
WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA SABTI 5-TA MAARSO 2016-KA
Kulamadan oo ahaa kuwo albaabada u xirnaa, isla markaana saacado qaatay ay aa maalmihii Arbacadii iyo Khamiistii dhac ay, waxaana banaanka ka joogay Warba ahinta oo cod loo qaaday 74 ka mid ah Xil dhibaanada ay u codeeyeen in dibada loo saaro, markii uu Ra’iisul Wasaaraha dalb aday.
In ka badan 50 Xildhibaan oo is qoray maalintii Arbacadii ayaa su’aalo ku qoto may dhinaca amniga weydiiyay Ra’iisul Wasaaraha iyo Mas’uuliyiinta Amniga.
Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa su’a alo adag oo xasaasi ah weydiiyay Ra’iisul Wasaaraha iyo Taliyaha Nabadsugida, waxaana inta badan su’aalo weydiinta ay aheyd arrimaha ammaanka, gaar ahaan weeraradii u dambeeyay ee ka dhacay magaalada Muqdisho.
Qaar ka mid ah Xildhibaanada ayaa sheegay in Laamaha ammaanka ay ku fa shilmeen wax ka qabashada xaalada am niga, sidaas darteed loo baahan yahay in ay is casilaan.
Xildhibaan Maxamed C/llaahi Xasan ayaa sheegay in Ra’iisul Wasaaraha ay ka sugayaan inuu sameeyo is bedel, isla markaana loo baahan yahay in si ficil ah u bedel, hadaladii uu ka sheegay kulanka Baarlamaanka oo ku saabsanaa talooy inkii dhinaca ammaanka.
Lama oga natiijada ay noqon doonto war murtiyeedka ka soo bixi doona Gud doonka Baarlamaanka ee ku aadan kula madii Amniga looga hadlayay,waxaana la filayaa in Gudonku uu kulamo la qaato Gu domiyeyaasha Guddiyada joogtada Baarl amaanka ka hor inta aan la soo saarinwar murtiyeedka xigashop:jowhar com
WASIIRKA BARTOOLKA OO MAAMULKA GOBO LKA KALA HADLAY WAX KA QABASHADA NIDA AM LA’AANTA KA JIRTA SHIDAALKA
Wasiirka Batroolka iyo Macdanta ee Xukuumadda ee Soomaaliya Mudane Maxamed Mukhtaar Ibraahim ayaa kulan casho sharaf u sameeyay maamulka gob olka banaadir, iyo guddoomiyeyaasha 17ka degmo ee gobolka, kaasi oo lagu qabt ay xarunta Wasaaradda.
Kulanka ayaa looga hadlay sidii ay u wa da shaqeyn lahaayeen Mas’uuliyiinta Was aaradda Batroolka iyo maamulka gobolka ee ku aadan dhanka nabadgelyada iyo si dii ay isaga kaashan lahayeen wax ka qa bashada nidaam la’aanta ka jirta shidaal ka dalka soo gala, qaabka lagu daabulo iyo meelaha lagu iibiyo oo aan sax ahayn mararka qaar, marar badanna lagala kul may dab ka kaco goobaha oo dhibaato naf iyo maalba halkaasi lagu waayey.
Wasaaradda waxa ay soo bandhigtay qaabka ku haboon booyadaha qaada shid aalka, Haamaha lagu kaydiyo iyo kaalima ha lagu qaybiyo shidaalka. Sidoo kale Wa siirku waxa uu ka hadlay Hindiso Sharci yeedkaas Wasaaraddu u gudbisay Gola ha Wasiiradda ee Xukuumadda,dood dhe er iyo fallanqeyn kaddibna Golaha Wasiir ada waxay ansixiyeen Hindise Sha rciy edkaas, intaas kaddib Xukuumada waxay u gudbisay sharcigaas Golaha Barlamaa nka si ay uga doodaan. .
Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee Xukuumadda ee Soomaal iya Mudane Maxamed Mukhtaar Ibraahim ayaa sheegay in Wasaaraddu diyaarisay xafiis loogu tala galay la talinta ee ah cid kasta oo doonaysa inay howlgeliso kaalin shidaal, isla markaana ka qaadato tilma an buuxda oo tusinaysa meesha ku hab boon kaalin, qaabka ugu habboon, agab ka looga baahan iyo adeegga looga fadhi yo inay fuliso. Waxaa xusid mudan muhi imadda ay leedahay ilaalinta deegaanka
SOOMAALIYA: 60,000 OO CARRUUR AH OO GEERI QARKA U SAARAN
Peter de Clercq, oo ah isu duwaha QM u qaabilsan arimaha gargaarka Soomaal iya ayaa sheegay in ku dhawaad 60,000 oo carruur Soomaaliyeed ah ay qarka u saaran yihiin dhimasho. Mr. Peter ayaa hadalkaa murugada leh sheegay asagoo ku sugnaa istuudiyowyaasha talefishinka ee QM ay ku leedahay New York.
Mr. Peter ayaa caddeeyay in carruur taasi ay xaaladooda nololeed khatar kuji rto ayna sababtu tahay gargaar la'aan. Daganaanshiyo la'aan siyaasadeed, aba aro soo noqnoqday iyo weliba daadad So omaaliya ka dhacay ayuu yiri waxay hor seedeen in qiyaastii 5 milyan oo qof oo ku nool gudaha dalka Soomaaliya oo ladhihi karo way u dhigmaan kala bar dadka ku nool Soomaaliya ay u baahdaan cawim aad.
QM ayaa waxay sheegtay in loo baah an yahay ilaa 900 milyan oo doolarka Mar eykanka ah oo arimaha samafalka loo doonayo. Ilaa iyo hada aduunkaa lacage ed waxaa un laga hayaa labo boqolkiiba sida laga soo xigtay QM.
Peter de Clercq waa isu duwaha QM u qaabilsan arimaha gargaarka Soomaaliya fadhigiisuna waa caasimada Muqdisho
MAXKAMADDA CIIDAMADA QALABKA SIDA OO DIL TOOGASHO KU XUKUNTAY X.XANAFI
Maxkamadda Darajada 1aad ee Ciidam ada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa dorraad u fariisatay dhageysiga dacwada loo heystay Xasan Xanafi Xaaji, kaasoo loo heystay inuu maleegay dilal loo geyst ay Wariyeyaal.Maxkamada ayaa ku xukuntay Xasan Xanafi dil toogasho ah, iyadoo xafiiska xe er ilaalinta uu ku soo oogay dambi ah in uu ku lug lahaa dilalka illa afar wariye oo Muqdisho lagu dilay sagaalkii sano ee u dambeeyay Xafii ska Xeer Ilaalinta ayaa Xasan Xa nafi ku soo eedeeyay dilka iyo ku lahaan shaha Marxuumiintan kala ah:
1Mahad Axmed Cilmi oo la dilay 11082007. {2} Cali Iimaan Sharmaake oo la di lay 11082007{3} Saciid Tahliil Axmed oo la dilay 4/02 / 2009{4}Muqtaar Maxam ed Hiraabe oo la dilay 08052009
5 Sheekh Nuur Abkeey oo la dilay 0452010
Sidoo kale Maxkamadda ayaa dhageys atay marqaatiyaal la hor keenay Maxka madda, waxaana ay dhamaantood ku ma rag fureen Xasan Xanafi Xaaji inuu ahaa Sarkaal ka tirsan Alhabaab oo dilalka iyo shirqoolada wariyeyaasha u qaabilsanaa.
Guddoomiyaha Maxkamadda Daraj ada 1aad ee Ciidamada qalabka sida Xas an Cali Nuur Shuute ayaa ku dhawaaqay xukunka, wuxuuna sheegay in Maxkama da la horkeenay cadeymo iyo marqaatiy aal iyo codka Xasan Xanafi oo uu Wariye yaal ku handadayo.
Waxaa kaloo Xasan Xanafi la sheegay inuu qirtay dambiyada qaarkood, isla ma rkaana ku lug lahaa dilal qaar loo geystay Wariyeyaasha.Bishii la soo dhaafay ayay aheyd mar kii Barnaamij loogu magac daray Dilaaga Wariyaha laga sii daayay Telefishinka do wladda ee SNTV, kaasoo Xasan Xanafi u ga hadlay dilal badan oo loo geystay Wariyeyaasha, waxaana uu mas’uuliyada dila lkaas dusha ugu tuuray AlShabaab, qaarkodna wuxuu qirtay inu u ka qeybqadatay oo uu waxka malegay .
MAAMULKA DEGMADA SHIBIS OO DEEQ GA ARSIIYAY XARUNTA DHAQANCELINTA CARRUUR TA EE KADARE
Guddoomiyaha Degmada Shibis ee G/ Banaadir Axmed Muunin Maxamed ayaa shalay agab isugu jira kubado, dhar iyo daahyo gaarsiiyay xarunta dhaqancelinta carruurta darbi jiifka ah ee degmada C/ca siis, halkaasi oo ay ku jiraan carruur kolkii hore darbo jiif ahaa oo Marwada Madax weynaha dalka ka soo uruurrisay M/Muq disho, kuwaasi oo waxbarasho iyo hooy u ah xarunta.
Guddoomiyaha ayaa markii uu deeqda gaarsiiyay xarunta, waxaa uu soo korme eray fasalada iyo goobaha ay seexdaan, isagoo intaa ku daray in deeqdan aysan noqon doonin tii ugu dambeysa ee uu ga arsiiyo xarunta. "Aad baan ugu faraxsana hay fikirka lagu dhisay xarunta, mas’uuli yad ayaa naga saaran daryeelka carruurt an, marka waa mustaqbalka beri carruur ta, waxa ayna ku xirantahay inay noqda an dad bulshadooda wax tara, sida aan u xanaaneyno, marwaliba way naga go’an tahay in aan garab istaagno, waxaana mas’uuliyiinta iyo qeybaha bulshada ugu baaqaynaa inay carruurtan soo kormeera an oo ay arkaan xaaladda ay ku suganyi hiin, bulshaduna ay is garab qabato” ayuu yiri Guddoomiyaha Degmada Shibis.
Madiina Cali Tooxow oo wakiil ka aha yd Marwada Madaxweynaha Dalka Mar wo Sahro Cumar Xasan, isla markaana deeqda ka guddoontay guddoomiyaha De gmada Shibis Axmed Muumin Maxamed ayaa uga mahad celisay, waxaana ay ku wareejisay maamulaha xarunta.
"Waxaan joognaa xaruntii ay maamo Sahro Cumar Xasan Marwada Madaxwe ynaha u sameysay carruur darbo jiif ah oo ay ka soo uruurrisay M/Muqdisho, runtii waan uga mahad celineynaa deeqda uu guddoomiyaha keenay
XISBIGA KULAN OO BAROORDIIQ WEYN U SAMEEYAY GUDOOMIYE MUXYADIIN
Xisbiga Kulan ayaa Baroordiiq weyn u sameeyay shalay Gudoomiyihii Golaha Dhexe ee Xisbiga Marxuum Xaaji Muxya ddiin Maxamed Xaaji Ibraahim oo lagu dilay 15/02/2016 M/Muqdisho, waxaa ba roordiiqda oo lagu qabtay Hotel Maka Alm ukarama ka soo qeyb galay Xildhibaano, Gudoomiyaasha Xisbiyada Siyaasadeed, Bulshada Rayidka, Qoyska Marxuumka, iyo Aasaaasayaasha iyo Xubnaha Xisbiga Kulan iyo marti sharaf kale.
Munaasabada ayaa lagu daahfuray Fi lm Taariikheed laga sameeyay Marxuum Xaaji Muxyaddiin Maxamed Xaaji Ibraahi m oo ay soo diyaariyeen Garabka Wariya yaasha Xisbiga Kulan, kadib waxaa soo dhaweeyay ka soo qeyb galayaasha Gud oomiyaha Gudiga Qabanqaabada Prof Maxamed Macalin Cumar Mayre oo ah Gudoomiyaha Xisbiga Kulan ee Gobolka Banaadir.Gudoomiyaha Xisbiga Kulan C/qaadir Maxamed Cusmaan Barnaamij oo Muna asabada Khubad qiiro leh oo ka ilmeeysi isay ka soo qeyb galayaasha ka jeediyay ay aa ku tilmaamay geerida marxuumka inay uga dhigan tahay Xisbiga Kulan in Agoon uu noqday, Gudoomiyaha ayaa shaaca ka qaaday in Deeqaha Waxbara sho ee Xisbiga Kulan bixiyay sanadkii 2015 ay gaaraysay 300 fursad waxbara sho, sanadkaan deeqaha Waxbarasho in ay ku bixin doonaan Magaca "Deeqaha Waxbarasho ee Marxuum Xaaji Muxyad diin”, Gudoomiye Barnaamij ayaa ku baaq ay in Gobolka Sh/Hoose nabad la qaato, sidoo kalana laga qaado isbaarooyinka is agoo ilmeeynaya ayuu tilmaamay in Mar xuumku jeclaa kana shaqeeynayay in Go bolka Sh/Hoose nabad noqdo.
Marwo Faadumo Maye Maxamuud oo ka mid ah aasaasayaasha Xisbiga kulan, xu bina ka ah Goloha dhexe ee Xisbiga ayaa tilmaantahay qiimaha uu ugu fadhiyay Ma rxuumka Xisbiga Kulan iyo shacabka Soo maaliyeed, Marwo Nadiifo C/laahi Cabdi Gudoomiyaha Xisbiga Cadaalada iyo Hor umarka ayaa tilmaantay in Marxuum Mux yadiin uu ahaa nin taageero dowrka hawe enka ay ku leeyihiin siyaasadda.
Xildhibaan Maxamed Maxamuud Ibra ahim Godir – oo ah Gudoomiyaha Kutl ada Xildhibaanada Xisbiga Kulan oo Mun aasabada ka hadlay ayaa xusay dabeec adihii marxuumka sida dulqaadka, khibra diisii xisbinimo iyo dowladnimo isagoo tilmaamay in Xisbiga Kulan shaqsi aad qa ali u ah uu ka tagay, talooyinkiisana la ful in doono. Saciid Jaamac Qorsheel wasiirkii hore ee Gadiidka Cirka iyo dhul ka ahna Gudoo miyaha Xisbiga USP (Uni ted Somali Par ty) ayaa ku dheeraday taa riikhdii Marxu um Muxyadiin Maxamed Xaaji iyo walaal kiis Maxamuud Maxamed Xaaji ee dhan ka Ciyaaraha isagoo sheeg ay in uu ahaa garsoore.
Eng Axmed Macalim Fiqi Xoghayaha guud ee Xisbiga Daljir ayaa ku tilmaamay nasiib daro in maalinba qof qiimo badan la dilo, waxaana uu ku baaqay in Xisbiga Kulan iyo Xisbiyada kale oo isbahays an aya ay halgan u galaan sidii isbadal hoga amin dalka ugu dhaco 2016 si dalka iyo dadka loo badbaadiyo, isagoo ku amaa nay Xisbiga Kulan Munaasabadaan iyo Buuga tacsida oo muujinaysa in qofkii qii maha badnaa la xusuusta oo uu yeesho tol siyaasadeed.
Qoyska Marxuumka ayaa ka hadlay Munaasabada Baroordiiqda iyadoo ay u hadleen wiilkiisa Curudka ah C/laahi Mu xyadiin, Gabadhiisa Drs Cayni Muxyadd iin, Walaalkii Cali Maxamed Xaaji, C/rax maan Cumar Karaani oo seedigii ah, Xil dhibaan Nadiir Macalin Cumar, Nabadoon Kuule Cali Abiikar, iyagoo ka hadlay taari ikhdii waalid iyo walaalnimo ee marxuum ka.Munaasabada oo ahayd mid balaaran waxaa ka hadlay Hogaamiyaal ay ka mid yihiin Cali Xareed Wasiirkii hore ee Caafi maadka iminkana ah Xoghayaha Guud ee Xisbiga Madasha Wadaniyiinta Soo maaliyeed, Faarax Dharaar Gudoomiyaha Kumeel gaarka ee Xisbiga SNP(Somali National Party), Wasiirkii Ganacsiga Xa san Axmed Muudeey, Xildhibaanad hore Caasho Cali Ciise, Marwo Xaliimo Macal im Abiikar Gudoomiyaha Garabka Hawe enka ee Xisbiga Daljir iyo Wakiil Hay’ad da Marqaati C/casiis Maxamed (Really).
Dhamaad
AHLUSUNNA OO ISBITAALKA DHUUSAMARE EB 3 QOF KALA BAXDAY
ka imaanaya Degmada Dhuusamare eb oo xarun u ah Maamulka la baxay Go bolada Dhexe ee Ahlusunna Waljamaaca ayaa sheegaya in habeen hore Isbitaalka Guud ee Magaaladaasi ay kala baxeen 3 Wiil oo Isbitaalka Dhaawac ku hayay.
Goobjoogeyaal ayaa sheegay in Ciida mo ka tirsan Maamulka Ahlusunna ay Isb itaalka gudaha u soo galeen islamarkaa na ay wateen saddex Wiil oo la joogay Sa rgaal dhaawac ah oo Gacanta ugu jira Ah lusunna oo lagu Magacaabo Liibaan Max amuud Madaxweyne.
Saddexda Wiil ee Isbitaalka lagala ba xay ayaa waxaa ku jira Wiil la dhashay Lii baan Madaxweyne oo Dhaawaciisa isbit aalka ku hayay ,waxaana ay ahlusunna u qaaday Dadkaan ay Isbitaalka ka wada tay Magaalada Guriceel ee Gobolka Gal gaduud.Sababta ayaan ilaa hadda la ogeyn,wa xaana M/Dh/mareeb ka dha cay Labo Maalin ka hor Dagaal Culus oo Dad badan ay ku dhinteen. Sidoo kale dorraad Magaalada waxaa gaaray Ciida mo aad u badan oo Itoobiyaan ah,kuwaas oo fariisimo Cusub ka sameystay Magaa lada xigasho radiokulmiye.com
JEN. CALI GAAB "ANIGA MA QABO 100% HOOBIYEYAASHA LA SOO TUURO IN ALSHABAAB KALIYA YIHIIN”
Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir Jen. Cali Xirsi Barre (Cali Gaab) ayaa she egay in falalka amni darri ee ka dhaca M/ Muqdisho aanay kaliya ka dambeyn AlShabaab, balse ay jiraan dad kale oo si xun wax ku raadinaya.
"Aniga ma qabo 100% hoobiyeyaasha baabuurta gadaal laga feedo laga soo tu uro in AlShabaab kaliya yihiin, mana ah an dagaal caalami ah, waa kuwo diidan nabada iyo nolosha dadka ama si kale wax ku raadinaya”ayuu yiri Cali Gaab.
Waxaa uu sheegay in dhowr jeer weeraro sidan ah laga hortagay, isagoo xusay in meelihii u dambeeyay ee madaafiicda la ga soo tuuray ay ahaayeen goobo la de ganaa, xataa mid laga soo tuuray dhismo dabaq ah hoostiisa ay korkiisa ciidamo saarnaayeen.
"Dad ayaaba caqligooda mooda in garaa do iyo sumcad lagu helayo, ama raba xil xoog iyo qajajac inay ku helaan, reer Muqdisho waxaa ka ravnaa hadaan an aga arkin iyaga ayaa arkaya, ciidamada ayay wici karaa ama dad wadaniyiin ah, ha nagu soo wargeliyaan”ayuu yiri Taliye Cali Gaab.Wasaaradda Amniga gudaha ayaa dhowana sheegtay in hoobiyeyaash oo dhowaan lagu soo tuuray Madaxtooya da iyo xaafadaha u dhow dhow loo qabt ay tiro dad ah iyo gaadiid looga shakisan yah ay in hoobiyeyaasha laga soo dhext uray.
WASAARADDA HAWEENKA OO MAS’UUL CUS UB OO LOO MAGACAABAY
Digereeto habeen hore ka soo baxday xafiiska Ra’iisal Wasaaraha ayaa lagu ma gacaabay mas’uul cusub oo agaasime ka noqonaya Wasaaradda Haweenka iyo Xu quuqul Insaanka, mas’uulkaan cusub ay aa la faray inuu xilka loo magacaabay u guto si daacadnimo iyo wadaninimo ku jirto.
Agaasimaha cusub ee Wasaaradda Ha weenka iyo Xuquuqul Insaanka oo lagu magacaabo Dr. C/qani Sh. Cumar Xasan ayaa lagu sheegay Dikareetada inuu yah ay shaqsi firfircoon oo aqoon u leh xilka loo magacaabay. W/Haweenka oo aan in muddo lahayn Agaasime guud ayaa dad ka yaqaanna shaqsiga loo magacaabay waxay ku sifeeyeen inuu yahay nin aqoon iyo karti u leh jagada loo magacaabay.
Dhinaca kale magacaabista Agaasima ha guud ee Wasaaradda Haweenka ayaa ku soo beegmeysa xilli wax ka yar sanad ay ka dhiman tahay wakhtiga DFS ay dhaceyso, isla markaana dalka uu ku jiro haatan xilli kala guur ah.
7 NIN OO SOMALI AH OO BURCAD BADEED NIMO UGU XIRNAA DALKA KENYA OO XABSI GA LAGA SII DAAYAY
7 nin oo Soomaali ah oo falal burcad badeednimo ugu xirnaa xabsi ku yaala M/Mombasa, ayaa waxaa laga sii daayay xabsiga, ka dib markii ay dhameysteen xukun toddobo sano ah. Raggan waxay diideen inay ka tirsan yihiin kooxaha bur cad badeeda Somalida, iyagoona ku adk eystay inay ahaayeen kalluumeysato, oo aanay shaqaba ku lahayn falalka burcad badeednimada.
Danjiraha Somaliya ee dalka Kenya, Md.Jamaal Maxamed Xasan iyo Qunsul ka Safaaradda, Cali Maxamed Sheekh Cali (Begadi), ayaa deeq dhar ihi ugu yab oohay ragga xabsiga Mombasa laga soo sii daayay. 7daan nin, ayaa waxaa shalay dib loogu soo celiyay dalka, markii diyaar ad ay ka soo qaaday M/Nayrobi, masuul iyiinta Safaaradda Somalidana ay si qur ux badan leh u soo galbiyeen.
Somaliya, Kenya iyo Hay’adda UNODC oo Q/M u qaabilsan dembiyada iyo muqa adaraadka, ayaa iska kaashaday dib u soo celinta xubnahan. Xabsiga M/Momba sa, ayaa waxaa weli baaqi ku ah niman Soomaali ah, oo Maxkamadi ay xukuno kala duwan ku riday, ka dib markii ay ku eedeysay inay ka tirsan yihiin burcad badeeda.
BOQOLAAL ASKARI OO ITOOBIYAAN AH OO SOO GAARAY MAGAALADA DHUUSAMAREEB
Ciidan hor leh oo ka tirsan Ciidanka Militariga Itoobiya, ayaa gelinkii dambe ee Khamiistii soo gaaray Magaalada Dhuusa mareeb Ee Gobolka Galgaduud, iyadoo na ay fariisimo ka sameysteen cirifyada Magaalada. Warar is khilaafsan, ayaa ka soo baxaaya halka ay ka yimaadeen Cii dankan. Wararka qaar waxay sheegaya an inay ka yimaadeen dhinaca M/Baled weyne, halka warar kalana ay sheegaya an in ay ka soo tallaabeen xuduuda Som aliya iyo Itoobiya.
Ciidankan, ayaa waxay fariisimo ka sa meysteen Bariga Dhuusamareeb, gaar ah aann dhinaca waddada ka timaada Ceel buur ee soo gasha Dhuusamareeb. Sidoo kale waxay fariisimo labaad ka sameyste en Waqooyiga Dhuusamareeb. Ciidankan oo u muuqdo kuwo ka tirsan Amisom, ay aan la garanayn ujeedada ay xilligan u yi maadeen Magaalada Dhuusamareeb, bal se imaanshahoodan wuxuu ku soo beeg mayaa 2maalin ka dib, markii dagaal qar aar uu ka dhacay Magaaladaasi.
Taliska Midowga Afrika (Amisom), Dowladda Dhexe Somaliya iyo Maamulka G/Dhexe (Ahlu Sunna), ayaan illaa iyo ha dda ka hadlin Ciidanka Itoobiyaanka ah, ee soo gaaray Xarunta Gobolka Galgadu ud. Dh/mareeb waxaa horey ugu sugnaa boqolaal ka tirsan Ciidanka Militariga Itoo biya, balse dhaq dhaqaaqyo badan kuma lahan Magaalada, waxayna ku egyihiin Garoonka Dhuusamareeb oo amnigiisu ay suggaan. M/ulka Ahlu Sunna oo si buu xdo kaga arrimiya M/Dh/mareeb, ayaa dadkii faraha badnaa ee ku barakacay da gaalka ugu yeeray, in ay dib ugu soo lab taan guryahooda.
QM: 25 QOF AYAA LAGU DILAY WEERARKII XERADA MALAKAL
QM ayaa sheegtay in ugu yaraan 25 qo f lagu dilay, in ka badan 120 kalena la gu dhaawacay weerarkii bishii tagtay lagu qaaday xero qaxooti oo QM ay maamu sho oo ku taalla M/Malakal ee dalka Suud aanta Koonfureed Xafiiska isku xirka garg aarka bani aada nnimo ee QM ee OCHA ayaa tiradan cus ub ku dhowaaqay jimca ha shalay aheyd (March 4, 2016), laba 7baad ka dib weeraradii dhacay 17kii iyo 18kii Febra ayo ee lagu qaaday xeradan ay maamu sho QM oo ay 47,000 oo qof ay gabbaad ka dhigtaan.
Xafiiska OCHA ayaa sheegay in saxii bada QM ee dhinaca gargaarka ay sha qaale dheeri ah iyo qalab geeyeen xarun ta tan iyo markii uu weerarka dhacay. Wa rbixinta waxa ay sheegtay in marka laga soo tago 25 qof ee la dilay iyo 120 la dha awacay, qiyaastii 3,700 oo qoys laga burb uriyey gabbaadkoodii, sidoo kalena la wa xyeeleeyey goobo caafimaad iyo iskuullo.
OCHA waxa ay sheegtay inay jiraan war ar la isku halen karo oo ah in kooxda ciid amada xoreynta shacabka ee Sudan ay xerada soo galeen, ka dibna rasaseyeen
BOOLISKA DALKA BARAZIL OO MUDDO KOO BAN XIREY MADAXWEYNIHII HORE LULA DA SILVA
Madaxweynihii hore ee Booliska dalka Barazil oo muddo kooban xirey Madaxwe ynihii hore Lula da Silva dalka Brazil Luiz Inacio Lula da Silva ayaa booliska su’aalo ka weydiiyeen arrimo musuqmaasuq ah oo dalka Brazil hareeyay ka dib markii ay shalay subaxdii ay ciidamo galeen guriga uu ku leeyahay duleedka M/ Sao Paulo. Booliska ayaa xoog ku galay guriga uu degenaa Lula waxayna su’aalo weydiin ayeen muddo 3 saacadood ah, hase yee shee Lula ayaa beeniyay inuu wax ka og yahay eedeymaha musuqmaasuqa ah oo loo haysto shirkadda shidaalka ee Petr obras.
70 siyaasiyiin iyo mas’uuliyiin shirkadda ka howlgali jirtey ayaa u xiran baaritaano la xiriira kunturaatyo ay shirkadda Petrob ras bixisay iyadoo lacagahaana loo istic maalay laaluush iyo in lagu galo ololooyin doorasho. Booliska ayaa sheegay in haya an cadeymo ka dhan ah 70 jirka hore uga soo noqday Madaxweyne dalka Brazil bal se illaa iyo hadda ma jirto wax eedeymo rasmi ah oo loo soo jeediyay.
Saraakiil u hadashay ciidamad Boolis ka ayaa waxa ay sheegeen in illaa iyo 33 warqado baaritaan ah iyo 11 amar soo xir id ah ay ka fuliyeen ciidamada Booliska M/ Rio de Janeiro, Sao Paulo and Bahia. Sida ay sheegtay xaaska Lula Booliska in guriga ay ku leeyihiin Sao Bernardo do Campo oo ku dhow magaalada Sao Paulo ay aroorti hore ee Jimcaha booliska soo galeen.
Madaxweynihii hore ee Brazil Lula ay aa sheegay inuu isu diyaarinayo Madaxti nimada doorashada ka dhacaysa dalka Brazil ee 2018, inkastoo haatan ay arrant an musuqmaasuqa ah ay dhibaato ku tahay sumcadiisa.
MADAXWEYNAHA GOLAHA MIDOWGA YURUB TUSK OO U DIGEY QAXOOTIGA DHAQ AALE DOONKA AH
Madaxweynaha Golaha Midowga Yur ub Donald Tusk ayaa baaq u direy dhama an dadka qaxootiga ah ee nolol wanaags anu soo raadsanaya qaarada Yurub,iya doo ay kumanaan qaxooti ah ku xayiran yihiin xadka u dhexeeya dalalka Macedo nia iyo Giriigga kadib markii loo diiday in ay u gudbaan dalka Macedonia.
"Waxaan doonayaa in aan baaq u diro dhammaan dadka dhaqaalaha u soo raad sanaya qaarada Yurub meel walba oo ay ka imanayaan, ha imaanina Yurub,”ayuu Donald Tusk ka sheegay magaalada Ath ens kadib markii uu kulan la yeeshay Ra’I isul wasaaraha Griigga Alexis Tsipras.
"Naftiina iyo lacagihiina ha iska qas aar inina,wax jira ma jiraan Yurub ha noq do Giriiga ama dal kalaba ma noqon do ono meel aad ka sii gudubtaan.”
Wadanka Giriigga ayaa ah dal ay qaxo otigu ugaga sii gudbaan wadamada ku yaal Waqoyiga Yurub ee ah dalal qani ah. Dadka ugu badan ee imanaya ayaa waxa ay ka soo cararayaan dagaalo iyo cadaa dis sida Siiriya,Ciraq iyo Afghanistan.
Balse siyaasiyiinta reer Yurub ayaa is ku dayaya inay joojiyaan dadka dhaqaale doonka ah. Tusk ayaa safar ku maraya dalalka Balkanska la isku yiraahdo isagoo doonaya in uu sare u qaado taageerada iyo sidii loogaga midoobi lahaa boqolaal ka kun ee qaxootiga ah eek u soo qulqu laya qaarada Yurub.
Dalka Turkiga ayaa Isniinta soo socota waxaa lagu wadaa in uu ka furmo kulan degdeg ah oo ay yeelanayaan madaxda qaarada Yurub iyo dalka Turkiga kaasoo loogaga hadlayo sidii wax loogaga qaban lahaa qaxootiga.
Kumanaan qaxooti ah ayaa maalin wa lba sii galaya dalka Giriigga has ahaatee waxaa haatan adkaanaysa sidii qaxootig aas ay ugu sii gudbi lahaayeen wadama da kale.
Ra’iisal wasaaraha Giriigga Tsipras ay aa ku canaantay dalalka Yurub ee diidaya inay qaxootiga soo dhoweeyaan taasna ay ka dhigtay dalkiisa in tiro badan oo qax ooti ah ay joogaan. Hoggaamiyaha Giri igga ayaa ku baaqay dalalka diida qaxoo tiga in cunaqabatayn la saaro.
Madaxweynaha Golaha Midowga Yu rub Donald Tusk ayaa markii dambe u gu dbay dalka Turkiga oo qaabilay qaxootiga ugu badan ee ka soo cararay dalka Siiriya isla markaana ah halka ay qaxootiga ay ka soo bilaabaan safarkooda qaarada Yur ub.
TED CRUZ IYO MARCO RUBIO OO SI KULUL U WEERARAY DONALD TRUMP
Ninka ugu cad cad musharaxiinta doo rashooyinka horudhaca ah ee xisbiga Ja mhuuriga dalka Mareykanka Donald Tru mp ayaa kala kulmay weerar afka ah oo aad u qaraar labada nin ee sida aadka ah ula tartameysa ee kala ah Rubiyo iyo Cruz.
Mr. Trump ayaa kasoo muuqday marki u gu horreysay masraxa doodi xalay ka dha cday magaalada Detroid, Michigan taa soo uu martigeliyey TVga Fox tan iyo ma rki uu si aqlabiyad leh ugu guuleystay cod bixinti Talaadada ka dhacday 11 gobol oo dalka Mareykanka ah.
Mr Rubio ayaa sheegay inuu Mr Tru mp uu u qalmo in la weeraro sababtoo ah isagaba marar badan ayuu dad badan we eraray. Wuxuu ku eedeeyey inuu ganacsi giisa uu u rarary dalalka China iyo Mexico taa soo keentay in dad badan oo Mare ykan ah ay ku dhacdo shaqa la,aan.
Ted Cruz ayaa isna ku eedeeyey Trum in uu qeyb ka yahay musuq maasuq uu she egay inuu ka dhacay magaalada Washing ton. Waxaa kale oo uu ku eedeeyey inuu dhaqaalo ku taageeray Hillary Clinton doo rashadi 2008dii.
Weerarkaan ay labadani musharax ku qaadeen Donald Trump ayaa kusoo bee gmay xilli inta badan xubnaha rug cada aga ah ee xisbiga Jamhuuriga ay si weyn uga soo horjeesteen Mr Trump inuu noq do musharaxa xisbiga u tartami doona doorashada sanadkaan 2016ka.
Siyaasiga rug cadaaga ah ee Mitt Ro mney ayaa ugu danbeeyey dadka mucaar aday Trump isaga oo ku sheegay qof be enloow ah oo aanan u qalmin inuu madax weyne ka noqdo dalka Mareykanka isla markaana aanu masali karin xisbiga Ja mhuuriga.
WAQOOYIGA KUURIYA OO DIYAAR U AH IN AY ADEEGSATO HUBKA NUKLIYEERKA
Hogaamiyaha Waqooyiga Kuuriya Kim Jong Un ayaa ku amray Milateriga dalki isa inuu isku diyaariyo adeegsiga hubka nukliyeerka xilli kasta oo loo baahdo.
Waqooyiga Kuuriya ayaa shalay gantaalo u riday dhinaca badda, saacado ka dib markii Golaha Ammaanka ee QM uu ku soo rogay cunaqabateyn adag.
Kim Jong Un ayaa sheegay inay qaadi do onaan weerar is difaacid ah oo uga yima ada reer galbeedka.
Wakaalada Wararka ee Waqooyiga Kuuriya ayaa shaacisay in Kim Jong Un uu kormeeray goobaha uu yaalo gantaa lada xambaara Nukliyeerka, isagoo ku am ray Mulateriga inuu xoojiyo barnaamijka lagu horumarinayo Nukliyeerka.
Hanjabaadan ka soo yeertay waqooyiga Kuuriya ayaa aheyn tii u horeysay, hase ahaatee waxaa shaki laga qabaa inay le edahay awood ay ku sameysato madaxy ada qaadi kara Hubka nukliyeerka.
KIm Jong
Bishii hore ayay tijaabisay gantaal la sheegay inuu gaari karo Mareykanka, iya doo Koofur Kuuriya ay sheegtay inay tah ay daan daansi dagaal.
DAWLADO CARBEED OO URURKA XISBULLAHI KU DARAY LIISKA URURADA ARAGIXISADA
Wadamada ku jira golasha iskaashiga khaleejka Carabta ayaa ku dhawaaqay in ay ururka Xisbullahi ee ka jira dalka Lubn aan ay u aqoonsadeen urur argagixiso.
War kasoo baxay golaha wadamadaan waxay ku sheegeen in marka loo eego xaaladda gobolk ay arkeen in ururkaan uu cadow ku yahay amaanka wadamada go bolka sidaa darteed ay u aqoonsadeen in uu ka mid yahay ururada argagixisada.
Warkaan waxaa sidoo kale lagu sheeg ay in ururka Xisbullaahi uu taageero u mu ujiyay dawlad xasuuq wadankeeda ka wa da taasoo loola jeedo dawlada Suuriya ee lagu kacsan yahay.
Ururka Xisbullaahi oo ka dhisan dalka Lubnaan madaxdiisuna ay Shiico yihiin waxaa uu ka mid yahay ururada Carbeed ee dagaalka kula jira dawlada Israel waxa ase sanadihii dambe lagu eedeeyay inuu ciidamo ku caawiyay dawlada Syria oo dagaal kula jirta kooxo ku kacsan.
WARBIXIN: BOOQASHADII H. CLINTON AY KU TAGTAY XAAFADDA SOOMAALIDA EE MINNEAPOLIS {DOOD}
Iyadoo shalay ay ahayd maalin door ashada hordhac ah ee Maraykanaka ay dhacaysay ayaa waxay masharaxiinta tar tamaya tagayeen magaalooyin kala duw an si ay u helaan codadka shacabka.
Musharaxa ugu wayn xisbiga Dimuqr aadiga ah ee Mareykanka, Hillary Clinton ayaa Safar ku Timid M/Minneapolis ee G/ Minnesota, iyadoo meelihii ay tagtay ka mid ahay Xaafadda Cedar Riverside oo ay Soomaalidu ku badan tahay oo ka tirs an Degmada 6aad ee M/ Minneapolis.
Hillary Clinton ayaa waxaa halkaas ku soo dhaweeyay dadwaynaha xaafadaas sida Ardayda Jaamacadha, bulshada So maaliyeed iyo dadka kale ee Maraykanka ah, iyadoo ay ka Dhexmuuqdeen Gudd oomiyaha Minnesota, Mark Dayton iyo Guddoomiyaha Degmada 6aad ee Min neapolis, Cabdi Warsame.
Guddoomiye Cabdi Warsame oo Booq ashada Hillary Clinton, ka dib u Warrama yay HOL ayaa sheegay in Xafiiska olola ha Doorashada ee Hillary uu ka codsaday inay soo booqato Xaafadda oo ay taagee rayaal badan ku leedahay.
Sidoo kale, Cabdi Warsame ayaa HOL u sheegay inuu kulan gaar ag la yaashay uuna kala hadlay baahida shacabka laga tirada badan yahay ee Minnesota ku nool. Wuxuuna si gaar ah u soo bandhigay baa hida bulshada Soomaaliyeed gaar ahaan xayiraadaha Xawilaadaha saaran, shaqa la’aanta dhallinyarada iyo weliba baahida Ganacsatada Soomaaliyeed ay ku qabaan daymaha aan ribada lahayn si u kobciyaan ganacsigooda.
Hillary Clinton ayaa u ballanqaadan in ay kala shaqeyn doonto danaha dadkiisa hadday ku Guulaysato Madaxtinimada Mareykanka, isla markaana ku Ammaant ay dadaalka uu Cabdi Warsame muujiyay tan iyo markii uu xilkaan qabtay.
{DOOD DHEXMARTA MURASHAX HILLARY CLINTON & GABAR MADOW;}
Warbaahinta Minnesota, ayaa aad u Hadalhayay Gabar Madowga Mareykan ka ah, oo Hillary Clinton ay doodi dhexmartay, isla markaana su’aashay dadka la doorto oo laga Tirada badan yahay oo iyada taageersan. Hillary Clinton ayaa Ca rrabaabtay in Soomaalidu ay iyada taage ersan yihiin, iyadoo xustay inay Garabwe yn ka haysato Cabdi Warsame.
Gabadhaan Madowga ah ayaa ku dood ay inuusan Cabdi Warsame ahayn Mad ow Run ah, iyadoo uga jeedo inuu yahay Soomaali. Waxayna Hillary Clinton si Ca ro ay ku jirto ugu jawaabtay Gabadha, wa xayna tiri. "Cabdi Warsame waa shaqsigii u horreeyay oo Soomaali ah ee ka mid no qdo Maamulka M/Minneapolis, Waana Ta ageersanahay, Waxayna taasi ii tahay farxad gaar ah.”
Ugu dambeyn,tii Cabdi Warsame ayaa la hadlay warbaahinta Soomaalida ayaa ugu baaqay Bulshada Somaaliyeed in ay Codkooda siiyaan Hillary Clinton. Horraan tii Bishii Oktoobar ee Sannadkii Hore ee 2015ka, ayay ahayd markii Murashaxad Hillary Clinton ay Guddiga Hoggaanka Ol olaheeda Doorashada ee Gobolka Minn esot ay u Magacowday Guddoomiye Cab di Warsame, sida uu Warbaahinta u she egay. Xigashohiiraan.com
DUQEYN KA DHACAY DALKA SUURIYAB
Diyaarado dagaal oo aan la aqoon ay aa waxa ay fuliyeen duqeyn lagu qaaday magaalo ay ku xoogga badan yihiin muca aradka Suuriya oo lagu magacaabo Dow ama. Magaaladaasi waxa ay ku dhowda hay magaalada Dimishiq, waxaana gaca nta ku haya koox kamid ah mucaarad.
Kooxda la socodka xaaladda Suuriya waxa ay sheegtay in ugu yaraan hal qof lagu dilay weerarkaasi duqeynta ah.
Waa weerarkii ugu horeeyay ee halkaasi ka dhaca tan iyo markii xabad joojintii la gu heshiiyay ay dhaqan gashay, isbuuc ka hor. Warka duqeynta ayaa soo baxay daqiiqado ka dib kullan 50 daqiiqo oo telef oon ah oo ay yeesheen hogaamiyayaa sha dalalka Ruushka, Britain, Faransiiska, Jarmalka iyo Taliyaaniga, kaas oo looga hadlay qalalaasaha Suuriya.
Afhayeen u hadlay dowladda Britain waxa uu sheegay inay xaqiijinayaan sida loogu baahan yahay in dib loo bilaabo ha naanka nabadda, kaas oo u muuqda in xa bad joojinta hadda ay ku taagan tahay.
Angela Merkel, hogaamiyaha dalka Jarm alka, waxa ay tilmaamtay inay muhiim u tahay dhammaan dhinacyada oo dowlad da ay kamid tahay, in lagu taagnaado wix ii lagu heshiiyay.
SHIRKA PAN AFRICAN OO LOOGA HADLAY AMNIGA AFRIKA IYO SOMALIA OO LA SOO GUNAANADAY
Kulanka Baarlamaanada Afrika [Pan African] oo looga dooday warbixin ay soo diyaarisay Waaxda Ururka Midowga Afri ka u qaabilsan Arrimaha Nabadgalyada iyo Amniga ayaa lagu sheegay in weera rro joogto ah ay Sannadkan kooxaha Arg agixisada ah ku qaadeen Saldhigyada cii damada Nabadilaalinta Midowga Afrika ee ku sugan Soomaaliya, iyadoo dhanka kalena qaraxyo lala beegsaday goobo ay dad rayid ah ku sugnaayeen.
Dooda oo ay ka qaybqaateen ku dhaw aad 60 Xildhibaan, ayaa wax ka weyd iiyay Waaxda Amaanka iyo Nabadgalya da ee Ururka Midowga Afrika xilliga la soo Gunaanadayo Hawlgalka Ciidamada AM ISOM ee Soomaaliya jooga iyo sida looga hortagi karo inay Hub iyo Dhaqaaleba helaan kooxaha argagixisada ah ee Afrika ka dagaallamaya.
Agaasimaha Waaxda Ammaanka iyo Nabadgalyada M/Afrika danjire Ismail Ger gui oo Warbixin u jeediyay Xildhibaanna da Baarlamaanada Afrika ayaa wuxuu ka ga Jawaabay su'aalo ay Weydiiyeen Xildh ibaannada, isagoo ku billaabay Xaalada Amni ee Somalia ayaa sheegay inay illaa iyo xad ay kasoo rayneyso, isagoo intaas ku daray inay ka Shaqeynayaan sidii loo Tababari lahaa loona xoojin lahaa ciida mada Qalabka Sida ee Soomaaliya.
Xildhibaan Cabdi Xukun oo ka mid ah xi ldhibaanada Somalia uga Qaybgalaya shirka Pan Afrika, ayaa sheegay in Soom aaliya aysan Xamili karin Ciidamo kale oo lagu soo kordhiyo Ciidamada hadda joo ga Somalia, wuxuuna walaac ka muujiyay in ciidanka Dalalka dariska ah ka Qaybqaataan nabadillaalinta Soomaaliya.
Madaxweynaha Baarlamaanka Afrika, Roger Nkodo Dang oo shirgudoominay ay kulan ay safiirrada Qaaradda Afrika la yeesheen, ayaa sheegay inay isla soo ha dal qaadeen qodobbo ay ka mid ahaaye en dhibaatooyinka muwaadiniinta Afrika anka ah ee ku dhaqan Waddanka Koonf ur Afrika lagu hayo, kuwaasoo ay ka mid yihiin; Sharcisiinta, dhaca Dukaamada iyo Jirdillada iyo dilalka joogtada ah ee loo geysanayo.
Sidoo kale, Nkodo ayaa intaas ku dar ay in looga hadlay Arrimaha Argagixisada iyo amaandarada Qaaradda Afrika ku ba ahday iyo sidii la isaga kaashan lahaa. Waxaana kulankan uu dhanka Safaarad da Somalia ee waddanka Koonfur Afrika ku metelayay siihayaha safiirka, ahna xo ghayaha 2aad ee Safaaradda Axmed Maxamed Khayre.
Ugu danbeyn, Kulanka Baarlamaanna da Afrika oo furmay horraantii 7kan lagu na soo Gunaanaday Xaruntiisa M/ Joha nnesburg ayaa lagu ballamay in kulanka Abriil iyo May ee Sannadkan ay isugu ima an doonaan Xildhibaanada guud ee Pan Afrika lagu sii xoojiyo qodobadii shirkan kasoo baxay.
IS OO SAMEYSATAY GODAD DHAADHEER OO AY UGAGA BADBAADAAN DUQEYNTA DIYAARADAHA
Kooxda IS ayaa ka sameysatay godad dhaadheer oo ay ugaga badbaadaan duq eynta diyaaradaha dagaalka ee isbahays iga uu horkacayo Maraykanka ku qaada an deegaanada ay maamulaan ee dalka Ciraq iyo Siiriya.
Godadkan ayaa waxaa lagu arkay deeg aanada ay Kurdiyiinta Ciraaq ku nool yih iin kadib markii ciidamada Peshmerga loo yaqaan ee Kurdiyiinta Ciraaq ay qabsade en inta badan deegaanada ay ku nool yihi in dadka loo yaqaan Yazidi bishii Decem ber ee sanadkii hore.
Illaa 70 godad waaweyn ah ayaa la ar kay iyadoo godadka ay badankood yihiin kuwo ay ciidamo badan geli karaan ayna ku dhaqdhaqaaqi karaan. ‘Godad waawe yn ayaa laga qoday waddo walba iyo dhi sme kasta oo ahaa kuwii maamulka ee dhisnaa,’ayuu Wais Faiq madaxa guddiga maamulka Sinjar u sheegay International Business Times. Mr Faiq ayaa sheegay in kooxda ISIS ay gebi ahaanba baabi’I yeen qaab dhismeedkii Sinjar.
Godadka ayaa la sheegay in meelaha qaarkood koronto la geliyay halkaa oo na lal iyo qaboojiyaal lagu xirey. Warkan ay aa imanaya iyadoo isbahaysiga uu horkac ayo Maraykanka ay sii wadaan duqeynta ay ku hayaan ururka IS ee Ciraq iyo Siir iya.
Maraykanka iyo isbahaysigiisa ayaa qa aday illaa iyo 21 weeraro cirka ah, iyadoo 14 kamid ah duqeyntaana ay ka dhacday magaalooyinka Mosul iyo Fallujah ee dalka Ciraaq.Isbahaysiga ayaa sheegay in ay duqeeyeen xarumo lagu fasameyn ayay waxyaalaha qarxa iyo saddex gaadi id oo ay maleeshiyaadka IS ay isticmaala yeen.
Duqeymaha kale ayaa lagu qaaday me el ku dhow Ramadi,Sinjar, Al Qaim, Albu Hayat, Bayji iyo Habbaniya sida lagu she egay qoraal ay isbahaysigu soo saareen. Sidoo kale dalka Siiriya ayaa duqeymihii u dambeeyay waxaa lala beegsaday afar magaalo oo kala ah – Al Hawl, Ar Raqqa, Manbij iyo Mar’a.
DAWLADO CARBEED OO URURKA XISBULLAHI KU DARAY LIISKA URURADA ARAGIXISADA
Wadamada ku jira golasha iskaashiga khaleejka Carabta ayaa ku dhawaaqay in ay ururka Xisbullahi ee ka jira dalka Lub naan ay u aqoonsadeen urur argagixiso.
War kasoo baxay golaha wadamada an waxay ku sheegeen in marka loo eego xaaladda gobolk ay arkeen in ururkaan uu cadow ku yahay amaanka wadamada go bolka sidaa darteed ay u aqoonsadeen in uu ka mid yahay ururada argagixisada.
Warkaan waxaa sidoo kale lagu sheegay in ururka Xisbullaahi uu taageero u muuji yay dawlad xasuuq wadankeeda ka wada taasoo loola jeedo dawlada Suuriya ee la gu kacsan yahay.
Ururka Xisbullaahi oo ka dhisan dalka Lubnaan madaxdiisuna ay Shiico yihiin waxaa uu ka mid yahay ururada Carbeed ee dagaalka kula jira dawlada Israel wax aase sanadihii dambe lagu eedeeyay in uu ciidamo ku caawiyay dawlada Syria oo dagaal kula jirta kooxo ku kacsan.
WARIYE MACALIMUU " INKAAR BUU KU GO'AY, ODAYGI SOOMAALE AWLAADUU…" QORAAL XASAASI AH
"Inkaar buu ku go'ay, Odaygi Soomaale Awlaaduu dhalaynna wa a, sida adoogood . (Shabaab v DF) Cinwaankankeygan hore waa qeyb yar oo ka mid aheyd gabey uu horey u tiriyay abwaan Soom aaliyeed, Abwaanku wuxuu la hadlayay shimbirka Fiin la yiraahdo oo sida uu sheegay uurkutaallo uu ka dareemay. Maaddadii Suuga anta ee dugsiga sare Ayaan ku soo qaadannay laakiin dib ayay mar kale iigu soo dhacday gaar ahaan ereyada cinwaanka aan ka dhigtay.
Dulucda qormadeydan hadii aan u daadego waxa ay anigu ila ta hay dow in abwaankaasi 50 sano ka hor tiriyay gabaygaasi Fiin in aan manta ku waafaqno wixii uu barigaa innaga aaminsanaa oo ay jirto meel la innaga inkaaray hadaan Soomaali nahay .
Dhinac walba fiiri Soomaali manta waa baqdin ku jog wallow ay jira an dhul Soomaaliyeed oo habaarkaasi ka nabad galay hadana ma gac beey la wadaagaan walaalahood oo ma qabi karaan xasilooni taam ah tan jirka iyo maskaxdaba.
Laga soo bilaabo Sarkaalka sare dowladda u shaqeeya ilaa ask ariga dablaha ama shaqaalaha hoose aroortii marka ay aqalkooda ka soo baxayaan waa hubaal in dareen cabsi ah uu jiro marka ay shaqadooda aadayaan ama ka soo rawaxayaan xitaa hadii uu ilaalo badan oo hubeysan uu wato.
Shabaab Hogamiyayaashooda iyo Amiiradooda hoose dhamaan marka si dhab ah loo hadlo waa dareen ku joog oo howdka ,dhaxa nta iyo cadceedu ayay miciin badeen. Hadii ay xunuunsadaan dary eel caafimaad oo wanaagsan ma heli karaan, diyaarado ayaa had iyo jeer dhul heehaabayo ,aag badalasho iyo guur guur ayaa rafa ad ugu filan.
Labada dhinac hadii aad la hadasho qolo walba waxa ay u dhii ran tahay si buuxda oo waxa ay kuu sheegayaan in guushu aaney ka fogeyn wax waliba ay u socdaan sidii la rabay .
Shacabkii Soomaaliyeed afkii baa juuqda gabay qasaaraha dhina cyada dagaalamaya ay isu geystaan waxaa ka badan kan iyaga soo gaara oo cabsi ka weyn labada dhinac ayaa soo food saar tay.Marka hadda iyo talo . Umadda dhibaateysan haloo garaabo. Talo waa tii Ilaah. Dowladda waxaa lagaa rabaa inay furto alb aab wadahadal oo kal iyo laab ah iyaga oo ka madax bannaan argti shi sheeye, mutadawciin waxgal ahna ay u igmadaan howshaas,oo xal sidan dhaama la raadiyo . Waxaa laga yaabaa in dad badani la soo boodaan Shabaab nabad iyo wadahadal ma rabaan, hadaad horey isugu deyday ha quusan ka dhig mid daacad ah oo raadi tabo dheeraad ah.
Haddii si muuqata markaa ay ugu gacan seyraan ummadaa og aan ,waxa aan sidaa u leeyahay weli ma arag hogaan si kal iyo la ab ah dadaal arintaa ugu sameeyay oo quus ka gaaray ,mar walba rag iska dhici baa innagu jirtay.
Muddo ka badan toban sano kadib ayaa waxaa wadahadlaya Taalibaan iyo Afganistaan ,annaga taa maxaa innaga owday.
Shabaab iyagana waxaa laga rabaa in kutubtooda ay dib ugu labta an oo ay keenaan xal aan dil iyo dagaal aheyn oo iyaguna ay janno ku heli karaan dadkuna ku nabad gali karo.
Muqdisho maanta waa yar yahay masjid xer ay ku taxan tahay oo daruus diini ah laga barto ,dad badan ayaa masjidada ka go’ay ,nabad hadii la waayay masaajidii camirnaan jirtay ayaa laga haaj iray . Guntii iyo gunaanadkii waa inkaarannahay ee aan duceysan no oo aan Allah si wadajir ah u barino, qeyrkeen waa gaari Insha lah . Fadlan aragtidaada ku biiri waa muhiim
MAXAMEDIBRAAHIMMACALIMUU
WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA SABTI 5-TA MAARSO 2016-KA
GUDDOONKA BAARLAMAANKA OO WAR MURTIYEED KA SOO SAARAYA NATIIJADII KULAMADII AMNIGA Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maalinta oo Sabti ah lagu wadaa in uu War murtiyeed ka soo saaro kulamadii Amniga looga hadlayay, kaasoo 2dii maal mood ee la