Midawga Yurub oo dhaqaalo u ururinaya dadka magangalyo doonka ee dalalkaasi ku qulqulaya.
Madaxda ururka midawga Yurub ayaa diyaarinaya lacag dhan malaayiin Dollar oo ay ugu talo galeen in gar gaar loogu sameeyo qaxootiga faraha badan ee Yurub ku qul qulaya.

Warbaahinta ayaa tabinaysa in dhaqaalahaan badankiis ay heli doonaan tahriibayaasha ka gudba xaduudaha wadamada Yurub waxaana dhaqaalahaan xoogiisa lagu bixinayaa samata bixinta iyo quudinta dadka dhibaataysan.
Q,M ayaa dhawaan warbixin ay soo saartay waxay ku sheegtay dad badan oo tahriibayaal ah ay ku go’doonsan yihiin oo ay ku dhiban yihiin xaduudaha wadamo ay ka mid yihiin Giriiga iyo Macedonia.

0 