HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 17-DEC-2020

0
Thursday December 17, 2020 - 10:17:44 in Wararka by
  • Visits: 745
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 17-DEC-2020

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo kulamo ka wada Dhuusamareeb

    R/Wasaaraha XFS Md. Maxamed Xuseen Rooble ayaa Habeen hore guddoomiyay shirka G/Wasiirrada Gal mudug oo lagu qabtay M/Dhuusamareeb. Kulan ka waxaa kaloo ka qeyb galay madax weynaha Galm udug Ax med Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo Wasiirrada Gal mudug R/Wasa araha ku wehliya safarkiisa.

     Shirkan ayaa  diirradda lagu saaray wadashaqeyn ta, iskaashiga dfs&D/G/Galmudug ee arrmaha amni ga  dhaqaalaha iyo horumarinta adegyada bulshada.

      Wasiiru dowlaha Xafiiska R/Wasaaraha Md. Cab dixakiin Xasan Ashkir ayaa bixiyay faahfaahin dheeri ah oo ku saabsan socdaalka RW ee Galmudug, wax aana uu sheegay in la dardaard gelinayo wada-shaq eynta Dowladda & Galmudug.

‘Kulanka Doha’ oo sare usii qaadaya tuhunadii laga qabay Kheyre iyo Guuleed

    Warbaahinta Mustaqbal ee Muqdisho, oo soo xig aneysa ilo-wareedyo, ayaa sheegtay in R/ wasaarahii hore Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo madaxweyn ahii hore Galmudug Cabdikariim Xuseen Guuleed oo ka mid ah midowga musharaxiinta madaxtinimo ee Soomaaliya ay ku kulmeen magaalada Doha.

     Mustaqbal Media ayaa sheegtay inay daalacatay faahfaahinta safar ka R/ wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Khayre, ayna ka ogaatay inuu ku jiray safar Doha ah,

     Sida warbixinta lagu sheegay, Kheyre ayaa safar qarsoodi ah ku tagay Ruushka, wuxuuna uga sii gud bay dalka Qatar oo ay kulamo qarsoodi ah ku wada qaateen Cabdikariim Xuseen Guuleed, waxaana kul anka ku wehliyay sida la sheegaay saraakiil sare oo ka tirsan sirdoonka Soomaaliya.

     Guuleed oo si la mid ah Kheyre, xubin ka ah mido wga musharxiinta ayaa isna safar aan la shaacin wa xa uu ku tagay Nairobi, ka dibna waxa uu uga gudbay Doha si uu ugu biiro kulamada xasaasiga ah ee ka furmay.

     Haddii ay sax yihiin warbixinada Mustaqbal, oo ah warbaahin xogteeda lagu kalsoon yahay, waxay arr intan sare usii qaadeysa tuhun xooggan oo horey loo qabay oo ku saabsan in 2daan musharax aysan ka fogeyn madaxweyne Farmaajo iyo D/Qatar iyo Fahad Yaasiin.

     Kheyre iyo Guuleed ayaa marar badan warbixino laga faafiyey lagu sheegay inay kala yihiin qorshayaa sha B, C ee Qatar iyo Fahad, haddii laga adkaado Fa rmaajo ama doorashada uu ku haro wareegga 1aad.

 Arrintan ayaa xitaa keentay in Guuleed uu bixiyo wa reysi aan lagama maarmaan aheyn oo ku saabsan xir iirka kala dhaxeeya Fahad Yaasiin, wuxuuna sheeg ay in Fahad "ay yihiin saaxiibo” balse ay siyaasadda ku kala aragti duwan yihiin.

    Kheyre marnaba ma beenin xanta laga qabo, wax aana tuhunka laga qabo sii xoojiyey in marar badan oo uu helay fursado uu hadallo ku jeediyey uu marna ba toos u dhalleeceyn madaxweyne Farmaajo si la mid ah musharaxiinta kale.

    Caasimada Online oo la xiriirtay labada xafiis ee la bada musharax, uma suurta-gelin inay jawaab ka hesho. Xigasho:Caasimadda.net

Midowga musharraxiinta oo digniin culus ka soo saaray hub loo soo wada DF Somalia

     Warsaxaafadeed ka soo baxay xubnaha midowga musharraxiinta xilka madaxweynaha ee 2021-ka ayaa waxa lagu sheegay inay walaac xoogan ka qabaan hub ay sheegeen in 16 illaa 18 -ka bishan loo soo wado Soomaalya.  Qoraalkan ayaa waxaa sidoo kale lagu sheegay in hubkaas oo ay la socoto saanad milatari ay qorshey neyso inay Muqdisho keento dowladda Turkiga.     Musharraxiinta mucaaradka ay aa sheegay in ay si gaar ah uga walaacsan yihiin xil liga lagu soo aad iyey hubkan, maadaama Soomaaliya ay galeyso doo rashooyin.

      "Golohu wuxuu ka walaacsanyahay xaddigan hub iyo rasaas ah ee dalka ku soo qulqulaya waqtigan xa saasiga ah ee Doorashada,” ayaa lagu yiri warsa xaafadeedka.

      Sidoo kale golaha ayaa intaasi sii raaciyey "Sidaa darteed shaki kuma jiro in isla ciidamadan Haramcad iyo hubka ka imaanaya Turkiga loo adeegsan doono afduubka doorashooyinka soo socda,”

      Ugu dambeyn musharraxiinta mucaaradka ayaa ka dalbaday dowladda Turkiga inay dib u dhigto keeni sta hubkaan, illaa inta laga gudbayo marxalada kala guurka & doorashada.

Halkan hoose ka aqriso:-

      Madasha Midowga Murashixiinta Madaxweynaha wuxuu si aad ah uga walaacsan yahay hub iyo saa nad milateri oo dowladda Turkiga qorsheyneyso in ay u soo gaarsiiso qeybta Haramcad ee Ciidanka Boolis ka Soomaaliyeed waqtigan xasaasiga ah, Goluhu wuxuu ogaaday in diyaarad Milatari oo laga leeyahay dalka Turkiga oo la yiraahdo TUAF767 lagu wado in ay magaalada Muqdisho keento 1,000 G3 Machine Guns iyo 150,000 oo xabadood inta u dhexeysa 16 ilaa 18 December 2020.

         Golohu wuxuu garwaaqsanyahay ahmiyada tab abarka iyo kor u qaadista ay u leeyihiin laamaha ama anka ee Soomaaliya, hadana golohu wuxuu ka wal aacsanyahay xaddigan hub iyo rasaas ah ee dalka ku soo qulqulaya waqtigan xasaasiga ah ee Dorashada.

      Madaxweyne Farmaajo wuxuu horey ugu adeeg saday ciidamada Haramcad xoog ku muquunin iyo ku shubasho doorashooyinka gobolada, sidaa darteedna shaki kuma jiro in isla ciidamadan Haramcad iyo hub ka ka imaanaya Turkiga loo adeegsan doono afduub ka doorashooyinka soo socda.

    Sababtaas awgeed, Goluhu wuxuu ka codsanayaa dowladda Turkiga inay dib u dhigto waqtiga keenista hubka aan soo sheegnay illaa laga gaarayo doorasha da 2020/21. Waxaan ku rajo weynahay in aad naga aqbali doontid codsigan tixgelin na doontid.

Safaaradda Soomaaliya ee M/ Nayrobi oo Shaqooyinkii joojisay

      Wararka laga helayo M/Narobi ee Caasimadda dalka Kenya ayaa waxaa ay sheegayaan in Safaar adda Soo maaliya ay ku leedahay halkaas ay joojisay dhamaan Sha qooyinkii ay qaban jirtay.

     Tallaabadaan ayaa waxaa la gu sheegay inay tahay mid ay isu diya arineyso in albaabada loo laa bo maadaama Dowladda Soom aalia ay xiriirka u jartay Kenya, isla markaana uu xoogeystay khilafka u dhax eeya labada dowladood.

     Qoraal Ogeeysiis ah oo Shalay kasoo baxay Safa aradda Soomaaliya ee M/Narobi ayaa waxaa lagu sheegay in, iyada oo la fulinayo go’aanka dowladda la hakiyay dhammaan adeegyadii safaaraddu bixinay say. " Qof kasta oo baasaboor dalbaday ama sugay ay waxaan ogaysiinaynaa inuu soo doonto ugu damb eyn maalinta Khamiista ah, howlaha safaaradda & adeegyadii ay qaban jirtay waa la hakiyay ayaa lagu yiri” Qoraalka Safaaradda.  Dalka Kenya ayaa waxaa ku nool Soomaali fara badan oo ku xirnaa adeegga ay bixiso safaaradda sida Baasaboorka iyo dokumentiga dal ku noqoshada waxayna arrintan saameyn ku yeelan doontaa isu socodka dadka Soomaalida ee Nairobi.

D/Soomaaliya ayaa dhawaan u yeertay safiirkii ka joo gay Kenya sidoo kale dalka ka saartay Safiirkii Ken ya, waxaana habeen ka hor sidoo kale ay D/Soom aaliya ay xiriirka diblumaasiyadeed u jartay D/ Kenya.

Sheekh Shariif "Waxaan ka digaynaa sii-socosha da falalka lagu handadayo cid kasta oo aan ku aragti aheyn madaxda dalka…”

        Madaxweyanihii hore ee JFS Sh.Shariif Sh.Ax med ahna Gudoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran ayaa Bartiisa Facebook ku soo daabacay  Qoraal uu uga hadlayo Banaanbaxyadii Dorraad ka dhacay Muqdisho.

      Sida ku cad Dastuurka KMG ee JFS, gaar ahaan qodobbada 13aad – 20aad ee Xorriyaad ka Ra’yiga, Cabashada, Bannaanbaxya da iyo Nabadgelyada Qofnimo, waxaa muwaadiniinta loo dammaanad-qaaday in ay dareenkooda si nabdoon u soo ban dhigi karaan, iyagoo helaya ilaalin xorriyadooda iyo amnigoodaba ku saabsan.

      Sidaa darteed, waxaan ka xunnahay oo aan si ad ag u cambaareyneynaa falkii ciidanka amnigu rasaas ta ugu isticmaaleen shacab dhigayay bannaanbax na badeed oo ay ku muujinayeen dareenkooda.

     Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa an mar kale uga digaynaa tallaabooyinka aan laga fiir san ee ay qaadayaan, taasoo xadgudub ku ah shuru ucda dalka iyo xeerarka caalamiga.

     Marna qiil loo ma heli karo, la mana aqbali karo in xabbad lagala hortago muwaaddiniintii ay ahayd in amnigooda la sugo.

       Waxaan saraakiisha laamaha amniga ugu baaqe ynaa inay mas’uuliyad iska saaraan ilaalinta shacab ka ay u dhaarteen difaacooda, oo aanay ku kadsoom in rabitaanka shaqsiyaad dana gaara leh, waana inay [saraakiisha iyo ciidamadu] maanka ku hayaan waxa loo tababbaray oo juhdi loo galiyay inay tahay ilaal inta iyo difaacista shacabiga Soomaaliyeed oo can shuurta laga qaado lagu bixiyo mushaaraadkooda.

      Shacbiga Soomaaliyeed waxaan kaga tacsiye ynaynaa dhibaatadii ka soo gaartay ishortaaggii dowladdu ku sameeysey bannaanbaxoodii nabad eed.

       Waxaan xusuusinaynaa madaxda waqtigu kasii dhammaanayo inay mas’uuliyad muujiyaan oo ay u turaan shacbiga, annagoo ku baaqayna in si shuruud la’aan ah loo sii daayo dhammaan muwaadiniinta loo xirxirey kaliya inay ka ra’yi duwan yihiin.

       Ugu dambeyn, waxaan ka digaynaa sii-socosha da falalka lagu handadayo cid kasta oo aan ku aragti aheyn madaxda dalka.Xigasho:geesguud.com

Maxay ka wada hadleen Madaxweynaha Hir-Shabeelle & Madaxa Hay’adda USAID?

    Madaxweynaha D/G/Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Shalay kulan aalada fogaan aragga ee zoomka kula qaatay Agaasimaha guud ee Hay’adda USAID ee Soomaaliya Mr Patrick Dicksin.

         Kulankaan oo ahaa mid muhi im ah waxaa looga hadlay.

Arrimaha Amniga,Isku furida wad ooyinka ee u dhaxeeya deg mooyin ka Taba barida & qalabeynta ciidanka booliska, Tababa rida ciidanka daraawiishta. Dhismaha & tayeeyn ta hay’adaha Cadaala da.

    Fulinta Mashaariic horumarine ed Dhismaha wad ooyinka, Dhi smaha garooma da diyaarad aha Horu marinta deegaanada xeebaha.Fatahaada.

Dib u habeynta biyo xireenada Qodista kanaalada Ca ro tuurka Wabiga Gargaar ka Taakuleynta Barakacay aasha Gaarsiinta IDP-yada adeegyada caafimaadka iyo waxbarashada.

      Dhinaca kale  kulankaa ayaa looga hadlay  Garga

arka Arimaha Bulshada iyo ka hortagga fa tahaadaha

 iyadoo Kulanka uu ku soo dhamaday si  is afgaradah


Gudoomiyaha Jaaliyada Zwoola Cabdu lqadir Cali Nuune abaal marin gudoonsiiyey Zamzam

     Zamzam Mohamed waa gabar 5 jir ah oo  degan magaalada Raalte, waxaaa Ay dadaal ka muujisay oo aan horay loo Arkin dhanka waxbarashada Gaba dhaas yar.

      Waxaa ay waxbarashada ka gashay kaalinta 1aad Waana Markii ugu horeys  ay gabar aad uyar oo da’daasi jirta Ay ka soo muuqato waxbara shada hadana Gabadhaas oo waxbashada si aad uga soo wa da muuqatay dhamaan ardaydii ay galaaska kula jir tay lana dhiganaysay.

    Gabadhaas ayaa waxay macalimiinta ku tilmaame en in aad iyo aad ay maskaxdeeda u sarayso wax aana abaalmarintaas marka la gudoon siinay goob joog ka ahaa Aabaheed oo ka mid Gudiga odayasha Jaaliyada Mahamed Ibrahim Jumbur. Iyo gudomiyaha jaliyada soomaliyed dr cabdulqadir cali nuune Jaaliyada Somalida Zwolle iyi Nawaaxigeeda ayaa si gaar ah uga hadlay ahmiyada ay u lee dahay guu shan iyo dadaalka ay gabartan yar ka gaartay waxbw rashada tusaale u tahay dhamaan dhalinyarada Somaliyeed ee ku nool wadanka Netherland.

    Wuxuuna ku amaanay waalidiinteeda sida wanaa gsan oo ay u tarbiyeyeen. Gudoomiye Abdikadir Ali Nuune oo la sii dardawrmey waalinta Zamzam kuna yiri inay sii laba jibaaraan u dadaalida unadka illa ahna haybad waxbarasho u Siyaad.

    Waxaa kaloo aad ugu hadlay macaliminta samas am gacanta ku Hayen uma shegeyn Sam sam in ay tahay shaqsi misan Culus ku leh ardayda wax la bar ata waxaa koolo samsam lugu amanay Heleda had alka xukmada leh. Iyo su aal kaweydiinta casharada markaasi ay baraneysa waana markii. Ugu hireysay gabar aad uda yar kalinta wanagsan ka fadhisatay waxbarashadeyda sananadka

Gabar Soomaliyeed oo ka mid noqotay dadka qaa tay tallaalka tijaabada ah ee Covid 19

    Iyadoo uu soconayo tijaabada tallaalka cusub ee cudurka Coved 19, waxaa ay Sahra Kaahiye noqotay qofkii ugu horreeyay ee Soomaali iyo qofkii ugu hore eyay ee ka soo jeeda gobolka Alberta ee tallaalkan qaata.

     Sahra Kaahiye, oo ka mid ah shaqaalaha isbitaal ku yaala Magaalada Alberta ayaa sheegtay inaysan wax dhibaato ah ku arag tallaalkan oo sida ay sheeg tay waxba ka duwaneyn tallaallada kale ee lagaga hortago cudurada qaar.

     Dad badan ayaa iyagu cabsi ka qaba tallaalkan, hase ahaatee waxaa ay Sahra sheegtay in wax dhiba ato gaar ah ama culeys ah aysan kala kulmin iyada oo intaa ku dartay cirbadu tahay mid caadiyan aan waxba ka duwaneyn cirbadaha kale ee leysku mudo.

Cudurka Coronavirus ayaa saameyn ku le dunida oo idil waxaana jira rajo badan oo laga qabo tallaalkan ti jaabada ku jira uu noqdo mid wax badan ka tari do ona daweynta  faafitaanka cudurka.

Madaxweynaha Puntland oo Shir muhiim ah ka furay M/Garoowe

      Madaxweynaha D/G/Puntland Md. C/hi Deni, ayaa guddoomiyay Shirka dib-u-habeynta iyo kor u qaadista dakhliga Xukuumadda Puntland.

    Kulanka oo uu Madaxweynaha ku weheliyay Madaxweyne Ku-xigeenka Maamulkaas Axmed Cilmi Cismaan Karaash, waxaa  Guddi ga dib-u-habeynta dakhliga hoo se ay ku soo bandhigeen warb ixin ay kasoo ururiyeen Wasaara daha iyo Hay’addaha kala duwan ee Maamulka taasi oo lagu soo bandhigay dakhli hosaadyada qaadaan.

  Dib-u-habeynta iyo kobcinta dakhliga D/Puntlnad waxay sahlaysa hirgelinta Khasnada mideysan, hor umarinta maamul wanaaga, inaan dakhligu uusan me el dhexe kulumin iyo in shacabka culayska laga illaaliyo ayaa lagu yiri” Qoraal kasoo baxay Madaxt ooyada Puntland.

     Madaxweynaha ayaa bogaadiyey shaqada ay qa bteen Guddiga dib-u-habeynta dakhliga, wuxuuna la wadaagay golaha in qorshahan qeyb ka yahay taye ynta iyo horumarinta guud ahaan hufnaanta maaliyad da. Isagoo faray dhammaan Hay’addaha in wadajir lo oga shaqeeyo kor-u-qaadista dakhliga iyo hirgelinta Khasnada mideysan.

      Shirka waxaa ka qeybgalay Wasiirada, Agaasim eyaasha guud, Xisaabiyaha guud, Garyaqaanka gu ud,Hanti-dhowrka guud, Madaxda Bangiga , Guddoo miyeyaasha qaar ka mid ah degmooyinka, lataliyey aal Madaxweyne iyo Saraakiil Madaxtooyo.

Maxkamada Ciidamada oo dil ku xukun tay labo ruux oo dil geystey

     Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soom aaliya ayaa Shalay  waxaa ay xukun ku riday rag ka tirsan Ururka Al-Shabaab, kuwaas oo Maxkamaddu sheegtay in lagu helay dilalka Saraakiil ka tirsan CDS

      Raggaan oo 2 ah ayaa waxaa lagu kala Magacaa baa Cumar Aadan Maxamed & cabdulle Axmed Muu dey ayaa Xeer ilaalinta Maxkamadda ku eedeeysay in 13-kii Bishii November ee sanadkii 2019 ay si wad ajir ah u dileen Cali Cabdulle Maxamed oo ka tirsa naa Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed.

    Sidoo kale raggaan ayaa Xeer ilaalinta Maxkamad da waxaa ay ku eedeysay dilka Cabdullaahi Axmed Hilowle oo ka tirsanaa Ciidamada ilaalada degaanka, hayeeshee ugu dambeyn laamaha Amniga ay gacan ta ku dhigeen.

     Guddoomiyaha maxkamadda CQS  ee Soomaal iya Xasan Cali Shuute oo xukunka ku dhawaaqay ayaa sheegay in, kadib markii ay qirteen dilalka ay ge ysteen iyo markhaatiyaal ku cadeeyay lagu xukumay dil toogasho ah, isla markaana ay u furan tahay inay racfaan qaatan.

     Maxkamadda CQS ee Soomaa liya ayaa dhowr jeer oo hore waxa a ay xukuno isugu jira dil iyo Xabsi ku riday rag ka tirsan Al-Shabaab iyo Ciidamo ka tir san kuwa dowladda, kuwaas oo lagu eedeeyay dilal iyo dambiyo kale.

DF oo shaacisay hal arrin oo KENYA ka hor-taagan inay aqoonsato Somaliland

     Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalam iga ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq Maxam uud ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyey sababta ay dowladda Soomaaliya xiriirka ugu jartay dowladda Kenya.

     Wasiir Ka, oo la hadlay VOA, ayaa sheegay in xad gudubyo badan oo Kenya ay kula kacday madax-ba naanida Soomaaliya, kadib ay uga dacwoodeen urur goboleedka IGAD, isagoo sheegay in Kenya ay u mu ujisay in aysan diyaar u aheyn wada xaajood ay la ga sho Soomaaliya.

    "Markii aan u yeeranay danjireheenii Nayrobi, ka dib waxaan qaadnay tallaabooyin diblomaasiyadeed, kuwaas oo ay ka mid tahay inaan la xariirnay IGAD iyo AU, balse Kenya ma aysan qaadan haba yaraat ee inay Soomaaliya cabashadeeda kala furto wada-xaajood,” ayuu yiri WasiirkaDFS.

    Isagoo sii hadlayey ayuu yiri, "Kenya waa deriskee na waana jecelnahay inaan lahaano xiriir ku saleysan is ixtiraam iyo wax wada qabsi, balse Kenya arrintaas kama suurabin.”

    Wasiirka oo la hadlay VOA ayaa wax laga weydiiy ey waxa ay Soomaaliya uga cabaneyso Kenya, waxu una sheegay inay hayaan xadgudubyo badan oo ay ku kacday Kenya, kuwaas oo taariikheysan una qor an dowladda Soomaaliya.

     "Arrimahaas waa arrimaha aan rabno markii miis lasoo wada fariisto, inaan soo hor dhigno Kenya,” ayuu yiri wasiir Maxamed Cabdirisaaq. Waxa uu shee gay in DFS ay si adag uga soo hor jeedo in ma daxweynaha Somaliland Muuse Biixi lagu casuumo Nairobi, isla markaana wax yaabaha ay Soomaaliya ka gadooday ay tallaabadaasi ka mid tahay.

     "Arrinkaas waa arrin aan ka soo hor jeedno faro-gelinta aan ka hadlayno ayey qeyb ka tahay, Kenya hadii Shalay sharciga iyo axdiga wadamada Afrika ay baal-mari karto weyba aqoonsan laheyd Somalil and, laakiin waa ay ku dhawaatay oo buun-buuninta la siiyey soo dhaweynta Muuse Biixi, waxay tilmaan u tahay, sida dalkeenna weerarka loogu yahay, berrina wax diidaya ma leh in gobol kale oo Soomaaliyeed ay Kenya sidaas u maamuusto,” ayuu yiri wasiirka arrim aha dibadda Soomaaliya.

Dowladda oo Walanweyn ka bilaawday kulamo lagu xalinaayo Colaad Beeleed yada

     Maalmihii la soo dhaafay waxaa degmada Walan weyn ee gobolka Sh/Hoose ka jiray dagaal Beeleed yo u dhaxeeyay 2 maleeshiyo beeleed oo halkaasi wada dega,waxaana dagaaladii ka dhacay ka dhash ay qsaaro dhimasho & dhaawaca

    DFS  ayaa wufuud kala duwan u dirtay D/Walan wyen si xal looga gaaro Colaad Beeleedyo, waxaana halkaasi Habeen hore ku hoyday Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga dalka Jeneraal Maxamed Tahliil Biixi iyo sara akiil la socotay.

     Saraakiisha uu taliyaha hogga aminayo ayaa degmada walanwe yn ee G/Sh/Hoose ka bilaabay how lo nabadeed, iyaga oo la kulmay odoyaasha dhaqanka beelaha dirir to dhax martay ee wada dega degmada walanweyn, ayagoo ka wada hadlay sidii nabad iyo xasilooni waarta loogu heli lahaa dadka iyo deegaanka.

     D/Walanweyn ee G/Sh/Hoose ayaa waxaa dhowr jeer ka dhacay dagaal beeleedyo sababay qasaaro dhimasho iyo dhaawac ah iyo barakaca boqolaal qoys oo ay dagaalada saameeyeen.

Maxaa kajira in dowladda Soomaaliya ay Ciidamo horleh geysay xadka Kenya?

     Tan iyo maalintii Talaadada ee Dorraad waxay warb aahinta Kenya qaarkeed shaacinayeen in ciidamada Milatariga Soomaaliya lasoo dhoobay xadka u dhow M/Mandheera, xilli xiisad diblomaasiyadeed oo heer kii ugu sareeyay gaadhay ay u dhaxeyso 2 waddan.

    BBC-da ayaa u kuur gashay xaqiiqada ku saabsan wararkaas oo aysan ilaa hadda ka hadlin saraakiisha taliska CXDS. Guddoomiyaha D/Beledxaawo, Cabdir ashiid Cabdi Xasan "Caroog”, ayaa wareysi uu siiyay laanta afsoomaaliga ee BBC-da ku sheegay in xaala dda ay xasiloon tahay.

     Beledxaawo – oo dadka qaarkiis ay u yaqaannaan Buuloxaawo – waa Magaalada Soomaaliya dhinaca ku heysa Mandheera oo ka tirsan Kenya. "Gobolku wuu daggan yah ay, wuu xasilloon yahay, wax dhaq dhaqaaq ah oo ka jira ma laha, dad ku way nabad qabaan, wax aan kul eyl iyo abaaro ahayn oo hadda laga cabanayana ma jiraan. M/Beledxaawo amni ahaan way daggan tahay, ganacsigu wuu kala socdaa, wax xiisad ah oo la dare emayana ma jirto gabi ahaanba,” ayuu yidhi guddo omiyaha.

    Mar aan wax ka weydiinnay waxa ka jira wararka sheegaya in ciidamada milatariga Soomaaliya ay ku soo qulqulayaan Beledxaawo oo xad la wadaagta Ke nya ayuu sheegay in ciidankaas aysan ahayn kuwo cusub.  "Ciidamada horay ayey u joogeen, waxayna wate en waajibaad qaran oo laga sugayo, laakiin wax ha dda cusub iyo dhaqdhaqaaq milatari ma jiro. Ciidam ada hadda halkan jooga aad bay ugu filan yihiin khatar kasta oo dibadda uga timaada.”


Waddooyinka Muqdisho oo mar kale saaka xiran, Ciidamo la soo dhoobay iyo bannaan bax laga…

     Waxaa saaka mar kale xiran qaar ka mid ah wad dooyinka Muqdisho, iyadoo la soo dhigay ciidamada booliska sida gaarka ah u tababaran ee loo yaqaan Haramcad, kuwaasoo saaka lagu arkay waddooyinka halbowlaha u ah isu socodka magaalada.Ciidamada ayaa gaadiidka u diiday inay isticmaalaan, sidoo kale waxaa ciidamada ku sugan yihiin Isgoysyada waddo oyinka.

     Dadweynaha ayaa la arkayay iyagoo waddooyin ka lugeynaya, halka meelaha qaar loo diidayo inay maraan.Wadada Maka Al-Mukarama oo ah waddo halbowle u ah isku xirka degmooyinka G/Banaadir ayaa ka mid ah meelaha xiran. Sidoo kale waxaa xir an wadada ka timaada Isgoyska Jubba illaa Xamar weyne, waxaa kaloo xiran wadada isku xirta degmo oyinka Xamar Jajab iyo Waaber ee labada Buundo.

  Xirnaanshaha waddooyinkan ayaa ka dambeeyay, kaddib markii ay soo baxday warar sheegaya in bann aan bax ay qorsheynayaan mucaaradka, sidoo kale waxaa jiray qaban qaabada bannaan bax lagu taagee rayay dowladda, inkastoo markii dambe la hakiyay.

    15-kii bishan ayay aheyd markii bannaan bax saba bay shaqaaqo uu ka dhacay qaar ka mid ah degmoo yinka waqooyi, waxaana bannaan baxaas ka dhash ay is rasaaseyn sababtay dhaawaca illaa afar qof.Is mari waaga siyaasadeed ee ka taagan doorashada ayaa saameyn ku yeeshay shacabka Muqdisho, wax aana laga cabsi qabaa inuu sababo qalalaase amni.

Xukuumadda Soomaaliya oo Dhismaha Garoonka Caabudwaaq uga qeyb qaadanaysa $200,000 <



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip