Madaxweynaha Jabuuti oo Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Qoorqoor

0
Thursday September 03, 2020 - 22:21:21 in Wararka by
  • Visits: 248
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Jabuuti oo Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Qoorqoor

    Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye 'Qoorqoor' ayaa maanta kulan la qaatay Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle. Kulankaan oo ka dhacay qasriga madaxtooyada Jabuuti ayay madaxda uga wada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye 'Qoorqoor' ayaa maanta kulan la qaatay Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle. Kulankaan oo ka dhacay qasriga madaxtooyada Jabuuti ayay madaxda uga wada hadleen arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin iskaashiga dhinacyada horumarinta dhaqaalaha, ganacsiga iyo amniga. Madaxweynaha Galmudug waxaa ku wehliyay shirkaan wasiirada Amniga, arrimaha gudaha,gaadiidka iyo masuuliyiin kale. Dhinaca kale waxaa madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ku wehliyay kulankaan Wasiirka Arrimaha Gudaha, Wasiirka Gaadiidka, maareeyaha Guud ee dekadaha Jabuuti iyo Danjiraha Jabuuti u jooga Soomaaliya.
 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip