Abiy Axmed oo beeniyay Warar laga faahiyay dagaalka Itoobiya

0
Monday November 30, 2020 - 22:56:52 in Wararka by
  • Visits: 317
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Abiy Axmed oo beeniyay Warar laga faahiyay dagaalka Itoobiya

    Ra'iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa baarlamaanka dalkaas u sheegay in ciidamada dawlada Itoobiya aysan hal qof oo rayid ah ku dilin howl gallada ciidamdu ay ka wadaan gobalka Tigreega ee waqooyiga dalkaas. Abiy ayaa intaas ku daray in

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa baarlamaanka dalkaas u sheegay in ciidamada dawlada Itoobiya aysan hal qof oo rayid ah ku dilin howl gallada ciidamdu ay ka wadaan gobalka Tigreega ee waqooyiga dalkaas. Abiy ayaa intaas ku daray in ciidamadu aysan burburin doonin magaalada Mekelle oo ah caasimadda gobalka Tigray. Ra'iisal wasaaraha ayaa hore ugu dhawaaqday in lasoo afjaray hawlgalkii military ee ka socday gobolka Tigray kadib markii ciidmadu ay gacanta ku dhigeen magaalada caasimadda u ah gobalkaas. Internetka iyo isgaarsiinta oo la jaray awgeed, waxaa adag in xog dhab ah laga helo goobaha dagaalku ka socday tan iyo 4-tii November. ,


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip