Maxaabiis Taliban ah oo loo Wareejinayo dalka Qatar.

0
Thursday September 03, 2020 - 21:36:18 in Wararka by
  • Visits: 174
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxaabiis Taliban ah oo loo Wareejinayo dalka Qatar.

    Afghanistan ayaa dalka Qatar u wareejinaysa todobo maxaabuux oo kamid ah kuwa ay dalbadeen sii deyntooda Taliban ka hor bilowga wadahadalka u dhexeeya xukuumadda iyo kooxda Taliban. Diplomaasiyiin reer galbeed ah ayaa d

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Afghanistan ayaa dalka Qatar u wareejinaysa todobo maxaabuux oo kamid ah kuwa ay dalbadeen sii deyntooda Taliban ka hor bilowga wadahadalka u dhexeeya xukuumadda iyo kooxda Taliban. Diplomaasiyiin reer galbeed ah ayaa digniin siiyay labada dhinac khamiistan maanta ah. Saraakiil ka tirsan dowladda Afghanistan ayaa sheegay in maxaabiistan la sii deynayo, inkastoo dowladdu rabin in lagu dhex daayo bulshada, maadaama dalka ka geysteen dambiyo ay kamid yihiin dilka askar ajaaniib ah. "Waxaa loo wareejinayaa Dooxa ," ayuu yiri mas'uulkan, isagoo intaas ku daray in todobaadkan saraakiil ka tirsan dowladda ay tagi doonan dalka Qatar si loo bilaabo wadahadalka.      ..


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip