VIDEO: Xasan Xanafi qaabka uu ku dhacay xukunkiisa
Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ayaa maanta qaaday dacwadda dilaaga Weriyeyaasha Xasan Xanafi Xaaji, iyadoo maxkamadda horteeda kala caddeeyay dembiyadii uu geystay iyo magacyada weriyeyaasha uu dilay.
Guddoomiyaha Maxkamadda darajada koowaad Xasan Nuur Shuute ayaa maxkamadda ka hor akhriyay dhammaanba caddeymaha la xariira eedeysanaha, isagoona sheegay in maxkamadda ay ku xukuntay dil toogasho ah.
Weriyeyaasha uu dilay Xasan Xanafi ama u maleegay shirqoolka lagu khaarajiyay waxaa ka mid ah: Cali Iimaan Sharma’arke, Sheekh Nuur Abkey, Saciid Tahliil iyo kuwo kale oo fara badan, waxayna Maxkamadda sheegtay inuu dembiilaha qirtay dembigiisa.

0 