Dowladda Soomaaliya oo ka qayb gashay shirka Madaxda Bangiga Horumarinta Islaamka

0
Thursday September 03, 2020 - 22:17:48 in Wararka by
  • Visits: 246
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowladda Soomaaliya oo ka qayb gashay shirka Madaxda Bangiga Horumarinta Islaamka

    Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ka qayb gashay Shir muhiim ah oo si toos ah loogu wada hadlay Aaladda fogaan aragga. Siihayaha Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale beyle ayaa ka qayb galay shirka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ka qayb gashay Shir muhiim ah oo si toos ah loogu wada hadlay Aaladda fogaan aragga. Siihayaha Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale beyle ayaa ka qayb galay shirka Madaxda Bangiga Horumarinta Islaamka, waxaana inta shirkaasi uu socday waxyaabo muhiim u ah Soomaaliya iyo guud ahaan waddamada islaamka. Wasiir Beyle oo shirka ka qayb galay ayaa sheegay in shirkaas looga hadlay waxyaabo ay ka mid yihiin iskaashiga iyo sii xoojinta taageerada Bangiga uu siiyo Soomaaliya, waxaana uu tilaamay in shirku uu muhiimad gooni ah u leyahay Soomaaliya. "Waxa aan maanta shir muhiim ah la yeeshay Madaxda Bangiga Horumarinta Islaamka oo aan ka wada hadalnay sii xoojinta taageerada Bangiga uu siiyo Soomaaliya" Cabdiraxmaan Ducaale beyle.
 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip