Kenya iyo Israel oo ku heshiiyay la dagaalanka Al-Shabaab.

0
Sunday February 28, 2016 - 11:11:07 in Wararka by
  • Visits: 641
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kenya iyo Israel oo ku heshiiyay la dagaalanka Al-Shabaab.

    Dowladaha Kenya iyo Israel ayaa ku heshiiyey inay iska kaashadaan dagaalka Alshabaab, kadib markii uu Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta isbuucii hore booqday dalkaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowladaha Kenya iyo Israel ayaa ku heshiiyey inay iska kaashadaan dagaalka Alshabaab, kadib markii uu Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta isbuucii hore booqday dalkaasi.

Wararka laga helaayo Diplomaasiyiin ku sugan magaaladda Nairobi ayaa u sheegay Wargeyska The East Africa in Madaxda Kenya iyo Israel isla garteen qaabka ay Israel uga taageeri lahaayeen Kenya dagaalka Al-Shabaab oo iyagu dhowr jeer weeraro ka geystay gudaha dalka Kenya.

The East Africa ayaa qoray inay Israel horey uga qeyb galeen Hawlgalo ka dhan ah Kooxaha loogu yeero Argagixisadda ee Gobalka, tan iyo wixii ka dambeeyey qaraxyaddii lala beegsaday Hotelka Paradise oo ku yaalla magaaladda Mombasa sannadkii 2002-dii.

Sarkaal ka tirsan Israel u jooga Kenya, Nadav Peldman ayaa sheegay inay diyaar u yihiin inay taageeraan Kenya iyo dalalka kale ee ka codsaday in laga taageero Dagaalka ka dhanka ah Kooxaha Argagixisadda.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip