
HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH KHAMIIS 27-KA FEB 2019-KA
Wasiir Beyle"Dib u habeynta hay'adahee nna amniga ayaa inoo sahashay guusha wadajirka ah"
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS Md.C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa xafiiski isa kula kulmay Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Janaraal Odowaa Yuusuf Raage iyo saraakiil ka tirsan ciid anka, waxeyna ka wa da hadlen dib u hab eynta lagu sameeyay ciidamada. Md. Beyle ayaa sheegay in ciid amada ay u kor dhiyeen la cag gaareysa 70 doolar laga bilaabo bisha Jannaayo ee San nadkaan 2020-ka.
"Dib-u-habeynta hey'adeheena amniga ay aa inoo sahashay guusha wadajirka ah ee heer gobol & heer Dowladeed.Guushaan dib-u-habeynta waxaa wehliya koror dhan $ 70 oo ah mushaarka Ciidanka oo aan bilow nay bixinteeda laga bilaabo January 2020.
Ciidamadeennu waa kuwa aad ugu qal ma qadarin iyo taageero joogta ah inaan la garab istaagno"ayuu yiri Wasiir Beyle.
Wasiirka Maaliyadda Md.Beyle ayaa Alle uga baryay ciidamada Qaranka ee naftooda u huray difaaca dalka,dadka iyo diinta inuu ku guuleeyo howlaha Qaranka ay u hayaan.
Madaxweynaha Puntland Deni oo la kul may Gabar farriin Maanso ah u dirtey
HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH KHAMIIS 27-KA FEB 2019-KA
Wasiir Beyle"Dib u habeynta hay'adahee nna amniga ayaa inoo sahashay guusha wadajirka ah" Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS Md.C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa xafiiski isa kula kulmay Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Janaraal Odowa