SAWIRO:-Soo dhaweynta Musharax Madaxweyne Daahir Geelle oo ka socota Muqdisho

0
Friday November 20, 2020 - 20:12:49 in Wararka by
  • Visits: 350
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    SAWIRO:-Soo dhaweynta Musharax Madaxweyne Daahir Geelle oo ka socota Muqdisho

    Daqiiqada soo socda ayaa waxaa la filayaa in garoonka Diyaradaha Aadan-Cadde ee Magaalada Muqdisho ay kasoo degto diyaarad sida Musharax Madaxweynaha Soomaaliya 2021 Amb, Daahir Maxamuud Geelle Gudaha iyo banaanka garoonka diyaaradaha Muqdisho waxaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Daqiiqada soo socda ayaa waxaa la filayaa in garoonka Diyaradaha Aadan-Cadde ee Magaalada Muqdisho ay kasoo degto diyaarad sida Musharax Madaxweynaha Soomaaliya 2021 Amb, Daahir Maxamuud Geelle Gudaha iyo banaanka garoonka diyaaradaha Muqdisho waxaa ku sugan Boqolaal Ruux oo isugu jira Mas'uul, Shacab iyo qeybaha kala duwan ee bulshada oo ka kala yimid degmooyinka Gobolka Banaadir. Sidoo kale soo dhaweynta ayaa waxaa ka qeyb qaadanaya Barbaarta Gaashaaman iyo Fardaha oo siweyn uga qeyb qaadanaya soo dhaweynta, iyada oo amniga siweyn loo adkeeyay. Warbaahinta ayaa qeyb weyn ka ah howlaha soo dhaweynta, iyaga oo halkaasi u tegay u soo tebinta Bulshada soo dhaweynta Musharax Madaxweynaha Soomaaliya Amb, Daahir Maxamuud Geelle.

  




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip