
HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 20-JANUARY-2021
Maxay ka
wada hadleen RW Rooble & Guddoomiyaha Baarlamaanka Hir-Shabeelle?
Guddoomiye
Dr.Cabdi xakim ayaa uga war bixi yay R/Wasaaraha xaalada ha guud ee D/G. Hirshabe
lle, waxuuna uga mahadcel iyey dowrka lama ilaawaanka ah ee DFS ka qa adanayso taageeridda D/G/Hir shabelle.
R/Wasaare Rooble ayaa ku booriyay Guddo omiyaha
inay dardar geliyaan howlaha ay u hay aan Bulshada degaannada Maamulka Hir-Shab
eelle.
Madaxweynaha
D/G/Hir-Shabeelle Md.Cali Guudlaawe Xuseen oo isna ku sugan M/Muqd isho ayaa
dhankiisa kulamo looga hadlayo xaa lada siyaasadeed ee dalka iyo tan
Hir-Shabelle.
Maxuu Cali
Guudlaawe kala hadlay madaxw eyne Cali Mahdi iyo Fahad Yaasiin?
Madaxweynaha
maamulka HirShabelle Cali C/hi Xuseen Guudlaawe ayaa hoyga uu ka deg an yahay M/Muqdisho
kula kulmay Madaxwey nihii hore ee Soomaaliya Md.Cali Mahdi Max amed.
Madaxweyne
Cali Guudlaawe ayaa maalm ahaan ku sugan M/Muqdisho, waxuuna ka wad ay kulamo
intooda badan looga arrinsanayey muranka ka taagan doorashooyinka dalka.
Dhanka
kale Madaxweynaha HirShabelle Cali C/hi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa Xalay kul an
xarunta hey’adda Nabad sugidda kulan ga ara kula yeeshay Taliyaha NISA Fahad
Yaasiin, waxaana kulankaas xoogiisa la sheegay in loo ga hadlay arrimaha
doorashooyinka oo is mari-waa xoog leh uu ka taagan yahay.
Madaxweyne
Cali Guudlaawe ayaa noqona ya Madaxweynihii 3aad ee maamullada tabac san
dowladda dhexe oo xarunta Nabad sugidda ugu tagay Taliyaha NISA Fahad Yaasiin.
Xogta
aan heleyno waxay sheegaysaa in DFS ay dadaal ugu jirto sidii deegaanada dowl ad
goboleedyada taabacsan ay uga qabsoomi laheyd doorashada xubnaha Aqalka Sare,
inta aan la gaarin 8-da Febraayo.
Somalia oo
cod muhiim ah ku wayneysa lac ag ku dhow 2 Milyan oo dollar oo…
Dowladda
Soomaaliya ayaa dhawaan waayi doonta xaquuqdeeda codeynta ee Qaramada Midoobay,
kadib markii ay soo baxday in dalal ay ku jirto lagu leeyahay lacago ay
bixiyaan dal alka xubnaha ka ah Qaramada Midoobay. Soomaaliya ayaa lagu leeyahay lacag dhan
$1,443,640, taasi oo sababi karta inaysan cod ka dhiiban qaraarada iyo
go’aanada la horgeeyo UN-ka, maadama ay ka ga abiyeen bixinta lacagtaas oo lagu
kabo miisaaniyada howl-ga lka QM. Waxa kale oo iyaguna lacagaha ku wa ajibay
dalalka xubnaha ka ah Qaramada Midoo bay lagu leeyahay 9 dal oo African ah,
kuwaasi oo ay kamid yihiin; Zimbab we, South Sudan, Niger, Comoros, Libya, Sao
Tome Principe iyo Jamhuuriyada bartamaha Afrika.
Arrintan ayaa lagu sheegaybayaan kasoo baxay Q/idoobay,
kuw aasi oo ay ku xusnaayeen dalal ka ay Soomaal iya kamid tahay, oo qarka u
saa ran inay mee sha ka baxdo xuquuqdooda dhan ka codeynta ee UN-ka.
Soomaaliya
ayaa iyadu hore loogu lahaa dey mo badan, inkasta oo ay hesho kaalmo dhaqa ale
oo xad dhaaf ah, mana jiro war ku saabsan arrintan oo kasoo baxay dowladda
federaalka Soomaaliya.
Hoos ka
aqriso dalalka kale iyo lacagaha lagu leeyahay:
Iran $16,251,298
Congo $90,844
Zimbabwe $81,770
South Sudan $22,804
Libya $705,391.
Niger $6,733
Sao Tome and Principe $829,888
Jamhuuriyadda Bartamaha Afrika $29,395
Maxay ka
hadleen Duqa Muqdisho iyo Safiir Kuxigeenka Sweden
2da
masuul ayaa kulankooda uga hadlay kaalinta dowladda Sweden ay ku lee dahay dib
u soo kabashada Dalka taas oo qeyb weyn ka qaadaneysa horumarada dalka gaar
ahaan Gob olka Banaadir.
Guddomiyaha
Gobalka ayaa uga mahad celiay ay Safiir kuxigeenka Sw eden tababarada ay sii yaan
shaqaalaha Dowl adda Hoose iyo sidii loo dardar galin lahaa mat aaneenta labada
magaalo èe Muqdisho iyo Got henburg.
Safiir
kuxigeenka Safaarada Swedan ee Soo maaliya ayaa ballan qaaday in ay kordhin doo
naan taageerada ay siiyaan shacabka G/Bana adir, isagoo ku amaanay
masuuliyiinta maamul ka gobalka Banaadir howlaha uu u hayo Bul shada
caasimadd.Kulanka ayaa ku soo dham maaday isfahan iy adoo la isla gartay dha mmaan
qodobadii ay ka wada hadleen labada dhinac.
Machadka
daraasaadka Heritage oo ku baa qday in la xaliyo xiisada ka jirta gobollada
Hiiraan iyo Gedo.
Machadka
daraasaadka ee Heritage ayaa qoraal uu
soo saaray waxaa uu ku baaqay in xal kama danbeys ah laga gaaro xii sada
siyaasade ed ee ka jirta lab ada gobol Hiiraan iyo Ged oo ka kala tirsan maamul
gobolleedyada Hirshabe elle iyo Jubbaland.
”Waxaan
ugu baaqeynaa in dowladda fede raalka la shaqeyso labada gobol si loo bilaabo
geedi socod dib-u-heshiisiin dhab ah oo lagu xal inayo xiisada labadan gobol oo
marka la eego caqabadaha ka jira ay xiriir la yeelan karaan gu ud
doorashooyinka dalka, si nidaamsanna wax looga qabto cabashooyinka ay qabaan beelaha
qaar ee labada gobol oo muddo dheerba
soo jii tamayay ayaa lagu yiri qoraalka
ka soo baxay Machadka Heritage,
Qoraalka
Machadka ayaa guud ahaan ka di gay dagaal dalka ka dhici kara haddii aan wax
xal ah laga gaarin xiisada siyaasadeed ka jirta doorashada ka hor inta aan la
gaarin 8 bisha Fe bruary oo ku eg muddo xileedka dowladda had da jirta ee uu
madaxweynaha ka yahay Maxa med Cabdullaahi Farmaajo.
Madaxweynaha
Somaliland Iyo Ingiriiska Oo Ka Wada Hadlay Doorashada
Madaxweynaha
Somaliland Muuse Biixi Ca bdi waxa uu Shalay xafiiska ku qaabilay safiirka
dalka Ingiriiska, Amb. Ben Fender oo uu weh elinaayey Mr Stuart Brown oo ah
madaxa xafi iska Ingiriiska ee
Somaliland oo booqasho ku tegay Magaalada Hargeysa.
Kulankan
oo daarnaa xog warran guud ayaa lagaga wada hadlay qo dobbo ay ka mid ahaay een
arrimaha dooras hooyinka Somalila nd ee golaha wakiillada iyo deegaanka oo lagu
wado inay dalka ka qabs oonto 31/05/2021. Ka dib markii ay cayimeen ko mish anka
doorasho oyinka, kuna raaceen sad exda xisbi loona gudb iyey golaha guurtida
Som aliland oo go’aanka u danbeeya iska leh.
Waxa
kale oo lagu lafo guray kulanka deeqa ha dalka ingiriisku Somaliland ku
taageero dhinaca mashaariicda horumarineed ee arrima ha bulsha da, sidoo kale
waxa laga wada hadl ay xaaladda amni ee wakhtigan ay ku sugan tah ay manda qadda
geeska Afrika.
Madaxweynaha Somaliland, safiirka uga ma hadnaqay muddadii ay soo wada
shaqeeyeen, maaddaama oo lugtii ugu danbaysay shaqadiisu ay ahayd Shalay oo
madaxweynuhu ku qaabi lay xafiiskiisa. Iyadoo madaxweynuhu uga mah adnaqay
dawladda Ingiriiska inay is waafajisay tiirarka qorshaha horumarinta Somaliland
iyo
deeqaha Ingiriisku siiyo Somaliland.
Wafdi sare
oo gaaray Badhan iyo u jeedka safarkooda
Guddoomiyaha
Golaha Wakiillada Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jibriil iyo wafdi uu hogaam inayo
oo kasoo kicitimay Garowe ayaa Shalay lagu soo dhaweeyey magaalada Badhan ee go
bolka Sanaag.
Wafdigu
uu hoggaaminyo Guddooomiyaha Baarlamaanka Puntland waxaa degmada Bad han ku soo
dhaweeyay maamulka gobolka, kan degmada, saraakiil ciidan iyo qaybaha kala
duwan ee bulshada.
Guddoomiyaha
iyo wafdigiisa oo ku hakad ay degmada Carmo ee gobolka Bari ayaa cisb taalka
magaaladaasi ku booqday dhaawacyada ciidamo ka tirsan Daraawiishta gobolka
Sanaag oo Shalay gaari uu kula rogmaday wadada u dhaxeysa Badhan iyo
Ceeldaahir.
Wafdiga
Puntland ee Badhan gaaray oo ay mid yihiin Guddiga dib u habeynta ciidamada ay aa
ka qeybgalaya tababar ciidamo loogu soo xiri doono halkaas, sidoo kale waxaa
safarkoodu la xiriiraa u kuurgalka xaaladaha gobolka Sanaag.
Guddoomiyaha
Hiiraan: Dowladda Itoo biya ayaa Calankeeda Ka Taagtay Deega ano ka tirsan
Gobalka Hiiraan
Gudoomiyaha
Gobalka Hiir aan Cali Jeyte Cismaan oo war baahinta la hadlay, ayaa shee gay
dowladda Itoobiya ay qab satay deegaanno ka tirsan dhul ka Soomaaliya, isaga oo
ku ku eedeyay in ay ku soo xad gudubtay deegaanno ka tirsan gobalka Hiiraan, oo
calan ka taagtay.
"Tuulada
Abaalay 16-KM ayeey ku jirta gud aha Soomaaliya, calanka Itoobiyanaa ka taa gan,Ma garan karno sababta looga
taagay 16 kii lo mitir iyo bar ayey gudaha u soo gashay,.” Guddoomiyaha gobolka
Hiiraan
Guddoomiye
Jeyte ayaa intaasi hadalkiisa ku sii daray "Xuduudda Soomaaliya waala yaa qa na,
in badanna xishooneynay war hala xishoo do, ciidamada sida sharci darada ah u
soo gal aya waddankana, dhulka aan mas’uulka kanaha yna soo galayana indhaha
kama Qarsan doono haddii aysan naga xishoon”. Hadalka Gudoomiyaha Gobalka
Banaadir ayaa ku soo aadayo iyadoo dhibaatooyinka xad ka laga sheego uun dhanka
Kenya.
Jimcihii
hore ayey Muqdisho yimaadeen tali yaha Guud ee ciidamada Itoobiya iyo
Madaxweeynaha Oromia iyaga oo kulan la qaatay Madaxweyne Farmaajo iyo
Taliskiisa.
Somaliland
oo gacanta ku dhigtay Markab & Kalluumeysato Ajaanib ah
Ciidanka
Ilaalada xeebaha Somaliland ayaa waxaa la sheegay inay qabteen Markab nooca
Kalluumeysiga ah iyo Kalluumeysato Ajnabi ah oo saarneyd Markabka.
Saraakiil
ka tirsan Ciidmada ilaalada Xeeba ha Somaliland ayaa waxaa ay sheegeen in
Kalluumeysatada Ajaanibta ah ay si sharci-daro ah uga kalluumaysanaten
XeebahaSomaliland.
Sidoo
kale waxaa ay sheegeen in saacada ha soo socda ay soo bandhigi doonaan dalka la
ga leeyahay Markabka iyo wadamada ay u dha sheen Kalluumeysatada.
Somaliland
Somaliland horay u sheeegtay in Xeebaheeda aysan ka kalluumeysan karin Mar aakiib
aan Shatiyo heysan, waxaana Ciidmada ilaalada Xeebaha ay dhowr jeer qabteen
Kalluu meysato Ajnabi ah.
DFS oo
sheegtay inay diyaarisay Sharciga Gaadiidka ee marista Waddooyinka
Iyadoo
magaalada caasimadda ah ee Muqdi sho ay ku soo badanayaan gaadiidka noocyad iisa
kala duwan ayaa Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada xukuumadda federaalka
Soomaaliya waxa ay ka hadashay qorshaya asha wasaarada iyo ho wlaha sharuucda
maris ta wadooy inka oo ay soo saartay wasaarad da kaasi oo la doonayo in lagu
dhaqo gaadiidka no ocyadiisa kala duwan ee ka howl gala dalka ga ar ahaan
caasimadda magaa lada Muqdisho.
Agaasimaha
guud ee Wa saaradda Gaadiid ka iyo Duu lista hawada xukuuma dda federaalka
Soomaaliya Md. Cali Gacal Gaabow ayaa ka warb ixiyay horumarada wax qabadka
wasa aradda qo rshayaasha wasaarad da iyo diiwaan galinta ga adiidka waxaana uu
sheegay in wasa aradda ay ku guuleysatay in ay diyaarisay shar uucda mari sta
wadooyinka.
Sharciga
Gaadiidka ee marissa Wadooyinka oo ay sheegtay in Dowladda Soomaaliya ay diy aarisay
ayaa waxaa uu kusoo aadayaa xilli wad ooyinka Muqdisho uu kajiro ciriiri
farabadan ka as oo ay dhib ku qabaan Shacabka.
Guddoomiye
Dacar "Waa Shaqo Aadag Xilka La Ii Magacaabay”
La
Taliyaha Maamulka Isboortiga Gobolka B anaadir Cabdiqaadir Muxidiin Xaaji
(Dacar) ay aa loo magacaabay Madaxa Gobolada Xiriirka kub badda cagyaraha
Soomaaliya ee (Somali Mi nifootball),waxaana qoraal ka soo baxay xa fiika
Xiriirka kubbadda cagyaraha Soomaaliya la gu sheegay in ay ka sugayaan in uu la
yimaado wax qabadka wanaagsan oo horomar u ah So mali Minifootball.
6-September
2020 Doorasho ka dhacay Ma gaalada Muqdisho ayaa hogaan cusub loogu do ort ay
Xiriirka Soomaaliyeed Ee Kubbadd Cag yara ha ee (Somali Mini Football)
2020-2025, waxaan guddoomiye loogu doortay Xaaji Aadan Cabdulle,halka
guddoomiye xigeen loogu doo rtay Md. Xasan Cabdi Goodax.
"Tani
waxa ay qeyb tahay shaqooyinka kala duwan ee u yaala madaxda Xiriirka kubb add
ca gyaraha Soomaaliya,waxaa dhamaan sa axiiba da loo magacaabay joogiyin kala
duman ugu ha mbalyeenaa xilalka loo magacaabay, wa xaana u rajaynaa guul iyo
horomar” ayuu Goo bjoog Sports u sheegay Guddoomiye ku xigeen ka Xirii rka
Kubbadd Cagyaraha Soomaaliya Md.Xasan Cabdi Goodax.
Al-Shabaab
oo Shalay dib u la wareegtay deegaan ay ka soo baxeen ciidamada AMISOM
Wararka ka imaanaya gobolka Sh/Hoose ay aa
sheegaya in Shalay dagaalyahano ka tirs an Al-Shabaab ay gudaha u galeen
deegaanka Mashallaay oo ay dib uga soo baxeen ciida ma da AMISOM, gaar ahaan ku
wa dalka Uganda
Ilo deegaanka ah ayaa inoo sheegay in kooxda
Al-Shab aab ay si nabdoon kula war eegtay deegaankaasi oo ku yaalla duleedka
deg mada Qoryooley.
Sidoo
kale wararka ayaa intaasi ku daray in dagaalyahanada Al-Shabaab ay fariisimo
cusub ka sameysteen halkaasi, iyaga oo sidoo kale ka bilaabay dhaq-dhaqaaq
culus.
iIlaa
iyo hadda lama oga sababta ay ciidam ada AMISOM oo dib ugu soo laabtay Qryooley
ay uga soo baxeen deegaankaasi, iyaga oo ka soo guuray dhammaan saldhigyadoodii.
Ma
jiro weli wax hadal ah oo ka soo baxay dhan ka saraakiisha ciidamada dowladda
iyo maamul ka gobolka Shabeelaha Hoose oo ku aadan dib u gurashadaasi.
Inta
badan dagalyahanada Al-Shabaab ay aa weeraro ku qaada fariisimaha ciidanka ee
go bolkaasi, iyaga oo sidoo kale dib u qabsada dee gaanada laga soo baxo.
Mas’uuliyiin
ka tirsan gobolka Banaadir oo qarax lagu dilay
Guddoomiye
xigeenkii am niga iyo siyaasadda ee Gar asbaaley Cali Maxmed Mac alin, Guddoomiyihii
dhalinya rada Garasbaaley Cabdirashiid Dubbad iyo labo askari ayaa ku dhintay
weerarkaas.
Sidoo
kale qarax waxaa dhaawacyo kala du wan ka soo gaareen ilaa lix qof oo ay ku
jiraan dad shacab ah oo ka agdhawaa goobta qaraxu ka dhacay.
Afarta
qof ee ku dhimatay qaraxa ayaa lagu aasay Isbitaalka Madiina, waxaana ka qeybag
alay Cumar Filish
Guddoomiye
Axmed ayaa sheegay in qaraxu ahaa miino nooca dhulka lagu aaso ah oo lala
beegsaday gaari ay saarnaayeen Guddoomiye ku xigeenkii amniga iyo siyaasadda
Garasbaa ley Cali Maxamed Macalin iyo Guddoomiyihii dhalinyarada Cabdirashiid
Cali Dubbad.
Ururka
Al-shabaab ayaa sheegtay ma’suuli yadda qaraxa lagu dilay mas’uuliyiinta degaan
ka Garasbaaley.
Goodax: "Ma jirto khiyaano qaran oo ka weyn,
waana arrin aan looga hari doonin Fahad iyo Farmaajo”
Wasiirkii
hore ee Waxbarashada Soomaaliya Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre ayaa si
adag uga hadlay wararka sheegaya in ciidamo tababar loogu qaaday Eritrea lagu
laayay da gaalkii ka dhacay Gobolka Tigreega.
Goodax ayaa baraha bulshada soo dhigay muuqaalka waalidiin ilmeynaya,
kaasi oo uu soo raaciyay qoraal uu madaxweyne Farmaajo iyo taliyaha nabad
sugidda Fahad Yaasiin ku eed eynayo iney geysteen qiyaano qaran, isla mar kaana
lagula xisaabtami.
"Waa arrin aad u fool xun, murugo iyo masu uliyad darro aan qiil lahayn.
Waxay walwal iyo walaac badan arrintan kusii abuureysaa waalidi inta
Soomaaliyeed ee ubadkooda u hibeeyay in ay difaacaan dalka iyo dadkooda. Waxay
caqab ad ku noqon doontaa in la helo dhallinyaro mus taqbalka ku soo biirta
ciidamada qalabka sida,” ayuu Goodax Barre kusoo qoray bartiisa Faceb ook.
Isagoo qoraalkiisa sii wata ayuu wuxuu raa ci yay: "Ma jirto khiyaano
Qaran oo ka weyn, waa na arrin aan looga hari doonin Fahad iyo Farm aajo
dambigan ay ummadda Soomaaliyeed ka galeen”
Wasiirka warfaafinta xukuumadda Soomaal iya ayaa Habeen hore beeniyay
iney jiraan cii dan taba bar loogu diray Eritrea oo lagu laayay dagaalkii
Tigraay, wuxuuna ka digay in ciidanka la siya asadeeyo.
Xigasho:caasimadda.net
Wiil
Dhallinyaro Ah oo Hal-abuur Saliid Qum be uu Soo Saaray Suuq-geyn u Raadinaya
Cabdiraxmaan
Cilmi Afrax waa wiil dhalli ny aro Soomaali ah oo hirgaliyay hal-abuur gacan si
oo aan horay uga jirin dalka, maskaxdiisa ay ey ku dhalatay yaraan-tiisii balse
uma aysan su urto galin xiligaas, fikirkii uu ku taami jiray wax aa uu
hirgalyay shirkad soo saarto nooca salii da ee loo yaqaan Qumbaha, oo siyaabo
dhowr ah loo isticmaalo .
Ugu
horeyn Cabdiraxmaan oo la hadlay Goobj oog News ayaa ka warbixiyey shirkadiisa
Shal ambood Coconut, saliidda uu soo saaray iyo waxa ay ka sameysan tahay ” Saliidaan waa sa liid Qumbe dabiicii ah oo
lagu sameeyo dalka, waxaana ay ka mid tahay saliidaha la ist icma alo waxyaabo
kala duwan waa loo adeegs ada sida in timha lamariyo, jirka, iyo raashinka lagu
ka riyo, balse tinta ayey aad ugu fiican-tahay”.
Sidoo
kale Cabdirax ma anoo hadalkii sasiiw ato ay aa ka hada lay wa qtigii uu ku
dhashay fik irk aan uu ku soo saaray Sal iidda da biiciga ah waxaana uu yiri ”
fikirkaan la bo je er ayuu igu dhashay mar anoo yar laakiin xiliga as waxbo ka ma
aan qaban karin sababtoo ah aad ayaan u yaraa, balse 2018-dii ayaan bilaa bay
inaan ka miro-dhaliyo, kadib markii aan ka daa waday Int ernet-ka Gabar
hadleyso faaI id ada ay leedah ay saliid Qumbaha iyo xoggo ku saab san dad
isticmaalay sidaas darteed waxa an bil aabay inaan tijaabiyo aan sameeyo wax aa
na u qeeybiyay dadka guriga ila dagan iyo daris ka waana ku guuleeystay
fikirkaas”.
Dhanka
kale waxaa uu ka sheekeeyey waxy aabaha ay saliiddaan kaga duwan tahay Saliid aha kale waxaana uu yiri
"waxyaabo fara-badan ayey kaga duwan tahay saliidaha kale waayo waa mid dabiici
ah oo aan wax kiimiko ah lah eyn waana saafi marka loo fiiriyo kuwa kale sida
ay warshadda uga soo baxdo ayaan u iibinaa, xi taa haddii kuwa kale oo dibadda
laga keeno la-waayo midaan dhulkaaga ayaa ka helee marwa lbe. sidoo kale
saliidaan waxan u dhoofinay dal alka Hindiya iyo Bangaaladhesh waxaana lasoo
marsiiyay laab waana ku geeysanay tijaabdaas wax saameeyn ah malahan bini
aadamkana waa ay isticmaali karaan”.
Ugu
dambeyn waxaa uu tilmamay faaiidooy inka ay leedahay waxaana uu sheegay in faa iido
badan Dumarka ay u leedahay ” Saliidaan waa saliid fiican oo ku wanaagsan in
tinta la-ma riyo qurux ayeyna ka dhigee waana korinee si doo kale madoow ayey
ka dhigee, xitaa waxay u fiican tahay madax xanuunka, oo haddii aad marsato
madaxa kuma xanuunaayo waana u bo gnay haddan nahay dumarka”.ayuu hadalkii sa
kusoo gababayey.
Puntland
& Ganacsatada oo ka shiray socod siinta Shillin Soomaali
Taliyaha
Qeybta Booliska G/Bari G/Sare Xus een Cali Maxamuud ayaa Xarunta Rugta
Ganacsiga Bosaso kaga qeyb galay kulan u dhe xeeyay Ganacsatada Magaalada
Bosaaso Iyo Maamulka Puntland kaas oo looga hadlaayay sidii loo dhaqan gelin lahaa Go’aankii kasoo ba xay
Puntland Ee aaa Socod siinta Amarada Xukuumada Puntland.
Taliyaha
qeybta Booliska Gobolka Bari oo hadal ka jeediyay kulanka ayaa ugu baaqay Ga nacsatada
inay dhaqan geliyaan Amarada lagu xakameynayo sicirka baraka.
"Waxaan
Ganacsatada uga Mahadcelinayaa in ay Qateen Amarada Dowladda Iyagoo Ilaqlin aya
Nidaamka Dowliga Ah waxaan Rajenayaa In ay wax walba siidaaas ku dhamadeen ayuu
yiri "Taliyaha.
Maalmihii
la soo dhaafay degaannada Punt land waxaa kusoo batay diidmada isticmaalka lacagta Shillinka Soomaaliga,
waxaana Madax da Puntland ay soo saareen Amaro ku socda Ganacsatada si lacagta
Shillinka Soomaaliga loo isticmaali.
Safiirkii
hore ee Soomaaliya ee Washington oo geeriyooday
Danjire
Cabdikariim ayaa maalm ihii u dambeeyay ku xanuunsana yay isbitaal ku yaala
magaalada Columbus. Waxaa uu kamid ahaa Soomaalida fara ku tiriska ah ee ku
xeel dheer arrimaha diplomaasiyadda.
Danjire Cabdikariim Cali Cumar, ayaa wax aa uu ahaa Safiirkii ugu
dambeeyay ee maamul kii Madaxweyne Maxamed Siyaad Barre, u fa dhiyay magaalada
Washington ee Mareykanka, wuxuuna kamid ahaa Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalkaas
ku nool.
Allah
u naxariistee, Cabdikariim ayaa hadda ahaa Murashax u taagan ka qeybgalka door ashada
madaxtinimada Soomaaliya ee 2021.
Joe Biden
oo maanta xafiiska la wareegaya
Maanta ayaa lagu wadaa in uu xafiiska si ras mi ah ula wareego madaxweynaha cusub ee
dalka Mareykanka Joseph Robinette Biden Jr.
Joe Biden ayaa xafiiska Aqalka Cad kala
war eegaya, madaxweyne Donald Trump oo mag aaladan Washington D.C ka tagayo
duhur nimada maanta, si uu u daggo qasriga uu ku leeyahay deegaanka la tamashla
tago ee Mar-a-Lago ee gobolka Florida.
Joe Biden ayaa lagu wadaa in marka uu xafiiska la wareego uu wax ka
badal ku sameeyo tallaaboo yin dhowr ah oo uu horay u qaaday madaxweyne Trump,
waxaana ka mid ah in uu xa yiraada ka qaado dadka ka imanaya wadamada musli mka
oo ay Soomaalidu ku jira an.
Trump oo khudbadiisii ugu danbeysay jeediy ay ayaa yiri ''Waxaa uu Trump
yiri: "waan sam eynay wixii aan u nimid in aan sameyno- iyo ka
badan-ba."
Laakiin iyadoo uu xila wareejinayo haddana wali waxaa muuqata in uu si cad u qiran
HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 20-JANUARY-2021
.