahira.

Booqashadaasi oo aan la shaacinin xilliga ay dhici doonto ayaa waxay ku soo beegant ay, iyadoo ay labada Dowladood ka shaqeyn ay aan sidii loo soo celin lahaa Xiriirkooda oo go’naa tan iyo sanadkii 20117-kii.

Madaweyne El-Sisi ayaa waxaa uu ka cods aday Diplomasiga Sare ee Qatar inuu Salaan diiran ka gaarsiiyo Amiir Tamiim, wuxuuna soo dhaweeyey Bogga cusub ee u furmay Xiriirka labada dal. Madaxweyne El-Sisi ayaa waxaa kaloo uu sheegay inay ka wada shaqeyn doonaan Ah daafta iyo Danaha labadooda dal iyo Badbaa dinta Ammaanka Qaranka Carbeed.

Kulankaasi waxaa goobjoog ka ahaa W/Arr.Dibedda Masr, Samiix Shukri, Ag aas imaha H/Sirdoonka Masar, Cabaas Kaamil iyo Madaxa Amniga D/Qatar, C/hi Al-Khaliifa.



 

Operations Analyst

 


Job categories Project Management, Programme Management

Vacancy codeVA/2021/B5001/21823

Level ICS-8

Department/office NYSC, Peace and Security Cluster

Duty stationMogadishu, Somalia

Contract tyInternational ICA

Contract leve lIICA-1

Duration Ongoing contract (Open-ended, subject to organizational requirements,

availability of funds and satisfactory performance)

Application period 25-May-2021 to 08-Jun-2021



Applications to vacancies must be received before midnight Copenhagen time (CET) on the closing date of the announcement.

 

Background Information - PSC

 

Peace and Security Cluster

The UNOPS Peace and Security Cluster (PSC) is a principal service provider in the field of mine action with the United Nations Mine Action Service (UNMAS), UNDP, UNICEF, Governments of mine-affected countries and other mine action partners. It is led by the Director, who has overall authority and accountability for the performance PSC on behalf of its clients. TheDirector is responsible for administering and providing oversight of the day-to-day management of the Project Field offices, both according to the client requirements and in line with UNOPS rules and regulations.

UNMAS

United Nations Mine Action Service (UNMAS) is a division of the Office of Rule of Law and Security Institutions (OROLSI) in the Department of Peacekeeping Operations (DPKO). UNMAS is mandated by the United Nations General Assembly (RES/68/72) to ensure an effective, proactive and coordinated response to the problem posed by a wide range of explosive hazards. Legislative mandates also recognize UNMAS technical expertise in responding to threats posed by unsecured and unsafe conventional weapons and ammunition stockpiles. As an office within DPKO, UNMAS supports peacekeeping and special political missions in accordance with Security Council mandates.

UNMAS as a component of the United Nations Support Office in Somalia (UNSOS) provides explosive hazard management capacities, including mitigation, to AMISOM as part of a logistical support package. Non-lethal tactical advice and analysis are delivered by UNMAS technical advisors located in each AMISOM Sector Headquarters and at AMISOM Force Headquarters, who support AMISOM planning and operations. UNMAS support includes both enabling ("operate in spite of IEDs”) and response ("defeat the device”).As a component of the UN Mission in Somalia (UNSOM) UNMAS also supports the Federal Government of Somalia, including the Somali Police Force, Somali Explosive Management Authority and National Security Advisor.

Functional Responsibilities


*CANDIDATES WITH NO UN OR UNOPS EXPERIENCE ARE ENCOURAGED TO APPLY *Qualified fe...

Competencies

.
Treats all individuals with respect; responds sensitively to differences and enc...

Education/Experience/Language requirements


Education A First Level University Degree (Bachelor’s Degree or e...

Contract type, level and duration

.
Contract type: International Individual Contractor Agreement (IICA) Contract lev...

Additional Considerations


Please note that the closing date is midnight Copenhagen time Applications ...

Background Information - UNOPS

.
UNOPS is an operational arm of the United Nations, supporting the successful imp...



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip