
Cismaan Cali Hudey oo loo magacaabay Taliyaha Booliska Guriceel
Cismaan Cali Hudey (Cismaan Yare) ayaa waxaa loo magacaabay Taliyaha Saldhiga Booliska Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud.
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, General Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa wareegto ku soo magacaabay Taliyaha cusub, ka dib markii uu xilka ka qaaday Taliyihii hore.
Daahir Faarax Axmed, Taliyihii hore ee Saldhiga Booliska Guriceel waxaa loo bedelay oo loo magacaabay Ururka Taliska.
Daahir Faarax ayaa waxaa xilkan laga qaaday, ka dib lix bilood oo uu ku magacawnaa, iyadoona loo soo magacaabay daba-yaaqadii bishii February ee sanadkan.
Cismaan Cali Hudey oo loo magacaabay Taliyaha Booliska Guriceel
Cismaan Cali Hudey (Cismaan Yare) ayaa waxaa loo magacaabay Taliyaha Saldhiga Booliska Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud. Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, General Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa wareegto ku soo magacaabay Taliyaha cu