HALKAN KA AQRISO W.WARGEYSA MOGTIMES 25-APRIL-2021

0
Sunday April 25, 2021 - 09:45:51 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 253
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAN KA AQRISO W.WARGEYSA MOGTIMES 25-APRIL-2021

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Madaxweyne FARMAAJO: "Xukunka anigaa sii haynaya illaa ay doorasho ka dhacdo”

      Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamm aaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa sheegay inuu xafiiska sii joogi doona illaa doorasho ay ka dhacdo dalka.

     Farmaajo oo wareysi sii yey wargeyska Buffalo News ee dalka Mareykan ka, oo kasoo baxa magaaladii uu ka yimid ee Buffalo ee gobolka New York ayaa yiri "Weli wa an joognaa markii uu muddo xileedkeenu dham maaday bilo kahor, sababtoo ah dalka ma huri karo firaaq, firaaq dhanka xukunka ah.”

      "Sidaas darteed illaa ay doorasho ka dha cdo, xafiiska waan sii joogi doonaa, sababtoo ah kama tagi karo, yaa hoggaaminaya dalka ha ddii aan baxo, sababtoo ah waxaa loo baahan yahay dowlad sharci ah oo xafiiska la wareegta, oo ku timaada doorasho,” ayuu yiri.

     Farmaajo ayaa wargeyska u sheegay in lab ada sano ee uu ku kororsaday muddo xileedka ay tahay "isbeddel nidaam doorasho,” wuxuuna ku adkeystay in waqtigan dheeri ah uu ku qaban karo doorashooyin ay shacabka doortaan wakii ladooda, inkasta oo ay jirto in afartii sano ee uu xukunka hayey aanu maalinna ka shaqeyn doo rasho noocaas ah.

    Waxa uu sidoo kale ka jawaabay cambaare ynta Mareykanka iyo Yurub ee ka dhanka ah muddo kororsiga. "Tan ma ahan muddo kororsi. Tani waa isbeddel nidaamka doorashada ah. Waxayna u baahan tahay waqti in doorashada la qabto, dabcan.”

    "Doorashada dadban ma ahan doorasho, waa hanaan xulasho, sababtoo ah hoggaamiy ayaasha qabaa’ilka ayaa xulaya xubnaha baarl amanka, kuwaas oo kadibna dooranaya mada xweynaha. Tani ma ahan hanaan dimoqraadi ah.

  Hase yeeshee doorashada qof iyo cod ah ayaa ah doorasho, taasi oo siineysa muwaadin ka xuquuq uu ku codeeyo. Waxaan fileynay in Mareykanka iyo Midowga Yurub ay tani taageeri doonaan – oo aysan diidi doonin,” ayuu yiri.

Si kastaba, Farmaajo oo xafiiska joogay afar sano ayaan xitaa hal maalin ka shaqeyn qaba shada doorasho qof iyo cod ah, taasi oo ah mid ka mid ah sababaha loo rumeysan yahay inay tahay qiil xukunka lagu dheereysanayo, maada ama la ogyahay inaysan dhici karin.

     Farmaajo oo la weydiiyey haddii uu xafiiska ka tegi doono haddii doorasho looga adkaado ayaa yiri "Haa dabcan, dhab ahaantii, ka laba labeyn la’aan.”

DF oo ka hortimid mid ka mid ah qodobadii ka soo baxay Midowga Afrika

       Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ka hortimid go’aankii kasoo baxay Golaha Nabad da iyo Ammaanka Midowga Afrika ee lagu amr ay AMISOM in la socoto dhaq-dhaqaaqa ciida mada Soomaaliya, si looga hortaggo iska hor-imaadyo ka dhaca magaalada Muqdisho.

    Wasiir ku-xigeenka Gaasha andhigga Soomaaliya Cabd ifataax Qaasim ayaa sheegay in Midowga Afrika uusan xaq u laheyn go’aan noocaas ah, wuxuuna ku tilma amay go’aankaas mid lagu xaqirayo awoodda ciidamada dowladda, isagoo sheegay in aan la aqbali doonin dalabkaan oo uu ku sheegay inay soo jeediyeen dowlado aan la magacaabin.

        "AMISOM waajibaadkeeda kama mid ahan inay dabagal ku sameyso dhaqaqaaqa ciidama da dowladda, waxaa loogu talagalay inay ilaali so xarumaha dowladda iyo madaxda Soomaal iya, sidoo kalena ay la dagaalamaan kooxaha ar gagixisada,” ayuu yiri wasiir Cabdifataax oo ka hadlay xaflad lagu taageerayey dowladda oo ka dhacday Muqdisho.

     "Ciidamadii aan rabnay inay ka madax-ban aanaadan miyaa hadda la leeyahay hadda ha waardiyeeyaan, maxay ka wardiyeynayaan, ciid amada ma shacabkooda ayay cunayaan? Max aase kulmiyey hadalkan iyo hadalladii maalm ahan ay wadeen walaalaheen ee ahaa ciidama da ha kasoo baxaan iyo ciidamada ha kala yaa caan.” 

     "Ma dareemeysaan in qodobkaan ah in lala socdo dhaqaqaaqa Ciidamada Dowladda ay ku darsadeyn dowlado dariska ah oo aan dooneyn in Soomaaliya ay yeelato ciidan xoog leh iyo cii damo dhisan?” ayuu waydiiyey wasiirka

     Wasiirka ayaa hadalkiisa kusii daray "Anaga ma rabno Dowlad daciif ah, dowladna waxay ku taagan tahay awood ciidan, Ciidamadeena way dhismayaan, waxayna hadda leeyihiin niyad wanaagsan.”

    Sidoo kale Wasiir Cabdifataax ayaa xaqiijiyay in mudadii afarta sano ahayd ee sharciga ahayd iyo bilaha dheeriga oo ay dowladda jirtay mu shahar joogto ah la siinayay askarta dowladda Soomaaliya.

  Wuxuu sheegay in loolanka ka taagan Door ashada Soomaaliya aysan aheyn mid kaliya ka dhaxeyso Soomaalida balse ay jiraan dowlado shisheeye oo qeyb ka ah in Soomaaliya aysan xasilin isla markaasna ka shaqeenayo danahoo da sida uu hadalka u dhiga.

      Soo jeedinta Golaha Ammaanka ee Midowga Afrika ee ah in lala socdo dhaqdhaqa aqa ciidamada Dowladda ayaa ka dhalatay we erar dhacay 19 September 2021 oo lagu qaad ay hoteel ay deganaayeen Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, Shariif Sheekh Axmed iyo Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka Shariif Sheekh Aadan, sidoo kal ana rasaas lala dhacay banaanbaxayaal ay qe yb ka ahaayeen siyaasiyiin iyo madax hore.

Xuluumadda oo Guddi baara u saartay Shaq aaqadii Garoonka Aadan-Cadde

       Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuum adsa xilgaarsiinta ayaa magacawday Guddi soo baara Rabshadihii ka dhacay Khamiistii la soo dhaafay Garoonka Aadan-Cadde ee Magaalada Muqdisho.

     Warqad kasoo baxday Xafiiska Wasiirka Amniga oo la ogeysiiya, Wasirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada, Ra’isul Wasaaraha iyo Madax aweyna  ayaa lagu Magacaabay Xubnaha Gud diga oo ka kooban Shan Xubnood, kuwaas oo kala ah.

Guddoomiye

1. Axmed Macalin Xasan Xubin

2. Cabdi aadan Xuseen Xubin

3. C/Naasir Xaashi Jimcaale Xubin

G/dhexe Ciise Maxamed Ciise Xubin

5. Dhamme Maxamed Cali Maxamed

 ,iyaga oo baaris iyo xaqiiqo raadin ku sameey naya  dhacdadii ka dhacday Garoonka

      Diyaradaha ee Aadan Cabdulle, taariikhdu markii ay ahayd 22/04/2021.

     Ugu dambeyn Wasiirka Amniga ayaa Xubna ha Guddiga la magacabay waxaa uu faray in ay si dhaqsi leh u howl galaan isla markaana nati ijada baarista oo tafatiran ku soo gudbiyaan muddo gaaban gudaheed.

Nabadoon Caan Ah Oo Xalay Lagu Dilay Xaafad Ka Tirsan Magaalada Muqdisho

     Kooxo ku hubeysnaa Bastoolad ayaa Xalay xaafad ka tirsan degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir waxaa ay ku dileen Nabadoon Caan ahaa, waxaana dilka kasoo baxaya faah faahino dheeraad ah.

     Goobjoogayaal ayaa waxaa ay ku warrameen in Nabadoon ka ay toogteen rag ku hubeysan Bastool ad, xili uu ku sugnaa Xa afadda Jamhuuriya ee Kaaraan, isagoo u geer iyooday xabbado lagu dhuftay.

       Marxuumka ayaa lagu magacaabi jiray Na badoon Cabdullahi Ciise Hilowle, isagoo kamid ahaa dhaqanka Soomaaliyeed, waxaana goobta ka baxsaday raggii ka dambeeyay falkaas dilka ah.

     Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sida caadada ah eyd tegay goobta uu falku ka dhacay, isla mar kaana halkaas ka qaaday Meydka Marxuumka,  sidoo kalena sameeyay baaritaano ku aadan dil kaas.

       Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dal ka ayaa tan iyo markii la guda galay bisha bar akeysan ee Ramadaan ayaa waxaa ka dhacay dilal qorsheysan oo geysteen kooxo hubeysan oo aan heybtooda la garan, waxaana falalka qa arkood sheegtay Al-shabaab.

Wadooyinka qaar ee Muqdisho oo Maanta xiran

     Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa Saaka xiray qaar kamid ah waddooinka muhiim ka ah ee caasimada Muqdisho, kuwaas oo loo diidayo inay isticmaalaan dadka iyo gaadiidka noocyadiisa kala duwan.

     Waddooyinka xiran ayaa waxaa kamid ah qe ybo kamid ah wadada wadnaha, Wadada degm ada Wadajir oo ay ka xran tahay Danwadaaga ha iyo wadooyin kale,waxaana lagu arkayaa Cii damada dowladda oo xataa dadka inay ku lug eeyaan u diidaya.

      Laamaha Ammaanka dowladda Soomaaliya weli kama hadlin xeritaanka wadooyinka Muqdi sho, hayeeshee waxaa uu daba socdaa kadib markii xalay Ciidamo ka tirsan Millateriga Soo maaliya oo kasoo horjeeda muddo kororsiga ay soo gaareen degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir.


Taliyaha Hodan oo xog muhiim ah ka bixiyey dilkii guddoomiye Dhagajuun

  Taliyaha Saldhiga Degmada Hodan ee Gobol ka Banaadir Bashiir Cabdi Siyaad oo ka mid ah marqaatiyeyaasha la horgeeyey maxkamadda ciidamada oo Shalay billowday dhageysiga dac wadda dilkii loo geystay guddoomiyihii ma amul ka degmadaasi, Marxuum Cabdixakiin Dhagaju un ayaa ka warbixiyey sida uu u dha cay dilka.

     Bashiir oo

xilligaas ahaa tali yaha qey bta Waliyow Cadde ay aa shaaca ka qaaday in ka hor inta uusan dhicin dilka uu tal iya ha saldhigga D/Howl-wadaag Shuceyb Cabdi Maxamuud lasoo wad aagy xog ku aadan inay gudaha magaalada soo galayaan gawaari sida muqaadaraad, isla-markaana uu hayo xiriirkoo da iyo sidoo kale xogtooda, soona socdaan.

    Intaasi kadib taliye Bashiir wuuxuu sheegay in uu isna xogta usii gudbiyey taliska qeybta Bo ol iska ee G/Banaadir, gaar ahaan Saadaq Jo on, is aguna uu ku amray in laga hortego gawa arida la sheegay inay magaalada soo gelinay aan muqa aradaadka.

     Sidoo kale wuxuun intaasi ku daray inuu teg ay saldhigga Howl-wadaag, uuna ugu yimid tali ye Shuceyb oo diyaar garoobay, isla-markaana uu la joogo taliyaha Waaberi, isaga oo xusay in uu kala hadlay sida loo fulinayo howl-galka oo uu mas”uliyadiisu qaatay Shuceyb.

       Bashiir oo ka mid ah marqaatiyaasha kiisk an ayaa sidoo kale tilmaamay inuu wacay taliya ha saldhigga Hodan, si uu qeyb uga noqdo ho wl-galka, balse wuxuu xusay inuu arrintaasi ka horyimid taliyaha Salddhigga D/H/-wadaag Shu ceyb Cabdi Maxamuud oo isugu sheegay in uu kaligiis ku filan yahay howshaasi iyo fulinteda.

"Aniga waxaan wacay taliyaha saldhiga D/ Ho dan si obareeshinkaas uu mid guud u noqdo. Shuceyb wuu soo booday wuxuu yiri taliye ani ga ayaa ku filan, wax Problem ahna malahan ee dhammaan yaanan ku wada dhafrin shaqadaas aniga ayaa qabanayo,” ayuu yiri taliyaha Saldhi ga Degmada Hodan Bashiir Cabdi Siyaad oo ka hor-hadlay maxkamadda.

     Sidoo kale wuxuu intaasi sii raaciyey  "Bacd een waxaa iigu xigtay rasaasta dhaceysa aniga oo kormeer isaga socda wuxuu gacanka iga soo siiyey in baabuur uu xabadeeyey oo rasaas ay is ku fureen bacdeena gaariga uu gadaal u ba xay. Waxaan ku iri wax khasaare ah ma jiraan wuxuu dhahay ma faah faahin karo, kadib waa soo bax ay meel dhexe intaan soo marayey ay uu igu soo celiyey wuxuuna igu yiri waa guddo omiyihii D/ Hodan,”.

    Bashiir Cabdi Siyaad oo hadalkiisa sii wata ay aa hoosta ka xariiqay in durbo uu tegay goob ta ay dhacdadu ka dhacday, isla-markaana uu la kulmay dhimashada guddoomiyaha iyo dhaa wac qaar ka mid ilaaladiisa, kadib wuxuu carab ka ku dhuftay inuu amray in dhamaan askarta la ga qa ado hubka, laguna xareeyo saldhigga, isaga oo intaas ku sii daray in kadib la waayey askari ka mid ah ilaalada taliye Shuceyb oo qeyb ka ahaa falkaasi.

     "Goobta ayaan imid waxaan la kulmay ka ba cdi dhimashada guddoomiyihii iyo dhaawaca da dka anaa ugu soo horreeyey, ka dibna tallaab adii iiga gudbooneyd ayaan qaaday. Saraakiishii ayaan u yeeray nin walba istaafka uu wado qor yaha haka qaado saldhiggana halagu wada xar eeyo, sidaas ayaan hubka uga dhignay bacdee na istaafkii mid ka mid ah ayaa la waayey oo Shuceb istaafkiisii ka mid ah ahaa,” ayuu mark ale yiri taliyuhu.

      Si kastaba dhageysiga dacwaddan ayaa ku soo aadeysa, iyadoo horey guddiga loo saaray baaritaanka sida uu u dhacay dilka guddoomiyi hii maamulka degmada Hodan Cabdixakiin Cab diraxmaan Dhagajuun uu shaaca ka qaaday in bareer ah loo toogtay marxuumka.

Farmaajo oo $150,000 ku qortay shirkad Mar eykan ah oo u ololeysa + Caddeymo

     Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaa day ee Soomaaliya Maxamed C/hi Farmaajo ay aa shaqaaleeyey koox uga ololeysa Congress-ka Mareykanka, xilli uu wajahayo cambaareyn xooggan oo kaga imaneysa maamulka Joe Bid en, taasi oo ku aaddan muddo kororsiga uu sam eystay.

     Safaaradda Soomaaliya ee Washington ayaa heshiis ku kacaya $150,000 la gashay shirkadd an oo lagu magacaabo LFA Holdings, fadhigge ed una yahay gobolka New Jersey, si ay u aba abusho booqasho uu Farmaajo ku tago Marey kanka, sida ku cad diiwaan loo gudbiyey Waaxda Cada aladda Mareykanka, oo ay heshay Caasim ada Online.

     Diiwaanka ayaa lagu sheegay in LFA ay gac an ka gaysan doonto kulamo lala yeesho xubna ha Congress-ka Mareykanka iyo khubaro, hase yeeshee laguma xusin wax kulamo ah oo lala yeelanayo mas’uuliyiinta hay’adaha fulinta Mar ey kanka.

     "Shaqada ay qaban doonto LFA waxaa ku jira, balse aan ku koobneyn oo kaliya, inay taa geero u hesho booqashada Congress-ka,” wax aa sidaas warqadda heshiika uu la galay saf iirka Soomaaliya ee Washington Cali Shariif Ax med, ku yiri Luis Aleman oo madaxda LFA.

     "LFA waxay sidoo kale gacan ka gaysan do ontaa xoojinta xiriirka shirkadaha gaarka loo le eyahay, ayada oo la raadinayo fursado maal-ga shi oo toos ah,” ayuu yiri Aleman.

      LFA ayaa lasiin doonaa $150,000 oo ay sha qadan ku qabaneyso, sida ku cad diiwaan-gelin ta shaqsiga ah ee uu sameeyey Aleman, isaga oo u hoggaansamaya Xeerka Diiwaan-gelinta Wakiilada Ajaaniibta ee loo yaqaan Foreign Agents Registration Act (FARA).

     Warqadda heshiiska ayaa ku taariikheysan 22-ka March, taasi oo aheyd saddex maalmood un kadib markii xoghayaha arrimaha dibedda Mareykanka Antony Blinken uu soo saaray baya an uu ugu baaqayo dowladda federaalka inay deg deg u qabato doorashooyinka.

     13-kii April, Blinken ayaa soo saaray bayaan kale oo uu ku diiday muddo kororsiga hay’ada ha dowladda Soomaaliya iyo madaxweynaha.

Tibor Nagy oo ah kaaliyihii hore ee Xoghayaha Arrimaha Dibedda Mareykanka ee Arrimaha Afri ka ee xilligii madaxweyne Trump ayaa sheegay in Farmaajo uu xulufo cusub ka raadinayo Wa shington, xilli uu sii kordhayo shakiga uu maa mulka Biden ka qabo.      "Waxaan u maleyna yaa in Soomaaliya ay gar owsan tahay inaysan hadda awoodin inay wax ka iibiso maamulka Biden, marka maxaysan uga billaabeyn Congre ss-ka,” ayuu yiri Naggy.

     Muhiimadda dowladda federaalka ayaa ah in lasii joogteeyo kalamada dowladda Mareykanka ee ay suurta-galka tahay in loo joojiyo muddo ko rorsiga darteed, kaalmadaas oo sanadkii tegay gaareysay $137 milyan, iyo gacan ka gaysasha da dagaalka Al-Shabaab.

Xigasho:- Caasimadda.net

Warbixin: Ergeyga la filayo in M/Afrika uu soo diro iyo qalad siyaasadeedkii Farmaajo

     Ururka Midowga Afrika ayaa la filayaa inuu dho waan ergey cusub oo gaar ah usoo magac aabo Soomaaliya, si uu dhex-dhexaadiyo saa mileyda siyaasadda dalka, kadib go’aankii ka soo baxay Golaha Nabdda iyo Ammaanka urur ka.

     Ilo-wareedyo diblomaasiyadeed ayaa Caasi ma da Online u sheegay in ergeygan laga ya abo inuu noqdo madaxweynihii hore ee dalka Sierra Leone Ernest Bia Koroma, isaga oo ta ag eero ka helaya qaar ka mid ah dalalka Galbeed ka Afrika oo magacaabi stiisa aad ugu ololeyna ya, sida Nigeria, Ghana, Sierra Leone iyo Senegal.

      Dalal oo u badan kuwa waqooyiga Afrika ay aa iyana u ololeynaya xoghayihii hore ee Jaam acadda Carabta Camar Mussa, inkasta oo ay u badan tahay in loolanka xilkan uu ku adkaado Ernest Bia Koroma.

      Go’aanka M/Afrika ayaa yimid kadib markii Farmaajo uu ka codsaday madaxweynaha dal ka DR Congo, ahna guddoomiyaha M/Afrika Fe lix-Antoine Tshisekedi inuu dhex-dhexaadiyo So omaalida, hase yeeshee dadka siyaasadda fal lanqeeya ayaa sheegaya in Farmaajo uusan ma rnaba fileyn qaraarkii adkaa ee M/Afrika ee sida weyn loogu cambaareeyey muddo kororsiga.

     Wargeyska Afrika Intelligence ayaa qoray in Kenya, oo ay xiisad kala dhaxeyso Farmaajo, ay kaalin weyn ku laheyd in Felix-Antoine Tshi sekedi uu ku guuleysto xilka guddoomiyaha M/ Afrika, ayada oo Uhuru Kenyatta uu booqday Kinshasa, maalin kadib markii uu kasoo laabtay Farmaajo, taasi oo ay suurta-gal tahay in Kenya ay kaalin ka cayaartay jabkii siyaasadeed ee uu Farmaajo kala kulmay Midowga Afrika.

    D/Soomaaliya ayaa qaraarka ka hor ka digtay in Kenya iyo Jabuuti ay faro-gelin ku hayaan go ’aanada Golaha Nabadda iyo Ammaanka M/ Afrika, hase yeeshee dadka siyaasadda fallanq eeya ayaa rumeysan inay aheyd diblomaasiyad xumo iyo garasho la’aan siyaasadeed in Farma ajo uu fahmi waayo waxa ka dhaxeeya Uhuru Kenyatta iyo Felix-Antoine Tshisekedi, ka hor inta aanu tegin Kinshasa.

      Eregyga cusub ee M/Afrika ayay suurta-gal tahay inuu horseedo in Farmaajo uu xilka isaga tago.Sidan oo kale, ayaa sanadkii 2010 waxay M/Afrika ergay gaar ah usoo magacaabeen Soomaaliya kadib markii barlamaankii xilligaas uu samaystey muddo kororsi, ergeygaas oo ahaa madaxweynihii hore ee Ghana Jerry Rawli ngs. Xilligaas ayaa waxaa dalka R/wasaare ka ahaa Maxamed C/hi Farmaajo. Dadaalladii Jerry Rawlings ayaa ku dhameeyey heshiiskii

Kamp ala Accord ee uu ku baxay Farmaajo.

Guddoomiyihii degaanka leego oo qarax lagu dilay

     Wararka laga helayo Gobolka Sh/Hoose ay aa waxaa ay sheegayaan in xalay xilli dambe qa rax lagu dilay Guddoomiyihii degaanka leego ee Gobolkaas, xilli uu ku sugnaa degmada Walanw eyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose.

     Alle ha u Naxariistee Guddoomiyihii degaan ka leego oo lagu Magacaabi jiray Xasan Guc dur uu u geeriyooday qarax loogu xiray Gaarigii sa, waxaana ku dhaawacmay qaraxaas laba Askari oo kamid ahaa ilaaladii sa.

     Mas’uuliyiin ka tirsan Maa mulka G/Sh/Hoose ayaa xqiijiy ay geerida Guddoomiyihii dega anka leego oo bilihii la soo dha afay ku sugnaa degmada Wal anweyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose.

     Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka tirsan  Xildhibaannada  Golaha Shacabka ayaa ka tac siyadeeyay dilka Guddoomiyihii degaanka lee go, waxaana weli dilkaasi si cad uga hadlin ma s’uuliyiinta Maamulka Gobolka Sh/ Hoose.

Maxay Ka Wada Hadleen Madaxweyne Muu se Biixi Iyo Guddiga Doorashada?

      Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cab di ayaa Xarunta Madaxtooyada  kulan kula qaat ay xubnaha Guddida doorashooyinka Somalila nd, kulankaas oo diiradda lagu saaray habsami u socodka qabsoomidda doorashooyinka gole yaasha wakiillada iyo deegaanka.

     Ugu horrayn Guddida doorashooyinka ayaa waxaa ay Madaxweynaha Somaliland, warbixin ka siiyeen qaban-qaabada iyo hirgelinta howla ha wakhtigan socda ee qabsoomidda doorash ooyinka wakiillada iyo deegaanka oo maraya meel muhiima, iyagoo xusay in hawlaha u diya ar-garawga doorashooyinku u socdaan sidii lo ogu tallo-galay, kuna qabsoomayaan xilligii hore la isula qaatay.

     Sidoo kale waxa kulankaas lagaga wada hadlay kharashaadka ku baxaya doorashooyin ka iyo ilaa hadda wixii ku baxay, si looga diyaar garoobo arrimaha dhaqaalaha ee doorashooyin ka ku baxaya.

      Madaxweyne Muuse Biixi ayaa waxaa uu Guddiga doorashooyinka ku bogaadinyey sha qadooda, wuxuuna ku adkeeyay in doorashooy inku ku qabsoomaan muddadii lagu heshiiyey, isagoo kula dardaarmay in masiirka ummadda iyo amniga dushooda saaranyahay, loona baah an yahay dedaal iyo xilkasnimo dheeraada inay iska saaraan hawlahaa.

Khilaafka doorashada Soomaaliya: Golaha ammaanka oo war ka soo saaray khilaafka doorashada Somaaliya

     Xubnaha Golaha Ammaanka ee Q/ Mido obey ayaa muujiyay sida qotada dheer ee ay u ga walaacsan yihiin sii soc oshada jahwareerka siyaa sadeed iyo khilaafka u dhe xeeya hoggaamiyeya asha siyaasadda Soomaaliya ee ku aaddan qaabka doorashada loo qabanayo .

     Golaha Ammaanku ee Qaramada Midoobey ayaa sheegay inay dib u milicsadeen horumarka baaxadda leh ee laga sameeyay tobankii sano ee la soo dhaafay Sooma aliya, taasi oo ay ka mid ta hay dadaalkii lagu bixiyay amniga, dimuqraadiyadda , isbadalka siyaasadda iyo hour marinta dhaqaalaha, gaar ahaan cafinta deymaha.

     Xubnaha golaha ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa waxay hoosta ka xariiqeen in he shiis la gaaro uu muhiim u yahay hanaan kasta oo doorasho uu guuleysto.

Bayaanka ayaa intaa ku daray in heshiiskii 17      September uu wali yahay gundhiga kali ah ee ay wada tageersan yihiim dowladda fedaraalka iyo maamul goboleedyada.

     Golaha ammaanka ee Qaramada Midobey ayaa ugu baaqay dhammaan dhinacyada kala duwan ee siyaasadda inay diidaan wax walba oo rabshado iyo iska horimaad keeni kara isl amarkana wadaxaajoodyada sida ugu dhaqsiy aha badan dib loo soo cusbooneyso iyada oo aan wax shuruud ah lagu xirin.

     Q/Midoobey ayaa sheegtay inay diyaar u tahay in ay gacan siiso Soomaaliya.

Golaha Ammaanka ayaa waxa ay sidoo kale bo gaadiyeen go'aankii ka soo baxay golaha nabad da iyo ammaanka midowga Afrika iyo urur gobo leedka Igad.

     Golaha ammaanka oo dhaliilay go’aankii Trump Nicholas Haysom muxuu u sheegay Golaha Ammaanka ee QM?

Golaha ammaanka oo aan wali go'aan ka gaarin qaraarka joojinta dagaalka Suuriya

Xubnaha Golaha Ammaanku ee Qaramada Mid oobey waxay carrabka ku adkeeyeen in khilaa fka taagan ee ku saabsan qaabka doorashada uusan kaliya minjaxaabinayn horumarka iyo da daalada la sameeyay, balse sidoo kale uu isha ka weecinayo dhibaatooyinka culeyska leh sida fatahadaha, abaaraha, ayaxa, dhibaatada COVI D-19, iyo la dagaalanka Al-Shabaab.

     Bayaanka ka soo baxay golaha ammaanka ee Q/Midoobey ayaa ugu dambeyntii mar kale lagu cadeeyay in qaramada Midoobey ay xu shmeynayso madaxbanaanida siyaasadeed, mi dda dhuleed iyo waliba midnimada Soomaaliya.

Hadalka golaha ammaanka ee Qaramada Mid oobey ayaa ku soo beegmaya xilli ay maalinti Dorraad ahayd ay golaha nabadda iyo amma anka midowga Afrika ay cambaareeyeen mudda kordhintii ay golaha shacabka u sameeyeen ma daxwayne Farmaajo islamarkana ay ku baaq een in wadaxaajoodyada dib loo bilaabo.

Turkiga oo baadigoobaya nin la baxsaday 2 bilyan oo doollar

      Mr Ozer ayaa la rumaysan yahay in uu aad ay dhankaa Albania          Turkiga ayaa soo saa ray waaran qabasho oo caalami ah oo loogu tal agalay aasaa sihii goobta ganacsi ee lacagta dhan ka online-ka ah ee loo yaqaan 'cryptocurr ency.

    Warbaahinta  dowladda ay aa ku warrantay in Faruk Fat ih Ozer uu ula baxsaday Alba nia lacag gaadha7ya $ 2bn oo laga qaaday 391,000 oo maalgashadeyaal ah.

    Booliska ayaa sidoo kale xiray 62 qof weera radii waaberiga, sideed magaalo oo Turkiga ah oo lagu tuhmay inay xidhiidh la leeyihiin shir kada Mr Ozer, Thodex.

     Mr Ozer ayaa ku tilmaamay eedeymaha loo soo jeediyay "kuwo aan sal iyo raad toona lahayn" wuxuuna sheegay inuu Albania uu u joogo shirar shaqo.  Wasaaradda cadaaladda ee Turkiga ayaa bilawday dacwado sharci ah oo lagu raadinayo soo qabashada iyo u soo celinta Mr Ozer oo ku aaddan caasimada Albanianka ee Tirana, Andalou ayaa werisay, isagoo intaa ku daray in wasiirka arrimaha gudaha Suleyman Soylu uu khadka taleefanka kula had



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip