HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 2-MAY-2020

0
Saturday May 02, 2020 - 10:50:55 in Wararka by
  • Visits: 393
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 2-MAY-2020

    Madaxweyne Farmaajo oo Hambalyo u diray Shaqaalaha Soomaaliyeed Shalay oo ah 1-da May,Munaasabadda Maalinta Shaqaalaha Adduunka, waxaan ham balyo qiimo badan u dirayaa dhammaan shaqa alaha Soomaaliyeed meel kasta oo ay jooga an, iyaga iyo qoy

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Farmaajo oo Hambalyo u diray Shaqaalaha Soomaaliyeed Shalay oo ah 1-da May,Munaasabadda Maalinta Shaqaalaha Adduunka, waxaan ham balyo qiimo badan u dirayaa dhammaan shaqa alaha Soomaaliyeed meel kasta oo ay jooga an, iyaga iyo qoysaskoo da. Shaqaalaha Soomaali yeed waxaan uga mahad celinaynaa maskax iyo mu ruqa ay geliyeen dib u dhi ska iyo horumarinta dalkeenna. Waxaan xas uusannahay dadaalladii wax ku oolka ahaa iyo doorkii taariikhiga ahaa ee shaqaalaha Sooma aliyeed ay ku leeyihiin sooyaalka dalkeenna, iy aga oo saldhig u ahaa halgankii xurnimo doon ka iyo aasaaskii qarannimadeenna. Waxay Shalay oo kale mudnaayeen u qaba sho dabaaldegyo, kulamo lagu sharfayo iyo gu ddoonsiin abaalmarino. Hase yeeshee, saama ynta uu keenay caabuqa COVID-19 darteed su urtogal inooma ahan arrimahaasi. Dalkeenna Shalay waxaa uu la tacaalayaa halis caafimaad oo uu sababay cudurka COV ID-19, kaasoo dunida oo idil ku yeeshay saam ayn xoog leh oo dhinacyada caafimaadka, dha qaalaha, bulshada iyo weliba suuqyada shaq ooy Mintaas inoo dheer masiibooyin dabiici ah oo ku dhuftay qaybo ka mid ah dalkeenna, iyo argagixiso ummadda dhibaatadeeda guul u arka. Dhammaan caqabadahan waxa ay inagu waajibinayaan inaan laba laabno dadaalkeen na iyo waxqabadkeenna, innaga oo mideynay na muruqeenna iyo maankeenna, si aan u xaq iijinno hiigsigeenna ku aaddan dal horumarsan oo barwaaqo ah. Inkasta oo shaqaalaha Soomaaliyeed ay ku shaqeeyeen duruufo adag, haddana waxa ay muujiyeen hawlkarnimo iyo dhabar adayg, iya ga oo ka gudbay caqabado badan, isla markaa na xaqiijiyay rajada iyo yididiilada shacabka So omaaliyeed ee dib u soo nooleynta Qarankeen na. Dawladdu waxa ay xoogga saartay Ilaalin ta xuquuqda iyo sharafta shaqaalaha Sooma aliyeed, kuwa dawladda u shaqeeya iyo kuwa aan dawladda u shaqaynba, waxaana aan mu dnaanta siinay kor u qaadidda fursadaha sha qo ee dhallinyarada. Waxaan xaqiijinay inaan shaqaalaha dawla dda xuquuqdooda mushahar siino, taas oo aan uga golleenahay yareynta shaqo la'aanta ka jir tay dalkeenna, waana ku dadaalaynaa sidii gu ri kasta oo Soomaaliyeed u heli lahaa dhaqaa le uu ku maareeyo noloshiisa. Si loo xoojiyo xuquuqda iyo waxqabadka shaqaalaha, waxaan dardar gelinaynaa dada lladeenna ku aaddan xoojinta Iskaashatooyin ka dalka, ururrada shaqaalaha iyo ururrada bul shada rayidka ah. Waxaan munaasabaddan uga faa'iidaysana yaa inaan halkaan baaq uga diro loo-shaqeey eyaasha, ha ahaadaan dawlad, ganacsato, iyo hay'ado kaleba, in la ilaaliyo xuquuqda sha qaalaha waqtigan adag ee cudurka COVID-19 saameeyay noloshooda oo idil. Ha la isku nax ariisto si EEBBE noogu naxariisto. Waxaan Alle naxariistiisa Jannatul Fardows u weydiinayaa waalidiinta iyo dhallinyarada So omaaliyeed ee ku naf waayey iyaga oo maskaxdooda iyo muruqooda ugu adeegaya dalkooda.

11 xildhibaan oo lix qodob kasoo saaray he shiiskii Nairobi baaqna u diray xukuumada federaalka

     Ilaa 11 xildhibaan oo ka tirsan baarlamaan ka federaalka Soomaaliya, kuna sugan dalka Kenya, ayaa qoraal ay soo sareen waxa ay ku bogaadiyeen taageeradii ay wakiilada beesha caalamaku u muujiyeen heshiiskii dhex maray Madaxweynaha Jubbal and Axmed Madoobe iyo xubnihii Isbedel doonka ee kasoo hor jeeday.

     Qoraalka ay soo saareen oo ka kooban lix qodob ayey sidoo kale xubnaha ku saxiixan wa rqadani kusoo dhaweeyeen heshiiskii Dhuus amareeb ku dhex maray madaxweynaha Gal mudug Qoor Qoor iyo madaxweynihii ka horr eeyey Xaaf.

     "Xildhibaanadu waxay hambalyeynayaan heshiiskii siyaasadeed ee madaxdii isbedel do onka iyo madaxweynaha Jubbaland ay ku gaar een Nayrobi, madaxdaas oo iyaga oo xeerina aya marxaladaha adag ee dalku marayo, sida furuufaha amni iyo dhaqaale ee ku xeeran dad ka reer Jubbaland isku tanaasulay”ayaa lagu yiri qoraalka.

     War-saxaafadeedkan ayaa sidoo kale lagu yiri, "Xildhibaanadu waxay mahad iyo bogaad in u dirayaan saaxiibada Soomaaliya oo soo dhaweeyey heshiiskaas, kuwaas oo ay ugu ho reeyaan UN, USA, EU, UK iyo Turkiga, kuw aas oo ah dowladaha sida gaarka ah xilka iska ga saaray sidii Soomaaliya ay cageheesa si buuxda isugu taagi laheyd.”

    Xildhibaanada soo saaray qoraalkan ayaa xukuumadda federaalka ugu baaqay inay taa geerto heshiiskii madaxda isbedel doonka Jub aland iyo madaxda maamulka, kaas oo ay ku tilmaameen mid loogu turay dadka reer Jubb aland.

    Sidoo kale xubnahan ayaa xukuumadda fed eraalka uga mahad celiyey taageeradii dhaqa ale ee ay u fidisay, dadkii daadadku ku waxyee leeyeen magaalada Qardho ee Puntland, wax ayna ka dalbadeen xukuumadda in gurmad loo fidiyo dadka ku nool M/Baardheere ee G/Gedo oo uu ku fatahay Wabiga Jubba.

Hoos ka aqriso qoraalka oo dhameystiran

Wasiir Maareeye "Cid kasta oo Sooma aliya ku dhimata Shalay, dowladdu waxey u aqo onsan tahay inuu Coronavirus dilay"

    Wasiirka W/warfaafinta dhaqanka iyo dalxiis ka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maaree ye oo shir jaraa'id warbaahin ta ugu qabtay M/ Muqdisho a yaa waxa uu ka hadlay xaaladda x anuunka COVID-19 iyo Sooma aliya,  waxa uu soo jeediyay inay bulshada mu ujiyaan taxadar iyo feejig naan dheeriya.

    Wasiirku waxa uu tilmaam ay in Soomaaliya marka loo eego dadka laga helayo xanuunkan ay ugu horreyso dalalka ku yaalla gobolka ge eska Afrika sida waddamada Jabuuti, Kenya iyo Itoobiya,  waxa uuna shacabka ka codsad ay in ay dhaqan-geliyaan talooyinka caafimaad ee dowladda iyo dhakhaatiirtu bixinayaan.

Dowladda Soomaaliya ayaa waxa uu sheegay in faaqidaad dheer oo ay ku sameysay ara gtida dadka iyo Coronavirus ay usoo baxday in badi dadku ay xanuunkaan ka qaadeen cabsi lamid ah cudurka HIV/AIDS sida uu hadalka u dhigay, waxa uuna ka codsaday in la xirto ag abka wejiga gaar ahaan sanka iyo Afka lagu xi rto (Mask).

      Dhinaca kale Md. Maareeye ayaa sheegay in DFS u aqoonsantahay Shalay ciddii dhima to inay u geeriyootay xanuunka COVID-19.

    "Dowladda Soomaaliya qofkasta oo dhinta Shalay waxay u aqoonsantahay Coronavirus inuu dilay maadaama uu majority yahay,  mar kii uu naga baxo halkii caadiga aheyd halagu noqdo." ayuu yiri wasiir Maareeye.

     Hadalka wasiirka warfaafinta Soomaaliya ayaa durbaba hadal haayn ka dhex dheliyay bulshada Soomaaliyeed,  kaas oo iminka si weyn loogu falanqeynayo baraha bulshada, wa xa uuna kusoo aadayaa xilli dad badan ay su' aalo ka keenayeen tirada badan ee maalin kas ta wasaaradda caafimaadku sheegto in laga helo xanuunka COVID-19, iy adoo hadda ay dowladdu ku bixiney so juhdi adag sidii loo xakameyn lah aa.

Wakiilkii hore ee QM ee Somalia oo geeriyooday

     Madaxweynaha dalka Tanzania John Magu fuli ayaa War-Saxaafadeed uu soo saarey Shalay oo ah 1-da Bisha May waxaa uu ku xaqiijiyey in uu geeriyo oday Wasiirkii Cadd aal adda iyo Arrimaha Dast uurka dalkaas August ine Mahiga.

    War-Saxaafadeedka waxaa uu ku sheegay in Augustine Mahiga uu xanuun kusoo bood ay, isla markaana Shalay uu ku geeriyooday Isbi taal la dhigay oo ku yaalla dalkaas.

    Augustine Mahiga ayaa mar soo noqday Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Q/Midoobay ee u qaabilsan Arrimaha Soomaal iya inta u dhaxeysay June 2010 iyo June 2013 ,waxaana uu hadda ahaa Wasiirka Caddaalad da iyo Arrimaha Dastuurka dalka Tanzania.


Xildhibaan Alankey "haddii aan qorshe loo sameyn dadka ku barakacay B/dheere wax ey halis ugu jiraan xanuun ka COVID-19"

   Xildhibaan C/hi Yuusf Xasan "Alankey " oo kamid ah mudanayaasha Baarlamanka Soom aaliya ee laga soo doorto M/Baardheere ee G/ Gedo ayaa waxa uu sheegay inuu walaac ba dan ka qabo xaaladda nololeed ee dadka  ka barakacay fatahaadda uu halkaasi ku sameey ay webiga Jubba.

     Xildhibaan Alankey oo wareysi gaar ah sii yay laanta Afka Soomaaliga ee VOA-da ayaa sidoo kale ka warramay gurmadka ay u baaha nyihiin dadka ka barakacay magaaladaasi, wa xa uuna sheegay in xaaladdu ay adagyahay, loona baahanyahay in cid kasta oo Soomaal y eed kaalin ka qaadato sidii loo samata-bixin lahaa bulshada Baardheere.

     Dhinac kale Xildhibaan Alankey ayaa ka digay khatar caafimaad oo ka dhalan karta  isu imaatinka dadka ka barakacay magaalada,  taas oo keeni karta halis ah in haddii qof kamid ah uu qabo xanu unka COV ID-19 ay si fudud isku qaad siin ka raan guud ahaan bul shada inteeda kale. D/FS iyo Maamulka Jubal and ayuu ugu baaqay iney qaataan kaalin deg deg ah oo wax ku ool ah,  taas oo qeyb ka no qon karta in la samata-bix iyo qoysaska ku ba rakacay M/Baardheere.

Maamulka G/Banaadir oo Coronavirus ka buufiyey Suuqa Bakaaraha

     Waaxda Caafimaadka iyo Gurmadka Deg-dega ee D/Hoose ee Xamar ayaa Habeen ho re howlo buufin ah ee loogu hortagayo Cudur ka safma reenka ah ee Karoona ka sameeyay qeybo ka mid ah suuqa dalka ugu weyna ee Bakaaro ee M/Muqdisho, Gadiidka gurmadka deg dega ee D/Hoose ayaa ka qeyb-qaadanay howla ha la gu buunayo iyagoo adeegyada biyo ay ku jir aan suntan disha jeermiska waxaana ay ka sa me yeen qeybo banadan uu ka mid ah Suu qa

     G/Ku xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda G/Banaadir Axmed Xasan Iimaan iyo Guddoomiye Ku xige enka Howlaha Guud Cumar Cali Cabdi ayaa ugu kormeeray Howlw adeenada Waaxda Caa fimaad iyo Gurmadka Deg-dega ee D/Hoose ee Xamar kuwaasi oo fulinayay qorshaha ka ho rtaga Caabuqa COV ID19 ee lagu Buufin ayo Caasimadda.

      Md.Axmed Xasan Iimaan Guddoomiye Ku xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda ayaa shee gay in horey loo soo buufiyay goobo muhiim u ah shacabka oo isu-socodka iyo ganacsiyada ku badan, hadana la soo gaaray Suuqa Bakaa raha oo shacabka Muqdisho ay si weyn ugu dukaameystaan, waxa uuna xusay in la gaari doono qeybaha kale ee Caasimadda si loo sii wado ka hortaga Caabuqa COVID19.

     "Waxaa uu hore maamulka G/Banaadir oo u soo buufiyay qeybo badan oo ka mid ah Magaalada si loo xakameeyo cudurka dalka kusii fidayo ee Karoona lana gaarsiin doono dhammaan Degmooyinka iyo goobaha gana csiga ee Gobolka Banaadir "

Turkiga oo ku eedeyay Imaaraadka Car abta inuu taageero Ururka Al-Shabaab

     Wasaaradda Arrimaha Dibadda dalka Turki ga ayaa ku eedeysay Imaaraadka Carabta Uru rka Al-Shabaab ee ka dagaal ama Soomaaliya iyo ururo ka le. Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha dibadda Turkiga Ha mi Aksor ayaa sheegay in Imaaraadka uu taa geero kooxda Argagixisada Al-Shabaab, isa goo caddeeyay in aanay aheyn arrintaas mid qarsoon.

     Qoraal ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha dibadda Turkiga oo lagu shaaciyay Twitter-ka qeybta carabiga ee Telefishinka TRT ayaa la gu sheegay in Imaaraadka taageero kooxda gooni u goosadka Yemen, isla markaana qalal aase ka wado Suuriya.  Imaaraadka Carabta iyo Turkiga ayaa xill igan isku haya dagaalka ka socda dalka Libiya, waxaana Turkiga tag eerayaa dowladda ay aq oonsan tahay Q/M, halka Imaaraadka Carabta uu taageerayo Je neraalka lagu maga caabo Khalifa Haftar.

    Xiisada u dhaxeysa 2da dal ayaa dadka fal anqeeya arrimaha siyaasadda ay sheegayaan inay suura gal tahay inay u soo wareegto Soo maaliya, marka loo eego galaan-galka Turkiga ku leeyahay arrimaha Soomaaliya, gaar ahaan taageerada uu siiyo dowladda Federaalka iyo Imaaraadka oo qudhiisa aanu wali ka marneyn siyaasadda Soomaaliya, si muuqatana u taa geero maamulka Puntland iyo Maamulka Som aliland oo shirkad laga leeyahay Imaaraadka uu gacanta ku haayo maamulka Dekedaha Ber bera iyo Boosaaso.

Qarax uu khasaare kasoo gaaray askar kati rsan militiriga Masar oo ka dhacay Gobolka Siinaa

     Kolanyo ka tirsan ciidamada difaaca wadd anka masar ayaa weerar qarax ah lagula eeg tay deegaanka lagu magacaabo Bi'rul-cabdi oo ka tirsan G/Siinaa.  Wararku waxey intaas ku darayaan inuu jiro dhimasho iyo dhaawac soo gaaray askartaas la weeraray.

     Bar dhinaca Facebook-ga ah oo ay leeyihiin xoogg aga qalabka sida ee Masar ayaa lagu daabacay xogta weerar ka kolonyadaasi milit iriga ah ay la kulantay, iya doo lagu tilmaamay kooxahii ka dambeeyay weerarkaasi iney ahaa yeen fulayo iyo kuwa dhagar keliya maleega.

    Inta la la xaqiijiyay waxaa ku dhintay qarax aasi hal askari,  toban kalena wey ku dhaa wacmeen. Dhinaca kale Madaxweyne Abdelfa tah Als isi ayaa qoraal uu uga tacsiyeeynayo ciidama da weerarkaasi soo dhigay boggiisa Twitter-ka, waxa uuna ku sheegay in dagaalka kooxaha ar gagaxisada ay sii wadi doonaan.

      Ma jirto illaa hadda cid sheegatay mas'uul iyadda weerarkaasi, laakiin gobolka Siinaa wa xaa ku badan kooxo hubeysan oo Islaamiyiin oo ka aragti ah dowladda Masar.

Qof looga shakisnaa Coronavirus oo ku geeriyooday Somaliland                    M/Boorama ee Xarunta G/Awdal  waxaa la gu aasay qof looga shakisnaa Cudurka Coro navirus,kaas oo maalmihii la soo dhaafay xan uunsanaa balse geeriyooday.

    Wararka la helayo ayaa waxaa ay sheegaya an in qofkaasi oo ahaa Dhalinyaro uu ku jiray Xarun karantiil oo ku taalla M/Boorama,isla ma rkaana dheecaan laga qaaday loo diray baari taan,hayeeshee inta aan la helin jawaabta uu geeriyooday.

   Meydka marxuumka ayaa waxaa aaskiisa ka qeyb qaatay Shaqaale Waaxda Caafimaadka Soomaaliland ka tirsan oo la diyaariyey iyo dad kooban oo kamid ah eheladiisa,sida ay shee geen Wariyeyaal ku sugan M/Boorama.

     Baaritaanka loo diray dheecaanka laga qaa day ayaa hadii la helo jawaabta oo ah in uu qa bay Cudurka Coronavirus waxaa uu noqona yaa qofkii ugu horeeyey oo deegaannada Soo maaliland ugu geeriyooda Cudurka COVID-19.

     Dhimashada qof looga shakisanaa Cudurka Coronavirus ee Ma/Boorama ayaa waxaa uu ku soo aadayaa xilli qofkii ugu horeeyey uu Cu durka COVID-19 ugu geeriyooday  Somalilnad

Kim Jong-un oo soo muuqday

      Hoggaamiyaha K/Waqooyi Kim Jong-un ay aa soo muuqday markii ugu horreeysay muddo labaatan maalmood ah.            Wakaaladda wararka ee KCNA ayaa sheegeysa in hogaamiyaha Ku uriyada Waqooyi uu xarigga ka jaray warshad da sameysa qalabka bac-riminta ee beeraha.

     Wararku waxay intaasi ku darayaan in dad kii ku sugnaa warshadda ay aad u farxeen ma rkii ay arkeen hogaamiye Kim Jon Un.

     Kuuriyada Waqooyi oo ah dal ay adag tah ay in laga helo xog ku saabsan madaxda sare ee dalkaas  waxaana adkaatay in la xaqiijiyo xaaladda caafimmaad ee Kim.

      Waxaa maalmihii lasoo dhaafay soo bax ayay warar kale oo sheegaya in hogaamiyaha dalkaas uu galay qalliin dhanka wadnaha ah. Waxaa sidoo kale soo baxay warar kale oo sheegaya in Kim Jong Un uu nool yahay.

Dad lagu dilay meel ka mid ah Dowlad deegaanka Soomaalida

     Dadkaan la dilay oo gaaraya ilaa Afar,isla markaana dhamaantood Shacab ahaa ayaa waxaa la sheegay in ay weerareen Ciidamo ka tirsan Gobolka Erar  iyo Hoggaanka Amniga Salaxaad ee D/D/Soomaalida.

    Weerarka ayaa waxa uu ka dhacay Tuulo lagu magacaabo Gabi-Cas oo hoos timaada D/Raaso,waxana dadka la dilay ay kala ahaa yeen Hooyo iyo Oday 80 jir ah Wiil  3 sano jir ah iyo Gabar 5 sano jir ah,kuwaas oo u geeri yooday rasaas lagu furay.

     Odayaasha  Dhaqanka deegaanka weerar ka uu ka dhacay ee Gabi-cas ayaa Dhaqanka baaqay Madaxweynaha DDS Mustafe Muxum ed Cagjar inuu talaabo ka qaado Hoggaanka Amniga Salaxaad iyo kan G/Erar oo ay falk aasi ku eedeeyeen.

Ilaa iyo hadda macada sababaha ugu weyn ee loo dilay dadkaasi Shacabka ah,waxaana war arka qaar ay sheegayaan in falkaasi uu daba socdo mid dhawaan ka dhacay dowlad deega anka Soomaalida Itoobiya.


Iiran oo farriin hanjabaad ah u dirtay Jarmalka

    Iran ayaa cambaareysay go’aanka ay Jarma lka dalkooda uga mamnuuceen dhaq-dhaqaaq yada kooxda Xizbullah ee dalka Lebanon, wa xaana ay sheegtay inay waj ihi doonaan cawaaqibka go’a ankii ay ugu hoggaansame en cadaadiska Israel iyo Mar eykanka.

     Jarmalka ayaa Isniintii ku callaameeyey ko oxda Xizbullah "koox argagixiso Shiico ah,” ay ada oo tabaneeyo boolis ah ay weerareen mas aajiddo iyo xarumo xiriir la leh kooxdan oo ku yaalla dalkaas. Bayaan kasoo baxay wasaarad da arrimaha dibedda Iran ayaa lagu sheegay in mamnuucista ay iska indho-tireyso "xaqiiqoo yinka Galbeedka Asia”.

     J/Islaamiga ah ee Iran ayaa sheegtay in tal laabada Jarmalka laga leeyahay oo kaliya had afyo "borobogaan loogu samaynayo Zahnuun iyadda iyo taliska Mareykanka ee jahwareer san”.

    Waxay "si xooggan” u cambaareysay go’aan ka oo ay sheegtay inuu muujinayo "xushmad darro buuxda oo lagu sameeyey dowladda iyo qaranka Lebanon, maadaama Xizbullah ay si rasmi oo sharci ah qeyb uga tahay dowladda iyo baarlamanka dalka.”

Iran ayaa sheegtay in Xizbullah "ay kaalin muh iim ah ku lahayd la-dagaalanka argagixisada Daacish ee gobolka.”

      "Dowladda Jarmalka waa inay wajahdaa cawaaqibka xun ee go’aankeeda marka ay no qoto dagaalka kooxaha argagixisada dhabta ah ee gobolka,” ayey tiri. Xizbullahi ayaa wax aa la aas-aasay 1982-kii intii uu socday daga alka sokeeyey ee Lebanon, waxaana sanaddii 2006 ay dagaal qaraar la gashay Israel.

    Iran ayaa taageero weyn u ah kooxdan Shii cada ah iyo iska caabinteeda ka dhanka ah Isr ael, oo ah cadowga Iran. Mareykanka iyo Isr ael ayaa muddo fog ka hor kooxdan u aqoon saday koox argagixiso, waxaana ay ku qal-qa aliyeen dalalka Galbeedka inay sidaas oo kale sameeyaan.

    Si la mid ah M/Yurub, Jarmalka ayaa illaa im inka waxa uu mamnuucay kaliya garabka milit ari ee kooxda, halka uu dulqaad u muujinayey garabka siyaasadeed.

Puntland oo beenisay in diyaarado gargaar siday oo ka degay Garowe ay ku deeqday DFS

    Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland Maxa med C/raxmaan Dhabancad ayaa beeniyay 3 diyaaradood oo maanta ka degay magaalada Garowe, kana yimid magaalada Muqdisho ay soo dirtay dowladda Federaalka Soomaaliya.

      Wasiir Dhabancad ayaa sheegay in garg aarkan uu uga yimid dhanka Hey’adda Qaxoot iga Adduunka ee UNHCR.

      Hadalka Wasiirka ayaa ka dambeeyay markii wafdi Wasiiro oo ka socday DFS oo uu hoggaaminayay Wasiir Jamaal Maxamed Xas an oo markii ay ka dageen Garowe ayaa she egay in deeqdan ay soo dirtay dowladda Soo maaliya, kuwa kalena ay soo wado.

     Arrintan ayaa durba dhalisay doodo kala du wan, marka loo eego sheegashada DFS ee gargaarkaas iyo beeninta Puntland.

    Hase ahaatee agabyada qaar ee laga deji yay oo isugu jiray teendhooyin, qalab daawo iyo agabyo kale waxaa ka muuqday astaanta Hey’adda UNHCR.

    DF ayaa dhowaan sheegtay in hal milyan oo dollar ay ugu deeqday Puntland gurmadka da adadkii ku fatahay magaalada Qardho ee sab abay khasaaraha naf iyo maalka ah, waxaana Magaalada ku sugan Madaxweynaha Puntland oo ka qeyb qaadanaya gurmadka dadka ay dhibaatada ka soo gaareen daadadkaas.

Duqa Muqdisho oo sheegay in ka badan 500 oo Meyd in ay diwaangaliyeen

May 2, 2020

    Wasiirka Owqaafta iyo arimaha Diinta ee XFS, wasiirka warfaafinta XFS G/G/Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cu mar maxamud Maxamed (Cumar Filish) Gud oomiye ku xigeenada M/G/Banaadir xildhibaa no katirsan G/Sh/B/S, Agaasimayaal iyo mad axda degmooyinka G/Banaadir ayaa ka qeyb galay kulan heersara ah oo lagu xoojinaayo wacyigalinta ka hortaga cudurka Coronovirus.

     Kulankan oo ka dhacay aqalka D/hoose Xa mar ayaa lagu faray agaasimayaasha dowlada hoose Xamar iyo maamulada degmooyinka in wacyigalin xoogan ay ka fuliyaan degmooyinka Muqdisho si looga hortago cudurka halista ah ee Covid-19.

     G/G/B/dir Md.Finish ayaa sheegay inay baaritaano iyo ku sameynaayay dadka la gee yo Qabuuraha tan iyo 19 bishii lasoo dhaafay.

    Waxaa uu sheegay in dadka ku dhow 500 ruux ay ku geeriyoodeen M/Muqdisho maalmi hii lasoo dhaafay, islamarkaana ay aaminsan yihiin in ay u dhinteen Cudurka Corona Virus.

    Tiraddii ugu badneyd ee ay diwaangaliyaan hal maalin ayuu ku sheegay 43 ruux , halka Midkii ugu yareydna ay aheyd 22 ruux.

     W/W/Warfaafinta ee XFS Xil.Maareeye ayaa horay u sheegay in xilligaan qof kasta ee dhinta ay DFS u aqoonsan tahay inuu u dhint ay Cudurka Coronavirus.

    Waxaa uu sheegay in maalin walba ay dhi ntaan dad farabadan oo la sheegay in Cuduro ay kamid tahay Mallaariyo u dhinteen,balse warkaasi aan wax ka ka jirin hayeeshee dadk aasi dhamaantood ay Guryahooda ugu dhin teen COVID-19.


RAMADAANKU WAA FURSADA CUMRIGA

(Dersiga lixaad )


            Ramadaanku waa Bil uu illaah (cw) inoogu Sharciyeeyay si aan uga Faa’iideysano Nicmo oyin fara badan oo uu noogu dhex key diyay Bishaas, ee lo oma Sharciyeeynin in aan Ba ahano ama aan Haraadno sida dadka qaar maleeyeen Ramadaanka.

            Haddaba waxaa aad loogu baahan yahay inaan garano ula jee dooyinka iyo Xikmadaha loo Sharciyeeyay Ramadaanka si Nafteena ugu Bogaadsato ugu Faraxdo gaaritaanka Bishaan Barakeysan, sidaa dartead waxaa laga maarmaan ah inaan wax ka tilmaano Xikamadaha qaar ee loo jideeyay Soonka Ram daanka. Waxaa qof walbaa o Muslim ah og tahay waxaa noo Sharciyeeyay Soomitaanka RamadaankaIllaah (cw) oo ah Mid aad u Xikmad badan una Naxariis Badan, magacyadiisana wax aa ka mid ah Xakiim, waa Xakiim wuxuu Qadaro , waa Xakiim wuxuu Amro, ama wuxuu Reebo.. waxaana laga yaaba in dadka qaar gartaan Xikamadaha ku jira Amaradiisa, qaarna garan wa ayaan, waxaa sidoo kale dhici karta in ay adoomuhu garan waa yaan Xikamada ku jirta Amar ka maid ah Amaradisa..

            Haddaba si walba ay arintu ahaataba Adoomaha waxaa sar an in ay u hogaansanaadaan Amarada Rabi (cw) xagiisa ka yim aada ha gartaan Xikmada ama yeeysan garane, mu’minna wax aa ah kan mar walba u hogaan sanaada Rabigiisa ee aan nafti isa Khiyaar u doonin. Amarrada illaah ee Xikamadahooda Ins aanka garadsiiyay wa xaa ka mid ah Soomitaanka Bisha Ramad aan, waxaa ay Culimada Muslimiinta ka Sheegeen Xikmado fara Badan waxa ana ka mid ah:

1-Xikmada Koowaad waa in aan ka Faaiidno Soonka Taqwada illaah (cw) sida kucad aayadahan (???) waa ayada koowaad ee ka Hadashay Soonka Ramdaanka, sidoo kalana aayada ugu da mbeysa aayadaha Soonka waa (???). waxaa labadaas aayadoo dba na tusayaan in loo baahan yah ay Soomitaanka Ramad aanka inaan ka koorosano Taqwo maad aama Aayadii ugu hor eysay iyo tii ugu dambeysayba lagu soo gabagabeyay Taqwada

2- Xikmadaha Soonka waxaa kamid ah in Nafta kibirkeeda la Ja biyo, maxaa yeelay hadii Naftu Dharganaato mar walba waxaa ku dhaca in ay Hilmaanto, Kibirto oo faanfaan iyo doqonnimada ku baxdo, si aysan taas u dhicin waxaa uu Rabi (cw) noo jide eyay Sanadkiiba Bisha Ramadaan in la soomiyo Nafta si ay uga badbaado Cuduradaas aan soo sheegnay.

waxaa diyaariyay Calinuur Xoogsade



OGEYSIISKADIGNIINTA EECALAAMADA GANACSIGA

 

OGEYSIIS HALKAN AYAA LAGU SIIYAY in calaamada kor ku xusan (ALSTOM logo) is the property of ALSTOM, a French Limited Company of 48 rue Albert Dhalenne, 93400 Saint-Ouen, FRANCE

iyo in isla sumadda ganacsi loo isticmaalo badeecada soo socota:

 

FASALKA 9

Qalabka korantada aaladaha taraafikada, calaamadaynta, ilaalinta, maaraynta taraafikada iyo / ama xakameyn, kormeer, xakameyn, macluumaadka rakaabka, gurmadka (badbaadinta), barida, wadista iyo xakameyn; xakameynta iyo la socodka aaladaha matoorrada iyo qalabka korantada, qalabka elektiroonigga ah iyo qalabka kombiyuutarka; qalab saynis iyo qalab loogu talagalay qaybinta, beddelashada, aruurinta, sharciyeynta ama xakameynta korantada, dhammaantoodna waxay ku cayiman yihiin go'an ama socod ama / ama saaran dusha sare Nidaamyada, loogu talagalay saamaynta isgoysyada tareenka, ee gawaarida tareenka ee xawaaraha aad u sarreeya, ee tareenka qaybinta ama kaxaynta wadista baabuurta, ee gawaarida tareenka leh ee leh ama aan lahayn baabuur-wadis, si rasmi ah oo qeexan tareennada tareenka ama ma leh, taraamyada, basaska, gawaarida korantada iyo gawaarida iskiis u taagan; qalabka ogaanshaha cudurka loogu talagalay jidadka go'an iyo mobilada iyo baabuurta tareenka, oo ay ku jiraan indhaha, aragtida macluumaadka, cabbir, la socodka iyo xakameynta qalabka, gaar ahaan kuwa dharka qaada iyo kamaradaha ilaalinta; elektiroonig iyo Qalabka korantada ee lagu farsameeyo goobta xogta dayax-gacmeedka iyo qalabka elektiroonigga ah iyo qalabka korantada ee loogu talagalay kormeerida wadooyinka tareenka iyo wadada; Nidaam lagu falanqeeyo laguna ogaanayo xaalada tareenka iyo wadada qalabka iyo kaabayaasha dhaqaalaha; xakameynta qalabka loogu talagalay maareynta tareenka iyo gaadiidka Khadadka; Qalabka elektaroonigga ah ee kantaroolka fog ee isgoysyada tareenka; Qalabka digniinta iyo aaladaha;qaylo-dhaanta acoustic; qalabka gudbinta, nidaamyada digniinta; qalabka dab-damiska; xakameyn iyo ogaanshaha aaladda oo ay ka mid yihiin indhaha, aragtida xogta, cabbiraadda, la socodka iyo qalabka xakamaynta, gudaha laseer qaas ah iyo kamaradaha ilaalinta; qalabka gudbinta xogta iyo qalabka; koronto kiciyaasha kaydka tareenka ee loogu talagay, gawaarida tareenka ee xawaaraha aad u sarreeya, ee la qaybiyo ama tareenada iskuxiran ee tareenka, ee tareennada tareenka ee ka kooban ama aan iskood isu fidin, waayo Tareennada tareenka, iyo basaska, gawaarida korantada iyo kuwa iskood isu taaga gawaarida, ee loogu talagalay saldhigyada iyo hoobiyeyaasha; fiilooyinka korantada; aruuriyaha korontada; koronto iyo elektiroonig nidaamyada kantaroolka meelaha fog laga isticmaalo ee tareenka iyo hawlgallada waddooyinka kontaroolada korantada (korantada); kontaroolada gacanta(computeriut) ee wadooyinka tareenka iyo wadooyinka; qalabka korantada; baytariyada korantada; Koronto-wadeyaasha korantada; aruurinta iyo baytariyada; qalabka korantada ee nooc kasta; marinnada korantada; xawaareyaasha xawaaraha gawaarida tareenka, taraamyada, basaska, gawaarida korantada iyo gawaarida iskiis u taagan; sideyaasha xogta indhaha iyo magnetic; Relays koronto iyo elektiroonig; tusayaasha xawaaraha; Calaamado nal aan nal ahayn, mid indhaha ah, makaanik ah, aan farsamo ahayn oo loogu talagalay baabuurta tareenka, ee taraamyada iyo basaska; calaamadaha iftiinka ama farsamada; guluusyada iftiinka; Qalabka elektaroonigga ah ee kontoroolka fog ee calaamadaha; gudbiyaha qalabka elektiroonigga ah; Qalabka nabadgelyada ee tareenka iyo taraafikada; looxyada ogeysiiska elektiroonigga ah; qalab loogu talagalay duubista waqtiga; Digniinta maqalka korantada; transformers; Qalabka wareejinta ee tareenka iyo gawaarida wadooyinka (kombuyuutarrada dusha saaran); qalab raadiye raadiyaha ee tareenka iyo gawaarida wadooyinka (kombiyuutarada dul saaran); qalabaynta xogta; cabirka masaafada iyo qalabka duubista ee tareenka iyo gawaarida wadooyinka; aaladda isteerinka tooska ah ee gawaarida; xakamaynta korantada ee baabuurta tareenka iyo wadooyinka; barnaamijyada (barnaamijyada duuban); barnaamijyo isku dhafan oo ay ka mid yihiin calaamadaha, kontaroolka iyo la socodka aaladaha tareenka, tareenka dhulka lagu raaco, basaska, gawaarida korantada iyo gawaarida iskiis u shaqeysta; barnaamijyada kombiyuutarka, kuwaas oo ah barnaamijyada hagida, raadinta marinka iyo khariiddada qorshaynta tareenka iyo taraafikada wadada; boosteejooyinka isgaarsiinta mobilada ee tareenka iyo taraafikada; maareynta softiweerka iyo qalabka kumbuyuutarka ee falanqaynta iyo socodsiinta xogta la soo aruuriyay ee falanqaynta iyo nidaamka ogaanshaha, taasoo suurtogal ka dhigaysa in la hubiyo maaraynta joogtada ah ee tareenka iyo taraafikada wadada iyo dayactirka iyo la qabsiga joogtada ah ama saadaalinta la-socodka tareenka iyo wadooyinka; maareynta softiweerka iyo qalabka kumbuyuutarka ee loogu talagalay qaabeynta iyo sameynta tareenka iyo qalabka wadada iyo tayeynta qalabka tareenka iyo wadada; madal kombiyuutar oo loogu talagalay moodelista iyo jilitaanka tirooyinka, madal kumbuyuutar oo loogu talagalay borotokoolka jilitaanka; Qalabka dayax gacmeedka; qalabka lagu sameeyo xogta iyo kumbuyuutarrada loogu talagalay, jidadka iyo / ama nidaamyada dusha sare, ee loogu talo galay kaydka tareenka, gawaarida tareenka ee xawaaraha sare iyo xawaare sarreeya, loogu talagalay qaybinta ama tareennada xoogga badan, tareennada tareenka ee leh ama aan lahayn gawaadhi, loogu talagalay tareennada taariiqda farshaxan ama kuwa aan farshaxanka lahayn, ee loogu talagalay basaska, gawaarida korantada iyo gawaarida iskiis u taagan; aaladda gudbinta, duubista, gudbinta, muujinta dhawaqa ama sawirro ku lifaaqan ama aan ku jirin gawaarida tareenka, basaska, gawaarida korantada iyo gawaarida iskiis u shaqeysta; qalabka isgaarsiinta, gelinta, kaydinta, macluumaadka iyo habeynta macluumaadka ama qalabka xogta; aaladda gudbinta, tirinta, ururinta, keydinta, beddelka, socodsiinta, gelitaanka, gudbinta, gudbinta xogta, macluumaadka iyo calaamadaha; gudbiyaasha iyo qaataha warfaafinta, baahinta telefishanka iyo baahinta fog; gudbiyayaasha iyo / ama kuwa hela macluumaadka dhijitaalka ah; gudbiyayaasha iyo / ama qaata macluumaadka dayax gacmeedka; anteenooyinka, fiilooyinka gudbinta xogta korantada; kumbuyuutar, telematik iyo boosteejooyinka taleefanka, gaar ahaan helitaanka shabakadaha isgaarsiinta ee caalamiga ah (nooca Internetka) oo leh lacag la'aan, kaydsan ama marin gaar loo leeyahay (nooca nooca Intranet) oo leh marin lacagla'aan ah ama leh; Qaatayaasha deegaan juqraafi ahaan deegaan ahaan [GPS]; adeegaha fiidiyowga fiidiyowga, softiweer si joogto ah loogu baahiyo sawirada, codadka, filimada, fiidiyowga, kaas oo ah baahi (VOD), macluumaad iyo xog; isgaarsiinta iyo aaladda macluumaadka rakaabka ee saldhigyada; nidaamyo isku dhafan oo lagu daray maaraynta tareenka iyo gadiidka wadada si ay ugu wargeliyaan, u helaan uguna raaxeystaan ​​rakaabka inta lagu guda jiro safarradooda; Nidaamyada qaxidda qiiqa, ogaanshaha dabka, aaladaha isgaarsiinta raadiyaha ee tunelada iyo saldhigyada loo istcimaali karo xaaladaha degdegga ah; qalabka dijitaalka iyo elektiroonigga ah ee loogu talagalay in lagu ilaaliyo internetka ee nidaamka tareenka; qalabka wax lagu kala iibsado, kuwa isku xira, DC korantada wareegaya soonka, tuubooyinka wareega wejiga ee wareega oo leh mashiinka wareega, sedex wajiga wareega, qalabka wareega, qalabka saqafka saqafka badan iyo nidaamyada cabirka tamarta; beddelayaal kaabayaasha gawaarida korantada, basaska, tareennada dhulka hoostiisa, tareennada gobolka, tareennada xawaaraha dheereeya iyo kuwa tareenka; badalayaasha taraafikada ee gaadiidka magaalada, tareenka gobolka, tareeno xawaare sare ku socda iyo gawaarida; qoondaynta sahayda korantada iyo kormeerayaasha meelaynta; xarunta warshadaynta korantada;Qalabka wax lagu beddelo, jihooyinka, beddelayaasha, miirayaasha korantada; aaladaha kahortaga xad-dhaafka ama faragelinta korantada; qalab loogu talagalay soo kabashada tamarta korantada ee ay soosaare jiil shabakad; aaladda firfircoon ee shaandhaynta korantada ee walxaha la beddelayo; xakameynta dhijitaalka ah, qaanuunka iyo kahortaga jarista xubinta, softiweerka la xiriira; qalab lagu keydiyey waddo tareen ama jid-gooye si loo helo korantada rakaabka iyo / ama gawaarida xamuulka xamuulka, ayaa sheegay in awoodda ay ka helaan qaybaha korantada iyo is-beddelashada; aaladaha loo adeegsado aalladda; tikidhada tikidhada otomaatiga ah; Dhamaan alaabadaani waxay laxiriiraan wadada tareenka, wadada iyo rakaabka iyo / ama waaxyada xamuulka.

FASALAKA 12,

oo ay ku jiraan basaska, tababarayaasha, gawaarida korantada iskiis u wada iyo gawaarida tareenka; kaydka tareenka, oo ay kujiraan baabuurta, gawaarida, tareenada, gawaarida tareenka ee iskiis u kaca, gawaarida tareenka ee xawaaraha aad u sarreeya, la qaybiyo ama isku taxalujiyo tareennada tareenka, tareennada leh ama aan lahayn tareen, tareen xaddidan ama aan tareen lahayn; metros iyo tareeno kale oo ah gaadiidka dadweynaha, kuwa otomaatiga ah ama kuwa otomaatiga ah, kuwaas oo ah gawaarida tareenka ee wata giraantirta birta ah ama gawaarida curyaamiinta ee ku rakiban taayirada pneumatic ama noocyada kale ee isku xirka dhulka; basaska; tababarayaasha; Gawaarida tareenka; Gawaarida korantada oo ay ku jiraan taraamyada iyo basaska; Gawaarida iskiis uwada; matoorrada gawaarida dhuxusha leh, iyo qaybo ka mid ah; maqnaanshaha shoogga pneumatic ee gawaarida dhuxusha leh; suumanka gudbinta iyo gorgorrada u dhigma ee gawaarida gaas; bambooyinka hawada (qalabka gaariga); wadista baabuurta loogu talagalay gawaarida dhuxusha leh; farsamooyinka fidinta ee baabuurta dhuxusha leh; jaranjarada, boomaatada, faashashka, maydadka gawaarida; gaari xamuul; lammaaneyaasha gawaarida; EEG B/6AAD

 

 

KA YIMID B/5AAD….

Gawaarida booyadaha, qaybo ka mid ah gawaarida dhulka; maqnaanshaha naxdinta ee tareenka iyo gawaarida waddooyinka; gawaarida gawaarida, makiinadaha gawaarida, nidaamyada gawaarida gawaarida.

 

Fasalka 37                                                                                                                                                                                                                       

 Dhismaha, maareynta dhismaha, dayactirka, hagaajinta, cusboonaysiinta, dayactirka iyo rakibaadda; macluumaadka la xiriira dhismaha iyo dayactirka kaabayaasha tareenka, mitrooga, taraamyada, basaska, gawaarida korantada iyo gawaarida iskiis u shaqeysta; kormeerka [maaraynta] shaqada dhismaha; dhismaha kaabayaasha tareenka; soo saarista jaakadaha iyo wadooyinka; macluumaadka dayactirka; rakibaadda iyo dayactirka aaladda ka warbixineysa dhammaan shilalka iyo shilalka saameynaya tareenka iyo waddooyinka; rakibaadda, dayactirka, hagaajinta iyo dayactirka qalabka kontaroolada ee maareynta jidadka tareenka iyo jidadka magaalada; bamgareynta iyo daadinta biyaha; dhismaha jidadka tareenka iyo qaab dhismeedka la taaban karo ama wax kale oo wata taargooyin taageero ah iyo / ama dhibco xirxiran oo agab ama caag ah; dhammaan adeegyadan ayaa la xiriira saamiga duubista (guud ahaan wadooyinka tareenka iyo gadiidka wadada iyo / ama gawaarida xamuulka, oo ay ku jiraan baabuurta tareenka iyo gawaarida tareenka, gawaarida tareenka ee xawaaraha aad u sarreeya, la qaybiyo ama gawaarida wadooyinka tareenka iskuxiran, iskood isu abaabulay ama aan iskood isu fidin. Gawaarida tareenka, tareennada tareenka, mitrooga, taraamyada, basaska, gawaarida korantada iyo gawaarida iswada) iyo tareenka, baska, gawaarida korantada iyo kaabayaasha gawaarida. Gaadiidka

FASALKA 42

Injineerka, cilmi baarista iyo horumarinta agabyada iyo qalabka cusub; iskuduwaha injineerinka, cilmi baarista iyo horumarinta agabyada iyo qalabka cusub; qorsheynta mashruuca, warbixinta sayniska iyo teknolojiyada, cilmi baarista iyo falanqaynta iyo adeegyada warshadaha baarista ee ay bixiyaan injineerada iyo / ama khabiiro; tabaha badbaadinta tamarta; xakamaynta tayada; khibrad [shaqo injineernimo]; tijaabada qalabka; cilmi baarista farsamada; cilmi baarista iyo horumarinta waxyaabaha cusub ee kuwa kale ah; cilmi-baaris farsamo; daraasad mashruucyo farsamo; injineerinka; la tashiga dhismaha; tijaabooyinka warshadaha; qaabeynta, horumarka, dayactirka, casriyeynta iyo rakibaadda nidaamyada kombiyuutarka iyo barnaamijyada kombiyuutarka; qorshaynta magaalooyinka; baarista ilaalinta deegaanka; kantaroolka adeegyada kaabayaasha jidadka tareenka iyo wadooyinka; latashiga kombiyuutarka; software ahaan adeeg ahaan [SaaS]; cilmi-baaris cilmiyeed iyo naqshadeyn lagu dejinayo moodallo (mid taagan ama firfircoon) iyo is-dhexgalka moodelladaan (injineerinka) barnaamijyada tareenka iyo wadooyinka; adeegyada injineerinka; adeegyada la talinta farsamada ee hawlgalka iyo kormeerka baahinta kombiyuutarka iyo telefishanka; adeegyada latalinta farsamada ee tikniyoolajiyada macluumaadka, isgaarsiinta iyo baahinta telefishanka; abuurka (nashqadeynta) barnaamijyada loogu talagalay ka shaqeynta macluumaadka iyo qoraalka shirkadaha; la-tashi farsamo iyo cilmi baaris ku saabsan isgaarsiinta iyo telefishanka; wadatashi iyo talo farsamo ee isgaarsiinta iyo xisaabinta; la tashiga kombiyuutarka; kireynta barnaamijyada warbaahinta kombiyuutarka iyo isgaarsiinta; qaabeynta (horumarinta) nidaamyada kombiyuutarka iyo isgaarsiinta iyo nidaamyada warfaafinta telefishanka; daraasadaha mashruuca farsamada iyo cilmi baarista dayactirka (dayactirka, rakibaadda, dayactirka) qalabka kombiyuutarka, isgaarsiinta iyo baahinta telefishanka; adeegyada latalinta farsamada ee kumbuyuutarka; koodh iyo adeegyo qaab beddelid ah oo u dhexeeya noocyo kala duwan oo qoraal ah; kireysiga waqtiga lagu galo xarunta xogta keydka; bixinta helitaanka shabakadaha kombiyuutarka; abuurista iyo rakibida bogga bogga; qaabeynta iyo dayactirka websaydhada; nashqadeynta, rakibaadda, dayactirka, casriyeynta ama kireysiga software-ka, keydka macluumaadka; adeegyada kormeerka (xakameynta, kormeerka) shabakadaha kumbuyuutar ee loogu talagalay amniga dhijitaalka ah ee tareenka iyo / ama howlaha wadada; naqshadeynta iyo horumarinta luqadaha kumbuyuutarka ee loogu talagalay moodelidda iyo jilidda; qaabeynta nidaamyada kumbuyuutarrada iyo nidaamyada isku dhejisan; bixinta barnaamijyada kombiyuutarka ee lagu sawirayo khariidadaha iyo marinnada iyo hagidda shabakadda isgaarsiinta; Dhamaan adeegyadan ayaa la xiriira tareenka, wadada iyo gaadiidka dadweynaha ee rakaabka iyo / ama badeecada.

 

OGEYSIISU WAXAA SIDOO KALE BIXINAYA  in ALSTOM ay sheegato dhammaan xuquuqaha quseeya sumcadda ganacsi ee Soomaaliya ka jirta isla markaana ay qaadi doonto tallaabo sharciyeed oo ku habboon qof kasta ama shakhsiyaad lagu helo inuu isticmaalayo sumcadda ganacsi ama astaan ​​ganacsi kasta oo kale oo si khiyaano ah ama sirta ah la mid ah, ama haddii kale ku xadgudbay. xuquuqdeeda.

 

 


Burcadda Internet-ka oo dooneysa inay xaddo sirta tallaalka fayraska.

     Mareykanka wuxuu arkey jawaasiis ajaaniib ah oo qaaday weeraro qarsoon oo ay ku raadinayaan macluumaadka



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip