aneraal Maxamed Cali Bariise oo sheegay in uu laba maalin kahor is casilay

0
Friday February 21, 2020 - 17:40:59 in Wararka by
  • Visits: 327
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    aneraal Maxamed Cali Bariise oo sheegay in uu laba maalin kahor is casilay

    Taliye kuxigeenkii Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Sareeya Guuto Maxamed Cali Bariise oo xalay uu Madaxweyne Farmaajo xilka ka qaadey ayaa sheegay in xilka uu iska casilay labo maalin ka hor. Qoraal uu ku sheegay in uu u gudbiyey Madaxweynaha a

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliye kuxigeenkii Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Sareeya Guuto Maxamed Cali Bariise oo xalay uu Madaxweyne Farmaajo xilka ka qaadey ayaa sheegay in xilka uu iska casilay labo maalin ka hor. Qoraal uu ku sheegay in uu u gudbiyey Madaxweynaha ayuu ku faah faahiyey sababaha uu isku casilay,waxaana uu ku sheegay,kadib markii uu arkay marxalada difaaca adag ee uu dalka marayo, faragelinta siyaasadeed ee joogtada lagu haayo ciidanka uu go'aansaday inuu xilka iska casilay.

Waxaa uu sheegay in laba maali ka hor uu gudbiyey warqadda is casilaada,hayeeshee uusan garaneyn waxa keenay warqadda xilka looga qaadayo ee u ku arkay Baraha Bulshada,sida Facebook iyo Twitterka Villa Somalia,iyada oo aan wax jawaab ah laga siin warqadii uu gudbiyey.

Hoos Ka Akhriso Warqadda is casilaada Taliye kuxigeenkii Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip