HALKAAN KA AKHRISO W.W MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER 15-FEB-2020

0
Saturday February 15, 2020 - 08:49:14 in Wararka by
  • Visits: 479
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO W.W MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER 15-FEB-2020

    Guddoomiye ku xigeenka Baarlamaan ka oo dalka Austria kulamo kula yeesh ey madax kala dwan. Guddoomiye ku-xiggeenka 2aad G/Shac abka ee BJFS Md. Mahad C/lle Cawad oo safar shaqo ku joogay maalmihii ugu dambe eyay caasimadda dalka Austria ee Vienna

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiye ku xigeenka Baarlamaan ka oo dalka Austria kulamo kula yeesh ey madax kala dwan. Guddoomiye ku-xiggeenka 2aad G/Shac abka ee BJFS Md. Mahad C/lle Cawad oo safar shaqo ku joogay maalmihii ugu dambe eyay caasimadda dalka Austria ee Vienna ayaa halkaas kulamo kula yeeshay Madax da Golaha Xeer-dejinta ee dalka Austria oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka 2da baa rlamaan,Sidoo kale na G/ kuxigeenka 2-aad ee G/ Shacabka waxa uu kulan gaar ah la qaatay Gudd oonka Guddiga Ka Hortagga Argagixisada ee Ururka Baarlamaanada Adduunka IPU iy ada oo la isla meel dhigay in Guddigaasi uu booqasho ku yimaado Caasimadda Dalka Soomaaliya ee Muqdisho si loo hirgaliyo di yaarinta barnaamijyo istraatijiyadeed oo loo ga hortago argagixisada, xagjirnimada iyo dambiyada caalamiga ah. Sidoo kale Md. Mahad wuxuu kulan la ba-geesood ah la qaatay Marwo Ghada Fa thi oo ah Madaxa Xafiiska QM (UNOV) ee Xarunta Vienna ahna Madaxa Fulinta ee Xaf iiska Ka Hortagga Dambiyada iyo Maandoor iyaha (UNODC), waxayna 2da dhinac ka wa dahadleen sidii loo dardargalin lahaa adee gyada UNODC dhanka meelmarinta heshiis yada caalamiga ah ee ka hortagga dambiy ada abaabulan, heshiisyada ka hortagga tah riibka, xeerarka la-dagaalanka argagixisada iyo maalgalintooda, tababarada ciidamada amaanka, dhaqancelinta dhalinyarada ka soo baxda kooxaha nabad-diidka iyo howl aha lagu daryeelayo iyo dadka ay saameeya an dambiyada la xiriira tahriibinta. 2da dhinac Waxay isla garteen in la dar dargaliyo mashaariic lagu xoojinayo hawlgal ada hay'adaha amniga, Garsoorka Madaxa-bannaan, Xafiiska Xeer-ilaalinta, hay'adaha maaliyadda sida Wasaaradda Maaliyadda, Hantidhowrka, Bangiga Dhexe iyo Guddiya da Maaliyadda ee 2da Aqal ee Baarlama anka Federaalka. Dhinaca kale waxa Md. Cawad waxa uu ka qeyb galay shirweynaha Hay'adda Q/M ee Atoomikada Adduunka IAEA oo uu Soo maaliya ku matalayay shir weynaha Marka uu soo dhamaadayna waxa uu kulan gaar ah ka qaatay Madaxa ugu sareeya Hay'ada asi Rafeal Mariano Grossi. Hay'adda Atoomikada Adduunka waxaa ku mideysan 171-dal oo caalamka ah oo ay ka mid yihiin dhammaan dalalka dariska la ah Soomaaliya, iyada oo dalalka dhaqaalah oodu soo korayo uga faa'iideystaan ilaalinta xuduudahooda iyo badqabka shacabkooda. Soomaaliya wali xubin kama noqon mido wga Hay'adda Atoomikada Aduunka iyada oo ay jirto in xeebaha Soomaaliya ay saam eeyeen sunta haraadiga warshadaha ah ee lagu daadiyo xeebaheeda,wuxuuna Madaxa ugu sareeya hay'adan uu sharaxaad ka bixi yey mashaariicda ay ka faa'iidaan inta badan dalalka ka tirsan Qaramada Midoob ay.ka mid noqoshada Soomaaliya ee Hay'ad da Atoomikada Aduuunka ayaa ah mid u furan si ay ugaga faa'iideysato dhanka ilaal inta xuduudaha Soomaaliya, badqabkacaaf imaadka shacabka, dhowris ta xeebaha So omaaliya iyo hantida dabiic iga ah dalka.

Amnesty oo sheegtay Suxufiyiinta Som aliyed inay cabsi ku nool yihiin

Hay’adda Xuquuqda Aadanaha ee Amn esty International ayaa warbixin ay Shalay soo saartay ku sheegtay in suxufiyiinta Soo maaliya "la haysto,” wajahayaan qaraxyo, garaac, weeraro iyo xarig.

Soomaaliya ayaa muddo ahayd mid ka mid ah dalal ka ugu halista badan ee suxufiyiinta ay ka howl-galaan, ayaga oo waj ahayey laba halis oo kala ah kasoo waram idda dagaallada, iyo sharciyo adag oo ay soo rogaan mas’uuliyiinta.

Hase yeeshee xaaladda ayaa iminka ka sii dareysa, sida lagu sheegay warbixinta Amnesty oo cinwaan looga dhigay "Waxaan ku noolnahay cabsi joogto ah.”

Amnesty ayaa sheegtay in suxufiyiinta Soomaaliya ay halis ka wajahayaan dhinac kasta, sida weerarada kooxda Al-Shabaab iyo dowladda caalamku uu taageero ee Soo maaliya.

Sida warbixinta ay tiri, ugu yaraan sided suxufi ayaa lagu dilay Soomaaliya tan iyo sa naddii 2017, ayada oo ugu yaraan sideeda kale ay dalka uga carareen cabsi ay u qaba an noloshooda.

"Ka bad-baadidda qaraxyo baabuur, in la toogto, la garaaco, loo xiro si sharci-darro ah, suxfiyiinta waxay ku shaqeynayaan xaal ado argagax leh,” waxaa sidaas yiri Deprose Muchena, oo ah madaxa Amnesty ee Bariga iyo Koonfurta Afrika. XIGASHO :-VOA

Dowladda Soomaliya oo war ka soo saar tay warbixintii Amnesty Internatio nal ee xoriyadda hadalka

Muqdisho:-DFS ayaa bayaan ay soo saa rtay oo nuqul kamid ahna uu soo gaaray Wa kaaladda wararaka (SONNA) si kulul uga ha dashey warbixin ay soo saartay Hay'adda Amnesty International oo ku saabsanaa in ay jiraan xadgudubyo ka dhan ah xoriyadda hadal ka ee Soomaaliya.

Qoraal ka soo bax ay was aaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS ayaa lagu sheegay in dowladda Soom aaliya ay si buuxda uga warqabto mas’uuliy adeheeda ee ku aadan xuquuqda uu leeyah ay qofka muwaadinka ah,ayna u taagantah ay in la ilaaliyo xoriyadda hadalka iyo midda shaqsiyadeed.

"Waxaa ina soo gaaray qoraal ka soo ba xay Hay’adda Amnesty International,oo ka hadlaya arrimo la xiriira xadgudub ka dhan ah xoriyadda hadalka,dowladda Soomaaliya waxay si buuxda uga warqabtaa mas’uuliya deheeda ee ku aadDan in xuquuqda uu leeyahay qofka muwaadinka ah,ayna u taa gantahay in la ilaaliyo xoriyadda hadalka iyo midda shaqsiyadeed”. ayaa lagu yiri war qor aal ah oo ay soo saartay dowladda Soom aaliya. War-saxaafadeedkan ay soo saar tay wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya ayaa lagu sheegay in warbixinta Amnesty ay tahay mid la buun-buuniyay iyo been abuur,iyadoo xustay in ay tahay qorshe magan geliyo raadis dadal reer Yurub iyo dano kale oo gaar ah oo laga leeyahaya.

Sidoo kale ma jiraan cadeymo loo haa yo in eedeynta loo jeedinayo dowladda Soo maaliya ee ah xadgudbyada suxufiyiinta, bal se arrintan ay u muuqato arrin la siyaasad eeyay,oo ahdaaf gaar ah laga damacsanaa, sidaasi darteedina ay dowladdu si adag u beeninayso warkaasi ay soo saartay Amnesty International.

XF/Soomaaliya ayaa xustay in ay xaqiij inayso xoriyadda iyo xuquuqda uu leeyahay muwaadin kasta,isla markaana ay qeyb ka tahay xoriyadda saxaafadda,waxaana ay dowladdu intaasi ku dartay in dalka uu mam nuuc ka yahay ficilkasta oo dhaawici kara xuquuqda muwaadinka iyo xoriyatul qowlka.

Soomaali iska dhigay Gabar oo la qabtay isaga oo ka dhoofi raba Ankara

Soomaali ah oo iska soo dhigay gabar, si uu ugu dhoofo baasaboor gabar leedahay ayaa 12-kii bishan lagu qabtay M/ Ankara ee dalka Turkey, waxaa sidaas weriyey wargey ska Daily Sabah ee Turkey.

Ninkan oo magaciisa lagu soo koobay Ibrahim M. ayaa lagu qabtay garoonka diya ardaha Esenboğa ee magaalada Ankara, isaga oo kusii jeeda dalka UK.

Ibrahim ayaa watay kaarka deganaasha ha iyo warqadaha safarka (Baasaboorka yar) ee Khadija H., markii la qabtay isaga oo doonaya inuu raaco diyaarad u socotay magaalada London.

Waxa uu u labisnaa sida dumarka isaga oo wata goono dheer, kootka gabdhaha iyo qamaar, islamarkaana soo marsaday walx aha dumar isku qurxiyaan (make up).

Ibraahim ayaa sidoo kale u muuqaal eg gabadha lagu magacaabo Khadija ee uu baasaboorkeeda ku safrayey.

Booliska ayaa ka shakiyey Ibrahim mar kii ay ka yaabeen walxaha la isku qurxiyo ee tirada badan ee wejiga soo marsaday.

Saraakiisha booliska ayaa kadib dib ugu laabtay muuqaallada kaamirooyinka garoon ka,waxayna heleen Khadija oo baasaboorka ku siineysa Ibrahim gudaha garoona.

Booliska ayaa kadib ka dalbaday Ibrahim inuu iska qaado qamaarka, iskana dhaqo wa lxaha uu soo marsaday, kadibna sidaas ay aa lagu ogaaday.

Khadija, oo la sheegay inay tahay saaxi ibtiis, ayaa iyadana la xiray ayada oo isku dayeysa inay ka baxsato garoonka. Labad ooda waxaa hadda gacanta ku haya bool iska.xigasho:caasimadd.net


Maxaa looga hadlay Kulanka Golaha Wasiiradda Soomaaliya?

Golaha wasiirrada XFS oo Shalay kulan ku yeeshay Muqdisho ayaa ansixiyay xubna lagu biiriyay guddiga sare ee bangiga dhexe ee dalka oo ka kooban shan xubnood.

Xubnaha guddiga kamdi noqnaya maa mul ka sare ee baniga ee la meel mariyay oo kala ah, Prof. Xuseen A.Warsame,Dr.Aweys Sh,Dr.Abdisamad N. Lo oyaan,Sakhaawadiin M. Mohamed iyo Mr. Cusm aan S. Gabeyre, ayaa buuxiyay shuruudaha looga baahnaa mas’ uuliyiinka kamid noqonaya guddiga maam ulka bank iga.

Shirka oo uu guddoominayay R/Wasaara ha XFS, Md.Xasan Cali Kheyre, ayaa sidoo kale lagu meel mariyay siy aasadda deega anka, heshiis dhex maray w/waxbarashada dalka iyo UNESCO iyo is afgarad dhex mar ay w/ganacsiga dalka iyo w/maalgashiga dal ka Masar.

IMF & Bangiga Adduunka oo hal arrin ku amaanay dowladda Somalia February 14, 2020

Kulamo ay guddiyada sare ee Baniga add uunka iyo IMF yeesheen 12-13-kii bishaan ayey uga doodeen dekumenti ay shaqaala ha bangiga adduunka iyo IMF ka diyaariye en Soomaaliya, oo khuseeya hindisaha sare ee dalalka saboolka ah ee aad u deyme ysan. Guddiga sare ayaa soo dhaweeyay da daalka dowladda FS ee lagu hagaajinayo xariirka Soomaaliya iyo hey’adaha deymaha ku leh iyo sidoo kale nadiifinta deymaha, wa xayna isku raaceen in qiimeynta la sam eey ay ay muhiim u tahay in Soomaaliya laga caf iyo inta badan US$5.3 billion ee lagu leey ahay.

Kulamadii guddiga sare ee IMF ay yee sheen February 12, 2020, Kristalina Geo rgieva,oo ah agaasimaha maamulka iyo IMF ayaa caddeysay in Soomaaliya ay kas oo baxday imtixaankii ayna u qalanto in daynta laga cafiyo.

Madaxweynaha kooxda Baniga addu unka, David Malpass ayaa kadib kualka gud diga sare ee Baniga adduunka ee Shalay dhacaywaxuu shegay in Shalay tillaabo wan aagsan loo qaaday in Sooma aliya ay dib u anba qaado in maaliyad ay ka hesho hey’ad aha maaliyadda caalam ka, waxuuna Soom aaliya ugu hambalyee yay dib-u-habeynta ay sameysay, isaga oo u mahad celiyay saaxi ibada caalamka ee gacanta ka geysay guu sha la gaaray.

Bangiga Addunka iyo IMF ayaa qiray in iyada oo ay jiraan caqabado waaweyn oo ku hor gudbanaa in horumar laga same eyo da daallada socday, ay Soomaaliya ku guuley satay imtixiinkii xilliga dheer ay ugu jirtay na diifinta deymaha lagu leeyahay, waxayna is ku raaceen inay Soomaaliya si guul ah ku gaareyso barta go’aan gaari dda ee dhama adka bisha Maarso ee 2020.

Waxay caddeeyeen in gaaridda barta go’ aanka ay u baahantahay wadashaqeyn gud aha ah, taageero ka timaada saaxiib ada So omaaliya iyo dhinacyada dey maha ku leh dalka oo si wadajir ah uga qaybqa ata.

Kenya oo dalkeeda ka musaafurisay Dad u dhashay Shiinaha

Dowladda Kenya ayaa waxaa ay dalkee da ka musaafursey Afar Ruux oo u dhalatay dalka Shiinaha,kuwaas oo ka Shaqeynayay Maqaaxi ku taalla Xaafadda Kileleshwa ee Xarunta dalka Kenya ee Nayrobi.

Amarka dadkaan lagu musaafuriyey ayaa waxaa bixiyey Wasiir ka wasaaradda arrima ha gudaha iyo isku du widda howlaha qaran ka Dr. Fred Matiangi, ka dib markii dhawaan Warbaahinta dalkaasi ay baahisay muuqaal laga dhex arkaya mid ka mid ah howlwadeenada maqaaxidaas oo garaacaya shaqaale Kenyaan ah.

Maamulka Maqaaxiyda ayaa intaasi ka dib waxa ay wajaheen Maxkamad,iyada oo muddo 15 Cisho ah loo qabtey in kiiskaas lagu soo baaro.

Booliska Kenya Xubno kamid ah ayaa waxaa ay sheegeen in Garaacista Ninkaan ka sokow ay horay u jireen garaacis kale oo ay la kulmeen qaar kamid ah Shaqaalaha Maqaaxida. Safiirka dowladda Shiinaha e da lka Kenya , Wu Peng ayaa si kulul u cambaa reeyay falka uu ku kacay eedeysanaha Shi ineeska ah,waxaana uu sheegay inay waajib ku tahay muwaadiniinta Shiinaha ee ku nool Kenya iay Sharciga u hogaansamaan.

Muwaadiniinta u dhashay Shiinaha ee dalka Kenya laga musaafuriyey ayaa waxaa lagu kala Magacaabaa Deng Hailan oo mu uqaalka ka soo dhexmuuqday isagoo jirdil gaysanaya , Chang Yueping iyo Ou Qiang oo lagu eedeynaya inay haystaan dal ku gal waqtigiisu dhacay, iyo Yu Ling oo dowladda ay sheegtay inuunan haysan oggolaanshaha shaqo.

Mareykanka oo sheegay in ay sii wadi do onaan dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.

Taliyaha ciidamada Mareykanka ee qaar adda afrika ee Africom ayaa soo gaba gabe eyay safar labo maalin ah oo uu kula kala ta gay dalalka ku yaalo bariga afrika.

Taliyaha Africom Town send ayaa sigaar ah u bo oqday dalalka Kenya iyo Somaliya isagoona kula la qaatay masuuliyiinta iyo saraakiisha dalalkani.

Taliyaha ayaa booqday xerada Mand bay oo ay kusugan yihiin ciidamo Mareykan ah iyo kuwo Kenyati ah waxaana xeradaasi dhawaantan weerarka qasaaro dhimasho iyo dhawac iskugu jira ka gaystay dagaalam ayaasha al-Shabaab.

Ujeedka safarka taliyaha ciidamada Afri com ayaa lagu sheegay in uu ahaa sidii uu qiimeyn ugu sameen lahaa xarumaha ciidam ada Mareykanka ee dalalka Kenya iyo Soom aaliya. Waxa uuna taliye Townsend ugu dan been balan qaaday in ay ka go’antahay sii wadidadagaalka ka dhanka ah al-Shabaab

Gobolka Gedo ee Koofurta Soomaaliya.

Rag hubeysan oo Shalay Sarkaal ku dil ay DegmadaDayniile ee Gobolka Bana adir.

Wararka nagasoo gaaraya degmada Dey niile ee gobolka Banaadir ayaa waxa ay she egayanaa in Shalay ay koox hubeysani ay degmadaasi ku dileen sarkaal ka tirsan ciid amada militeriga Soomaaliya,xilli uu ku sug naa degmadaasi.

Allaha u naxariisto sarkaalka la dilay ay aa waxaa lagu magacaabi jiray Maxamed Cabdulle waxaana kooxda hubeysani ee di lka geystay ay ku dileen degmada Deyniile gaar ahaan Haanta-Dheer,iyagoona gobta isaga baxsaday dilka kadib.

Dadka deegaanka oo la hadlay KNN ay aa waxa ay u xaqiijiyeen in kooxda dilka gay stay ay ahaayeen labo ruyux oo bastoolado ku hubeysnaa, haybtoodana aan la garanay nin, waxa ay intaa ku dareen in markii ay dilka geysteen kadib ay goobta isaga baxs adeen.

Dilalka noocan ah ayaan ahayn kuwii hor eeyay ee ka dhaca G/Banaadir iyo deegaa nnada ku xeeran,ma jirto ilaa iyo hadana cid sheegatay masuuliyada dilkan Shalay ka dhacay D/Deyniile ee G/Banadaadir.xigashoradiokulmiye.net

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in la furi doono Wadooyinka Gudaha Muqdisho

Wasiirka Amniga Xukuumadda Soo-maaliya Maxamed Abuukar Islow ayaa she-egay in dowladda Soomaaliya ay qorsh-eynayso in ay furto Wadooyinka ku yaalla Gudaha Caasimadda ee xiran.

Wasiir Islow ayaa sheegay in Shac-abka caasimadda dhibaatooyin Culus ay ku qabaan xirnaanshaha wadooyinka ku yaalla Gudaha Caasimadd.

Waxaa uu sheegay in dhawaan la qaadi doono dhagaxaanta yaalla isgoys-yadda Gudaha Muqdisho, islamarkaana la geyn doono Kontrooladda laga soo galo Muqdisho.

Islow ayaa sheegay in ay diyaar-iyeen qorshihii lagu qaadi lahaa dhaga-xaanta, islamarkaana dadka reer Muqdisho laga doonaayo in ay muujiyaan dulqaad si loo dhameystiro qorshaha socda.

Dadweynaha kunool Muqdisho ayaa wajahay xaalad adag oo noloshaha ka dib markii dowladda Soomaaliya sanadyadii lasoo dhaafay ay xirtay inta badan wad-ooyinka ugu muhiimsan Caasimadda.

Sacuudiga” Turkiga waxaa uu taageeraa maleeshiyaadka xagjirka ah ee Libya iyo Soomaaliya”

Wasiirka Arimaha Dibada Sacuu-diga, Adel Al-Jubeir, wuxuu xaqiijiyay in Boqortooyada ay ka soo horjeeddo waxa uu ku tilmaamay duulaankii Turkiga ee Suuriya, iyo taageerada uu u fidiyay maleeshiyaadka xagjirka ah ee Libya iyo Soomaaliya.

Waxaa uu sheegay in Turkiga uu kasoo horjeedo Xasililoonida dalalka Soom-aaliya, Liibiya iyo Suuriya.

Al-Jubeir wuxuu ku sheegay shir jaraa’id oo uu kaga hadlay booqashadiisa caasimada Romania, Bucharest in dowlad-diisa ay si weyn uga soo horjeedo taagee-radda Turkiga ee Soomaaliya oo uu leexiyay in ay taageertu Argagxiso.

"Waxaan ka soo horjeednaa galit-aanka Turkiga ee Suuriya, waxaanan ka soo horjeednaa taageerada ay Turkigu siinayaan malleeyshiyaadka Soomaaliya, Syria iyo Li-bya”

Dowladda Sacuudiga ayaa shee-gtay in Turkiga uu doonaayo in uu xasilooni daro uu ka abuuro Caalamka, islamarkaana uu taageero u fidinaayo Maleeshiyaadka hubeysan ee dowladdaha kasoo horjeedda.



OGAYSIISKA GUUD DIGNIINTA EE CALAAMADA GANACSI

 

OGAYSIINTA LAHAANSHA CALAAMADA GANACSI (Gudaha Xuduuda Dalka Somaliya)

Waxaa Halka lagu ogaysiinayaa in shirkada magaceeda layidhaahdo DAW SE oo ah shirkad Germany ah, ka diwaangeshan dalka Germany Cinwaanka xarunteedu xafiiska guudna yahay Roßdörfer Str. 50, 64372 Ober-Ramstadt, Germany ay iska leedahay calaamada ganacsi ee hoos ku xusan.

 

Calaamadaha kor ku xusan waxaa loo isticmaalaa heerarka caalamiga ah 1,2, 17 iyo 19 AAD marka la eego waxyaabaha soo socda

 

Fasallka 1AAD: Kiimikooyinka Warshadaha; u diyaar garowga shay-dhawraha iyo qoyaan-xumida,tiirarka saqafka leh, saqafka saqafka, sibidhka iyo sibidhka, marka laga reebo ranjiyeyaasha iyo saliidaha; resins of artificial, resins synthetic iyo balaastikada aan la isticmaalin; solvents (kiimikooyin); solvents for varnishes iyo lacquers; waxyaabaha adhes loo adeegsado ee warshadaha; ku dhejinta xaashiyaha gidaarka; waxyaabaha lagu dhejiyo dhismayaasha; buuxiyeyaasha loogu talagalay daaweynta kabitaanka kaabida rinjiga (oo aan lagu darin fasalada kale).

 

Fasalka 2AAD: Rajiyadda, varnishes, lacquers, glazes, jaakadaha, Waxyaalaha lagu xafido waxyaabaha miridhku ka soo baxo, Pimers; midabada, dharka midabada, kafeejiyeyaasha, mordants; midab dhumuc leh xallinta, dawooyinka rinjiga; resins of cayriin ceeriin; khafiifinta iyo udiyaar garowga rinjiga iyo xargaha; solvents rinjiyeyaasha khafiifka ah; u diyaar garowga keydinta alwaax, alwaax alwaaxda iyo saliidaha lagu kaydiyo qoryaha; ranjiyeyaasha, oo ay ku jiraan ranjiyeynta qaabaynta; jeermis dile iyo / ama rinjiyeynta fungicidal; u diyaar garowga la-dagaallanka jirka; diyaarinta kahortaga biraha; macdanta birta iyo foomka budada ee rinjiyeyaasha, qurxiyeyaasha, daabacayaasha iyo farshaxannada

 

Fasalka 17aad: Polymer Elastomer; caag dabiici ah oo caan ah, qeydhin ama mid yar oo shaqeeya; balaastikada (semifinished), xaashida caagga ah, tuubooyinka caagga ah, xadhkaha xargaha oo aan loo isticmaalin isticmaalka dhar birta; kutta-percha; xanjo cufan, ceyriin ama nus-shaqo ah; balata iyo bedelka; alaabta balaastikada ah ee qaabka xaashida, dhuumaha iyo ulaha [alaab-yar oo dhameystiran]; qulqulka iyo qalabka wax la ‘; tuubbooyinka jilicsan, ee maaha bir ah.

 

Fasalka 19aad:Qalabka dhismaha, oo aan ka samaysan bir ama inta badan aan bir ahayn, gaar ahaan biraha astaanta ah iyo biraha geeska ah, dhammeystirka astaamaha; hagaajinta iyo sameynta qeybaha, boorsooyinka dhismaha, sills, dhammaantood ma aha birta ama inta badan aan bir ahayn; dhagax dabiici ah iyo dabiici ah; hoobiye (alaabada dhismaha); rubuc; Malaastiig [alaabada dhismaha]; jaakadaha; darbiyada iyo saqafka saqafka sare (oo aan ahayn bir ama inta badan aan bir ahayn, dhisme ah); xeryaha dharka lagu xidho ee dhismaha; miirayaasha (alaabada dhismaha); dharka dhismayaasha, oo aan ka samaysan bir ama inta badan aan bir ahayn, gaar ahaan xasilinta dharka.

 

DIGNIIN

 

Digniinta waxaa la siinayaa Cid kasta ama shirkad kasta oo isticmaasha ama ku-takri fasha , ama dhalan badasha calaamada shirkada kor ku xusan ama ku Xad-gudibta Calaamadan ama jabisa Xuquuqda lahaansha calaamadan Ganacsi in lagu dacwaynayo islamarkaan Talaabo sharciga waafaqsan laga qaadi doono kadib Ogaysiiskan qof kasta oo jabiya xuquuqda lahaanshaha ganacsiga ee shirkadan


CAUTIONARY NOTICE TRADEMARK (in the territory of SOMALIA)

NOTICE IS HEREBY GIVEN that DAW SE / A Company incorporated and organized under the laws of Germany / Objectives: Manufacturers and merchants, Roßdörfer Str. 50, 64372 Ober-Ramstadt, Germany

DISBON

The mark consists of the word DISBON written in capitalized Latin characters in black color between two distinctive drawings in black and white. And is used in the international classes 1, 2, 17 and 19 in respect of the following Goods
Class: 01
Industrial chemicals; preservative and damp-proofing preparations for masonry, roofing tiles, cement and concrete, except paints and oils; artificial resins, synthetic resins and unprocessed plastics; solvents (chemicals); solvents for varnishes and lacquers; adhesives used in industry; adhesives for wallpaper; adhesives used in building; filler for the treatment of subsurfaces for paints (not included in other classes).
.
Class: 02

Paints, varnishes, lacquers, glazes, coatings, preservatives against rust; primers; colorants, dyestuffs, dye pastes, mordants; paint thickeners; fixatives, siccatives for paints; raw natural resins; thinning and binding preparations for paints and lacquers; solvents for thinning paints; preparations for preserving wood, wood mordants and wood preserving oils; paints, including structuring paints; bactericidal and/or fungicidal paints; anti-corrosion preparations; protective preparations for metals; metals in foil and powder form for painters, decorators, printers and artists.

Class 17

Sealing, thermal protection and insulating materials; insulating paints, insulating varnishes, insulating fabrics, insulating plaster; substances for insulating buildings against moisture; artificial and synthetic resins (semi-finished products); fiberglass fabrics for building insulation; insulating tapes; heat insulators; insulating panels; grid mats of glass fiber fabric and/or plastics, in the form of parts for composite heat insulation systems; plastic films, other than for wrapping purposes; adhesive tapes and strips for building.
Class: 19

Building materials, not of metal or mainly not of metal, in particular profile rails and corner irons, finishing profiles; adjusting and levelling parts, spacers for building, sills, all not of metal or mainly not of metal; natural and artificial stone; mortar(building materials); quartz; plaster [building materials]; coatings; wall and ceiling panels (not of metal or mainly not of metal, for building); fabric embedding compounds for building; fillers (building materials); fabrics for building, not of metal or mainly not of metal, in particular stabilising fabrics.


NOTICE IS ALSO GIVEN that legal proceedings will be instituted against any person or company that uses the same trademark or any imitation thereof, or against anyone that violates this trade mark ownership rights.

 


 

 


HRAssociate-LICA 6 Mogadishu Somalia.

Job categoriesHuman resources

 

Vacancy code .VA/2020/B5001/19368

 

Department/office NYSC, Peace and Security Cluster

 

Duty stationMogadishu, Somalia

 

Contract typeLocal ICA Support

Contract levelLICA-6

 

DurationOngoing contract (Open-ended, subject to organizational requirements, availability of funds and satisfactory performance)

 

Application period12th Feb 2020 to 25th-Feb-2020.

 

Qualification.

Education

·

Secondary education (high school or equivalent) with 6 years of relevant experience is required; OR

First level university degree (Bachelor's degree or equivalent) with 2 years of relevant experience is required.

Experience

· -Relevant experience is defined as experience in Human Resources Management, General Human Resources Operations in private or public sector organizations;

·

oExperience in general administration support is desired;

oComputer Literacy is required.

 

Language Requirements

·Fluency in English and Somali (speaking, writing and reading) is required.

 

Link.https://jobs.unops.org/Pages/ViewVacancy/VADetails.aspx?id=19368#5



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip