
HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 21-MAY-2020
Midowga Yurub oo soo dhoweeyay dib u habaynta xeerka ciqaabta Soomaaliyeed ee madaxweyne Farmaajo uu balanqaaday
Midowga Yurub ayaa soo dhoweeyay hadal kii dhowaan ka soo yeeray Madaxweynaha So omaaliya,Md.Maxamed C/hi Farmaajo, ee ku aaddan dib-u-habeynta Xeerka Ciqaabta Soo maaliya ee soo baxay 1964.
Midowga Yurub ayaa sheegay dib-u-hab ayntani in ay noqon doonto tallaabo muhiim ah oo horay loo qaaday si loo ilaaliyo suxufiyiinta, kuwaas oo ay ku jiraan muwaadiniinta Soomaa liyeed,ee doonaya inay adeegsadaan xuquuq dooda aasaasiga ah ee xorriyatul qowlka iyag oon ka cabsi qabin aargudasho ama ciqaab dembi.
"Waxaan filaynaa in mas'uuliyiinta Soomaali ya ay raaci doonaan ku dhawaaqista Madaxw eynaha iyagoo ka tanaasulaya dacwadaha da mbiga ee lagu soo oogay Mukhtaar Maxamed Atosh ee oo katirsan VOA iyo Abdiasis Ahmed Gurbiye oo ka tirsan Goobjoog Media Group, kuwaas oo lagu sii daayay damiin laakiin waja haya dambiyada lagu soo oogay,” ayaa lagu yidhi bayaan ka soo baxay M/Yurub.
Sidoo kale, M/Yurub ayaa ka codsaday mas' uuliyiinta Somaliland inay si dhakhso ah oo shuruud la’aan ah ku sii daayaan wariye Cabd imaalik Muuse Coldoon oo lagu eedeeyay inuu faafiyey dacaayad ka dhan ah madaxda Soma liland iyo faafinta wararka beenta ah.
Soomaaliya waa mid ka mid ah waddama da ugu halista badan xaga amniga weriyeyaa sha, kuwaas oo 50 ka mid ah la dilay tobankii sano ee la soo dhaafay.
Wasaaradda Diinta oo war ka soo saartay maalmaha Ciidda
W/Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee XFS ay aa baaq ku saabsan Maalmaha Ciidda u dirtay u dirtay Shacabka Soomaaliyeed, iyadoo ku wargelisay inay ka taxadaraan Cudurka Coron avirus. W/Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Sh.Nu ur Maxamed Xasan ayaa u soo jeediyay shac abka in maalmaha Ciidda ay xirtaan Facemas k, ayna gacmaha gishtaan gloves, si dadka ma rka ay isku marxabeynayaan ugu badbaadaan faafitaanka cudurka.
Sh.Nuur ayaa sheegay in maalmaha farxa da Ciida ay noqon karto in cudurka si fudud ku faafo, maadaama dadka ay is marxabeynaya na,si taas looga hortagana la qaato tallooyinka caafimaad. DFS ayaa isku dayeysa qorshayaal lagu xakameynayo in cudurka faafo, maalma ha dadka u dabaal dagayaan, maadaama aanay dowladdu illaa iyo hada awood u laheyn in bandow maalin soo rogto, si loo baajiyo da baaldegyada ciida.
Cudurka Coronavirus ayaa si aad ah ugu sii faafaya Soomaaliya,waxaana saacadihii u dam beeyay dalka laga diiwaan geliyay 47-kii, wax ayna dadkaas ku kala noolyihiin Puntland, Ban aadir, Somaliland iyo K/ Galbeed. Tirada dad ka uu ku dhacay cudurka Coronavirus ayaa ga aray 1,502, waxaana ka bogsatay 178 qof, hal ka ay u dhinteen 59 qof.
Taliye Cali Gaab oo ka hadlay qarixii lala beegsaday Gaarigiisa iyo al shabaab oo sheegatay
Barqanimadii Shalay ayaa waxaa qarax la la beegsaday Gaari uu leeyahay Taliyaha Ho ggaanka Caafimaadka ee CBS Jen.Cali Bare Xersi Barre (Cali-gaab) xilli uu marayay inta u dhaxeysa Isgoyska Banaadir iyo Xarunta W/Biyaha,waxaana qar axaas uu sababay khasaaro dhi masho iyo dhaawac ah.
Taliye Cali Gaab oo qaraxaa si ka hadlay ayaa waxaa uu sheeg ay in Gaariga xilliga qaraxa lala beegsanayay uu geeyay Xafiiskiisa Shaqada,hayeeshee uu soo doonay sarkaal kale balse la qarxiyay.
Waxaa uu xaqiiyay Taliye Cali Gaab in qara xaasi uu ku dhintay mid kamid ah ilaaladiisa oo lagu Magacaabi jiray Xamzo Xasan Axmed Mo oge,halka ay ku dhaawacmeen 3Askari oo ka le,kuwaas oo xaaladooda Caafimaad haatan lala tacaalayo.
Ugu dambeyn waxaa uu sheegay in isaga uu Caafimaad qabo,isla markaana xilliga gaar iga la qarxinayay uu joogay Xafiiskiisa Shaqa da aadna uga xun yahay dhibaatada gaartay ilaaladiisa.
Al-Shabaab ayaa sheegtay mas’uuliyadda qaraxa lala beegsaday Gaari uu leeyahay Tali yaha hoggaanka Caafimaadka ee Ciidanka B ooliska Soomaaliyeed xilli uu marayay agagaa rka Isgoyska Banaadir ee Magaalada Muqdi sho.
Md.Xasan Shiikh Maxamuud " Dowlad du waa in ay la timaadaa cadeymo had al dhaa fsiisan oo la xiriira kiiska muran ka badda”
Madaxweynahii hore ee Soomaaliya Xasan Sh.Maxamuud ayaa ka hadlay arrinta la xiriirta dacwadda badda oo markii 3aad dib loo dhig ay Habeen hore, waxa uuna sheegay in 4sano kadib meesheedii taa gan tahay oo aysan jirin wax is-bedal ah oo ku soo kordhay.
Shir jaraa’id oo uu ku qabtay Muqdisho ayaa waxa uu soo hadal qaaday sababaha DFS ay u qancin la’ dahay dadka, haddiiba ay diiddan tahay in maxkamadda dha geysigeeda dib loo dhigo, Kenya na 3jeer cod si ka yimid la tix-geliyay.
"Maxkamadda dhageysigeeda waxaa dib loo dhigi karaa keliya markii 2da waddan ogg olaashiyo laga helo,haddii ay DFS diidan tahay in kiiska dhageysigiisa dib loo dhigo, maxay bu lshada ula wadaagi la’dahay caddeymo muuq da oo aan hadal aheyn” ayuu yiri Md Xasan sh. Dhinaca kale intaa sheegay in qareennadii matalayay Soomaaliya ay ahaayeen kuwa caal amiya oo ay ku jirtay Garyaqaan Muno Shar maan, iyadoo la sheegay in la bedalay , balse wuxuu dowladda ku dhaliilay sababaha loo she egi la’yahay qareennada hadda ku metalaya kiiskaan.
Soomaaliya ayaa dacwadaan geysay max kamadda ICJ xilligii uu xilka hayay Xasan Sh. Maxamuud,iyadoo markii 3aad muddo 11 bilo od ah dib loo dhigay Habeen hore.
Lama oga in dowladda Soomaaliya ka jawa abi doonto hadalka madaxweynahii hore ee So omaaliya iyo in kale, balse waxa uu hadalkaan sheegay xilli arrinta dacwadda badda shacab ka Soomaaliyeed iyo aqoonyahannaduba ay wax badan iska weydiinayaan.
Tiradda dadka u dhintay Covid 19 ee Soomaaliya oo gaartay 61 qof
Wasiirka W/Caafimaadka, Dr.Fawziya Abik ar Nur ayaa ka warbixiyay xaaladaha cusub ee ka soo kordhay caabuqa Covid Wasiirka wax ay xaqiijisay Shalay 47 xaaladood oo COVID-19 ah.
Maamulka Puntland ayaa laga xaqiijiyay 6 xaaladood, Maamulka Somaliland 2 xaalado od,Maamulka G/Banaadir 17 xaaladood, iyo Maamulka Jubbaland oo laga xaqiijiyay 46 xaaladood.
20 May 2020: Warbixinta COVID-19 ee Soom aaliya.
> Laga Helay: 71
> Jubbaland: 46
> Benadir: 17
> Puntland: 6
> Somaliland: 2
> Lab: 52
> Dhedig: 19
> Bogsasho: 10
> Dhimasho: 2
—————————
> Tirada Guud Laga Helay: 1,573
> Bogsashada Guud: 188
> Dhimashada Guud: 61
Somaliland oo Go’aano kasoo saartay Maalmaha Ciidda
M/Hargeysa ayaa Shalay waxaa kulan ku ye eshay Guddiga ka hortega faafida Cudurka hal ista ah ee Coronavirus ee Somaliland, waxaa na kulanka Guddoomiyay Madaxweyne ku-xigeenka maamulkaas.
Kulanka kadib ayaa Guddiga waxaa ay soo saareen Go’aano Cusub oo ku aadan Maalma ha Ciiddul Fidriga oo maalmo qura naga xig aan, isla markanaa dadka ay wadaan diyaar garoowgii ugu dambeeyay ee Ciidda.
Guddiga oo warbaahinta kula hadlay Harg eysa ayaa shaaciyay in la joojiyay in salaadda Ciidda lagu tukado Masaajida iyo Garoomada kubada Caggta, sababo la xiriira faafida Cudurka COVID-19.
Guddiga ayaa sheegay in dad ka ku nool deegaanada Somalil and looga baahan yahay in Salaa da Ciidda ay ku tukadaan guryahooda, maad aama laga cabsi karo in Cudurka uu si daran u faafo.
Sidoo kale Guddiga Somaliland u qaabilsan Cudurka Coronavirus ayaa Milkiilayaasha goo baha lagu ciyaarsiiyo Caruurta ku amray in ay san furi karin goobahaas, ayna sida ay u xiran yihiin usii xirnaadaan.
Ugu dambeyn Go’aamada ay soo saareen Guddiga ayaa waxaa maalmaha Ciidda lagu joojiyay isku socodka gaadiidka dadweynaha iyo kuwa gaarka loo yahay laga bilaabo maa linta ka horeysa Ciidda. Si kastaba Ciidul fidri ga ee sanadkaan 2020 ay aa waxaa ay kusoo aadeysaa, iyadoo Caalam ka oo dhan ah uu ka jiro Cudurka halista ah ee Coronavirus, isla markaana uu aduunka sameeyay.
Bangiga Adduunka oo shaaciyay dhiba atada dhanka dhaqaale ee uu dhaliyay cudurka COVID-19
Bankiga Aduunka ayaa warbixin uu soo saa rey ku sheegey in ka badan 60 million oo qof ay wajahaaan xaalad saboolnimo oo aad u dar an guud ahaan adduunka.
Guddoomiyaha Bankiga adduunka David Malpass ayaa yiri "guud ahaan dhaqaalaha ca alamka ayaa sanadkaan hoos u dhacay 5%, iyada oo sababtuna ay tahay xayiraada xanuunka COVID-19 uu galiyey dunida.
Malaayiin qof ayaa horay u lu miyeen shaqooyiinkoodii iyo gan acsayadoodii, taas oo kor u qaadey in nolosha dadku ay ciriiri gasho, gaar ahaan wadamada saboolka ah ee u badan qaaradaha Afrika iyo Eeshiya.
Bankigu wuxuu isku dayeyaa inuu wax ka qabto dhibaatada haysata malaayiinta ku kala nool adduunka, kuwaas oo baahiyo ay la deri stahay, laakiin haddana awood uma hayno ina an gebi ahaanba daboolno dadka tiradooda int aasi ay gaarayso.”ayuu sii raaciyay hadalkiisa Mr David.
Sweden oo qorsheyneyso in saacadaha soo socda ay Soomaaliya kala baxdo muw aadiniinteeda.
Waxaa soo kordhaya dalalka dadkooda ka daad gureysanaya Soomaaliya sababo la xar iira cudurka Corona virus oo si aad ah ugu sii faafaya dalka.
Waxaana haatan soo baxaya warar sheega ya in dowladda Sweden ay qorsheyneyso in saacadaha soo socda ay Soomaaliya kala ba xdo muwaadiniinteeda.
Warar lagu kalsoonaan karo ayaa sheega ya in dowladda Sweden ay Muqdisho u soo dir eyso diyaarad qaas ah si ay dalkooda ugu cel iso muwaadiniinta ka jooga Soomaaliya, sida Diplomaasiyiinta iyo Soomaalida kale ee dhala shada ka heysta dalkaas ee ku xayirmay Soo maaliya,kadib markii la joojiyay duullimaadya dii caalamiga ahaa.
Muwaadiniinta iyo Diplomaasiyiinta kale ee Sweden ka jooga Soomaaliya ayaa lagu war geliyay inay u diyaar garoobaan safarkaas, in kastoo uusan jirin war rasmi ah oo ka soo ba xay safaaradda ay dowladda Sweden ku leeda hay Muqdisho.
Horay dowladaha Turkiga, Mareykanka iyo UK ayaa Soomaaliya ugala baxay muwaadinii ntooda,ka dib markii ay ku xayirmeen saamey nta cudurka Coronavirus awgiis.
In kastoo caalamka intiisa kala uu kala sim an yahay hadana cudurka Corona virus si xo wli ah ayuu ugu sii faafaya Soomaaliya, wax aana saacadihii u dambeeyay dalka laga diiwa an geliyay 47-kii, waxayna dadkaas ku kala no olyihiin Puntland, Banaadir, Somaliland iyo Koonfur Galbeed.
Laba qof ayaa lagu sheegay warbixintii u dam beysay ee wasaaradda caafimaadka inay u geeriyoodeen xanuunkaas, halka 15 kalena ay kasoo bogsadeen.
Dhanka kale Guud ahaan Soomaaliya tira da guud ee kiisaska cudurka Coronavirus ayaa gaaray 1,502 xaaladood, 178 qofood ayaa kasoo bogsatay, halka inta la ogyahay 59 kale ay u dhinteen.
Wasaaradda Caafimaadka oo soo jeedi say in la baajiyo dabaaldaga maalmaha Ciida.
La taliyaha Wasaaradda Caafimaadka Dr. Fuje ayaa Shalay diirada saaray dabaaldaga maalmaha ciida ee nagu soo fool leh in ay bul shadu yareyso is dhaxgalka maadama ay jirto qatar aad uweyn oo ah caabuqa COVID-19. Waxaa uu ku booriy ay in lagu dadaalo dhaqan gelinta dhammaan qaababka looga hort ago caabuqa sida dhaqashada ga cmaha oo la joogteeyo, xirashada af-xirka iyo kala fogaanshiyaha.
Lataliyaha ayaa soo jeediyay in la baajiyo dabaaldaga munaasabada ciida maadama uu jiro cudur dilaac ayna ka imaan karto isu ima anshiyaha bulshada inuu sii faafo caabuqa.
Sidoo kale wuxuu fariin udiray isbitaalada inay muujiyaan diyaar garow adag maadama ciida ay dhici karto inu caabuqa faafo oo ay hal mar qaabili karaan dad fara badan oo uu soo ritay cudurka
Madaxweynaha Galmudug oo ka digay dagaal Beeleedyada
Madaxweynaha D/G/Galmudug Axmed Cab di Kaariye Qoor Qoor ayaa si kulul waxaa uu u ga hadlay dagaal Beeleedyada soo laablabtay ee mar walba ka dhaca deegaa nnada Maamulka as.
Waxa uu sheegay Madaxweyn aha in Xukuumad iyo Shacab lo oga baahan yahay inay gacma ha isqabsadaan kana Shaqeeyaan Amniga, si doo kalea ka hortagaan dagaal beeleedyada kuna dhaqaaqaan xoreynta deegaannada ka maqan Galmudug.
Md.Qoor Qoor waxaa uu hadalkiisa uu int aasi ku daray in Galmudug ay ka go’an tahay in Gudaha deegaannada Maamulkaas laga ila aliyo dagaal beeleedyada soo laab laabta.
Ugu dambeyn waxaa uu sheegay in aysan aq baleyn deegaano iyo dhulal la isku qabsado ta as oo sahli karta inay dagaal beeleedyo dhaca an,isla markarkaa na dhibaato la geystay in qof kale loo dhibaateeyo.
Hadalka Madaxweynaha Galmudug ayaa waxaa uu kusoo aadayaa xilli Bilihii la soo dha afay deegaannada Galmudug ay kusoo bateen Colaad beeleedyada, kuwaas oo qaarkood xal laga gaaray.
Madaxweyne ku dhawaaqay inay joojin doonaan heshiisyo ay la galeen laba Dal
Madaxweynaha Falastiin Maxamuud Cab aas ayaa sheegay in uu maamulkiisa joojinayo dhammaan heshiisyadii iyo is fahamkii ay la sa xiixdeen Israel iyo Mareykanka, oo ay ku jirto amniga.
Madaxweyne Cabbaas ayaa hadalkan ku dhawaaqay, Tala adadii Dorraad ka dib markii hoggaamiyayaasha Falastiin ay kulan ku yeesheen M/ Ramallah.
Go’aanka ayaa yimid isagoo ka jawaabaya soo jeedinta Israel ee ku saabsan in la ballaari nyo dhismayaasha ay ka dhiseyso Daanta Galbeed.
Md.Cabaas wuxuu sheegay inay mas’uul ka tahay D/Maraykanka oo raalli uga ah falalka Israel iyo go’aanada ka dhanka ah xuquuqda dadka reer Falastiin. Israel ayaa la filayaa in 1-da bisha Julaay ay dhaqangaliso heshiisyadii ay la gashay Falastiiin, sida ay ku heshiiyeen R/wasaare Netanyahu iyo Benny Gantz, oo ah madaxa xisbiga buluuga iyo cadaanka.
Saraakiisha Falastiiniyiinta ayaa ku hanjab ay inay baabi’in doonaan heshiisyada laba gee soodka ah ee ay la galaan Israa’iil haddii ay ka gudubto istiraatijiyadda, taas oo wiiqi doonta xalka labada dowladood.
Xabad joojin la kala dhex-dhigay maleeshi yaad ku dagaalamay G/Mudug
Deegaanka Taaroge ee galbeedka M/Gaalk acyo ee G/Mudug waxaa ka dhaqangalay Xab joojin la kala dhaxdhigay dhinacyadii dhawaan ku dagaalamay Deegaanka as, kuwaas oo ka soo kala jeeda Puntland iyo Galmu dug.
Deegaanka Taaroge waxaa gaaray Masuul iyiin ka kala socotay puntland iyo Galmudug waxaana qayb ka ahaa Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Soomaaliya iyo Saraakiil sar sare waxgarad iyo dhalinyaro,kuwaas oo halka asi u tegay arrimo xal raadin ah.
Wadahadal muda dheer qaatay kadib wax aa Masuuliyiinta iyo Waxgaradka 2da dhinac ay ku guulaysteen in Xabad joojin rasmi ah ay kala dhàxdhigaan dhinacyada ku Dagaalamay Deegaanka Taaroge ee G/Mudug waxaana loo saaray guddi 2da dhinac ah oo ka shaqayn doona soo afjarida Colaada Taaroge oo mudo badan soo noq noqotay.
Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaara ya deegaanka Taaroge ayaa waxaa ay sheega yaan in 24-kii Saac ee la soo dhaafay xaalada deegaanka ay aheyd mid degan,waxaana dib ugu soo laabanaya dadkii ka barakacay.
Madaxweyne Waare oo Dowladda Somalia kala hadlay fataadahaha Beledweyne
R/Wasaaraha XFS Md.Xasan Cali Khayre ay aa guddoomiyay shirka joogtada ah ee Guddi ga Qaran ee xakameynta Cudurka Safmareen ka ah ee COVID19,kaas oo looga hadlay arr im aha dhowr ah. Kulanka oo u qabsoomay ha bmuuqaal Internetka ah sababo la xiriira Cud urka Coronavirus ayaa waxaa markii ugu hore eysay ka qeyb galay Madaxweyna ha Maamul ka Hir-Shabe elle Maxamed Cabdi Waa re,isaga oo kala hadlayar rimaha fatahaadaha iyo ka hortagga COVID19.
Madaxweyne Waare ayaa Guddiga siiyay Warbixino la xiriira sida ay u socdaan xaalaha gurmadka fatahaadaha iyo ka hortagga Cudur ka,waxaana uu DFS ka codsaday inay garab ka siiyaan Maamulka la tacaaliada xaaladaha ka jira Hir-Shabeelle.
Xubnaha guddiga oo uu horkacayo R/W/ Khayre ayaa waxaa ay sheegeen in XFS ay ku garab taagan tahay Maamulka Hir-Shabeelle dadaalada loogu jiro la tacaalida xaaladaha fatahaadaha iyo Cudurka COVID-19.
D/G/Hir-Shabeelle ayaa waxaa uu kamid ya hay Maamul goboleedyada xiriirka wanaagsan uu kala dhaxeeyo DFS,waxaana dhawaan ay dowladda u dirtay lacag wax looga qabanayo xaaladaha fatahaadaha taas oo ay ku deeqe en dowladaha taageera Soomaaliya.
XISBIYADA MUCAARADKA OO WAR KULUL KA SOO SAAREY TACADIYADA AY GEYSTAAN CIIDAMADA ITOOBIYA
Xisbiyada Isbaheysiga mucaaradka ah ee ka la ah Madasha Xisbiyada Qaran oo ay hogg aamiyaan Madaxweynayaashii hore ee Soom aaliya,Xisbiga Wadajir ee Siyaasiga C/raxma an Cabdi Shakuur, isbaheysiga isbeddel doon ka 1-da Luulyo iyo Hiigsi ayaa cambaareeyey Ciidamada Itoobiya ee aan ka mid aheyn AMIS OM ee jooga Gudaha dalka Soomaaliya.
Qoraal dheer oo ku qoran luuqada Inglish-ka oo ay soo saareen una direen 2da Aqal ee Baarlamaanka iyo M/Yurub lana ogeeysiiyey Golaha Amniga Q/Midoobay, UNSOM, UK, Ma reykanka,ururka Dalalka Islaamka, M/Yurub, iyo dalalka ciidamada ka joogaan Soomaaliya ayaa waxaa lagu cambaareeyey Ciidamada Ito obiay ee jooga Soomaaliya kana tirsaneyn AMI SOM,kuwaas oo tacadiyo kala duwan ka geys ta Soomaaliya.
Xisbiyada Isbaheysiga Mucaaradka ayaa waxaa ay sheegeen in Ciidamada Itoobiya ee aan kamid aheyn Soomaaliya ay u arkaan ku wo dalka Soomalaiya si xoog ah ku jooga sida ay doonaana ka yeesha.
Sidoo kale waxaa ay sheegeen in joogita anka Ciidamada Itoobiya ay halis weyn ku tah ay qaranimada iyo midnimada dalka Soomaali ya,sidoo kalena loo adeegsado doorashooyin ka Maamul Goboleedyada,isla markaana ay fa ragelin toos ah ku sameeyaan arrimaha Soom aaliya.
Ugu dambeyn waxaa ay cambaareeyeen falkii Ciidamada Itoobiya ay kusoo rideen deg mada Bardaale Diyaaradii African Airweys, sidoo kale ay sheegeen inay tacadiyo ka geyst aan Soomaaliya,waxaana wakiilka Midowga Afrika ee Arrimaha Soomaaliya ku eedeeyeen inuu ku guuldareystay waxka qabashada tacad iyada ay geystaan Ciidanka Itoobiya en kamid aheyn AMISOM.
Hoos Ka Akhriso Qoraalka ay Isbaheysiyada xisbiyada Mucaaradka soo saareen.
PUNTLAND OO DIB U DHIGTAY IMTIXAANKA SHAHAADIGA AH SABABO LA XARIIRA COVID 19
Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee maamulka Punt land oo go’aamisay Waqtiga Rasmiga ah ee lagalayo imtixaanka Shaha adiga ah ee Fasalada 12aad ee Dugsiga sare iyo Fasalka 8aad ee Dugsiga dhexe ee Puntland.
Qoraal ka soo baxay Xafiiska Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Puntland Cabdullaahi Maxamed Xass an oo lagu socod-siiyay Maamulayaasha Goobaha Waxba rashada iyo Mas’uuliyiinta heer Gobol iyo heer Degmo ayaa lagu sheeg ay in Imtixaanka Shahaadiga ah dib loo dhigay lana geli doono 27-June 2020.
Qoraalka Wasiirka ayaa lagu sheegay in kadib Qiimayn lagu same yay heerka uu marayo Xanuunka COVID-19 ay suurtagal noqon wayd ay in Imtixaanka Shahaadiga ah ku qabsoomo Wakhtigii hore loogu qor sheeyay oo ahaa 30-May2020 sidaasi darteedna la go’aamiyay in loo fariisto 27-june 2020.
WUXUU MAALIN KASTA ULA XIRIIRI JIRAY SI UU UGU SHEEGO INUU ISDILAYO
"Waxaan dalbaday inuu iska key dhaafo, wa xaan ka codsaday inuu noloshiisa iska raacdo teydana uu ii dhaafo. Waxaan u sheegay inaan isaga dhan ka argagaxsanaa, carruurteydana ay ka argagaxsanaayeen, laakiin waxaasoo dhan waxba kama uus an soo qaadin."
Ku dhawaad 12 bolood, Michael Cook, oo 31 jir ah, wuxuu daba socday saxiibaddiisii hore kaddib markii ay soo afjartay xiriirkooda.
Maalin kasta wuu lasoo xiriiri jiray - isagoo ugu hanjabaya inuu isdili doono ama ka cod sanaya inay cafiso - isagoo waliba og inay ka dalbatay inuu iska dhaafo, nolosheedana ka fogaado.
"Isku darka 4,000 oo email ayuu iisoo diray, in ka badan 300 oo jeerka telefoonka ayuu iga soo wacay, sidoo kalena wuxuu ii soo diray bo qollaal farriin qoraaleed.
"Waxaan ku khasbanaaday inaan baddalo nolosheyda oo dhan si aan u xaqiijiyo in carruu rteyda iyo anigaba aan uga nabad galno arrant aan. Wali sidaas ayaan ku jiraa, nolosheydana waligeed sideedii hore kuma soo laaban doon to." Maalintii Isniinta, Mr Cook, oo kasoo jee da deegaanka Litherland ee magaalada Liver pool, waxaa lagu xukumay 12 isbuuc oo xabsi ah,laakiin waxaa xariggiisa dib loo dhigay mu ddo hal sano ah kaddib markii uu maxkamad da horteeda ka qirtay inuu galay dambiga ku saabsan daba socoshada khaladka ah ee ga bar ay kala tageen.
Waxaa kale oo la siiyay amar muddo shan sano ah soconaya oo looga doonayo inuusan la xiriirin gacalisadiisii hore. 'Hanjabaad joo gto ah oo ku saabsan inuu isdilayo'
Haweeneyda dhibbanaha u ah ninkan ayaa soo saartay bayaan ay booliska soo marisay, kaasoo ay ku sharraxeyso waxyaabaha uu ku sameeyay iyo xaaladda uu gaarsiiyay.
"Wuxuu si joogto ah iigu soo diri jiray farrii mo uu ku hanjabayo inuu isdili doono , eedey mo uu aniga ii jeedinayo iyo waxyaabo halis ah oo uu igu tilmaamayo. Wuxuu ii eryan jiray si da eey oo kale, maalin kastana dhibaatadiisa ayaa i hor taagnaan jirtay," ayey tiri.
Farriimihiisa wuxuu igu soo gaarsiin jiray siy aaso kala duwan, sida inuu igala soo xiriiro ba raha bulshada, inuu telefoon ii soo diro, email ama meel kasta oo uu iga heli karoba."
"Halkaas kuma joojin jirin, wuxuu xitaa far riimo noocaas ah u diri jiray qoskeyga, carruurt eyda, saaxiibbadeyda kale iyo dadka aan isla shaqeynaba."
Iyadoo cabsi weyn dareemeysa ayey markii dambe la xiriirtay booliska degmada Merseysi de, kuwaasoo durbadiiba billaabay baaritaan. Xitaa booliska oo xaaladdan soo fara galiyay, Cook wali wuu sii watay dhibaateynta uu ku ha yay gabadhaas.
"Isaga mar walba way la fiicnaayeen waxyaa baha uu igula dhaqmi jiray, maadaama 'uu i jeclaa' sida ka muuqatay, taasna uu marmarsi iyo uga dhiganayay sababta uu iila soo xiri irayo". Dowladda ayaa sharci u sameysay si wax looga qabto ragga dhaqamadaasoo kale sameeya. Boolsika ayaa sheegay inay sidoo kale la kulmeen dhowr dhacdo oo noocaas ah, intii lagu guda jiray xayiradda uu sababay cor ona virus.
"Xayiraadda micnaheedu ma aha in dadka la cabiidiyo," ayuu yiri Jan Berry, oo ah la tali ye dhinaca istiraatiijiyadda ah.
Qof walba oo u maleeya ama dareemaya in sida haweeneydan oo kale loo dhibaateynayo, waxaa lagu dhiirrigaliyay inuu booliska wargal iyo ama uu la xiriiro lambarrada loogu tala gal ay caawinta dadkaas ee kala ah 0808 802 0300.XIGASHO:BBC
Amiiradii uu xiray Maxamed Bin Salma an oo kireystay shirkado Mareykan ah oo ay kaga hor-tagaan
Amiiradii uu xiray Maxamed Bin Salmaan oo kireystay shirkado Mareykan ah oo ay kaga hor-tagaan
Xubno ka tirsan qoyska boqortooyada ee u xiran dowladda Sucuudiga ayaa shaqaaleysii yay dad xiriir dhow la leh Madaxweynaha Mara ykanka Donald Trump si ay ugu ololeeyaan in xabsiga laga sii daayo, sida ay warisay New York Times.
Xubno ku dhow Amiir Salman bin Abdulaziz bin Salman al Saud ayaa shaqaaleysiisay Rob ert Str yk oo xiriir xoogan la leh siy aasadda arrimaha Dibadda ee Trump si uu ugu ololeeyo sii deynta amiirka, ayey werisay The Times.
Qoraal ay gudbisay shirkad uu leeyahay Stryk oo lagu magacaabo Sonoran Policy Group ay aa lagu muujiyey in uu ololaha gaarsiin doono Maraykanka, Britain, France iyo Midowga Eur ope, muddo lix bilood ah si loo sii daayo Amiir Salmaan.
Sida ay baahisay New York Times, Stryk waxaa uu xiriir la leeyahay xubno muhiim ah oo ka tirsan dadka ku hareereysan Madaxwey ne Trump. Waxaa uu la shaqeeyay qareenka Madaxweynaha,Rudy Giulian, waxaana uu saa xiib dhow la yahay Kirsten Fontenrose oo hog aaminayay siyaasadda Amniga Qaranka Mare ykanka ee ku wajahan Sacuudiga ka hor intii uusan is-casilin sanadkii 2018-kii.
The Times waxaa ay sidoo kale sheegtay in la taliyaha dhaxal sugihii hore ee Maxamed bin Nayef uu shaqaaleysiiyay Barry Bennet oo la taliye u ahaa ololaha madaxweyne Trump.
Maxamed bin Nayef oo ah wasiirkii hore ee arrimaha gudaha Sacuudiga, islamarkaana uu abti u yahay Boqor Salmaan waxaa la rumeys an yahay in la xiray bishii March kadib markii Maxamed bin Salmaan uu xabsiga u taxaabay amiirro ka tirsan qoyska boqortooyadda.
Amiirka xiran waxaa sanadkii 2015-kii loo magacaabay inuu xilka ka sugayo boqor Salm aan, balse waxaa lagu beddelay Maxamed bin Salmaan bishii June ee 2017-kii.
Wixii xilligaas ka dambeeyay bin Nayef, wa xaa laga qaaday ilaaladiisa, taleefanadiisa, gu nadiisiina waa laga xayuubiyay, loomana ogol eyn inuu dibada u socdaalo.
Dad xaaladda ka warqaba ayaa u sheegay wargeyska Middle East Eye in dhaxal sugaha uu saaxiibadiis u cawday islamarkaana uu war qad u diray boqorka, taasi oo uu ku codsaday inuu la baxo lacagaha ay u ogoshahay boqorto oyada. Dhanka kale, wakiilo ka socda gabadha ami iradda ah ee Basmah bint Saud Al Saud, ayaa la xiriiray qareeno jooga magaalooyinka Washi ngton iyo London si ay arrinteeda u tag eer aan.
Bishii lasoo dhaafay, ayaa Amiirad Basm ah waxaa ay qoraal ku shaacisay in eed la’aan la xiray, waxay boqor Salaam iyo Maxamed bin Salmaan ka codsatay inay sii daayaan.
Si kastaba ha ahaatee, wakiiladda Basmah waxay sheegeen in aysan awood u lahayn in shaqaalaystaan shirkad olole sababtoo ah Do wladda Sacuudiga ayaa xanibtay akoonadii ba nkiga kadib markii ay twitter-ka ku dalbatay in la caawiyo
Xildhibaano Maraykan ah ayaa muujiyay walaacooda ku aadan xukunka Maxamed bin Salmaan, dagaalka militari ee uu ku qaaday Yemen, dilkii Jamal Khashoggi, iyo dagaalka saliida ee Saccudigu la galay Russia. Maxam ed Bin Salman ayaa hadda u muuqda mid laga sii nacayo Washington, taasi oo ay ka faa’iidey san karaan xubnaha la xiray, si cadaadid loo saaro Bin Salman. Xigasho:Caasimadda.net
Canug saacado dhalanaa oo laba xabadood lagu dhuftay kana badbaaday
Amina waa ilmihii ugu yaraa ee ka badbaa day weerarkii lagu qaaday isbitaal ku yaala dal ka Afghanistan.
Laba mar ayaa Amina lugta laga dhawaac ay,dhakhaatiirtana waxay sheegeen inay nas iib badantahay maadama uu dhaawac culus soo gaaray.
Aabaha dhalay ilmahan ayaa sheegay inuu goobjoog ahaa xilligii uu weerarkan dhacayay.
"Markaan galay gudaha isbi taalka waxaan arkay dad b adan oo dhulka jiifa oo ay ka mid tahay haweenay we yn oo la dhaawacay.” Ayuu yiri aabaha dhalay Amina.
Amina hooyadeed ayaa waxay ku geeriyoo tay isla weerarkaas.
"Waxaan arkay xaaskayga oo gacmaheeda u taaganyihiin sida ayada oo ilmaheeda gacan ta ku hayso.” Ayuu ku daray.
"Aniga oo xaaskayga duugaya ayaa la igu yiri ilmahaada lugaha ayaa laga goynayaa ay ey dhakhaatiirta igu dhaheen.”
Talaadadii lasoo dhaafay, ugu yaraan 24 qof, oo ay ku jiraan carruur markaas dhalatay, hooyooyin iyo kalkaaliyaal, ayaa si arxan darro ah loogu laayay weerar ay koox mintidiin ah ka fuliyeen isbitaalka hooyada iyo dhallaanka ee ku yaalla magaalada Kabul ee caasimadda u ah dalka Afghanistan.
Magaalada Kabul waxaa 40-kii sano ee la soo dhaafay ka dhacay dagaallo badan iyo qal alaase. Sidaa oo ay tahayna, dilkii loo geystay hooyooyinka iyo carruurta waxaa lagu tilmaa may qalalaasihii ugu xumaa ee la xasuusto.
Xigasho:BBCSomali
FADEEXAD CULUS OO SOO FOOD SAARTAY SHIRK AD SAMEYSA BUDADA BOOTARKA CARRUURTA LOO MARIYO.
Shirkadda sameysay Bootarka Carruurta loo mariyo ee lagu magacaabo Johnson and Joh nson ayaa ku dhawaaqday iyada oo ka falc elineyso eedeyn la degtay Waxsoosaarka Shir kadda.
Maamulka Shirkadda ayaa go’aansaday in ay joojiyeen iibinta Budada (Powder) Mareyk anka iyo Canada oo ah meelaha ugu badan oo ay dhaqaalaha faaiidada ah ka helaan iibinta waxsoosaarkooda.
Sanadkii 2018-kii waxaa soo baxday eed eyn ah in Bootarka Shirkadda laga qaado xan nuunka halista badan ee Kansarka, kadib mar kii la baaray tiro carruur ah oo loo mariyay sida hadalka loo dhigo.
Talaadadii waxaa shiray Madaxda sare ee Shirkadda, go’aan waxa ay ku gaareen in ay jo ojiyaan iibinta Badeecadooda Mareykanka iyo Canada oo ah goobaha laga soo gudbiyay tab ashada la xiriirta tayada waxsoosaarkooda.
"Waxa aan hoos u dhigtay dalabaadka Bud ada Shirkadda Johnson Baby Powder Waqoo yiga Ameerika, dhaqaatiirta iyo khubarada Caa fimaadka Shirkaddu ma jiraan waxyaabo halis ah ama dhalin kara oo ay nala soo wadaage en” sidaasi waxaa lagu yiri war kasoo baxay Waaxda suuqgeynta.
Baaritaanno kala duwan oo ay kala sameey een Wakaaladda Reuters iyo Wargeyska The New York Times Bishii December 2018-kii, ay ku ogaadeen in Suuqa uu lahaa Bootarka ho os u dhacay, tan iyo markii ay soo baxday hal ista Caafimaad ee laga dhaxlay.
"Laga soo bilaabo 1971-dii illaa 2000 wa xaa hoos u dhacayay tayada budada Shirkad da, waxaa yaraaday awoodda difaaca Bootar ka, taasi waxa ay sababtay in xannuunka Kan sarka uu ka dhasho, Dhaqaatiirka iyo Seynisy ahanadu waa kuwo ka fakira khatarta caafima ad sida looga hortagi karo” Wakaaladda Reuters ayaa ku warrantay.
Shirkaddaan ayaa dalab sameysay sana dkii 2018-kii, waxa ay ka heshay lacag dhan $4.7 Bilyan Haween iyo qoysas iibsaday Bud ada ayaa laga helay Xannuunka halista badan ee Kansarka, sidoo kale Johnson and Johnson Baby Powder waxa ay dalab $29 Milyan oo ah California.
Johnson and Johnson waxaa la aas-aasay sanadkii 1886-dii, xarunteeda waxa ay tahay Magaalada New Brunswick Gobolka New Jers ey ee Dalka Mareykanka, Sanadkii 2019 qii meyn lagu sameeyay dhaqaalaha Shirkadda waxaa lagu ogaaday in ay heysato lacag dhan $82.06 Bilyan
.Xigasho:Wakaalado
Axkaamta maalinta ciida Fidrida:
Muslimiintu waxay ciidaan laba ciidood; waa ciidul Fidrida iyo ciida Al-adxaa. Waxaanu Ilaahay (s.w.t) u yeelay ciida fidrida axkaam dhawra oo ay muhiim tahay in la ogaado:
Ta koowaa: waxa la jeclaystaa in la takbiirto habeenka ciida, lagasoo bilaabo marka qorraxdu dhacdo maalinta ugu danbaysa ramadaanka, ilaa laga gaadhayo salaada ciida.
Waxaana takbiirta loogu dhawaaqaa qaabab kala duwan;
Allahu akbar, Allahu akbar, Laailaaha ilaa Allah, Allahu akbar, Allahu akbar, wa lillaahi alxamdu.
Ama waxa la takbiiranayaa sadex jeer ayadoo la dhahayo: Allahu akbar, Allahu akbar, Allahu akbar, Laa’ilaaha ilaa Allah, Allahu akbar, Allahu akbar, wa lillaahi alxamdu.
Waxaana haboon in takbiirta sare loo qaado marka la joogo masaajidada, suuqa iyo guryahaba, hase ahaatee dumarku codkooda hoos ayey u dhigayaan.
Ta labaad: waxa la jeclaystaa inaad cunto dhawr xabo oo timir ah, kuwaaso tiradoodu is dheertahay (tirada kinsiga ah) sida sadex, shan ama todoba. Sababtoo ah nabigu (scw) muu kallihi jirin maalinta ciida fidrida illamaa uu ka cuno dhawr xabo oo timira, kwaasoo tiradoodu is dheertahay.
Ta sadexaad: waa inuu ninku xidhaa dharkiisa ugu qurxoon, halka dumarku ay ka xidhanayaan maryo caadiya oo nadiifa, kuwaasoo aan soo jiidanaynin ragga. Waxa dumarka sidoo kale aan loo ogolayn inay isku shubaan cadar ama barfuun keensanaya in ajaanibtu ursadaan.
Ta afaraad: waxa culumada qaarkood jeclaysteen in la soo qubaysto maalinta ciida, sida ay sunnada u tahay in loo qubaysto salaada jumcada oo kale.
Xukunka slaada Ciida:
Ta afaraad: waa in la tukadaa salaada ciida, salaada ciida xukunkeedana waa la isku khilaafay; qolo waxay tidhi: waa sunne, qolo waxay dhaheen: waa fardhu kifaaya (faral la iska gudi karo, hadii cid muslimiinta kamida tukato way ka dagaysaa kuwo kale), qolo kalena waxay dhaheen waa waajib, ayagoo daliishanaya amarkii nabiga (scw) ee ahaa in xitaa dumarka helay xaydku ay yimaadaan meesha lagu tukanayo salaada, balse ay ka fogaadaan goobta lagu tukanyo ayagoo istaagaya dumarka kale dhabarkooda.
Ta shanaad: salaada ciida waa in la takbiirta rakcada kowaad todoba takbiirood, rakcada labaadna waa in la takbiirtaa shan takbiirood, sida ay Caasha ilaahay raali haka ahaadee ay soo warisay:
عَنْ عَائِشَةَ أَنَّ رَسُولَ اللَّهِ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ كَانَ يُكَبِّرُ فِي الْفِطْرِ وَالْأَضْحَى فِي الْأُولَى سَبْعَ تَكْبِيرَاتٍ وَفِي الثَّانِيَةِ خَمْسًا
Caasha waxa laga wariyey in ”Rasuulkii Ilaahay (scw) takbiiran jiray ciida fidrida iyo adxadaba rakcda koowaad todoba takbiirood, ta labaadna shan” [Waxa soo saaray Abudaawuud: 1149 waxaanu Albaani ku saxiixiyey irwaa alqaliil (639)]
Ta lixaad: waa in imaamku akhriyaa rakcada koowaad suurada (Al-aclaa), rakcada labaadna uu akhriyaa suurada (al-qaashiya) ama waxa la akhrin karaa suurada Qaaf iyo suurada Qamar.
Ta todobaad: salaada kadib waa inuu imaamku khudbadeeyaa, isagoo qayb khudbada kamidana ugu nasteexaynaya haweenka islaamka oo wanaagsa faraya, xumaantana ka reebaya.
عَنْ جَابِرِ بْنِ عَبْدِ اللَّهِ قَالَ سَمِعْتُهُ يَقُولُ إِنَّ النَّبِيَّ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ خَرَجَ يَوْمَ الْفِطْرِ فَبَدَأَ بِالصَّلَاةِ قَبْلَ الْخُطْبَةِ
Jaabir ibnu Cabdilaahi waxa laga wariyey inuu dhahay: waxaan maqlay isagoo leh, ”in nabigu (scw) soo baxay maalinta ciida fidrida oo uu khudbada ka horeysiiyey salaada” [Bukhaari: 915 iyo Muslim: 885]
Ta sideedaad: Hadii salaada ciidu ku beeganto maalin jimce ah, waa in la tukadaa salaada ciida iyo jumcadaba, sida laga qaadanayo xadiiskii Nucmaan ibnu Bashiir ee imaamu Muslim kusoo saaray saxiixiisa.Hase ahaatee qofkii la tukaday imaamka salaada ciida haduu doono ha yimaado salaada jumcada, hadii kalena salaada duhurka ha tukado.
Ta sagaalaad: Axkaamta ciida fidrada waxa kamida; in la bixiyo sakada fidrida, taasoo laga rabo qof kasta oo muslima, ha yaraado ama ha waynaado, nin ha ahaado ama gabadh ha ahaato, xor ama adoon, ku buka ama ku xanuusanayaba.
Sakada fidridu waa ku waajib cidii haysta cuntadii ay cuni lahaayeen malinta ciida iyo habeenkeeda isaga iyo reerkiisa. Waxaana la bixiyaa kahor salaada ciida, wayna banaan tahay in la bixiyo maalin ama laba maalmood kahor ciida.
Waxaana la bixinayaa cunto sida, timirta, qamandida, gallayda, bariiska iwm. Qiyaas ahaan miisaanka la bixinayo wuxuu u dhigmaa sadex kiilo garaam oo raashina. Wixii faahfahin dheeraada ka akhriso halkan: https://gaaldiid.com/suaalo-ku-saabsan-sakada-fidrida/
Ta tobnaad: Waa in dadku isugu hanbalyeeyaan farxadda ciida, hase ahaatee taas macnaheedu maaha in nin iyo gabadh ajnabiya, inay isla kali noqdaan ama ay is gacan qaadaan.
Ta kow iyo tobnaad: maalinta ciida, waxa sannadeeda kamida inaad marto waddo ka duwan tii markii hore aad soo martay, siduu yeelay Rasuulkii Ilaahay (scw), waana arrin u gaar ah salaada ciida oo kaliya.
Allaa mahad leh.
Waxa diyaariyey: Sheekh Abdulaziz Mohamed Oogle
HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 21-MAY-2020
Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay Agaasimaha hab-maamuska Madaxtooyadda Madaxweynaha JFS Md.Maxamed C/hi Far maajo ayaa u magacaabay Yussuf Hasan Salan inuu noqdo Agaasima ha Hab-maamuuska Madax tooyada Qaranka. Md.Yusuf waxa uu hore u ah aa Ag