Turkiga oo Soomaaliya geeyay 12 baabuur oo loogu talo galay ciidamada Gorgor

0
Tuesday August 25, 2020 - 15:30:55 in Wararka by
  • Visits: 306
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Turkiga oo Soomaaliya geeyay 12 baabuur oo loogu talo galay ciidamada Gorgor

    Turkiga ayaa Soomaaliya gaarsiiyay 12 gawaadhi kuwaas oo qeyb ka ah heshiisyo militari iyo iskaashi dhaqaale oo laba geesood ah, Wasaaradda Difaaca Turkiga ayaa sheegtay. Bayaan ay soo saartay, ayay ku sheegtay in gawaaridan, loogu tal

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Turkiga ayaa Soomaaliya gaarsiiyay 12 gawaadhi kuwaas oo qeyb ka ah heshiisyo militari iyo iskaashi dhaqaale oo laba geesood ah, Wasaaradda Difaaca Turkiga ayaa sheegtay. Bayaan ay soo saartay, ayay ku sheegtay in gawaaridan, loogu tala galay in lagu isticmaalo dhul aad u qalafsan, looguna tala galay guutada 3-aad ee ciidamada Gorgor ee dowladda Soomaaliya. Gaadiidkaan waxaa loo gacan galiyay taliyaha ciidanka difaaca Soomaaliya taariikhdu markay ahayd 22ka Agoosto. Soomaaliya iyo Turkiga ayaa Labada dal oo xidhiidh wanaagsan leh, kuna howlan iskaashi dhow oo dhinacyo kala duwan ah.
     


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip