.
MD Farmaajo Oo War Kasoo Saaray Weera rkii Al-Shabaab
Ee Hotel Afrik
Madaxweyanha Jamhuuriyadda Federaalka
Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ay aa tacsi u diray qoysaska iyo
ehelada muwa adiniinta Soomaaliyeed ee ku naf waayey wee rarkii shalay ka
dhacay Magaalada Muqdisho.
Madaxweynaha
ayaa si gaar ah uga tacsiyeeyey geerida, Alle ha u naxariistee, Janaraal
Maxamed Nuur Galaal oo ka mid ahaa Saraakiishii Ciidanka Xoogga Dal ka, waxa
uuna xusay doorkii wa naagsanaa ee uu ka soo qaatay dhismaha iyo tayeynta
Ciidamada Qalabka Sida oo uu ka soo qabtay xilal kala duwan.
"Innaa Lillaahi wa innaa Ilayhi raajicuun.
Wax aan Alle u weydiinayaa naxariistiisa Janno dha mmaan muwaadiniintii
Soomaaliyeed ee ku naf waayey weerarkan Alshabaab ay ka fuliyeen Ho telka
Afrik, waxaan si gaar ah ummadda Soom aaliyeed uga tacsiyeynayaa geerida
Janaraal Maxamed Nuur Galaal oo ka mid ahaa ruug-cad aaga Ciidanka
Soomaaliyeed, door wanaagsan na ka soo qaatay tayeynta iyo dhismaha Ciidan ka
Qalabka Sida.”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa u raje eyey
Muwaadiniinta dhaawacyadu ka soo gaar een weerarkan in uu Eebbe u boogo dhayo,
wa xa uuna xusay in shacabka Soomaaliyeed oo is ku duuban ay ka guuleysan
doonaan Al-shab aab oo weerarkaas khasaaraha geystay ku qa aday Hotelka Afrik
ee Magaalada Muqdisho.
Ra’iisul Wasaare Rooble "Bulshada Soomaa liyeed waxay
General Galaal ku xusuusan do onaan kaalintii uu ka soo qaatay difaaca dalka”.
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaal ka
Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Roo ble ayaa uga tacsiyeeyey ehellada iyo guud
aha an Shacabka Soomaaliyeed dadkii ku geer iyooday weerarkii argagixisadu ku
qaadeen hoteelka Afrik ee magaal ada
Muqdisho ee uu ka mid ahaa General Maxamed Nuur Galaal oo dalka iyo dadka muddo
dheer u soo adeegayay.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa tilmaamay in Shac abka
Soomaaliyeed ay ku xasuusan doonaan General Galaal kaalintii uu ka soo qaatay
difaa ca dalka muddadii 50-ka sano ka badneyd ee uu ka mid ahaa saraakiishii
udub dhexaadka u ahaa CXD.
Waxaan cambaareynayaa falkaas bahalni mada
ah. Waxaan Eebbe uga baryayaa inuu na xariistii janno ka waraabiyo intii
dhimatay, inta dhaawaca ahna uu dhaqso u bogsiiyo”.
Eng. Rooble ayaa ugu baaqay bulshada Soo maaliyeed
in loo midoobo la dagaallanka kooxa ha argagixisada ah ee maalin kasta laynaya
hal doorka dadka Soomaaliyeed, una diiddan nab adda iyo horumarka. DHAMMAAD.
Akhriso:-Khasaaraha Ka Dhashay Weerarkii Lagu Qaaday
Hotelka Afrik
Taliska Ciidanka Booliska dowladda Feder aalka
ayaa faah faahin ka bixiyay khasaaraha ka dhashay weerarkii Al-shabaab gelinkii
dambe ee shalay ku qaadeen Hotelka Afrik ee ku yaalla meel ku dhow Isgoyska
KM-4 dhinaca Jidka aada Garoonka Aadan Cadde.Afhayeenka Bool iska Sadiiq Aadan
Doodishe oo warbaahinta la hadlay ayaa u sheegay in weerarka uu ku bil owday
gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qar xa, kadibna ay gudaha u galeen rag
hubeysan oo dagaal la galay Ciidanka Booliska Har amcad.
Waxaa uu sheegay Sadiiq Doodishe in Ciid anka
Booliska ay dileen saddex ruux oo gudaha hotelka saacado dhowr ah ka
dagaalamayay, isla markaana sidaas lagu afkaray weerarkii Al-shabaab ay ku
qaadeen hotelka oo ah mid lagu qabto Shirar waaweyn.
Sidoo kale Afhayeenka Ciidanka Booliska ay
aa xaqiijiyay in ugu yaraan 9 qof ay ku dhinteen weerarka oo afar kamid ah ay
ahaayeen ragii hubeysnaa, halka in ka badan 10 qof kalena ay dhaawacyo kala
duwan soo gaareen.
Dhaawacyada
ayaa la geeyay Xarumo Caafim aad oo ku yaalla Magaalada Muqdisho oo xill igaan
lagu dabiibayo xaaladooda Caafimaad, waxaana inta uu weerarka socday la soo
badba adiyay dad badan oo isugu jira Saraakiil Ciidan iyo dad shacab ah.
Dadka weerarka ku dhintay ayaa waxaa ka mid
ah Jeneraal Maxamed Nuur oo loo yaqaan ay Galaal oo ku sugnaa hotelka iyo
Saraakiil ka le, waxaana geeridooda ka tacsiyeeyay dowl adda Federaalka.
Al-shabaab ayaa sheegtay Mas’uuliyada we erarii
lagu qaaday hotel Afrik oo ku yaalla meel ku dhow Isgoyska KM-4 dhinaca wadada
aada Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Maga alada Muqdisho, waxaana weerarka
uu socday saacado xiriir ah.
Gen. Maxamed Nuur Galaal oo Muqdisho lagu dilay
Jeneraal Maxamed Nuur Galaal ayaa ka mid
noqday dadkii lagu dilay weerarkii ay Al-Shab aab ku qaadeen Hotelka Afriik ee
magaalada Muqdisho Madaxweynaha Soo maaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa
ka tacsiyeeyey ge erida, Alle ha u naxariistee, Jan araal Maxamed Nuur Galaal
oo ka mid ahaa Saraakiishii Ciidanka Xoogga Dal ka, waxa uuna xusay doorkii
wanaagsanaa ee uu ka soo qaatay dhismaha iyo tayeynta Ciid amada Qalabka Sida
oo uu ka soo qabtay xilal kala duwan.
"Innaa Lillaahi wa innaa Ilayhi raajicuun.
Wa xaan Alle u weydiinayaa naxariistiisa Janno dha mmaan muwaadiniintii
Soomaaliyeed ee ku naf waayey weerarkan bahalnimada ah ee argagix isada
Alshabaab ay ka fuliyeen Hotelka Afrika, waxaan si gaar ah ummadda Soomaaliyeed
uga tacsiyeynayaa geerida Janaraal Maxamed Nuur Galaal oo ka mid ahaa ruug-cadaaga
Ciidanka Soomaaliyeed, door wanaagsanna ka soo qaat ay tayeynta iyo dhismaha
Ciidanka Qalabka Sida,” ayuu yiri
madaxweynaha.
Siyaasiyiinta kale ee durba ka hadashay
dilka Jeneraal Galaal waxaa ka mid ah Xildhiba an Mahad Salaad oo bartiisa
Facebook ku soo qoray, "Gen Maxamed Nuur Galaal Allaha u nax ariisto. Ehalada
iyo asxaabtana samir iimaan All aha ka siiyoo. Aamiin.”Waxaa illa hadda la
xaqiij iyey geerida Jeneraal Galaal, Taliyihii ilaalada Hotelka, askari ka
tirnaaa ilaalada Hotelka iyo ganacsade Cabdullahi Nuure Siyaad oo ay wala alo
ahaayeen siyaasiga Cabdi Nuure Siyaad (Cab i Waal) iyo dhaawaca Cabdikariin
Gooba ale oo ah wiil dhalinyaro ah.
Tobanaan qof ayaa laga soo badbaadiyey ho telka
markii uu weerarku ka bilaawday kadib, wa xaana illaa hadda si rasmi ah loo
ogeyn inta uu dhanyahay khasaaraha ka dhashay weerarka weli ka socda gudaha
Hotel Afriik.
Ciidamada
Amniga Soomaaliya ayaa abaare labadii subaxnimo (2:00 AM) soo afjaray weerar kii
ay maleeshiyada Al-Shabaab ku qaadeen ho telka Afrik, kadib sagaal saac oo uu
dagaal ka dhex socday hotelka.
Saraakiil laga soo bad-baadiyey Hotel Afrik,
Al-Shabaab oo war soo saartay, iyo wararkii ugu dambeeyey
Faah-faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxey sa
qarax xooggan iyo weerar lagu qaaday hotel ka Afrik ee ku yaalla agagaarka
isgoyska KM4 ee magaalada Muqdisho, gaar aha an waddada aadda garoonka diyaa radaha.
Qarax ayaa ku billowday gaari wa lxaha
qarxa laga soo buuxiyey, oo sida la sheegay lagu dhuftay alba abka hore ee
hotelka, waxaana kad ib xigay laba qarax oo ka le iyo rasaas xooggan.
Waxaa kadib gudaha hotelka galay koox hu beysan,
kuwaas oo dagaal uu dhex-marayo ciii damada ilaalada hotelka iyo kuwa dowladda
fed eraalka ah ee Soomaaliya ee joogay bar ku dhow hotelka.
Warar
aan helnay ayaa sheegaya inuu jiro khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac,
bal se illaa iyo hadda lama oga tirada rasmiga ah.
Afhayeenka
booliiska Soomaaliya Saadaq Cali ayaa sheegay in dad badan laga soo bad-ba adiyey
hotelka, balse uu rumeysan yahay inuu khasaare nafeed jiro. Wuxuu intaas ku
daray inuu howgal socdo.
"Shalay abaare 17:00, ayeey argagixisadu
weerartay Hotel Afrik, oo ku yaala agagaarka KM4, Wadada aada Garoonka
Diyaaradaha Ad an Cadde. Ciidanka Boliiska oo si deg deg ah goobta ku gaaray
ayaa gudaha u galay hoteelka si dadka looga badbaadiyo, waxaa laga badbaa diyay
inta badan dadkii ku jiray iyaga oo bad qa ba, welina howlgalku wuu socdaa,”
ayuu yiri afhayeenka.
Dadka lasoo bad-baadiyey lo ay ku jiraan
sar aakiil ciidan waxaa ka mid ah Generaal Indhac ade, Labo Afle iyo Xuseen
Goley oo ah milkil aha hoteelka. Waxaa ciidanka sidoo kale ay ka soo
badbaadiyeen hoteelka Odayaal la sheegay in uu shir uga socday goobta.
Wali waxaa laga maqlaya gudaha hoteelka
rasaas xoog leh, waxaana dagaalamayo ciida mada dowladda iyo maleeshiyada
hotelka Gud aha u galay..Al- Shabaab ayaa sheegatay mas’ uuliyad da weerarkaan,
waxayna sheegtay in cii d amadeeda ay gudaha u galeen Hotel Afrik.
Jen Yuusuf Maxamed Siyaad idhacadde oo beeniyey in la soo badbaadiyey
Dhinaca Kale ayaa sheegay inuu isagu ka mid ahaa dadka
badbaadada shacaka u ta gay hoteelka waxana uu beeniyey in isaga la soo
badbaadiyey ka dib xalay mar uu la hadlay warabaahintakulmiye ee magaalda
muqdisho Jennanka wayaa wuxuu ku shee gay beenintaasi isagoo tafaasiil dheeraad
ah ka bixnayey weerarka qaraxa markuu dhacayey inuusan joogin ee uu u ku
baxay badbaadinta shacabka iyadoo
warbaahinta ay sheegtay in la soo badbaadiyey dad uu
ka mid
ahaa
Maxaa looga wada hadlay kulankii madaxw eyne Farmaajo
iyo wakiillada beesha caalamka?
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/hi
Maxamed (Farmaajo) ayaa Shalay xarunta mad axtooyada ee magaalada Muqdisho kula
kulmay wakiillada beesha caalamka oo maalmahanba waday kulamo ay la yeelanayaan
madaxda iyo siyaasiinta Somaliya.
Kulankaasi ayaa waxaa ka qeyb galay wa kiillo
ka socda bee sha caalamka oo ay ka mid yihiin wakiilka gaarka ah ee xoghayaha
guud ee Qaramada Midoobay danjire James S wan, wakiilka Midowga Yurub,
safiirrada wadda amda Ingiriiska, Shiinaha, Qadar iyo Turkiga.
Madaxweynaha oo furay kulanka ayaa waki illada
beesha caalamka warbixin ka siiyay he erka uu marayo hannaanka doorashada ee
wad danka iyo khilaafyada ka taagnaa muddadii la soo billaabay in madaxda
Soomaalidu ay ka wa da hadlaan arrimaha doorashooyinka.
Madaxweynuhu waxa uu sheegay in ugu
dambeyn 17-kii bishii Sebteembar ee saandkii tegay heshiis laga gaaray nooca
doorasho ee ay tahay in ay dalka ka dhacdo iyo habraacyada doorashadaasi loo
mari lahaa.
Waxa kale oo uu sheegay in dowladdiisu ay
tanaasul badan ka sameysay qodobo badan oo doorashada ku saabsan, wuxuuna
intaasi ku da ray in heshiiskii siysaasadeed ee dowladda fe deraalka iyo
maamul-gobolleedyada, ansixintii habraacyada iyo shuruucda hagaya doorasha da,
diyaarintii guddiyada madaxa bannaan ee qabsoomidda doorashada iyo xaqiijinta
miisaani yadda doorashooyinka ay ahaayeen tallaabooy in muhiim u ah doorashada
oo horey loo qaa day.
Waxa uu sheegay in dowladdiisu ay tanaasul
badan ay ka sameysay hannaanka hirgelinta do orashada, waana arrin mudan buu
yiri dhiirigelin iyo xoojin, si looga miradhaliyo buu yiri hadafka guud ee
qabsoomidda doorasho waafaqsan shuruucda dalka, kana turjumeyso horusocodka
dowladnimada.
Farmaajo ayaa wakiillada beesha caalamka
uga mahadceliyay dedaallada ay ku bixinayaan nabadda iyo taageerada qabsoomidda
doora shooyinka Soomaaliya.
Dhinaca kale, wakiillada beesha caalamka
ayaa waxay sheegeen in ay aad u boogaadinay aan tallaabooyinka loo qaaday
hirgelinta hanna anka doorashada, waxayna tilaameen in ay ku garab taagan
yihiin shacabka iyo dowladda So omaaliyaba dedaallada ay ku bixinayaan qab soomidda
doorasho loo dhan yahay.
Muranka hareeyay doorashada Soomaaliya
ayaa soo taagnaa in muddo ah, waxaana arri maha inta badan la isku haysto ka
mid ah, xub naha guddiga hirgelinta doorashada, xulista xub naha aqalka sare ee
gobollada woqooyi, arrinta gobolka Gedo iyo arrimo kale oo la xiriira siyaa sadda
dalka.Puntland iyo Jubbaland oo horey u diiday in ay soo magacaabaan xubnaha
ugu ma talaya guddiga hirgelinta doorashada ayaa dhawaan soo gudbiyay xubnaha
laga sugayay. Haseyeeshee dowladda Soomaaliya ayaa shee gtay in magacaabista
xubnahaasi uu baal mar san yahay habraaca magacaabista.
Shalay waxaa baaqday oo aan
qabsoomin shir ay ku baaqeen labadani maamul-goboleed oo ay ahayd in uu ka
dhaca magaalada Muqdisho.
Beesha caalamka ayaa in
dhawaaleba wadday dedaallo la doonayo in la isugu keeno siyaasi inta Soomaalida
ee ku kala tagay arrinta doora shada, waxaana horay uga dalbatay dhinacya da ay
khuseyso siyaasadda Soomaaliya in ay meel dhexdhexaad ah oo la isku waafaqsan
ya hay ka istaagaan arrimaha doorashada, ka hor inta aan wax tallaabo ah loo qaadin
fulinteeda.
Wakiillada beesha caalamka ayaa horey u ta
gay Baydhabo, Garowe, Jowhar iyo meelo kale, si ay isugu soo dhaweeyaan
dhinacyadan ku ka la aragtida duwan siyaasadda iyo doorash ada ay tahay in ay
dalka ka dhacdo.
Dowladda Somaaliya waxay ku
adkeysanaysaa in doorashadu ay u dhacdo sidii lagu heshiiyay 17-kii Nofeembar,
xilli muddo xileedka madax weynaha uu sii dhammaanayo.
Dowladda Kenya oo lagu eedeeyay inay dagaal ka
hurinayso Gobolka Gedo.
Taliyaha Ciidanka dhulka xoogga dalka So omaaliyeed
General Maxamed Tahliil Biixi oo ko rmeer ku sameeyey fariisimaha ciidanka
xoogga ee duleedka degmada Beled-xaawo ayaa mar kale dowladda Kenya ku eed eeyey
in ay colaad ka hurine yso gobolka Gedo.
Taliyaha waxaa uu sheeg ay in dowladda Kenya ay maleeshiyaad ku
aruurineyso duleedka Beled-Xaawo ee Gobolka Gedo, iyaga oo doonaya in ay
carqaladeeyaan amniga kajira Gobolkaas.
Waxaa uu ku eedeyay Guddigii
xaqiiqo raadinta ahaa ee ka tirsan IGAD ee dhawaan gudbiyay Warbixinta inay
iska indha-tireen xaaladaha kajira Gobolka Gedo, waxaana uu sheegay in Warbixintaas
ay tahay mid Madaxweynaha Jab uuti uu ku doonayo in uu ku dheereesto xukun ka.
" Waxaa ayaan darro ah Shalay waxa cad oo
meeshaan ka muuqda in ciidankii Siliga kasoo gudbay oo madaafiicda soo ridaya
oo Xerada cii danka Kenya ku dhex-jira in Madaxweynaha Jabuuti u yiraahdo
Soomaaliya ayaa gardaran, Shacabka Soomaaliyeedu sheegaya in Sha cabka Jabuuti ay yihiin Walaalaheen raali kama ahana
waxa lagu hadalay waxaa ay khaas ku ta hay siyaasadda Ismaaciil Cumar Geelle uu
ku dherer sananayo xukunka ayuu yiri” Taliyaha.
Maxay ka wadahadleen James Swan iyo Axmed Madoobe?
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa
xarunta Madaxtooyada Kismaayo ku qaab iley Ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaa liya
James Swan iyo Madax ka socotey Hay’a daha Qaramada Midoobey.
Axmed Madoobe ayaa Ergeyga Qaramada
Midoobey uga mahadceli yey booqashada ay ku yi maadeen Kismaayo iyo dadaalka ay
saaxiibada beesha caalamku ugu jira an sidii xal rasmi ah loogu heli lahaa
caqabada ha ku gadaaman sidii doorasho nabdoon wadar ogolna ah dalka uga dhici
laheyd.
"Dowlada Jubbaland waxay diyaar u tahay
wado kasta oo lagu wada hadli karo xal waara na looga gaari karo is fahanwaaga
siyaasadeed ee kajira dalka Madaxda qarankuna hormuudka u yihiin, Arrimaha la
isku hayo oo ay ugu horrey so arrinta Gobolka Gedo waxay u baahantahay in si
waafaqsan dastuurka iyo heshiisyadii Doo rasho ee aan horey u soo galney loo
xalliyo si ay u qabsoonto Doorasho loo simanyahay lagu na wada qanacsanyahay”
James Swan ayaa dhankiisa boggaadiyay tal laabaddii
Jubbaland iyo Puntland ay qaadeen ee albaabka u furtay xaaladii cakirneyd ee
ahaa guddiyadii ay magacaabeen iyo shirkii ay ku baaqeen oo dhashay in
Madaxweyne Farmaajo uu Dorraad iclaamiyo shir la isugu yimaado oo ka dhaca
Dhuusamareeb.
"Waxaan boggaadinayaa markale tallaabadii
wax ku oolka ahayd ee albaabka u furtey xaa ladii cakirneyd ee dalku ku jirey
ee ay qaadeen Madaxweynayaasha Jubbaland iyo Puntland taas oo ay 28dii bishan
kusoo magacaabeen gudi yadii doorashada ee heer Dowlad goboleed iyo baaqoodii
ahaa in ay Madaxda DFS iyo Dowlad goboleedyadu shir isugu imaad aan taas oo
dhashey in Madaxweynaha JFS uu shaley shir isugu yeero Madaxda Dowlad gobo leedyada
iyo Gobolka Banaadir kaas oo aan ka fileyno inay kasoo bixi doonaan qodobo ka
turju maya sidii loo qaban lahaa doorasho loo dhan yahay iyo isu tanaasul
madaxda dhexdooda ah”
James Swan ayaa booqasho ugu tegey xa rumaha
dowlad goboleedyada dalka isagoo kula kulmay madaxda dowlad goboleedyada toddo baadkan.
Weerarkii Hotel Afrik oo la soo afjaray iyo khasaaraha
oo la faah faahiyay
Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ay aa
xaqiijiyay in la soo afjaray weerarkii saa cad aha badan qaatay, ee Shabaabku
ku qa adeen Hotel Afrik ee Magaalada Muqdisho.
Weerarkan ayaa ku bilowday gaari walxaha
qarxa laga soo buuxiyay oo lagu dhuftay albaab ka hore ee hotelka, waxaana
xigay dabley hub eysan oo gudaha u galay hotelkaasi, kuwaa oo sideed saacadood
ka dhex dagaalamayay.
Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliye ed,
Dhamme Sadiiq Aadan Cali (Doodisho) a yaa sheegay in weerarka uu bilowday
abaare 5-tii galabnimo ee shalay, ka dib markii kooxaha argagixisada gaari
walxaha qarxa laga soo buu xiyay ay u isticmaaleen buu yiri naftii hallige in uu
qaribo naftiisa iyo midda shacabka.
Afhayeenka
Ciidanka Booliska oo Warbaahin ta kula hadlay Magaalada Muqdisho ayaa she egay
in dhimashada ay tahay sagaal qof iyo dha awaca toban kale.
"Inta la xaqiijiyay waxaa weeye dhimashada
illaa sagaal qof iyo dhaawaca illaa toboneeyo qof ah, oo dhammaantood ay goobta
wax ku wa da gaareen.” Ayuu yiri Afhayeenka.
Afhayeenka ayaa xusay in sagaalka qof ee
dhintay ay afar ka mida yihiin maleeshiyadii wee rarka soo qaaday, midkii isku
qarxiyay ilinka ho re ee hotelka iyo saddex kale oo hotelka ka dhex
dagaalamayay, oo markii dambe ay ciida mada dileen, sida uu yiri.
Doodisho ayaa intaa ku daray in dhimashada iyo
dhaawacuba uu kordhi karo, balse inta la xa qiijiyay ay hadda tahay tiradaasi.
Ururka Al Shabaab ayaa sheegtay masuuliy adda
weerarka abaabulan ee lagu ekeeyay Hotel Afrik. Weerarkan ayaa noqonaya kiisii
ugu horeeyay ee Caasimadda Muqdisho ka dhaca wax ka yar lix bilood. Weerarkan
kii ka horeeyay waa midkii ay Shabaabku ku bartilmaam eedsa deen Hotel Elite,
16-kii bishii August.
Dhinaca
kale Weerarka araxaan ayaa sheega tay xarraga al shabaab in ay ka danbeeyeen
Ma daxweynaha Hirshabelle oo ku dhowaa qay dagaal ka
dhan ah Alshabaab
Madaxweynaha dowlad Hirshabeelle Cali
Guudlaawe Xuseeen ayaa Shalay shir gudoo miyayay shirka Golaha Wasiirada
dowlada Hirshabeelle.
Madaxweynaha Hirshabelle Cali Guudlaawe
ayaa Golaha Wasiirada la wadaagay warbixin la xiriirta socdaalkii uu dhowaan ku
tagay Magaal ada Muqdisho iyo kulamadii kala duwanaa ee uu lasoo qaatay Madaxda
u gu sareeyo dalka iyo wakiil ada beesha caalamka.
Cali Cabdulaahi Xuseen Madaxweynaha
Hirshabelle ayaa Golaha wasiirada u sheegay in dhowaan la bilaabi doono
howlgalo ka dhan ah argagix isada dhowaana laga sifeynayo guud ahaan deegaanada
Dowlad Goboleedka Hirshabeelle iyo in dhowaan la bilaabi doono dhismaha wada da
laamiga ee Muqdisho iyo Jowhar.
Ugu dambeyn waxaa Shirka Golaha Wasiirada
Warbixino ka dhageystay Wasiiradda Amniga, Qorsheynta, Dhalinyarada iyo Ciyaara
ha, Dib u Heshiisiinta iyo Waxbarashada
Duqeyn ka dhacday markale deegaano ka tirsan gobolka
Bakool
Duqeymo diyaaradeed ayaa Habeen hore
waxaa ay markale ka dhaceen degaano ka tirs an gobolka Bakool, kaas oo lala
beegsaday Xa rumo ay ku sugnaayeen Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab.
Wararka ayaa waxa ay sheegayaan in duq eymaha
ayaa waxaa ay ka dhaceen degaa nnada kala ah Garasweyne , Ab ag-beeday, Gob id-Galoole,
iyo Moorogaabey oo ka wada tirsan gobolka Bakool.
Duqeyntan oo lala beegsaday saldhigyo ay
Alshabaab ku lahaayen deegaanadaas ayaan la ogeyn waxyeelada ay geysteen.
Wararka ayaa waxa ay sheegayaan
in duq eymahan ku bilowday gobolka Bakool ay yihiin kuwo lagu doonayo in
go’odoonka loogaga sa aro degmooyinka gobolka Bakool.
Inta badan degmooyinka gobolka
Bakool ayaa waxaa muddo ay u go’doonsan yihiin Ururka Al-Shabab, waxaana taasi
ay keentay inay dhibaa tooyin culus soo wajahaan dadka ku nool gobol kaas.
Muxuu yahay Qorshaha madaxweyne Farma ajo ee shirka
Dhuusamareeb?
Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed C/i
Maxamed (Farmaajo) ayaa Dorraad iclaamiyey shirweyne ay isugu imaanayaan
madaxda dow ladda iyo kuwa dowlad goboleedka dalka, kadib shir uu la yeeshay
beesha caalamka.
Shirkan oo ah mid aad isha loogu wada-hayo,
isla markaana ku soo aaday xilli xasaasi ah ayaa waxaa ka hadlay Prof. Cabdi
Ismaaciil Samatar oo falan qeeya arrimaha siyaasadda.
Samatar
oo u warramay laanta afka Soomaaliga ah ee VOA ayaa shaaca ka qaaday in madaxw eynaha
Soomaaliya shirka uu ku baaqay ee ka dhacaya gudaha magaalada Dhuusamareeb 1-da
illaa 3-da bisha soo socota ee Febaraayo uu yahay mid uu uga fogaanayo in
la’isku keeno mucaaradka & muxaafadka, sida uu hadalka u dhigay.
Sidoo kale wuxuu intaasi ku sii daray in
shir kan ay soo jeedisay beesha caalamka, islamark aana ay tahay in xal looga
gaaro doorashooyin ka dalka ee 2021-ka.
"Beesha Caalamka ayaa soo jeedisay in la
qabto Shir looga hadlayo arrimaha dalka, isaga oo ka fogaanayo Madaxweyne
Farmaajo in fa dhi guud la isugu yeero Mucaarad & muxaafid ayuu ku
dhawaaqay in Dhuusamareeb markale la isugu tago, balse haddii aan laga gudbin
oo aan la xalaaleen Guddiyada uu sameystay, Xiis adda Gedo & hab maamulka
Guddiga Gobolla da Waqooyi wax wanaagsan kalama kulmi doo no Baarlamaanka,
arrintuna waa jugjug oo bar taada joog” ayuu yiri Prof Cabdi Ismaaciil.
Cabdi Ismaaciil Samatar oo hadalkiisa sii
wa ta ayaa intaasi raaciyey "Natiijada la kulanka Ba arlamaanka waa mid ku
xiran hab maamulka Shirka Dhuusamareeb iyo sida loo xakameeyo qodobada
caqabadda ku noqday in la guda galo Doorashooyinka Soomaaliya ee lagu heshii yay,”.
Hadalkan ayaa ku soo aadayo, iyada oo maamullada Jubbaland iyo Puntland oo ka
soo horjeeday dowladda ay soo dhoweeyeen qab ashada shirka Dhuusamareeb oo u
jeedadiisu tahay in xal mideysayn looga gaaro muranka ka taagan doorashooyinka
dalka ee 2021-ka.
Qaramada Midoobay oo soo dhoweysay Shir ka uu ku
baaqay Madaxweyne Farmaajo
Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaa liya
soo dhaweeyay Shirka wadatashi ga ee Ma daxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ku
baaqay in uu maalinta berri ka bilowdo mag aalada Dhuusamareeb.
Qoraal ka soo baxay Qara mada Midoobay
ayaa dadax da dowladda iyo kuwa maam ul Goboleedyada ku boorisay inay shirkaas
ay ku gaaraan heshiis isku tanaasul ah, isla mar kaana si deg deg ah loogu
fuliyo heshiiskii hor ey looga gaaray doorashada 17-kii Sebtember.
"Bahda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxa
ay soo dhoweynayaan shirka uu Madax weyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed isugu
yeeray Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Fedaraalka ah magaalada Dhuusamareeb,
wa xa ayna ku boorrinayaan hoggaamiyeyaasha Soomaaliya in ay heshiis isku
tanaasul gaaraan si degdeg loogu fuliyo nuucii doorasho ee 17-kii
Sebtember”.ayaa lagu yiri qoraalka ka soo baxay Xafiiska Qaramada Midoobay ee
Sooma aliya.
Qabashada shirka Dhuusamareeb ayaa yi mid
saacado kadib markii ay Xarunta Mad axto oyada Soomaaliya ay kula kulmeen
wakiilo ka socda Beesha Caalamka Md.Farmaajo.
Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Mido obay James Swan oo
gaaray magaalada Kisma ayo
Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee
Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha So omaaliya James Swan iyo wafdi uu
hoggaami nayo ayaa waxa ay gaa reen M/ Kismaayo.James Swan iyo waf diga uu
horkacayo ayaa waxaa garoonka diyaarad aha ku soo dhaweeyay Madaxweyne
ku-xigeen ka 1aad ee Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan iyo Mas’uuliyiin kale oo ka
tirsan Maamulka Jubb aland. Wakiilka Qaramada Midoobay James Swan ayaa lagu
wadaa inuu la kulmi Madaxwey naha dowlad Goboleedyada Jubbaland Axmed Maxa med
Islaam Axmed Madoobe.
Kulanka ayaa loogaga hadli doonaa arrimo
kaay ka mid yihiin doorashooyinka iyo weliba arrimaha gobolka Gedo.
James Swan ayaa soo dhoweyn hab ma amuuskeeda
sareysay loogu sameeyay Garo onk diyaaradaha Kismaayo, waxaana uu salla an ka
qaatay Cutubyo ka tirsan Ciidanka AMI SOM ee ka socda Kenya.
Maamulka
Jubbaland oo soo dhoweeyay shir ka ka dhacaya magaalada Dhuusam areeb
Maamulka Jubbaland ayaa aqbalay inuu ka
qeybgalo shir ka uu ku baaqay Madaxweyne Farmaajo ee ka dhacay 1da illaa 3da
bisha Febr aayo ee sanadkan. Wasiirka Warfaafinta dowlad goboleedka Jubbaland
Cabdi Xuseen Sheekh Maxamed ayaa sheegay in ay ka qeybgalayaan shirka,maadaama
hore ay maamulada Jubb aland iyo Puntland ugu baaqeen in la qabto shir loogaga
hadlo arrim aha doorashooyin ka.
"Waan soo dhowe yneynaa shirkan ma amul ka
Jubalandna waa ka qeybgalayaa.”ayuu yiri Wasiirka Warfa afinta Jubbaland oo u
war ama yay laanta afka soomaaliga ee Bbcda.
Hase yeeshee Wasiirka Warfaafinta Jubba land
ayaa ku tilmaamay diidmada ay dowl ada federalka diiday guddiga doorashooyinka
ee Pu ntland iyo Jubbaland ay soo magacaabeen uu yahay mid lagu doonayo in
dowladu ay muddo kororsi ku sameysato.
Khilaafka u dhexeeya Maamulka Jubbland iyo
Dowlad Federalka ayaa sare u kacay toddo baadkan kadib markii dagaal uu ka
dhacay mag aalada BeledXaawo oo ku taal xadka kala qeybiya Soomaaliya iyo
Kenya.
Turkiga oo ka caawinaya Dowlada Sooma aliya
Horumarinta Xabsiyada
Wasiirka caddaalada Xukuumadda Sooma aliya
iyo Safaaradda Turkiga ee Soomaaliya ay aa goob joog ka ahaa heshiis ay kala
saxii xana yeen Wasaaradda Caddaa lada iyo Safaarad da Turkiga ee Soomaaliya.
Heshiiskaan oo quseeyey hormarinta
xabsiyada dalka iyo Waxbarida maxaabiis ta waxaa la bada dhinac u kala saxiixay
Agaasimaha Gu ud Axm ed Yuusuf Xasan iyo Wakiilka Hay’ada bisha cas u jooga
Soomaaliya Alakis jagwin.
Agaasimaha guud ee Wasaarada Caddaa lada
Axmed Yuusuf Xasan ayaa bogaadiyey ga rab istaag Dowladda Turkiga, sidoo kale
agaa simha ayaa sheegay in ay socdaan dadaalo isugu jira dhis mo iyo horumarin
lagu samayna yo Xabsiyada ku yaala dalka
Heshiiska Shalay ayaa ku soo aadaya xilli
Wasiirka Cadaalada Xukuumadda Soomaliya uu horay u sheegay in ay ku dadaalayaan
horm arinta xabsiyada la socodka nolosha maxaabiis
ta iyo sare uqaadida caddaalada dalka.
Farmaajo oo soo saaray Qodob ka hor imanaya matalaadda
G/Banaadir
Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaa jo
ayaa soo saaray war-saxaafadeed ka kooban shan qodob, kaasi oo uu ku iclaamiyey
shir lagu xalinayo arrimaha ku hor gudban doorashada Soomaaliya kadib kulan uu
la qaatay Beesha Caalamka.
Qodobadaas uu soo saa ray madaxweynaha
waxaa ka mid ah qodob si cad uga hor imaanaya kuraastii 13-ka ahaa ee aqalka
sare laga siiyey gobolka Bana adir, kaasi uu todobaadkii lasoo dhaafay uu saxi ixay
madaxweynaha
Qodobka ku jira war-saxaafadeedka ee bur ina
ya kuraasta aqalka sare waa qodobka afara ad ee war-saxaafadeedka kaas oo leh:
"Shirka wadatashiga ee Madaxweynuhu is ugu
yeerayo Madaxda Dowlad Goboleedyada, waxaa saldhig u ah heshiiskii 17-ka
September 2020 laga gaaray hannaanka doorashooyinka, ayna meelmariyeen labada
aqal ee Baarlamaan ka Federaalka Soomaaliya”
Qodobkaan wuxuu soo koobay waxyaabaha
shirka ka dhici doona magaalada Dhuusaamar eeb looga hadlayo, waxaana saldhigga
shirka wadatashiga ah lagu sheegay heshiiskii 17-ka September ay madaxda dowlad
goboleedyada iyo gobolka Banaadir ku gaareen Muqdisho.
Marka heshiiskaas lagu laabto, kuma jirin
arr imaha matalaadda gobolka Banaadir oo uu dha waan ansixiyay madaxweyne
Farmaajo, sida cad maadaama uusan ku jirin shirkii horay loo gaaray, laguma soo
hadal qaadi doono marka la tago caasimadda dowlad goboleedka Galm udug.
Marka la isugu tago caasimadda Galmudug ee
Dhuusamareeb waxaa la gorfeyn doonaa si da loo xalin karo tabashooyinka jira ee
ku hor gudban in la qabto doorasho xalaal ah oo loo siman yahay iyadoo lagu
jaangoynayo heshiiskii horay loo gaaray bartamahii September.
Dhanka kale Wasiirka warfaafinta Jubbaland
Cabdi Xuseen Sheikh Maxamed oo BBC-da la hadlayay ayaa la weydiiyay hadii
ajandaha shi rka Dhuusamareeb lagu dari doono 13-ka kursi ee gobolka Banaadir.
Wasiirka wuxuu sheegay inaan lagu dari doo
nin, raallina ka aheyn, wuxuuna qiray in wax wal ba oo ka dhacaya Dhuusamareeb
ay yahiin wixii horay loogu heshiiyay oo lagu noqonayo.
Trump oo ay Garyaqannadiisii Deeyriyeen
Warbaahinta Mareykanka ayaa sheegaysa in
qareennadii madaxweynihii hore ee dalkaas Donald Trump ka difaacayay eede ymaha
aqa lka sare ay garabkiisa ka baxeen
Garyaqaannadaasi waxaa ka mid ah
Butch Bowers iyo Deborah Ba rberi oo labaduba ka soo jeeda go bolka South
Carolina, waxaana la sheegayaa in si iskood ah ay u go’aansadeen in asyan Trump
difaacin.
Mudanayaasha aqalka sare ee ayaa 8-da bi sha
February ee sanadkan waxa ay cod u qaadi doonaan dacwadda ka dhanka ah Trump.
Xildhibaannada ayaa u codeyn
doono in Trump lagu soo oogo iyo in kale dacwad ah in uu dab ada ka riixcayay
rabshaduhii 6-dii bishan ay taageerayaashiisa ku qabsadeen dhismaha Aqa lka
Congress-ka.
Wakaaladda wararka AP ayaa sheegtay in
Greg Harris iyo Johnny Gasser, oo labaduba ka tirsanaan jiray xafiiska
xeer-ilaalinta heer fede raal isla markaana ka soo jeeda gobolka South Carolina
ayaa iyaguna isaga baxay kooxda gar yaqaannada ah ee Trump difaacaya.
Garyaqaannadani ayaa sida la sheegaya dii day
in Trump ay ka difaacaan eedeymaha uu wajahayo, sababtuna waxaa lagu sheegay
had alkii Trump ee ahaa in doorashada looga shub tay.Josh Howard oo isna ah
garyaqaan dha waan uun ku soo biiray kooxdani garyaqaa nanda ahi ee Trump
difaacayay ayaa lagu soo warramayaa in isna uu shaqadaasi isaga tagay.
Turkey oo Mareykanka u dirtay baaq la xiriira Iran
Turkey ayaa Mareykanka ugu baaqday inuu
dib ugu soo laabto heshiiska Nukliyeerka Iran, islamarkaana uu cunaqabateenada
ka qaado Jamhuuriyada Islaamiga ah, taasi oo dhabbaha u xaareysa ganacsi
horumarsan oo dhex-mara labada dal ee deriska ah.
Maamulka madaxweyne Joe Biden ayaa
muujiyey inuu hab cusub ku wajihi doona siya asadda Bariga Dhexe, oo ay ku
jirto inuu si aa yar ah ugu laabto inuu Iran kula macaamilo dibl omaasiyad.
Hase yeeshee xoghayaha arrimaha dibedda
Mareykanka Antony Blinken ay aa sheegay in Washington ay dib ugu biiri doonto
heshiiska, oo uu Donald Trump ka baxay 2018, marka ay Tehran dib u bill owday
inay si buuxda ugu hoggaansanto xeerarkiisa.
Khamiistii, Zarif ayaa sheegay inay tahay
in Washington ay qaaddo tallaabada koowaad, sababtoo ah ayada ayaa ka baxday
heshiiska oo ay 2015 wada saxiixdeen Iran, Midowga Yur ub, Mareykanka, Ruushka
iyo China.
Qarax Sababay Dhimashada 8 Carruur ah Oo Ka Dhacay
Deegaanka Golweyn
Wararka naga soo gaarayo deegaanka Gol weyn
oo hoostaga degmada Marka, ayaa shee gaya in Shalay caruur ku sugneeyd
deegaanka uu haleelay qaraxa.
Caruurta ayaa la sheegay in uu ku qarxay
qaar ka mid ah haraadiga waxyaabaha qarxa oo ay ku ciyaarayeen , taas oo
sababtay dhim ashada 8 caruur.
Agaasimaha Isbitaalka deegaanka Shalam bood
oo GoobJoog News la hadlay ayaa she egay
in la soo gaarsiiyay isbitaalka dhaawaca 11 caruur ah.
Maxamuud maxamed Jimcaale Abaabo aga asimaha
ayaa sheegay in adeegga caafimaad ee Isbitaalka yaalo uusan ku filneyn dabiibka
dhaawacyada , balse saacadaha soo aadan ay magaalada Muqdisho , si xaaladooda
caafimaad wax looga qabto .
WAXAAS FIIRI, WAXA KA SOKEEYANA
FIIRI.( 13KA SENATOR) WAXAAS FIIRI:
Waxaan u hambalyeynayaa in la
isla gartay in Gobalka Banadir uu Xaq u leeyhay in uu helo xubnaha ka maqan.
Waxa ka sukeeyana Fiiri:
1. Golaha
Shacabku qoraalka uu soo saaray waxaa ku Qoran Qaraar, ee Ma ahan "Xeer” ama
Hindisa Sharciyeed la ansixiyay, Qaraar waxaa loo badali karaa Xeer marka
Labada Aqal isku soo Raacaan oo ey soo saxiixaan. "Qaraar iyo Xeerna isma leh
Sharci ahaan”.
2. Xildhibaan waxaa lagu Doortaa
Laba hab, sida Sharcigu qabo: Xildhibaanka Golaha Shacabka waxaa soo doorto
Ergo ka socoto Qabiilka, Aqalka Sare waxaa doorto Xildhibaanada Maamul
Gobaleedka, welina Gobalka Banadir ma dhisin Maamulkii Gobalka Bandir ee Xaqa u
lahaa soo Xulidda Aqalka Sare. Weli Lama arag Xildhibaan "Nomination” ah oo la
magacaabay oo dikareetana ku soo baxay.
3. Aqalka Sare lama horkeenin,
kama doodin, mana Ansixin, 13 kaan Xubnood.
4. Warqadda Golaha Shacabku soo
saaray 27/06/ 2020 ee uu Madaxweeynuhu uu tix raacayo, kuma socoto Madaxweynaha
waxa uu ku leeyahay Og kaliya, warqad Og ah oo aan toos kuugu socon ma laga
dhigi karaa tixraac Sharci ?.
5. Dekareetada lagu soo saaray
13ka Xubnood, waxaa ku qoran "ku meel gaar- KMG”. waxaa loo qaadan karaa ii
codeeyay kadibna haddii la idin diido iska taga.
6. Xildhibaanada Dalka Qof waliba
waxaa laga soo doortaa deegaan Doorashadiisa, Dowladu xaq uma leh in ey iyadu
Xubna u soo xusho Dadka Deegaanka.
7. Tirada 13ka ah, soo xulidooda
looma Madax baneyn Dadka Deegaanka.
Xadiith kii Rasuulka CSW ayaa
leh: "Qofka Muuminka ah Gurigiisa imaam looguma noqdo”.
8. Warqadda uu Madaxweynuhu
saxiixay qeybteeyda hoose waxaa ku qoran, "Go’aanka meel marinta Xeerka” .
Su’aasha ayaa ah erayga "Xeerka” xagee laga soo qaatay, Bacdamaa warqadda Gudoomiyihii
Hore ee Baarlamankii 10aad ee waqti sharciyeedkiisu Dhamaaday Md. Maxamed
Mursal ey ku qoran tahay "ansixin Qaraar” oo kaliya oo eyna ku qorneyn Ansixin
ama Soo gudbin Xeer.
9. Dastuurka weli waxaa ku qoran
in tirada Xubnaha Aqalka Sare ey yihiin 54 Xildhibaan oo kaliya, Qodobka 72aad
ee Dasruurka oo arrintaa xadidayana weli lama badalin.
10. Xubnahaan Cusub ee 13ka ah
waxa ey u muuqadaan Dab Siyaasadeed oo la isagu dhiibay Dadka Gobalka Banadir.
(F.S: 1aad)
11. Waxaa Dadka lagu khaldin
Xiriirka ka dhexeeyo Xuquuqda Caasimadda iyo Xuquuqda Deegaanka, Caasimad
darteed Laguma weyn karo Xuquuqda Deegaan, Caasimaddu waa Xarun ey dagantahay
Dowlad dhexe, waxa eyna maamushaa Xafiisyadeda heer Qaran, Deegaankana waxaa
metalo oo maamulo Dadka ku leh xuquuqda deegaanka oo sax ah.
12.Madaxweynihii hore ee
Mareykanka.J.F. Kennedy ayaa yiri: Lalama heshiin karo, Qof ku leh: waxeeyga
Annigaa iska leh oo ey ii gaar yihiin, waxaagana waa laga wada heshiin karaa.(
F.S: 2aad ).
13. Fiiri Qoraalada (F.S: 3- 5aad
), Ha u qaadan in aan diidanahay in Banadir ey xaqeeda hesho, laakin ma jecli
in aan Cuno helibka Neef Xoola ah oo la qalay iyada oo aan loo cuskan Bisinka.
FG:Wixii iga khaldan ka sax,
wixii iga dhimanna ku dar
.QORE:
YAHYA AMIR.
COLAADDA ITOOBIYA: DEBRETSION GEBREMICHAEL, NINKA
MAGACIISU KU XARDHAN YAHAY COLAADDA
Wuxu ahaa dagaal yahan hore oo jabhad ah oo
ciidamada Itoobiya ka goyn jiray isgaa dhsiinta. Debretsion Gebremichael
haatanna wuxuu horseed ka yahay dagaal lagaga soo horjeedo xukuumadda Ra'isal
Wasaare Abiy Ahmed oo ay ku diririyaan gacan ku haynta gobolka woqooyi ee
Tigray oo lagu tilmaamay "ubucda" qarankaas.
Debrestion waa hogaamiyaha xisbiga
Xureynta Tigray (TPLF) kaas oo dhowaan laga qa bsaday magaalooyiinkiii uu ka
taliyayay ee gobolka Tigray, waxayna si lama filaan ah isku seegeen Abiy. Isaga
oo markaas uun guursaday oo ilmo yar dhalay, ayaa Debretsion ka ta gay
waxbarashadiisii jaamacadda Addis Ababa, sannadkii 1970-aadkii oo uu ku biiray
TPFL si uu uga qayb galo dagaalkii 17 sannadood socday ee ururku kula jiray
xukunkii Derg-iga ee hogaamiyihii Maarkisiga ahaa ee Mengistu Haile Mariam.
Wuxuu wasiir ka noqday xukuumadda markii talada laga tuuray Derg-gii ee
talada ay qabteen isbahaysi xisbiyo TPLF awoodda ugu badan ku lahayd wixii ka
horeeyey intaa Abi hogaanka la wareegin 2018.
Saaxiibkii oo ay aad iskugu dhaw
yihiin jaalna ahaayeen oo la yidhaa Al emayehu Gezahegn ayaa sheegay in markii
labadooduba ay tababar milatari ku dhamayste en dhulka buuraleyda ah ee Tigray,
uu ogaaday kartida farsamo ee saaxiibkii oo isna kula taliyey taliskii TPLF in
Debretsion lagu daro ururka "farsamada".
Alemayehu waxay la ahayd arin maal gal ah
in Debretsion lagu daro ururkaas maadama oo uu ahaa qof maskax badan laakiin
afgaaban oo "ciyaalo magaalo ah" kuna kacaamay Shire oo haatan ay
guul darro wayni ka soo gaadhay hogaamiyaha Tigray maadaama ay ciidamada
federaalku ka gacanta ku dhigeen magaaladaas.
'Biraha la tuuro ayuu koronto ka
dhalin jiray'
Wuxuu ka dhashay qoys Masiixiyiin Orthodox
ah, waxaana loo bixiyey Derbretsion oo ma cnihiisu yahay Buurta Zion, halka
magaca aabihiina yahay Gebremichael oo macnihiisu yahay adoonkii weliga la
yidhaa Michael.
"Markuu dugsiga hoose ku jiray wuxuu
soo urursan jiray baytariyad la daadiyo, raadyowyada iyo qalabka elektarooniga
ah ee la tuuro markaasuu hagaajin jiray. Iyada oo aan magaaladooduba lahayn
laydh ayuu gurigooda u sameeyay laydh koronto ku shaqee ya" ayuu yidhi
Alemayehu oo waayadaa hore xusuusani.
Debretsion wuu ka soo dhalaalay
"qaybtii farsamada" TPLF ee lagu daray, waxaanu door muhiim ah ka
ciyaaray dhismaha awoodda sirdoonka TPLF ee dhegaysiga qalabka isgaadhsiinta ee
ciidamadii Itoobiya iyo sidoo kale in la jaro isgaadhsiintooda taarka.
"Arintaasi waxay noo
sahashay in aan guulaysano, sababta oo ah dagaalyahannadii xorriyad u dirirka
TPLF waxay ka war heli jireen dhaqdhaqaqa ciidanka Itoobiya intaanay hawl gal
ba bilaabin, marka taarkooda isgaadhsiinta aanu jarno na may wada xidhiidhi
kari jirin marka weerarrada lagu qaado" ayuu yidhi Alemayehu.
Si uu xirfadiisa u sii kobciyo,
Debretsion wuxuu Talyaaniga ku tagay baasaboor foorjari ah markuu soo noqday na
wuxuu dhisay idaacaddii ugu horaysay ee TPLF yeelato oo la yidhaa Dimtsi Weyane
oo macnaheedu yahay Codka Kacaanka.
'Gebi uu ka dhacay buu ku dhiman
gaadhay'
Nin kale oo ka tirsan dagaalyahannadii
jabhadda TPLF oo la yidhaa Measho Gebreki dan, ayaa isna xusuusan siday
habeenkii buuraha u fuuli jieen marka ay ogaadaan in aan basaasiinta dawladdu
arkayn si ay buurahaa dushooda ugu soo rakibaan anteenooyin.
"Habeen ayuu gebi ka dhacay,
aniga iyo jaalle kale ayaa noloshiisa badbaadinay. Waxaan had iyo goor is
weydiiyaa haduu dhiman lahaa maxaa dhici lahaa, idaacaddaasi ma hir geli
lahayd?" ayuu yidhi Measho. Haatan Dimtsi Weyane waxay qayb ka tahay
warbaahin afaf badan ku hadasha oo xarunteedu tahay magaalo madaxda Tigray ee
Mekelle, waxay baahisaa warbixinaha ay TPLF ka soo saarto iska hor imaadka
milateri ee dhex maraya dawladda federaalka ah. Idaacaddaasi waxay tan iyo
intii colaaddu bilaabantahay baahi naysay faalooyin aad u dhaliilaya Abiy,
mawjadaha Idaacadaasi ka hadasho ayaa la xidhay laakiin Dimtsi Weyane maalin ka
dib ba hawada ayay ku soo noqotay.
Abiy ayuu kula loolamayey xilka
ra'isal wasaarenimo
Debretsion iyo Abiy waxaad moodaysay in ay
saaxiibo yihiin bilowgii markii ra'isal wa saaruhu xilka qabtay 2018. Hogaamiyahan
Tigray xataa wuxuu abaabulay xaflad farxad iyo raynrayni ka muuqato oo lagu soo
dhawaynayo ra'isal wasaaraha oo ka dhacday Mekelle.
"Tigray waa halka taariikhda
dalkeena samaysa, waa gobolkii lagu jabiyey shisheeyihii soo duulay [ oo ay ku
jiraan Talyaaniga iyo Masaaridu". Itoobiyadan casriga ahna waa ubuc deeda"
ayuu yidhi Abiy 2018. Debretsion na
dhankiisa wuxuu amaanay dadaalka nabadda ee ra'isal wasaaruhu la bilaabay
madaxweynaha Eritrea, Isaias Afwerki, ee lagu soo af-jaray ey xaaladdii
"nabad iyo colaadtoona" aan ahayn ee dhex taalay labada dal tan iyo
dhama adkii dagaalkii ay xadka isku laayeen ee 1998-2000.
"[Abiy] wuxuu tagay Eritrea oo wuxuu
la kulmay Isaias. Sannado badan arintan oo kale ma dhacdo ahay ahayd. Waa arin
weyn sababta oo ah waxay fursad weyn u abuuraysaa dalka" ayuu yidhi
Debretsion markii heshiiska la gaadhay.
Laakiin jaalnimadaa uu muujjiyey waxaad
moodaysay in ay sheelaysay xiisad isa soo taraysa oo labada nin dhex taallay.
Debretsion wuxuu lahaa han ah
inuu isagu noqdo ra'isal wasaaraha waxaa se kaga guulaystay Abiy doorasho uu
qabtay isbahaysigii talada hayey 2018.
''Waxaan ku idhi: 'nin aan
bislayn baad tahay. Ma tihid musharax ku haboon xilka" ayuu yidhi
Debretsion oo waraysi siiyey wargeyska Ingiriiska ka soo baxa ee Financial
Times sannadkii 2019. Laakiin in lagaga adkaado doorashadaasi layaab kuma ay
ahayn dadka, maadaama oo TPLF ay noqotay wax ku sidkan cabudhinta iyo
musuqmaasuq 27 kii san nadood ee ay siyaasadda dalka awoodda ku lahayd.
'Dagaalkani waa masiibo' Laakiin haatan wuxuu gunta ugu jiraan
colaad la sheegay in ay ku dhinteen boqolaal qof oo ay ku baro kaceen 30,000 oo
qof oo u tallabay dalka deriska la ah ee Sudan sidoo kal ena dhaawacay
kaabayaashii dhaqaalaha ee muhiimka ahaa - wadooyinka iyo dhis mayaasha-
gobolkaas oo sida Qaramada Midoobay sheegtay ah ka saboolnimadu ugu ba dan
tahay Itoobiya.
''Debretsion dagaalkan masiibo ayuu u
arkaa" ayuu yidhi Dade Desta oo ah khabiir ku takhusay siyaasadda oo
fadhigiisu yahay Maraykanka Laakiin wuxuu filayey in TPLF si adag uga soo
horjeedsanayso isku dayada Abiy ee ah in maamul cusub loo dhiso Tigray.
''TPLF waxay soo wada dagaalameen
Eritrea oo waxay halgan kaga soo wada horjedeen xukunkii Derg-giga oo waayo
aragnimo dheer ayay u leeyihiin dagaalka. Laakiin dagaalku sidiisaba wuxuu u
baahan yahay dad u heelan in ay dagaalamaan waana wax ka jira arintaasi gobolka
Tigray" ayuu yidhi Dade oo odorosaya in colaadu daba dheeraan karto.
Hase
yeeshee, Abiy ayaa qudhiisu kalsooni ku qaba inuu ka adkaan karo TPLF oo uu
Debretion, oo lagu soo oogay eedo khiyaamo qaran ah iyo dastuurka oo uu ku
tuntay, uu horkeeni doono caddaaladda
.Xigasho:Bbc
YANG LI: WAA GABADHA KA CAREYSIISAY DHAMMAAN RAGGA
DALKA SHIINAHA
Yang Li oo ah gabar u dhalatay dalka
Shiinaha isla markaana ku magac dheer "boqo radda shactirada" ayaa
mar kastaa waxay gunta u gashaa muran.
Gabadhan
oo 29 jir ah ayaa hadda ka mid ah majaajilleysteyaasha ugu caansan waddan kaasi
Shiinaha, waxa ayna bilihii u dambeeyay ku soo caan baxday bar naamij ka baxa
teleefishan laga leeyahay dalkaasi.
Toddobaad kastaa, waxay si
xirfadeysan oo shactiro leh ula hadashaa malaayiin qof oo ay kala hadasho
arrimaha jinsiga ee muranka dhaliyay, iyadoo ay daawanayaan malaayiin qof.
Waxay soo jiidatay taageerada dad
badan, balse ereyadeeda shactirada leh ma ahan kuwo dadka oo dhan ay jecel
yihiin, waxaana haatan Yang ay wajaheysaa dhibaato weyn oo dhanka xirfadeeda
ahi.
Bishii Diseembar ee sandkii tegay ayaa
waxa ay ka sheekeysay kaftan dhex maray iya da iyo nin isna majaajilleyste ah
oo ay wada shaqeeyaan, kaa oo markii uu kaftankeeda ka yaabay ku yiri
"xadka dulqaadka ragga ayaad tijaabinaysaa".
Haseyeeshee Yang ayaa ugu
jawaabtay "raggu ma leeyihiin dad dulqaad?" arrintaasi oo ay dhaliil
badan kala kulantay. Toddobaadyadii
la soo dhaafay ayaa ragga dalkaasi oo ade egsanaya baraha ay bulsha du ku
xiriirto waxay ku eedeeyeen in ay tahay qof ragga neceb. Dhanka kale koox sheegtay inay u
dhaqdhaqaaqdo xuquuqda ragga ayaa ugu baaqday shacabka dalkaasi Shiinaha in
Yang ay ku dacweeyaan hay'adda mamausho warbaahinta dalkaasi, waxayna ku
eedeeyeen in ay "marar badan aflagaadeysay ragga oo dhan" ayna
"abuurtay naceyb jinsi ku saleysan".
Haseyeeshee taageerayaasheeda ayaa
eedeymahaasi ka difaacay, waxayna sheegeen in ragga gabadhani arrimahaasi ku
dhaliilaya ay yihiin kuwo wax kastaa dhibsanaya oo aan xitaa kaftan qoon. Shaki
kuma jiro in kaftanka iyo ereyada maadeysiga ahi ee Yang ay dood cusub ka
abuureen gudaha dalka Shiinaha, halkaasi oo dadka u dhaqdhaqaaqa arrimaha
haweenka iyo majaajilladuba ay yihiin kuwo ku cusub bulshada dalkaasi.
Dadka Shiinaha ma ogol yihiin in
lagu maadeysto?
Taa micnaheedu ma ahan in
kaftanka, maadeysiga iyo majaajilladuba aysan ku jirin dhaqanka dadka dalkaasi
Shiinaha.
Xiangsheng oo ah dhaqan la xiriira
majaajillada dalkaasi Shiinaha ayaa caan ka ahaa dalkaasi muddo qarni ka badan.
Majaajilladani ayaa ah mid laba majaajilleyste uu midba midka kale ku
maadeysto, iyadoo ay daawadaan dad badan.
Balse si ka duwan dhaqanka reer
galbeedka, dadka Shiinaha ma ay jecla mararka qaar in lagu maadeysto ama
majaajilleysteyaashu ay ku soo jeesadaan dadka daawanaya oo ay wax ka sheegaan
ama dadka hortiisa ku kaftamiyaan."Marka la eego waddamada reer gal beedka
in dadka lagu maadeysto iyo in xitaa laga xanaajiyo daawadayaashada, mas' uuliyiinta
ama xitaa wax laga sheego dhaqanka soo jireenka ahi ayaa ah qeyb ka mid ah majaajillada,"
ayuu yiri Tony Chou oo ah majaajilleyste ka hawlgala magaalada Beijing.
Balse arrimahaasi ayaa qaar ka
mid ah dadka dalkaasi Shiinaha waxay u arkaa madax adeyg iyo xurmo la'aan. Chou
waxa uu tusaale ahaan u soo qaatay dhacdo uu u soo joogay oo ahayd in la
dhibaayeeyay nin maajilleyste ah oo ku maadeystay dadka ka yimid gobolka Henan.
"Arrintu waxay ahayd - majaajilleystaha qudhiisa ayaaba ka soo jeeday
gobolkaasi Henan," ayuu yiri Chou oo BBC-da la hadlay.
Sidaa awgeed ayuu yiri, waxaa marar badan
dhacdo in majaajilleysteyaasha qaarkood ay u muuqdaan inay qariyaan ra'yigooda
shakhsi ahaaneed, sababtuna ma ahan oo kaliya arrimo la xiriira dhaqanka balse
mararka qaar waxay ka baqayaan in saameyn siyaasadeed ama mid ganacsiba ay
arrintaasi ku yeelato nolashooda.
Arrinta Yang waxaa xitaa ku kala qeybsamay
majaajilleysteyaasha kale ee dalkaasi Shiinaha. Chi Zio oo ah majaajilleyste
caan ah ayaa qoraal uu soo dhigay boggiisa Weibo waxa uu ku sheegay in Yang
aysan ahayn majaajilleyste dhab ah. Qoraalkaasi ayaa waxa uu gaaray in kabadan
100 milyan oo qof oo akhrisatay.
Haseyeeshee Joe Wong oo ah
majaajilleyste u dhashay Shiinaha balse haysta dhalasha Mareykan ah ayaa
sheegaya in uu taageersan yahay qaabka Yang ay u soo bandhigto majaajilladeeda,
waxa uuna sheegay in majaajilladu ay dadka saboolka ahi "fursad u siiso in
ay ku maadeystaan ama shactireystaan kuwa ladan".
'Mintidiinta arrimaha dumarka'
Balse arrinta xuddun dhexaadka u ah
murankani ayaa ah xaaladda adag ee ay ku shaqeeyaan dadka u dhaqdhaqaaqa
arrimaha dumarka ee dalkaasi Shiina
In kastoo Yang Li aysan waligeed
shaacin in ay u dhaqdhaqaaqdo arrimaha dumarka, haddana dadka isticmaala baraha
ay bulshada ku xiriirto ayaa Yang iyo kumannaanka qof ee taageerayaasheeda ahi
ku tilmaama in ay yihiin "mintidiin u dhaqdhaqaaqo arrimaha dumarka". Mid ka mid ah dadka Yang aadka ugu dhaliilo
in ay ka mid tahay "mintidiinta u dhaqdha qaaqa arrimaha dumarka"
ayaa yiri sida tan: "mintidiinta u dhaqdhaqaaqa arrimaha dumarka waa kuwo
aan macquul ahayn oo faraha la galaya meel kastaa isla markaana dalbanaya in ay
helaan mudnaan gooni ah."&l
HALKAN KA AQRISO W/WARARKA MOGTIMES DAILY NEWS PAPER 1-2-2021
.