Nin ka mid ahaa Shabaabkii weeraray xerada Ceel Cadde ee gobolka Gedo oo isku dhiibay Ciidamada Kenya.,,

0
Thursday September 03, 2020 - 21:48:21 in Wararka by
  • Visits: 287
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Nin ka mid ahaa Shabaabkii weeraray xerada Ceel Cadde ee gobolka Gedo oo isku dhiibay Ciidamada Kenya.,,

    Warar ay baahiyeen inta badan warbaahinta dalka kenya ayaa lagu sheegay in mid ka mid ah xubihii ka tirsanaa shabaabkii weeraray xerada ceel cade ee gobolka gedo 15kii bishii janaayo ee sanadkii 2016kii uu isku dhiibay police-ka ku sugan ismaamulka m

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warar ay baahiyeen inta badan warbaahinta dalka kenya ayaa lagu sheegay in mid ka mid ah xubihii ka tirsanaa shabaabkii weeraray xerada ceel cade ee gobolka gedo 15kii bishii janaayo ee sanadkii 2016kii uu isku dhiibay police-ka ku sugan ismaamulka mandhera.    Ninkaan oo lagu magacaabo Khaliif Cabdinuur Maxamed ayaa xogaha la helayo waxaa ay sheegayaan in uu qirtay in weerarkii ceel cade uu ka qayb qaatay iyadoo ciidamada kenya ee soomaaliya ku sugan khasaarihii ugu xooganaa abid ee naf iyo maal weerarkaasi ay ka dhaxleen.

Kahiilf ayaa markii uu isku dhiibayay ciidamada amniga kenya waxaa uu watay qori Ak-47 ah iyo qasnado ay ku jireen 92 baalooto waxaana saraakiisha ciidanka ay sheegeen in ay baaritaano xoogan ku samaynayaan.

Qaar kamid ah wakaalada wararka dalka kenya ayaa ayaa sidoo kale shaaciyay in ninkaan al-shabaab uu ka goostay 30kii bishii agoosto ee aynu kasoo gudubnay.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip