HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 13-DEC-2020

0
Sunday December 13, 2020 - 09:46:15 in Wararka by
  • Visits: 370
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 13-DEC-2020

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Guddoomiyaha Mursal oo ku celiyay in baar lamaanka uu sii shaqeynayo inta laga dooranayo baarlamaan cusub

     GGShMd.Maxamed Mursal Sh.Cabdiraxma an ayaa mar kale ku celiyay B/F/Soomaaliya uu sii shaqeynayo inta laga helayo Baarlamaan be dela midka uu hadda hogaamiyo, isla markaana la dhaarinayo Baarlamaan ka 11-aad.

      Guddoomiye Mursal ayaa hadalk aan ka sheegay kulanka u socda Xildhibaanada Golaha, isla markaa na ay kasoo qeyb gleen in ka badan 140 Xildhibaan, kuwaasi oo go orsii horeysay lagu wargeliyay kula nkaas.

   G/Shacabka ayaa bilihii lasoo dhaafay aan ye elan kulan, xili G/G/Sh.Md.Mursal uu sheegay in la dardar-gelinayo kulamada Golaha ay yeela nayaan.

     Muddo xileedka Xildhibaanada BF/Soomaali ya ayaa waxaa ka harsan maalmo kooban, wax aana horyaal Ajendayaal dhowr ah oo laga doo nayo inay meel-mariyaan ah iyo Miisaaniyadda sannadka 2021-ka.

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Magaca abay Wasiiro Cusub

     Madaxweynaha D/G/K/Galbeed Md. Cabdic asiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa xilka qaadis ku sameyey Qaar kamid ah Golaha Was iirada isagoona kuwo kale Cusub uu Magacaab ay.

   Madaxweynaha ayaa xilka ka qaa day Wasiirada dhalinyarada iyo ciya araha, Dekeddaha iyo dastuurka K/ Galbeed.

     Wasiirka W/dhalinyarada iyo ciyaaraha ayaa loo MagacaabayMd.Ibraahim Cali Aadan Najax.

Md.Cali Maxamed Cali Wasiirka Dekeddaha iyo gaadiidka badda K/Galbeed ayaa loo Magacaab ay halka Md.Cumar Axmed Aadan loo Magacaa bay W/W/dastuurka Koonfur Galbeed.

Dowladda iyo maamul goboleedyada oo heshiis ka gaaray ka hortagga kalluumeysi ga sharci darrada ah

      Waxaa M/Muqdisho kusoo idlaaday shirka Wada-tashiga Dakhli-wadaagga Kalluumeysiga dalka iyo dib-u-eegista sharciga Kalluumeysiga Soomaaliya oo socday laba maalin.

    Shirkan oo ay ka soo qey b-galeen dowlad-gobolleed yada dalka iyo Maamulka Gobolka Banaadir ayaa wax aa ka mid ah qodobada lagu heshiiyay in loo guntado ilaalinta noolaha iyo deegaanka badda.

Waxaa sidoo kale looga hadlay ka hortagga kal luumeysiga sharci darrada ah ee xeebaha dalke ena iyo mideynta siyaasadaha Kalluumeysiga dalka.

     Waxaa xusid mudan in Shirkaan kan xiga ay martigelin doonto M/Dhuusamareeb ee Caasim ada D/Goboleedka Galmudug.

Mareykanka oo baahiyey muuqaal laga soo duubay duqeyntii JILIB

    Taliska ciidamada Mareykanka ee qaaradda Afrika ee magaciisa loo soo gaabiyo AFRICOM ayaa baahiyey muuqaal laga duubay duqeyn ay 10-kii bishaan diyaaradahooda ka fuliyeen deg mada Jilib ee gobolka Jubbada Dhexe.      Duq eynta oo dhacday kowdii duhurnimo ee maalintii Khamiista aheyd ayaa waxaa AFRICOM  ay sheegtay in lagu bartilmaameedsaday goob ay ku sugnaayeen Al-Shabaab oo ku taa lla meel u dhow degmada Jilib oo dhacda koon furta Soo maaliya.   AFRICOM ayaa sheegtay in we erarkaasi dhanka cirka ah lagu dilay ugu yaraan 8 xubnood oo ka tirsanaa Al-Shabaa, laguna dhaawacay labo kale. Xubnaha la dilay iyo ku wa la dhaawacay ayaa Al-Shabaab u qaabilsan aa qeybta qaraxyada, sida ay sheegtay AFRI COM.

    Sidoo kale muuqaalka la baahiyey ayaa wa xaa ka muuqday olol meel dheer ah oo ka baxa ya goobta la bartilmaameed saday oo sidoo kale bur buur uu gaaray.

      Warsaxaafadeedka ka soo baxay AFRICOM waxaa sidoo kale lagu sheegay in duqeyntan ay ku timid iskaashi dhex-maray ciidamada Sooma aliya iyo kuwa Mareykanka.

      Muddooyinkii la soo dhaafay Mareykanka ay aa xoojiyey howl-gallada ka dhanka ah Al-Sha baab ee uu ka fuliyo gobollada Jubbooyinka ee koonfurta Soomaaliya.

Midowga Yurub Oo Balan Qaad Cusub U Sameeyay Dowladda Somalia

     Ku-simaha Agaasimaha guud W/Amniga gud aha ee XFS Md.Maxamed Cali Xuseen, ayaa xa fiiskiisa kulan kula qaatay mas’uuliyiin ka soco tay Midowga Yurub oo uu hogg aaminayay La-ta liyaha sare ee ilaalada xeebaha.

     Kulanka ayaa ujeedkiisu ahaa in lagu lafa guro qorshihii wax qabad ee 2020-ka wixii ka hir galay, caqabadaha jira sidii looga gudbi lahaa, iyadoo kulanka diiradda lagu saar ay qorshaha 2021-ka iyo sidii la iskaga kaashan lahaa fulint ooda.

     Saraakiisha ka soctay Xafiiska M/Yurub ayaa ugu dambeentii ka mahadceliyay soo dhaween ta ay Wasaaraddu u sameeysay, iyagoo balan qaaday inay sii adkeen doonaan wadashaqayn ta W/Amniga sidoo kale ay sii joogteyn doona ta babaridda, qalabeynta iyo dhismaha ciidamada ilaalada xeebaha si looga hor tago falalka dan biga ee ka dhaca badaha.     Kulanka ka dib Agaasimaha amniga xeeba ha  W/amniga Cali Cosoble Cali oo la hadlay Warbaahinta dowladda ayaa sheegay in waxya abaha ugu muhiimsan ee wafdiga ka socday M/ Yurub kala hadleen ay ugu horreyso xoojinta iskaashiga ka dhexeysa W/Amniga &M/Yurub.

Dowladda Oo Isbedel Ku Sameeysay Taliska Booliska Galmudug

     Taliyaha Ciidanka Booliska DFS Gen. Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa isbedel ku samey ay Taliska guud ee Ciidanka Booliska dowlad G/Galmudug iyo Taliska Booliska degmooyinka qaar ee maamulkaas.

     Wareegto kasoo baxday Xafiiska Taliye Xijaar ayaa waxaa marka hore Taliyaha C/B/Galmudug  loogu magi caabay inuu noqdo G /Sare Khaliif C/lle Maalin,halka Taliyaha G/Galg aduud loo magacaabay Sharmaake Cabdulle Warsame.

     Taliye Xijaar ayaa Maxamed Mire Maxamed u magacaabay Taliyaha guud ee CBS ee  M/Dh uusamareeb ee Xarunta Galmudug, isagoo xilka qaadis ku sameeyay Taliyihii hore, iyadoo Tali yaha Booliska Gaalkacyo laga dhigay Cali Xirsi Sahal.Taliyaha CBS  ayaa Faarax Xuseen Xa san u magacaabay Taliyaha Booliska M/Caa budwaaq ee G/Galgaduud, waxaana Taliye ku-xigeen loo ga dhigay Bilaal Xasan Cali.

     Ugu dambeyn Taliye Xijaar ayaa waxaa uu Saraakiisha la magacaabay faray inay si deg deg ah xilalkooda ula wareega an, isla markaa na ay si toos ah u gutaan waajibaadkooda sha qo ee loo idmaday.

Maxkamada Sare ee Puntland oo dhagaysat ay dacwad loo haysto xildhibaano xasaan ada laga qaaday

   Maxkamadda Sare ee Puntland ayaa Shalay markii 2aad dhageysatay dacwada loo heytso 8 xildhibaan oo dhawaan Baarlamaanka Puntland ka qaaday xasaanadda.

  Qaryqaan guud ee Puntland Maxamed Yuusuf Maxamuud ay aa 8 mudane ku eedeyay burb urin hanti iyo dastuur jabin, alse qareenada u doodayay xildhibaanada ayaa sha rci darro ku tilmaamay ee deynta garyaaqaanka, waxayna sheegeen in kiis ku bilowday fal dambiyeed ciqaab ah aan loo rogi karin idaari.

     Xildhibaanada xasaanadda laga qaaday ay aa ku dooday in dacwadoodu uusan qaadi karin guddoomiyaha maxkamadda sare, maadaama ay wadeen qorshe ka dhanka maxkamadda sa re iyo in ay qaraabo yihiin guddoomiye xigeen 1aad ee baarlamaanka oo ay is hayeen.

    Maxkamadda ayaa Shalay soo gabagab aysay dhaqeysiga kiiskan, iyadoo qareenada u doodaya 8-da xildhibaan ay ku gacansayreen.

     Maxkamadda waxaa Shalay horyimid afar Mudane oo kala ah Cabdicasiis Siciid Gacamey, Saleebaan Faarax Ciise, Maxamuud Axmed Caalim iyo Cabdiqani Abshir Jaaamc.

Maxkamadda sare ee Puntland ayaa maalmaha soo socda ku dhawaaqi doonta xukunka kiiska loo haysto 8 mudane ee xasanada laga qadaay.

Ciidamo Galbinayay Gaadiid U Rarnaa Gana csato Oo Weerar Lagu Qaaday

    Dagaal u dhexeeyay Ciidanka DFS iyo daga alamayaasha Al-shabaab ayaa saacadihii lasoo dhaafay waxaa uu ka dhacay deegaano ka tirs an G/Bakool, waxaana kasoo baxaya faah faah ino.

    Dagaalkan ayaa bilowday kadib markii Al-sha baab ay weerar ku qaadeen kolonyo ay la socd een CDS oo galbinayay gaadiid ay u rarnaa Ga nacsatada degmada Xudur, xili ay ku socdaa layeen inta u dhexeeysa Quracjoome iyo Xudur.

Dagaalkaas oo socday muddo ayaa waxaa la sheegay inuu ka dhashay khasaaro kala duwan oo labada dhinac, in kastoo aan si dhab ah loo cadeyn khasaaraha, maadaama halka lagu dagaalamay ay aheyd waddo howd ah oo socodka ku yar yahay.

      CDS ayaa sugan halka uu dagaalku ka dhac ay, isla markaana ay wadaan dadaalo gaadiidka u raran Ganacsat ada degmada Xudur ee G/Bakool ku marsiinayaan wadada, xili dhawa an Bakool lagu gubay gaadiid waday Shixnado Ganacsi.

 Al-shabaab ayaa dhowr mar sidaan oo kale weerar ugu qaaday Ciidamo ka tirsan dowladda oo galbinayay gaadiid u rarnaa Ganacsato, ka dib markii ay wadada u galeen Ciidanka, iya doona Shabaab horey u gubeen Gaadiid wad ay Dhuxul iyo Shixnado kale.


Itoobiya oo beenisay inay kala qeybsameen Ciidanka ugu jira AMISOM

   D/itoobiya ayaa beenisay in wararka sheega ya in ciidankeeda nabad ilaalinta oo kuwa AMI SOM ay ka mid yihiin inay kala qeybsameen.

      Madaxa Wasaaradda Difaaca u qaabilsan Ciidamadq Nabad ilaalinta Gen Desta Abiche ay aa sheegay in howlgalka nabad ilaalinta ciidan ka itoobiya uu sidii caadiga ahayd u socdo oo aanay wax dhibaato ah ka jirin.

    Gen.Desta ayaa ku tilmaamay wararka shee gaya in ciidanka Itoobiya kala qeybsameen ay yihiin kuwa abuurtay kooxda TPLF oo aanay sal laheyn. "Itoobiya waxay qaadaneysaa kaalintee da nabad ilaalinta howlgalka AMISOM ee Soo maaliya iyo midka Q/Midoobey ee K-ta Sudan” ayuu yiri Gen. Desta.

    Waxaa uu sheegay Gen. Desta in Itoobiya 11,000 askari ay geysay dalka koofurta Sudan, kuwaasoo howlaha nabad ilaalinta qeyb ka ah.

Tan iyo markii Milateriga Itoobiya duulaanka ku qaadeen ayaa waxaa isa soo tarayay in ciidan ka Tigreega ee qeybta ka ah howlgalka AMIS OM hub ka dhigis lagu sameeyay, sidoo kalena ay jireen iska hor imaadyo ciidanka dhexdooda dhex maray oo labo dhinac u qeybsamay.

Hooyo Carruurteeda ku gubtay degaanka Naqdhabiijo

       4 Ciyaala ayay Hooyadood ku Gubtay dee gaanka naqdhabiijo ee miyiga Gobolka Tog dheer ee Somaliland ee Sida ay xaqiijiyeen boo liska Somaliland.

    Alle ha unaxariistee Laba ayaa dhintay lab ana waa dhaawac.

    Maydka caruurtaasi iyo dhaawacooda ayaa la geeyay cisbitaalka Guud ee Burco.

     Sidoo kalena hooyadii Gubtay Caruurta ayay ciidamada boolisku Gacanta Ku Hayaan, waxaa na ay sheegeen in ay baaritaano ku sameyn doonaan.

Qarax kale oo Shalay ka dhacay Muqdisho

      Wararka inaga soo gaaraya M/Muqdisho, ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay qarax jugtiisa laga maqlay xaafado ka mid ah Mag aalada. Qaraxa oo ahaa mina da nooca dhulka lagu aaso, ay aa waxaa lala eegtay gaadiid ay wateen Ciid amo ka tirsan Xoogga dalka Somaliya, kuwaasi oo maraayay wadada Cabdi Qaasim.

       Qaraxa ayaa si gaar ah wuxuu uga dhacay agagaarka Dugsiga Sare ee Banaadir, waxaana la sheegayaa inuu dhaliyay khasaare kala duw an. Inkastoo aanan si rasmi ah loo ogeyn wax yeelada saxda ah ee qaraxaasi uu sababay, ay aa haddana wararka soo baxaya waxa ay she egayaan ciidankii saarnaa gaariga inay wax ku noqdeen.

     Wadada Cabdi Qaasim ee isku xirta tarab uunka iyo KM4 ayaa waxa ay noqotay waddada ugu halista badan ee Magaalada Muqdisho, ma adaama Qaraxyo halkaasi ay ka dhacaan oo wadada lagu aaso.

Xog: Beesha Xawaadle oo Jeneral Mukhtaar hordhigay saddex shuruud oo adag

      Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya Gen.Mukhtaar Xuseen Afrax ayaa kadib muddo 7aad ah oo uu shirar kala duwan la yeelanayay odayaasha beesha Xawaadle, waxaa lasoo ho rdhigay dhowr shuruudood oo adag.

     Wasiirka ayaa Beledweyne u tagay inuu xal u helo diidmadii lagala hor yimid madaxweyna ha dhawaan la doortay ee HirShabelle Cali Guu dlaawe Xuseen oo doonayay inuu booqasho ku tago M/Beledweyne, si halkaasi loogu caleemo-saaro.

     Wararka laga helaayo M/Beledweyne ayaa sheegaya in wasiirka loo gacan-geliyey 3 shur uud, oo ay hordhigeen odayaasha iyo waxgaradka beesha Xawaadle kuwaas oo kala ah.

1- In 10 xildhibaan oo dheeri ah laga siiyo baarlamanka maamulka HirSh abelle

2- In lagu wareejiyo caasimadda HirShabelle, oo hadda ah Jowhar.

3- In lagu wareejiyo xubnaha ay beesha Abgaal ku laheyd golaha wasiirada, maadaama ay qaa teen madaxweyne.

Illaa iyo hadda ma cadda waxa uu wasiirka ka yeeli doono shuruudahaas, iyo xitaa haddii uu aqbalo sida uu uga dhaadhicin karo beesha Abg aal.

      Dhinaca kale, wararka ka imaanaya Beledw eyne waxey sidoo kale sheegayaan in Gen. Xu ud iyo xulufadiisa lagu qancinayo iney odayaa sha iyo waxgaradka la qaataan wixii ay u dhii been Wasiirka.

     Siyaasiyiin horay ula soo shaqeeyay XFS ay aa taageeray kacdoonka, halka wali uusan ka hadlin arrimahaan Ugaaska Beesha Ugaas Xasan Ugaas Khaliif. Xigasho:-caasimadda.net

Midowga Yurub Oo Balan Qaad Cusub U Sameeyay Dowladda Somalia

     Ku-simaha Agaasimaha guud W/Amniga gud aha ee XFS Md.Maxamed Cali Xuseen, ayaa xa fiiskiisa kulan kula qaatay mas’uuliyiin ka soco tay Midowga Yurub oo uu hoggaaminayay La-taliyaha sare ee ilaalada xeebaha.

     Kulanka ayaa ujeedkiisu ahaa in lagu lafa gu ro qorshihii wax qabad ee 2020-ka wixii ka hir galay, caqabadaha jira sidii looga gudbi lahaa, iyadoo kulanka diiradda lagu sa aray qorshaha 2021-ka iyo sidii la iskaga kaashan lahaa fulinto oda.

     Saraakiisha ka soctay Xafiiska Midowga Yur ub ayaa ugu dambeentii ka mahadceliyay soo dhaweenta ay Wasaaraddu u sameeysay, iya goo balan qaaday in ay sii adkeen doonaan wa dashaqaynta Wasaaradda Amniga sidoo kale ay sii joogteyn doona tababaridda, qalabeynta iyo dhismaha ciidamada ilaalada xeebaha si loo ga hor tago falalka danbiga ee ka dhaca bada ha.

    Kulanka ka dib Agaasimaha amniga xeebaha  W/amniga Cali Cosoble Cali oo la hadlay War baahinta dowladda ayaa sheegay in waxyaaba ha ugu muhiimsan ee wafdiga ka socday M/ Yu rub kala hadleen ay ugu horreyso xoojinta isk aashiga ka dhexeysa Wasaaradda Amniga iyo Midowga Yurub.

Xuska Maalinta Yoolka Caafimaadka loo dhanyahay oo lagu qabtay Muqdisho

    W/Caafimaadka Soomaaliya oo kaashaneysa hey’adda Caafimaadka aduunka ee (WHO), ay aa Muqdisho ku qabatay munaasabad lagu xus ayey Maalinta Yoolka Caafimaadka loo dhan yahay Mas’uuliyiinta W/Caafimaadka ee XFS, Xil dhibaanno, xubno ka socday WHO, khubaro Caafimaad iyo marti sharaf kale ayaa ka qeyb galay xuska Maalinta hiigsi ga Caafimaadka loo dhan yahay oo dunida oo dhan la ga weyneyo Shalay oo kale

    Ka qeyb galayaasha kulanka ayaa ayaa til mamay muhiimadda ay leedahay inay iska kaa shadaan dardargelinta Yoolka caafimaadka ee loo dhanyahay, si qof walba oo Soomaali ah uu u helo adeegyada caafimaad ee uu u baahan yahay, iyadoo si gaara ah  diiradda loo saarayo     Dadka saboolka ah iyo hooyada iyo dhallaanka.

     Senator Cismaan Maxamuud Dufle, oo ka mi da Xildhibaannada Golaha Aqalka Sare ayaa sheegay inay ka Baarlamaan ahaan ka shaqeyn doonaan sidii dadka dan yarta ah ay u heli lah aayeyn adeeg caafimaad oo dhameystiran.

       Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya Dr. Fow ziya Abiikar Nuur ayaa xustay in sanadkan ay ku guuleysteen in la balaariyo xirmooyinka Caafi maad oo la gaarsiiyay dalka oo dhan, hadana ay wadaan tallaabooyin wax ku ool ah oo sahli kara in qof walba oo Soomaali ah uu helo adeeg Caafimaad oo tayo leh.

      Xuska Maalinta Yoolka Caafimaadka loo dhanyahay ayaa sanadkan ku soo aaday, xilli  dunida weli dagaal kula jirto safmarka COVID-19,  oo ay sababtiisa u geeriyoodeen ku dhawa ad laba Milyan oo qof.

Xog: Wararkii ugu danbyey Saciid Deni oo ku gacan seyray dalab kaga yimid Ra’iisul wasaare Rooble

    ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa shee gaysa in la isku mari waayey kulamadii Habeen hore iyo Shalay dhex maray madaxwyenaha Puntland Sa ciid Deni iyo R/W. Rooble Madaxweynaha Pun tland Saciid Deni ayaa, sida aan xogta ku helnay, ku gacan seer ay dalab kaga yimid R/ Wasaare Rooble oo ahaa inuu magacaabo guddiga doorashada ee maamulkaas ee heer dowlad goboleed.

R/wasaaraha Soomaaliya Rooble ayaa madax weynaha Puntland ka codsaday inuu fuliyo qod obada weli ku harsan ee heshiiskii laga gaaray arrimaha doorashooyinka 17 Bishii September ee sanadkaan, taasi oo ay ugu weyn tahay gud diga aanu weli magacaabin ee heer D/Goboled.

      Sida ay illo wareedyo lagu kalsoonaan karo u xaqiijiyeen shabakadda Caasimada Online, Saciid Deni ayaa diiday dalabkaas oo ahaa in marka hore uu magacaabo guddiga kadibna la isugu yimaado shir wada tashi ah oo kama da nbays ah oo lagu turxaan bixinayo heshiiskii la ga gaaray Doorashada Soomaaliya 17kii Sep tember.

R/wasaare Rooble ayaa madaxwyenaha Puntl and ku cadaadinaya inuu guddigaas soo magic aabo si ay u suurta gasho doorasho ka dhacdo Soomaaliya ka hor 8-da February 2021.

     Waxaa kaloo la sheegayaa in xubno ka mid ah Beesha caalamka ay cadaadis ku saarayaan Madaxweyne Saciid Deni inuu tanaasul mug leh sameeyo, islamarkaana soo magacaabo xubna ha Gudiga Doorashada Puntland.

     Waxaa la filayaa in labada dhinac ay mar ka le yeeshaan kulamo lagu xalinayo ismari waaga ka taagan soo magacaabista guddiga doora shada Maamulka Puntland.

Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland oo Magacaabis sameeyay

     Madaxwayne ku-xigeenka ahna ku simaha Madaxweynaha D/G/Jubbaland Md. Maxamuud Sayid Aadan ayaa shir gudoomiyay kulanka dar dar galinta amniga deegaannada Jubbaland

      Shirkaan ayaa waxaa goobjoog ahaa Mada xwayne ku-xigeeenka 2-aad ee DG/ Jubbaland Md.Cabdu lqaadir Xaaji Maxamuud ,tal iska iyo saraakiisha Ciidamad a D/G/Jubbaland.

Kulankaan ayaa daaranaa si dii loo xoojin lahaa howl-galada ay wadaan cii damada Jubbaland ee ka dhanka ah Al-Shaba ab, waxaana amaan iyo bogaadin looga jeediy ay shirka ciidamada nabad sugid iyo booliska jubbaland oo maalmihii lasoo dhaafay howl galo dardar leh ka waday gudaha M/Kismaayo kaa soo lagu xaqiijinayay amniga guud ee magaala daasi.

      Md. Maxamuud sayid Aadan ayaa magic aabay 7 Xubnood oo ay ku jiraan xubno katirsan Golaha wasiirrada, gudoomiyaha Gobolka J/ho ose iyo qaar kamid ah saraakiisha ciidamada Jubbaland, kuwaasoo loo xilsaaray sidoo ay u jo ogteyn lahaayeen xaqiijinta amniga Jubbaland.

Ciidamada ammaanka Puntland oo howl gal lo qorshaysan ka sameeyay Deegaano ka tir san Buuralayda Calmadow

         Ciidamada ilaalinta xeebaha Puntland ee PMPF ayaa Saacadihii la soo dhaafay Howl Gallo qorshaysan oo lagu Beegsano Al-Sha baab ka sameeyay deegaano kala duwan oo ho os taga Buuralayda Calmadow oo ka mid ah de egaanada inta Badan ay hab dhuumasho ah ku soo galaan Daacish.

       Ciidamadan ayaa si gaar ah u beegsaday Deegaanada Xidid iyo Milxo oo ay Al-Shabaab dhaqdhaqaaqyo ka wadeen maalmihi aynu soo dhaafnay.

     Dadka deegaanka ayaa soo dhaweeyay Cii damadan howl gallada Daacish la dirirka ah sa maynayay deegaanada Calmadow iyadoona cii damadu kulamo wacyi galin ah la qaateen wax garadka Bulshada deegaanadaasi.

Al-Shabaab oo shaaciyey magacyada iyo sawirrada raggii weeraray hoteelka DusitD2 ee Nairobi

       Warbaahinta taageerta ururka Al-Shabaab ayaa goor dhow baahisay markii ugu horreysay magacyada iyo muuqaallada raggii weeraray ho telkii DusitD2 ee magaalada Nairobi sanadkii hore ee 2019-kii.. Muqaalka oo la waadan karo mudo 7-daqi iqo ah ayaa lagu soo bandhi gayaa qaabkii uu u dhacay weerarkii ay kooxdu ka fulisay dhismayaasha uu ka koobnaa Hotelka DusitD2 ee magaalada Nairobi.

     Weerarkaas waxaa ka dhashay khasaare dhi masho iyo dhaawacba leh, waxayna xilligaas do wladda Kenya shaacisay in 21-qof lagu dilay, in ka badana lagu dhaawacay.Waxaa muuqaalkan ka soo muuqanaya rag gii fuliyay weerarka oo gaaraya illaa shan dagaalame, waxaana muuq aallada qaar laga duub ay intii ay isku diyaarina yeen weerarka. Weerarkaas Al-Shabaab waxay ugu magac dareen "Qudus lama yaqhuuday na yo” iyagoo sh eegay inuu jawaab u yahay qorsh ihii madaxwe ynaha Mareykanka Donald Trump uu maga alada Qudus ee dhulka reer Falastiin uu u gu aq oonsaday dhul uu leeyahay maamu lka   Yahuu dda ee Israa’iil.

      Shanta qof ee Al-Shabaab ay sheegeen in ay fuliyeen weerarka ayaa magacyadooda iyo sawirradooda lagu sheegay, sawirka hoose ee shanta qof ka muuqato ka billow bidix: Ali Salim Gichunge Abu Sakeena, Osman Ahmed Hass an Azzam, Mahir Khalid Riziki Jibril/Simba, Muh ammad Adan Nur Farhan Yare iyo Abdulqani Arab Yusuf Farhan Dheere.

Maxkamad Dastuuri Ah Oo Burisay Xeer Muslimiinta Takoorayey

      Maxkamadda dastuuriga ah ee dalka Aust ria ayaa burisay xeer caruurta dugsiyada hoose dhigata ka mamnuucayey in ay madaxa ku xir taan dhar muujinaya astaan diineed oo gaar ah.

Waxaanay maxkamaddu sheegtay in xeerkani toos u beegsanayo xijaab ka, xad gudubna ku ya hay xuquuqda xorriyada diinta.

Xeerkan waxaa la soo saar ay markii ay dalka taladiisa haysay xukuumaddii wada agga ahayd ee hore oo ay isbahaysi ku ahaayeen xisbiga Shacabka ee mu xaafidka ah iyo xisbiga Xorriyadda ee midigta fog ee xag jirka ah.

       Sidoo kale waxay maxkamaddu ganafka ku dhufatay oo diiday doodda ah in xeerkaasi ka ila alinayo hablaha Muslimiinta ah culays bulsho iyo in ay ardayda ay wax wada dhigtaa takoora an, waxaanay sheegtay in xeerkaasi dad aan eed lahayn ciqaabayo.

       Waxay sheegtay hadii arintaasi lagama ma armaan noqoto, waxa waajib ka saaran yahay dawladda in ay dejiso xeerar ka hor tagaya in qofka lagu takooro jinsigigiisa ama diintiisa.

Hanti-dhowraha oo shaaciyey magacyada wasiiro iyo xildhibaano hore oo ay ku maqan tahay hanti dowladeed

    Warqad ka soo baxday xafiiska Hantidhowrka Guud  ee Qaranka ayaa lagu faray illaa 14 mas uul oo ka tirsan dowladda, kuwaas oo qaarkood horay xilalkii looga qaaday inay dib u soo celi yaan gaadiid ay dowladdu leedahay.

    "Xafiiska Hantidhowrka Guud ee Qaranka, isagoo gudanaya wa ajibaadka shaqo ee ilaalinta Han tida Qaranka ayuu xafiisku tirako ob iyo xaqiijin wajigii labaad ah ku sameeyey hey’adaha dowladda federaalka So omaaliya, iyadoo diiradda la saarayey soo celin ta gaadiidka dowladda,” ayaa lagu yiri qoraalka.

     Sidoo kale qoraalkan ka soo baxay xafiiska Hantidhowrka Guud ee Qaranka ayaa intaas ku sii daray, "Xafiisku waxa uu ogaaday in gaadiid ku jira gacanta mas’uuliyiinta ay magacyadoodu hoos ku qoranyihiin uu yahay hanta dowladeed oo loo baahanyahay.” Warqadan ayaa lagu cadeeyey 3 qodob oo mas’uuliyiintaas looga dalbaday inay ku soo ce liyaan gaadiidkaas inta ka horeysa 26-ka bishan December, waxayna kala yihiin qodobadaas.1 In gaadiidka aad ku celisaan gacanta hey ’adaha dowladeed ee uu idinka soo galay markii hore.

2  In la haanshiyaha gaadiidka ay hey’aduhu ku diiwaan geliyaan magaca hey’adda dowladeed, ka dib markii ay gacantooda ku soo celiyaan gaadiidka.

3 In hey’adaha dowladdu ay si qoraal ah noogu soo gudbiyaan cadeynaha dhamaan gaadiidka loo soo celiyey iyo magaca hey’adaha lagu diiw aan geliyey ilaa 26-ka bishan.

    "Xafiiska Hantidhowrka Guud waxuu idinku war-gelinayaa in dhamaan gaadiidka ku jira gac antiina aad ugu celisaan hey’adaha dowaldeed ee iska leh mudo 10 cisho gudahood ah oo ka bilaabaneysa 12-12-2020-ka” ayaa lagu yiri qoraalka Hantidhowrka Qaranka.

      Qoraalkan xafiiska Hantidhowrku waxa uu ku soo gubiyey magacyada mas’uuliyiinta ay ku socoto warqadaan iyo noocyada gaadiidka laga rabo inay ku soo celiyaan hey’adihii ay horay uga qaadeen ee dowladda.

      Warkan ka soo baxay xafiiska Hantidhowrka Guud ee Qaranka waxa uu ku soo aadayaa iya doo maalmo ka hor warbixintiisii sanadlaha ah eyd ee xisaab xirka dowladda ee 2019-kii lagu shaaciyey inay jiraan hey’addo badan oo aan sa meyn wax xisaab xir ah sanadkii hore.

Hoos ka aqriso liiska xubnaha laga dalbaday inay soo celiyaan gaadiidka.


Gen. Indha-Cadde oo si aan gabasho laheyn u sheegay cidda ay ka difaacayaan musharaxiinta



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip