Puntland oo Amar ka soo saartay Boorarka & Magacyada lagu Qoro luuqadaha Qalaad

0
Tuesday May 18, 2021 - 21:01:32 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 214
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Puntland oo Amar ka soo saartay Boorarka & Magacyada lagu Qoro luuqadaha Qalaad

    Wasaaradda Warfaafinta Dowlad Goboleedka Puntland ayaa amar ku bixisay in dhammaan Qoraallada Boorarka iyo Magac-bixinta eek u qoran Afafka Qalaad loo beddelo Af-Soomaali. Qoraal kasoo baxay xafiiska Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta Puntl

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasaaradda Warfaafinta Dowlad Goboleedka Puntland ayaa amar ku bixisay in dhammaan Qoraallada Boorarka iyo Magac-bixinta eek u qoran Afafka Qalaad loo beddelo Af-Soomaali. Qoraal kasoo baxay xafiiska Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta Puntland, Maxamed Ciise Cismaan, ayaa lagu amray qof kasta oo doonaya in uu boor sameysto si uu u dhegsado ama goob Ganacsi furnaya in uu isticmaalo Afka hooyo ee Soomaaliga. Sidoo kale Wasaaradda waxay sheegtay in ,iyada oo tixraacaysa Xeerka Ilaalinta Af-Soomaaliga, kaas oo Faafinta Rasmiga ah ku soo baxay 15 December 2020 kadib markii Golayaasha dowladdu ansixiyeen ay Amarkan soo saartay. Hoos Akhriso Qoraal kasoo baxay xafiiska Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta Puntland.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip