Hilary Clinton oo Kuguuleysatay Doorashada South Carolina

0
Sunday February 28, 2016 - 11:25:07 in Wararka by
  • Visits: 604
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hilary Clinton oo Kuguuleysatay Doorashada South Carolina

    Hillary ayaa codadka ugu badan ka heshay dadka madowga ah. Guushaan ayaa ay soo hoysay ayadoo Talaadadana la filayo doorasho kale oo tijaabo ah waa maalinta lagu magacaabo'Super Tuesday'. Saddex maalmood oo qura ayumbaa doorashadaa ka harsa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hillary ayaa codadka ugu badan ka heshay dadka madowga ah. Guushaan ayaa ay soo hoysay ayadoo Talaadadana la filayo doorasho kale oo tijaabo ah waa maalinta lagu magacaabo'Super Tuesday'. Saddex maalmood oo qura ayumbaa doorashadaa ka harsan qabashadeeda.
Hillary Clinton ayaa kaga adkaatay doorashadii shalay Bernie Sanders ayadoo gobolkaa ay ku nool yihiin dadyow asal ahaan kala duwan taasoo muujisay in ay kujirto isbaheysi sal ballaaran.

Axad, Feberaayo 28, 2016 (HOL)-Hillary Clinton ayaa ku guuleysatay doorashada South Carolina ee tijaabada ah ee xisbigeeda Dimoqraadiga Sebtidii shalay.

Talaadada ayaa waxaa la filayaa inay so hoyso guulo fara badan oo kale ayadoo ilaa 11 gobol laga codeyn doono.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip