HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 13-OCT-2020

0
Tuesday October 13, 2020 - 10:00:52 in Wararka by
  • Visits: 326
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 13-OCT-2020

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Madaxweyne Farmaajo oo hambalyeey ay Maalinta Calanka Soomaaliya

     Madaxweynaha DFS Md.Maxamed C/hi Farmaajo oo shacabka Soomaaliyeed ugu Ha mbalyeeyay munaasabadda Maalinta Cal anka ee 12-ka Oktoobar ayaa Alle naxariis u weyd iiyey dhammaan halyeeyadii naftooda u hurey jiritaanka dowladnimada iyo wada jirka shacab ka Soo maaliyeed

    Madaxweynaha a yaa tilma amay in dadka Soomaaliye ed ay naf iyo maal ba u hureen si dii ay u gaari lahaayeen hi mila dooda Qarannimo, saf ka horena uga ga li laha ayeen shucuubta iyo dalalka xorta ah ee leh calan iyo carro goba nimo ay dad keedu ugu nool yihiin.

      "Shalay waa maalin weyn. Waxa ay ku bee gan tahay markii 66 sanno ka hor la yag leelay calanka Soomaaliyeed oo ka turjuma ya Qar annimada, Gobonnimada, Midnimada iyo Wa dajirka Shacabka Soomaaliyeed oo halgan dheer u soo galay sidii ay u hanan la haayeen xornimadooda iyo talada dalkooda, iyaga oo ku tilmaaman calan & arro xor ah.”

  Madaxweyne Farmaajo, ayaa shacabka So omaaliyeed ugu baaqay inay u midoobaan xoo jinta dowladnimadooda, iyaga oo meel u ga soo wada-jeesanaya kooxaha Argagixisa da ee dhibaatada ku haya Amniga dalka.

La-taliyihii gaarka ahaa ee xafiiska ra’iisul wasaaraha oo shaqada ka tegay

     La-taliyihii gaarka ahaa ee xariiska Ra’I isul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Baaruud ayaa shaqadii isaga tegay, waxuuna shaaciy ay inuu iska casilay kasii mid ahaan shaha xafiiska as.

      Cabdi Baaruud ayaa qora al kooban oo uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka waxa uu ku sheegay intii uu shaqeynayey inuu wax badan bartay, balse hadda uu macasa aameyay saaxiibadiisii sha qada 

     "Nabadgelyo OPM. Wax ba dan baad i bar tay. Wadayaashaadu marwal ba way isb ede layaan, laakiin doorkaaga mu hiimka ah ee hay’adeed wuu sii jirayaa. Sii soco oo sii wad kobcinta Soomaaliya” ayuu qoraalkiisa ku yiri.

     Kama hadlin sababta uu shaqada uga te gay, hayeeshee Qoraal uu soo dhigay barti isa Twitter-ka ayaa waxaa uu sheegay in intii uu xafiiska Ra’iisul Wasaaraha joogay inuu wax badan bartay.

       La-taliye Cabdi Baaruud waxa uu ka mid ahaa xubnihii la shaqeyn jiray ra’iisul wa saarihii hore Xasan Cali Kheyre oo dhawaan xafiiska baneeyay, kadib markii kalsoonida lagala noqday. Is-casilaada Cabdi ayaa sidoo kale imaan eysa, iyadoo ay shaqada xafiiska ra’Iisul wa saaraha isaga tageen badanaa xubnihii la shaqeyn jiray Xasan Cali Kheyre.

     Waxaa jira warar sheegaya in cadaadis gooni ah la saaray shaqaalihii xafiiskaas ee sida dhaw ula shaqeyn jiray ra’iisul wasaari hii hore Kheyre. Waxaana xusid mudan in xog hayaha joogtada ah ee xafiiska R/wasa araha Cabdirisaaq Xuseen Aadan (Caato) uu xil ka qaadistii Kheyre ka dib  xad-gudub kula kacay Yaxye Cali Hareeri oo ka mid ah raggii sida aadka ah ugu dhawaayeen Khe yre, taas oo sababtay in xilka laga qaado, ba lse laba tod obaad kadib ayaa lagu celiyay.

Al-Shabaab oo Xirtay 20 qof oo Midkiiba laga rabo 1,500 oo dollar + Magacyada

       Dagaalyahanada Al-Shabaab ayaa maa lmihii lasoo dhaafay lacag ku soo rogay qaar kamid ah shacabka ku nool degmada Jalal aqsi ee gobalka Hiiraan, waxaana la soo she egayaa in ay xirteen ku dhowaad 20 qof oo muhiim u ah bulshada degaanka.

      Dadka la xiray ayaa isugu jira odayaal dha qan, dhallinyaro iyo ganacsato, waxaana la sheegay in qofkiiba ay ka rabaan lacag dhan $1,500 haddii aysan bixinna ay kusii xi rnaan doonaan Saldhig ku yaalla Galbeed ka magaal ada oo dadkaas loo qaaday.

      Tuulooyinka dadka laga qabtay ayaa wa xaa ka mid ah Xalfooley, Afcad, iyo Tuulada Shaw. Dadka la xiray ayaa dhamaantood wa xaa hadda lagu haayaa Saldhigga Al-Shaba ab ee kuyaalla Tuulada Shaw waxaana la soo shee gayaa in Al-Shabaab ay diideen lac ag qabyo ah oo loo geeyay.

      Dadka xiran waxaa kuwa ugu caansan ka mid ah:-

 1) Muumin Cali Axmed,

2) -Cashuur Goodax,

3) – Muuse Cali Makaraan,

4) – Yuusuf Abiikar Aamin,

5) -Muumin Cabdulle Magan,

6) – Dhibil Cabdi Cadde,

7) – Muuse Maxamed Guure iyo qaar kale oo ka mid ah dadka degaanka.

     Qoysaska ay ka soo jeedaan dadka xiran ayaa la sheegay in Al-Shabaab ay u geey een 120 neef oo Ari ah si ay u soo daayaan dadka xiran balse waxaa diiday Al-Shabaab. Sidoo kale Al-shabaab ayaa loo geeyay lac ag dhan afar kun oo dollar ($4,000) waxaa na la sheegay in sidoo kale diideen iyagoo sheegay inay sii deyn doonin ilaa qofkiiba laga keeno lacagta ay rabaan Al-Shabaab oo ah $1,500.

    Dadka la xiray ayaa ahaa guddi Al-Shab aab kala macaamilayay lacago baad ah oo lagu soo rogay bulshada degaanka iyo amar kale oo ahaa bulshada halkaas ku nool ay keenaan dhallinyaro ka barbar dagaalanta Al-Shabaab iyo hubkii ay qaadan lahaayeen.

XIGASHO:-CAASIMADDA.NET

Koox hubeysan oo Shalay dil ka gaystay Muqdisho

    Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya dil Shalay ka dhacay gudaha Suuqa Bakaa raha magaalada Muqdisho ee caasimada So omaaliya. Dilka oo ahaa mid qorsheysan ay aa waxaa lagu soo warramayaa in loo geys tay askari ka tirsanaa ciidamada dowladda, sida ay Warbaahinta u xaqiijiyeen goobjoog ayaal.

     Wararka ayaa sheegaya in dilka uu ka dhacay agagaarka qeybta Cabdalle Shideey e, iyadoona lagu kala cararay meesha ay wax ka dhaceen. Sidoo kale ciidamo ka tir san kuwa ammaanka ayaa gaaray goobta, kuwaas oo ka sameeyeen baaritaano dhe eraad ah.

     Dhaq-dhaqaaqa suuga, gaar ahaan mee sha uu dilku ka dhacay ayaa hakad-galay, iy adoona la xiray qaar ka mid ah goobaha ga nacsiga ee ku yaalla halkaasi. ciidamada amnigu ayka sameeyeen howl-gallo ay ku baadi goobayaan raggii ka dambeeyey toogashadaasi.

     Inta badan gudaha Suuqa Bakaaraha wa xaa ka dhaca dilal qorsheysan oo loo geysto askarta dowladda Soomaaliya ee ku sugan suuqaasi oo ah kan ugu ballaaran Soomaa liya.

Madaxweyne Qoor Qoor oo Xalay magacaabay lix xubnood

     Wareegto Xalay ka soo baxday xafiiska madaxweynaha dowlad goboleedka Galmu dug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa lagu magacaabay 4 guddoomiye maxkamad & 2 xeer ilaaliye ku xigenno.

 Guddoomiyeyaashaas ayaa loo kala magacaabay maxka madaha gobollada Mudug iyo Galgaduud ee Galmudug, waxayna kala yihiin.

1-Saciid Cabdiraxmaan Sheekh guddoomiya ha maxkamadda Racfaanka G/ Galgaduud.

2- Maxamed Cabdi Kadiye guddoomiyaha Maxkamadda gobolka Galgaduud.

3-Jimcaale Cali Salaad Guddoomiyaha Max kamadda Racfaanka gobolka Mudug.

4- Cabdirisaaq Cali Yusuf guddoomiyaha Maxkamadda gobolka Mudug.

      Sidoo kale wareegtadan Xalay ka soo baxday xafiiska madaxweyne Qoor Qoor ayaa lagu magacaabay laba masuul oo ku xi geenno u noqonaya xeer ilaaliyaha guud ee Galmudug, kuwaas oo kala ah, Cabdullaahi Cali Cumar iyo Cabdixakiin Maxamed Xirsi.

"Madaxweynaha ayaa magacaabay xubnah an kaddib markii uu garowsaday Baahida de gdega ah ee loo qabo dhisidda hay’adda gar soorka Galmudug, isla markaana tixgeliyay aqoonta iyo waayo aragnimada xubnuhu u leeyihiin arrimaha garsoorka” ayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay M//oyada Galmudug.

Ku dhawaad 100 qof oo lagu dilay banana bax looga soo horjeeday Madaxweyne Alpha Conde

   In ka badan 90 qof ayaa lagu dilay rabshada ha ka dhanka ah mudaaharaadyada looga soo horjeedo madaxweynaha Guinea Alpha Conde si uu mar saddexaad isku soo sharaxo xilka Madaxweynaha dalkaasi.

     82-jirkan ayaa u tartamaya dib u doorash ada 18-ka Oktoobar, ka dib markii uu badalay dastuur cusub bishii Maarso oo dadka naqdiya ay ku tilmaameen in loogu talagalay in lagu dhinac maro xadka dalkaasi ee ah in Madax weynaha uu tartami karo labo xilli oo kaliyah.

     Dibadbaxyada ayaa inta badan isu rogay gacan ka hadal, hase yeeshee, tobanaan ayaa la dilay. Afti dastuurka loo qaaday bishii Maa rso ayaa sidoo kale rabshado hareeyay.

       Isniintii, isbahaysiga ka soo horjeedka Co nde ee FNDC wuxuu daabacay tiro ka kooban 92 mudaharaadayaal ah oo la diley tan iyo bi lowgii dibadbaxyada. Ilaa 45 ka mid ah dibadb axayaashaas ayaa la toogtay sidda Mucaar

 adka ay sheegeen


 Xildhibaan Laga Joojiyay Musha arka Iyo Ka Qayb Galka Fadhiyada Baarlamaanka

    Xildhibaan ka tirsan Maamulka Galmudug ayaa laga joojiyay Lacagta Mu shaarka ah ayd ee uu ka qaadan jiray maamulkaasi, wa xaana si doo kale laga joojiyay in uu ka qa yb galo fadhiyada Baarlamaanka iyo madaxda Maamulkaasi ay yeeshaan.

     Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug  Maxamed Nuur Gacal ayaa warqad uu soo saaray waxaa uu kaga joojiyay fadhiyada iyo Gunnada Xildhibaan C/llaahi Axmed Cal asow, oo ka mid ahaa Xildhibaanada maam ulkaaasi Galmudug, waxaana ay billaaban doonta  fadhi ka joojintu 12 October.

     Xildhibaaanka ayaa lagu eedeyay falal lid ku ah habsami u socodka fadhiyada Baar la maanka, waxaana la sheegay in uu ku how lallanaa qas uu ka dhex abuurayay kulam ada Xildhibaanada.

            Hoos ka aqriso Warqadda

Ayax Ku Habsaday GalMudug

    Ayax raxan raxan u socda ayaa ku habsad ay dhul ballaaran oo ku yaalla deegaanna da GalMudug kaas oo dhibaato ba’an gaarsi iyay beerihii iyo daaqsinkii deegaanka.

       Deegaannada lagu arkay Ayaxa cusub wa xaa ka mid ah Gaalkacyo, Cadaado iyo Caab udwaaq waxaana la sheegay in ayaxan uu ka soo gudbay dhanka maamulka Bun tilaan.

     Wasiirka Beeraha iyo Waraabka ee Soo maaliya, Siciid Xuseen Ciid oo waraysi sii yay Laanta Af-Soomaaliga ee BBC-da ayaa shee gay in ayaxa cusub uu durba baabi’iyay dhul-daaqsimeed iyo beero faro badan    inkastoo wali qiimeyntu socoto.

      "Qiimaynta Khasaaruhu wali way soco taa maaddaama wali dhibaatadii socoto la ma soo afmeerin laakiin dhul badan oo daaq sin ah, dhul badan oo ah dhulkii xooluhu daa qayeen beero iyo dooxooyinka uu ku hab saday ayuu kala tagayaa wax allaale iyo wixii cagaar ahaa si degdeg ah ayuu u xa alufinayaa halkii meel oo uu ku dagana   wu xuu cuni karaa wax lagu qiyaasay soddon  iyo shan kun oo qof waxa ay cuni lahaayeen ayuu hal mar cuni karaa Ayaxu” sida uu she egay wasiir Ciid.

       Wasiirka ayaa sidoo kale sheegay in daw ladda oo kaashanaysa hay`adda Cunnada iyo Beeraha Q/Midoobay ee FAO ay muddaba ku hawlanaayeen buufinta deegaannada Ayaxu ku dagay iyagoo isticmaa laya diyaaradaha qu maatiga u kaca iyo gaw aarida gaashaaman.

   Ayaxa cusub oo Soomaaliya ka soo gal ay xebaha dalka Yeman ay aa M/linba Maalinta ka da mbeysa ku sii fidiya gobo llo cusub isa goo qaarkii u gudbay dalalka deriska la ah Soomaaliya.

     Soomaaliya oo awalba cunna yari baahs an la daalaa dhacaysay ayaa ayaxan cusub wux uu uga sii dari karaa xaaladda.

Maxkamadda Ciidamada oo xukun ku riday rag lagu soo eedeeyay kamid ahaanshaha al-Shabaab

     Maxkamadda darajada 1-aad ee C/Q/ Sida ee Soomaaliya ayaa Shalay waxaa ay xukun ku ridday laba xubnood oo lagu soo e edeeyay inay ka tirsanaayeen ururka l-Sha baab.

     Maxkamdda ayaa sheegtay in 2 eedeys ane oo lagu kala maacaabo Xasan Cabdi Aadan Nuur iyo Cumar Xuseen Abshir Jaabir la soo qabtay bishii Nofem bar ee sanadkii ho re iya ga oo qeyb ka ahaa dag aal ka dhacay Sh/Hoose.

    2da eedeysane oo dhaawac ahaa markii la soo qabanayay ayay Hey’adaha Caafima adka Dowladda daweynayeen tan iyo 11-kii bishii maarso ee Sanadkan xiligaa oo 2da maxbuus lagu wareejiyay Xafiiska Xeer Ilaal inta Qaran ka.

     Ku xigeenka Xeer Ilaaliyaha Guud ee Cii da mada Qalab Sida Muumin Xuseen Cabdulla ahi ayaa Maxkamadda u sheegay inay 2da Eedeysane wada ahaayeen Gurmad laa kiin ciidamada ay u geysteen dhaawac Naa feed.

     Qareennada u dooday 2da Eedeysane ay aa iyagana Maxkamadda ka codsaday in loo naxariisto maadaama 2da eedeysane ay u aheyd howlgalkii ugu horreeyay ee dagaal oo ay kawada qayb galeen isla markaan uu dha awaca ka soo gaaray 2daba.

      Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada 1aad ee C/Q/Sida G/le Sare Xasan Cali Nu ur Shuute oo soo xiray fadhiga Maxkamadda ay aa Xasan Cabdi Aadan Nuur iyo Cumar Xusen Abshir Jaabir kuwada xukumay Xa bsi daa’in.

     Guddoomiyaha Maxkamadda ayaa shee gay in eedeysanayaasha ay heystaan Furs ad ay ku dalban karaan Rafcaan muddo ku siman 30 cisho xukunka ka dib

Maamulka Gobolka Banaadir oo si kulul u beeniyey arrin laga faafiyey

     Maamulka G/Benaadir ayaa markii u horey say iska fogeeyay qoraal lagu faafiyay baraha bulshada, kaasi oo lagu sheegayay in uu dib u dhac ku yimid lacag loogu tala-ga lay dhalinya ro la shaqeynaysay gobolka.

    Dhalinyaradaaasi oo qeyb ka ahaa shaqa alihii ka shaq eeynayay howl aha la xi riira ka hortagga iyo xog aruurin ta saameyn ta caabu qa Covid-19 ee M/ Muqd isho, ayuu maamu lka gobolku sheegay inay heli doonaan xuqu uqdooda.

      Qoraal kasoo baxaya maamulka gobolka Benaadir oo uu ku saxiixnaa Afhayeenka ma amulka gobolku,ayaa waxa lagu sheegay inaysan jirin dib u dhac ku imaaday lacag bi xin ta shaqaalahaasi, sida lagu arkay waraaq u eg mida gobolka oo lagu baahiyay baraha bulsh ada. War-saxaafadeedka kasoo baxay maa mulka gobolka ayaa sidoo kale lagu sheeg ay  inay muhiim tahay in lasoo dhameystiro Habra acyada iyo qoraalada heshiiseedka si loo xaq iijiyo in sida ugu dhaw loo siiyo xuq uuqdooda dhalinyaradaasi.

     "Waxa uu maamulka G/Benaadir leeyah ay baro rasmi ah oo loo adeegsado faafinta war arka rasmiga ah ee ka soo baxa maamul ka si loo sugo dhab ahaanta iyo kalsoonida warark aasi lagu xaqiijin karo” ayaa lagu yiri war-sax aafadeed kasoo baxay gobolka Ben aadir.

    "Waxa uu xiligaan maamulka G/Benaadir ku guda jiraa xaqiijinta howl-qabashada dhal inyar ada sharafta mudan ee mar walba ka qeyb qaata howlaha horumarinta dalka, si da; wacyi-gelinta iyo dib u dhiska”.

Hoos ka aqriso war-saxaafadeedka oo dhameystiran

 

Muruqmaalka dekedda Boosaaso oo shaqo joojin sameeyay

    Dekedda Boosaaso Muruqmaalka ka sha qeeya dekedda M/Boosaaso ayaa Shalay sa meeyay shaqo joojin iyo mudaharaad ay ku dal banayaan in loo kordhiyo lacagta dejinta iyo rarida ee badeecada ha.

Xamaaliga dekedda Bo osaaso ayaa ka caba naya lacagta dejinta iyo rarida badeecadaha oo 3,000 Sh/S ah loo jaangooyay muddo 30 ku dhow, waxayna dalbanayaan in loo kordhiyo lacagtaas, balse waxaa dalabkooda diidan ga nacsatada dekedda wax kala soo degta.

     Waa xusud mudan in xiliga 3,000 ee Sh/S loo jaangoonayay shaqaalaha muruqmaalka dekedda Boosaaso uu $1 marayay 8,000 oo Sh/S ah, halka uu hadda marayo 40,000 Sh/S.

Muruqmaalka ayaa Shalay afaafka hore dek edda Boosaaso ka sameeyay mudaharaad ay ku muujinayaan cabashadooda, basle ciidanka dekedda ayaa xoog ku kala eryay.

     Shaqo joojinta ay sameeyeen shaqaalaha muruqmaalka ayaa sababtay inay Shalay xirn aato dekedda magaalada Boosaaso oo ah isha dhaqaalaha Puntland. Muddooyinkii dam be waxaa Puntland ka jir ay sicir barar baahs an, kadib markii ay kor u dhaceen lacagta ada g iyo maciishada daruur iga ah.


QM oo shaacisay Bankiyo ku yaalla Sooma aliya ‘oo ay isticmaasho’ Al-Shabaab

     Wargeyska New York Times, oo soo xigan aya warbixin kasoo baxday Golaha Ammaanka QM ayaa qoray in kooxda Al-Shabaab ee So omaaliya ay u adeegsadeen qaar ka mid ah Bankiyada Soomaaliya inay lacago ku kala wareegsadaan.

     Inkasta oo xayiraada ha Golaha Ammaanka la gu mamnuucay in hay’a daha maaliyadda ay la macaamilaan Al-Shabaab, haddana warbixi nta ayaa sheegtay in kooxda Al-Shabaab ay heshay habab ay akoonada banki iyo adeeg ga la cagaha la isgu diro ee milobe-ka ugu adeegs andaan inay ku keydsadaan, ku kala gudbiya an kuna sameystaan maal-gashi.

      Warbixinta ayaa waxaa soo saaray kooxda khubarada QM ee kormeerka Soomaaliya, wax aana helay New York Times ka hor inta aan si rasmi ah loo shaacin.

    Warbixinta ayaa heshay caddeymo muujina ya in howl-wadeeno ka tirsan Al-Shabaab ay la cago dhigteen islamarkaana ku kala gudbiyeen akoono ka tirsan bankiga Salaam Somali Ban k, oo ka mid ah bankiyada ugu weyn dalka.

Bankiga Salaam Somali Bank oo jawaab siiyey New York Times ayaa sheegay inaysan marna ba akoon u furin shaqsiyaad iyo hay’ado ay sa aran yihiin cunqabateeno, islamarkaana ay qa adeen tallaabo ka dhan ah akoonada laga shakisan yahay.

     Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Cabdirax maan Ducaale Beyle ayaa qiray awoodda ay Al-Shabaab u leedahay inay ka faa’iideysato hanaanka bankiyada Soomaaliya.

"Al-Shabaab waxay hanaanka bankiyada Soo maaliya u adeegsadaan inay u sahlaan inay si deg deg ah ugu kala gudbiyaan uguna qeybiy aan lacagaha tirada badan, oo ay ku jirto goo baha aysan maamulin, taasi oo meesha ka sa artay halistii ku qasbi lahayd inay lacagaha u kala gudbiyaan kaash ahaan,” ayaa lagu yiri warbixinta.

     Warbixinta oo dabooleysa bishii December 2019 illaa August 2020 ayaa qorayaasheeda waxay ku heleen caddeymo muujinaya in Al-Shabaab ay mudadaas soo xareeyeen dakhli dhan 13 milyan oo dollar. Lacagtaas ayaa wax aa ku jira 2.4 milyan oo dollar oo laga ururiyey jidgooyooyin Al-Shabaab u yaalla Jubbooyika, halka 5.8 milyan oo dollar ay Al-Shabaab ka qaadeen ganacsatada iyo dekadda magaalada Kismaayo.

     Warbixinta ayaa sidoo kale sheegtay in la ba akoon oo ku xiran Al-Shabaab ay lacago ku shubeen xarumo ganacsi iyo hay’ado alaaba ha dhoofiya, lacagtaas oo gaareysa 3 milyan oo dollar. Afhayeen u hadlay Salaam Bank ay aa shee gay inay qaadeen tallaabooyin ka dhan ah dhowr akoon oo shaki uu soo galay ama sa meeyey dhaq-dhaqaaqyo laga shakiy ey.     Wasiirka Maaliyadda Cabdiraxmaan Duca ale Beyleh ayaa qiray in Al-Shabaab ay si aan toos ahayn u adeegsadaan bankiyada.

"Waxaan la kulmeynaa Bankiyada, anaga oo ku wargelin doonna halista ay ku sugan yihiin,” ayuu yiri.

Al-Shabaab ayaa la rumeysan yahay in mag acyo kala duwan iyo shaqsiyaad aan ayaga ka tirsaneyn ku adeegsadaan inay Bankiyo u furaan, ayaga oo u hanjabaya, taaasi oo ku adkeyneysa bankiyada inay wax ka qabtaan.

Tanzania oo Wali la Tacaaleysa Damin ta Dab Ka Kacay Buurta Kilimanjaro

     Waxaa wali socda dadaallada dowladda dalka Tanzania ay ku bakhtiinayso dab Axaddii ka kacay buurta ugu dheer qaaradda Afrika ee Kilimanjaro.

  Sawirro laga qaaday dab ka buurta ka kacay ayaa muuji nayay dab aad u xoog bad an oo baxaya figta saree e buurta cirkana isku shareeray.

     Hay’adda birmadka iyo wa axda maamusha beeraha la gu nasto ee Tanzania (Tanapa) ayaa sheegtay in wali ay socdaan dadaallada lagu daminayo dabkaas. Dabkan ayaa saam ayn ku yeeshay dadka ku nool deegaannada ku dhow Buurta.

Ilaa iyo haatan lama ogaanin sababta keentay dabkan.

     Wargeyska Citizen ee Tanzania ayaa shee gay in buurta oo aad u dheer darteed ay caqab ad ku noqotay dadaallada lagu daminayo dabk aas. Buurta Kilimanjaro waa tan ugu dheer Afr ika, wuxuuna dhererkeedu gaarayaa 5,895 mitir (19,340ft).

Madaxweynaha Eritrea Afwerki oo Gaaray Itoobiya

    Madaxweynaha Eritrea,Isaias Afwerki ayaa Shalayy gaaray M/Jimma ee gobalka ismaaulka Oromada dalka itoobiya , R/Wasaaraha it oobiya Abiy Ahmed ayaa garoonka diyaarada ha ee magaaladaasi ku soo dhaweeyay.

    Isaias Afwerki oo uu wehe liyo wasiirkiisa ar im aha dibadda ayaa waxaa la sheegay in uu itoob iya ku joogi doono 3 bari oo booq asho rasmi ah.

     2da hogaamiye a yaa ka wada hadli doona sida ay sida ay she egtay sa xaafada itoobiya xoojinta xiriirka labo geesood ka ah ee Ethiopia iyo Eritrea, Abiy Ahmed ay aa horay bishii Aug ust u booqday dalka Eritre.

Hey’adda WHO oo Shaacisay in Si Degdeg ah Looga Guleysan karo Cudurka Covid-19

    Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO, ayaa Shalay oo isniin ah shaacisay in cudurka Safmarka ah ee Covid-19, si dhaqso leh looga gudbi karo, haddii wadamaddo adeegsadan qa lab saxan lakiin Madax da Hay’adda Caafimaa dla Aduunka ayaa ka digay in cudurkaan uu s jiro doono wa qti dheer haddii aan la isticm aalin qalab sax ah

     "Haddii aan isticmaalo aaladdaha aan gac anta ku hayno si sax, waan soo af-jari karna cudurk an si dhaqso ah Agaasimaha guud ee Ha y’adda Caafimaadka adduunka WHO Dr Tedros Adhanom, ayaa yiri intii lagu guda jiray shirka Financial Times ee Africa oo uu qadka Internetka uu kaga qaybgalay. intaas waxaa uu ku daray Dr Tedros in la filaayo in dhamma an talaaladda Cudurka si dhameystiran loo soo saaro dhamaadka sa nadkan 2020 iyo hor aan ta Sanadka 2021.  "Had dii aynaan adeeg san ag abka saxda ee aan hay no wadam addana ay ha ystaan waqti dheer ayuu nala joogaya Cud urka Safm arka ee Covid-2019” ayuu sheegay Agaasima ha gu ud ee Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Dr Tedros Adhanom Ghebreye sus.

      Hadalka kasoo baxay hey’adda ayaa wax aa uu ku soo aadayaa iyadoo xanuunka Cor o na uu dunida weli uu sameyn ku leeyahay, wa xaana maalin weliba sii kordhaayo dadka uu soo ridanaayo, wadanka Mareykanka ayaa we li kamida waddamada wajahaayo, iyadoo dho waan la karaantiilay Trump, W/ Gaashaandhi g ga iyo madaxidii saxaafadda aqalka aqad ee wa danka Mareykan, wolow madaxweyne Tr mp uu dib uga soo baxay isbitaalkii lagu baxn aani naayey.

Al-Shabaab oo weerar culus ku qaaday sal dhig ay leeyihiin ciidamada Itoobiya

     Faah-faahin dheeriya ayaa kasoo baxeysa weerar madaafiic ah oo kooxda Al-Shabaab ku qaaday saldhiga ciidamada Itoobiya ku leey ihiin gobolka Baay, gaar ahaan degmada Qan sax-dheere.

   Sida dad goobjoog ah u sheegeen Caasima da Online, saldhiga ciidama da Itoobiya ayaa lagu we eraray hoobiyeyaal ka badan toddoba, kuwaas oo dhawaaqooda laga maqlayay guud ahaan ba xaafadaha degmadaasi.

      Madaafiicda ay ku weerartay Al-Shabaab, kadib waxa xigay kuwo kale oo ciidamada Itoo biya uga jawaabayaan, kuwaasi oo dhaliyay khasaare aan ilaa hadda la xaqiijin oo kasoo gaaray dad shacab ah.

     Qaar kamid ah bulshada ku nool degmada asi oo nala hadlay ayaa sheegay inay wajaha yaan cabsi weyn, maadama ay korkooda isku dagaalayaan ciidamada Itoobiya iyo maleeshiy ada Al-Shabaab.

    Waxa kale oo ay walaac xoogan ka muujiye en hoobiyeyaasha ay degmadaasi isku wey daarsadeen Al-Shabaab iyo Ciidamada Itoobi ya, oo ay sheegen inay tahay mid soo noq-noq otay.    Majiro wax war ah oo ilaa hadda kasoo baxay maamulka iyo laamaha amniga ee deg mada Qansax-dheere oo ku aadan weerarka asi iyo khasaaraha dhabta ah ee ka dhashay.

Mana aha markii u horeysay ee kooxda Al-Shabaab ay weerar noocan ah ku qaado sal dhiga ciidamada Itoobiya ku leeyihiin deegaa no ka tirsan gobolka Baay, iyadoona kal hore dhowr jeer madaafiic ku garaacday.


Xog: Caruurta Muqdisho oo qarka u saaran in ilaalo loo sameeyo iyo cabsi jirta

     Waxaa maalinba maalinta ka dambeysa sii xoogeysanaya wararka sheegaya xatooyada caruurta iyo afduubka caruurta ku nool degm ooyinka gobalka Banaadir.

    Hadal heynta ugu weyn ee Muqdisho ayaa bilooyinkaan noqotay caruur badan oo la wa ayey, qaar la afduubtay oo la soo helay, iyo wa rarka sheegaya in la soo qabtay kooxo afduub ta caruurta iyo haweenka.

     Dhamaan sheekooyinkaas iyo dhacdooyin barbar socda ayaa sabab u noqday in waalidiin badan caruurtooda ka joojiyaan waxbarashada halka qaar kalane ay dantu ka kaliftay in goob aha waxbarasha geeyaan sidoo kalane ay ka soo celiyaan.

    Aabbe Muxumed Xasan, oo kamid ah aaba yaasha Muqdisho ayaa sheegay in G/ Banaad ir aysan jirin cid wax ka qabata dhibaatooyinka ay dadkiisa wajahayaan.

    "Waxay xaaladu u muuqataa in caruurta Mu qdisho loo yeelo ilaalo u gaar ah, sababtoo ah ma heyno dowlad ilaaliso, anagii ma ilaalin ka rno oo waxay cuni lahaayeen ayaa raadis na ga raba, marka waxaan ku qasbannahay in aan u sameyno ilaalo kuna biilno,” ayuu  shee gay Aabe Muxumed Xasan oo ka tirsan waa lidiinta Muqdisho.

    "Aniga waxaa Iskuul iyo dugsi ii dhigta 4 can ug, dhamaantood waan geeyaa goobaha wax barashada waana ka soo celiyaa howl badan ayaana iiga dayacantay waana dhibaato cul us,” ayey tiri Hooyo Safiyo Maxbuub oo la ha dashay warbaahinta kana tirsan shacab ka Muqdisho.

    Wali ma jirto wax war ah oo ka soo baxay hay’adaha ammaanka Soomaaliya oo arrintan ku saabsan waxaase sii kordhaya walaaca dha nka ammaanka oo ay wajahayaan caruurta Muqdisho.

Xigasho:caasimadda.net

Netanyahu oo sheegay in isaga iyo Dhaxal-Sugaha Imaaraadka ay dhow aan kulmayaan



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip