Madaxweyne Trump oo isbitaal loola cararay

0
in Wararka by
  • Visits: 654
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Trump oo isbitaal loola cararay

    Sida ay qortay wakaaladda wararka ee Reuters, Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump loo qaaday cisbitaalka si loo daweeyo, ka dib markii laga helay xanuunka COVID-19.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sida ay qortay wakaaladda wararka ee Reuters, Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump loo qaaday cisbitaalka si loo daweeyo, ka dib markii laga helay xanuunka COVID-19.      

Aqalka Cad ayaa sheegay in go’aanka loogu qaadayo Xarunta Caafimaadka Milatariga ee Walter Reed "laga qaatay” taxaddar fara badan ".

             Markii cisbitaalka loo qaadayey, madaxweynaha ayaa isaga oo si aayar u socda ka soo baxay Aqalka, xilli ay sugeysay dayuurad helicopter ah oo u qaadday cisbitaalka militariga ee Walter Reed oo ku yaalla magaalada Bethesda ee gobolka Maryland ee duleedka magaalada Washigton, DC.

        Madaxweyne Trump ayaa dhowrka maalmood ee soo socda joogi doono qeyb gaar ah oo cisbitaalka ku taalla, taxadar dartii, sida ay sheegtay xoghayaha saxaafadda ee Aqalka Cad, Kayleigh McEnany.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip