Faahfaahin weerar xalay ka dhacay Laanta-buuro

0
Monday March 21, 2016 - 10:42:09 in Wararka by
  • Visits: 912
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Faahfaahin weerar xalay ka dhacay Laanta-buuro

    Taliska ururka koowaad guudtada shanaad ee ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed gaashaanle Axmed Absuge Cabdulle, oo la hadlay Radio Mqudisho ayaa sheegay in maleeshiyaadka ka tirsan Al-shabaab ay weerar ku soo qaadeen deegaanka Laanta-Buuro ee gobolka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliska ururka koowaad guudtada shanaad ee ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed gaashaanle Axmed Absuge Cabdulle, oo la hadlay Radio Mqudisho ayaa sheegay in maleeshiyaadka ka tirsan Al-shabaab ay weerar ku soo qaadeen deegaanka Laanta-Buuro ee gobolka Shabeelaha hoose halkaas oo fadhiisan ay ku lahaayeen ciidanka xooga dalka.

Gaashaanle Absuge,ayaa sidoo kale sheegay in weerarkaasi lagu soo qaaday saldhiga ciidanka xooga dalka uusan u dhicin sidii ay rabeen maleeshiyaadka kooxda nabad diidka ah ee Al-shabaab isla markaana iska caabiyeen.

Taliyaha ayaa tilmaamay in ay ka soo celiyeen gaari nooca dagaalka ah oo maleeshiyaadka ay kolkii hore la qaateen goobta uu dagaalka ka dhacay isla markaana hadda ciidanka uu bacsanaayo kooxdii weerarka soo qaaday.

xigasho:-radiomuqdisho.net



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip