WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH Talaado 25-KA AGOOSTO

0
Tuesday August 25, 2015 - 08:05:28 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1350
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH Talaado 25-KA AGOOSTO

    Baarlamanka Oo Diiday In Dalka Ay Ka Howlgalaan Shaqaale Ajaanibi Ah Oo Aan Sharci Ruqsad Ah Ka Heysan Dowlada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Baarlamanka Oo Diiday In Dalka Ay Ka Howlgalaan Shaqaale Ajaanibi Ah Oo Aan Sharci Ruqsad Ah Ka Heysan Dowlada


     Xildhibaanada Baarlamanka soomaliya ayaa shalay diiday in dalka soomaliya ay Ka howlgalaan shaqaalo ajaanib ah oo aan sharci ka haysan dowlada soomaliya.

   Kulankii  shalay ay soo xaadireen Xildhi baano aad u Fara badan ayaa waxaa shir Gudoominaayay Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee baarlamanka soomaliya Mahad cabi cawad. Xildhibaanada Baarlamanka soomaliya ayaa intooda badan isku raa cay in dalka aysan ka Howlgali Karin shaq aalo ajaanib ah oo aan haysan sharciga dalka soomaaliya. Mudooyinkii dambe Ba arlamanka soo maaliya ayaa ka doodayay Hindise Sharc iyeedka shaqaalaha ajaa binta dalka ka Ho wlgasha oo Mudo bad an ay ka doodayeen Baarlamanka.

Wasiirka Caafimaadka Puntland Iyo Ma amulka Goldogob Oo Ka Hadlay Caafi maadka Degmada

     Wasiirka Caafimaadka Puntland, Cab dinaasir Cismaan Cuuke ayaa Booqasho dhowr casho Qaadanaysa ku tagay degm ada Goldogob ee Gobolka Mudug ,isaga iyo xubno kale oo ka tirsan isla wasa aradda caafimaadka. Agaasimaha guud ee wasaaradda caafimaadka C/risaaq Xirsi Xasan, agaasimaha waaxda Shaqaal aha Idil Cabdikhaliif, madaxa Maalaariy adda Cabdikariin Xuseen, Agaasimaha waaxda caafimaadka asaasiga ah Cabdiri saaq Garweyne iyo mas’uuliyiin kale ayaa ku wehlinaya wasiirka booqashadiisan.

            Wasiirka iyo xubnaha la socda ayaa kormeeray xarumo ay ka mid yihiin Isbitaalka guud ee degmada Goldogob, xarunta TBda iyo goobo loogu talagalay in lagu daweeyo hooyada iyo caruurta oo dhawaan halkaasi laga hirgaliyay.

    "Ujeedka aan halkan u imid waa sidii aan ugu kuur gali lahaa xaaladda deega an ka iyo inaan dhagaysto cabashooyinka caafimaadka ee halkan ka jira," ayuu yiri wasiirka oo hadal kooban siiyay warbaah inta.

      "Wasaaradda Caafimaadka waxa ay diyaar u tahay in ay wax ka qabato baahi yaha caafimaad ee halkan ka jira, waanad ku mahadsantihin soo dhaweynta aad no o samayseen " ayuu mar kale yiri wasiirka oo dhinacyo badan ka hadlayay. Kulan ga ar ah oo dhexmaray maamulka degmada Goldogob iyo wafdiga wasiirka ayaa looga hadlay arimo ku aadan in goobo caafima ad laga hirgaliyo deegaanada fogfog ee gobolka Mudug iyo in la kordhiyo taageer ada xarumaha caafimaadka ee ku yaal degmadaas. Ugu dambeyn, Duqa degm ada Galdog ob Xasan Faarax Ayaxle ayaa shegay in maamulka degmada uu xilka saa ranyahay waxkaqabashada baahiyah ajira,wa xaana uu ka dalbaday wasiirka ca afimaa dka in degmada laga taageero dhinacyo badan.

Axmed Diiriye: "Xildhibaanada Baarla maanka Geeyey Mooshinka Waa Kuwa Qabyaalad & Xumaan Isku Baheystay

   Afhayeenka Odayaasha dhaqanka Bee

 laha Hawiye Nabadoon Axmed Diiriye oo ka mid ah nabadoonada Soomaaliyeed, ayaa wareysi uu habeen hore siiyey Radio Shabelle ee magaalda muqdisho  wuxuu ka hadlay mooshinka baarlamaanka laga geeyey Madaxweyne Xassan Shiikh, isa ga oo xildhibaanada mooshinka geeyey ku tilmaamay kuwa qabyaalad & fowdo ka dhex wada DF.

   "Xildhibaanada baarlamaanka geeyey mooshinka waa kuwa qabyaalad & xuma an isku baheystay, waanna shaqsiyaad magacyadooda la yaqaan" Ayuu yiri Nab adoon Axmed Diiriye, wuxuuna intaasi ra aciyey in aysan xilligan oo Dowladda Soo maaliya ay u harsan tahay waqti kooban aysan ku habooneyn in la carqaladeeyo.

    "Aflagaada Madaxweynaha Qaranka ay u geysanayaan Xildhibaanada mooshinka geeyey laamahana ammaanku waa in ay tillaabo sharciga waafaqsan ka qaadaan, niman xishoonaya ma ahan, baarlamaan dhaqan lagu arki jirayna ma ahan waxay wadan" Ayuu yiri Nabadon Axmed Diri ye.

Dayactir Lagu Billaabay Waddooyinka Burbursan Ee Ku Yaalla M/Kismaayo

   Magaalada Kismaayo ee xarunta gob olka J/hoose ayaa mudooyinkii u danbee yay u muuqatay mid kasoo kabaneeysa burburkii ay dhaxalsiiyeen dagaalladii sokeeye ee dalka soo maray, iyadoo dib u dhis lagu sameeynayay xarumihii hore ee dowliga ahaa iyo weliba wadooyinka muhiimka ah ee dhexmara magaalada.

     Wasiirka wasaaradda warfaafinta, boo stada, isgaarsiinta iyo gaadiidka Jubba land Mudane C/nuur Cabdi Aadan oo u waramay shabakadda HOL ayaa sheegay in maamulka Jubbaland uu wado dadaallo la doonayo in dib loogu dhiso wadooyinka burbursan ee magaalada Kismaayo, kuw aasoo aan wax dayactir ah helin mudadii dheereeyd ee uu dalku burbursanaa.

     "Sidaad la socotaan waxa uu hadda dhisme ku socdaa wadada dheer ee laa miga ah, taaso markii hore aad u burburs anayd, hadana dayactir lagu sameeynayo oo qeybo badan oo kamid ah la dhame ystiray, inta dhimanna ay shaqadeedu soc oto, sidoo kale waxaa bilaabanaya dhism aha wadooyinka kale ee dhexmara maga alada ee iyaguna burbursan," ayuu wasi irku yiri.

      Wasiirka ayaa sheegay in hadda ay bilaaban doonto dhismaha wadada isku xirta halka loo yaqaanno Qacle ilaa Suuqa weyn ee Suuqayaasiin oo ku yaal xaafad da Farjanno ee magaalada Kismaayo, wa dadaa oo ahayd mid godad badan isla ma rkaana ay ku adkayd in gaadiidku ay mar aan. Wasiirka ayaa sheegay in dhismaha wadadaasi ay iska kaashan doonaan maa mulka Jubbaland, shirkad lagu magacaa bo Dhasheeg oo iyadu fulin doonto how sha iyo shacabka ku dhaqan m/ Kismayo.

            "Dadku si iskaa ayay doonayaan in ay dalkooda dib ugu dhisaan, shirkadda ganacsiga iyo dhismaha ee Dhasheeg ayaa naga caawin doonto dhismaha, inag una garab ayaan kusiin doonnna, waxa ana rajeeynaynaa in wadadaasi marka la dhiso la geliyo leerar,' ayuu wasiirka hadalkiisii raaciyay. Ugu danbeyn wasiirk ayaa ugu baaqay qurbajoogta u dhalatay deegaanada Jubbaland in ay dalka dib ugu soo laabtaan islamarkaana ka qeyb qaataan dadaallada la doonayo in dib loo gu dhiso dalka.

Booliska Kenya Oo Guri Ku Yaa La Garisa Ka Soo Qabtay Rag Ka Tirsan AlShabaab Iyo Waxyaabo Qarxa

     Saraakiisha Booliska Kenya ayaa she egay inay labo nin oo ka tirsan Alshaba ab ku soo qabteen Hawlgal ay ka fuliye en degmadda Garisa. Koox gaar ah oo ka ti rsan Baarayaasha Booliska kana yimid m/Nayrobi ayaa la sheegay inay hawlgal qaatay muddo labo maalmood ka fuliyeen guri la sheegay inay kireysteen rag lala xiriiinayo Alshabaab.

   Saraakiishaasi oo la sheegay inay ku so cdeen Warbixin Farmuuq ah ayaa sheeg ay inay gurigan ka soo heleen dhowr qori iyo waxyaabaha qarxa oo laga soo gudb iyey xuduudka Somalia, lana qorsheyna yey in lagu fuliyo weeraro. Barta Twitterka ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Ke nya ayaa lagu sheegay in ugu yaraan labo nin lagu xiray Garissa, lana helay kayd hub ahaa oo Alshabaab ay laheyd.

     Ciidanka Ammaanka ayaa waxaa si doo kale la sheegay iney ku raadjoogha an dad kale oo gacansaar la leh ragga la xiray ee Alshabaab ka tirsanaa. Wasaar adda Arrimaha gudaha Kenya waxay tilma amtay inay raggan la qabtay ay xiriir la lee yihiin Taliye ka tirsan Xarakadda Alshaba ab oo lagu magacaabo Mohamed Kanu, laguna naanayso Gacmadheere, kaasoo ay horey Milliteriga Kenya u sheegeen in lagu dilay duqeyn ka dhacday Gobolka Gedo.

    Alshabaab wax war ah kama soo sa arin sheegashadda Ciidanka Ammaanka Kenya ee ku aadan inay rag ka tirsan ku xireen magaalada Garissa ee gobolka W/bari Kenya, loogamana baran kooxda iney ka hadlaan arrimaha noocan ah.


Prof. Galeydh: xaglatoosiye wuxuu halkan la yimid ruwaayad looga soo dhiibay hargeysa

    Madaxwaynaha maamulka Khatumo Prof. Cali Khaliif Galaydh ayaa sheegay in Maamulkiisa laga Aqoonsan yahay Dalka intiisa badan, Shacabka Gobollada Dhex ena ay Tageero u hayaan Reer Khatumo xilli uu Wareysi siinayay Qaar ka mid ah Warbaahinta. Prof. Galeydh ayaa intaas ku daray in intii uu ku Sugnaa Muqdisho ay u Suurogashay in Xukuumadda Dhexe ee Somalia ay u ogolatay Maamulka Kha tumo inuu noqdo maamulgoboleed; wixii horumar ahna ay Qaybtooda ku leeyihiin.

    Sidoo kale, Galaydh ayaa xusay in Was iirka Cafimaadka Somaliland Gaadiidkii iyo dadkii soo dhaweeyay aysan ahayn ku wo Somaliland leedahay, balse ay ahaay een kuwo Puntland laga leeyahay, isagoo intaas ku daray inuu xiriir ka dhexeeyo lab ada dhinac, loona baahan yahay in shac abka Khatumo ay Arinkaas u fiirsadaan.

     "Kuwa Hargaysa kasoo diray Xaglatoo siye Waxay wadaan Ruwaayad ay u Dhig ayaan dadkooda; isaguna Ruwaayadaas ayuu u yimid ee Annaga wax dhib ah na guma hayaan,” ayuu yidhi Prof. Galeydh.

      Madaxweynaha Khaatumo oo la wey diiyay Su’aal ahayd Tallaabooyinka ay ka Qaadayaan Wafdi Labada Dhinac ka kala imaanaya ee Buuhoodle soo Gaaray, ayuu kaga Jawaabay; inaan waxba loo ge ysanayn haday horumar iyo mashaariic dalka u wadaan; laakiinse aysan Shacab ka Magaaladaas wax dhib iyo masha qooyin ah ka yeelayn.

    Prof. Cali Khaliif ayaa Xusay in Nidaam ka Federaalka ah ee Somalia uu Hirgali doono; laakiinse kuwa nabaddiidka ah la og yahay meesha ay Taariikhda kaga jira an; waa siduu hadalka u dhigaye. Ugu da mbeyn, Waraysiga Madaxwaynaha Khaat umo ayaa kusoo begmay xilli uu ku sugan yahay deegaanka Balicad oo Qiyaastii 60KM dhinca Koonfurbari kaga aaddan Deg mada Buuhoodle oo la saadalinayo inay xarun u noqon doonto Maammulka Khaa tumo kaddib Weerarro dhowr ah oo maa mulka Somaliland uu la beegsaday tuu lada Saaxdheer oo hore xarun ugu ahayd Khaatumo. Xigasho: hiiraan.com

Adeegyada muhiimka u ah dadka degmada baardheere oo si rasmi ah u

    Xaaladda degmada Baardheere oo ma alinba maalinta ka dambeysay ka soo re yneysa ayaa waxaa ka bilowday adeeg yadii muhiimka u ahaa, sida gaadiidka da dweynaha ee uga imaanaya gobolada kal e ee dalka iyo duulimaadyadii diyaarad aha rakaabka.

    Garoonka diyaaradaha degmada Baa rdheere waxaa maanta markii ugu horeys ay tan iyo markii AlShabaab laga saaray halkaasi ka bilaabay duulimaadyadii diyaa radaha, kaddib markii ay soo caga dhig atay diyaaradii ugu horeysay. Diyaarada an ayaa shalay halkaasi ka dejisay dad shacab ah oo iyagu ka yimid magaalada Muqdisho, waxayna sidoo kale degmada Baardheere ka qaaday dad kale oo raka ab ah oo Muqdisho ku socda.

    Sarkaal ka tirsan maamulka garoonka diyaaradaha degmada Baardheere oo u waramayay Shabakadaan ayaa sheegay inay si toos ah u bilowdeen duulimaadya dii dhinaca cirka ee diyaaradaha, isago ona sheegay in dhowaan la ballaarinayo garoonkaasi si ay ugu soo degaan diyaara daha waaweyn.

Itoobiya Oo Dacweysay Taliyaha Qeyb ta 4Aad Ee Amisom Iyo Taliyaha Oo Looga Yeeray Jabuuti

     Warar lagu kalsoonaankaro oo aynu ka helnay ilo diplomaasiyeed oo ku dhow dhow dowladaha itooobiya iyo jabuuti ay aa sheegaya in dowladda itoobiya oo aad uga carootay hadaluu dhawaan jeediyey taliyaha qeybta afraad ee ciidamada AM ISOM Gen.C/raraxmaan Cabdi Dhinbil ay dacwad ka dhan ah taliyahaasi ugu gudb isay dowladda jabuuti,taas oo sida la shee gay ay dowladda jabuuti baareyso waxa ka jira.

     Sida warku sheegayo dacwadada ay dowladda itoobya ka gudbisay taliyahaasi oo la sii marsiiyey safaaradda dowladda itoobiya ee dalka jabuuti ayaa loo gudb iyey wasaaradda arrimaha dibadda ee dal ka jabuuti iyo madaxda kale ee dalkaasi taas oo keentay in dowladda jabuuti ay arr intaasi u saarto guddi baara cabashada itoobiya ka soo gudbisay sarkaalkaasi oo sida warar lagu kalsoon yahay ay sheeg ayaan looga yeeray dalkiisa jabuuti si wax looga weydiiyo dacwada la sheegay inay itoobiya ka soo gudbisay

    Warar kale oo lagu kalsoonaan karo ay aa sheegaya in taliyaha qeybta afraad ee ciidamada AMISOM C/raxmaan cabdi dhi nbil oo fadhigiisu yahay gobolka hiiraan la gu wado in uu maanta ka ambabaxayo m/B/weyne ee xarunta gobolka hiiraan, is agoo ku sii jeeda xarunta dalkiisa ee Jab uuti, ka dib markii lagu amaray inuu soo galo m/Jabuuti.

   Wararku wuxuu intaasi ku darayaa in hadalka ay dowladda itoobiya ka carootay ee uu jeediyey taliayaha qeybta afraad ee ciidamada AMISOM C/raxmaan Cabdi Dhi mbil uu yahay hadalkii uu horey uu jeediy ey markii ay ciidamo ka tirsan kuwa dowla dda itoobiya ee aan qeybta ka aheyn how lgalka AMISOM ay ka baxeen tuulada hal gan oo oo maalmo kaooban kadib ay kab axeen markii ay xarakada Alshabaab ka la wareegeen.

    Col. Dhimbil oo warbaahnta la hadlay xilligaasi ayaa sheegay in Ciidamada Ito obiya ee Howlgalka ka Fulinaya Deegaa nno badan oo ka tirsan Gobolka Hiiraan aysan ka mid ahayn AMISOM, isagoo int aa ku daray inuusan ogeyn sabab ay ciida mada noocaa ah Qaybta uga yihiin Howlg alka aysanna ka amar qaadan iyaga.

   "Waxaan rabaa in aan idin cadeeyo ciid amada Itoobiya ee kasoo baxay Halgan iyo kuwa howlgalka ka fuliyay deegaanno dhowr ah oo ay ka mid ahaayeen NuurFa nax,Booco, Buqaqablle, Ceelcali, Buqgoosaar, iyo deegaanno kale oo ka tirsan gobolka, kama tirsana AMISOM, waxaa la ga xukumaa oo ay ka amar qaataan m/ Addis Ababa, siddaa daraadeed dowladda Soomaaliya ayaan jawaabta arintan ka sugeynaa” ayuu yiri Col. C/raxmaan.

Xigasho dayniile.com

Nicholas Kay oo si cad uga horyimid Mooshinka ka dhanka ah Madaxw eynaha Somaliya

  Ergeyga Xoghayaha Guud ee QM u qa abilsan Soomaaliya, Nicholas Kay, ayaa cambaareeyey dadaallada ay qaar ka mid ah xildhibaannada Soomaaliya ku doona yaan inay xilka uga xayuubiyaan Madax weyne Xasan Sheekh Maxamuud,

   Kay, ayaa waxa uu sheegaya in ayada oo doorasho ay soo socoto, kooxda AlShabaabna ay weli tahay mid firfircoon, Soomaaliya aysan waqti u hayn loolanka siyaasadeed ee horey u riday dowlado badan.           Wareysi uu siiyey VOA, ay aa Nich olas Kay waxa uu ku sheegay in inkasta oo QM ay ixtiraameyso xuquuqda uu baar lamaan kasta u lee yahay inuu la xisaab tamo hay’adaha dowliga ah, haddana Soo maaliya aysan awoodin in waqti kale ay ku lumiso xiisado siyaasadeed oo hor leh.

     "Waxaan sidoo kale garowsanahay in Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoob e uu aragti cad ku muujiyyey in Soomaa liya ay tahay inay qabato hanaan doora sho sanadda 2016, ma ahan inay waqti ka le ku darsato, marka la eegana halka aan fadhiyo, way adag tahay in la arko sida mooshinka xil ka qaadista madaxweynaha uu u ogolaanayo dhammaan hiigsiyada ay tahay in laga dhabeeyo, sababta oo ah dib u dhaca iyo fowdada sii soconeysa oo taas ay sababi doonto” ayuu yiri Kay.

    Madaxweynaha Somaliya iyo Nicholas Kay Murunnada siyaasadeed ee Soomaal iya oo inta badan lala xiriiriyo loolan dhin aca awoodda ah iyo xifaaltan dhanka qab iilka ah, ayaa horseeday in dhowr mada xweynayaal iyo ra’iisul wasaareyaa isugu jira ay xilka waayaan, tobankii sano ee tagay.

   Xiisadaha siyaasadeed ee iminka jira ay aa billowday, markii qaar ka mid ah xildh ibaannada ay ugu baaqeen madaxweyna ha inuu xilka ka dego, sababo ay ku she egeena inuu ku guul darreystay inuu wax ka qabto ammaan darrida sii kordheysa ee dalka iyo dilka AlShabaab ay u geysat ay dhowr xildhibaan oo ka tirsanaa baarl amanka Soomaaliya. Dad badan oo Soom aali ah ayaa ku rajo weyn inay doorasho oyin dhacaan sanadda 2016, si ay u door taan hogaamiyayaal ku yimid dooqo oda, hase yeeshee Kay ayaa ku warramaya in taasi ay iminka si ii kordheysa ugu muu qato mid aan suurta gal noqon doonin.

   Ergeyga QM, ayaa ugu baaqaya hay’ adaha dowliga ah ee Soomaaliya inay sii wadaan ka shaqeynta iyo inay xooga saa raan waxyaabaha muhiimka u ah dalka ee ay dejisteen, sida dib u eegista dastuurka, oo uu sheegay inay muhiim u tahay dhis maha dalka iyo maamul wanaagga.     VOA.


Qabri Lagu Aasay 42Qof Oo Laga Hela y Dulleedka Hargeysa Aas Qarana Loo

      Illaa 40 tameeyo Qof oo lafahooda la ga helay khabri keliya oo horay loogu duu gay ayaa laga helay duleedka waqooyi ee M/Hargeysa. Lafahan la helay ayaa ahaa 42 qof oo meel kaliya lagu aasay, kuwaa soo  shalay Aas Qaranlo ogu sameey ay la fahood a Duleedka M/Hargeysa. Lafaha mar xuumiinan ay aa laga soo saaray Xaba  al wadareed ku taala aga gaarka Kaamka biyoshiinaha oo la doonayay in tuubadii biyaha laga qaddo taas dadkii qodayey ku arkeen dad ku dhow dhow afartameeyo qof oo goob kaliya ku duugan, kuwaas oo loo sameeyey goob u gaar ah.

    Lafahan la helay ayaa la doonaya in la isku soo ururiyo oo jinaaso loo sameeyo maadaama oo waqtigaas aanay nasiib u helin, isla markaana goob u gaar ah lagu aaso si loo xermooyo maytidda sida share ecadda islaamku ina farayso.

     Wasiirada Cadaaladda, Warshadaha, Maayirka Caasimadda, Gudomiyaha xafi iska Baarista xasuuqa, Culimo ka tirsan Wasaarada Diinta iyo Aw qaafta, iyo Mas uuliyiin kale oo badan oo ka tirsan qayb aha kala duwan ee bulshada ayaa ka qay b galay Aaska dadkaasi.

    "Waxaanu bilawnay biyo balaadhintii Hargeysa, markaa halkii beeb la marin la haa ayaanu ku aragnay Kuus yar oo aan xabaal u eekayn laakiin, meel yar oo ciiddi tuuran tahay ah, markaa dadkii degaanka ayaa yidhi meeshaasi dad baa ku aasan oo marar bay lafahaasi soo baxaan, ka dib waxaanu samaynay inaanu la xidhiid hno wasaaradda diinta iyo awqaafta iyo guddida xasuuqa”ayuu yidhi maareeyaha biyaha M/Hargeysa Ibraahim Yoonis oo ka hadlayey sida lafahan u heleen.

     Sidoo kale, laga soo saaray  xabaasha dadkaasi Maryihii ay xidhnaayeen iyo alaa booyinka ay siteen oo ay ka mid yihiin, Ca dar, Gafeedh, Tusbax, Weel cunto iyo Wal xo kale oo muujinaya sida dadkaasi u aha ayeen dad shacab ah oo qaxaya, waxaa na loo malaynayaa inay diyaaradihi dawl addii Siyaad Bare ku duqeeyeen.

    "Dadka Halkaan lagu Xasuuqay Waxay ahaayeen Dadkii ka Cararayay Madaafii cdii kasoo dhacayay Madaarka ee isku da yay inay badbaadan iyagoo xagga Waqo oyi Magaalada uga soo baxay dabeedna lala soo daba galay Baroonka iyo diyaar addaha duqaynayay ee South Afrikanku wadeen” ayuu yiri Guddoomiyaha guddida xasuuqa Khadar Like oo arrintan ka hadl ay.Wasiirka Caddaaladda Xuseen Axmed Caydiid ayaa isna halkaasi ka hadlay wa xaanu yidhi "Maydadkaa 42ka ah ee ay nu dul taagannahay maanta ee sida gar darrada ah loo laayay ee laga soo qoday intii beebkaas magaalada lagu sii wadaa ku hagaagay iyadoon hareereheedii la da yin waxay calaamad yar uun ka tahay dalka wixii ka dhacay”.

       Si kasta ha ahaatee, inta badan Gob ollada waxa hay’adda Baarista Xasuuqa ee Somaliland Waxay Sheegtay in Goobo badan ay Calaamadiyeen ay ku jiraan La fo sidan oo kale ah oo muujinaya in dad la gu laayey, waxa kale oo baadhitaan ku wa dda hay’ado caalami ah oo caalamka ka baadha goobaha xasuqyadu ka dhaco.

Amb. M. Cali Ameeriko oo Socdaalkii sa ku maraya Degmada Warsheekh

    Safiirkii hore ee Soomaaliya Ambassa dor Maxamed Cali Ameeriko ayaa socdaa lkiisa gobolada dalka uu ku marayay lab adii bil ee ugu dambeysay waxa uu ku gaaray degmada Warsheekh oo ka tirsan gobolka Sh/dhexe, isla markaana ka mid ah degmooyinka qadiimiga ah ee gobolk aasi ku yaala.

   Maxamed Cali Ameeriko waxaa degm ada Warsheekh ku soo dhoweey ay Gud doomiya ha deg mad aasi Axmed Xuseen  Shiidka iyo boqol aal dadka dega anka ka tirsan.   Maamulka iyo da dweynaha deg mada Warshe ekh ayaa Amba sador Ameeriko guddooniy ay ha diyado kala duw an oo qaali ah, is agoona booqa shooyin kala du wan ku tegay xa rumaha diimeed, kuwa qadiimiga ah iyo goobaha ugu waaweyn de gmadaasi.

     "Farxad weyn ayay ii tahay ina an booq asho ku imaado degmada qadiimiga ah ee Wa rsheekh” ayuu yiri Maxamed Cali Amee riko oo ka hadlayay socdaalkiisa. Guddoo miyaha degmada Warsheekh ay aa Da njire Maxamed Cali Ameeriko doon ku teg ay bad weynta xeebta dheer degma daasi ay leedahay, wuxuuna si weyn ugu farxay quruxda xeebtaasi oo caan ku ah da lxiiska iyo quruxda xeebtaasi aadka u dheer.

     Socdaalka Danjire Maxamed Cali Ame eriko oo uu isagu ugu magac daray "So cdaalkii Nabadda” ayaa wuxuu horay u sheegay inuu ka qorayo buug ka hadlaya taariikhda gobolada dalka iyo dhammaan ba macluumaadyo la xariira booqashoo yinkii uu ku tegay gobolada dalka.

Madaxweynaha Jubbaland Oo Sheegay In Dhowaan Uu Bilaabanayo Howl Gal Lagu Xoreynayo Jubbada Dhexe

    Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoo be) ayaa sheegay in la diyaariyay ciidama dii ka qeyb qaadan lahaa sidii AlShabaab looga saari lahaa gobolka Jubbada dhexe oo ah gobolka kaliya ee AlShabaab si buuxda gacanta ugu hayaan.

    Axmed Madoobe oo la hadlayay warb aahinta ayaa sheegay in howl galkaas uu dhowaan bilaaban doono, isagoo xusay in ciidamada maamulkiisa ay diyaar yihiin, isla markaana ay ka sugayaan xiriirinta howl galkaas AMISOM iyo dowladda Fed eraalka. "Waxaa hada qorsheysan in la bi laabo wajiga 2aad ee howlgalka oo la qab to Jubadda Dhexe, aniga Jubbaland aha an ciidamadeena waa diyaar, waxaa ka ra jeyneynaa xiriirinta AMISOM iyo Dowlad da FS. in arrintaas si deg deg ah la isku a adiyo, waqti dhow waa bilaaban doonaan barnaamijkaas jadwalka ku jiro”ayuu yiri Axmed Madoobe

   Axmed Madoobe ayaa xusay in howl ga lka ay ka wadaan Jubooyinka uu ka dhib badan yahay kuwa kale, maadaama go bolka uu yahay dhul keyn ah iyo meelo la gu dhuumaaleysan karo, isla markaana cu leyska Shabaab uu badnaa markii dag aalka ay ka soo bilaabayeen xuduuda.

    "Xuduuda ayaa ka soo bilaabnay iy adoo wax walba ay eber yihiin Shabaabka meelaha dagaalka badan kaga jiraan wa aye, waxaana sabab u ah waa dhul dhu umasho leh, oo duur ah, culeyska Shab aab wuu badnaa, dagaalka aan galkan wa a uu ka dhib badnaa kuwa kale”ayuu yiri mar kale Md.Axmed Madoobe isagoo  mar kale loo doortay Madaxweynaha Jubb aland, ka dib dorasho shaki badan la geli yay oo 7kii hore ka dhacday m/ kismaayo

Ganacsatada Puntland Oo Ka Soo Horj eesatay Lacago Faalso Ah Oo C/Wali Gaas Uu Sameystay

   Maamulka Puntland ayaa wada qorshe uu ku doonayo inuu suuqa ku soo geliyo lacago shilin soomaali been abuur ah oo lagu farsameeyey bankiga M/ Boosaaso.

   C/wali Gaas ayaa doonaya in lacagaha as faalsada ah uu mushahar ahaan u siiyo ciidamada iyo shaqaalaha maamulkiisa oo muddo badan ka cabanayey mushahar la’’aan.      Wasiirka Maaliyada Puntland ayaa la kulmey ganacsatada magaalada Boosa aso isagoo ka codsadey iney taageeraan qorshaha lacagta Shilin Soomaaliga lagu daabacay.

    Ganacsatada Puntland ayaa ka biyo dii dey codsigaan iyagoo sheegey in lacagt an aan loo baahneyn xiligan ayna jahware er cusub ku abuureyso suuqa sarifka la cagaha qalaad oo hadda fadhiya. Sidoo kale ganacsatada ayaa sheegay in lacagt an la daabacay haddii suuqa la geliyo ay abuureyso sicir barar xoogan oo ku iman aya waxyaabaha daruuriga ah maadaama dollarku uu sare u kacayo.

   C/wali Gaas ayaan weli ku taagan qo rshaha uu ku doonayo in lacagtan la daa bacay suuqa la geliyo taasoo haaddii ay dhacdo sababi karta iney ka soo horjeest aan qeybaha bulshada maadaama ay kee neyso sicir barar qof kasta taabaneya.

Maamulka jubbaland oo beeniyay inay dileen saraakiil ka tirsan ciidanka…

   Qaar ka mid ah saraakiisha Ciidamada maamulka Jubaland ayaa warbahinta dal ka u sheegay in qaar ka mid ah saraaki isha ciidamada dowladda ee ku sugan Kis maayo ladilay, wuxuuna Col.Maxamuud Qaalib oo ka mid ah saraakiisha maamul ka Jubbaland uu sheegay inay wax kama jiraan yihiin wararka sheegaya in Ciidam ada Maamulka Jubbaland ay dileen Saraa kiil ka mid ah Milatariga Soomaaliya.

     Col. Maxamuud Qaalib ayaa sheegay inaysan marnaba suuro gal ahayn in C iidamo Soomaaliyeed oo u adeegaya Sha cabka Soomaaliyeed ay dilaan, hadalkaas na uu yahay mid lagu wareerinayo Umma da Soomaaliyeed. Sarkaalkaasi Jubaland Ciidankooda u hadlay ayaa sheegay in sa raakiisha iyo madaxada Maamulka Jubba land ay wadaan baaritaano lagu ogaana yo cidii fududeysay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee sabtidii ka dhacay Magaalada Kismaayo.Dhanka kale shalay ayey aheyd markii lagu eedeeyay Ciidamada Jubbala nd inay dileen Saraakiil ka tirsan XDS

C/qaadir Siidii oo ku hanjabay inay qaa dayaan dagaalo shabaab looga saar ayo shabeellaha hoose

    Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha hoose C/qaadir Maxamed Nuur Siidii, ay aa ku goodiyay inay qaadayaan dagaalo ka dhan ah Ururka Al Shabaab si looga sa aro deeganada Shabaabka ay kaga suga n yihiin Gobolkaasi. Xoogaga Shabaab ay aa muddooyinkii u dambeeyay qabsaday deegaano ka tirsan Gobolka Shabeellaha hoose, qaar ciidanka ayaa soo baneeyay, qaar kalena Xo og ayeey Shab aabka ku qabsa deen.

  Guddoomiyaha Gobolka Shabe ellaha hoose, ay aa ku waramaa yo inuu dib u bil aaban doono howlgalkii Ba dweynta Hindiya ee Shabaab deegaano bad an looga qabsaday markii uu socday howl galkaasi. "Hadda ayaa waxaa bila abanaya Howlgalka Badweynta Hin diya Wajigiisa labaad oo cuskan doona Jilib ilaa Saak oow, hadda ayaan Rabnaa in aan qaadno Insha Allah.” Ayuu yiri C/qa adir Siidii oo la hadlay Radio Muqdisho.

     Waxa uu sheegayaa Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha hoose in la diyaar iyay ciidamo badan oo ka tirsan kuwa Xo oga dalka Soomaaliya oo garab ka helaa yo ciidamada Amisom, si guluf Milateri loo qaado.      Xoogaga Shabaab ayaa ku su gan Deegaano badan oo Gobolka Shabeel laha hoose ka tirsan, waxaana Shabaab ka ay isku dayayaan inay qabsadaan dee gaanada ciidanka ay joogaan.

      Dagaalkii ugu dambeeyay ee G/Sh/ hoose ka dhaca, ayaa ciidanka Dowladda waxa ugu suuragashay inay ku qabsad aan Deeganada Mareerey iyo Caanoole oo Shabaabka ay qabsadeen.

Galmdug Oo Ciidan Soo Dhigtay Dulee dka Magaalada Dhuusamareeb Iyo Ahlu Sunna Oo Ka Digtay

   Maamulka Galmudug oo ku magacaa ban G/Galgaduud iyo Mudug, ayaa ciidan lixaad leh waxa uu soo dhigay deegaa nada Mareergur iyo Godinlabe ee Gobo lka Galgaduud. Ciidankan, ayaa waxaa da reen ka muujisay Ahlu Sunada Gobolada Dhexe, waxayna Ahlu Sunna ugu baaqd ay Galmudug inay joojiso xiisad ay shee gtay inay ka hurinayso Gobolkaasi.

    Madaxa Warbaahinta ee Maamulka Ah lu Sunna, Muxudiin Cali Jimcaale (Jaku ula), ayaa sheegay Ciidankan inay yihiin kuwo M/Muqdisho looga keenay Maa mulka Cadaado, sida uu yiri.

    Dowladda Federalka Soomaaliya iyo Galmudug, ayaa wuxuu si xoogan uu ugu eedeeyay inay colaado ka abuurayan Go bolada Dhexe, wixiise dhibaato ah ee arri ntaasi keento, ayuu sheegay in wax laga weydiin doono Galmudug.

     Muxudiin Cali Jimcaale, ayaa ku war amaaya Gobolka Galgaduud inay shalay ka jirto xasilooni ay ku naaloonayan shaca bka degan, wuxuuse ka digay in dadkaasi barakac loo horseedo. Jakuula oo la ha dlay Idaacada Kulmiye, ayaa meesha ka saaray in Ahlu Sunna ay aqoonsan tahay Maamulka Galmudug. Wax la yiraahdo Galmudug waxaa ugu dambeysay buu yiri xilligii Cabdi Qaybdiid.            Ahlu Sunada Gobo lada Dhexe, ayaa waxaa lagu eedeeyaa inay qayb ka tahay arbushaadda ka aloos an Gobolka, bacdamaa ay iska diiday inay wax la qaybsato Maamulkii loo dhisay da dkii deegaanka. Xigasho :dhacdo.com

Dagaal Khasaaro Geystay Oo Ciida mada Shabaab Iyo Kuwa Dowladda Ku Dhexmaray G/ Gedo

    Sida ay sheegayaan wararka ka imaan aya G/Gedo ee Koonfurta Soomaaliya, da gaal u dhaxeeyay ciidamada Shabaab  iyo kuwa Dowladda Soomaaliya, ayaa shalay subaxnimadii ka dhacay deegaan ku yaal lo duleedka Degmada Garbahaareey.

    Dagaalkaan ayaa wuxuu ka dhacay de egaanka Qodaxey oo ku yaallo duleedka Garbahaareey, waxaana soo weeraray Sha baab, iyadoo ciidamada Dowladda ay iska caabiyeen dagaalkaasi. Saraakiil ka ti rsan ciidamada Dowladda Federaalka, ay aa sheegay dagaalkaasi inuu ka dhashay khasaaro kala duwan oo soo gaaray ciidamada Dowladda iyo kuwa Shabaab.

    Inta la xaqiijiyay afar ruux ayaa ku ge eriyootay dagaalkaasi, halka ay jiraan dha awacyo kale oo ka dhashay dagaalkaasi oo soo kala gaaray dhinacyadii dagaalam ay.Ciidamada Shabaab oo isa soo aba abulay ayaa Salaadii Subax saaka kadib weerarka ku qaaday ciidanka Dowladda ee difaacyada ku leh deegaanka Qodaxey ee duleedka Degmada Garbahaareey.

      Xoogaga Shabaab ayaanan weli ka hadlin Dagaalkaan saaka aroortii ay ku qa adeen duleedka Degmada Garbahaareey.

    Muddo bil ah, ayaa ka soo wareegatay markii Ciidamada Dowladda & Amisom ay Ururka Al Shabaab kala wareegen gacan ku haynta Degmada Baardheere Ee Gobo lka Gedo.

AqoonIsWeydaarsi Ku Saabsan Xiriir ka Somalia Iyo Turkiga Oo Lagu Qab tay Istanbuul

    Aqoon Isweydaarsi aad loo Agaasimay oo ay Wadajir u soo qabanqaabiyeen Uru rrada Codka Somaalida (Somali Voice)  iyo We Are One, oo ay kasoo Qaybgale en Ardayda Soomaliyeed ee Waxkubar ata Dalka Turkiga ayaa ka dhacay M/Ist anbul 22ka Agoosto 2015. Waxaa Aqo onisweydaarsiga lagu cas uumay Aqoonyahannada Soomaaliyeed ee kala ah: Qoraa Saafi Cabdi Maxamed oo wax ka Qorta Arrimaha ijtimaaciga, C/r isaaq Alimaad Aqoonyahan wax ku bart ay Turkiga kuna Takhasusay Siyaasada iyo Xiriirka Caalamiga ah iyo Hashim Duc aale MBE oo wax badan ka shaqeeyey arr imaha bulshada. Iyadoo Aqoon isweydaa rsiga uu xiriirinayay Araday ka tirsan Ar dayda wax ku barata Turkiga, C/risaaq Ca li (Ceynte) oo ka tirsan dhaqdhaaqa Wax aaNahayHal (WeAreONe).

   Saafi Cabdi Maxamed oo aad ugu dhe eraatay Wanaaga ay Walaalaha Turkiga u galeen Ummada Soomaliyeed iyo sida ay illaa shacab ay sadaqooda ugu yaboohe en ummadda Soomaaliyeed. Waxay kaloo ku boorisay aradayda Soomaaliyeed inay beddelaan muqaalka baahay ee laga hay sto Somaliya oo ah dad gaajo dubatay oo dawarsi ku nool. Waxay si qiiro leh u soo bandhigtay in kaalmada Turkiga ay tahay mid hiil iyo hooba ah oo hagar la’aan ah marka la Barbardhigo kaalmada Caal amka kale.  

    C/risaaq Ali mahad ayaa isna ka had lay Xiriirkii Taarikhiga ee ka dhax eeyey Tur kiga iyo Soomaaliya.  Wuxuuna aad u Fa ahfaahiyey ugana Warbixiyey wax tar ka la taaban karo uu Turkiga ka qabtay Soomaalyia, kuwaasoo ay ka mid yihiin; Waxb arashada, Kaabayaasha Dhaqaal aha iyo Dhismaha Wadooyinka.

   Mar uu ka hadlayay Masaalixda Turk iga: Wuxuuna Tibaaxay in Turkigu ku he lay Aq oonsi caalimi ah sida uu Soomaliya mu ddo yar wax uga qabtay Arrintii cakirn ayd ee Addunku maaro u waayey; in Turk iga luqadiisa iyo dhaqankiisa uu gaaro Soomaaliya iyo in wax soo saarka Turkiga loo iibgeeyo Soomaaliya.

   Hashim Ducaale oo isna khudbad ka jee diyay wuxuu ku Ammaanay Turkiga sida ay ugu soo jeediyeen indhaha Caalamka Arrimaha Somalia taasoo ka dambeysay booqashadii taariikhikha ahayd oo Mada xweynaha dalka Turkiga; Rajab Dhayib Erdagan oo markaas ahaa Raíisul Was aaraha Turkiga. Taasoo badashay beentii baahday ee ahayd inaan Soomaliya la tegi karin si toos ahna dadka soomaliyeed loogo gurman karin amaanka awgiis.

3 khabiirba waxay carabka ku dhufteen in Barbarkii Soomiliyeed ka xagal daacday noqotayna mid Bakeyle Qaleen ah oo dha liisha ay Soomaali ahaan saareen una du ceeyeen in Soomalaiya Eebbe ka dhigo mid ka faa’iideysata gurmadka Turkiga intanay naga quusan.  Ma ahayn Aqoonisweydaarsigu mid dhinac kaliya ka soc da oo waxaa qeyb mug leh ka qaatay Ard ayda oo soo jeediyey fikiradahooda oo su’aalo fara badan weydiiyay khubaradii.

   Ugu dabmeyn, Waxaa soo xiray Aqoonisweydaarsiga Inj. Hashim C/llaahi Cabdi oo ah Guddomiyaha Ururka Codka Soom aliyeed (Somali Voice) oo ku hadlayay magaca Qabanqaabiyeyaasha oo u ma hadceliyey kasoo Qaybgalayaasha aqo on isweydaarsiga.



WARARKA CAALAMKA


Labada Kuuriya Oo Maalintii Labaad Wadahadalo Ka Leh Joojinta Xiisadaha Dagaal Ee Ka Dhex Aloosan

            Labada Kuuriya saraakiil ka socpta ayaa wada hadallo deg deg ah oo waqti dheer socday shalay ilaa iyo maanta oo Isn iin ah ka yeelanaya sidii looga baaqsan lahaa dagaal ka qarxa gacanka Kuuriya.Wada hadaladan ugu dambeeyay oo bilowday gelinkii dambe ee Axadii shalay ayaa daba socda, wada hadallo muddo 10 sacadood qaatay oo ay labada dhinac lahaayeen Sabtidii la soo dhaafay.

            Saraakiishu weli wax faalo ah kama aysan bixin wada xaajoodyadan oo ka socda tuulo ku taala xuduuda labada dal.

            Saraakiishu ma aysan sheegin in horumar laga sameyn ayo wada hadaladan iyo in kale iyo waqtiga ay qaadan doonaan midna.Dhinaca kale, warbaahinta dowladda ee Kuur iyada Koonfureed



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip