Dowladaha Mareykanka iyo Soomaaliya oo kala saxiixday Heshiis Deyn cafin ah

0
Sunday September 27, 2020 - 21:17:16 in Wararka by
  • Visits: 301
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowladaha Mareykanka iyo Soomaaliya oo kala saxiixday Heshiis Deyn cafin ah

    Dowladaha Mareykanka iyo Soomaaliya ayaa maanta kala saxiixday heshiiska deyn cafinta, Hesiiskan oo ka dhacay safaaradda Mareynkanka ee Muqdisho ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xusee

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowladaha Mareykanka iyo Soomaaliya ayaa maanta kala saxiixday heshiiska deyn cafinta, Hesiiskan oo ka dhacay safaaradda Mareynkanka ee Muqdisho ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble. Dowladda Mareykanka ayaa Soomaaliya ka cafisay qeybtii uga soo aadday deyn cafintii dalalka Naadiga Paris. sii hayaha Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in ay ku rajo weyn yihiin in deynta lagu leeyahay Soomaaliya la wada cafiyo. Ra'isul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo goobjoog ahaa heshiiska ayaa Dowladda Mareynkanka ugu mahadceliyey deyn cafinta, wuxuuna sidoo kale ku bogaadayay safiirka Mareynkanka sida ay markasta u garab yihiin Shacabka Soomaaliyeed. .


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip