Laba ruux oo ku geeriyootay dhisme ku soo dumay Degmada Shangaani{Daawo SAWIRRADA DHIMAHA}

0
Sunday January 10, 2021 - 21:26:08 in Wararka by
  • Visits: 185
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Laba ruux oo ku geeriyootay dhisme ku soo dumay Degmada Shangaani{Daawo SAWIRRADA DHIMAHA}

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Laba ruux oo ka mid ahaa dadkii deganaa dhismaha ayaa ku geeriyooday, halka laga soo badbaadiyay illaa 9 ruux oo qaarkood dhismaha hoostiisa laga soo saaray.

Guriga soo dumay ayaa wuxuu ahaa dhisme qadiimi ah oo ku yaallo Degmada Shangaani ee Gobolkaan Banaadir.

Guddoomiye Ku xigeenka Arrimaha Bulshada Maamulka Gobolka Banaadir Basma Caamir Shakeeti, ayaa sheegtay labadaasi ruux inay dhinteen, 9 kalena la soo badbaadiyay.

"Waxaan ku baxay Dhisma Bateera oo ku yaala Waaxda 1aad ee Howd ee Degmada Shingaani oo maanta ku dumay dadkii Danyarta ee ku noola, Waxaan u mahadcelinayaa Waaxda Gurmadka Deg Dega ee Dowladda Hoose oo soo badbaadiyay 9 qof oo dhaawacyo uu kasoo gaaray burburka dhismaha, Alle ha uraxmado 2 Qof ayaa ku Geeriyootay Samir iyo imaan alle hakasiiyo Qoyskii ay kabaxeen kuwa dhaawaca ahna Caafimad ayaan urajeenayaa.”

Dhismaha qadiimiga ah ee soo dumay ayaa wuxuu u dhaw yahay Xarunta Dowladda hoose ee Muqdisho.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip