
DAAWO : Dibadbax Lagu Amaanay Horumarka Ganacsiga Soomaalida K/Afrika Oo Ruxay Cape Town
"Wax ka iibso dadka madowga ah oo ay uu horeeyaan Soomaalida", Ereyadaasi iyo qaar kaloo badan, ayaa ku qonaa booar ay ruxayeen Dibadbaxayaal South African ah oo dhigayey Bananbax lagu taageeraayay Ganacsiga Soomaalida oo ka dhacay Deegaano hoos yimaado Magaala-xeebeedka Cape Town Ee Dalka South Africa,
sida uu warbixintan ku eegayoWariye C/laahi Faarax Nuur (Yariisow) oo TV-ga Somali Cable u qaabilsan dalkani Koonfur Afrika.

DAAWO : – Banaanbaxa iyo sida uu u dhacay
XIGASHO:-SOMALIWEYN.COM


0 



DAAWO : Dibadbax Lagu Amaanay Horumarka Ganacsiga Soomaalida K/Afrika Oo Ruxay Cape Town
"Wax ka iibso dadka madowga ah oo ay uu horeeyaan Soomaalida", Ereyadaasi iyo qaar kaloo badan, ayaa ku qonaa booar ay ruxayeen Dibadbaxayaal South African ah oo dhigayey Bananbax lagu taageeraayay Ganacsiga Soomaalida oo ka dhacay Deegaano