HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 12-OCT-2020

0
Monday October 12, 2020 - 09:34:36 in Wararka by
  • Visits: 241
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 12-OCT-2020

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Ra’iisul Wasaare Rooble oo kormeeray qaar kamid ah Isbitaallada Muqdisho

    Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaa lka Soomaaliya Md.Maxamed Xuseen Rooble ayaa booqday qaar kamid ah Isbitaallada Dowl adda, si uu ugu kuurgalo adeegyada caafima ad ee ay u fidiyaan bulsha da Somaliyed, maadaama Xukuumaddiisa ay ahmi yad gaar ah u leedahay soo celinta adeegyadii caa fima ad ka dadweyna ha.

     Maamulka Isbitaallada Martiini, Banaadir iyo Yardimeeli ayaa warbixin faah-faahsan ka siiyey R/Wasaaraha adeegyada caafim aad ee ay siiyaan shacabka Soomaaliyeed iyo caqab adaha jira ee ay u baahan yihiin in dow laddu ay gacan ka siiso..

     Isbitaallada Dowladda ee Martiini iyo Bana adir ayay shacabka Soomaaliyeed ee ku nool Muqdisho iyo gobollada dalka waxa ay ka hel aan adeegyo bilaash ah, wuxuna xusay R/ Wasaare Rooble in Xukuumaddiisu ay mu dna an gaar ah siinayso tayaynta adeegga caa fim aad ee laga helo xarumahan.

    R/Wasaaraha XF.S Md.Rooble ayaa uga mahad celiyey maamulka iyo dhakhaatiirta sha qada wanaagsan ee ay u hayaan bulshada So omaaliyeed, kuna dhiirigeliyey in dadaalkooda ay sii xoojiyaan.

Md.Cali Mahdi oo ka hadlay waayihiisa nolo leed iyo arrimo kale oo Xasaasi ah.

      Madaxweynihii hore ee dowladdii KMG ah eyd ee Soomaaliya, Md. Cali Mahdi Maxamed oo bixiyey wareysi dhif iyo naadir ah ayaa wux uu kaga hadlay waayihiisa nololeed iyo arrimo kale oo xasaasi ah.

     Md.Cali Mahdi oo u warramay TV-ga Soom aali Cable ayaa soo hadal qaaday dhacdooyin kala duwan oo uu la kulmay, sida dagaalkii uu la galay General Maxamed Faarax Caydiid.

     Ugu horreyn waxaa la weydiyey su’aal la xir iir ta, haddii uu weligiis sam eeyey xatooyo xool dad weyne, intii uu madax weynaha ahaa iyo ka horba.

     Madaxweyne Cali Mahdi ayaa qirtay inuu sameeyey xatooyo, wuxuuna sheegay in isaga oo dhalinyaro ah 1968-dii uu xaday lacag gaar eyso 25 kun oo Shilin Soomaali ah, isla mar kaana uu ku dhistay guri uu ku lahaa xaafadda Sii gaale ee D/Hodan.

    "Xoolo dadweyne ani gu waa xaday anoo yar oo dhalinyaraa oo 20 jir ah ayaa waxaan xad ay 25 kun oo shilin Soom aali ah 1968-dii waa ye, waxaana ku dhistay guri Siigaale ku yaa llay oo aan daganaay, 3000 dhul ayaan kala ba xay 3000 Injineerkaa yaan siiyey inta kalena ala ab ayaa ku gatay.” ayuu yiri Madaxweynihii hore ee Soomaaliya. 

    Md.Cali Mahdi Maxamed ayaa sidoo kale int aasi ku daray in markii uu dib u bartay Diinta uu Sadaqeeyey gurigaasi.

      "Diinta marka aan dib u bartay waxaan ogaaday inaan qatar ku jiro oon guriga aan da ganahay xalaal ii aheyn, waxaa ku cunaayana ay xalaal aheyn waxa igu dhashayna uu Ilaah ey ogyahay xaaladooda, gurigii waa Sadaqee yey.” ayuu markale yiri.

     Sidoo kale wuxuu intaasi sii raaciyey "Mud do ka bacdi, hadana waa fakiray waxaan iri Sa daqo waxa aad adigu leedahay ayaad Sadaq eysataa see adiga deyn laguugu lahaa u Sadq eynee?. waan baxay bangiga dhexe ayaa teg ay waa xilliga Xasan Sheekh Maxamuud, Ba shiir Ciise ayaan u tegay guddoomiyihii Bang iga Dhexe waxaan ku iri Bashiirow 1968-dii Dol larku meeqow ahaay wuxuu ahaay ayuu yiri lix shilin 18 sinti, 25 kun iigu qeybi, waxay no qotay 4045 Dollar, ka dib Xasan Sheekh ayaan u tegay waxaan iri lacag ayaa la’iigu leeyahay dowladaa lacag igu leh ii sheeg sidaan yeelaa yo ma’adaan kuu keenaa mise meel ayaad ii sheegeysaa oo aan geeynaa bangiga dhexe ku shub ayuu yiri, waana geeyey”.

      Ugu dambeyn wuxuu hoosta ka xariiqay inuu ka qoomameeyo labo arrin oo dhacday waayihiisii, gaar ahaan intii uu dalka ka ahaa madaxweynaha.

    Md.Cali Mahdi ayaa tilmaamay in labadaas qodob ay yihiin go’aankii ku dhaawaqay Ra’I isul wasaarihiisii Cumar Carte Qaalib ee uu ku kala diray Ciidamada Qaranka iyo dagaalkii uu la galay Ceydiid ee markii dambe isku bedalay dagaal u dhexeeya Habar-gidir iyo Abgaal.

Sh.Xasan Daahir oo shaaciyey arrimo badan kadib geeridii Cali Khaliif, farriina u diray beeshiisa

       Sheekh Xasan Daahir Aweys ayaa muuq aal uu iska soo duubay waxa uu ugu horeyn u ga tacsiyadeeyay geerida ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaliya Cali Khaliif Galeyr oo Kham iistii ku geeriyooday M/Jigjiga ee dhulka Soom aali-Galbeed.

    Xasan Daahir ayaa ka taariikheeyay inta uu ka yaqiinay Prof. Cali Khaliif Galeyr, sidoo kale waxa uu dadka Soomaaliyeed kala dardaar may beesha uu ka dhashay ee Dhulbahante oo uu ku tilmaamay cidda Soomaali isku hey sa.

"Intii siyaasi aan geeridiisa maql aayey nin ay Isheydu u ilmeysay asagaan ka ark ay, waxa uu ahaa ninkii ka liya ee isku deyay in do wladda Itoobiya uu meel ka saa ro Somalida, waxana u maleynaa markii xil ka laga qaa dayey inuu taas eersaday,” ayuu yiri X/ Daahir Aweys.

    Waxa uu sheegay inuu ka xumaaday xil ka qaadistiisii xilligaas ee Cali Khaliif, isla markaa na uu aaminsanyahay in madaxweynihii xill igaas Cabdiqaasin Salaad culeys lagu saaray inuu xilka ka qaado

     "Waxaa iiga darneyd oo aana hilmaamin, Cali Khaliif xilligaas waxaa lagu bedelay Xasan Abshir Faarax oo dalka R/ wasaare looga dhig ay, Xasan markiiba Itoobiya ayuu aaday, mar kii uu kasoo laabtay dalka Imaaraadka oo aan joogay ayuu igu soo maray.”

    "Markaas ayaan weydiiyey ‘Itoobiya maxaad kala soo kulantay?’  markaasuu igu yiri warqad cad intaan u dhii bnay ayaan dhahnay waxaad naga rabtaan ku qorta, ra’iisul wasaarihii xilig aas ee Itoobiya Me les Zenawi waxuu ugu jaw aabay r/wasaarihii Soomaaliya Xasan Abshir ‘waxa aan Soomaali ya ka rabno warqadi ma qaado’ waligey ma ilo obo hadalkaas,” ayuu yiri Xasan Daahir. Waxa uu sheegay in beesha Dhulbahante ee uu ka dhashay Cali Khaliif Galeyr ay tahay sil-silada isku heysa dadka So omaaliyeed oo qarka u saran inay u kala go’ aan koonfur iyo waqooyi.

      "Dadka uu ka dhashay waxaan u dardaar mayaa inay samraan, dadka Soomaaliyeed-na qabiilkaas waan kala dardaarmayaa, meel kha tar ah ayey ku jiraan oo xiriirka Soomaali ayey isku celiyaan, runtii iyaguna wey ku dhib qa baan” ayuu yiri Xasan Daahir.

Haweeney lagu dilay Magaalada Burco & qof loo qabtay

     Gabadha oo lagu Magacaabi jiray Ugbaad Cali Dhaban-loox, ayaa waxaa lagu dilay Mag aalada Burco ee Gobolka Togdheer, waxaana la sheegay in dilkeeda uu ka dambeeyay Nin ka mid ah dadka ku nool Magaaladaas.

    Meydka Gabadha ayaa wax aa la geeyay Isbitaalka M/ Bur co, sida uu xaqiijiyay  Agaasi maha Cisbitaalka  Dr.Cabdi Su udi, wax aana uu sheegay in fal ka dilka ah ee Gabadha  loo ge ystay uu xal ay ka dhacay M/Burco.

     Ciidamada Booliska M/Burco ayaa waxaa ay dilka, ka dib same yeen howlgallo, iyada u gu dambeyn la shee gay inay gacanta ku dhig een Nin ku eedeysan falka dilka ah.

    Ilaa iyo hadda lama oga waxa keenay in Nin ka uu dilka u geysto Haweeneyda balse ay Cii damada booliska baaritaan ku hayaan waxaa na Ugbaad Cai la sheegay inay ahayd Hooyo 3 Carruur ah dhashay.

Agaasimaha madaxtooyada Jubaland oo lagu xanibay garoonka Aadan Cadde

     Agaasimaha Madaxtooyada Jubbaland, Abshir Maxamed ayaa Shalay lagu xanibay ga roonka diyaaraddaha Aadan Cadde, xilli uu ku siii jeeday M/ Nayrobi, sida ilo xog-ogaal ah ay u xaqiijiyeen Caasimada Online

Agaasimaha ayaa waxa saac ado badan lagu xanibay garoon ka, iya da oo lagu wargeliyay inay haysa to Nabads ugida, wal low aan si dhabah loo ogeyn sab abta rasmiga ah ee ay u hakisay.

     Abshir ayaa markii hore rabay i uu Muqdi sho uga duulo Baasa boorka Sooomaaliga ee Diblomaas iga oo uu ku jiray liiska madow, ee xubnaha ba asaboorka la hakiyey, oo lagu dar ay xiligii uu jiray khilaafkii dowla dda federaalka iyo Jubbaland. Hase yeeshee wuxuu markii dambe lasoo baasaboor kale oo ajnabi ah oo uu sitay.

      Hakinta lagu sameeyay Abshir ayaa waxa ka dhashay buuq iyo ismari-waa xoogan, kaasi oo uu ugu dambeyntiina keentay inay goobta yimaadaan Wasiirka arrimaha dibe dda iyo wasiirka duulista Soomaaliya, oo garoonka ku sugnaa xilligaas.

    Cawad iyo Oomar ayaa murankaasi meesha ka saaray kadib markii ay la xiriireen Mas’uuli yiintii hay’adda la sheegay inuu u xayiran yah ay agaasimuhu, sida ay Caasimada Online u xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan madaarka.

      Agaasimaha ayaa ugu dambeyntiina loo ogolaaday inuu ka duuli karo garoonka Muqdi sho, xili ay ka tagtay diyaaradii uu raaci lahaa.

     Si dhab ah uma caddo arrinta ay Nabadsug idu ay ku haysato Abshir, iyo nooca ay aheyd waan-waanta ka dambeysay in dib loogu fas axo inuu ka duuli karo magaalada Muqdisho. Mana jiro wax war ah oo kasoo baxaya maa mulka Jubbaland iyo wasaarada duulista oo ku aadan hakinta lagu sameeyay agaasimaha.

Xigasho:caasimadda.net

Xasan Sheekh: "Waxaa jira deegaano uu mamnuuc ka yahay calanka Soomaaliya”

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Md.Xa san Sh.Maxamuud ayaa shacabka Soomaaliy eed ugu hambalyeeyay 66 sano guuradii ka soo ware egatay mar kii ugu horrey say ee Soomaaliya calan yeelato.

   Md. Xasan Sh.ayaa xu say in calanka Soomaaliya mamnuuc ka ahaa in ka badan 85% dhulka Ko ofurta iyo bartamaha ma rkii loo doortay mada xweynenimada Soomaali ya September 2012, iyada oo calanka Al-Sha baab oo kaliya uu ka taagnaa.

   "Ilaaheey fadligiis, dadaalka halyeeyade ena iyo haggaaminteena darteed, waxaan ku guul eysannay in calankeena cirka u eg dib loo ga taago gobolla badan oo uu ka dul babado,” ay uu ku yiri hadal uu si gaar ah ugu jeediyay bul shada munaasabadda maalinta calanka.

   "In ka yar 10% ayaa lagu soo koobay dhul ka ay Al-shabaab ka talinayeen markii uu xilka wa reejiyay Xasan Sheekh. Waxaa la xoreeyay in ka badan 25 degmo oo ka tirsan dalka”

   Dhaqdhaqaaqa hubeysan ee Al-Shabaab ay aa deegaannada ay ka arrimiyaan ka mamnu cay calanka Soomaaliya oo maanta 66 sano jir saday, walina waxaa jira deegaanno badan oo calanka uu mamnuuc ka yahay.

: Ugaas Maxamed Weli: "Siyaad Barre ka dib dowlad aan soo marin ayaa Soomaaliya ka jirta”

    Ugaaska beesha Mareexaan Ugaas Maxa med-Weli Sheekh Axmed Nuur ayaa aad u am aanay dowladan uu hoggaamiyo madaxwey ne Maxamed Cabdullahi Farmaa jo, isagoo soo bandhiga sifoo yin ay leedahay oo dowladdii dhexe ee Maxamed Siyaad Ba rre kadib dowlad leh aysan So omaaliya soo marin, sida uu hadalka u dhigay.

      Waxa uu sheegay in dowladan oo kale ay san dalka soo marin tii kacaanka ee Maxamed Siyaad uu hoggaaminaayey kadib. Balse uu qi rsanyahay inay tabar-darantahay.

   Ugaas Maxamed-Weli waxa soo soo tiriyey lix sifo oo sida uu qabo u gaar ah dowladan uu hoggaamiyo madaxweyne Farmaajo, kuwaas oo kala ah.

1 – 3sano iyo lix bilood ra’iisul wasaare shaq eeya dowladan ayaa laga arkay.

2 – Ku dhawaad 4sano dowlad musha arka si toosa u bixineysay, iyadaa laga arkay.

3 – Maxamed Siyaad Barre kadib dowlad qab-leh oo ninkii UN-ka wakiilka uga ahaa Soomaal iya subax ceyrisa, iyadaa laga arkay.

4 – tan iyo burburkii maxaabiistii Soomaaliyeed oo qaarkood laga samray, xaasaskoodiina la guursaday, dowlad wadan kasta ka keentay, iyadaa laga arkay.

5 -30-kii sano ee lasoo dhaafay deyntii caalam ku nagu lahaa dowlad qaar laga cafiyey, hada na diyaar loola yahay, iyadaa laga arkay.

6 – Ciidanka Soomaaliya Maxamed Siyaad Ba rre kadib dowlad nidaam u sameysay oo mush aahrka joogto u siineysa, iyadaa laga arkay. ‘Ayuu yiri Ugaas Maxamed-Weli’.

     "Dowladani dhibcahaas ayey heysataa, tabarteeda ayaa gaaban, faro-gelinta shisheey aha, waxaan heynaa sawir Turkiga looga qaa day Gabre iyo Faarax Cabdulqaadir oo shi raya, waad aragtee iyadoo Jabuuti lagu shir ayo Gabre oo warqadaha u kala bedelaya was iirkii arrimaha dibadda dowladii Xasan Sheekh,” ayuu yiri.

      Ugaas Maxamed-Weli oo sii hadlaayey ay aa yiri, "Madaxweynaha iyo maamul goboleed yada markii ay shirayaan Gabre inuu dhex fad hin jiray waad ogtihiin, Shalayna dowladda So omaaliya iyo maamul goboleedyadeeda kaligo odbaa shira ajanibina uma

Baarlamaanka Galmudug oo Shalay 4 Sharci La Horgeeyey

      Baarlamaanka dowlad goboleedka  Galm udug ayaa Shalay M/Dhuusamareeb ku yee shay kulankoodii caadiga ahaa, kaas oo ahaa kalfadhiga 2aad kulankiisa 6aad ee golaha wakiillada maamulkaas.

     Kulanka  oo uu shir gudoominayay gudo omiyaha Baarlamaanka Galmudug Dr Maxa med Nuur Gacal ayaa waxaa uu ku furmay koo ramkii loo baahnaa, Ajandiha kulanka ayaana ahaa.

        Akhrinta Koowaad ee Shuruucda kala ah:

A. Dhismaha Ciidanka Booliska Galmudug.

B. Hay’adaha Samafalka aan Dawliga aheyn.

C. Maareynta Deegaanka Galmudug.

     D. Dhismaha Dawladaha Hoose.

Wasiirada kala ah, wasiirka Bay’da Galmudug Siciid Siyaad Shirwac, wasiir ku xigeenka arim aha gudaha iyo dowlaha hoose Axmed Cusma an (qooje) iyo wasiirka qorsheynta Iyo maalga shiga Galmudug Cabdinasir Gelle Cilmi, wasiir kasta ayaa xildhibaannada Baarlamaanka Gal mudug u sharaxay muhiimadda sharcigaan uu u leeyahay Galmudug, iyaga oo ka codsaday akhrinta kadib in ay meel mariyaan sharciya daan wasaaraduhu soo diyaariyeen.

Arday gadoodsan oo mudaharaad rabsha da wata sameeyay

     Maamulaha Iskuulka Gambool, Maxamed Axmed Maxamed oo gaarigiisii la burburiyay

Arday gadoodsan ayaa Shalay mudaharaad rabshada wata ka sa meeyey iskuulka sa re ee Gambool oo kamid ah iskuullada ugu waawe yn Puntl and. Ardeyda ayaa ka gadoodsanaa macallimi in laga baddelay iskuulka iyo lacagta laga qa ado arday oo la kordhiyay, waxayna weerar een maamulka iskuulka, sidoo kale waxay ja jabiyeen baabuurkii maamulaha.

      Iskuulka ayaa muddo saacado ah ku jiray xaalad kacs an, iyadoo maamul ku uu ku go’ doonsa naa qol, waxaana markii dambe u gurm aday ciidamda Booliska.

      Mudahraadku kuma ekeen oo kaliya iskuul ka, balse ardayda ayaa mudaraad rabshada wata ka sameeyay qeybo kamid ah gudaha magaalada Garowe, iyagoo dhagaxan ay tur een ay waxyeeshay gaadiid.

     Cabashada ardayda iskuulka sare eee Ga mbool ayaa muddo dheer soo jiitameysay sida ay ogaatay Puntland Post, waxayna cabashad ooda dhowr jeer gaarsiiyeen Wasaaradda Waxbarashada Puntland, taas oo haba yar atee aan wax ka qaban.

      Iskuulka sare ee Gambool oo dowladdu maamusho ayaa kamid ahaan jiray iskuullada ugu tayada wanaagsan Puntland, balse sanad ihii ugu dambeeyay waxaa laga dareemayay hoos u dhac weyn.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabe elle oo sheegay inaan la aqbali doonin wax muddo kororsi ah

     Guddoomiiyaha Baarlamaanka Hirshab eelle Sh.Cismaan Barre Max amed ayaa sheeg ay in mudda da xil heynta sharciga ah ee Ma daxda Maamulkaas dhammaat ay 9-kii Oktoobar maalin ka hor, wixii hadda ka dambeeyana la qorsheynayo dorashada 4-sano ee soo socota.

   Guddoomiye Cismaan oo wareysi siinayay laanta afka Soomaaliga ee BBC ayaa sheegay in Hoggaamiye Maxamed Cabdi Waare iyo Xuk uumaddiisaba waqtiga uu ka idl aaday, sidaas awgeed dastuuri ahaan Baarlamaanka uu usii sha qeynayo si shaqada loogu wareejiyo Baarlama anka labaad ee HirShabeelle.

      "Dowlad Goboleedka HirShabeelle sida uu dastuurka ku dhigan waa in 4-tii sanaba la qab to doorasho lagu soo dhisayo maamul qaata waqti kale, waa in lagu dhaqaaqaa fulinta shar ciga oo na siiyay shaqada aan qabanay 4-tii sano ee lasoo dhaafay, Xukuumadda waqtigee da halkaas ayuu ku dhamaaday waxaa kaliya howsha sii wada Baarlamaanka oo ku simaya Baarlamaanka cusub sida ku xusan qodobka 40-aad ee dastuurka D/G/HirShabeelle” ayuu yiri Cismaan Barre Maxamed.

G/B/M/G/H/SHabeele ayaa sheegay inay laga ma maarmaan tahay in loo hoggaansamo fulin ta sharciga oo ah waxa lagu wada joogo mas uul walbana uu xilka uu hayo ku hayo.

"     Aniga waxaan guddoomiyihii golaha sharci dejinta, hayadda sharcigana ugu sarreeyo hal kanna waxaan ku joogaa sharci dastuurku me elnaba ka qori maayo, muddo korodhsi. habkii doorashooyinkii ayaa socda madaxweynuhuna wuxuu magacaabay guddi soo xulid baarlmaan ka 2aad, hadda wakhti lama hayo oo habkii ay aa socda. Haddii ku darsi uu madaxweynuhu u baahnaa waxay ahayd inuu sannad ka hor ama lix bilood ka hor laga soo shaqeeyo”.

    Dhanka kale hoggaamiyaha maamul goble edka Hirshabelle ayaa dhowaan ka hor yimid jadwal ay dhawaan soo saareen guddiga farsa mada soo xulista baarlamaanka 2aad ee Hir shabeelle isaga oo sheegay inay jiraan qodobo muhiim ah oo laga maarmaan ay tahay in la fu liyo ka hor inta la guda gelin geedi socodka doorashada.



ZAHRA NAALEEYE: SOOMAALIDA AYAA FARTA LAGU FIIQAA, WAXAA LA LEEYAHAY SOOMAALIYA AMA KENYA YEY GABDHAHA GEEYAAN


  Soomaalida ayaa farta lagu fiiqaa, waxaa la leeyahay Soomaaliya ama Kenya yey gabdhaha geeyaan Jimciyadda qurumaha ka dhexeysa [Qaram ada Midoobay]  ayaa 19-kii December  2011 qaraar ay soo saareen ku ast eeyey in sannad walba 11 Oktoobar loo aqoonsado ma alinta gabdhaha, waxaanna maalintaasi oo loo aqoons aday maalin caalami ah,   la gorfeeyaa dhibaatooyinka loo gaystay gabdhaha oo ay ka mid tahay kufsiga & dilka.

   Zahra Naaleeye, waxay madax ka ahayd muddo ku dhow 30 sanno mashruuca ka hortagga nuuc kasta oo gu dniinka gabdhaha  dalka Nederlands, Sidoo kale waxay u dhaqdhaqaaqdaa ka hortaga tacadiyada loo gaysto haween waynaha caalamka.

    Zahra waraysi ay siisay shabakadda Somnieuws ee ka faaloota arrimaha Soomaalida ku dhaqan dalka Nederland, ayeey kaga hadashay arrimo dho wr ah, waxaanna waraysigii la la yeeshay u dhacay sida tan:-

      SU’AAL:  Muddo dheer ayaad madax ka ahayd mashruucan ka hortag ga gudniinka gabdhaha, adigoo ka mid ahaa gabdhihii ugu horreeyey ee dalkan yimid burburbkii ka hor, waxaad sawir koobban innaga siisaa sidii ay xilligaasi xaaladdu ahayd iyo sida xaalku iminka uu yahay.?

     ZAHRA: Waddankaan aniga iyo dadkii ila socday qaxootinimo kuma iman, waxaan u imid inaan shahaadada master-ka "master programme” ku diyaarino markaan wax yar joogay waxaa Soomaaliya ka dhacay dagaalkii lagu riday Dowladdii. markii  90-meeyadii ay waxbarashadii ii dhammaatay waxaa billowday dagaaladii sokeeye, waxaana naga xirmay xiriirkii isgaarsi ineed ee dalka, marka maadaama dagaal sokeeye dalkii uu ka dhacay     Aniga iyo ardaydii ila socotay waxaan dalkan waydiisanay qaxootinimo, ka dib-na waxaa billowday qulqulkii qaxootiga, waxaad moodaa wax waliba in ay ahaayeen silsilado isku xig-xigay.    Arrimahan gudniinka markaas ayaa ka shaqo billaabay waxaa igu kafilay waxaa ii muuqatay inay jirtay baahi xooggan oo loo qabay in dadkii imaanayay loo sheego shuruucda dalka ay ku cusub yihiin, anigu xilligaa fikir fiican ayaa ka haystay arrimahan, waxa an horay ula soo shaqeeyay wasaaradii haweenka iyo ururada xuquuqda haweenka iyo kuwa caafimaadka, dadkii Soomaalida ah ee qaxootinimada dalkan u yimid gaar ahaan hooyooyinka waxaa maskaxdooda ku qafilnaa caaddadii  ahayd in gabdhaha la gudo markaas ayaa billowday "orientation” iyo inaan haweenka u bilowno wacyigelin.

      SU’AAL: Soomaaliya markii la joogay, gabadha haddaan la gudin, wel iba generation-adii hore,  waa la takoori jiray, dhowr iyo 30-kii sanno ee u dambeeyay markii ay Dalk Dowladii ka  dhacday waa yaraatay gudniinkii gabdhaha, inkastoo weli gabdhaha la gudo, taas ma kuu muuqataa.?

     ZAHRA: Haweenka Soomaalida ilaa  50-jir  xittaa 40 jir aan iraahdo waa wada gudan yihiin, waaya-aragnimada ayaa dadka ku yarayd, gabadha haddii aan la gudin lama guursanaayo, sababtuna waxay ahayd; waxay un iska ahayd caado la iska raacay, waxaa jirta maahmaah duug ah oo So omaalidii hore hal-hays u ahayd. "Caada la diidaa, carra ALLEEY lee dahay”  30-kii sanno ee ugu dambeeyey dardartii iyo xawaarihii uu gudniin ku ku socday wuu hakaday,  inkastoo oo si xoog leh baadiyaha loogu gudo gabdhaha, haddana caasimada Muqdisho xittaa waxaa la ii sheegay in gudniinku ay caadi ka tahay waxay leeyihiin fircoon ma sameyno, dadka sidaa samaynaya iyaga xittaa daliil diimeed ma hayaan.  Dalkan Holland, culimadii ayaa ka hadashay oo  dadka ka wacyigelisay in gudniinka firc ooniga ah aanu diin wax shaqa ah ku lahayn,  waxaa nala mid ahaa dalal dhowr ah oo Afrikaan u badan, waxaa ka hadlay culumaa’udiin isugu jira  Marookaan, Turki, Aljeeriya, Tuuniisiya, kuwaas oo dadka u sheegay in ay san ku kadsoomin.

    ZAHRA: Waxaa la sheegaa in ay jiraan hoyoyin gabdhaha dalkii ama dal al kale ku celiya, halkaas na ku soo guda, kuwaasi maxay mudan karaan.?

    ZAHRA: Qolyahan "Groen Amsterdam” waxaa  la leeyahay dad ayaa la wadaa, weliba Soomaalida ayaa farta lagu fiiqaa, oo waxaa la leeyahay Kenya ama Soomaaliya ayeey gabdhaha geeyaan halkaas ayeey ku soo gudaan,  arrintiina wax cadayn sax ah looma hayo  oo qof lagu qabtay ma leh, haddii gudniin la soo qaato mar walba Soomaalida un ayaa la soo qaa taa, haddii la tuhmo qofka, ee  hadhow dambi lagu helo waxaa lagu xuk umayaa 12 sanno oo xabsi ah iyo 70 Euro oo ganaax ah, arrintaas marar badan waa ka digay laakiin sidaas oo ay tahay waqtiga kulaylaha gab ha ha waa la wadaa, gabdhuhu marka ay waynaadaan ama hooyo noqdaan dhaqaatiirtii ayaa arkaysa, inkastoo ay yaraatay, haddana Soomaalida wa xaan xasuusin lahaa in arrintaani ay faraha ka qaadaan.

SU’AAL: Gabdhaha dalkan ku dhashay, ama ku koray iyo kuwa wax ku bartay, ee doonaya inay soo gaaraan halka aad adigu Shalay joogto, max aad talo ku siin lahayd.?

      Zahra: Genertion-kii 90kii dalkan yimid iyo kuwa haantan farqi wayn ay aa u dhexeeya,  30 sanno ayaa ka soo wareegtay. Dadkii halkan ku dhash ay ama yaraan ku yimid waa dad  wax bartay oo dadkooda dhinac ka raa cay, annaga waxaan ahayn dad Ingiriis  luqad ahaan u yaqaan, oo dalkan waynaan ku yimid, waxyaabaha ay naga qaadan karaan waxaa ka mid ah samirka, iyagu dhaqanka dadkaan ayeey u dhawaadeen.

     SU’AAL: Inkastoo aad tahay qof ka shaqeeya arrimaha bulshada, hadd ana waxaa tahay hooyo, waxa jirta in warbixinanno sannadle ah oo ay soo saaraan hay’ado madax-bannaan, kuna saabsan sida ajnabiga dalkan ku dhaqan ay uga faa’ideystaan fursadaha dhanka waxbarashada iyo shaqa da ah ee ay dalkan ka helaan, Soomaalidu waxay liiskaasi kaga jirtaa halka ugu hooseeya, maxaa u sabab ah ayay kula tahay.?

     ZAHRA: Sannad kasta waxaa la soo saaraa warbixinno dhinaca waxba rashada ah,  intii hore waa dhaanaa,  5 sanno ka hor meeshii aan joognay hadda ma joogno, haddii aad aragto niveu-ga ilmaheena gaar ahaan gabdh aheena HBO ayaay u badan yihiin,  waxaad moodaa inaan soo kabanayno, laakiin waagii hore dib u dhaca waxaa inoo keenay waxay ahayd;  waalidkii oo aan afkii aqoon iyo waalidkii oo caruurta ku  leh waxaad noqotaa dhaqt ar ama injineer & caruurtii oo ay ku adkaanayso inay xaaladaasi wajaha an.

     Dib u dhaca kale ee na haystaa wuxuu yahay inaan sannad walba kaali maha hore ka galno dadka ajnabiga ah ee lacagta Cayrta ah qaata, oo wax aa la leeyahay Soomaalidaa u badan dadka cayrta qaata, haddana waxaa nalagu tilmaa Soomaalidu inay yihiin dad firfircoon oo haddii ay jaanis hel aan ka faa’idaysta.

     SU’AAL: ma ii sheegi kartaa maadaama muddo dheer oo ku dhow 30 sa nno aad ka soo shaqeyneysay arrimaha bulshada, gaar ahaan kuwa Soom aalida dalkan ku dhaqan,  muxuu noqon karaa Legecy-ga lagu soo xasu usan karo Zahro.?

      ZAHRA: Ma jirto howl aan keligeey qabtay, mar walba koox ayaan ku shaqayn jirnay, anigu waxaan isu arkaa qof shaqadan u soo dhabar adayg tay, waajibaadkeediina u gudatay sidii ugu wanaagsaneyd, midna xasuuso shaqadan laftigeeda qabashadeeda in loo bareero ayaa ahayd wax adag markii la billaabayay, waxaa laga yaabaa in bulshadii aad u shaqeyneysay laftigeeda ay dhibaato kaa soo gaarto, lagu magac-xumeeyo, lagu masabi to, inta badan waxaa ALLE mahadiis ah in dadkii aan la soo shaqeeynay iyo kuwii aan u qidmaynay intooda badan  inay ahaayeen dad aan wanaag iyo xushmad kala kulanay,  aniga waxaa halku dhigaygu uu yahay samir iyo adkeysi.

    SU’AAL:Maadaama waqti dheer aad soo shaqeysay adiga & saaxiibada aad isku xilliga tihiin, ma ku talo jirtaan inaad fursad siisaan jiilalka cusub,

     ZAHRA: Horta shaqooyinka aan qabano ma ahan kuwa Soomaali kel iya loogu shaqeeyo, aniga waxaan la shaqeeyaa dadyow u dhashay dalal kala duwan, una badan Afrikaan, waxaa ALLE mahadiis ah dadkii na la sha qeyn jirnay iyo kuwa aan tababarnay intuba in qaarkood ay la shaqeynaya an GGD-da. Teeda kale, dad shaqooyinkan tababar ku qaatay ama Soom aali ha ahaadaan ama Afrikaan kale ha noqdaan oo shaqadan qaban kara waa jiraan.

      SU’AAL:  Su’aal kale oo dalkeenii ku saabsan haddaan ku waydiiyo, ma xaa u sabab ah ayeey kula tahay in Soomaaliya muddooyinkan ay ku soo bataan gabdhaha inta la kufsado haddana la dilo.?  

    ZAHRA: Waa su’aal meesha ku jirta, dhaqankan waayadan dambe waa nagu soo kordhay oo marar badan ayaan aragnay gabdho yaryar oo kuwa la dilay, kuwa na la kufsaday xittaa saqiiro la fara xumeeyay waa la arkay, waa falal xun xun oo aad looga naxo. Anigu waxaan qabaa  falalkan waa ji ri jireen, ee isbeddelka waxaa keenay waa warbaahintan Digital-ka ah  iyo baraha bulshada oo daqiiqad walba wixii dhaca la soo dhigayo, haddana waxaad arkaysaa in meelaha qaar wixii dhacay si xun loo tarjumayo waayo wax walba inta aadan dhagaha iyo indhaha bulshada u soo bandhigin waa inaad cilmi baaris sameeysaa. Waxaan isku dayay inaan ogaado waxa fal alkan soo celceliyay, dadkii markii aan waydiiyey waxay leeyihiin; dhalinyar adu intooda badan waxay isticmaalaan waxyaabo maan-dooriyayaal ah.

    Dalalkan Yurub xittaa way ka dhacaan waxaas, qof wayn oo caruur yary ar fara xumeynaya, qofkaas wuxuu qabaa xanuun.  Waxaa runtii aad ugu xumahay in dhinaca sharciga aan weli qaraar laga soo saarin, 2018 ayaa baarlamaanka la geeyey sharci kufsiga ilaa Shalay oo ay taariikhdu tahay 11 Oktoobar waxba lagama qaban. Sheekooyinka aan maqlay waxaa ka mid ah gabadha haddii la kufsado ama la dilo reerkii dhibanaha waxaa u te gaya odayaal ama xildhibaanno arrintii faataxo iyo dhaqan Soomaali ayaa lagu dhamaynayaa,  waxaas oo dhan waxaa ka waynaan lahaa haddii uu sharci jiro in sharcigaas qofka dambiga gaystay lagu qaado, qofkii kale ee

 falkaasi ku dhiiran lahaa cashar ayeey u noqon lahayd

XIGASHO:-CAASIMADDA.NET


 

 

QM oo balan qaad Cusub u sameysay Soomaaliya

    Sii hayaha wasiirka arrimaha dibadda iyo isk aashiga caalamiga ah ee xukumadda feder aalka Soomaaliya Amb Axmed Ciise Cawad ayaa la kulmay Ergayga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan

     2da masuul ayaa kawada hadlay iskaashi ga qaramada midoobay iyo Soomaaliya iyo    sidoo kale arrimaha xaalada gobolka.

    Amb Axmed Ciise Cawad Sii hayaha was iirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalami ga ahaa ayaana warbixin ka siiyay ergayga qa ramada midoobay ee Soomaaliya, james swan hormarka ay dowladda Soomaaliya ka gaartay arrimaha aMmaanka xiriirka caalamiga aha ee saaxibada caalamka ,dhaqaalaha iyo dib uka bashada dalka

     "Ergayga qaramada midoobay ee soomaa liya, james swan, waxa sharaf u ahayd in uu la kulmay wasiirka arrimaha dibadda ee dalka, Axmed Ciise Cawad, si ay u falanqeeyaan arr imo ay ka mid yihiin iskaashiga qaramada mid oobay, arrimaha qaranka mudnaanta u ah iyo xaaladaha gobolka ka jira.

    Qaramada Midoobay ayaaa Soomaaliya wa xaa ay siisaa taageero dhinacyada Amniga iyo Arrimaha Bani’aadanimada, waxaana sanad walba ay sheegtaa inay kordhineyso taageera da ay siiso Soomaaliya.

Maxaa ka cusub dagaalka Azerbaijan iyo Armenia?

&l


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip