
WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABTI 12-KA MAARSO 2016-KA
Wasiirrada kormeeray garoonka diyaa radaha Muqdisho ayaa waxaa ka mid aha a; Wasiirka Warfaafinta Maxamed Cabdi Xayir [Maareeye], Wasiir kuxigeenka ga adiidka iyo duulista Hawada, Wasiir ku xig eenka Caafimaadka iyo Wasiirudowlaha Maaliyadda, Waxaana ku WehlinayayKormeerka ku Wehliyay Taliya Waaxda Socdaala iyo Jisiyadaha Jen. C/llaahi Ga afow Maxamuud, iyadoo mas’uuliyiint ani ay Kormeereen diyaarad ay lahayd Shirka dda Jubba Airways oo xilligaa qaadaysay rakaab, iyagoo rakaabkii diyaarada saar naa u sheegay in Ammaanka garoonka uu yahay 100% mid la isku halleyn karo.
Sidoo kale, Wasiirrada ayaa warbxin ka dhageystay mas’uuliyiinta shirkadaha diy aaradaha, kuwaasoo sheegay in hawsha garoonka ay haatan tahay mid caadi ah, isla markaana maalin Walba ay kasoo de gaan ama ka Dhoof aan Garoonka Dad fa ra badan, kaddib markii aad loo adkeeyay Amaanka Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde.Taliyaha Waaxda Socdaalka iyo Jinsiyad aha Somalia, Jen. Gaafoow oo isagana Halkaas ka hadlay ayaa u Mahadceliyay dhammaan Shaqaalaha iyo Ciidamada amniga oo uu sheegay inay wax badan ka beddeleen Dhaqdhaqaaqii Garoonka, isagoo xusay inay si wanaagsan u socd aan duullimaadyadii caalamiga ahaa iyo kuwii gudaha; isagoo u soo jeediyay dha maan shaqaalaha iyo ciidamada Ammaan ka inay sii labajibaaraan hawsha garoon ka diyaaradaha Muqdisho.
"Aad baan ugu Mahadcelinayaa Shir kadaha Diyaaradaha Jubba iyo Daallo oo muujiyay in ay ka go'an tahay inay u adee gaan shacabkooda, kaalintaasna ma hil maami doonaan Dadka Sooamaliyeed, Waayo xilliyo adag ayay Shacabkooda u soo Shaqeynayeen; marka waxaan leeya hay halkaa kasii wada hawshiina," ayuu yiri Wasiirka Warfaafinta Somalia, Maare eye oo u soo jeediyey Shirkadda Turkish Airlines iyo kuwa kale ee caalamiga ah inay dib u soo celiyaan duulimaadkoodii, maadaama haatan Ammaanka Garoonka diyaaradaha Muqdisho uu yahay mid la sku haleyn karo.
Ugu dambeyn, Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee M/Muqdisho, ayaa mar kii ay Booqanayeen Mas’uuliyiinta DFS Tirsan Wuxuu ahaa mid aad u Mashquul badnaa, Waxaana fadhiyay Diyaarado ba dan, kuwaasoo Rakaab Garoonka ka qaa dayay iyo kuwo kale oo rakaab keenay.
WASIIRKA CAAFIMAADKA OO DHAGAX DHIGT AY QEYB CUSUB OO LAGU SOO KORDHIYAY ISBITAAL MADIINA
Wasiirka caafimaadka ee XF S Drs Xa awo Xasan Maxamed ayaa dorraaddha gax dhigtay qeyb cusub oo gurmadka deg deg ah loogu talagalay, taasi oo lagu soo kordhiyay isbitaalka Madiina ee M.Muqd isho. Wasiirka caaafimaadka oo ay wehliy aan mas’uuliyiin kale oo ka tirsan Wasaar adda caafimaadka ayaa kormeer howleed ku tegtay isbitaalka Madiina, iyadoo maa mulka isbitaalka ka dhageysatay warbixin.
Agaasimaha isbitaalka Madiina Dr Maxa med Yuusuf ayaa xusay in waxgalka isbit aalka uu kor u qaadi doono qeybta cusub ee lagu soo kordhiyay.
"Waxa ay noqon doontaa qeybtan gar gaarka deg deg ah, dhismo aad u weyn waaye, waana qeyb cusub oo isbitaalka lagu soo kordhiyay, taasi oo aan is leenah ay waxa ay naga sii caawineysaa howla ha aaan bulshada u hayno”ayuu yiri Dr Maxamed Yuusuf. Wasiirka Caafimaadka ee Soomaaliya Drs Xaawo Xasan Maxam ed ayaa sheegtay in qeybta cusub ay dha gax dhigtay uu wax weyn ku soo kordhin doono adeegyada uu isbitaalka u hayo bulshada Soomaaliyeed.
"Waxaan halkan u nimid inaan dhagax dhigno qeyb cusub, taasi oo noqoneyso in wax loogu qabto dadka u baahan adee ga gar gaarka deg deg ah, waa barnaamij aad u weyn oo wax badan ka tari doono howlaha isbitaalka uu u hayo bulshada, ru ntii isbitaalka waqtiga adkaa ee dagaala da ayuu bulshada u soo qabtay adeegyo muhiim ah, haatanna ah weli maamulka iyo howlwadeenada waxa ay diyaar u yihi in inay bulshadooda u adeegaan” ayay tiri Wasiirka Caafimaadka.
FAAH FAAHIN SAFARKA TALIYAHA CIIDANKA BOLIISKA EE TALYAANIGA
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliy eed Sareeya Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud oo la hadlay Radio Muqd isho ayaa faah faahin ka bixiyay booqas hada uu ku jooga dalka Talyaaniga, isa goo sheegay kaddib markii casuumaad ay ka heleen dowladda Talyaaniga ay ka dambeysay howlaha halkaasi ay u joogaan.
Taliyaha ayaa sheegay in saraakiisha ciidamada Cabiniyeerka dalka ay ka wa da hadleen arrimo kale duwan oo la xiriira Xaaladda Ciidamada Boliiska Soomaaliye ed iyo sida loogu baahanyahay horumarin ta Ciidanka oo ay ugu horeyso in la taye eyo lana qalabeeyo ciidamada, isagoo xu say in saraakiishii ee kulanka wada qaat een ay soo dhaweeyeen arrinkaasi.
"Waxaan ka codsanay Dowladda Taly aaniga in leyli saraakiil ka tirsan Ciidanka Boliiska Soomaaliyeeday fursad u hela an in jaamacadaha wadankaasi ay ku qaa taan kuliyadaha quseeya ciidamada oo markii horeba Talyaaniga uu siin jiray Soomaaliya” Ayuu Yiri Taliye Xaamud.
Dhinaca Kale Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Gen Maxamed Sheekh Xa san Xaamud oo sii hadlay ayaa ka waram ay Amniga Caasimada Muqdisho oo uu sheegay in ay socdaan howlgalo lagu baadi goobayo argagaxisada meel wanaa gsana ay marayaan, isagoo dul istaagay horumarka laga gaari karo xasilinta am niga dalka in ay tahay qof kasta uu ka sha qeeyo ilaalinta amniga uuna la wadaagaa Ciidamada Ammaanka wax walba oo amniga wax u dhimaya.
RA’ISULWAZAARAHA CANADA OO MARKI UGU HORREYSAY BOOQANAYA MAREYKANKA
Madaxweynaha Mareykanka President Barack Obama iyo Ra’isulwazaaraha Can ada Justin Trudeau ayaa midbo midka ka le amaan huwiyey xilli ay wada hadalo ku qaadanayaan Aqalka Cad. Mr Trudeau ay aa ku sugan M/Washington isaga oo noq day hogaamiyihi ugu horreeyey oo Cana da ka socda oo booqasho rasmi ah ku ta ga Mareykanka ku dhawaad muddo 20 sana ah.
Labada hogaamiye ayaa ka wada hadl ay ganacsiga, iyo arrimo la xiriira deegaa nka iyo amaanka. Shir jaraa’id oo ay wa da qabteen kulankooda ka dib ayuu Mr Trudeau ku sheegay in uu wax badan ka bartay Obama isaga oo yir "Wax badan ayaan ka bartay saaxibkeey Obama, waa nin leh qalbi aad u ballaaran iyo caqli aad u balaaran ".
Mr.Obama ayaa isna yiri "Waxaanu wad aagnaa aniga Mr Trudeau arrimo badan, marki la doortay wuxuu la yimid tamar cu sub iyo firfircoonaan, ma ahan oo kaliyah Canada ee sidoo kale wuxuu qurxiyey xiriirka labada dal ".
Booqashadaan ayaa imaaneysaa xilli uu soo hagaagayo calaaqaadka labada wadan oo ahaa mid aanan wanaagsane yn sanadihi lasoo dhaafay, kadib marki uu dhaawacay ra’isulwasaarihi ka horreeyey Mr Trudeau ninka la yiraahdo Stephen Harper.
Dorraad gelinki danbe marki uu Wash ington gaaray hogaamiyaha Canada wax aa lagu soo dhaweeyey roog guduudan, ka dibna waxa uu habeen hore casho sha raf la qaatay madaxweyne Obama.
Booqashadaan ayaa ka danbeeysay ka gadaal marki uu Mr Obama dalab casuu maad ah u diray Mr Trudeau waxyar ka dib marki loo doortay ra’isulwasaaraha bi shii October 2015.
HOGAAMIYE MARAYKANKU SHEEGAY INUU ALSHABAAB KA DILAY OO MEEL FAGAARE AH KAHADLAY.
Iyadoo maalintii doraad dawlada Mara ykanka ay sheegtay in duqeyntii horaantii todobaadkaan ka dhacday gobolka Hiir aan dadka lagu dilay uu ku jiray gudoomiy aha AlShabaab ee gobolkaas Max’ed Mi re ayaa hogaamiyahaas oo dad isku soo baxay la hadlay waxaa uu sheegay inuu beeninayo in duqeyntii Maraykanka uu ku geeriyooday
jihaadshabaab
Max’ed Mire oo dad isku soo baxay ku la hadlay tuuladda BuqAqable la yiraah do waxaa uu sheegay in asaga iyo shaqsi ga kale ee Maraykanku sheegay ee Yuus uf Cali Ugaas la yiraahdo aysan waxba gaarin oo ay bad qabaan.
"Waa beentood sida aad ii jeedaan wax ba ima gaarin sidoo kalena Yuusufna waa bad qabaa” ayuu yiri asagoo la hadlay dad lasoo ururiyay oo daawanayay xukun dil ah oo ay AlShabab tuuladaasi kula fuli yeen shaqsi ay ku sheegeen inuu askarta dawlada Soomaaliya ka tirsanaa.
Dhanka kale saraakiil ka tirsan waaxda difaaca ee Maraykanka ee Pentagon,ayaa sheegay in weerarkii ka dhacay xer ada ku taala gobolka Hiiraan ee la duqe eyay ay ku dileen shaqsiyaad ay ka mid yihiin hogaamiyahaan hadda soo hadlay.Xigasho:Somaliweyn.Com
QARAX HABEEN HORE LALA BEEGSA DAY DAD KU SHAAHAYEY MAQAAYAD KU TAALA GARBAHAAREEY
Laba ruux ayaa ku dhimatay sideed kal ana dhaawacyo ayaa kasoo gaaray kadib marki xalay miino lagu qarxiyey goob lagu shaaho oo ku taalla M/Garbahaareey ee xarunta gobolka Gedo. Gudoomiye ku xig eenka G/Gedo Cabdi Bare Dhageey oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in qar axa oo dhacay Habeen hore abaarihii 8:00PM fiidnimo ay uga shakisanyihiin in ay ka danbeeyaan Al Shabaab.
’’habeenhoreabaaro 8:00 fiidnimo ayuu qaraxu ka dhacay Garbahaareey, meel mehered ah oo ay gabar laheyd ayaa qa raxu ka dhacay, laba qof ayaa ku dhimat ay oo ay ku jirto gabadhi laheyd goobta maqaayada ah, waxaa kale oo ku dhaaw acmay 8 ruux.’’ Md. Dhageey.
Wuxuu sheegay in ay jiraan dad ay cii damada soo qab qabteen kuwaas oo su, aalo lagu weydiinayo saldhiga ciidamada.
Degmada Garbahaareey ayaa ka nabad ooneyd qaraxyada bilooyinki lasoo dhaa fay.Qaraxyo dhawaan ka dhacay maqaay do ay dadku ku shaahaan oo ku taala M/ Baydhabo ayaa waxaa ku dhintay dad ga araya ilaa iyo 30 ruux. Waxaa qaraxyad aasi sheegtay AL Shabaab.
DAD KU NOOL MAGAALO GO’DOONSAN OO SYRIA KU TAALA OO DOONAYA IN NOLOSHOODA LA BAD BAADSHO.
Kumanaan ruux oo u badan dumar iyo caruur ku nool magaalo ay ka taliyaan kooxaha dagaalka kula dawlada Syria ayaa dalbaday in la bad baadiyo nolo shooda oo halis ku jirta.
Dadkaan oo ku nool M/Darraya la yi raahdo oo u dhaw caasimada Syria ee Di mishiq oo ay mucaaradku ka taliyaan sid oo kale go’doonsan ayaa dhigay banaan bax ay ku sheegeen inay ku dalbanayaan in la bad baadiyo.
Sawiro laga soo qaaday ayay ku muuj iyeenqaab mehrijaan ahoo ay ku qore en ereygay SOS oo la macno ah hanala bad baadsho. Qof magaciisa la yiraahdo Yacquub AlHiilo ayaa Q,M ka codsaday in xanibaada laga dulqaado si ay maga alada uga baxaan Magaaladaan ayaa ka mid aheyn magaalooyin gar gaarka la gaa risiiyay.
SIYAASIGA RUG CADAAGA REER MASAR AHMED ABOUL GHEIT OO LOO MAGACAA BAY XOGHAYAHA GUUD EE JAAMACADA CARABTA
Wasiirikii hore ee arrimaha dibada Ma sar Ahmed Aboul Gheit, ayaa loo magaca abay xoghayaha guud ee Ururka Jaama cada Carabta ka dib marki uu waqtigiisii dhamaad xoghayihi hore.
Magacaabistiisa ayaa waxaa lagu xaqii jiyey bayaan ay si wada jir ah usoo saar een 22ka xubin ee uu ururka ka kooban yahay, kad ib maalmo dib loo dhigayey in magacaabo sababo la xiriira dalka Qatar oo diidanaa.
Abul Gheit, oo ahaa wasiirkii arrimaha dibada ee ugu danbeeyey xukumadii ma daxweynihi hore ee Masar Xusni Mubaar ak ayaa helay kalsoonida dalalka xubna ha ka ah ururka marka laga reebo Qatar oo diiday. Wuxuu badali doonaa ninka ay isku wadanka yihiin ee Nabil ElAraby, kaasoo isaga goor hore iclaamiyey inuus an mar 2aad isu soo taagi doonin xafiiska ururka oo ugu eg bisha Julay ee sana dkaan.
Diidama Qatar ee ka dhanka ah Aboul Gheit ayaa lagu macneeyey iyada oo ku kacsaneyd xakumadii Mubarak ee uu ninkani wasiirka ka ahaa mudo 7 sana ah.
Ahmed Aboul Gheit waa nin ceynkee ah
Waxa uu ku dhashay magaalada Cairo sa nadki 1942kii, waa 73jir ku xeel dheer dil omaasiyada. Wuxuu ahaa wakiilki dalka Masar u fadhiyey Qaramada Midoobay in ti u dhaxeeyesay 19992004.
Wuxuu ka qalinjibiyey jaamacada Ain Sha ms University ee dalka Masar sanadki 1964kii isaga oo bartay ganacsiha. Wux uu kasoo shaqeeyey wasaarada arrimaha dibada Masar iyo xafiiska Jaamacada Carabta sagaashamaadkii.
Sidoo kale wuxuu sanadki 1992ki noqd ay safiirki Masar u fadhiyey dalka Talyaan iga. Ururka Jaamacada Carabta Jaam ac ada Carabta waxaa uu ka koobanyahay 22 wadan, waxaa lagu aas aasay oo xar unna u ah M/Qahiro ee dalka Masar sanadki 1945kii.
Dalalka ku jira ururka waxay ku kala ya alaan Waqooyiga Africa, Bariga Africa iyo Bariga Dhexe. Dalalka Africanka ah ee ku jira ururka waxa ay kala yihiin Masar, Tunisia, Somalia, Morocco, Sudan, Maurit ania, Djibouti, Libya iyo Algeria, halka Eritrea ay tahay xunin sharafeed.
MAAMULADA SOMALILAND IYO KHAATUMO OO QARKA U SAARAN INAY DAGAALAMAAN
Gobolka Cayn ayaa waxaa ka socda dhaqdhaqaaqyada ciidamada maamulada Somaliland iyo Khaatumo, iyadoo saraa kiisha ciidamada Buuhoodle ay digniin u direen Somaliland isla markaana ugu han jabay inaysan gacmaha ka laaban doonin waxa ay ka waddo gobolkaasi.
Maamulka Somaliland ayaa ciidamo fa ra badan u diray gobolka Ceyn, kuwaasi oo fariisimo ka sameystay inta u dhaxey sa magaalooyinka Ceegaag iyo Horufadhi oo ka tirsan degmada Buuhoodle.
Maamulka Khaatumo ayaa isna ciidamo fara badan geeyay meel aan ka fogeyn halka ay ku sugan yihiin ciidamada Soma liland, iyadoo saraakiisha hoggaamineysa ciidamadaasina Somaliland u direen farriin xambaasan digniin dagaal.
DALALKA BARIGA AFRICA OO SAMEYSTAY BAASABOOR CUSUB OO AY SOOMAALIYA KU JIRIN
Ururka la magac baxay Bulshada Bariga Afrika ayaa sameystay baasaboor cusub oo mideynaya qaar ka mid ah dalal ka dhaca Bariga Africa, hase yeeshee waxaanan ku jirin oo laga qadiyey dalka Soomaaliya.
Kulan ay todobaadki lasoo dhaafay ku yeesheen M/Arusha ee dalka Tanzania ayey xubnaha ururkan oo loo soo gaabiyo (EAC) xooga ku saareen laba qodob oo ay u arkeen inay muhiin ahaayeen, kuwa as oo kala ah in dalka South Sudan si bu uxdo loo siiyo xubinnimada ururka iyo in ururka uu yeesho baasaboor mid ah.
Muddo sanada ahba, ururka EAC gaar ahaan dadka kasoo jeeda dalalka Kenya, Rwanda, Uganda, Burundi iyo Tanzania waxay isugu safrayeen dokumiintiyo soc daal oo qaas ah oo mideysan taasoo u og olaaneysay in si xuduud la,aan ah ay dad ka isaga kala gooshaan gobolka.
Laakin baasaboorka cusub oo si rasmi ah ay dadka u qaadan doonaan bisha Jan aayo ee sanadka 2017ka ayaa si wanaa gsan ugu ogolaan doona bulshada bariga Africa in ay is dhax galaan, sidoo kale waxa ay awoodi doonaan in ay aduuny ada oo dhan ugu socdaali karaan caalam iyan.
Waxyaabaha u gaarka ah baasaboor kan ayaa ah inaanan la been abuuri karin oo waa mid elektaroonik ah, sidoo kale waxa uu wataa qalab u eg sida simcardka telefoonada oo kale ah oo dhexda ugu jira baasaboorka kaasoo duubaya xuduu daha uu qofka wataa ka gudbo, taasina waxay u sahleysaa hey’adaha amaanka in ay su,aalo weydiiyaan hadi ay dadka wata laga shakiyo.
Ururka Bulshada Bariga Africa ayaa wa xaa kale oo ay meel marin doonaan si dadka ay isu dhax galaan in qof walba oo qaata baasaboorkaasi uu si xor ah ugu no olaan karo dalka uu doono oo ka mid ah dalalka ku jiro ururkan.
Hase yeeshee Soomaaliya ayaanan ku jirin ururkaan, sababtoo ah waxa ay ka ba qayaan dalalka ku mideysan kutladaan in haddii xiligaan ay kuso biirto Soomaaliya ay uga imaan karto qatar dhinaca amaan ka ah.
DOWLADDA JAPAN OO SOOMAALIYA GAARSI ISAY DEEQ LACAGEED
Deeqdaan lacageed oo gaareysa 48Milyan Dollar ayaa noqoneysa deeqdii u gu horeysay dowladda Japan ay ku ware ejiso dowladda Soomaaliya.
Kulankan oo ka dhacay xarunta Xalane ayaa waxaa ku sugnaa xubno ka tirsan golaha wasiirada dowladda federaalka Soomaaliya, Safiirka u fadhiya dowladda Japan ee Soomaaliya iyo xubno kale.
Waxaana halkaasi lagu kala saxiix dayheshiis ku aadan in dowladda Japan hadaSoomaaliya ay ka fulineyso howlo mashaariic oo dalka lagu hormarinayo.
Wasiirka qorsheynta iyo iskaashiga caala miga xukuumada federaalka Soomaaliya C/raxmaan Sheekh Yuusuf Cali Ceynte oo hadalo ka jeediyay kulankii maanta in deeqdan lacageed ay noqoneyso deeqdii ugu horeysay dowladda Soomaaliya ay ka hesho dowladda Japan.Heshiiska ay kala saxiixdeen dowlad da Japan iyo dowladda Soomaaliya ay aa ku qotoma in howlo mashaariic hada dowl adda Japan ay ka fulin doonto gob olka Gedo.
Q/MIDOOBAY OO WARBIXIN KA SOO SAAR TAY DIL IYO KUFSI KA DHACAY K/TA SUUDAN
QM ayaa ka soo saartay warbixin dhe er xadgudubyo ka dhacay dalka Koofurta Sudan iyadoo warbixinta lagu sheegay in dagaalyahanada loo fasaxay inay kufsa daan haweenka taasna ay u noqoto mu shaarkooda.Warbixintan ay soo saartay Q/ Midoobay ayaa lagu qoray in carruur iyo dad curyaan ah nolosha lagu gubay, maleeshiyaadka taabacsan dowladana waxaa loo fasaxay in ay kufsdaan haw eenka meeshii mushaar laga siin lahaa Koofurta Sudan.
Baaritaano laga sameeyey Koofurta Suudaan ayaa Qaramada Midoobay wa xa ay ku sheegtay in dhinacyada ku dag aalamaya ay dadka rayidka ah ay dilaan sidoo kalana kufsi kula kacaan hawe enka, hase yeeshee warbixinta ayaa si gaar ah ugu eedeysay ciidamada dowl ada Koofurta Sudan iyo dagaalyahanada taabacsan inay yihiin kuwa ugu badan ee falalkan ku kacay.
Inkabadan 1300 oo kufsi ah ayaa laga diiwaangeliyay gobolo kamid ah wadanka Koofurta Sudan shantii bilood ee ugu dambeysay sanadkii hore ayaa warbixinta lagu sheegay. Haweeney ayaa u sheeg tay baarayaasha Qaramada Midoobay in shan askari ay ku hor kufsadeen carruur teeda magaalada ay degeneyd, kadibna ciidamo kale ay kufsadeen meel keyn ah.
Hase yeeshee, afhayeen u hadlay Mada xweynaha Koofurta Sudan Ateny Wek Ateny ayaa beeniyay eedeymaha ay QM. u soo jeedisay dowladiisa.
RA’IISAL WASAARAHA ETHIOPIA DESELEGN OO CUDURDAAR KA BIXIYAY DADKII KU DHINTEY BANAANBAXYO KA DHACAY OROMIA
Ra’iisal Wasaaraha dalka Ethiopia Hai lemariam Desalegn ayaa cudurdaar ka bi xiyay dhimashadii iyo burburkii ka dhacay banaanbaxyo loogaga soo horjeedo dowl ada Ethiopia ooka dhacay gobolka Orom ia. Hailemariam Desalegn Ra’iisal Wasa araha Ethiopia oo ka hadlayay baarlamaa nka kulan ay ku yeesheen magaalada Addis Ababa ayaa sheegay in shaqaaqoo yinkii ka dhacay gobolka Oromia ay ka da mbeeyeen dad ka soo horjeeda nabada.
"Xooggaga ka soo horjeeda dowlada wa xa ay doonayaan in ay ka weeciyaan sha cabka waxyaabaha ay doonayaan, waxay na geysteen qasaare naf iyo maalba leh”.ayuu yiri Ra’iisal Wasaaraha Ethiopia.
Ra’iisal Wasaaraha Ethiopia ayaa ku goo diyay in dowladiisu ay sii wadi doonto tala abooyinka ay ka qaadeyso wax uu ku tilmaamay xoogaga ka soo horjeeda nab ada. Balse Ra’iisal Wasaaraha Ethiopia ayaa sheegay in dowladiisu ay diyaar u tahay inay dhagaysato dhibaatooyinka ha ysta shacabka dalka.
Gobolka Oromia oo ah gobolka ugu ba llaaran dalka Ethiopia ayaa bilihii la soo dhaafay waxaa ka dhacayay banaanbax yo kuwaasoo sababay geerida inkabadan labo boqol oo ruux, dadka banaanaxa dhi gayay ayaa ka soo horjeeday dhul ay dow ladu la wareegtay.
Hase yeeshee dowlada Ethiopia ayaa ka laabatay qorshihii ay ku dooneysay in caasimada dalka ee Addis Ababa lagu ba llaariyo gobolka Oromia.Dowlada Ethiopia ayaa marar badan beenisay inay ciidam adeeda ay ku lug leeyihiin dhimashada ka dhacday gobolka Oromia.
Oromia ayaa ah gobolka ugu balaa ran Ethiopia waxana uu ku hareereysan yahay caasimada Addis Ababa. Qowmi yada Oromo ayaa ah marka
MADAXDA SACUUDIGA IYO ITOOBIYA OO KA WADAHADLAY ARRIMAHA SOMALIYA
Magaalada Riyaad ee caasimada u ah dalka Sacuudiga waxaa ka dhacay kul an gaar ah oo dhex maray Amiir Salmaan Bin C/Caziiz iyo Madaxweynaha Dowlad da Itoobiya Mulatu Teshome, kulankaasi oo looga hadlay arrimaha ammaanka, xo ojinta xiriirka labada dal iyo arrimo kale.
Wakaaladda Wararka u faafisa Dowladda Sacuudi Carabiya ayaa sheegtay in hog gaamiyaha dalkaasi uu ballanqaadyo dho wr ah u fidiyay Madaxweynaha Itoobiya isla markaana uu ka taageerayo arrimaha ammaanka dalkaasi iyo la dagaalanka ururka AlShabaab.
saudiethiopia
"Boqor Salmaan ayaa magaalada Ri yaad ku qaabilay Madaxweynaha Itoobi ya, iyagoo ka wadahadlay arrimo ku saab san geeska iyo la dagaalanka kooxaha ar gagixisada ah” ayay tiri wakaaladda war arka WASA ee dowladda Sacuudiga.
Dhinaca kale Boqorka dalka Sacuud iga ayaa waxa uu sheegay in dowladda Itoobiya uu ka taageerayo dhinacyada dib u dhiska, iyo horumarinta kaabayaasha dalkaasi, waxayna labada dhinac isku wa afaqeen inay adkeeyaan xiriirka labada dal.
TALYAANIGA OO LAGU QABTAY IIMAAM SOOMAALI LALA XIRIIRINAYO ALSHABAAB IYO DAACISH..
Boliska Talyaaniga waxay sheegeen in ay Ninkaasi Dooraad ku soo qabteen me el ku dhow M/Campobasso ee G/Molise ee Koonfurta Talyaaniga. Iimaamka oo aan magaciisa la shaacin, balse 22jir ah ayaa la sheegay in lagu eedeynayo inuu dadka Magangelyo doonka ku faafinayey Falal Xagjirnimo, waa sida ay Boliska sheegeen.
Wakaalladda Wararka Talyaaniga ee ANSA ayaa baahisay in Shir Jaraa’id in Ii maamkaasi lagu qabtay Xarun Qaxooti oo ku taalla Degaanka Campo Marino ee dul eedka M/Campobasso. Ninkaasi oo horey qaxooti ahaan isaga dhiibay Talyaaniga ayaa la sheegay inuu ku baraarujinayey Qaxootiga kale inay noqdaan Isqarxiya yaal iyo inay aadaan Rome iyo inay wee rarka ka bilaabaan Saldhigga laga raaco Tareenadda.
Madaxa Xeerilaalinta ee M/Campoba sso, Armando D’Slterio ayaa sheegay in ay hayaan caddaymo xooggan oo muujin aya inuu Ninkaasi qorsheynayey weerar Argagixiso oo ka dhaca magaalladda Ro me. Baarayaasha Dembiyadda ayaa laga soo xigtay inuu Eedeysanaha doonayeen inuu shalay (Arbaco) ka baxsado Xerada Qaxootiga, si uu u gaaro magaalladda Ro me, balse ay Boliska qabteen.
Boliska Talyaaniga waxay sheegeen inay dad la tukan jirey Iimaamka ay jooji yeen inay la tukadaan, kadib, markii ay ku arkeen Xagjirnimo iyo isagoo ammaanay Weerarkii ay Daacish ku qaadeen caasim adda dalka Faransiiska ee Paris bishii November 13dii ee sannadkii hore oo lagu dilay 130qof.
Waxa kale oo uu Qaxootiga ku booriy ey marka ay qaataan Dukumentiga Taly aaniga inay Jihaad u aadaan dalka Syria, waa sida laga soo xigtay Hay’addaha Am maanka ee dalkaasi.
Boliska Talyaaniga waxay kaloo she egeen inay muddo dhowr bilood Kaamero oyinka Qarsoon (CCTV) kala socdeen Dhaqdhaqaaqa Iimaamkaasi, waxayna soo bandhigeen caddaymo Muuqaal Video oo uu ku taageerayey Kooxda Daa cish, waa sida ay Boliska sheegeen.
Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Talyaani ga,Anjaliino Alfaano ayaa u sheegay Bar lamaanka Talyaaniga in qabashadda Iim aamka Soomalaiga muujinaysso sida ay u shaqeynayaan Nidaamka kahortagga ee Talyaaniga.
"Ma awoodno inaan yeelano Khatar Eber ah, laakiin qabashadda ka dhacday magaalladda Kambobaaso muujinaysaa shaqada Nidaamka Kahortagga. Yaanan Isku mashquulin, waa inaan ka mahad cel inayaa shaqada ay qabteen Boliskeenna ” ayuu yiri Wasiirka Arrimaha Gudaha Tal yaaniga.
MAREYKANKA OO GACANTA KU DHIGAY SAR KAAL MUHIIM U AHAA DAACISH
Ciidamada Mareykanka, ayaa shaaca ka qaaday inay gacanta ku dhigeen sar kaal sare oo Daacish u qaabilsanaa Hub ka Kiimikada, ka dib howlgal ciidamada Mareykanka ay ka fuliyeen dalka Ciraaq.
Howlgalka lagu qabtay ninkaan oo ma gaciisa lagu sheegay Suleyman Daa’uud AlFaari ayaa dhacay Bishii la soo dhaaf ay.
Mareykanka waxa uu xaqiijiyay in AlFa ari lagu haayo Waqooyiga dalka Ciraaq, uuna gacanta ugu jiro ciidamada Mareyk anka. Saraakiisha ciidamada Mareykanka ayaa sheegay inay socoto su’aalo weydii nta AlFaari ee ku aadan dadaalada koox da khilaafada islaamka ay ugu jirto soo sa aridda iyo adeegsiga hubka ka sameysan kiimikada.
Waxaa jiray warar sheegayay in kooxd ani ay sameysatay sunta Mustard islamar kaana ay ku rakibeyso madaafiic lagu rida yo furimaha hore ee dagaalka gobolka.
Kooxda Daacish weli kama aysan hadlin tallaada Mareykanka uu ku qabtay Sark aalkaan muhiimka u ahaa Daacish.
Muddooyinkii dambe Millateriga Mareyk anka waxa ay sii laba jibaareen Howlga lada ka dhanka Saraakiisha sar sare ee Daacish.
DR CALI ISAAQ CABDI "HADDII DADKA JUUDAANKA QABADADKA CUNI LAHAAYEEN, AABAHEY AYAA I CUNI LAHAA”
Waxaa ii suurta gashey in aan Wareysi la yeesho Dr Cali Isa aq Cabdi oo ah Dhaqtar ku takhasusey Xanuunka Juudaanka (Leprosy) waxaana uu u dhacay Wareysigii Sidatan
Su’aal:Maxaa keena Xanuun ka Juudaanka ?
Jawaab:Juudaanka waa Xanu un ka mid ahXan uunadaaad kau faafa oo haleelaCidiyaha, Unugyada Maqaarka sida Dha maan Lakabyada Ma qaarka oo dhanisagoo marka dambega ara qaybta Baruurta ilaaMurqa ha. Kaasoo aakhirkii waxyeel lo u geystaXarunta Dhexe ee Maskaxda "Central Nervous Sys tem (CNS)sidoo kale Xanuun ka Juudaanka waxaa keenaBakteer iyada la yiraahdo (Mycob acterium Laprea)
Su’aal:Maxaa kuugu Dhalliyey in aad Barato Daaweynta Xanu unka Juudaanka ?
Jawaab:Waa Su’aal aad Muhiim ah, in aan barto Daaweynta Xanuunka Juudaanka waxaa igu dhaliyey marka hore aan kuu sheegee, Xanuunkaa waxaa uGeeriyoodey Aabaheeysidaa Darteed mar hadii uu aabahaay u dhinteyXanuunkaasayaan Goosatey in aan barto Cilmiga Caafimaadka gaarahaan Xanu unka (Leprosy) Juudaan si aan Bulshada Soomaaliyeed uga da aweeyo oo uusan ruux kala nooga dhiman ama nooga dhicin
Su’aal:Qaar ka mid ah BulshadaSoomaaliyeed waxay qaba an in Ruuxa qaba Xanuunkaan Juudaanka uu dadka uu Cunotaas maxaa ka leedahay?
Jawaab:Dadka qaba Fikrkaas waa dad wax ma garato ah, wax aa la yaab leh RuuxXanuunsan oo u baahan in la caawiyo in la yiraahdo dadka ayuuCunaa waa wax aad looga xumaado , Ru ntii haddii dadka Juudaanka dadka Cunaan Aabaheey ayaa I Cu ni lahaa marka weli Bulshada waxay u baahan tahay in la wacy igeliyo si loogu sheego in Xanuunkaa uu ka mid yahay Xanuuna da dunida ka jira
Su’aal:Xanuunka Juudaanka ma ka mid yahay Xanuunada la is ka Dhaxlo?
Jawaab:Xanuunka Juudaanka ka ma mid aha Xunuunada la is ka dhaxlo waayo Aabahey markii uu Xanuunkaas uu haleeley Caruur fara badan ayuu dhaley kuwaa oo Maanta Caafimaad qa ba marka waa Cudur aan la iska dhaxlin , aan kuugu siidareeaniga ayaa ka dhaxli lahaa Aabahey Xanuunkaas
Su’aal: Maxaa Xanuunkaaku badiyey Dhulka Koonfurta Soo maaliya?
Jawaab:Maya sidaa ma aha, Dowladii Hore ayaa Xarun weyn oo lagu Xanaaneeyo dadka qaba Xanuunka Juudaanka ka fur tey Deegaan ku dhow Magaalada Jilib, Runtii Xaruntaa waxaa ku jirey Dad laga keeney Dhamaan Goboladda Dalka, sidaa dar teed markii Xaruntaa ay burburtey ayaa dadkii ku Xareysnaa Xaruntaa waxay ku soo faafeen Degmooyinkii u dhawaa sida Ju bada Hoose, Jubada Dhexe iyo Shabeelada Hoose
Su’aal :Habkee ayaa loo daaweyn karaa:
Jawaab:Daawaynta Xanuunka Juudaanka waxayna u baahan tahay qorshewaxaana howshaasi sameyn kara Dowlad oo kal iya madaama uu Cudurka uu ka mid yahay Xanuunadda Faafa , habka Daaweynta Xanuunaka Juudaanka kama duwana sida daaweynta Qaaxada oo ruuxa qaba Xauunka Juudaanka waa la gu hubsadaa Daawada oo waxaa loo baahan yahay in mar wal iba yimaado arunta Daawada
Su’aal:Dawadee ayaa ugu Muhiimsan in uu qaato Bukaanka ?
Jawaab:Daawada ugu Fiican waa "Dapsone” waxana la soo sa aray 1950kii, waxaa soo raaca Rifampicinoo Soomaalida ay u ta qaan Rifidiin. Sidoo kale waxa ka mid ahDaawaayinkaas(Clof azimine(Lamprone) dhammaan daawooyinkan waxay waxtar le eyihiin iney toos u baabi’iyaanBakteeriyada keentay cudurka Juudaanka. Waxaa la xaqiijiyay in seddex maalmood `kadib qa adashada daawda Juudaanka uusan bukaanku wax halis caafim aad uusan ku hayn Deeganka iyo dadka uula nool yahay, waayo ma gudbinkaro cudurka, daaweynta ugu yaraan waa hal sano oo xiriir ah taasoo haddaba qiimayn lagu sameynayo xaalada bukaanka.
Su’aal:Sidee Looga Hortagi Karaa?:
Jawaab:Waxaa looga hortagi karaa talaabooyin badan oo la qaado sida in la hirgaliyo xarumo caafimaad oo heer Dowladeed si loo helo Goobo Baaritaan sidoo kale waxaa loo baahan yahay Goobo lagu Xareeyo dadkaas inta ay dhameysanayaan Daawa da
Su’aal:Maxaa ku talineysaa oo aad bulshada u sheegeysaa?
Jawaab:Waxaan bulshada u sheegayaa in xanuunkaasi uu Ila ah keeno lana mid yahay xanuunada la daaweyn karo, Daawadi isuna la mid tahay Xanuunada kale, sidoo kale waxaan soo jeed inayaa in la kordhiyo Wacyi gelinta Bulshada si meesha looga saaro Faquuqa lagu hayo dadka qaba Xanuunka Juudaanka
W/D Amiin Yuusuf Khasaaro
EMailamiinkhasaaro@hotmail.co.uk
MAREYKANKA OO UGU DEEQAY LACAGO LAGULA DAGAALAMAYO ARGAGIXISADA 6 URUR OO SOOMAALI AH OO KA DHISAN MINNESOTA
Lix urur oo ka shaqeeya arrimaha bulshada gaar ahaan dhal inyarada Soomaalida ee ku nool gobolka Mennesota ee dalka Mareykanka ayaa helay lacago gaaraya ku dhawaad nus Milly an Doolarka Mareykanka ah.
Lacagahaan oo ay bixisay dowlada dhexe ee Mareykanka oo dhan $300,000 ayaa waxaa loogu tala galay in ururadaan ay u adeegsadaan in ay uga qeyb qaataan la dagaalanka xag jirni mada. Marcus Pope, oo ah agaasimaha xiriirka dibada iyo wada shaqeynta ee Hey’ada Youthprise oo iyadu lacagta loo soo mar iyey ururada arrimaha bulshada Soomaalida, ayaa sheegay in ay arrin muhiima tahay maalgelinta dhalinyarada.
Wuxuu sheegay in Minnesota ay hooy u tahay dhalinyaro ba dan oo Soomaali ah oo leh hal abuur iyo mustaqba aad u ifaya, balse ay qaar badan oo ka mid ahi wajahayaan xaalad go,doon ah oo ay ka go,anyihiin bulshada qeybeheeda kale, shaqa la,a an iyo faqri taasoo u horseedi karta in ay ku biiraan kooxaha xag jirka ah.Lixda urur ee loo qeybiyey lacagtaan ayaa kala ah:
—Ururka Confederation of Somali Community ee Minnesotaoo helay received$100,000.Howsha laga rabo ayaa ah inuu sa re u qaado shaqa abuurista dhalinyarada iyo fursadaha xaga ta cliinta ee dhalinyarada Soomaalida. Waxaa barnaamijkan kala qeyb galaya masaajidada magaalada, iyo nidaamka iskuulada dowlada iyo kan deegaanka.
—Somali American Parent Associationwuxuu helay qeyb dhan$85,000waxaase la wadaagaya ururka dhalinyarada ee Ka Joog, waxaana ay door ka ciyaari doonaan barnaamij la xirii rka dhalinyarada, qoysaska iyo waalidiinta. Shanta Link ayaa hel ay lacag dhan$35,000waxa uu shirko la noqonayaa ururkaAfrican Immigration Community Servicesoo ay wada same yn doonaan wacyi gelin ku saabsan dhibaatooyinka xaga maska xda ah ee ay la kulmaan qaxootiga.
—Ummah Project iyo ururka ay bah wadaagta yihiin ee(Com munity Mediation & Restorative Services, Inc. fiscal spons or)ayaa helay$30,000waxaa loo xilsaaray in ay tababaro siiya an dhalinyarada SoomaaliMareykanka ah ee da,doodu u dhax eeyso18 ilaa 25.
Africa Reconciliation and Development Organization Inc.ayaa isna helay lacag dhan$25,000si uu uga hortago xasarad aha ka dhex dhasha qurba joogta Africa. Doorkooda ayaa ah in ay sameeyaan dib u heshiisiin iyo in ay sameeyaan barnaamijyo dhinaca isboortiska ah iyo waliba in ay bixiyaan casharo dhinaca fanka ah kuwaas oo la siinayo dhalinyarada wiilasha ah ee da, doodu u dhaxeeyso 13 to 18.
West Bank Athletic Clubayaa isna helay$25,000waxaana uu lacagahaasi ku sameyn doonaa barnaamijyo la xiriira ciyaaro loo qabanayo dhalinyarada iyo siminaaro ku saabsan isfahanka waalidiinta.Barnaamijkan lagu maalgelinayo ururada ka shaq eeya xaga arrimaha bulshada ee Soomaalida Mareykanka ayaa sidoo kale waxaa iyana laga hirgelinayaa magaalooyinkaBost oniyoLosAngeles.Nidaamkan lagula tacaalayo ka hortaga xagjirnimada dhalinyarada Muslimka ah ee ku nool Mareykanka ayaa waxaakeenay madaxweyne Obama sanadki 2014.
OGEYSIIS OGEYSIIS OGEYSIIS
OGEYSIISMUHIIM AH OO AY KUU HEYSOHEY’ADDA UNICEF
Construction of Dhusamareb Cold Chain Project
INVITATION to (BID)
LRPS-2016-912242917February. 2016
UNITED NATIONS CHILDREN’S FUND(UNICEF)
Wishes to Purchase
Construction of Dhusamareb Cold Chain Project
[SEALED] offers should be sent to Physically submitted at
The UNICEF Office in Mogadishu, South Central, Somalia
LRPS- 2016-9122429
Attenion: Gerard Magbity (Supply and Logistics Speciallist CSZ)
Or
UNICEF Somalia Support Centre
P.O.BOX 44145,00100,Nairobi,Kenya.
LRPS-2016-9122429
Attention: Giorgio Figus (Procurement Specialist)
IMPORTANT- ESSENTIAL INFORMATION
The ReferenceLRPS- 2016-9122429must be shown on the envelope containing the the offer.
Bid form and schedule(s) must be used when replying to this invitation. You are welcome to
encloseyour own [specifications / terms of references] etc., if necessary.
Offers must be received by latest 14:00 am 22 Marsh.2016 and will be publicly opened at
14:30 on the 22Marsh, 2016at both the two addresses indicated above. Bids receivied after the
stipulated date and time will be invalidated. Bids received after the stipulated date and time will
be invalidated.
It is important that you read all the provisions of bid, to ansure that you
understand UNICEF’s requirements and can submit an offer in compllance with them.
Note that failure to provide compllant offers may result in invalidadtion of bid.
THIS INVITATION TO BID HAS BEEN:-
Prepared by Giogio Figus
PLEASEPICK UP THE COMPLETE SET OF BIDDING DOCUMENTS FOR THE
OFFICES INDICATED ABOCE
WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABTI 12-KA MAARSO 2016-KA
DOWLADDA SOMALIA OO SHEEGTAY IN LA ISKU HALLEYN KARO AMNIGA GAROONKA DIYAAADAHA Garoonka Diyaardaha Aadan Cadde ee Muqdisho, ayaa waxaashalay Korm eer ku tagay Mas'uuliyiin ka tirsan D. F.S, kuwaasoo u kuurgalay hawlaha ka socda garoonka iyo