
HALKAAN KA AKHRISO W.W MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER 23-JANAAYO-2020
Madaxweyne Farmaajo Oo Kulan La Qa atay Guddiga QM Ee Cunaqabateyn ta Hubka
Madaxweynaha JFS Md.Maxamed C/hi Farmaajo oo kulan la qaatay Guddiga Q/M idoobay ee cunaqabateynta hubka Sooma aliya ayaa la wadaa gay warbixin ku saabsan de egaannada Dowladdu ay ka xoreysay Al shab aab,qorshaha dib u hab eynta Ciidamada Xoogga Dalka iyo da gaal ka lagu dabar-gooynayo waxa lo ogu yeero
Madaxweynaha ayaa u soo jeediyey Gu ddiga QM ee cu naqabateynta hubka Soom aaliya oo uu hoggaaminayey Danjiraha da lka Belgium Md. Marc Pecsteen in dib u ee gid lagu sameeyo nidaamka cunaqabataynta saaran dalke enna, iyadoo lagu jaan-gooyna yo taageerada muhiimka u ah ciidamada So omaaliyeed, si ay u soo afjaraan dagaalka argagi xisada.
Sidoo kale, Madaxweyne Farmaajo ayaa dul istaagay dadaallada wax-ku-oolka ah ee Dowladdu ay ku mideysay qorshaha wadajir ka ah ee dalka lagaga xoreynayo Alshaba ab, diyaarinta sharciyada lagu wiiqayo ilaha dhaqaale ee argagixisada iyo dhismaha Xaf iisyada Amniga Qaranka ee heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa u ga mahadceliyey Golaha Ammaanka iyo Gu ddiga Qaramada Midoobay ee cunaqabatey nta hubka sida ay uga go'an tahay taageera da Dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan dhinaca nabadeynta iyo xasilloo nida waarta.
Jen.Indha Cade Oo shaaciyey inay korort ay ku milanka Al-Shabaab
Ee hay’adaha dowladda
HALKAAN KA AKHRISO W.W MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER 23-JANAAYO-2020
Madaxweyne Farmaajo Oo Kulan La Qa atay Guddiga QM Ee Cunaqabateyn ta Hubka Madaxweynaha JFS Md.Maxamed C/hi Farmaajo oo kulan la qaatay Guddiga Q/M idoobay ee cunaqabateynta hubka Sooma aliya ayaa la wadaa gay warbixin ku saabsan de egaannad