HALKAN KA AQRISO W/WARARKA MOGTIMES DAILY NEWS PAPER 3-2-2021

0
Wednesday February 03, 2021 - 10:50:10 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 370
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAN KA AQRISO W/WARARKA MOGTIMES DAILY NEWS PAPER 3-2-2021

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Wararkii ugu dambeeyay kulamo gaar gaar ah oo ka socda Dhuusamareeb

    Shir u dhaxeeya madaxda dowladda feder aalka Soomaaliya iyo madaxweynayaasha maa mul goboleedyada oo gooni gooni ah ayaa wa xaa ka socda magaalada Dhuusamareeb.

     Dhammaan Madaxda maamulada iyo Mad axda Qaranka ayaa ku sugan Dhuusamareeb Habeen hore, waxaana ugu dambeeyay Madax weyn aha Puntland oo Shalay soo gaaray.

     Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Ca bdullaahi Farmaajo ayaa shirkan ku baaqay ka dib cadaadis xoo ggan oo ay beesha caalamku ku saartay dhinacyada siyaasadda Soomaaliya isku haya inay xal u helaan muranka ka taagan qabashada doorashada.

   Shirkan oo lagu waday inuu furmo Dorraad ayaa dib u dhacay kadib markii qaar ka mid ah madaxweynayaasha dowladgoboleedyada ay safarkooda dib u dhigeen illaa Shalay.

 Maanta ayaa lagu wadaa inuu si rasmi ah fu rmo Shirku, waxaana diirada lagu saari doona muranka doorashooyinka.

Shariif Sheekh Axmed oo hoygiisa ku booq day Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi

     Guddoomiyaha Midowga Musharrixiinta ahna Madaxweynihii hore ee Soomaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa hoygiisa ku booqday Gud doomiyaha Aqalka sare Cabdi Xaashi Cabdull aahi.

 Sheekh Shariif Madaxw eynihii hore ee Soomaa liya iyo Cabdi Xaashi gu ddoomiyaha Aqalka Sare ayaa ka wadahadlay xaalada siyaasadeed ee uu marayo dalka iyo weliba arrimaha doorashooyinka oo aan weli heshiis laga gaarin.

     Sidoo kale kulankan ayaa si gaar ah loogaga hadlay arrimo la xiriira doorashooyinka xildhiba annada labada aqal ee   wakiilada ka ah gobol ada Waqooyi.

     Qodobka la xiriira sida guddiga doorashooyin ka xildhibaanada gobolada Waqooyi ayaa ka mid ah khilaafka ugu weyn ee ka jira doora shada dalka.

 Ergeyga Qaramada Midoobay James Swan oo gaaray magaalada Hargeysa

      Wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaa liya James Swan ayaa Shalay gaaray magaal ada Hargeysa ee caasimadda Somaliland.

James Swan ayaa inta uu booqashada ku joogo M/ Hargeysa waxa uu kula kul mayaa madaxda maamul ka Somaliland. Si kasta ha ahaatee,James Swan ayaa ma almihii u damb eeyay socdaalo ku tagayey magaalooyinka DG//yada xubnaha ka ah DFS,, isagoo waday dadaallo ku aadan sidii loo xalin lahaa khilaafka hareeyey doorashooyinka dalka.

     Hase yeeshee lama oga sababta keentay bo oqashada James Swan ee xilligan uu ku tegey magaalada Hargeysa.

Dagaallo khasaare geystay oo ka dhacay GALGADUUD

    Wararka naga soo gaarayo G/Galga duud ay aa sheegaya in Shalay dagaal khasa are geys tay uu markale dib uga qarxay deegaan ka Kax andhaale ee gobolkaasi, kaas oo u dhex eeyey labo maleeshiyo beeleed.

      Dagaalka oo saacado badan qaatay ayaa waxaa la’isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan, waxaana ka dhashay khasaare dhi masho iyo dhaawac.  Inta la xaqiijiyey waxaa ku dhintay ugu yara an illaa saddex qof, halka ay ku dhaawacmeen tiro kale oo intaasi ka badan.

      Maleeshiyaadka dagaalamaya ayaa kasoo kala jeeda deegaanada Galinsoor iyo Dhabad, waxana weli xaaladdu ay tahay mid aad kacsan.

    Dhanka kale waxaa dagaal kale oo u dhexee yo beello walaalo ah uu ka dhacay deegaanka Xananbuure ee isla gobolka Galgaduud, kaas oo galay maalintii 3-aad.

      Wararka ayaa intaasi ku daraya in dadka de egaanka ay isaga barakaceen guryahooda, si ay uga fogaadaan waxyeelo kasoo gaarta daga alladaasi oo ah kuwa soo noq-noqday.

      Weli ma jiro wa hadal ah oo kasoo baxay sa raakiisha ciidamada dowladda Soomaaliya iyo dowlad goboleedka Galmudug oo ku aadan dagaalladaasi.

      Inta badan Galgaduud iyo Mudug waxaa ku soo laa laabta dagaal beeleedyada, waxaana khasaaraha ugu badan uu kasoo gaaraa dadka rayidka ah ee aan waxba Shalaysan.

Madaxwayne Muuse Biixi " Soomaaliya dad baanu iskugu xignaa”

         Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo manta ka qayb galay sanad guurada 27aad ee as aaska ciidamada qalabka sida ee Somaliland, ayaa sheegay in uu ka xunyahay dhibatada ay ku jiraan dadka Soomaaliyed isla markaana ay Somaliland cawin lahayd hadii ay reer Soomaaliya qiri lahayeen qaranimada Som aliland.

     Madaxwaynaha Somaliland oo jeediyay qud bad dhinacyo badan taabanaysay ayaa shee gay in ay isaga iyo shacabka Somaliland ba ka xunyihiin dhibatada ka socota Soomaaliya isaga oo arinta ka hadlayana waxa uu yidhi:-

"Soomaaliya dadna wa ynu isugu xignaa oo waa Soomaali, waa mu slim, dhibatada gaadha way ina damqaysa,waa uducaynaynaa uun wax ka le uma qaban karnee, hadii aynu itaal wayn la hanlahayn oo iyaguna waxaaynu nahay gar an lahayen oo siday u fikirayan si ka duwan u fikiri lahayen dadkooda iyo dawladoodu, manta taba ladooda iyo waxtar kooda dadka ugu dhaw ee qaban laha baynu nahay”.

     Dhinaca kale madaxwaynaha ayaa sheegay sida uu uga murugooday dilkii Janeral Galal iyo dadkii shacabka ahaa ee lagu laayay Hotel Afrik ee M/Muqdisho, isaga oo sheegay inuu aqoon fiican ulahaa Alle ha unaxaristee Janeralka wu xuna yidhi:- "waxan aad iyo aad uga xunahay maalin wal ba dadka dhimanaya, ee dhiigoodu daadanayo ee muslim ka ah ee Soomaalida ah ee aanu hebel iyo hebel u garanayno, oo ay ugu danbe eyen kuwii Dorraad Hotel Afrik lagu leeyay, ee uu   ugu danbeeya Jeneral Galal oo aan sha khsiyan aad iyo aad u aqanay oo aha oday So omaal iyed, oo waliba qadiyada Somaliland dad ka xog ogalka u ah ee waxay ku fadhido garan aya aha aad iyo aad baan ugu tacsiyaynayaa qoyskiisi iyo qarabadiisi”.

Guddoomiyaha G/Banaadir oo gaaray Dhuu samareeb

      Guddoomiyaha G/Banaadir ahna Duqa Mag aalada Muqdishu Cumar Maxamuud Maxamed Finish iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa waxaa ay gaareen Magaalada Dhuusama reeb ee Caasimadda Galmudug.

     Garoonka diyaaradaha Dhuusamareeb waxaa eafdiga guddoomiya ha kusoo dhaweeyay Mad axweynaha Galmudug  Ax med Cabdi Kaariye Qoorqo or,Guddoomiyaha Baarlam aanka Galmudug iyo mas’uuliyiin kale.

     Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed Finish ayaa Magaalada Dhuusamareeb uga qeyb-geli doona shirka wa datashiga Madaxda dowladda, Dowlad gobole edyada iyo Gobolka Banaadir.

     Magaalada Dhuusmareeb ayaa ku sugan      Madaxweyne Farmaajo, Ra’iisul Wasaare Roob le iyo Madaxda dowlad Goboleed, Hir-Sha bee lle K/Galbeed, Jubbaland & Galm udug oo shir ka marti-gelineysa halka saacada ha soo socda uu imaan doono Madaxweynaha Puntland.

Axmed Madoobe oo ka dagay Dhuusama reeb

     Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubba land, Md.Axmed Maxamed Islaam (Axmed Mad oobe) ayaa Shalay gaa ray magaalada Dhuusam areeb ee xarunta gobolka Galgaduud, halkaas oo si weyn loogu soo dhow eeyey,  Axmed Madoobe oo kasoo kicitay Kismaayo ay aa waxaa garoonka gaaroonka diyaaraha Dhuu samareeb uga hortegay dhiggiisa Gal mudug Qoor Qoor iyo mas’uuliyiin kale.

      Intaasi kadib ayaa wa xaa madaxweynaha Jub baland oo ka qeyb-galaya shirka wada-ta shiga Dhu usamareeb loo galbiyey dhinaca xaru nta maxtooyada maamulkaasi.

      Sidoo kale saacadaha soo socda ayaa wa xaa la filayaa in magaaladaasi uu gaaro madax weynaha Puntland, Siciid Cabdullahi Deni oo is na ka qeyb-galaya shirkaasi.

      Ammaanka Dhuusamareeb ayaa sidoo kale aad loo adkeeyey, waxaana haatan ku sugan madaxweynaha, ra’iisul wasaaraha iyo qaar ka mid ah madaxda goboleedyada dalka.

      Shirka Dhuusamareeb oo diirada lagu saar ayo khilaafka ka taagan doorashada ayaa lagu wadaa inuu si rasmi ah u furmo gelinta dambe ee Shalay, sida uu qorshu yahay.


Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya oo gaaray Gobolka Bakool

     Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Wasa aradda Cadaaladda Xukuumadda Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa wa xaa ay Shalay gaareen degmada Bardaale ee gobolka Baay.

Wafdiga oo ay qeyb ka yihiin, Wasiirka Haween ka Xaniifo Maxamed Ibra ahim Xaabsade, Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga So omaaliya iyo mas’uuliyiin kale waxaana garonka diyaaradaha degmada Bardaale kusoo dhaw eeyay maamulka degmadaas.

     Ujeedka wafdiga ka socda dowladda Sooma aliya ee degmada Bardaale u tageen ayaa waxaa lagu sheegay in ay tahay sidii ay u soo qi imeyn lahaayeen Xaaladda bini-aadanimo ee ka jirta iyo qaabka ugu haboon ee kaalmo lagu ga arsiin karo dadka ku dhaqan deegaanada ku xe eran degmada Berdaale.

      Wararka ayaa waxaa ay intaasi ku darayaan in xubnaha wafdiga ayaa wadeen gurmad aan badneyn oo dowladda Soomaaliya ugu talo ga shay dadka kunol degmada Bardaale oo u gcul eyso farabadan ay kajiraan.

      Inta badan degmooyinka Gobolka Baay ay aa waxaa kajira culeyso amni oo ay saareen Al-Shabaab, waxaana DFS iyo maamulka koofur galbeed oo is-kaashana ay indhowaalaba howlo gar-gaar ka wadeen qeybo ka mid ah gobollada Baay iyo Bakool.

Dhacdo sababtay dhimasho & dhaawac oo ka dhacday Walanweyn

     Inta la xaqiijiyay hal qof ayaa geeriyooday mid kalena waa uu dhaawacmay kadib markii ra saas lagu furay goob ay ku sugnaayeen da dkaas oo ku taal degmada Walanweyn ee Gobo lka Shabeellah Hoose.

     Dhacdadaan ayaa wax aa ay ka dambeeysay, ka dib markii wiil iyo Aabihiis ay isku qabsadeen Qoray AK47 taas oo keentay in dhowr xabadood ay ka dhacday qorayga taas oo dadka waxyeelada u geysatay.

Mid kamid ah dadka ku nool degmada Walan weyn ayaa sheegay in qaar kamid ah dadka ku nool degmada ay Aabaha uga dacwoodeen Wiilkiisa oo ka tirsan Ciidamada degmada Wal anweyn, isla markaana Aabaha oo doonayay in uu Wiilkiisa si awood ah uga qaado Qoriga ay rasaas badan ka fakatay.

      Qofka geeriyooday ayaa markii hore dhaaw acisiisa oo aad u cuslaa loo soo qaaday ma gaalada muqdisho, balse intii uu wadada kusoo jiray uu geeriyooday, kaas oo lagu Magacaabi jiray Siid Cali Xuseen Cabdulle.

      Taliyaha Booliska degmada Walanweyn Cabdalla Boorow ayaa Wariyeyaasha u she egay in ay ku raad joogaan  Aabaha iyo wiilkiisa oo sabab u ahaa falkaas, kuwaas oo goobta ka baxsaday.

      Bilihii la soo dhaafay ayaa waxaa degmada Walanweyn ee gobolka Shabeellaha Hoose ka dhacay dhacdooyin lidi ku ah amniga sida, dag aal dhex-maray mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka degmada Walanweyn & laba maleeshiyo Beele ed.

Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Canada

GOOBTA UU KA DHACAY DILKA HAASHIM

     Rag hubeysan ayaa Magaalada Toronto ee dalka Canada waxaa ay ku dileen muwaadin Soomaaliyeed oo kamid ahaa Soomaalida ku nool dalkaas, iyaga oo dilka kadib goobta ka baxsaday.

     Dilka muwaadinka Soomaaliy eed oo lagu Magacaabi jiray Haa shim Cumar Xaashi ayaa waxa uu ka dhacay Xaafada 40 Falstaff ee Magaalada Toronto, waxaana la sheegay in la rasaaseeyay xilli ga arigiisa uu kala soo baxayay Garaash ku yaal halkaas.

     Xildhibaan Feysal Xasan oo ka tirsan Baar lamanka Gobolka Ontario ee dalka Canada ay aa sheegay in Haashim xilliga la dilayay uu kuji ray nolol maalmeedkiisa caadiga ah, isla marka ana dilkaas uu walaac ku abuuray Waalidiin far abadan.

     Waxaa uu hadalkiisa uu intaasi ku daray inay soo laab laabteen dilalka lagu hayo Soomaal ida, hayeeshee uu sheegay inay kala hadlayaan Madaxda gobolka Ontario ee dalka Canada beegsiga lagu haayo Soomaalida.

     Dilka Haashim Cumar Xaashi ayaa noqona ya kii 5aad oo gudaha magaalada Toronto loo gu geysto Muwaadiniin Soomaali ah, iyada oo booliska Magaalada ay sheegeen inay wadaan baaritaano ku aadan sababaha kordhiyay dilal ka Soomaalida.

Golaha guurtida Somaliland oo aqbalay cods igii madaxwaynaha iyo asxabta mucaridka

     Golaha guurtida ee Somaliland oo Shalay kul an labad yeeshay ayaa aqbalay codsigi mad axwayne Biixi iyo asxabta mucaridka ee aha in ay gudida doorashoyinka ku waa faqan wakht iga ay doorashooyinka isku sidkan ee golaya sha deeganka iyo wakiiladu ka qabsomayan Somaliland oo ay hore gudida doorashoyinku u gu mudeeyen 31 bisha May 2021.

     Golaha guurtida Somaliland aya kal fadhi la baad oo ay Shalay yeeshen ku mudeeyey xil aga ay doorashoyinka golayasha deeganka iyo wakiiladu ka qabsoomayan guudahanba cariga Somaliland, kaasi oo uu goluhu ku waafaqay gu dida doorashoyinka xiligii ay hore ugu  mudeeyen in ay dhacdo doorashadu oo ah 31 May 2021.

     Go’aan kan ay golaha guurtidu Shalay soo saaren ayaa ka dhigan in uu goluhu aqbalay co dsigi uga yimid madaxwaynaha Somaliland iyo asxabta mucaridka ee aha in golaha guurtida oo doorashoyinkan hore dib ugu dhigay mudo laba sano ah ay hore uso dhigan mudada ay doora shoyinku qabsoomayan isla markaana ay gud ida doorashada ku waa faqan mudada ay u cay imeen in ay doorashadu dhacdo.

Gudoomiyaha Xisbiga Wadani oo bogaadi yay golaha guurtida Somaliland

     Gudoomiyaha Xisbiga Mucaridka ah ee Wad ani Md. Cabdiraxman Maxamed Cabdilahi (Ci rro) ayaa Golaha Guurtida Somaliland ku hamb alyeyay go’aan kii ay mudada doorashada dib ugu soo dhigeen.

     Gudoomiye Cirro ayaa qo raal uu soo dhigay bartiisa Facebook hambalyo ugu dir ay golaha guurtida oo uu she egay in ay guteen waajib sharci maadama oo ay Gudida Doorashoyinka ku waafaqeen xiliga la qabanayo doorashoyinka Golayasha Deeganka iyo Wakilada oo ay gudida doorashoyinku go’ aamiyen in Somaliland looga dareero maalinta 31 May ee sanadkan 2021.

     Qoralka uu Gudoomiyuhu soo dhigay bartiisa Facebook ga aya sidan u dhignaa: -

"Waxa aan ku bogaadinayaa Golaha Guurtida waajibaka sharci ee ay guteen manta maadaa ma oo ay is waafajiyeen muddo xileedka Gola ha Wakiilada iyo soo- jeedintii Asxaabta Qaran ka iyo Madaxwaynahaba ee cayimaadda doora shada, aririntani waxa ay soo afjartay ismari waa siyaasadeed iyo kala aragti duwanaanshiyo ra’yi oo muddo soo jiitamayay. Dalkeenna Som aliland waxa uu udhqaaqay oo uu cagta saaray jidkii doorasho muddo dheer la sugayey oo ah doorasho isku sidkan taarikhda markii kowaad, doorasho fursad wayn siinaysa da’yar badan oo u hamum qabtay in ay mar’ uun wax doortaan iyagana la doorto, doorasho fursad wayn siin aysa in haweenkeennu ay soo galaan Golayaa sha Qaranka, doorasho fursad wayn siinaysa in ay helaan Beelaha Gabooye metalaad sharci ah”.

Gudoomiyaha ayaa qoralkisa kuso gaba gabe eyay in ugu danbayntii ay midho dhashay xikm adii lagu majiiran jiray Somaliland ee ahayd isu-tanasul, wada-hadal iyo is afgarad in wax walba lagu dhameeyo.

Ciidanka Gorgor oo soo bandhigay Shaba a bkii madaafiicda ku garaacay Dhuusomareb

    Ciidamada xoogga dalka ayaa soo bandhigay meydadka dhowr qof oo lagu sheegay in ay xalay hoobiyaasha ku tuureen magaalada Dhuu samareeb ee caasimadda dowlad goboleedka Galmudug.

     Saraakiisha ciiddanka xoogga ayaa sheegay in maydadka lasoo badhigay oo ahaa saddex qof ay ka tirsanaayeen kooxda Al-shabaab uuna ku jiro horjoogihii kooxda u qaabilsanaa deega anada u dhexeeya Ceelbuur iyo Dhuusama reeb. Saraakiishu waxay kaloo sheegeen in la soo qabtay nin kale oo dhaawac qaba iyo afar qori oo ay Ciidamadu ka furteen dableydan, ka dib markii Ciidanka Gor-Gor ay weerar ku qaa deen goobaha ay dablaydan ku dhuumaa laysanayeen.

      Madaafiicdii xalay lagu weeraray magaalada Dhuusomareeb ayaa kusoo beegantay xilli uu halkaas ku sugan yahay madaxweynaha Soo maaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo qa ar kamid ah madaxweynayaasha dowlad gobo leedyada, iyadoo halkaas uu  shirka wada tashi ga ka furmayo.


Dowladda Maraykanka oo sheegtay in ay sii wadayso tababarada ay siinayso ciidamada Danab

      Militariga Mareykanka ayaa qabtay tabab arkii ugu horreeyay ee ay siinayaan ciidamada Soomaaliya kadib markii dhowaan inta badan cii damadii Mareykanka ee Soomaaliya ku sugnaa ay ka baxeen. Taliyaha Ciid amada Cirka ee Ma rey kan ka Maj. Gen. Dagvin Ander son ayaa tab abarkaan ku til maamay tallaabo muujineysa inuu Maraykanku weli daac ad u yahay Soomaaliya iyo dagaalka ay kula jir aan Alshabab. Saraak iisha Maraykanka ayaa saxiixay heshiis laba geesood ah uu u ogolaan ayo Mareykanka inuu siiyo tababaro kala du wan, talooyin iyo taakuleyn ciidamada Danab ee dowladda Soomaaliya. Ciidamada Ma reykanka ayaa sidoo kale ka caawiyay ciida mada Danab qorshooyinka howlgalka must aqbalka. Afha yeen u hadlay AFRICOM ayaa di iday inuu ka hadlo tirada saraakiisha ka qeyb ga lay taba barka. "Hadafkeenu isma bedelin," ayuu yiri An derson. "Waxaan taageeri doonnaa wa da-haw lgalayaashayada meel kasta oo aan jo ogno. Waxaan rajeyneynaa inaan sii wadno iska ash igeenna adag ee gobolka oo dhan aan kula jirno dagaalka wadajirka ah ee ka dhanka ah xag-jirnimada." Bishii Diseembar, waaxda ga ashaan dhigga waxay xaqiijisay in madax wey nihii hore Donald Trump uu amar ku bixiyay in Soo maaliya laga saaro 700 oo askari.

Taliyaha ciidanka dhulka oo weerar culus ku qaaday Ismaaciil Cumar Geelle

      Taliyaha Ciidanka dhulka xoogga dalka Soo maaliyeed, General Maxamed Tahliil Biixi oo ko rmeer ku tagay fariisimaha ciidanka xooga ee ay ku leeyihiin duleedka Beled-xaawo, halkaas oo toddobaadkii hore dagaal ku dhex-maray cii damada dowladda iyo kuwa maamulka Jubb aland.

     Taliye Tahliil ayaa sheeg ay in duleedka Beled-Xaawo ay isku aruursanayaan male eshiyaad uu sheegay in dowladda Kenya ay ga daal ka riixeyso, kuwaasi oo raba inay carqa ladeeyaan amniga ka jira gobolkaas, sida uu hadalka u dhigay.

    Generaalka ayaa eedeymo culus u jeediyay madaxweynaha dalka Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle oo uu sheegay inuu dano siyaasadeed oo uu xukunka ku dheereysanayo ka leeyahay warbixintii ay guddigii xaqiiqo raadinta IGAD ka soo saareen xiisada ka dhex aloosan dowladda Soomaaliya iyo Kenya.

      "Waxaa ayaan darro ah Shalay waxa cad oo meeshaan ka muuqda in ciidankii Siliga kas oo gudbay oo madaafiicda soo ridaya oo Xera da ciidanka Kenya ku dhex-jira in Madaxweyn aha Jabuuti u yiraahdo Soomaaliya ayaa gar-da ran, Shacabka Soomaaliyeed u sheegaya in Shacabka Jabuuti ay yihiin Walaalaheen raali kama ahana waxa lagu hadlay waxaa ay khaas ku tahay siyaasadda Ismaaciil Cumar Geelle uu ku dherer sananayo xukunkiisa” ayuu yiri.

      Sidoo kale waxa uu carabka ku adkeeyay in natiijada warbixinta guddigii xaqiiqo raadinta ahaa ee IGAD u saartay xiisada labada dal ay qeyb ka noqdeen shirqoolka xil dheereysiga ma daxweyne Geelle, sida uu hadalka u dhigay.

       DFS dhawaan dhigeeda Jabuuti u jeedisay eedeyn tan lamid ah, taasi oo ay ku sheegtay inay la safatay dowladda Kenya, maadama gu ddigaasi xaqiiqa raadinta ah ee loo diray xudu uda Soomaaliya iyo Kenya, kuwaasi oo badank oodu ay ka socdaan Jabuuti.

     Guddigaas ayaa waxa lagu iclaamiyey shirkii 20-kii bishii December ay madaxda IGAD ku ye esheen dalka Jabuuti, waxayna dowladda Soo maaliya ku tilmaamtay warbixintoodii mid lala y aabo, isla markaana sheegtay inaysan dhex-dhaxaad aheyn oo ay soo saareen warbixin hal dhinac ah.

     Xubnaha guddiga loo diray xuduuda oo ah 7-qof oo lix ka mid ah ay Jabuuti ka socdaan wax aa ka mid ah, Yacin Elmi Bouh, oo ah safiirka Jabuuti ee Kenya, Aden Hassan Aden, oo ah safiirka Jabuuti ee Soomaaliya, General Taher Ali Mohamed, Colonel Ali Aden Houmed, Col onel Mohamed Barkad Aden, iyo Taliye Hous sein Idriss Egueh, oo ka wada tirsan ciidamada Jabuuti, iyo Taliye Abebe Muluneh, oo ah agaas imaha waaxda amniga ee IGAD.

Puntland oo howl-gal ka fulisay Caal Madow

     Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa howl-gal qorsheysan oo saacadihii la soo dhaafay ciidamada sida gaarka ah u tab abaran ee maamulka Puntland ay ka sameeye en qeybo ka mid ah gobolka Bari ee maamul ka asi. Howl-galka oo ka dhacay deegaanka Dolqo oxle ee Buuraha Cali Madow oo hoostaga tuu lada Af-Urur ayaa waxaa lagu beegsaday xub no ka tirsan Al-Shabaab & Daacish.

       Saraakiil u hadlay PSF-ta Puntland ayaa sheegay inay heleen, ka hor howl-galkaasi xog ku aadan dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab oo ku dhuumaaleysanaya halkaasi.

      "Howl-galkan ay ciidanka PSF fuliyeen ayaa yimid kadib markii ay ciidanka PSF heleen xog sheegaysa in ay Buuraleyda aaggaas ay yima adeen kuna dhuumalaysanayaan xubno ka tirs an Al-shabaab,” ayaa lagu yiri warka qoraal ee kasoo baxay taliska PSF-ta.

     Sidoo kale saraakiisha ayaa intaasi ku sii da ray inay sii wadi doonaan howl-galladooda ka dhanka ah Al-Shabaab & Daacish ee ka socda dhulka buuraleyda ee maamulkaasi.

      Muddooyinkii u dambeeyey ciidamada am maanka Puntland ayaa labo jibaaray dhaq-dhaq aaqyada ka dhanka ah kooxaha Daacish iyo Al-Shabaab ee gobolka Bari.

Barakac ka bilowday Gedo kadib hadalkii wasiir Janan

     Wararka laga helayo M/Beled Xaawo ee G/G edo ayaa sheegaya in shacabka gobolka ay bil laabeen iney barakacaan iyagoo ka cabsi qaba inuu mar kale dagaal ku qabsado guryahooda.

     Cabsida dadka gobolka Gedo, gaar ahaan shacabka ku nool magaalada Beled Xaawo ay aa kusoo aadeysa xilli wasiirka Amniga Jubba land Cabdirashiid Janan uu iclaamiyay weerar ka dhan ah ciidamada dowladda ee jooga Gedo, isla markaana uu shacabka reer Gedo u gu baaqay iney isaga fogaadaan aagga dag aalka. 25-kii bishaan ayey aheyd markii dagaal xoogan uu ka dhacay magaalada Beled Xaawo halkaas oo ay Ciidamada dowladda ku adkaad een, sidoo kalana ay gacanta ku dhigeen ciida mo isku soo dhiibay.

      Gudoomiyaha Gobolka Gedo ee dhanka do wladda Soomaaliya Axmed Buulle Garee ayaa warbaahinta u sheegay in Shacabka magaalada Beled Xaawo iyo deegaanada kalaba ay bilaabe en ine isaga cararaan gobolka.

      Wuxuu ku sifeeyay arintaan iney cabsi gali say hanjabaadii uu saxaafadda mariyay wasiir ka Amniga Jubbaland Cabdirashiid Janan.

M/Beled Xaawo iyo deegaanada kale ee G/Gedo ayaa xaalad daganaan ah ku jira, balse shacabka waxey ka cabsi qabaan in dushooda lagu dagaalamo mar kale iyagoo war moog ah, halkaasna ay khasaaro kasoo gaarto.

Taiwan oo ka caawineysa Somaliland horum arinta beeraha



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip