HALKAN KA AQRISO W/W MOGTIMES 18- MARS 2021

0
Thursday March 18, 2021 - 07:55:36 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 346
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAN KA AQRISO W/W MOGTIMES 18- MARS 2021

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Ra’iisul Wasaare Rooble oo la kulmay Musharax Jibriil Ibraahim

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaal ka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Roo ble ayaa xafiiskiisa ku qa abilsay Musharrax Jibriil Ibraahim Cabdulle oo ay ka wada hadleen sidii do orasho nabdoon oo daah furan dalka uga dhici lahayd.

Jibriil Ibraahim Cabdulle ayaa Ra’iisul Was aaraha dalka uga mahadceliyay soo dhaweynta loo sameeya, isagoo faahfaahiyay arrimihii ay is la soo qaadeen.

"Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya waxaan ka wada hadalnay sidii dalka ay uga dhici lahayd doorasho xor iyo xalaal ah, doorasho loo wada dhanyahay, in laga wada shaqeeyo dhamaan dadka ay quseyso saamileyda guud, in door ashada ay noqoto mid lagu kalsoonyahay, Soo maalida oo dhan meel kasta oo ay joogaan ay qeyb ka yihiin, waxaan aad iyo aad uga mahad celinayaa Ra’iisul Wasaaraha soo dhaweynta iyo qaabilaaddii Shalay.” ayuu yiri Jibriil Ibraa him Cabdulle.

Wareega 1-aad ee dhegaysiga dacwadda badda ee Soomaaliya iyo Kenya oo soo xirmay.

Sulaymaan Maxamed Maxamuud, Ilaaliyaha gu ud qaranka ee ayaa sheegay in uu si rasm iya u soo xirmay wareega kowaad ee dhega ysiga dacwadda badda ee u dhexaysa Soomaa liya iyo Kenya.

Dr Sulaymaan, wuxuu bog aadiyey sidii habsamida lahayd ee qareennada u doodayay Soomaaliya ay u soo bandhigeen xujooyin cad-cad oo muujina ya xaq ahaanshaha gal dacwadeedka Soomaa liya iyo mabaadida caalamiga ah ee la xiriirsan xeerka badaha.

"Waxaan halkan umadda Soomaaliyeed uga sheegayaa, in dawladda iyo shacabka Soomaal iya oo midaysan ay diyaar u yihiin difaacidda go bonimada iyo dhul badeedka Soomaaliya, iyada oo aan rajaynayo in natiijada ka soo baxaysaa ay noqoto mid ummadda Soomaaliyeed oo dhan ka farxin doonta.”

Sidoo kale, wuxu tilmaamay in wakhtiga uu bilaaban doono wareegga labaad ee dhegays iga dacwadda ku saabsan kiiskan ay go’aan ka gaari doonto Maxkamadda ICJ kadibna ku war gelin doonto Wefdiga Soomaaliya.

Kenya oo diiday in ay tagto ICJ iyo Soomaal iya oo berri jeedin doonta gunaanadka Dacwadda

Dowladda Kenya ayaa si rasmi ah u diiday in ay Shalay soo bandhigto doodeeda ku aadan dacwada badda ka dib markii labadii maalmood ee lasoo dhaafay difaacatay Soomaaliya.

Maxkamada ICJ ayaa ku wargalisay in Sooma aliya ay jeediso gunaanadka dac wadda Soomaaliya ka dib markii ay Kenya fa shilantay. maxkamadda berri Shalay 3:00PM ay ay dhagaysan doonta gunaanadka Dacwadda ee Soom aaliya.

Wixii berri ka dambeeya Sida ay kusoo wara mayaan wariyeyaasha Soomaaliyeed ee ku su gan Hogue waxaa la sugi doona go’aanka Max kamada.

Wasiir Xundubey oo la kulmay Ra’iisul wasaaraha Qatar

Wasiirka amniga gudaha xukuumadda Soom aaliya, Xasan Xundubey Jimcaale oo ku sugan Dooxa ayaa la kulmay ra’iisul Wasaaraha Qatar, ahna wasiirka arrimaha di badda dalkaasi Sheekh khaalid Bin Khal iifa bin Cabdiaziiz Al Tha ani.

Labada mas’uul oo ye eshay kulan saacado bad an qaatay ayaa ka wa da-hadlay arrimo ku aa dan xoojinta xiriirka la bada dalka ee Soom aaliya & Qatar.Wasiir Xun dubey oo kulanka ka hadlay ayaa uga mahad-celiyey Qatar taagee rada jog tada ah ee ay siiyo dowladda feder aalka & shac abka Sooma aliyeed.

"Waxaana aan ka wada hadalnay iskaa shi ga amniga ee labada dal ee Soomaal iya iyo Qa tar, anigoo kaga mahad-celiyay taageerada dow lada Qatar ay la garab taagantahay shacab ka iyo xukuumadda federaalka ah ee Soomaali ya.” ayuu yiri wasiir amniga Soomaaliya.

Xasan Xundubey oo maalmahan ku sugnaa dal kaasi Qatar ayaa sidoo kale kulamo la yee shay mas’uuliyiin kala duwan oo ka tirsan xuku umad da Dooxa

Qatar ayaa ka mid ah dalalka sida dhow u taageero dowladda federaalka ah ee Soomaa liya, iyada oo mashaariicyo kala duwan ka fuliso gudaha dalka.

Rooble oo Shalay tegay tacsida Cali Mahdi

Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya, Mudane Ma xamed Xuseen Rooble ayaa Shalay booqday go gosha tacsida Allaha u naxariistee madaxw eynihii hore ee Soomaa liya marxuum Cali Ma hdi Maxam ed, oo dhawaan aas qaran loogu sameeyay magaalada Muqdisho.

Rooble ayaa markii uu booqday waxa uu sax iixay buugga tacsida, wuxuuna la kulmay qoys ka iyo qa raabada marxuumka, guddigii tacsida iyo odayaasha dhaqanka ee ka shaqe ynayay tacsida marxuum Cali Mahdi Maxamed.

"Waxaan Soomaali oo dhan, qoyskii iyo ehel adiisa uga tacsiyeynayaa geerida naxdinta leh marxuum Cali Mahdi Maxamed, Madaxweynihii hore,” ayuu yiri Maxamed Xuseen Rooble.

"Waxaan Ilaahey uga baryayaa in uu qabriga u waasiciyo, aan ducada u badinno in uu ilaa hey naxariistii janno geeyo” ayuu sidoo kale yiri Rooble oo hadal kooban ka jeed iyay goobta.

Sidoo kale wuxuu u mahad-celi yay guddiyadii Aaska Qaran, Qoyska iyo duubabka dhaqanka ee sida wana agsan uga shaqeeyay aaska madaxweynihii hore Allaha u naxariistee, marxuum Cali Mahdi Maxamed.

Ugu dambeyntiina waxa uu ra’iisal wasaar aha xil-gaarsiinta uu shacabka Soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan ka codsaday inay u duceeyaan marxuumka Allaha u naxariistee.

Farriin Safiirka Cusub ee Biritayn Ku Qortay Twitter oo Muran Dhalisay

Farriin Twitter ah oo ku saabsan kulan dhex maray Safiirka Cusub ee Biritayn Kate Foster iyo Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali Guudlaawe ayaa muran abuurtay."Waxaannu ka wada hadalnay arrimmo muhiim u ah UK iyo Hirshabeelle” ayay Kate Foster ku xustay farri inta ku saabsan kulanka.

Safiir Kate Foster farriinteedu waa mid balm arsan anshaxa diblomaasiyadda

Dad badan waxa ay isweyddiiyeen sida Safi irka ereyada u dooratay. "Gef erey doorasho ah ay aa ka muuqda farriinta sa fiirka. Biritayn waa dal. Soomaaliya uun bay arri mmaha labada dal kala hadli kartaa” buu yiri Daahir Cismaan, oo ahaa diblomaasi Soomaaliyeed.

Dalka Biritayn wuxuu kaalin horseed ah ku lahaa gabogabayntii xilligii kumeelgaarka. Safiir kii hore ee Biritayn Ben Fender ayaa xubno ka tirsan xisbiyada siyaasadeed ee Soomaaliya u sheegay 2018kii in "Brexit ay aad u saameysay kaalinta Biritayn.” Midowga Yurub ayaa hadda maalgelinta ugu badan dhanka dib u habaynta kaabayaasha siiya Soomaaliya.

"Farriinta Safiirka Biritayn waxay la mid tahay farriintii Gavin Williamson oo ahaa Wasiirkii Ga ashaandhigga Biritayn uu 2019kii ku shee gay "inuu wadahadal dhexmaray dalalka Birit ayn iyo Somaliland” mar uu booqanayay Harge ysa. Dhowr daqiiqadood kaddib ayuu tirtiray farriinta.

Shariif Sheekh Axmed oo booqday qoyska Madaxweynihii hore ee dalka

Shariif Sheekh Axmed, Madaxweynihii hore ee Somaliya ayaa maaata tacsi ugu tagay qoy ska Madaxweynihii hore ee dalka, marxuum Cali Mahdi Maxamed.

Shariif Sheekh Axmed, Gudoomiyaha Golaha Mi dowga Musharaxiinta ay aa sidoo kale saxiixay bu ugga tacsida ee Madax weynihii hore ee dalka.

"Waxaan Shalay tacsi ugu tagnay qoyska Ma daxweynihii hore ee dalka, Allaha u naxariistee walaalkeen Cali Mahdi Maxamed, oo aan sidoo kale soo sixiixnay buugga tacsida qaran.” Ayuu yiri Shariif Sheekh Axmed.

Shariifka ayaa yiri "Waxaan Allaah u weydiinay dembi dhaaf iyo inuu u naxariisto marxuumka, oo dadaal badan ku bixiyay sidii dalkan loo horumarin lahaa.”

Marxuum Cali Mahdi Maxamed ayaa 10-kii bishan ku geeriyooday isbitaal ku yaala M/Nayrobi, iyadoona 12-kii bishan lagu aasay M/ Muqdisho. Cali Mahdi ayaa xilka madaxtini mada ee dalka loo magacaabay 1991-kii, isag oona noqday Madaxweynihii 4aad ee dalka.


Ciidamada madaxtooyada oo Habeen hore fuli yey howl-gal qorsheysan + Ujeedka

Ciidamada ilaalada ee ka howl-gala gudaha xarunta madaxtooyada ee loo yaqaano Koof iyada Casta ayaa Habeen hore saq-dhexe howl-gal qorsheysan ka fuliyey xaafadaha ku dhow Villa Soomaaliya.

Wararka ayaa sheega ya in si gaar ah howl-gal ka loogu qaaday degm ooyinka Warta Nabadda iyo Boondheere, gaar ahaan guryaha ku dhow dhismaha madaxtooyada.

Ilo deegaanka ah ayaa Caasimada Online u sheegay in ciidamadu ay gudaha u galeen xaa fadaha degmooyinkaasi, islamarkaana ay soo qab-qabteen dad u badan dhalinyaro.

Sidoo kale wararka ayaa intaasi ku daraya in dhalinyaradaasi la’isugu keenay hal goob, ka dibna lagu sameeyey baaris, iyada oo qaarkood lasii daayey, kuwa kalena la xiray.

Illaa iyo hadda ma cadda waxa uu ahaa bartil maameedka howl-galkan, balse wararka qaar ayaa sheegaya in ujeedka howl-galka uu ahaa mid lagu xaqiijiyey ammaanka. Maalmihii lasoo dhaafay ciidamada dowladda Soomaaliya, gaar ahaan kuwa Booliiska ayaa kordhiyey howl-gallada lagu xaqiijinayo amniga magaalada Muq disho oo ay ka dhacayeen falal liddi ku ah amni ga, waxaana ugu dambeeyey weerarkii lagu qaaday xerada Xalane.

DF oo beenisay warqad la xiriirta shirkad Shiinees ah oo magaceeda lagu isticmaalay

Wasaaradda caafimaadka Soomaaliya ayaa Shalay beenisay waraaq shirkada Qaranka Shii naha ee daawooyinka looga dalbanayey tallaa lka Covid-19, taasi oo ku taariikheysan dhama adka sanadkii hore.

Waraaqda ay beenisay wasaaradu waxaa ku saxiixan Sii-hayaha wasiirka caafimaadka, Fowziya Abuukar waxa ana shirkada lagu mag icaabo China National Pharmaceutical Group loo ga dalbanayey in tallaalka cudurka ay kala shaqeyso shirkad kale oo lag leeyahay gudaha dalka.

"Wasaarada Caafimaadka Iyo Daryeelka Bul shadda waxay cadaynaaysaa in documentska an yahay mid Fake ah waana been abuur. Cida samaysayna warqadaas been abuurka ah wa xaa lala tiigsanayaasharciga si loo mariyo ciq aabta ay mutaystaan,” ayaa lagu yiri qoraal koo ban oo lagu baahiyey barta Wasaaradda ee twi tter-ka.

Waraaqda been-abuurka ah ayaa waxa lagu sheegay in dowladda federaalka, gaar ahaan wasaaradda caafimaadka ay ogolaansho ay arrintaas ugula shaqeyso siisay shirkad lagu magacaabo SAHABA Pharmaceutical Group, midaasi oo ay xarunteedu tahay magaalada Gar oowe ee xarunta Puntland.

Dalabka waraaqda oo si toos ah ugu socday shirkada Shiinaha ayaa waxa lagu sheegay inay muhiim tahay in tallaalka lasoo gaarsiiyo Sooma aliya, si loo bad-baadiyo shacabka, kaasi oo kusii fidaya dalka.

Waraaqdan ayaa waxaa la diyaariyey xili uu cudurka Coronavirus si weyn ugu faafay dalka, islamarkaana uu soo ritay dad badan, taasi oo aheyd dabayaaqadii sanadkii hore.

Arrinta la yaabka leh ayaa ah in Waraaqda oo ku taariikheysan 22-kii October 2020-ka ay Wasaaraddu beeninayso billo badan kadib, mana jirto faah-faahin dheeriya oo ay ka bixisay arrintaan.

Galmudug oo ku dhawaaqday howlgal ka dhan ah Al-Shabaab

Maamulka Galmudug ayaa ku dhawaaqay in ciidamada Ammaanka maamulka Galmudug ay qaadi doonaan howlgallo ka dhanka ah ururka Al-Shabaab, kuwaasoo looga saarayo degaana da ay gacanta ku hayaan.

Wasiirka Amniga Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay in dhamaadka sanadkaan Galmudug gabi ahaanba laga xoreyn doono Al-Shabaab.

Waxaa uu tilmaamay Wasiirka Amniga Gal mudug in la diyaariyay ciidankii ka howlgali la haa xoreynta Ceelbuur, Ceeldheer, Galhareeri iyo degmada Xarardheere.

Fiqi waxaa uu hoosta ka xar iiqay in Galmudug ay qaadi do onto howlgal qorsheysan ayna ka qeyb qaadan doonaan ciidanka maamulka Galmudug, kuwo dowladda dhexe iyo dadka degaanka.

Galmudug ayaa dhawaan sameysay ciidamo daraawiish ah, kuwaasoo lagu tababaray Maga alooyinka ka mid ah Galmudug, waxaana dhaw aan loo sameeyay talis guud oo noqon doona Magaalada Dhuusamareeb.

Maxay ka wada-hadleen Deni iyo musha rax Jabriil?

Jabril Ibrahim Cabdulle oo kamid ah Mur ashaxiinta xilka Madaxweynaha Soomaaliya ay aa kulan xasaasiya ah la qaatay madaxweyna ha dowlad goboleedka Puntland, Saciid Deni oo ku sugan magaalada Muqdisho.Kulankaan oo qaatay muddo saacado ah ayaa waxay kaga wa da-hadleen labada mas’uul xaalada cakiran ee dalka iyo wada-hadalka doorashada ee la filayo inuu dhawaan qabsoomo, taasi oo caasimada u yimid madaxw ey naha Punt land.

Waxaa uu kulankaan qeyb ka noqonaya kula mo gooni-gooni ah oo uu Musharax Jabriil uu la qaadanayo dha maan Siyaasiyiinta kala, Mada xda dowladda fe deralka ah, Maamul-gobal eedyadda iyo Bul shada rayidka ah.

Jabriil ayaa u muuqda musharaxa keliya ee maalmihii u dambeeyay dadaal xoogan ugu jira sidii dalka uga dhici laheyd doorasho wada-ogol ah oo dhinacyada is-haya ay raali ku yihiin.

Musharaxa oo kamid ah musharaxiinta ugu cad-cad ee u tartamaya xilka madaxweynaha ayaa waxa uu hore ugu baaqay inay tanaasul same eyaan madaxda dowladda iyo kuwa maam ulada, asagoona ka digay in danta gaarka ah la ga hormariyo danta guud ee dalka.

Kulankan ayaa kusoo aadaya xili ay meel adag mareyso xiisada doorashada oo ay isku hayaan dowladda federaalka, maamulada iyo midowga musharaxiinta, ayada oo uu dham aaday muddo xileedkii sharciga ahaa ee dow ladda.

Kiisaska Karoonaha ee degaanada Soma liland oo sare u kacay iyo Muuse Biixi oo ka hadlay

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo Shalay la hadlayay warbaahinta ayaa sheegay in Xanuunka Karoona Feysris uu kor u kacay sedexdii todobhaad ee la soo dhaafay deegaanadooda.

Madaxdweynaha Maamulka Soo maaliland ayaa intaa ku daray in baaritaan ay bilaabeen kowdii bi shaan maarso ilaa hadda diwaan galiyeen inka badan 3,380 oo qof.

Waxaa uu sidoo kale isaga oo sheegay in cudurka laga helay 2,018 qof, halka ay ka bo gsaden 1,800 qof, waxaana u dhintay 85 qof.

Waxa uu tilmaamay in Somaliland ay dadaal ku bixin doonto sidii looga hortagi lahaa, maad aama uu dhibaato ku yahay degaanda Somal iland. Madaxweynaha ayaa ugu baaqay Sha cabka in ay ilaaliyaan kala fogaanshaha iyo talaabooyinka looga hortagaayo cudurka.

Kulan dhexmaray Puntland iyo WFP oo loo ga hadlay horumarinta Caafimaadka

Wasiirka Wasaradda Caafimaadka Puntland Dr Jamac Farax Xasan oo ay waheliyaan Was iirku kuxeeganka Wasaaradda Abdinaasir Yusuf Xaajiiyo Agaasimaha guud Dr Abdirisaaq Xirsi Xasan ayaa Shalay xafiiskiisa kulan kula qaat ay mas’uuliyiinta ka socday hay’adda WFP Soomaliya.

Waftiga WFP oo ay hog aaminaysay Lara Fossi ku xigeenka madaxa WFP ee Soomaaliya, waxaana ay masuuliyiin ta wasaaradda la wadaagtay mashaariicda so cota ee ay ka wada shaqaynayaan wasaaradda.

"Md.wasiir iyo masuuliyiinta kale ee wasaaradda waxaan ku faraxsanahay kulankaan Shalay aan wada yeelanayno kaasoo aan iskaga waraysa nayno halka ay marayso mashaariicda socota ee aan ka wada shaqaynayno iyo sidii loo sii ho rmarin lahaa”

"Waxaan bogaadinayaa sida wanaagsan ee wada shaqaynteena usocoto waxaana ku rajo weynahay aniga oo wakiil ka ah hay’adda WFP ee Soomaliya inaan sii labo jibaari doono siina horumarin doono.”

"Dr Jamac Farax Xasan wasiirka wasaarad da caafimaadka ayaa ugu horayn uga mahad celiyay hay’adda WFP wada shaqaynta wana agsan ee ka dhaxaysa iyo sida ay uga go’an tahay ka wasaaradd ahaan inay sii xoojiyaan mashaariicda soco”Wasiirka ayaa masuuliyiinta ka socday WFP la wadaagay inay rabaan inay qayb ka noqdaan qorshaha wasaaradda ee 20 21 taasoo ay ugu horayso sidii adeeg caa fimaad loo gaarsiin lahaa meel kasta oo ay joo gaan muwaadiniita Puntland si gaar ah hour marinta dhinacyadaNafaqaynta, hooyada uur ka leh iyo mida nuujinaysa.”


Wakiilada Beesha Caalamka oo u istaagay in laga gudbo khilaafka ka dhashay goobta shirka lagu qabanayo

Wakiilada Beesha Caalamka ayaa bilaabay dadaalo ay xal ugu raadinayaan in laga gudbo khilaafka cusub ee ka dhashay goobta lagu qabanayo shirka wadatashiga qaran.

Beesha Caalamka ayaa horaantii bishan soo jeedisay in shirka lagu qabto Xeendaabka Xer ada Xalane ee Magaalada Muqdisho, ka dib markii Madaxda Puntland iyo Jubbaland ku baa qeen in shirka lagu qabto goob amnigeeda lagu kalsoon yahay.

Tani ayaa waxaa ka gows-adeegay Madax da Galmudug iyo Koonfur Galbeed, iyagoona muujiyay inaanan loo baahnayn in la fara-geliyo wadahadalada Madaxda Soomaalida, isla-mar kaana ay ku baaqayaan in shirka lagu qabto Aq alka Villa Somalia amaba mid ka mid ah Xaru maha Dowlad Goboleedyada, si shirka loogu arko mid ay Soomaali leedahay.

Wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha Somaliya, Amb. James Swan, Danji raha Mareykanka ee dalka u fadhiyo, Amb. Don ald Yamamoto iyo Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa Dorraad ka wadahadlay dadaalada Beesha Caalamka ay ugu jirto qabsoomidda shirka lagu dhameystir ayo arrimaha doorashooyinka, gaar ahaan doo dda ka dhalatay goobta lagu qabanayo shirk aasi.

Wararka ayaa sheegaya in xubnahaasi ay Madaxweyne Qoorqoor weydiisteen in Beesha Caalamka uu kala shaqeeyo, sidii looga gudbi lahaa caqabadaha horgudban shirka.

Dhanka kale waxaa soo baxaya warar sheega ya in Beesha Caalamka ay Madaxweynaha Koo nfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laf ta-gareen) ugu baaqeen in uu yimaado Magaal ada Muqdisho, si arrintan xal looga gaaro, loona bilaabo wadahadalada lagu dhameystirayo ge edi-socodka doorashooyinka dalka. Madaxwey ne Lafta-gareen ayaa tan iyo daba-yaaqadii bi shii hore ee February ku sugan dalka Turkiga.

Dadaalada Beesha Caalamka ayaa ah, sidii leeskugu soo dhaweyn lahaa Madaxda Soomaa lida.

Hilibka iyo caanaha oo laga mamnuucay Mandheera.

Mas’uuliyiinta caafimaadka ayaa sheegay in go’aankaas ay qaateen kadib markii nin reer miyi ah oo sida la rumaysan yahay cunay hilib neef qaba xanuunkaas uu geeri yooday.

Dr.Cali Nur Maxam ed oo ah sarkaalka xannaanada xoolahau qaabilsan Mandhe era ayaa BBC u sheegay in go’aankan uu ka dambeeyay kadib markii cudurka Riftva lley lagu arkay waqooyiga Mandheera.

Khilaaf soo gala dhexgalay Shacabka iyo dowladda Kenya

Hadal kasoo yeeray afhayeenka dowladda Kenya, Cyrus Oguna ayay dad badan oo reer Kenya ka caroodeen ka dib markii uu sheegay "in dadku ay joojiyaan inay ka qeyliyaan” canshuurta badan ee lagu soo rogay shidaalka. Dalka kenya ayaa waxaa tallaadadii lasoo dhaafay ka dhaqna galay canshuur dheeraad ah oo ay dowl adda kusoo rogtay shidaalka.

Mr Oguna ayaa warbaahinta u sheegay "in canshuurta ay bixiyaan reer Yurub ay aad u ba dan tahay marka la eego waxa ay bixinayaan shacabka reer Kenya”.

"Waanu calaacaleyna ayadoo aysan jirin wax laga calaacalo, waa in aynu garab istaag naa dowladdeena oo aan taageern aa”, ayuu yiri.

Qaar kamid ah dadka reer Kenya ee adeeg sada baraha bulshada ayaa raali gelin ka dalba day afhayeenka, waxayna sababta ku sheegeen in hadaladiisu ay ahaayeen kuwa aanan waxba soo kordhineynin xilliga oo dad badan ay la daalaa dhacayan dhaqaale xumi.

Hey’adda la socodka tamarta ee dalka Ke nya, ayaa sheegtay in sababta sare u kaca qii maha batroolka ay tahay wax kabadel ku yimid hannaanka shidaalka uu kusoo gaaro Kenya.

Xukun lagu riday dad lagu helay Musuq maasuq

3 sarkaal oo ka tirsan maamulka Wajeer ee gobolka Waqooy Bari Kenya ayaa lagu xuk umay 3 sano ah oo xarig kadib markii la shee gay inay musuq maasuqeen lacag gaareyso 236,794 milyan oo doolar.

Waxaana saraakiisha ay kaga baaqsan karaan xukunka xari gga ah waa haddii ay bixiyaan ku dhawaad 8,000 oo doolar oo ganaax ah.

Maxkamadda waxay sheegtay inay heshay caddeymo ku aadan kiiska loo heysto ra ggan.

Waxa ay sidoo kale tilmaamtay in ay sii wadi doonto baaritaanada dad kale ee lagu helay Musuqa.

Howlgal ay sameeyeen Ciidamada Punt land oo lagu dilay Maleeshiyaad iyo Saraakiil Al-Shabaab ah.

Ciidamada Puntland ayaa hawlgal qorshay san oo ay ka fuliyeen Buuraleyda Golis ee Gobo lka Bari, waxay ku dileen Maleeshiyaad ka tir san Al-Shabaab, sida ay sheegeen saraakiisha Ciidanka PMPF.

Hawlgalkaas oo ay saa cadihii u dambeeyay si wa dajir ah u fuliyeen Ciidama da kala duwan ee Puntl and, waxa lagu dilay Malee shiyaad iyo saraakiil sare oo ka tirsanaa ururka Al-Shabaab, inkastoo aan tiradooda la shaacin.

Sidoo kale, waxaa Al-Shabaab hawlgalka lo oga furtay hub nooca fudud ah iyo qalab kale, oo ay u isticmaali jireen dagaalka, sida ay she egeen PMPF.

Illaa hadda ma jirto cid ka madax-banaan la bada dhinac oo xaqiijineysa sheegashada ciid amada Puntland.

Dhanka kale howlgalkan ay ciidamada Puntl and ka fuliyeen buuraleyda gobolka Bari, ayaa ku soo aadaya iyadoo dhawaan ay Al-Shabaab weerar ku qaadeen xabsiga dhexe ee magaal ada Boosaaso, halkaas oo ay sheegeen inay ka furteen 400 oo max buus.


Madaxweyne Farmaajo oo war ka soo saaray geerida John Pombe Magufuli

MadaxweynahaMudo xileedkiisu dhamaad ay ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farm aajo ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku mitid madaxwe ynihii dalka Tansaaniya John Pombe Magufuli oo xalay xanuun dhanka wad naha ah ugu geeriyooday magaaladda Da aru Salaam ee caasimadda dalkaasi. Mad axweyne Farmaajo ayaa sheegay in uu si gaar ah ugu tacsiyaynayo Madaxweyne Kuxi geenka dalkaasi Marwo Sul uhu Sa mia iyo Mar wadii uu ka geeriyooday Ma da xweynuhu Marwo Janet Magufuli sida ay daabacday warbaahinta Dowladda.

"Aniga oo ku hadlaya magacayga iyo kan Dawladda iyo qaranka Soomaaliyeed, waxaan jeclahay inaan tacsi tiiraanyo leh u diro Jam huuriyadda Midoobey ee Tanzania geeridii ku timid Madaxweyne John Magufuli” ayuu ku yiri qoraal uu soo dhigay bartiisa Tweetter-ka.

Madaxweynihii Tanzaaniya John Pombe Ma gufuli ayaa ku geeriyooday isbitaal ku yaal mag aalada Daarusalaam.

Madaxweyne ku xigeenka dalka Taa nzaani ya Samia Suluhu Hassan ayaa xaqii jisay gee rida madaxweynaha xilli ay tabin toos ah warba ahinta qaranka dalkaasi uga jirtay.

Madaxweyne ku xigeenka waxay sheegtay Mr Magafuli inuu wadna xanuun u dhintay Arbac ada saacaddu markay ahayd 6-dii makhribnimo.

Waxayna intaa ku dartay inuu madaxweyna ha ku geeriyooday isbitaalka Mzena ee ku ya alla caasimadda ganacsida ee Darusalaam, isa ga oo xaalad caafimaad darro ee isbitaalka loo dhigay ay haysatay 10-kii sano ee ugu dambee yey.

Madaxweynaha ayaa xanuunsaday 14-kii Ma rch kaddibna waxaa la dhigay isbitaalka uu haat an ku geeriyooday iyada oo ay da’diisuna ahayd 61 jir.

TAARIIKHDA JOHN MAGUFULI

Akhriso:- Taariikhda Madaxweynihii Tanzania John Magufuli

John Pombe Magufuli, wiilka nin beeralley sa bool ahaa,isla markaana noqday madaxwe ynaha Tanzania sanadkii 2015, ayaa geeriyo oday isaga oo jira 61 sano. Waxaa mar lagu ammaanay hannaan ki isii diidmada waxya aba ha uu micnodarrada u ark ayay, wuxuu noqd ay hoggaamiye hadalladiisu ay ahaayeen kuwo muran dhaliya, gaar ahaan sidii uu uga jawaab ay xanuunka safmarka ah ee coronavir us.Waxaa mar labaad la doortay sanadkii 2020 iyadoo ay jirtay in mucaaradku ay ku eedeyn ayaan ku shubasho iyo hanjabaad.

Ka hor inta uusan mada xweyne noqon wa xaa lagu naaneysi jiray "bald oosarka” sababo la xiriira inuu horkacayay barn aamij waddooyin la gu dhisayo isagoo markaas ahaa wasiirkii sha qada, markii dambena waxaa lagu ammaanay sida uu uga soo horjeestay mu suqmaasuqa iyo sida uu u necbaa khasaarinta ama beerda reynta lacagta.

Madaxweyne ahaan waxaa sidoo kale lagu eedeeyay ugaarsiga mucaaradka iyo xaddidad da xorriyadaha qaar, balse kaddib geeridiisa wa xaa aad loogu xusuusan doonaa sida isaga u gaarka ahayd ee uu u wajahay Covid-19. Taariikhdiisa oo kooban

-Wuxuu ku dhashay Chato, waqooyi-galbeed Tanzania, sanadkii 1959

– Wuxuu kimistariga iyo xisaabaadka ka bartay Jaamacadda Dar es Salaam

– Wuxuu soo noqday macallin dhiga kimistariga iyo xisaabta

– Markii ugu horreysay waxaa xildhibaannimo loo doortay sanadkii 1995

– Wuxuu golaha wasiirrada ka mid noqday sanadkii 2000

– Waxaa markii ugu horreysay madaxweyne loo doortay sanadkii 2015

– Mar kale ayuu madaxweyne noqday sanadkii 2020

21 jir loo qabtay toogasho 8 qof lagu dilay oo ka dhacday Mareykanka

Sideed qof oo u badnaa haween asal ahaan ka soo jeeday Asia ayaa lagu dilay tooshasho ka dhacday sadex goobood oo oo ku yaaal gobolka Georgia ee dalka Mar eykanka sida ay xaqiijiyeen hey’adaha amn iga ee gobolkaas.

Toogashadan ayaa imaaneysaa ma almo yar kahor markii madaxweynaha Mare ykanka Joe Biden uu cambaareeyay kor orka dambiyada naceybka ah ee ka dhan ah dadka Americanka ah ee asal ahaan ka soo jeeda Asia.

Kooxaha u dood xuquuqda madaniga ah ayaa sheegay in kororka naceykan uu qeyb weyn ka qaatay madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump , maadaama uu si joogta ah cudurka Coronavirus ugu yeeri jiray China Virus.

Booliska ayaa sheegay in qabtay Rob ert Aaron Long oo 21-jir ah oo ku eedeysan dilka dadkan, waxayna sheegeen in kasta oo aysan heyn xog ku saabsan ujeedada dilkan, hadana ay baari doonaan.

"Qaab kasta oo aan ku heli karno cadd eymaha iyo ujeedada dhacdadan ayaan sa meyneynaa, baarayaashuna waa tagayaan meel kasta” ayuu yiri Jay Baker oo ah kab tan ka tirsan waaxda Sheffirka ee ciidanka Booliska.

Afhayeen u hadley hey’adda dambi baa rista ee FBI ayaa sheegay inay caawin doo naan booliska Atlanta, waxaana boolisku ay sheegeen inay xoojin doonaan goobaha la ga yaabo inay ka dhacaan weerarada nuu can ah

Uganda Oo Qorsheynaysa In Ciidamo Hor Leh Ay Usoo Dirto Soomaaliya Dowladda Soomaaliya ayaa qorsheynaysa in Ciidamo hor leh ay usoo dirto Soomaaliya, kuwaasi oo qayb ka noqonaya Howlagalka nabad ilaalinta ah ee AMISOM, waxaana la sheegay in 2,752 oo keyd ah oo ka socda UPDF uu qorshuhu yahay in la geeyo Soomaaliya.

Ugaanda waxaa ay ka mid tahay Dalalka ay Ciidamadu ka joogaan Soomaaliya, waxaana Ciidankeedu ay qayb ka yihiin Howlgalka Nabad ilaalinta ee AMISOM, mana ahan marlkii ugu horreysay ee ay Uganda Ciidamo hor leh usoo dirto Soomaaliya.

Maxay Ka Wada Hadleen Madaxweyne Qoorqoor Iyo Safiirka Ingiriiska?

Madaxweynaha maamul Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa kulan la qaaatay Safiirka Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Ambassador Kate Foster.

Madaxweyne Qoorqoor iyo Safiirka UK ee Soomaaliya ayaa ka wada hadlay waxyaabo dhowr ah oo ku aaddan arrimaha Maamulka Galmudug iyo guud ahaabna Soomaaliya, waxyaabaha ay sida gaarka ah uga wada hadleen ayaa waxaa ka mid ahaa arrinta doorashada dalka ka dhici doonta, iyo sidii UK ay doorkeeda u qaadan lahayd.

Inta badan Madaxda maamul Goboleedyada ayaa ku sugan magaalada Muqdisho, waxaana ay ka qayb gali doonaan shirka wadatashiga ah ee uu isugu yeeray Madaxweynaha muddo xileedkiisa Dastuuriga ah uu dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi Maxamed Framaajo, waxaana sidoo kale xusid mudan in aan wali la shaacin goorta sida rasmiga ah uu u furmayo shirka u dhexeeya Farmaajo iyo Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada dalka.

Qatar iyo Kenya oo heshiis gaaray

Amir HH Sheikh Tamim bin Hamad Al-Thani ayaa dhambaal qoraal ah ka helay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Kenya Md. Uhuru Kenyatta, taas oo ku saabsan xiriirka labada dal iyo qaabkii lagu kobcin lahaa.

Wakiilka gaarka ah ee madaxweynaha Kenya ahna Wasiirka arimaha gudaha Dr. Fred Matiang’i ayaa gudbiyay dhambaalka markii uu Amiirka la kulmay isaga iyo wafdiga la socday ee ku sugnaa xarunta golaha Sheikh Abdullah Bin Jassim Shalay.

Shirka waxaa goobjoog ka ahaa raiisul wasaaraha ahna wasiirka arrimaha gudaha Mudane Sheikh Khalid bin Khalifa bin Abdulaziz al-Thani.

Intaas ka dib labada dhinac ayaa gaaray heshiis ku saabsan amniga, iskaashiga, fududeynta visaha dal ku galka ee muwaadiniinta Kenya iyo arrimo kale oo quseeya danaha labada dal.

 

 


MASAR OO XOOJINAYSA XIRIIRKA KALA DHAXEEYA SOOMAALIYA SI LOO GO,DOOMIYO ITOOBIYA


Xiriirka siyaasadeed si xawli ah ayuu isku badalayaa Bariga Dhexe iyo Afrika – oo ay kujiraan xiriirkii Masar iyo Soomaaliya, oo umuuqda inuu qa boojiyay mowqifka dhexdhexaadka ah ee Soomaalida ee ku aadan dhib aata da biyo xireenka Grand Ethiopian Re naissance Dam (GE RD).

8-dii Maarso, Madaxweynaha Masar Abdel Fattah al-Sisi ayaa qaabilay safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhiya Masar, Ilyaas Sheekh Cumar. Isla maalintaas, Cumar wuxuu soo saaray bayaan uu ku muujin ayo sida ay Soomaaliya u dooneyso inay bilowdo isu soo dhawaanshaha Masar.

"Sharaf weyn ayey ii tahay maalintan taariikhiga ah in aan waraaqah ayga aqoonsiga u gudbiyo Madaxweyne Siisi,” ayuu Cumar ku yiri bilo wga qoraalkiisa. Wuxuu intaas kadib u soo gudbiyay sida dalkiisu u doo nayo xoojinta xiriirka kala dhexeeya Masar iyo ka shaqeynta dhinacyo ka la duwan iyadoo loo marayo dhaqangelinta heshiisyada isfahamka ee ay kala saxiixdeen labada dal sannadihii 2015 iyo 2019 ee dhinacyada caa fimaadka, waxbarashada, beeraha, xoolaha iyo kalluumeysiga, iyo gana csiga.

Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Masar ayaa soo saartay 5-tii Maar so warbixin ay ku muujineyso cambaareynta Masar ee qaraxii ismiidaam inta ahaa ee ka dhacay Muqdisho, Soomaaliya, kaasoo lala beegsaday maqaayad caan ah 4-tii Maarso ayna ku dhinteen kuna dhaawacmeen in ka badan 50 qof.

Bayaanka ayaa carabka ku adkeeyay midnimada Masar ee dadaala da Soomaaliya ee la dagaalanka AlShabaab iyo xagjirnimada si loo soo celiyo amniga.

Tan iyo 2020, Al-Shabaab, oo ah urur hubeysan oo ka jira Kenya iyo Soomaaliya, ayaa sii xoojinayay howlgalada ay ka wadaan Soomaaliya ee ka dhanka ah shacabka iyo ciidamada Soomaaliya.

Indha indheeyayaal badan ayaa aaminsan in midnimada Masar ee Soom aaliya ee dadaalada lagula dagaalamayo argagixisada xilli dalal badan oo Carab iyo Afrikaan ah aysan dhag jalaq u siinin ay cadeyn u tahay dam aca Masar ee ah inay taageero siiso Soomaaliya oo ay wajahayaan koo xaha hubeysan oo Shabaab iyo Daacish ah.

Zakaria Othman, oo ah cilmi-baare hore oo ka tirsan Xarunta Cilmi-baarista ee Carabta iyo Afrika, ayaa u sheegay Al-Monitor in wareejinta khibraddii Masaarida ee dalalka Afrika ee la-dagaallanka argagixisada ay noqotay tiirarka aasaasiga u ah siyaasadda arrimaha dibadda Masar.

Waxa uu sheegay in taageerada Masaarida ee dalalka Afrika ee la daga allanka argagixisada ay maalinba maalinta ka dambaysa sii kordhayso iyada oo la tixraacayo horumarka ay Masar ka gaadhay dhinacaas, "maa ddaama hawlgallada argagixiso ay gebi ahaanba gebi ahaanba baaba’ een ka dib markii ay si weyn ugu fidayeen tan iyo 2013.”

Othman wuxuu yiri "waxa cadeynaya sida ay Masar u jecel tahay inay u wareejiso qibradeeda la dagaalanka kooxaha argagixisada iyo xagjirka ah waa saxiixida heshiisyada iskaashi militari ee ay la gasho Suudaan iyo heshiisyada iskaashi istiraatiijiyadeed iyo nabadgelyo ee ay la gasho Ko onfur Afrika”

Si kastaba ha noqotee, xoojinta iskaashiga iyo xoojinta xiriirka kala dhexeeya Soomaaliya gaar ahaan soo wareejinta khabiirka amniga ee la dagaallanka argagixisada ama kordhinta iskaashiga dhaqaale waxay yeel an kartaa muhiimad gaar ah Masar marka loo eego dalalka kale ee Afrika, iyadoo la ogyahay in Soomaaliya ay iska indhatireyso xadka Itoobiya.Tan iyo sanadkii 2012, Itoobiya waxay ku mashquulsaneyd khilaafkii ugu dheeraa uguna qalafsanaa ee kala dhaxeeya Masar shuruudaha buuxinta iyo ka shaqeynta GERD iyo saameynta ay ku leedahay saamiga Masar ee biyaha Niilka. Masar waxay sare u qaaday sanadihii la soo dhaafay xiri irka ay la leedahay Sudan, South Sudan, Kenya iyo Eritrea, oo dhamaant ood xuduud la leh Ethiopia. Warbaahinta ayaa daabacay sanadkii 2020 warar aan la xaqiijin oo sheegaya in ay jireen dadaallo Masaari ah oo lagu doonayay in saldhigyo milateri looga sameeyo Koonfurta Suudaan, Ereteriya iyo Soomaaliya.

Dhiniciisa, cilmi baare Masaari ah oo ku takhasusay arrimaha Afrika kana tirsan Xarunta Jarmalka ee Dimuqraadiga ah (oo ah hay’ad aan da wli ahayn) ayaa u sheegay Al-Monitor isagoo aan shaacin magaciisa in Masar isku dayayso inay ku ballaariso saameynta ay ku leedahay dalalka deriska la ah Itoobiya, oo ay ku jirto Soomaaliya, ujeedkeedu ma ahan adeegsiga deriska ‘Dhul ahaan saldhigyo millatari ama ujeedo kasta oo milatari sida qaar laga yaabo inay u janjeeraan inay fakaraan.

Wuxuu tilmaamay in dowladaha deriska la ah Itoobiya oo ay ku jirto Soomaaliya ay yihiin xubno ka tirsan Jaamacadda Carabta iyo / ama Mid owga Afrika, ayna ku taageeri karaan cunaqabateyn kasta oo lagu soo rogo Itoobiya xubinnimadooda labada urur haddii Itoobiya ay ku adkeys aneyso buuxinta iyo ku shaqeynta biyo xireenka iyadoo aan lahayn heshii skii Masar iyo Suudaan.

Wuxuu intaas ku daray, "Xitaa haddii Masar aysan ku guuleysan doon in inay riixdo hay’ad goboleed ama dalal inay cunaqabateyn saaraan Itoo biya, helitaanka taageero ficil ah oo ay ka helaan deriskeeda labada dal ee Masar iyo Suudaan waxay saameyn ku yeelan kartaa hamiga Addis Ababa ee xagga dhaqaalaha iyo ganacsiga, maadaama Itoobiya ay tahay dal aan bad lahayn. waxay aad ugu tiirsan tahay ganacsiga dekedaha Soomaaliya ama Eriteriya. Sidoo kale haddii deriska [Itoobiya] ay joojiy aan korantada ay ka soo dhoofsadaan Itoobiya, biyo-xireenka ayaa waayi doona wax badan oo ka mid ah macaashka laga filayo, taas oo cadaadis kale saaraysa Addis Ababa, gaar ahaan tan iyo markii Masar ay shaac isay damaceeda ku aaddan dhismaha xarumo koronto ee Soomaaliya, Ereteriya iyo Koonfurta Suudaan.

Bishii Maarso 2020, Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya ayaa warbixin rasmi ah ku sheegtay in Soomaaliya iyo Jabuuti ay qaat een go’aanno dhexdhexaad ah oo ku saabsan khilaafka u dhexeeya Mas ar, Suudaan iyo Itoobiya ee ku saabsan hawlgalka iyo buuxinta GERD.

Wasaaraddu waxay sheegtay in Soomaaliya ay diyaar u tahay inay ka qaybgasho xallinta khilaafkan oo keliya dhexdhexaadin si loo qaboojiyo xiisadaha u dhexeeya saddexda dal.

Sanadkii 2020, Masar waxay ku guuleysatay inay yeelato dhowr go’ aan rasmi ah oo heer gobol iyo heer caalami ah iyo bayaanno laga soo saaray ujeedka Addis Ababa ee ah inay kaligeed biyo-xidheenka buuxiso. Horjoogahaas waxaa ka mid ahaa bayaankii Maarso 2020 ee Jaamacad da Carabta.

Bayaanka waxaa wada saxiixay dhamaan xubnaha, marka laga reebo seddex ka mid ah oo ay ka mid tahay Soomaaliya iyadoo xiisad la shee gay inay ka dhex taagan tahay Masar iyo Soomaaliya sababo la xiriira warar xan ah oo sheegaya in mas’uuliyiinta Masar ay xiriir la sameynaya an maamulka Somaliland, oo ah gobol ka duwan dowladda sharciga ah ee Soomaaliya.

Arrintan, Abdul Aziz al-Karsi, oo ah khabiir amniga Soomaaliya ah oo ku takhasusay arrimaha Geeska Afrika, ayaa ku sheegay war-saxaafade ed uu soo saaray bishii Abriil 2020 in labada warbaahin ee Turkiga iyo su xufiyiinta Soomaaliyeed ee daacadda u ah Ikhwaanul Muslimiinka oo xul afo la ah Turkiga. ayaa door liidata ka qaadatay dhiirrigelinta wararka xan ta ah ee Masar damacsan tahay inay ku aqoonsato Somaliland iya doo ujeedkeedu yahay inay saldhig militari ka samaysato halkaas.

In kasta oo uu qayb ahaan ku raacsan yahay ahmiyadda ay Soomaaliya u leedahay Masar dhibaatada GERD, Karsi wuxuu aaminsan yahay in iy adoo la xoojinayo xiriirka ay la leedahay Soomaaliya, Masar ay inta bad an dooneyso inay yareyso ballaarinta saameynta Turkiga ee Soomaaliya. Turkiga ayaa furay mid ka mid ah saldhigyadiisa milatari ee ugu weyn M/Muqdisho iyadoo ay sii kordheyso cabsida laga qabo "adee gsiga qars oodiga ah ee saldhigaas si loogu taageero Xuutiyiinta Yemen si looga far xiyo Iran, oo xulafo la ah Turkiga, ama Ikhwaanul Muslimiin, oo bilaabay inay u dhawaadaan maleeshiyada Xuutiyiinta. , ”Ayuu raaciyay.

XIGASHO:RADIORISAALA.COM




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip