Soomaaliya oo Kaalin Wanaagsan Ka Gashay Wadamada Ugu Farxada Badan Dunida

0
Thursday March 17, 2016 - 10:47:57 in Maqaallo by
  • Visits: 1359
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Soomaaliya oo Kaalin Wanaagsan Ka Gashay Wadamada Ugu Farxada Badan Dunida

    Warbixin dhawaan lasoo saaray oo lagu magacaabo Warbixinta Farxada ee Caalamka amaWorld Happiness Report(WHR) ayaa waxaa lagu muujiyay in sanadkaan 2016 uu dalka Soomaaliya kaalin wanaagsan uga jiro wadamada dadkoodu faraxsan yihiin ee dunida.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warbixin dhawaan lasoo saaray oo lagu magacaabo Warbixinta Farxada ee Caalamka amaWorld Happiness Report(WHR) ayaa waxaa lagu muujiyay in sanadkaan 2016 uu dalka Soomaaliya kaalin wanaagsan uga jiro wadamada dadkoodu faraxsan yihiin ee dunida.
Warbixintaan oo sanadle ah ayaa waxaasoo saarta QM. Warbixinta ayaa muujisa in farxada waxyaabaha keeni kara ay ka mid yihiin balse aysan ku koobneyn horumarka dalka, dhaqaalaha dadku heysto iyo inta ay fili karaan inay noolaadaan.

Hase ahaatee, waxaa sidoo kale warbixintu muujinaysaa in asbaabtaa kaliya aysan ku imaan balse siyaabo kale ay sidoo kale dadku farxad ku heli karaan.




Dalka ugu farxada badan ee liiskaa ugu sareeya sanadkaan ayaa ah Denmark. Soomaaliya oo ah wadan uu dagaal sokooye ka jiray 25kii sano ee lasoo dhaafay ayaa gashay booska 76. Waxaana hubaal ah inay aad uga horeyso dalal badan oo qaarada Afrika kuyaala ama kujira caalamka Islaamka.

Halka tobanka dal ee ugu hooseeya liiska ahna kuwa ugu farxad yar ay badankoodu kuyaalaan qaarada Afrika inteeda ka hooseysa saxaraha. Wadamadaa tobanka ugu liita dhanka farxada dadkooda waxaa kujira dalalka Tanzania, Burundi oo ayadu dhankaa uguba liidata iyo Rwanda.

Waxaa kula jira tobankaa ugu hooseeya dalalkaa Afrikaanka ah wadamada sida Suuriya iyo Afghanistan.

Hoostaan ka daalaco liiskaa dalalka iyo sida ay ugu kala horeeyaan:

 


Nambarka Dalka Heerka Farxada Dadka
1 Denmark 7.526
2 Switzerland 7.509
3 Iceland 7.501
4 Norway 7.498
5 Finland 7.413
6 Canada 7.404
7 Netherlands 7.339
8 New Zealand 7.334
9 Australia 7.313
10 Sweden 7.291
11 Israel 7.267
12 Austria 7.119
13 United States 7.104
14 Costa Rica 7.087
15 Puerto Rico 7.039
16 Germany 6.994
17 Brazil 6.952
18 Belgium 6.929
19 Ireland 6.907
20 Luxembourg 6.871
21 Mexico 6.778
22 Singapore 6.739
23 United Kingdom 6.725
24 Chile 6.705
25 Panama 6.701
26 Argentina 6.650
27 Czech Republic 6.596
28 United Arab Emirates 6.573
29 Uruguay 6.545
30 Malta 6.488
31 Colombia 6.481
32 France 6.478
33 Thailand 6.474
34 Saudi Arabia 6.379
35 Taiwan 6.379
36 Qatar 6.375
37 Spain 6.361
38 Algeria 6.355
39 Guatemala 6.324
40 Suriname 6.269
41 Kuwait 6.239
42 Bahrain 6.218
43 Trinidad and Tobago 6.168
44 Venezuela 6.084
45 Slovakia 6.078
46 El Salvador 6.068
47 Malaysia 6.005
48 Nicaragua 5.992
49 Uzbekistan 5.987
50 Italy 5.977
51 Ecuador 5.976
52 Belize 5.956
53 Japan 5.921
54 Kazakhstan 5.919
55 Moldova 5.897
56 Russia 5.856
57 Poland 5.835
58 South Korea 5.835
59 Bolivia 5.822
60 Lithuania 5.813
61 Belarus 5.802
62 North Cyprus 5.771
63 Slovenia 5.768
64 Peru 5.743
65 Turkmenistan 5.658
66 Mauritius 5.648
67 Libya 5.615
68 Latvia 5.560
69 Cyprus 5.546
70 Paraguay 5.538
71 Romania 5.528
72 Estonia 5.517
73 Jamaica 5.510
74 Croatia 5.488
75 Hong Kong 5.458
76 Somalia 5.440
77 Kosovo 5.401
78 Turkey 5.389
79 Indonesia 5.314
80 Jordan 5.303
81 Azerbaijan 5.291
82 Philippi

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip