Akhriso; Magacyada Xildhibaanada 2aad ee Hirshabelle iyo Beelaha ay ka soo jeedaan

0
Tuesday October 27, 2020 - 23:40:48 in Wararka by
  • Visits: 846
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Akhriso; Magacyada Xildhibaanada 2aad ee Hirshabelle iyo Beelaha ay ka soo jeedaan

    Guddiga farsamada soo xulista Baarlamaanka 2aad ee dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa shaaciyay liiska magacyada 90 xildhibaan oo ah Baarlamaanka labaad ee Hirshabelle.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddiga farsamada soo xulista Baarlamaanka 2aad ee dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa shaaciyay liiska magacyada 90 xildhibaan oo ah Baarlamaanka labaad ee Hirshabelle.

Xubnahan ayaa ka kooban xildhibaano hore uga tirsanaa baarlamaanka iyo qaar kale oo cusub waxaana xildhibaanada liiska laga waayay ka mid ah guddoomiyihii hore ee baarlamaanka Hirshabelle Sheekh Cismaan Barre Maxamed iyo ku xigeenkiisii Maxamed Xuseen Geedi.

Sagaashanka xildhibaan ee la shaaciyay ayaa waxaa ka mid ah 5 dumar ah oo kaliya.

Halkan hoose ka aqriso liiska xildhibaanada cusub ee Hirshabelle.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip