
War Deg deg ah;Warar dheeraad ah kulankii Baarlamaanka oo goordhow furmay
...
Kulan ay yeelanayaan xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliyeed ayaa goor dhow furmay iyadoo dib u dhac uu ku yimid waqtigii hore loo qorsheeyay.
Baarlamaanka ayaa waxa uu ka doodayaa mooshin ay soo gudbiyeen illaa labaatan xildhibaan. Xildhibaaanada baarlamaanka ayaa waxaa dib u dhaca ku keenay kadib markii taliyaha ciidanka booliska soomaaliyeed ee gobolka Banaadir uu diiday in maanta uu furmo kulankan.
War Deg deg ah;Warar dheeraad ah kulankii Baarlamaanka oo goordhow furmay
...