
Wararkii ugu dambeeyay ee Cudurka Corona Virus ee Soomaaliya
Wasaaradda Caafimaadka dowlada Soomaaliya ayaa faahfaahisay Wararkii ugu dambeeyay Cudurka COVID 19 ee Soomaaliya.
Warbixinta kasoo baxday Wasaaradda Caafimaadka ayaa siddaan u qorneyd:
02 June 2020: Warbixinta COVID-19 ee Soomaaliya.
> Laga Helay: 66
> Benadir: 33
> Somaliland: 26
> Puntland: 7
> Lab: 42
> Dhedig: 24
> Bogsasho: 19
> Dhimasho: 0
——————————–
> Tirada Guud Laga Helay: 2,089
> Bogsashada Guud: 380
> Dhimashada Guud: 79 .
Wararkii ugu dambeeyay ee Cudurka Corona Virus ee Soomaaliya
Wasaaradda Caafimaadka dowlada Soomaaliya ayaa faahfaahisay Wararkii ugu dambeeyay Cudurka COVID 19 ee Soomaaliya. Warbixinta kasoo baxday Wasaaradda Caafimaadka ayaa siddaan u qorneyd: 02 June 2020: Warbixinta COVID-19 ee Soomaaliya. > L