HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 3-MAY-2020

0
Sunday May 03, 2020 - 10:12:56 in Wararka by
  • Visits: 369
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 3-MAY-2020

    Wasaaradda Caafimaadka oo faahfaahisay Xaaladihii ugu dambeeyay Covid 19 W/Caafimaadka XFS ayaa faahfaahin ka bix isay Xaaladihii ugu dambeeyay ee Cud urka Covid 19. Was aaraddu waxaa ay shaacisay70 xaalad ood cusub ee Covid-19,taasi oo tirada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasaaradda Caafimaadka oo faahfaahisay Xaaladihii ugu dambeeyay Covid 19 W/Caafimaadka XFS ayaa faahfaahin ka bix isay Xaaladihii ugu dambeeyay ee Cud urka Covid 19. Was aaraddu waxaa ay shaacisay70 xaalad ood cusub ee Covid-19,taasi oo tirada guud ka dhigaysaa 671 oo kiis dadka uu soo ritay xanu unka Corona Virus. Warbixinta COVID-19 ee Soomaaliya > Laga Helay: 70 > Benadir: 67 > Somaliland: 3 > Lab: 48 > Dhedig: 22 > Bogsasho: 3 > Dhimasho: 3 ——————————– > Tirada Guud Laga Helay: 671 > Bogsashada Guud: 34 > Dhimashada Guud: 31
Jubbaland oo dowladda dhexe ku eede eys ay Tilaabooyin sharciga baal-mar san inay ka waddo Gedo

    Wasiirka arrimaha gudaha iyo dowladaha hoose ee D/G/Jubbaland Gen. Maxamed Wars ame Darwiish oo Shalay shir jaraa’id ku qabt ay xafiiskiisa ayaa waxa uu kaga hadlay xaa lada gobolka Gedo. Waxaa uu sheegay in DFS ay gobolkaasi ka abuureyso jahwareer siyaas adeed ka dib markii Gudoomiye ku xigeenka dowladdo wadato gobolka Gedo uu Magacaabay Gudoomiyeya al degmo.

    Wasiir Darwiish ayaa sheeg ay in arrimaha muddooyinkii da nbe ka socday G/Gedo ee ay dabada ka riixey so D/F/Soomaaliya inay yihiin kuwo sharciga baalmarsan.  Waxa uu wasiirku sharci darro ku tilmaam ay in qaar kamid ah Guddoomiyeyaa sha de gmooyinka G/Gedo xilka laga qaado ku wo cus ubna la magcaabo, waxaana uu shee gay in D/G/Jubbaland ay aqoonsantahay Gudd oomiy eyaashii ay wasaaraddu u magcowday degm ooyinka gobolkaasi.

    Wasiirka ayaa dhanka kale DFS uga digay ka fiirsato arrimaha ay ka wado G/Gedo, gaar ahaan Wasaaradda Arrimaha gudaha D/F/S, ayuu wasiirka ka dalbaday inay arrimahaasi wax ka qabato

Gudoomiyaha baarlamaanka K/Galbeed oo xilka lagu wareejiyay

     Munaasabad Kooban oo xil wareejin ah ay aa ka dhacdey Xarunta Baarlamanka K/G/S ha lkaasi oo Xilka Gudoomiyaha loogu wareeji na ayay Gudoomiyaha Cusub ee Baarlamanka K/ Galbeed Dr.Ali siciid Fiqi. Gudoomiyihii hore ee Baa rlamanka ahna Wasiiiru Do wlaha W/Ganacsiga DFS Md.Abdikadir Sharif Shee khuna Maye  ayaa xilka ku wareejiyay Gud oomiyaha cusub.

    Munaasabadda Xil wareejinta ayaa waxaa Goobjoog ka ahaa 2da gudoomiye kuxigeen ee Baarlamanka K/galbeed iyo Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka.Dr.Ali Siciid Fiqi Gudoomiyaha Baarlaman ka 2aad ee K/ Gal beed ayaa ka mahad celiyay sida wanagaasan ee xilka Loogu wareejiyay.

Baarlamaanka Puntland oo 10,000$ ugu deeqay Gurmadka Qardho

    G/Wakiillada maamulka  ayaa deeq lacag eed ku wareejiyey gudiga gurmadka ee  M/ Qardho Xildhibaa nno ka tirsan gudiga joo gtada ah ee gola ha wakiillada oo Shalay safar dhanka dhulka ah ka ga soo ambabaxay caasi mada puntland ee Garoo we ayaa M/Qardho kula kulmay gud iga sare ee gurmadka fataahadaha qar dho.

     Waxa ay  ka xog wareysteen dadaalada loo gu gurmanayo shacabka dhawaan ay saamey say fatahaadu Gudiga oo uu hogaaminayo gud oomiye ku xigeenka 1aad Avv: C/casiis C/hi Ci smaan ayaa bogaadiyey dadaalada gur madka ee socda, waxaana ay lacag dhan 10 kun oo doolar (10,000$) ku wareejiyeen gudiga gurm adka, taas oo Xildhibaannadu ugu talag aleen in si hordhac ah looga qayb-qaato gurm adka.

Qoor Qoor oo qaabilay Guddiga qaran ee la Tacaalidda Covid 19

      Madaxweynaha Galmudug ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Xubno ka socday Xafiiska R/wasaaraha JFS iyo Guddiga qaran ee la Tacaalidda Covid 19 oo Shalay soo gaa ray M/Dhuusa mareeb.

     Madaxweynaha waxaa kul ankaan ku wehlin ayey Mada xweynaha Ku Xigeenka DGGM, Md: Cali Dahir Ciid, iyo xubno ka tirsan Gud diga Ka hortaga & La tacaalida Covid 19 ee D/G/G.

    Kulankaan ayaa looga arris anayaa habka xaka meynta covid19 iyo caq abadaha ku ho rgudban maareyntiisa.

Guddiga heer qaran ee la tacaalida iyo ka hor taga covid 19 ayaa u yimid M/Dhuusamareeb si ay u dersaan una qiimeeyaan hannaanka la tacaalida covid 19 iyo Saameynta taban ee ka dhalatay.

Dowladda Soomaaliya oo ka digtay Roob mahiigaan ah

     Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka D/F/S. ayaa Shalay soo saartay warbixinta  ku sadaasha fatahaadaha iyo daa dadka roobka Guga ee bisha May oo dhan. Warbixinta ay soo saart ay Dowladda looga hadlay meela ha iyo deegaannada ay sadaashu tilmaameyso inay saamey ku yeel an karaan fatahadaadaha iyo daadadka roob ka ee ka bilowday Goballada iyo Demooyinka Dalka

    Fatahaadaha Webiyada iyo Daadadka ka dhasha xilli roobaadyada oo ah kuwa soo noq noqday ayaa waxey saameyn ku yeeshaan Bulshooyinka ku nool meelaha ay ka dhacaan.

     Haddaba sanadkan xiligan Gu’ga waxaa la saadaalinayaa inay di’I doonaan roobab cabbi rkooda lagu qiyaasay in ay ka badan doonaan roobabkii hore uga di’i jiray Dalka.

     Sida sadaashu tibaaxayso, waxaa laga ca bsi qabaa in inta lagu guda jiro bisha May, 20 20-ka ay fatahaado ka dhici doonaan dhowr Degmo oo Webigu oo ah ka mid ah kuwa uu Webigu maro. Kuwa halista ugu badan wajaha ya waxaa ka mid ah Jowhar, Baardheere, B/weyne iyo qaar kale.

      Inta lugu guda jiro bisha May 2020ka, mee laha ay saadaashu ka digeeyso in ay dadka ku dhaqani aad u feejignaadaan ayaa waxaa ka mid ah gobollada sida Bari, Nugaal, Sanaag, Sool, Awdal iyo kuwa kale. "Sida aan ka garan karno saadaasha cilmi ga ku dhisan ee roobab ka, waxaanu qiyaasi ka rnaa baaxadda ay ye edlan karto khatarta fata haad dhici karta, dhin aca kale waxaa adkaan doonta in loo gurmado bulshooyinka ay fataha aduhu saa meeyn doo naan iyadoo ay sababtu tahay in is ku socodku adagyahay xaaladda COV ID19 darteed”, ayaa lagu yiri warbixinta

QM oo warbixin ka soo saartay arrimaha Saxaafadda Soomaaliya iyo Xuriyadda.

    Maanta oo ay taariikhdu tahay 3-da bisha May waxay ku asteysan yahay maalinta xorri yadda saxaafadda Adduunka, waxana jira caq abado badan oo ay wajahayaan saxafiyiinta Soomaaliyeed, kuwaas oo uga imaanaya dhin acyada siyaasadda Soomaaliya kuwooda arrimiya.

    Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Q/Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya James Swan waxa uu soo saray war-saxaafa deed uu baaq ugu suxufiyiinta Soomaaliyeed, isaga oo ku booriyey inay awood u yeeshaan gudashada shaqadooda si xor ah.

    "Warbaahintu dowr muhiim ah ayey ku dhex leedahay bulshada Soomaaliyeed, laga bilaa bo soo tebinta jawiga siyaasadeed ilaa u hadal ka iyo cod siinta dadka nugul iyo kuwa la faquu qo. weriyaashu waxay u baahan yihiin inay aw ood u yeeshaan sidii howlohooda muhiimka ah ay ugu gudan lahaayeen si xor ah oo ka mada xbanaan rabshado, kadeed, xarig, cadaadin, cabsi-gelin iyo faafreebid,” ayuu yiri James Swan.

    "Xiligan Soomaaliya waxay isku diyaariney saa doorashooyinkeeda qaran oo ‘qof-iyo-cod’ ah. Tani waa munaasabad taariikhi ah oo u ba ahan waax warbaahineed oo firfircoon, xor ah oo bed-qabta, taas oo awood u leh inay wa rarka usoo tabiso si cabsi la’aan iyo eex la’aan ah,” ayuu raaciyay hadalkiisa.

    Sidoo kale waxa uu qoralkan ku sheegay wakiilku in dalka uu si aad ah u saameeyey xa nuunka saf-mareenka ah ee COVID-19, isla markaana baahi badan loo qabo in warbaahin tu soo tebiso warar sugan oo waqtigooda ku soo beegma sidoo kalena ay door firfircoon ka qaadan karto wacyi gelinta, taas badbaadin  kara nolosha dadka.

    Maalinta Xorriyadda Saxaafadda Adduunka waxaa looga dan leeyahay in lagu xuso laguna difaaco mabaadi’da asaasiga ah ee xorriyadda saxaafadda. Waxaa la xusaa sanad kasta 3-da May.

     Baaqa Caalamiga ah ee Q/Midoobay ee Xuquuqul Insaanka, oo Soomaaliya ay saxiix day, ayaa dhigaya in xorriyadda hadalka ay ta hay xuquuq aadane oo asaasi ah. Waxaa jirta caburin, caga jugleyn iyo dhibaatooyin kale saxafiyiin Soomaaliyeed loogu geystay gudaha dalka sanadihii u dambeeyey.

    Hey’adda u doodo xuquuqda aadanaha ee Human Rights Watch, ayaa warbixin ay kasoo saartay maalintan ku sheegtay in dowladda So omaaliya ay laba jibaartay tacadiyada ka dhan ah weriyaasha ka madaxa banaan, xilli uu dal ka wajahayo xaaladaha adag ee la dagaalan ka Coronavirus.

     Hey’adda ayaa sheegay tan iyo bartimihii bi shii tagtay ee April in dowladdu ay xirtay illaa seddax weriye oo lagu eedeeyay dembiyo kala duwan, iyadoona mid kamid ah idaacadaha maxaliga ah laga mamnuucay lahjad ka bixi jirtay.


 Xiriirka Ururrada Shaqaalaha Soomaaliye ed oo ku baaqay in la xaq dhowro xuquuq da Shaqaalaha

     Xiriirka Ururrada Shaqaalaha Soomaal iyeed (FESTU) ayaa hambalyo u diray shaqa alaha Somaliyed, xilli dunida Jimcihii Dorraad laga xusay maalinta shaqaalaha adduunka.

     Xiriirka ayaa ku baaqay in la xaq dhowro xu quuqda Shaqaalaha ,iyadoo bayaan xiriir ka ka soo baxay looga dalbaday xukuum adda iyo sha qaalaha qay baha gaarka ah inay ilaaliya an shaqooyinka shaqaalaha, mu shaarooyinka, faa’iidooyinka shaqo iyo dakhli ga, waqtigan adag ee dagaal lagula jiro fayru ska faafa ee Covid-19.

   "Xiriirka U/Sh/S (FESTU) iyo dumarka iyo ra gga shaqeeya ee Soomaaliya waxay cod dhe er ugu qaylinayaan buur dusheeda salaam ay u dirayaan shaqaalaheenna safka hore ku jira geesinimadooda iyo isxiqaankooda aan la soo koobi Karin, ka hor, inta lagu guda jiro, iyo ka dib la dagaallanka cudurka sfmarka ah ee Cor onavirus – dagaal aan ugu dambayn ka gunga ari doonno, innagoo aan dank a galayn inta uu qaadanayo. Isxilqaankooda qiimaha leh ee ah in aan sii jirno marnaba lama illoobi doono."

    "Xilligan hubaal la’aantu jirto shaqaalaha iyo qoysaskooda waxay u baahan yihiin inay ku tii rsanaadaan meel ay wax ka soo galaan oo ay ku xisaabtami karaan si ay u taageeri karaan guryahooda uga xigsan karaan jugta iyo saamaynta dhaqaale ee uu dhaliyey cudurku. Wixii intaas ka duwan ma aha bani’aadminimo. Inkastoo cudurku uu saameeyey dhamaante en, haddana kala duwanaanshaheenna dhaq an-dhaqaale ayaa astaynaya sida uu qof kasta oo naga mid ah uu u dareemay xanuunka ah khatarta ka dhalatay mushkiladda Covid-19.

   Sidaa darteed waxaan xukuumadda iyo sha qaalaha qaybaha gaarka ah ka dalbanaynaa inay muujiyaan isbarbartag dhab ah ayagoo wax ka wadaagaya qaniimada ay abuureen du marka iyo ragga shaqeeya ee Soomaaliya." ayaa lagu yiri bayaanka Jimcihii ka soo baxay xiriirka Ururrada Shaqaalaha .

     Gabagabadii, xiriirka ayaa ku baaqay in si xilkas leh dadaal loo galiyo badqabka shaqaa laha oo safka hore uga jira la-dagaallanka Covid-19.

Dowladda Soomaaliya oo Shalay agab caafimaad gaarsiisay Dhuusamareeb

    Mas’uuliyiin ka socota xafiiska R/wasaaraha iyo xubno ka tirsan guddiga qaran ee ka horta gga COVID-19 ayaa Shalay agab caafimaad geeyay M/Dhuusa-mareeb ee xarunta Galmu dug, agabkan ayaa loo adeegsan doonaa sidii loo xakameyn lahaa safmarka Coronovirus.

     Wafdiga oo ay garoonka dhuusa-mareeb kuso dhaweeyeen mas uuliyiin ka tirsan galm udug ayaa intii maga aladan ay joogaan wax ey booqan doonaan is bitaalo gaar ah oo maamulka Galmudug uu u diyaariyay in lagu karantiilo  dadka uu so rito caabuqaa Covid 19.

    Maamulada K/G/S iyo Hirshabeele ayaa ho rey loogu wareejiyay agabkan ka yimid DFS oo loogu talagalay in lagula tacaalo bushiga COVID-19.

     R/wasaaraha Soomaaliya Md. Xasan Cali Khayre ayaa amray in dhammaan maamul gob oleedyada iyo G/Banaadir dowladdu gaarsiiso agab iyo maaliyad loo adeegsado ka hor tagga safmarka Coronovirus.

Xubno ka mid ah xafiiska Midowga Yurub ee Somalia oo laga helay CORONAVIRUS

      Illaa 3 xubnood oo ka tirsan xafiiska M/Yu rub ee Soomaaliya ayaa la shaaciyey in laga helay cudurka Coronavirus.

    Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaiya, Nic olas Berlanga ayaa sheegay in 3-da qof ee ka tirsan how lwadeenada xafiiskiisa laga helay cudurka, ka dib baarita an lagu sameeyey.

     Nicolas Berlanga ayaa tilmaamay in la kar antiilay xubnahaasi, islamarkaana lagu hayo meelo gaar ah. Sidoo kale wuxuu intaasi ku da ray in la go’doomiyey dhammaan dadkii ay la kulmeen 3daasi qof ee la xaqiijiyey in laga hel ay Covid-19.

    Safiirka ayaa ugu dambeyn xusay inay qa adi doonaan tallaabooyinka caafimaad ee hay’ adda WHO, si loo badbaadiyo shaqaalaha ka shaqeeya xafiiska Midowga Yurub.

    Coronavirus oo haatan si aad ah ugu sii fid ayo Soomaaliya ayaa waxaa dhowaan laga hel ay askari ka tirsan ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika ee magacoodaloo soo gaabiyo AMSISOM, iyadoona sidoo kale sarkaal kale oo looga shakiyey xanuunka la karantiilay.

     Kiisaska illaa iyo hadda ay xaqiijsay W/Caafimaadka XFS ayaa kor u dhaafay 600 oo ruux.

Shiinaha oo Markab dagaal iyo ciidamo ku dhaw 1000-askari u soo diray Xeeba ha Soomaaliya.

      Dowladda Shiinaha ayaa markab dagaal oo ka dhigan kii 35-aad ee Ciidamada Xoreyn ta Shiinaha u soo dirtay Gacanka Cadmeed iyo Biyaha Soomaaliya si ay ugu biiraan howlgalka ilaalinta Maraakiibta iyo doomaha rayidka.

      Markabka waxa uu ka soo shiraacday Dekedda M/Zhoushan ee Gobolka Zhejiang, sida ay warisay Wakaalad da Warararka Shiinaha ee Xinhua, waxaana markabkaan uu soo tagay 29-kii Bishii tagtay Abriil ee sanadkaan.

    Waa markab Casri ah oo xambaarsan Gan taalada wax burburiya ee "Jingzhou” iyo mark abka sahayda "Chaos”, waxaana saaran in  ka badan 690 ruux oo isugu jirta sarakiil iyo as karta Ciidamada Badda iyo labo kamid ah diy aaradaha Qumaatiga u kaca ee Helicopter-ka.

     Tallaabadaan waxa ay ku soo aadeysaa xili Dowladda Shiinaha Xeebaha Soomaaliya ka daadgureysatay Ciidamo iyo Maraakiibta daga alka sanadkii 2008-kii, ka dib muddo kooban oo ay ku jireen ol-olihii ka dhanka ahaa la daga alanka Burcad badeedda Soomaaliya oo waq tigaas dardar xooggan ku socday.

    Markabkaan xambaarsan Gantaalada wax bur-buriya ee D/Shiinaha u soo dirtay Soomaal iya ayaa noqonaya howlgalkii ugu horeeyay oo uu qayb ka noqdo la socodka badqabka Maraa kiibta isticmaasha biyaha Soomaaliya iyo kuwa ka baxsan.

     Shiinaha waxa uu saldhig militari ku leeya hay Jamhuuriyadda Jabuuti, waxaana sidoo ka le saldhig dalkaas ku leh Mareykanka oo ka dhex aloosan xifaaltan dhanka Ganacsiga iyo militariga ah, waxaana loo badinayaa in arrant aan lagu xoojinayo awoodda Ciidamada kaga sugan dalkaas

Xigasho:- Security & Defense Arabia.

Suudaan oo hogaaminaysa Kiisaska dhima shada ugu badan Covid 19 ee dalalka IGAD

   Dowladda Kenya ayaa xaqiijisay Kiisas dhan 411 guud ahaan dalka Kenya , dhimashadu waa 21 ruux, waxaana sid oo kale ka bogsaday 100 ruux.

Dalka Jabuuti 1097 ruux ayaa la xaqiijiyay in guud ahaan uu ku dhacay, waxaa dhintay labo ruux, waxaana sidoo kale ka bogsaday 672.

Itoobiya 133 ruux ayaa la xaqiijiyay guud aha an dalka Itoobiya, dhimashadu waa Saddex ruux waxaa ka bogsaday 30 ruux.

Somalia – Kiisaska guud 601 dhimashada  28

South Sudan – Kiisaska guud 45 dhimasho  0

Sudan Kiisaska guud 533 dhimashada        36

Djibouti – Kiisaska guud 1,097 dhimasho     2

Eritrea – Kiisaska guud 39 dhimashada         0

Kenya – Kiisaska guud 411 dhimashada      21

Uganda – Kiisaska guud 85 dhimashada        0

Ethiopia – Kiisaska guud 133 dhimashada      3

Mareykanka daawadii cudurka Ebola loo isticmaali doono Joojinta Cudurka Corona Virus

      Dowladda Mareykanka ayaa ugu dambey ntii ku dhawaaqday daawadda ugu haboon ee loo isticmaalo Cudurka Corona Virus si loo xakameeyo.

      Hay’adda maareynta cunnadda ee dawoo yiinka dalka Mareykanka ee (FDA) ayaa ogol aatay in xaaladaha degde ga ah loo isticm aa lo daawada re mdesivir oo lagu daweeyo feyriska Corona.

      Daawadan ayaa waxaa horey loogu istic maali jiray daawaynta cudurka Ebola ee horey uga dilaacay qaar ka mid ah dalalka Afrika.

      Tijaabo dhawaan lagu sameeyay daawad an ayaa muujinaysa in ay gacan ka gaysatay soo yareynta waqtiga uu qofka kaga bogsan karo cudurka Corona.

      Balse in daawadan la ogolaado u isticmaa lada xaaladaha degdega ah micnaheedu ma aha in si rasmi ah loo ansixiyay, tasasi oo u ba ahanan doonta qiimeyn heerkeedu sareeyo.

Khubarada ayaa waxay sidoo kale ka digeen in daawadani oo ay sameysay shirkadda Gil ead aysan "saamayn badan ku lahayn” coron avirus.

      Madaxa shirkadda Gilead Daniel O’Day oo kulan la qaatay madaxwayne Donald Trump ayaa sheegay in ogolaanshiyaha ah in daawad an la isticmaalo ay tahay tallaabadii ugu hore ysay oo muhim ah.

 

Wasaaradda Caafimaadka oo hadalkii Wasi ir Maareeye ku tilmaamtay mid aan cilmi ku dhisneyn

     Wasaaradda Caafimaadka DFS ayaa ku til maamtay hadalkii Wasiirka W/Warfaafinta So omaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareye ee ku aadana in qof kaste oo dhin ta uu u dhintay Cudurka Coro na Virus mid cilmi ku dhisneyn iyo baaritaano.

      Wasiir kuxigeenka Caafimaadka Sooma aliya Maxamed Saciid C/llaahi ayaa sheegay in hadalka Wasiir uu qeyb ka ahaa wacgalinta bulshadda laakiin uusan ka turjumeyn Xaalad da dhabta ah. Waxaa uu sheegay in warbixin adii W/Caafimaadka ka soo baxay uu ahaa mid cilmi ku dhisan oo ku yimid baaritaan ay sameysay wasaaraddu.

     "Annagu warbixinadii aan baahinay waxay ahaayeen kuwo ku yimid baaritaano aan same ynay, xaqiiqda dhimashada cudurkaasna waa tiradii aan shaacinay, laakiin waxaan lee na hay, waxa la sheegayo waa inay cilmi ku dhis naadaan oo baaritaan ku cadaadaan”ayuu yiri wasiir kuxigeenka Caafimaadka Maxamed Sa ciid C/llaahi.

    Dood ayaa ka dhalatay hadalkii Wasiirka W/W/X/F/S Xil.Maareeye ee ahaa in xilligaan qof kasta ee dhinta ay DFS u aqoonsan tahay inuu u dhintay Cudurka Coronavirus.

     Waxaa uu sheegay in maalin walba ay dhin taan dad farabadan oo la sheegay in Cuduro ay ka mid tahay Mallaariyo u dhinteen,balse warkaasi aan wax ka ka jirin hayeeshee dadk aasi dhamaantood ay Guryahooda ugu dhinteen COVID-19.

Muran ka dhashay xil-ka-qaadis lagu same yay gudoomiyaha degmada Garbahaareey

     Is-qabqabsiga maamul iyo muran siyaasa deedkan ayaa yimid kadib markii gudoomiye kuxigeenka 1-aad ee G/Gedo Cismaan Nuur Xaaji (Macalimow) uu Dorraad xil-ka-qaadis ku sameeyay masuuliyiinta maamulkii degmadaa si oo si toos ah u hoostagayay Jubbaland, isla markaana magacaabay gudoo miyeyaal cusub.

    Iimaan Cadoow Kaarshe gu doomiyihii Garbahaareey ee Dorraad xil-ka-qaadis uu ku sam eeyay gudoomiye kuxigeenka gobolka ayaa tilmaamay in arrintaasi ay tahay sharci darro oo uusan marna aqbali doonin xil-ka-qaadist aasi. Masuulkan oo wareeysi siiyay HOL ayaa sheegay in xil-ka-qaadista lagu sameeyay ay san ahayn mid loo maray waddo sharci ah oo gudoomiye kuxigeenka uusan xaq u lahayn in uu xil ka qaado gudoomiye degmo.

      Cadoow Kaarshe ayaa sheegay in dastuur ka Jubbaland iyo sharciga dowladaha hoose uu qorayo in xil ka qaadis iyo magacaabis ay leedahay wasaaradda arrimaha gudaha Jubbal and, taasoo ay tahay inay ogeeysiiso madax weynaha.

     "Gudoomiye kuxigeenka waa uu ii yimid, wu xuu igu yiri amar dhanka dowladda ayaan qab aa oo waxaan doonayaa in aad xilka banneey so, anna waxaan ku iri cidda amarka kusoo si isay warqad rasmi ah ha iiga timaado, kadibna wixii sharci darrada ahaa ee aad aragteen ayu u sameeyay” ayuu hadalkiisii raaciyay.

Dorraad ayay ahayd markii magaalada Garbah aareey digreeto kasoo baxday xafiiska gudoo miye kuxigeenka 1-aad ee gobolka Gedo lagu sameeyay  xil-ka-qaadis iyo magacaabis gudo omiyaha degmada Garbahaareey iyo kuxigee nnadiisa, waxaa xusid mudan in gudoomiyaha xilka laga qaaday ee Garbahareey oo mada sha ku sugnaa inuu warbaahinta isla goobta ku la hadlay isagoo beeninaya warqadda xilka lo oga qaaday, lana arkayay isaga oo si qasab ah looga hor leexinayo warbaahinta.

      Go’aanka Jubbaland ee xil-ka-qaadista Gudoomiyaha Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha Jubbaland Md.Maxamed Warsame Darwiish oo M/Kismaayo warbaahinta kula ha dlay ayaa sheegay in magacaabista iyo xil-ka-qaadista uu sameeynayo gudoomiye kuxigeen ka 1-aad ee gobolka ay yihiin kuwo baalmars an sharciga islamarkaana Jubbaland ay aqoon santahay gudoomiyeyaashii sharciyadda heey stay ee ay magacoowday wasaaradda arrima ha gudaha Jubbaland.

     "Waxaa la badalay gudomiyeyaashii degm ooyinka oo dhan, waxaana saxiixaya oo badal aya, gudoomiye kuxigeen hore loo badalay, ar rintaasina ma ahan mid dastuuri ah iyo mid sharciga waafaqsan, waxaadna moodaa inaa nu cidina ka hadleeyn,”

   Wasiirka ayaa sheegay in dowladda ay xaq u leedahay in ay gobolka u magacoowdo gudoo miye  ayna hoos geyn karto wasaaradda arri maha gudaha, balse ay lagama maarmaan tah ay in loo maro sifo sharci ah oo waafaqsan dastuurka dalka.

      Waxa uu xusay in Jubbaland ay aqoonsan tahay gudoomiyeyaashii ay magacoowday, ma suuliyiinta kale ee dib laga magacaabayna ay san aqoonsanayn aysanna sharci ahayn.

Xaalka Gobolka Gedo

     Wixii ka danbeeyay markii DFS iyo Jubba land isku khilaafeen doorashadii bishii Aug, ee sanaddii hore dib loogu doortay madaxweyna ha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, waxa ay dowladda Soomaaliya heshiisyo qarsoon la gashay masuuliyiin kamid ah madaxda gobol ka iyo degmooyinka G/Gedo, kuwaa oo la far ay inay si toos ah u hoostagi doonaan DFS, waxaana masuuliyiintan oo in muddo ah shirar ugu maqnaa Muqdisho ay dib ugu laabteen go bolka ayagoo fulinaya amarrada dowladda.

    Intaa wixii ka danbeeyay bilowgii sanadkan dowladda ayaa gobolka Gedo u dirtay ciidamo isugu jiray Boolis iyo Militari, ayadoo sidoo kale magacoowday saraakiil ciidan oo uu kamid yahay taliyaha xasilinta gobolka Gedo.

     Bilowgii bishii Maarso ee sanadkan M/Bala dxaawo ayuu dagaal culus ku dhexmaray ciid amo ka tirsanaa Jubbaland oo uu horkacayay wasiirkii amniga Jubbaland C/rashiid Xasan Cabdi Nuur (Janan) iyo ciidamadii dowladda ee ku sugnaa degmadaasi, waxaana dagaalk aasi ku gacan sareeyay ciidamadii dowladda, ayadoo ay xusid mudan tahay in dagaalkaasi uu sababay qasaarooyin isugu jiray, dhimasho, dhaawac iyo barakac dad shacab ah.

      G/Gedo oo dhammaan degmooyinkiisa ay xor yihiin ayaa hadda si buuxda u hoostaga DFS, waxaa gabi ahaanba meesha laga saar ay maamulladii Jubbaland ka tirsanaa ee ka jiray degmooyinka gobolkaasi

.XIGASHOHIIRAAN.COM

Turkiga oo mar 2ad deeq caafimaad soo gaarsiiyey Soomaaliya

       Diyaarad Milatari oo Turkigu leeyahay oo agab caafimaad keentay Muqdisho Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshad DFS,, Fawsiya Abii kar Nuur, ayaa Shalay oo Sabti ah guddoontay shixnad kaa lmo caafimaad oo ka timid dalka Turkiga, taas oo loogu talagalay ka hortaga xanuunka Coronavirus.

     Safiirka Turkiga, Mudane Mehmet Yılmaz, ayaa wareejiyay kaalmada agabka caafimaad oo ay ku jira an maaskaro , galoofyada ilaalinta leh, dareeraha gacmaha lagu nadiifiyo iyo dhar  ka isku-joogga ilaalinta leh ee loogu talogalay xirfadlayaasha caafimaadka, waxa kale ka mid ah qalabka neef-siinta (ventilators)

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Axmed Ciise Cawad, ayaa uga ma hadceliyay Xukuumadda iyo Shacabka Turk iga taageeradooda iyo garab-istaagooda Soo maaliya, isagoo aad u bogaad iyay kaalinta ho wsha bani’aadannimo ee dunida ay ka geysa nayaan xilligan oo dalalka intooda badan ay wajahayaan xanuunka dilaaga ah ee Corona virus.

    Munaasabadda lagu guddoomayay kaalam ada caafimaad ee Turkiga waxaa kaloo goob-joog ka kala ahaa Wasiirka Gargaarka iyo Ma areynta Masiibooyinka, Xamsa Saciid Xamsa iyo Xoghayaha Joogtada W/Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Maxamed Cali-Nuur Xaaji. Kaalmada caafimaad ee Tur kiga oo hu wanayd halkudhigga "rajo xumada waxaa ka dambeeya yididiilo weyn , mugdigana waxaa ka dambeeya qorax iftiin badan” ayaa ah midii 2aad oo muddo 2 todobaad gudahooda lagu soo gaarsiiyo Soomaaliya, iyadoo la filayo in maalmo kadib Caasimadda Muqdisho ay ka degto diyaarad sida sariiraha isbitaallada, sida ay sheegeen mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya.

    Turkiga ayaa deeq caafimaad siiyay 33 dowladood oo uu ku gaarsiiyay diyaaradihiisa milatari ee xam uulka si looga hortago cudurka safmarka ah ee Coronavirus.

Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Soomaaliya ayaa diiwaangelisay tan iyo 16 Maarso 601 bukaan oo uu soo ritay xanuunka Coronavirus, oo ay ka mid yihiin 31 ruux oo bogsatay iyo 28 ruux oo u geeriyootay

HRW oo DF ku eedeysay inay laba jiba artay hanjabaada Suxufiyiinta

     Dowladda Soomaaliya ayaa 2jibaartay ha njabaadooda ku aaddan suxufiyiinta xilli dalku wajahayo tiro sii kordheysa oo kiisaska Covid-19 ah, sida lagu sheegay warbixin kasoo bax ay hay’adda u doooda ilaalinta xuquuqda Aad anaha ee Human Rights watch.

     Tan iyo badhtamihii Abril 2020 oo kali ah, ayay mas’uuliyiintu si aan kala sooc lahayn u xireen saddex weriye, waxa ay ku eedeeyeen 2dambi oo kaladuwan, waxayna ka mamnuuc een xarun raadiye maxalli ah inay wax ku baah iso lahjadeeda maxalliga ah ayaa lagu yiri wa rbixinta.

     Laga soo bilaabo Abriil 30, Soomaaliya wa xa ay xaqiijisay 601 kiis oo ah "Covid-19″ iyo 28 dhimasho ah. Dalka waxaa sidoo kale loo qorsheeyay in la qabto doorashooyinka guud dabayaaqada 2020 ama horraanta 2021, laga yaabee inay tahay doorashadii ugu horreysay ee waddanku yeesho muddo 50 sano ah.

    "Mas’uuliyiinta Soomaaliya waa inay u istic maalaan Maalinta Xoriyadda Saxaafadda Add uunka, Maajo 3, 2020, sida ay uga go’antahay soo afjaridda xarigga sharci-darrada ah iyo dhi baataynta suxufiyiinta,” ayaa lagu yidhi warbixi nta Human rights watch.

     Laetitia Bader, oo ah agaasimaha Geeska Afrika ee Hay’adda Xuquuqda Aadanaha ee Human Rights Watch ayaa yiri ” Saxaafad mad ax banaan oo laga ilaaliyo xadgudubka ayaa fure u ah in la hubiyo in Soomaalidu ay heysta an macluumaad ay ku gaaraan go’aanno xog-ogaal ah inta lagu jiro masiibada”.

     20-kii Abriil, magaalada baydhabo, mas’uu liyiintu waxay xireen weriyaha VOA, Mukhtaar Maxamed Atosh, waxayna hayeen laba habe en ka hor intaanan la sii deyn.

     Mukhtaar wuxuu u sheegay Human Rights Watch in booliiska gobolka ay su’aalo ka wey diiyeen sheeko la xiriirta bishii Abriil 19-keedii ee la soo sheegay in uu ka warbixiyay kufsi loo geystey 3 haween ah oo ka dhacay waddada u dhaxeysa Muqdisho iyo Baydhabo iyo geerida mid ka mid ah dhaawaceeda.

     14-kii Abriil, booliisku waxay uga yeereen Cabdicasiis Axmed Gurbiye, oo ah tifatiraha guud iyo ku-xigeenka agaasimaha Goobjoog Media Group, saldhig booliis oo ku yaal M/Muq disho, halkaas oo uu ku yaallay amar lagu soo xirayo. Tani waxay daba socota 2qoraal oo bo ggisa Facebook-ga uu soo dhigay oo lagu dhal eeceeyay jawaabta DFS ay ka bixisay xiisadda Covid-19 iyo in Madaxweyne Maxamed C/hi Maxamed "Farmaajo” uu qaatay mid ka mid ah hawo-mareenada dhowaan lagu deeqay isbit aal ku yaal Muqdisho.

     2-dii Abriil, Hay’adda Sirdoonka iyo Amniga Qaranka (NISA) ayaa bartooda Twitter-ka ku soo qortay in ay baarayaan Harun Maruf oo ka tirsan VOA, oo ah suxufi caan ah oo Mareykan ah, oo lagu eedeeyay inuu ku lug lahaa falal ka baxsan xeerka anshaxa saxaafadda.

     Sida laga soo xigtay ururada saxafiyiinta So omaaliyeed, maamulka ayaa xirey wariye Max amed Abidwahab Nuur oo loo yaqaan Abuja 7-dii Maarso, waxayna ku hayeen illaa Abriil 22, ka dib markii ururada saxafiyiinta ay ka mudaa haraadeen xarigiisa, W/Warfaafinta waxay ku dhawaaqday inay xireen hay’adaha amniga is la markaana uu ku eedeeysan yahay Alshaba abnimo iyo inuu ka qeyb qaatay dilka hawe enay.

     Human Rights Watch waxa ay warqad u qo rtay Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Suley maan Maxamed Maxamuud bishii Abriil 28 iya goo weydiisanaya faahfaahinta xaaladda baarit aannada lagu sameeyay Cabdicasiis, Harun, iyo Maxamed Abuja laakiin jawaab kama helin.

     Hay’adda Amnesty International ayaa ku warrantay in dowladda hadda jirta ee Soomaal iya ay si joogto ah ugu hanjabto, dhibaateyso, isla markaana ay faragalin ku sameyso baraha warbaahinta bulshada kuwaas oo dhajiya faallooyinka muhiimka ah.

     "Xukuumadda Soomaaliya waa inay hubi saa in shacabka la wargaliyo iyo in dadka loo ogolyahay inay soo bandhigaan aragtidooda, oo ay kujirto in ay dhalleeceyso jawaabta ay dowladdu ka bixisay Covid-19”, ayay tiri Hum an Rights Watch.{Xigasho:- caasimada.net}

Puntland oo ka digtay Cudurro halis ah oo ka dhalan kara daadkii Qardho

      Maamulka Puntland ayaa digniin ka soo sa aray nadaafad-darro baahsan oo ka dhalatay daadadkii ku fatahay M/Qardho kuwaas oo ke eni kara xanuuno halis ah. W/Caafimaadka Pu ntland ayaa sheegtay in daadadkii ku rogmad ay Qardho ay isku fureen suuliyaashii iyo ceel ashii laga cabi jiray ee magaalada taasina ay ka dhalan karaan cudurro halis ah.

    Dr.Jaamac Faarax Xasan W/Caafimaadka Puntland ayaa sheegay in suuqyadii magaala da iyo waddooyinka qaar ay daadadkaas ku re ebeen qashin iyo dhiiqo badan oo isku dhex qa smay oo sababi kara xanuuno ay ku jiraan shu banka iyo daacuunka oo ka daran COVID-19.

     Sidoo kale wuxuu aad shacabka Qardho uga digay inay iska ilaaliyaan biyaha wasakh aysan ee ceelasha suuliyaashu ku furmeen iyo sidoo kale qashinka iyo biyaha isku milmay ee daadadku ka tagen

Shiinaha oo soo saaraya baabuur aan fayrasku gudahooda geli karin

     Shirkadaha baabuurta sameeya ee Shiin aha ayaa bilaabay qorshe ay ku doonayaan in ay ku soo saaraan baabuur "aan fayrasku geli karin”.

      Baabuurtan cusub ayaa la qorshaynayaa in ay noqdaan kuwo dadka ka celinaya fayras ka oo sida Masks-ka (fool-saabka) qofku xidho oo kale fayraska uga ilaalinaya.

      Shirkadaha baabuurta sameeya ee Shiina ha kuwooda ugu waaweyn qaarkood ayaa soo saaraya baabuur cusub oo qaabkan u samaysan wax aana ka mid ah shirkadaha as shirkadda "Geely” ee samaysa tagaasida madmadow ee London caanka ku tahay.

     Hoos u dhac weyn ayaa ku yimid suuqa baabuurta ee Shiinaha afartii bilood ee ugu hor eeyey sannadkan sababtuna ay tahay xayi raaddii dalka lagu soo rogay.

      Shirkadda "Geely” yaa noqonaysa shirkadd ii ugu horraysay ee bilowda wax soo saarka ba abuurka fayrasku aanu geli karin, waxaanay doonaysaa inay ka faa’idaysato waayo aragni madeedii hore ee ay ku soo jiidatay macaamii sha ka baqanayey dikhowga hawada.

Spain oo fududaynaysa xaaladaha deg dega ah ee Xayiraadda

      Dhamaan reer Isbaanishka ayaa loo oggol yahay inay aadaan socod ama ay ciyaaraan ka dib 48 maalmood oo aysan kasoo bixin si loola dagaallamo cudurka ‘coro navirus. Spain ayaa ka mid ah meelaha uu sida weyn u sameeyay Covid 19 waana dalka Saddexaad.

 Ku dhawaad ​​47 milyan oo qof oo reer Spain ah ayaa loo ogolaaday in ay Saacado kooban kasoo baxaan guryahooda, iyadoo dadka waa weyn loo oggol yahay inay guryahooda uga ba xaan oo ay iibsadaan cunno, daawo ama ay eey ku socdaan.

     Dhimashada coronavirus-ka ee Spain ayaa gaartay 25,100 sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka. Wadarta kiisaska ayaa gaartay 216,582 .

Haji Ali Sulfik oo geeriyooday isagoo maal in ramadaan ah akhrinaya qur’aan ka kariimka

    Waxaa Baraha Bulshada ee dalka Turkiga qabsatay geerida ku timid Haji Ali Sulfik, oo Al laha uu oofsaday isagoo aqrinayo qur’aanka Kariimka ah.

      Haji Ali Sulfik oo ahaa wadaad Xaafidul Qur’aan ah, isla markaana daganaa Magaal ada Adana ee dal ka Turkiga ayaa geeriyood ay isagoo Maalin ramadaan ah aqrinayo qur’ aanka Kariimka.

    Wadaadkaan ayaa wuxuu qur’aanka kariim ka baray boqolaal qof oo ku nool dalka Turkiga gaar ahaan magaalada uu kasoo jeeday ee Adana.

    Sawiro lagu faafiyey baraha Bulshada ayaa muujinayey wadaadkaan oo ay nafta ka bax day isagoo Qur’aanka aqrinayo, waxaana la ar kay isagoo meyd ah oo ku kor jiifo kitaabka Qur’aanka. Inta badan dadka arrintaan ka hadlay ayaa ku tilmaamay inay tahay khaatimo fiican oo uu wadaadka ku dhintay maadaama uu ahaa wadaad inta badan waqtigiisa ku

 qaatay aqrinta Qur’aanka Kariimka

RW Kheyre oo Amar siiyey Guddiga ka hortagga COVID-19

Ra’iisul Wasaara Xukuumadda  Fede-raalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa guddoomiyay Shirka guddiga qaran ee kahor tagga covid19,kaas oo habeen walba la qabto.

Ku



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip