WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA SABTI 5-TA MAARSO 2016-KA
GUDDOONKA BAARLAMAANKA OO WAR MURTIYEED KA SOO SAARAYA NATIIJADII KULAMADII AMNIGA
Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maalinta oo Sabti ah lagu wadaa in uu War murtiyeed ka soo saaro kulamadii Amniga looga hadlayay, kaasoo 2dii maal mood ee la