Midawga Yurub oo dhaqaalo u ururinaya dadka magangalyo doonka ee dalalkaasi ku qulqulaya.
Madaxda ururka midawga Yurub ayaa diyaarinaya lacag dhan malaayiin Dollar oo ay ugu talo galeen in gar gaar loogu sameeyo qaxootiga faraha badan ee Yurub ku qul qulaya.