Akhriso Heshiiska dowladda Federaalka iyo Puntland oo dhameystiran

0
Monday April 04, 2016 - 10:14:53 in Wararka by
  • Visits: 783
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Akhriso Heshiiska dowladda Federaalka iyo Puntland oo dhameystiran

    waxaa magaalada Garowe lagu saxiixay qaabka doorasho ee Soomaaliya ka dhacaya sanadkan 2016, kadib wada hadalo labo todobaad u socday dowladda Federaalka iyo Puntland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

waxaa magaalada Garowe lagu saxiixay qaabka doorasho ee Soomaaliya ka dhacaya sanadkan 2016, kadib wada hadalo labo todobaad u socday dowladda Federaalka iyo Puntland.

Munaasabada saxiixa heshiiskaas oo tan iyo shalay  la sugayay ayaa ugu dambeyn xalay  waxaa lagu saxiiay xarunta Wasaaradda Caafimaadka Puntland.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid, Madaxweynaha Puntland C/wali Gaas, Wasiirka Arrimaha Dibadda Itoobiya Tedros Adhanom iyo Wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Danjire Micheal Keating, Ergeyga IGAD Maxamed Cabdi Afey, Wakiilka Midowga Yurub Micheal Cervone ayaa heshiiska saxiixay.

 

qoraal-heshiis (1)qoraal-heshiis (2)qoraal-heshiis (3)qoraal-heshiis (4)qoraal-heshiis (5)

heshiiska 1heshiiska




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip